Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Erayadii abwaan dheegLaxankii xasan garaytYaa salaaam👏🏼
Cawooo waxaa leh Ama ciil bixi lahaaaCalaf nimuu ku siiyooCunta kula wadaagooGogol kula caweysaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Magool iyo kuluc eebe naxariistii jano haka waraabsho abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg illaahay cimriga haw barakeeyo
Aamin
Abwaan Max'ud Max'ed Yaasiin (Dheeg) Caafimaad taam ah ALE ha siiyo. Magool na ALE ha u naxariisto.
SIDA CANABKA BEERAHA WAA ERAYADIO ABWAN MAXAMUUD MAXAMAD YAASIIN DHEEG HEESTAAN WAA HEESKA UGU HOREEYAY EEAW LAXAN SAARO 1967 AUN MULAXAMIISTE XASAN YUUSUF SABRIYE XASAN GAREYT LUUQDII ALAHA UWADA NAXARESTO LABADA FANAN MAXAMAD AXMAD KULUC IYO XALIIMA KHALIIF CUMAR MAGOOL
1968
Alle ha uwadanaxariisto aamiin yaa rabi
Cirka oo daruurliyoCasarqabaty roortiyo (2) Cadceed subax lamoodyowWaxaad iila cayntahayDayaxoo cawayskiiCarigoo mugdi ahaaDhulkii wada cadeeyeeCawoo waxaa lehCadradii nasiib iyoCalaf kuu arooseeCuruur kuu xambaarteeGogal kula cayaartaa (2) Cududaha kuyaaliyoCabaadhyihiyo laafyaha (2) Cadilkii ku uumaaInan yahay tin iyo cidhibCajib kuudhameeyooCeebkaa ilasheeCawoo waxaalehAma ciil bixilahaaCalaf nimuu kusiiCunto kula wadaagooGogal dula cawaysa (2)
Boqoradii fanka soomaaliyeed Allah unaxristo iyo xasan sabrie afrax oo codaka saaray bahdii fanka inta dhimatay allha unaxristo
Abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg abwaankii sameeyay xeed uga reebtay miyaad necebtahay
Sawirka meesha saaran waa maxamad jaamac joof waaye wll 🙏
Waa runta, waa qalad dhacay
Ma aha waa, waa maxa med Axmed
Waa badalay sawirkaas uu sheegayo
Eraydii abwaan dheeg
Magot miyanxalayto jifsaday
Erayadii abwaan dheeg
Laxankii xasan garayt
Yaa salaaam👏🏼
Cawooo waxaa leh
Ama ciil bixi lahaaa
Calaf nimuu ku siiyoo
Cunta kula wadaagoo
Gogol kula caweysaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Magool iyo kuluc eebe naxariistii jano haka waraabsho abwaan maxamuud maxamed yaasiin dheeg illaahay cimriga haw barakeeyo
Aamin
Abwaan Max'ud Max'ed Yaasiin (Dheeg) Caafimaad taam ah ALE ha siiyo. Magool na ALE ha u naxariisto.
Aamin
SIDA CANABKA BEERAHA WAA ERAYADIO ABWAN MAXAMUUD MAXAMAD YAASIIN DHEEG HEESTAAN WAA HEESKA UGU HOREEYAY EEAW LAXAN SAARO 1967 AUN MULAXAMIISTE XASAN YUUSUF SABRIYE XASAN GAREYT LUUQDII ALAHA UWADA NAXARESTO LABADA FANAN MAXAMAD AXMAD KULUC IYO XALIIMA KHALIIF CUMAR MAGOOL
Aamin
1968
Alle ha uwadanaxariisto aamiin yaa rabi
Aamin
Cirka oo daruurliyo
Casarqabaty roortiyo (2)
Cadceed subax lamoodyow
Waxaad iila cayntahay
Dayaxoo cawayskii
Carigoo mugdi ahaa
Dhulkii wada cadeeyee
Cawoo waxaa leh
Cadradii nasiib iyo
Calaf kuu aroosee
Curuur kuu xambaartee
Gogal kula cayaartaa (2)
Cududaha kuyaaliyo
Cabaadhyihiyo laafyaha (2)
Cadilkii ku uumaa
Inan yahay tin iyo cidhib
Cajib kuudhameeyoo
Ceebkaa ilashee
Cawoo waxaaleh
Ama ciil bixilahaa
Calaf nimuu kusii
Cunto kula wadaagoo
Gogal dula cawaysa (2)