Nukleer iney ku Qarsaneyso Tuneelo Iran & Siduu u Dhintay Mdxwhii Iran Cajiib!| UN & Afganistan Maxa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 130

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  2 місяці тому +19

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @anfacfaarax3038
      @anfacfaarax3038 2 місяці тому

      Asc sheikh whats appka maad ii jawabtaan

    • @SiblingsK
      @SiblingsK 2 місяці тому

      Ka soo qaad Ethiopia hadaa anaga 20k iyo ka badan shacab ah ka dili lahayn maanta miyay hadana naga ogolaan lahaayeen inaan wadankoda dhex joogno waliba anago leh waan idin ilaalinayna amnigiina sugeyna!! Somalida damiirki iyo maskaxdii in laga nuugay ayaa mooda waliba siyaasiinta

    • @salaadoabdilwahid9242
      @salaadoabdilwahid9242 2 місяці тому

      Shiiq ani haligudaro korsada

    • @Raadadka.Taariikhda
      @Raadadka.Taariikhda 2 місяці тому

      Grupka Xage laga galaya waba Hadu jire

    • @CABDULAAHIXuseen-le9qh
      @CABDULAAHIXuseen-le9qh Місяць тому

  • @osamadaud9206
    @osamadaud9206 2 місяці тому

    Taalibaan Rag iga dheh Alla jecliyaa wax ree galbeedka runta indhaha ka galiyo❤

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 2 місяці тому

    ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin EN Wazirka Somaliya en arinkas uu ku talabsadey Wazirku wuu ku saxsan yahey siwad wazir oo goamada aad qadaneysid waa in ay cad yihiin sidan okale cidna dhag jalaqa hausinin Xataa X.SH.M.Magurgurtaha

  • @Terza56
    @Terza56 2 місяці тому

    Wasiir Fiqi waa ku raacsanahay waana ku kalsoonahay 100% thanks ❤️❤️ Mr Fiqi❤️❤️❤️

  • @LibanIbrahimAli-p5k
    @LibanIbrahimAli-p5k 2 місяці тому

    Sheekh maxamed dhibtu maaha itoobiyaan ee waa qoladaaa horyaacaysa

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 місяці тому +5

    ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa ALLA'AH.

  • @IdilXassan-lw4fe
    @IdilXassan-lw4fe 2 місяці тому

    Masha alaah fiqi waa is xoreeyry

  • @BashirTajir
    @BashirTajir 2 місяці тому

    Very good 👍 Afghanistan welcome my good friend

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 місяці тому

    Arinka itoohiya I uu easier Axmed Macalin fowl soo qaato waa run itobia waa caraway soomaaliyeed guul iyo gobonimo Was our fiqi ❤❤❤❤❤❤

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 місяці тому

    Waa hubaal in diyaaradaa la today oo at gantaal ku soo ridden was a run radio ismail hanya qarax ku delay waa Isla mid❤❤❤❤❤

  • @naimaomar3254
    @naimaomar3254 2 місяці тому

    Asalamu Calaykum.
    Waa ku raacsanahay in ay san dulinimo qaadan ! Munaafiqiintana ay udiidaan wadankooda

  • @abdisalamyoussouf4090
    @abdisalamyoussouf4090 2 місяці тому

    Waa la xajijiyey iran dexdadaaa

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 місяці тому

    Jaza'akallaah Sheikh.

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 2 місяці тому

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 місяці тому

    Machaallah

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 2 місяці тому

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @zakariasaiddjama9422
    @zakariasaiddjama9422 2 місяці тому

    Ascwb walaal. Qaza ayaa looga baahanyahay xuquuqal insaanka. Baarak'Allaah fiik.

  • @AshoAbdi-h7s
    @AshoAbdi-h7s 2 місяці тому

    Yaa baarikaro iiraan

  • @abdiwalimaxamed4677
    @abdiwalimaxamed4677 2 місяці тому

    Sheekh seddexda guluus ee khamiiska calaamad kale ayay u egtahay

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому +3

    waxaas waa been guur khayaano mareykan iyo yahuud yurub masiibo iyo burbur allah kurido kufaarta aamiin illaahow uhiili falastiin xuuti xisbullaah aamiin

  • @MohamedAhmed-il2bx
    @MohamedAhmed-il2bx 2 місяці тому

    Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh Mohamed Ibrahim dulmi diid.

  • @Engxkaatun
    @Engxkaatun 2 місяці тому

    Hadalka wasiir fiqi waa sax 100%

  • @MuxidiinMacalinMaxamuud-b7z
    @MuxidiinMacalinMaxamuud-b7z 2 місяці тому

    waaaaa.sax

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 2 місяці тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 2 місяці тому +1

    adeer labo gaal oo dabin soo qorsheyay is eden toda micna maleh wawax ay isla igyihin waxayna raban xasuqa shacabka ilahay haxasuuqee amiin

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 2 місяці тому

    Ya Allah protect falastine from Isreal ameen ya Allah 😢❤❤❤

  • @AbdulkadirHirsiAli
    @AbdulkadirHirsiAli 2 місяці тому

    Very good point

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 2 місяці тому

    WCS SHEEKH 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @shiinecali8767
    @shiinecali8767 2 місяці тому

    Mahadsanid

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 2 місяці тому +2

    Waa Sax fuuqi Waa ku Saxanyahey Waa liba haic laamiyo daagal 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝️☝️☝️☝️🇸🇩

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

    • @alixsaansom
      @alixsaansom 2 місяці тому

      Sheeqa bakaaraha ayuu sheegay lakin yaa sabab u ahaa inay itoobiyan ka duqeeyan bakaaraha? 😂

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      @@alixsaansom Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @farahomar463
    @farahomar463 2 місяці тому

    Waxan ubahahay inad bun bunisin ood xasusin usamesin shacabka oo codkina kor uqadan taraqda itobia kuxasuqday dad shacab ah thank you

  • @maalahmed1008
    @maalahmed1008 2 місяці тому

    Wcs sheekh dulmi diid❤🎉

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 2 місяці тому

    Scw scw scw sheikh dulmi diid respect Hamas support Palestine Gull gobonimo xiisbuulaah yamane iran

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +2

    XAQUUQAL INSAAN CAALAMKA, HADDU KA JIRO, QAZA WAX HAKA QABTAAN.

  • @majid2968
    @majid2968 2 місяці тому

    Masha alaah waa arin farxad na galinaysa hadalka wasiirku u cadeeyey cadawgeena

  • @cabdiqaadirabuukar5783
    @cabdiqaadirabuukar5783 2 місяці тому

    Waan kutaageeraa aniga si shaqsiyan ah waa ku saxanyahay wasiir axmed macalin fiqi

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m 2 місяці тому

    Sheekh ragdheh daliban ❤❤❤🇸🇴🇸🇴☝️☝️

  • @BisharOsman-ej4nr
    @BisharOsman-ej4nr 2 місяці тому

    Waankuracsanahay waziirkena xaqiqdoo kahadlay

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 2 місяці тому

    Soomaliya ilaahayba u maqan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 місяці тому

    Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @anisabdouali1517
    @anisabdouali1517 2 місяці тому

    Asc sheekhaygii adiguna waan kugu raacsanahay

  • @Maxamuudhalyeey
    @Maxamuudhalyeey 2 місяці тому

    Ithobia🇪🇹 wey kashalayn dontaa

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 місяці тому +2

    Xaquuqda insaanka ee Afganistaan baa la ilaaliyaa, lkn dhiigga Gaza UN-ka shaqo kuma laha

  • @YousoufQalbi
    @YousoufQalbi 2 місяці тому

    Walalow isowac waxan ahay yuusuf qalbi fatlan yaa ikhwaan

  • @MohamuudMahamed
    @MohamuudMahamed 2 місяці тому +1

    Koorsda xagee kahelaa😂

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

    Hore Ayaan u sheegay in muslimka ay Dumarka ay neceb yihiin wax barashada dumarka

    • @SahalIsmail
      @SahalIsmail 2 місяці тому

      maxad ku daliilineysa ama ku cadeyneysa

    • @FunnyFlicksOfficials
      @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

      @@SahalIsmail Markii france 🇫🇷 ay mamnuucday xijaabka Waxa ay ka soo horjeesay muslim badan Laakin Taliban ay mamnuucday wax barashada Dumarka islamka cid ka hadashay waa ay yar tahay

  • @KhadarWailiyas
    @KhadarWailiyas 2 місяці тому

    ASC. Wlla shaadhkaag balmad ama guluusayda wax ay U eeg tihiin calamda kirstan balbeeg

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 місяці тому

    Waa macquul cidii ismaaciil dishay ee iiraaniyiintu fududeeyeen in arintanina lug ku yeelan karaan! Waana suurtagal xukuumada naftirkeedu lug ku yeelan karto(Cilmu cindalaah,walaahu aclam)

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    TUNEELADA WARKOODI WAA KII CADOWGA EE ISKA ILAALI WARARKA.!!!

  • @gurdan5841
    @gurdan5841 2 місяці тому

  • @AxmedAxmee
    @AxmedAxmee 2 місяці тому

    plz waqtika xoogaha inoo dheereey

  • @nura6
    @nura6 2 місяці тому

    Fooriyoo aa la dhahaayi xiligaas 2008

  • @muhuboise751
    @muhuboise751 2 місяці тому

    Waa waa runtaas ayaan aamisanahay

  • @XuseenSagalka-fn2el
    @XuseenSagalka-fn2el 2 місяці тому

    Itobiya somali iyada wacatay dowladi marka jogta uyeratay ya qaladka laha

  • @A_Ibrahim57
    @A_Ibrahim57 2 місяці тому

    Waa xaq in lagu dacweya shacabkii ay nag xasuqeen si xun ahad ayan xaqyeelanay allxamdulillah

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 2 місяці тому

    Wasiir iyo madaxweynaba ayagaa laga arkey in wixii larabo itooobiyo suubiso heer ay gaarto iney tiraahdo Somalia xoog ayaan ku galayaa badaoodana waan qaadansyaa wooow waa arin weyn oo aan lagu dhiirankarin dowlada Somalia wali waa gabaneysaa ma waxaan sugnaa inta itoopiyo noo soo gasho soomalidu waa hurudaa wax lagu faaniyana ma arko

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @maxamedwali7711
    @maxamedwali7711 2 місяці тому

    Anigu ma aamisani dayaaradu shil uburburtay laakiin anigu waxaan aaminsanahay inay ka adeegteen maraykanka iyo israaiil taasaN anigu aamin sanahay

  • @khassan6449
    @khassan6449 2 місяці тому

    Iran waa qaacinii yaga dile ismacil haniye iyo madaxawenahed ayag qaariji shiica lama aamino

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 2 місяці тому

    Waxfiican baan u arkaa

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

    In dumarka islamka loo diido wax barashada ayaa islam ah

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 місяці тому

    Yes, I agree with Taliban because our difference between the two countries most be respect with their own decisions and anybody who cross the line they are entitled to reject them to come to their country 😎✌️🫡🤛🏾👍

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 2 місяці тому

    UN KAA MEY GAZI WAX UQABTAN HADU JIRO HAQUQAL INSAAN

  • @zamazamahassan7348
    @zamazamahassan7348 2 місяці тому

    Waasax xasuuqii xamar ithobiya kageesaty ma iloobi doono

  • @fmg63772
    @fmg63772 2 місяці тому

    Wcs wr wb

  • @zaklimo2019
    @zaklimo2019 2 місяці тому

    Asc adeer taas waa qar iskatuur ee waxaa ubaahantahay in la aruuriyo xasuuqaas iyo danbiyada daas kadibna lagu dacweeyo kadib dowlada kudaba istasgto
    Sidii yahuudi ww2 dooladaan waxaa kujiro dad usacabo tumaayey asc

  • @Abdiya0
    @Abdiya0 2 місяці тому +1

    Wcs

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 2 місяці тому

    Laakin wershad masoobandhigin nukler bacrimisa gantaalo iyo gadid sobandhigtay xaqlogumalaha warqadan wabarobogaan hadishekadas aykatimado hayada kushaqadaleh walaga aaminbaxaya waxana looaqonsanayaa mid basaasa danogaara logafaidaysto

  • @MaxamedShankar-ot6bc
    @MaxamedShankar-ot6bc 2 місяці тому

    Yeyla wuilopaa balse layeylaa mailobo

  • @samira-141
    @samira-141 2 місяці тому

    👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽👍🏽❤️❤️❤️❤️❤️👈🏽

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +1

    IRAN CIDNA MA BAARI KARTO MAANTA, ISRA'IL BA ADDUNKA UMA OGOLO NUCLEAR, HADDANA MAREYKAN AYA U KEENAY.

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 2 місяці тому +1

    Hadal loma bahno e ficil aya lo bahan yahay shekh

  • @mohamedgacamey4331
    @mohamedgacamey4331 2 місяці тому

    Waziir fiqi in uu ku dhiiraday in uu xasuusiyo ithopia in ay na xasuuqeen waa ku diirsanay.
    Waxaan rajeeynaa in ay dawladu ku dhiirato in ay naga haystaan dhul iyo dad ay waliba nagu hor bahdilaan, oo doonayno in aan walaleheen ugaandeeniya ay xoriyadooda helaan

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 2 місяці тому

    Qof yeelayso malahan maraykanka iyo yuhuudda ayaa is khilaafsan ee fadlan naga jooji taas ??
    Hana noogu soo celcelin wayna dhibtay sheekadaas khayaaliga ah ??
    Mana ku khasbanid inaad sheegto beenta ay sheegaan.
    Mahadsanid

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 місяці тому

    Waziirka waa ku saxan yahay lkn waa lasoo daahay ma ahayn in itoobiya lala hadlo hadii lala hablan jawaab waafi ah oo ku haboon in indhaha laga saaro sababta damacan waaliga ah waa yareyn lahaa

  • @MouminHersi
    @MouminHersi 2 місяці тому

    UNk majirtoba wa makaaxi reer galbedku leeyihin weyin

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    WARYAAHEE WARARKA Y4AH4UDA IYO USA SIDAAS AYEY HESHIIS KU YIHIIN OO WAXAA LAGU CIYAARAYAA CAQLIGA CARABTA.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 місяці тому +1

    ITOOBIYA WA IN DACWADDAN LAGU QAADO, MAXKAMADDAHA CAALAMKA LA GEEYO.

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 2 місяці тому

    Yuhudda ma laga bara hubka nugliyerka iney haysato wa la cadeyey mase

  • @Munasayare
    @Munasayare 2 місяці тому

    Sheqow xeyesiinta video ga soo dhaxgalesa naga dhaaf

  • @shukrimaxamed4752
    @shukrimaxamed4752 2 місяці тому

    Inlala xisaabtamo runtana wajiga loo saaro waa wax lagu farxo Allaha noo siyaadiyo cidwalboo madaxa kor inoogu qaadayso

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 місяці тому

    DIYAARADU HADAY DHACDO WEY GUBATAA EE OGOW. ADIGU WARARKA CADOWGA AYAAD FAAFISAA EE ISKA JIR.

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 2 місяці тому

    Iran waa dad shirqool badan lama lama malayn karo

  • @AbshirMohamed-r6u
    @AbshirMohamed-r6u 2 місяці тому

    Muxuu oga hadli waa yey mor horo waa munaafiq e inaga daa yaa mad kha lli

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 2 місяці тому

    Illaaha raxmmaanka ah ee caalimul qaayb.ka ah ayaa fashilinaya shirqool kasta oo aydagaanba
    Xasbuna llaahi wancima wakiil
    Sharkooda waxaad doonto kaga kaafi

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 2 місяці тому

    Heshiiskii taram markuu kabaxay weeyba cadeysatay iney sameysaneyso maiidaba qarisa waxeey kusheshiyen iyagaaba kabaxay taasiyagaaba dhahayay labatalabo ayaa ugadhiman manaqariso iiraan

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

    Kitaabka Quran Iyo taliban Ma Waxa ay diideen wax barashada dumarka iyaga afkooda ka sheegaya meeday wax barashada dumarka

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 місяці тому

    Xuquuqul insaanka muu Gaza tago

  • @Baareey
    @Baareey 2 місяці тому +1

    Madaxwaynaha iiraan ee ay diyaarada ladhacday cid haddii ay ka dambayso shilkaas waxay ila tahay waa isla iiraan

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 2 місяці тому

    Afghanistan hada waxay haysataa nabad xasilooni waxay na ku jirtaa wakhtigeedii dahabiga ahaa ee waxaa lala rabaa fisqi

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 2 місяці тому

    When united for nothing is after taliban why can’t they talk about Amish culture here in America please Dulmi diidow barnamid kasoowsar Amish culture in America walaahi they are just like taliban even though they are not Muslim Subxanalaah they live in 13 states and I like most of their culture.

  • @Mohamudnoor1963
    @Mohamudnoor1963 2 місяці тому

    Waa arin wanaagsan in Wasiir Fiqi yidhaahdo waxaan Itoobiya u haysanaa dadki Soomaaliyeed ee ay ku xasuuqday Mogadishu iyo hareeraheeda. Itoobiya waxay marar badan sheegtaa in in badan oo ka mids Ciidankeeda inay u dhinteen Soomaaliya iyagoo difaacaya. Arintan been iyo qiiw isku qarin iyo ay dulmanaha ka dhigto midaan abaal lahayn, iyo inay waxay gaysatay loo daboolo.

  • @alixsaansom
    @alixsaansom 2 місяці тому

    Taliban guuuul guuul.

  • @Zara-s2h
    @Zara-s2h 2 місяці тому

    Xuquuqul iinsaanka Afghanistan wax ka sheegaysaa maxay Palestine waxa ka dhacaaya arkayn 🤔🤔🤔

  • @nuurmahamad2978
    @nuurmahamad2978 2 місяці тому

    Firt viewer

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

    Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
    Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
    Mahadsanidiin

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 місяці тому

    YUHUUDI,
    DOWLAD IYO DAL TOONAH
    MALAHAN,
    WAA
    SHUFTO DOOXATO AH.
    ..... TEEDAKALENA
    #MAREEYKAN,
    WAX AWOODAH
    MABALAHAN!!
    ALAAH
    AYAAKADHIGAY
    WAXMATARAYAAL AY
    #YUHUUDU,
    KUCIYAARTO.

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

    Muslimta Waxa ay ka baqaan israel 🇮🇱 Iyaga oo islamku yahay 2billion Waa fulay

  • @luulahmed5138
    @luulahmed5138 2 місяці тому +1

    Waa hadal u iska yiri
    Aan awood loo hayn
    Horaad u tiri dowlad ciidan na heysato
    Khudbadii madaxweynaha intaad goo goysay intaa ku xumayn karto ka soo qaadtay ya shiiq Allah
    ka cabso isma ogid
    lakin waa adiga waxa na baraya qabiil
    Xataa badi muse biixi u saxiixay itoobiya madaxweynahad ku dhegan tahay

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 місяці тому

    Wasiirku wuu ku saxanyahay dadbaa soomaaliya nooga dhitay hadee kuwa idinku disheen baakabadan

    • @abdisalanmohamed4678
      @abdisalanmohamed4678 2 місяці тому

      Itoobiyeey Dadkeyna ayaad leeysay ninki dhihi lahaay Faqi maahan, sababtuna waxeey tahay
      Fiqi waxoow ka tirsanyahay Nidaamka Federaalka ah oo eey Itoobiya taangiyadooda Xamar ku keentay, balse hadalkaas waxoow micno bixi lahaay hadii oow dhihi lahaay Aadan Xaashi Ceyroow ama qof lamida!🤔😱😱
      Mahadsanidiin

    • @umuxafsa3391
      @umuxafsa3391 2 місяці тому

      @@abdisalanmohamed4678 cayroowna maxuu ahaa ninbaa yiri maxay kuugu kala duwanyihiin

  • @FunnyFlicksOfficials
    @FunnyFlicksOfficials 2 місяці тому +1

    Taliban waa Argagixisada cad maxay u diideen dumarka islamka wax barashada ii sheega