Yaab! Sucuudi O Ka Carootay Sharciga Barlamanka Israil so Saaray | Ruushka O Nukliyeer Rakibaneysa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Baarlamaaki Israil O Sharci lala yaabay soo saaray & Sucuudi O K Carootay Cambaareysayna| Ruushka O Nukliyer Rakibanaaya Cabsi ayaa Jirta| Xasuuqa Lubnaan.
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 177

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Місяць тому +49

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @daahirkoronto30
      @daahirkoronto30 Місяць тому +2

      Barnaamijkaas waan ubaahanahay

    • @BerlinAhmed
      @BerlinAhmed Місяць тому +2

      WAxan rabba in aan MA qayblago baarakkallaah

    • @MahamedMahmud-ui4qk
      @MahamedMahmud-ui4qk Місяць тому +1

      Asc waxanraba si aan oga qeeb galo si aan ufahmo

    • @haweyahaibeahmed125
      @haweyahaibeahmed125 Місяць тому

      Ma waa in aan bil walba iibsadaa mise markaliyaan iibsanayaa sheekh

    • @AhmedgabowGarmadow
      @AhmedgabowGarmadow Місяць тому

      Asc ustaad iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow Місяць тому +14

    Asc dhamaan iisoo duceeya in allaah I caafiyo allaah dartiis

    • @abdiali8270
      @abdiali8270 Місяць тому

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته يا آخي
      شفاك الله وعافاك شفاء لا يغادر سقما.

    • @MariyanMaxamad
      @MariyanMaxamad Місяць тому

      Alle ha ku caafiyo in shaa Allah muslimka dhamaan

    • @MariyanMaxamad
      @MariyanMaxamad Місяць тому

      😢

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 Місяць тому +13

    اللهم احفظ أهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك.- اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين 🇵🇸🇵🇸 - آمين يارب العالمين -

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 Місяць тому +9

    Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo inchallah xiisbulah yamane iran ❤❤❤

  • @abuujihaan2466
    @abuujihaan2466 Місяць тому +6

    Allah ma dhihin Baarlamanka yahuuda qaraarka ay gaareen

  • @MohamedAhmed-rk7nk
    @MohamedAhmed-rk7nk Місяць тому +5

    Kawaran qofkaan awoodin
    Websiteka waan ku jiraa
    Lacag ayuu iweeydinayaa

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 Місяць тому +1

    ASC wallkey dulmi diid jazakalaah kheyr jimce mubaarak uk qofk joogaa sidee lacagTa u bixinaa

  • @bashiirmaxamedbarre9369
    @bashiirmaxamedbarre9369 Місяць тому +1

    Waa sax Maxamud Cabaas iyo kooxdiisaa la arkay, Sacuudiga waa af kaliya uurka Allaah og

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Місяць тому +1

    Mahadsanid ustaad.
    Illahay swt rer falastiin ha u gargaaro

  • @mustofaibrahimdiriye4247
    @mustofaibrahimdiriye4247 Місяць тому +2

    ‏اللهم مصر اخواننا في فلسطين اللهم انصرهم يا رب العالمين

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 Місяць тому

    Asc wrx wbr bahda khayr ka jeceley ilahay haydin xifdiyo adduun iyo aakhiraba aamiin

  • @FarxiyoGabal-pk3jg
    @FarxiyoGabal-pk3jg Місяць тому

    Anigu galkacyo bn joogah waxaana kamid ahay dhinta aaan wax haysan ustaaad wana kuraja wayahan in aaan afaco naftyda dadka aaad kabixinisid igu dar alllh haku barakeeyeeh

  • @user-mf7yr1oh3c
    @user-mf7yr1oh3c Місяць тому +3

    Masha allh wll

  • @MohamedAbdi-ep5ys
    @MohamedAbdi-ep5ys Місяць тому

    Jazaakal hul kher

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 Місяць тому

    Mareykan waa sheydaanka ugu weyn aduunka qasaayo dhib kasta oo ka jira wadamada ayuu ku lug leeyahay allah ha jebiyo kibirka mareykan iyo yahuuda ,allah guuleyo muqawamada falastiin

  • @RawdhahNahiAhmed
    @RawdhahNahiAhmed Місяць тому

    اللهم انصرهم نصراً كبيرا يارب العالمين

  • @saidaahmedali7214
    @saidaahmedali7214 Місяць тому

    ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين

  • @saharaahmed483
    @saharaahmed483 Місяць тому +1

    Sheqow Kenya Ayan joga WAXA rabaa marashada only ka webka isodira fadlan

  • @munaAbdullahi-tm1ej
    @munaAbdullahi-tm1ej Місяць тому +2

    اللهم نصر فلسطيني 😢😢😢😢

  • @user-ce2ey6yj6q
    @user-ce2ey6yj6q Місяць тому

    اللهم الاسلام واهله

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Місяць тому +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 Місяць тому +1

    Shiqow wabsedkaga sida an usugayay iyo sida an uniyad jabay wan lahad lay lema soo jababin halee furo bls

  • @cabdisamadcsamad1778
    @cabdisamadcsamad1778 Місяць тому +1

    Wll intee laga helaa UA-cam kaa mise meel kale waan waayay wllhi

  • @sirkaal
    @sirkaal Місяць тому

    Subxaanallah Allow uu gargaar walaalaheena Falastiin. Sheik dorashada mareykanka waa November.

  • @walaalkhaan-ch8ft
    @walaalkhaan-ch8ft Місяць тому

    Ku sali xabiibkena scw

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Місяць тому

    Mashaaa Allhaa shiq ❤❤❤❤❤❤

  • @xakiimabashirabdulahi631
    @xakiimabashirabdulahi631 Місяць тому

    Waa sida xabashida calaamka kaga iibiso soomlia dawalad madhisan karan anaga u talinayna

  • @halimahassan8542
    @halimahassan8542 Місяць тому +1

    Asc sheeqo wanjoogaa Swedhan halkeen kaalasooxariira waxaan rabaa wabrashada olaynka

  • @abbdll
    @abbdll Місяць тому +2

    Koorasha ingiriis mise soomaali. Qofka Online ku shaqeysaanaya waa inuu ingiriiska ku wanaagsan yhy sowmaha

  • @gaanimaxamed4889
    @gaanimaxamed4889 Місяць тому

    Allaha hu akbar Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @user-wd2kk7ky9u
    @user-wd2kk7ky9u Місяць тому +1

    Asc waubahanahay walal nugudar walal nanafansi

  • @mahamedmahat
    @mahamedmahat Місяць тому

    Insha Allah hana,illwin

  • @nimcosiyad7308
    @nimcosiyad7308 Місяць тому

    Afkooda leemakadhihinoo shiq yahuud hadalkooda waa hadal sheydaan marka falastiin weyguuleysanee inshaa allaah

  • @dhabeeyemedia4051
    @dhabeeyemedia4051 Місяць тому +2

    Sheekh wali wax fariina iimad soo dirin waxan rajaynayaa inaad ilasoo xidhiidho. Haday macquultahay

  • @mohamedhaji5729
    @mohamedhaji5729 Місяць тому +1

    ASC sheikh Mohamed waxad tiri doorashada Maraykanka waxay dhici September waxay dhici November

  • @mustafaabdiosmaan
    @mustafaabdiosmaan Місяць тому +4

    Waxaa jira israa'iil iyo kuuwo afka falastiini ka ah oo quluubta,qalbiga iwm ka ah israa'iil oo aan rabin guusha iyo maadax ba naanida falastiin. Ku waa si waxaa ka mid ah fataax...

    • @qm689
      @qm689 Місяць тому +1

      @@mustafaabdiosmaan guushu waxa ay raaci kuwa quluubta muslimka

    • @mustafaabdiosmaan
      @mustafaabdiosmaan Місяць тому +2

      @@qm689 israa'iil iyo maraayka waa lawaayi(baabi'i)doonaa bari doow inshaa allaah...

    • @qm689
      @qm689 Місяць тому +1

      @@mustafaabdiosmaan Insha Allah geedkooda hooskiisu gonduhuu kusoo aruuri rabaa/you know what I mean?😄

    • @mustafaabdiosmaan
      @mustafaabdiosmaan Місяць тому +1

      @@qm689 insha allaah.hadh iyo haven't ba..alloow soo dawee halaagooda aamiin,aamin,aamiin...

    • @qm689
      @qm689 Місяць тому

      @@mustafaabdiosmaan Aamiin Aamiin

  • @MariyanMaxamad
    @MariyanMaxamad Місяць тому

    Gaal haddaan la iska dhicin diinta ayuu kaasaarayaa filastiin waa ina ay dagaalantaa inta ay ka dhimanayaan dhamaantooba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alisheikh2229
    @alisheikh2229 Місяць тому

    اللهم انصر المسلمين في فلسطين

  • @farahsugow
    @farahsugow Місяць тому

    OK sideyn ugadanaa marka shiikhow jwb insha Allh

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Dowlad Dalastiin Way dhalan dontaa insha Allaah waliba way Ayadoo Awood leh illahe idin kii

  • @saharaahmed483
    @saharaahmed483 Місяць тому +1

    Asc wep isodira kafaideysta Ayan rabaa

  • @Ezzy-3z
    @Ezzy-3z Місяць тому

    Sheikh maxamed jaskumalhi kheyra ❤❤

  • @fadumosheikhdoon5871
    @fadumosheikhdoon5871 Місяць тому +1

    Asc

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 Місяць тому

    hadiidan ama hadaayan dadkan waytageen Alle hazafido

  • @farxiyoaxmed5954
    @farxiyoaxmed5954 Місяць тому

    Ustaad waa meeqa lacagtu

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Місяць тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 Місяць тому

    Baarlamaanada carabta iyagana meysharciyeeyan in dawlad falastiini ah ay kadhalato oo wali Sacuudiga ugu weynyahay

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Місяць тому +1

    WCS WALAAL SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤

  • @AhmedMohamed-cz8rn
    @AhmedMohamed-cz8rn Місяць тому +1

    Doorasha USA waa November not September

  • @qm689
    @qm689 Місяць тому +2

    Ya sheikh faahfaahintaadu dhiigga ayey nagu kicisaa marmarka qaarkood marka aad kahadleysid yuhuuda caqlixumadooda iyo figrad xumadooda
    Acuudubillaah 😳😷

  • @user-ex7pl7wz1g
    @user-ex7pl7wz1g Місяць тому +1

    Cws wll qli ah

  • @farisfaris7500
    @farisfaris7500 Місяць тому

    Masiirka reer Falastine Alle ayaa xukuma yuhuuda iyo dhamaan cadaga Alle wax kama qaadidoonaan Allaahu Akbar kabiiraa

  • @ashahibo7114
    @ashahibo7114 Місяць тому +1

    Waa war laga Naxo warka Israel.Arabi awel bay palestine lugta jiideen.lakin it's never to late hadayba hadlan.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому +1

    Arintaas Sacuudigu waa saxan yahay ee maxaad ula yaabtay sheekh Mohamed?

  • @safiyasaid1
    @safiyasaid1 Місяць тому

    Waa maahmaahdii ahayd lax walba shilalkay isdhigtaa lagu qalaa
    Maxamuud cabaas caqliga duq marakanka u tartamaya isagoo hilmaan farakulul ku hayo kama agab sokeeyee ilahay falastin how gargaaro

  • @dahirosman3508
    @dahirosman3508 Місяць тому +1

    Sheeq doorashada waa november

  • @Mowliidmuuse-f8l
    @Mowliidmuuse-f8l Місяць тому

    Falastiin dawlad madax banana way noqon doontaa
    inshaAllaah Illaahay baan taas ka sugaynaaa
    Israa iil iyo. Xulafadiisa midtoona waxba nagama qaadi doonaan

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk Місяць тому +2

    🖐🖐

  • @fadumosheikhdoon5871
    @fadumosheikhdoon5871 Місяць тому +1

    Sidee loogalaa gorsda

  • @bahjabilan5488
    @bahjabilan5488 Місяць тому +1

    Dhorashada marekanka waa 5 November shekhoo

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 Місяць тому

    Halgankii Reer galbeedka iyo Yahuuddu 75 Sano ku jiray baa Natiijadeeda kama dambeeysta ah, waa (GO'AAN KA MATA B, ISRAA'IIL GAAREEY) SI Falastiiniyiinta loo baabiyo wixii o dhan Israa'iil lahato (wajigooda Runta Ah baa kan ah, laakiin Go'aan ka Ilaahay ba sugeeyna.

  • @user-is4ik3bk2j
    @user-is4ik3bk2j Місяць тому

    Lacgta ma awoodo Wan ubahanahayna

  • @ZamzamMohamed-yp4hv
    @ZamzamMohamed-yp4hv Місяць тому

    Asalaam aleykum how can we get that work through online

  • @user-sk2sr2yr5l
    @user-sk2sr2yr5l Місяць тому +2

    Too late too little, saudis condemn israel for the first time.

  • @JaabirMusdhaaf
    @JaabirMusdhaaf Місяць тому

    Ma aboodo walaalkey

  • @kreemleepoow
    @kreemleepoow Місяць тому +1

    Maxeey kaxanaaqaayaan adoonta

  • @farduuscismaan8792
    @farduuscismaan8792 Місяць тому

    Xagee lagaaga soo xiriirayaa koorsada luuqadayse ku baxaysaa.

  • @Samatardahir-ty4sf
    @Samatardahir-ty4sf Місяць тому

    ❤❤anaga ayay carabtu naa waalaysa maxay soo kordhinaysa cadhada sacudugu isga sow maha ninka ka mam nuucay lacagti falstiin loo diraayay in aan laga dhex daageri Karin sacudiga dhexdiisa falstiniyiinta wa yaab carabtan

  • @XaawaMaah
    @XaawaMaah Місяць тому

    Seen yeelnaa waan fhmiwaaye sidii loo shaqynaayee codkiin lma dhagysanaaye

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 Місяць тому +1

    Madaxweynah mareykana muxuu u ilaawi waayey in uu yuhuuda hubka siiyo tan kale sucuudigu imisa jeer ayaa la galay masjidka barakeysan oo yuhuud gashay waxba ma kordhineyso canbareeyn

  • @maryammohammed229
    @maryammohammed229 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sadam1318
    @sadam1318 Місяць тому

    mar hore ayey ahayd iney ka sii hortagan carab ayagaa yahuud isku daayey

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Місяць тому

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @fadumosheikhdoon5871
    @fadumosheikhdoon5871 Місяць тому +1

    Taas migacawinkartaa

  • @user-og4jx5br4g
    @user-og4jx5br4g Місяць тому

    Asc sidey luu iibsada cheqh ano djibouti joga ma iisticmalikara

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 Місяць тому

    Carabi haday Madeira leedahay cunaqabatayn saarilahaayen safaaedahana u carinlahaayen fal wax inta ka badan qaban Karan xaqa Ala ha guuleyo dulmigana dumiyo

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Місяць тому

    Allow ugar gaar Walaalaheena Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @Duqabto
    @Duqabto Місяць тому

    Sheekh Jkhairan aniga suall ayaan qaba balse dadka markay dhamaystan ayaan sugaya lakiin hal mid hadan rabo inaan alabo lacunayo ku gato sida xawaashka in la sharciyeeyo ma layga rabaa Jkhairan video noo soo dub ama qof isticmalay şu u isticmalay ha noo soo sheego please nagana rali ahada hadan idin dhibnay

  • @awesyshaikh1632
    @awesyshaikh1632 Місяць тому

    Website links noga so dir

  • @user-fy1qe2ff5e
    @user-fy1qe2ff5e Місяць тому +1

    Ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Місяць тому

    Tan kale inay ka hadlaan arinta Qudus waa waajib saaran Sacuudiga iyo dhamaan dawladaha Muslimiinta

  • @shukrimaxamed4752
    @shukrimaxamed4752 Місяць тому

    Hadii aadanan iska caabin joogto ah hadeyna kaala kulmin waa sidaas cadowgaaga marnaba lama hoostago dowlada falastiina waa gaalo raacyo uun Allala mideeyo xamaasna weyku saxsantahay.

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk Місяць тому +2

    🇵🇸🇵🇸🇵🇸💚💚💚

  • @kowtherbadaal6931
    @kowtherbadaal6931 Місяць тому

    Asc sheekh sen ku gata korsada
    Codbaan dubay ma laiso jawabin
    Ee icaawi

  • @abdosalim6636
    @abdosalim6636 Місяць тому

    Asc shekhoow haduu Ruushka ku garaaco Nuyukler yurub hada boorsoyinkayo inaan xerxerano fiicnoo is diyaarino
    Maxaad dhehi laheed Ra.yigaada Adigane

  • @wadanirunah3115
    @wadanirunah3115 Місяць тому

    Laga bilaabo 2024 waan kala noqonay waxkasta oo ka hadlaya in israiil tahag maamul jira. Ma jirto mana jiri doonto wax yuhuud la dhaho oo beriga dhexe degan

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille Місяць тому

    guusha rer falastin haday u dhawahay waayo markay midoban labadi garab ee falastin oo ay runta aaminaan in dantodu ku jirto heshiskoda oo gacmaha is qabsadan cadawgodana ay iska kaashadan dhamanti ilen cadawgu wuu badanyahay yuhud iyo maraykan oo kaliya ma aha xataa kuwo carabta ku jira way guulaysanayaan dawladna way dhisan dhulkodi na wuu u xorobi ee waxay ku xiranyahay heshiska oo ay dhamaytiran halmida noqdan rabina waxaan UGA baryaynaa midnimo inshaalah

  • @arbacoraas
    @arbacoraas Місяць тому

    Sheikh website intee laga helaa misa meeshan kusoo qor pls anaa iska bixinaaaye
    Jazakallah

  • @SayidAli-uv1tj
    @SayidAli-uv1tj Місяць тому

    Corsada waxa inga dhimn aya dhahdey Marka hdan hda samesto waxa dhimn ma isameynayan

  • @mahoo.y.52
    @mahoo.y.52 Місяць тому

    Hello I sign to the website and I paid the course but still don’t open for me it’s like 10days now what can I do ?

  • @SeyidcaliMahamed-si1sx
    @SeyidcaliMahamed-si1sx Місяць тому

    Dadka wax oo iskaga.bixiyo aan haysan.maxoo.sameehaa.sheqoow.aniga.oo kale

  • @munaAbdullahi-tm1ej
    @munaAbdullahi-tm1ej Місяць тому

    Scw walal maa aqano qabka loo istimalo website

  • @ashaayanle3996
    @ashaayanle3996 Місяць тому

    ASC Sheekhana, my husband and I would like to buy the courses membership, but can both of us it?

    • @hguled7938
      @hguled7938 Місяць тому

      Maad af somali su'aashaada ku weydiisid sheekha?

  • @amooamongus
    @amooamongus Місяць тому

    Asc I understand more English than Soomalia so can Be translated in English, thanks

  • @CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix
    @CubdullaahiCabdiraxmaan-gg1ix Місяць тому

    Walaal carabiga aan kuu soo qoray ma fahmin miyaa? Ingiliish see koorsada uga faa'ideestaa?.

  • @wiiwaa3982
    @wiiwaa3982 Місяць тому

    Anigu waxaa weli iska dhex jooga dulmi diid dadka waxa ma wada gaadhane wadaadka ha la sugu wllyaal

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g Місяць тому

    Nalad alle idinku dhacdey oo aduunku ciriir idinku noqey

  • @ahmedyarow6244
    @ahmedyarow6244 Місяць тому

    how can i go with course

    • @sadiyoabdi1461
      @sadiyoabdi1461 Місяць тому

      Linkage comantes fulminant diid ku jiro ka raac

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Місяць тому

    Maba ka hadlaayo rabi talo ku filan

  • @user-bh5hh3bv3p
    @user-bh5hh3bv3p Місяць тому

    Cid way dineysa ma jirta falasdin xuriyad waxay kugaridonta halgankoda