Cismaan M Gacanlow Iyo Xaliima Kh Magool🔥 Iyo Heesta "HEEDADAABE"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 39

  • @raghedanan3959
    @raghedanan3959 5 днів тому

    Labo heshiis ahaa haday kala tagaan ama way is hilmaamaan ama isu soo Hiloobee…. What a Song 🎵 Alloow u Naxariiso Eedaday Magool iyo Adeerkay Cusmaan Gacanloow❤️❤️❤️👍👍👍

  • @cabdixakiimcareefe1835
    @cabdixakiimcareefe1835 4 роки тому +8

    Erayadii abwaan maxamed cali kaariye ruwaayadii aabahay ka samraye adiga 1972
    codadkii magool iyo cismaan gacanlow
    alle ha unaxariisto labadodaba

  • @Somalia5
    @Somalia5 Рік тому +1

    Alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah Alaaaaaaaaaaaaaaaaaaaah codad macaan iyo fanaaniin mowhibo uleh heesid.

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 8 місяців тому +1

    Dhamaantood ale hawnaxariisto magool cismaan maxamed cabdikariin c gacanlaw abwaanka drkii jacaylka maxamuud cali kaariye riwaayadii aabahay waayaye adna yaanankuwaayin

  • @abdiwelihassan7941
    @abdiwelihassan7941 4 роки тому +1

    Maxamed Cali Kaariye. IHN. Abwaan suugaan quruxbadan uga tegay Somali maryoolay.

  • @jamaac273
    @jamaac273 Рік тому

    Cismaan gacanlow iyo magool alle haw naxariisto waxay ahaayeen laba legend

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому +2

    أغنية في قمة الجمال والروعة .... اللهم إرحم حليمه خليف مجول وعثمان غعنلو والشاعرالمرهف محمد علي كاريه جميعاً

  • @Newheesocusub
    @Newheesocusub 4 роки тому +3

    Laba Hobol Oo Cod Macaan alle ha naxariisto Labadoodaba Mahadsanid Masuuul

    • @Newheesocusub
      @Newheesocusub 4 роки тому +1

      @@waayowaayihiiwacnaa waan Ku Salaamay boqortooyo🤝🙏

  • @AliAbdirahman-q4i
    @AliAbdirahman-q4i 8 місяців тому

    Fanaaniintii fanka soomaalida bilaabay magool iyo gacanlow 1960 ayay wada ahaayeen kooxdii radio hargeisa

  • @ambassadorahmed3608
    @ambassadorahmed3608 4 роки тому +1

    Waa riwaaydii la odhan jiray
    "Aabahay Ka Samree Adiga"

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 2 місяці тому

    Inaa lilaahi wainaa ilaahi Raajuun

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 4 роки тому

    Mirihii m.c.kaariye laxankii x.gareyd cadka magool iyo cismaan gacanlow

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan Рік тому +1

    AHUN Labadaba.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay4999 4 роки тому +2

    Abaha fanka iyo sugaanta ee social media waayo waayihii wacnaa mahadsanid

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 4 роки тому

    Sxb mahadsanid 100% heesuhu sidaan oo kale fasiix ha u ahaadaan mar walba

  • @suleimanumal2896
    @suleimanumal2896 5 місяців тому

    ADEERO ILAAHAY HAKUU NAXARIISTO ADIGA IYO MAGOOLBA

  • @rashiidsulub1235
    @rashiidsulub1235 4 роки тому

    Aun.labadan fanaan.waa Haybad Alleh ku maneystay.u fiirso codku si fudud ee ugu soo baxayo cunaahooda.md cali kaariye nin iskaga oo kale aan lahi karin

  • @AlikaysaAli
    @AlikaysaAli 10 місяців тому +2

    Somalilander

    • @AlikaysaAli
      @AlikaysaAli 10 місяців тому

      Dee ku boob lega

    • @AlikaysaAli
      @AlikaysaAli 10 місяців тому +1

      Xamar baa hadal ayaan

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 4 роки тому

    Waan hubaayo waa I hayaa jacayl

  • @FuaadXoogsade
    @FuaadXoogsade 2 місяці тому

    Sxb heesti khadra dahir ee waa iska xaal adun oo dhamays tiran hadad hayso

  • @Cartan7
    @Cartan7 3 роки тому +2

    Somali Waqooyi gobolka Togdheer deegaanka Burco Cismaan M Gacanlow heesaayaa

  • @aishaadem9179
    @aishaadem9179 4 роки тому +1

    Kaariye magala dhaafi weydee kuwii xasan qawdhan soo gali waayihii hore waalida

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 4 роки тому +3

    Sxb heesta Kuluc ee (Haku daalin jeedaal) iyadoo fasiix ah oo dhameystiran hadaad heyso soo gali.

    • @maogtahay4999
      @maogtahay4999 4 роки тому

      Sxb heesta anaba ku daalay ayado dhamaystiran oo saafi ah

  • @Abdullah.Mohamed-jj3zu
    @Abdullah.Mohamed-jj3zu 8 місяців тому

    Abti Ben how sheegin

  • @user-nz6lc8ou1m
    @user-nz6lc8ou1m 4 роки тому

    🤟🤟🤟

  • @JaamacHamsheri.
    @JaamacHamsheri. 7 місяців тому

    Waxay ku jirtay riwaayadii aabahay ka samraye adiga

  • @axmedmursal9444
    @axmedmursal9444 4 роки тому +2

    Erayadii abwaan maxmed cali kaariye laxanka xasan graet intiidhimatay allaah ha unaxariisto 1972 kii aabahay kasamraye adiga