reer isaaq miyanayn ahayn kuwii cidagale ilahy uga cabanaayey tolow geesinimadii ma waxba laga badalay doqonkii ogadeen ahaa doolo laga qaad ayan ku hyaa anigu hady gabay tahay doqonee😅😅
Hagogane habaryoonis ma dhicin ingiris iyo Somali lasocotey ayuu ahaa darawish bana laga dhacey darawishna ogaden ma aheyn Somali bey aheyd tarikhda Soo baro
@@jamalmohamed8766 indho badane waa run sacad muuse laga dhacay Balse waxa ka horeeyey dhalmo badane Oo ay sacad muuse ka soo dhaceen Ogadeen reer izaaq reer dalala Waxaana abaanduule ka ahaa Oo colkaa watey Ina xaashi oo Reer axmed cabdale ah
@@jamaali3395 ua-cam.com/video/cLTs-J3tg-8/v-deo.html Maagal ruunta xaaji waarabi aa iska faan badaan marka damba ba shaab amoosay ..... Habar y kulahaa faan badana ilmaha lugu hasiystoo kilnka shaanad magaal ruunta Maha faanka bikh bikhda ah
Inadha badane saved muuse ayaa Laga dhacay balse waxa ka horeerer geel aan la soo koobikarin oo laga dhacay ogadeen reer cabdule reer isaaq Geelaas sacad muuse soo dhacay
abdoulwahab mohamed Adeer Ku waa sifiican aya lo yaqaan ciday yihiin waxay ahayeen 2 Nin oo dhulbahante ah Ninka u gar gaadayey ayaa ahaa H.jeclo oo waa INA sanweyne gartana isagaa loola tagi jiray Tariikhda soo baro kadib dadka LA dood Dhoore foqol dhoore
@@qacqacosman5716 Habar jeClo Waa Ragii Gar'adag lagu Mehersaday Habar Jeclo Waa Ragii Sagaarada Markay Dilaan Magta GeeLa Laga Qaaday... Habar Jeclo Waaba Dhedig Xoogaa Garaxjiz Baa Ugu Roon iyo Arap
@@isakmohamed5132 Khhhhhhh adeer Awoowga weydii waxay h.jeclo tahay GarAdag dhulbahante aya degi jiray 2 nin oo dhulbahante ah ayaa isku guursaday garta nin kii u qaadayey ayaa ahaa h.jeclo wuxuna aha INA sanweyne Kadibna Taas ayaa ka danbeysay in ay h.jeclo GarAdag LA wareegto
Waar ustaadku wuxuu ku dheelay sharcigii ilaahay Markuu leeyahay geel dad muslim u ka soo xaday khumus baa laga saarayaa waa jees ilaahay uun baa ka dadka kala xisaabin
Gela isaq ku fanayo ingiriz baa nga kaxaystay markii darawish jabtay waana kuwa hda ustareliya joga lkin darod 3 gel oo isaq laga ncay oo gbayo laga tirshay baa jira kii sacad muse gbilay loogu tagay habar yonis iyo h jeclo intas geloda gbayo laga tirsha la hya
Ugu dambeyn sayidku wuxuu geel lahaa h.yoonis baa ka soo qaaday waa geelii HAGOOGANE ninkii qeyb ka helayna farxad la hagoogay kii ka qadayna ciil la hagoogay.
@Abdiqani Daamur hagoogane igriis ba dhacay iyo soomaali oo dhan oo dhulbahante ku jiro. Lkn indhobadan iyo daboole geele tiro leg soomaali ma kala qaadin. Marka hagoogane la dhacayna sayidku wa so jabay geele badana maba ahayn.
Beentaas heerkaas leeg reer dhan baa wiil iyo waayeel ba iska dhaadhicyay . waxa inagaga filan markhaatigii, dawladii dalka maamulaysay , waxanay yidhaahdeen sidan "The raid upon the Habr Yunis by the Bagheri on the 12th February , after closer examination does not appear to have been so serious as was at first reported . I doubt if more than 2000 camels were looted" The commissioner to the secretary of State. March , 1910. 37 kun waaba yartee hadaad beenta ku naaxaysaan million ka dhigta .
Ree isaaq idoor badankii ayay ka oohiyeen garxajis habar awal iyo arab intaasba wey ka oohiyeen hadad rabtiin midkastana gabayadooda calacalka ah kudaraya
WAXA KADAN BEEYAY WARKA BADAHA LAGA KEENAY EE BEESHU II WARIZAY EE BOONTA HABAR YOONIS IYO BOGOX KA SOO YEEDHA BAAR ZARE NINKII AAN KA DHALAN BAAHIBAA DILI BURUUD LAGUMA OGA WIILSHAAN BAACIN LAAFYAA SHAN BADHI IDAAD DHAMAY WADNUU WUU IBOG LEEYAY NINMANYO SAASA QALBIGU I BAL BALYAA VIVI GARXJIS
Hade cida gale lagama dhicin e wa habar yonis ,ki u cida gale ka dhacy sayidku wa ti laso dhacdy gabayga sowta ku jirta "Hadii curadkiniyo cida gale i weeraro'
Ogaadeen reer isaaq waa geesiyo walaahi 💪
Halgamaagii ree cali miyaa faraska heensayn 🇬🇲💪
140 kun oo halaad ayay halmar iidoor ka dhaceen
Sayidku ogaadeen muu ahayn? Gudban gaalo leged malaa maad maqlin , sida hadhuudhkaan guran ogaadeen
reer isaaq miyanayn ahayn kuwii cidagale ilahy uga cabanaayey tolow geesinimadii ma waxba laga badalay doqonkii ogadeen ahaa doolo laga qaad ayan ku hyaa anigu hady gabay tahay doqonee😅😅
@@Muxiyadincabdi-v6kmida kobad rer isaaq doolo ma lahayn ee makahli baa laha mida labad marki oo ingrisku baxay maxad doolo oga cararty😂rer isaaq na waa kwi oo awowga cabdi hurre ka calacalyyoo waki laha: Dhulku wuxuu caddaadaa markuu, mayay ka caagaaye
Ceeryaamo roob maleh hadday, curato jiilaale
Warka xalayto Cadan iigu yimid, cudurkan lay saaray
Cududaha sidii layga xidhay, calawga uurkayga
Cagta socodka ciir-ciirisee, lawga ka cuslaatay
Waa midaan canaanteeda qabay, ceebtan igu taale
Maantana tolkaan ku camirraa, cawdu ma u duushay
Cali iyo Haaruun miyaa, gabal Isaaq ciilay
Kkkkkkk, Habar Yoonis waa nimankii illaa Guba ceelalka doollo illaa ciid qabsadey..... gabyaagani wuxuu gabaygiisa ku jira
"Maal waa lakala qaadi jirey,taniyo maanuu e
Anigaba wax badanbaa malyuun layga meersadey eh..."
Waa runtii Ogaadeenka alle ha sharfo waligayo waanu islaynaynay waanan is dhalnay.
Viva Ogaden, viva Habaryoonis.... viva isaaq iyo daarood.....viva somalidoo dhan
Tagerayasha shine culay ee Habar Yonis gabayga guba waxba kama ogid wllo... dhul la iska qaatay ma ahayn
Iskaashato Ma Kufto waa ciilqab isaaq
Isagaa hore iyo dibwguusha lahaa
34 kun oo halaad ayaa gabayna loogu daray libaaxyada miyaa laysku taabtaa
Dhulka aaad sheegtay waa caro ogaadeen
@@gombiss2476 wllo boqolal kun oo halaad ayaa laydin ka qaate
Waa taariikh..Waxaynnu noollahay xili casri ah. Colaadi yaysan qalbigiinna galin sxbayaal.
Ogaden reer aan gabay iyo geeinimo looga hadhay
Ogaadeen Dhulbahante isaaq xiligaas qoodh kale miyaysan jirin
Talow dhadigii futogus xajis kolay waa dhalool oo ma aar sadane geeli ma aarsaden
Idoor waxaa gumeeyay makahiil gar ahaan abrahiin 💪
Garxajis 💪🏾
Ogaadeen miyuu ilaaway geelii hagoogane geeli ugu badnaa ee somali iska dhacdo waxa laga dhacay ogaadeen.
Hhhhh apti apdikani mahdi saw maah waa siciid jamac mohamud seerki xgasan kalasocda
Hagogane habaryoonis ma dhicin ingiris iyo Somali lasocotey ayuu ahaa darawish bana laga dhacey darawishna ogaden ma aheyn Somali bey aheyd tarikhda Soo baro
Hhh xasuuso geelii Indha badane ee iidoor laga dhacay
@@jamalmohamed8766 indho badane waa run sacad muuse laga dhacay
Balse waxa ka horeeyey dhalmo badane
Oo ay sacad muuse ka soo dhaceen
Ogadeen reer izaaq reer dalala
Waxaana abaanduule ka ahaa
Oo colkaa watey Ina xaashi oo
Reer axmed cabdale ah
@@mohamedabdirahmansaid2724 War ina igarre ninkii ciidanka ingiriiska ahaa muu hy ahayn
Hagoogane waa 60 kuun oo geel habar Jeclo kaa dhacaay darwish iyo somalida Ethiopia iyo abdallha xassan 1920 kii
Colka Hagoogane Habar Yoonis ayuu u badnaa iyo inyaro habar xabuushaa waxaana abaandule u ahaa oo watay Xaaji Waraabe Bulaale oo habar yoonis ahaa.
@@jamaali3395 Waarun xaaji Waraabe ayaa watey Habarjeclo iyo Garxinjis oo keliya colku ma ahayn ee waxaa wehelinaayey Dhulbahante Waxaase Cajiib noqotay Ninkii talada qaatay iyo ninkii Gabayga qaatay iyo ninkii faalka qaatay iyo ninkii shiikhka qaatay in tuba Habarjeclo ayay noqdeen
Waakii Ninkii gabayga qaatay oo Gamuute ahaa gabaygiisi kulahaa
Col gungumey gargaydh laysu guray guluf laheen seeyey duulaan go,aan adag dhigtay oo saanad lagu giijey gardaadka iyo feedhaha ku xidhay gumuc rasaaseede Ragna jeeruu kala gaasa boxo laysma gaasiro,e rugta gabayga mooriyo godkeen guurti iyo qiimo xil gufeeihii muuqay iyo inan golyaadkii,e
@@Geeraarshe
ua-cam.com/video/cLTs-J3tg-8/v-deo.html
Maagal hadaalka iyo tarikhda ruunta mahaa faanka reer habar diirto dhashay iyo ruunta xaaji waarabi aa iska faan badaan marka damba ba shaab amoosay .....
@@jamaali3395
ua-cam.com/video/cLTs-J3tg-8/v-deo.html
Maagal ruunta xaaji waarabi aa iska faan badaan marka damba ba shaab amoosay .....
Habar y kulahaa faan badana ilmaha lugu hasiystoo kilnka shaanad magaal ruunta Maha faanka bikh bikhda ah
War waxa ingriis idinku hogaaminyey laguma faano.....lakiin ogadeenku dhangad buu geela idinka kaga qaadi yirey..waa tuu maxamed nuur fadal(hj) lahaa
Marku dhalmo kibirkii durduro dhagac ka soo siiyay
11. Ogaadeen intuu dhacay ee u dhaanto daba qaaday
12. oo baarqabkii nirgaha dhalay dhaafi kari waayay
13. Oo dhinac ka eega iyo kalgacal dhuunta ka higooday
14. Dhal jacayl daraadi kolku dhuunta galinaayay
15. Oo micida dhumacsatiyo dhoosha ka ciisiyay
16. Oo doobta lama dhawrsadee galawga dhiileeyay
17. Oo dhibida labadiisa qaar dhiinmay midabkiisu
18. Dhagtoo loo sargooyiyo Dawaad dhuxul la moodaayay
19. Goortu dhareerka iyo xumbada mariyay dheegiisa
20. Isagoo dhinbill raydab iyo dhuuga sare moodo
21. Dhan-u-heegga laafyaha marku dhebel u qaadaayay
22. Dhirifka iyo cadhadii kolku dhiraha laynaayay
23. Oo dhibida dheega iyo kalyaha dhiig iskaga yeelay
24. Waa dhidibka geelee marku dhudi shaxeexaayay
25. Dhangadaha kolki dhabiga madhan dhawda laga saaray
26. Dhawnbirkii Ogaadeen marku dhaanta daba qaaday
27. Ee ololka dhacadiidisaad dhicin lahaydeene
Garxajis isaaq wafa ceebeeyeen. Daboolanaa laga dhacay, makhrib dumay laga dhacay,! Dayax weerar laga dhacay, Saymadheere laga dhacay.. waa wada boog socota
Indho baden yaa laga dhacay marak
Habar yonis waa libax yada isaaq darood naftay ugalen Garxajiz muxu dhul nago Geelba kah dhacay
Dhagaysta baryootanka idoor sayidi geela nooceli kkklkkkk
@@gombiss2476 ogoor sayidka soo tii la dilay
@@gombiss2476 Daaroodka qaar baa midgaha lagu masaalaaye
@hamzik zzz Daarood ku *XAAR* ayay lafahi daadsan yihiin wali
Geela waa run oo waa lala tagay waana lagu dhintay oo aayar lama meersan lkn sawtii hagoogane iyo daahyaale Habaryoonis soo kaxeysay ee daarood oga ma anaga geel dhac naloogu faana kkkkk
Indha badane miyaad maqashay
Inadha badane saved muuse ayaa
Laga dhacay balse waxa ka horeerer geel aan la soo koobikarin oo laga dhacay ogadeen reer cabdule reer isaaq
Geelaas sacad muuse soo dhacay
@@gombiss2476 Cagdheer waa cawaan ay xabashidu wasto oo ay dhulkooda ku dakeeyaan
@@gombiss2476
Dhalma badane adigu ma maqashay
@@mahamedaden7237 Adigayse kusii wasi laaangaab yar oo ciilan
Ciidankii sayidka yaa kiciyey ee taleex kasoo raray 4 ciidan bay ahayen, 3 ciidan h/yoonis bay ahaayen midna ciiidankii ingiriis buu ahaa, taasuu ka dhamay sayid geelAs, taana waxa uxigay geelii hagoogane in laga soo dhacy taasna ragii baday h/yoonis bay ahayen.
Geel awod aad ledihin kuminan dhicin engiris baa nga qaday lkin Angu gabilay baa gel sacad Muse ka soo dhcaynay oo isaq dhexdisa gbayo isaga tiriyen
Waa wakhtigii dhulku bilaa Police ka ahaa markaa tuugada ayay dadku isugu faani jireen jaahilnimadii dadka haysay ayay muujinaysaa.
KKK walahi waa dad jaahil iskugu faanayah
Kkkkkkkkk
Walee isaaq rag wax iska celinkara waxa jira H.jeclo
Daarood dhulka iyo geelaba way ka qadaan
Viva h.jeclo
abdoulwahab mohamed
Adeer Ku waa sifiican aya lo yaqaan ciday yihiin waxay ahayeen 2 Nin oo dhulbahante ah
Ninka u gar gaadayey ayaa ahaa H.jeclo oo waa INA sanweyne gartana isagaa loola tagi jiray
Tariikhda soo baro kadib dadka LA dood
Dhoore foqol dhoore
Qacqac Osman akhas maxaysato la shir kaalay. Hj waa maxaysato.
@@darwiishadsomaalieed8672
Hhhhhhhhh adeero H.jeclo waa tijaarta geeska Africa
Cawridu reeban
Dahabshiil indhadeero ordoo barya wax haydin siiyee
@@qacqacosman5716
Habar jeClo Waa Ragii Gar'adag lagu Mehersaday Habar Jeclo Waa Ragii Sagaarada Markay Dilaan Magta GeeLa Laga Qaaday...
Habar Jeclo Waaba Dhedig Xoogaa Garaxjiz Baa Ugu Roon iyo Arap
@@isakmohamed5132
Khhhhhhh adeer Awoowga weydii waxay h.jeclo tahay
GarAdag dhulbahante aya degi jiray 2 nin oo dhulbahante ah ayaa isku guursaday garta nin kii u qaadayey ayaa ahaa h.jeclo wuxuna aha INA sanweyne
Kadibna Taas ayaa ka danbeysay in ay h.jeclo GarAdag LA wareegto
Geelan habar yoonis baa laga dhacay ee ciidagale lana kii laga dhacayna wuxuu ahaa Dayax weerar se ciidagale wuu soo dhacsaday
@@dhobaalemadiadhobaalemadia4311 si fiican baaad tarikhda u haysaa wll👌
Dayax weerar wuxu yarad u siiyay suldaan wabiga shabeele ka shosheeyay oo ogadena lana odhon jiray udubasln waana laga qaaday isna wa la qabtay
fadxi barre ciidagalle geelba lagama dhicin waligiii wuxu dhaco mooyaane
#fadxi bare
Habaryoonis qudheeda hadii lagadhacay waawaxay gayaan oo waa rage lkn hacaruuroobine intaydhaceen iyo intay soodhacsadeenba haseegin maankuhaynteeda.
Geelii ugu badnaa ey somali kala dhacdo, baa ka dambeeyay HAGOOGANE waa geelii h.yonis ey sayidka ka soo dheceen ilaa webiga kaga soo qaadeen,
The title says 34000 the man said 3004 big difference
it's by mistake
30,004 halaad weeye
Somaali ogaadeen iskacekinkartaa majirto waxaan hawiye tigrey oromo iyo xabashi aheyn
Hhhh comentiga idoor calaacalaya kabaoxo gesinimana way sheganayan😂🤷🏾♂️
Gunta Daarood ayaa ku calaacashay 😂🤷🏿♂️
Waryaa Daarood Ismaaciil aheey, durugtay ceebtiiye.
Garxajis 2022 ayuu geelii ogadeen laga qaaday qaarkii soo celiyey.
Labada reer weligood way dhib badnaayeen laakiin hada waa reeraha ugu gobsan ee samatalis yada ah.
Nimaaan magaca daarood ahayn magar sarayn waaye walle taasaan been ahayn
Waar ustaadku wuxuu ku dheelay sharcigii ilaahay Markuu leeyahay geel dad muslim u ka soo xaday khumus baa laga saarayaa waa jees ilaahay uun baa ka dadka kala xisaabin
Gela isaq ku fanayo ingiriz baa nga kaxaystay markii darawish jabtay waana kuwa hda ustareliya joga lkin darod 3 gel oo isaq laga ncay oo gbayo laga tirshay baa jira kii sacad muse gbilay loogu tagay habar yonis iyo h jeclo intas geloda gbayo laga tirsha la hya
Ugu dambeyn sayidku wuxuu geel lahaa h.yoonis baa ka soo qaaday waa geelii HAGOOGANE ninkii qeyb ka helayna farxad la hagoogay kii ka qadayna ciil la hagoogay.
@Abdiqani Daamur hagoogane igriis ba dhacay iyo soomaali oo dhan oo dhulbahante ku jiro. Lkn indhobadan iyo daboole geele tiro leg soomaali ma kala qaadin. Marka hagoogane la dhacayna sayidku wa so jabay geele badana maba ahayn.
naan magaca daarood ahayn magad xareyn waaye maag bey aheyd inuu nin guna mayar foofsada e
Nio tayo u yeel videoga aad soo duubeysid dhamaan waxaago dhan waxba lga maqli maayo iska hagaaji nio codka edit soo mari oo wax hagaagsan naga iibi
somalida hadaan reer yurub u iman ,,,reer reer bay isu dhameyn lahaayeen
Reer isaaq geela eey dhaceen aaqara soo looso istaajin maajo 😅
Ilhay haa uu dambi dhafo awowyashy wax badan bay dhaceen 😂😢
Beentaas heerkaas leeg reer dhan baa wiil iyo waayeel ba iska dhaadhicyay . waxa inagaga filan markhaatigii, dawladii dalka maamulaysay , waxanay yidhaahdeen sidan
"The raid upon the Habr Yunis by the Bagheri on the 12th February , after closer examination does not appear to have been so serious as was at first reported . I doubt if more than 2000 camels were looted" The commissioner to the secretary of State. March , 1910.
37 kun waaba yartee hadaad beenta ku naaxaysaan million ka dhigta .
Sayadku ma dadkuu xoolaha kadhici jiray?😂😂😂😂
Inta gaala raacyada noqotay
Haa tuug buu ahaa dadkana wadaad buu usheegan jiray.
Geelii Dhulbahante ayuu dhameeyay 😂
@@hah7064 idoor isagaa tuug iyo galaraac noqday waana lagusugay
@@Faarax96 adeer dhulbahante sayidka geel kamuuqadan waana ragii ugurnaday markii idoor gaalo raac noqday
😊😊😊
talow ragii xaaraantaas cunay saw maanta naar kuma jiraaan
Ree isaaq idoor badankii ayay ka oohiyeen garxajis habar awal iyo arab intaasba wey ka oohiyeen hadad rabtiin midkastana gabayadooda calacalka ah kudaraya
Colkii maqane iyo xabaalahii daraawiishtu waxay ku yaalaan duleedka gabilay
Mid waa inaad caseye iyo cudud galanoqoten midna waa caruuryahey ciyartad igumagten
WAXA KADAN BEEYAY
WARKA BADAHA LAGA KEENAY EE BEESHU II WARIZAY EE BOONTA HABAR YOONIS IYO BOGOX KA SOO YEEDHA BAAR ZARE NINKII AAN KA DHALAN BAAHIBAA DILI BURUUD LAGUMA OGA WIILSHAAN BAACIN LAAFYAA
SHAN BADHI IDAAD DHAMAY WADNUU WUU IBOG LEEYAY NINMANYO SAASA QALBIGU I BAL BALYAA
VIVI GARXJIS
Diina wuu sheeganayay tuugna wuu ahaa
Anaga iyo iidoor waa is nacaynaaye teniyo suurka
Anaga iyo faqash waan is arag nacaynaa
Msh alah
War habar yonis ba laga dhacy tariikh ma hayside
Abdi Faisal
Haa sxb garxajis oodhan muu ahayn miyaa
Hade cida gale lagama dhicin e wa habar yonis ,ki u cida gale ka dhacy sayidku wa ti laso dhacdy gabayga sowta ku jirta "Hadii curadkiniyo cida gale i weeraro'
Hagoone sooki aye soo dhace habar yoonis
waxa macnaha samaynaaya waxaa weeye? sayid baa laydhahaa umadaan xorayn, waan idin wacdin, kufraan baan ladagaali, misane maatidaan dhici! reerahaan xaalufin! qabiilbaan kufaani!
Sayid muu ahayne tuug hubaysan buu ahaa. Hadafkiisuna xoolo dhicis bay ahayd.. Ingiriisna sababtaas buu kula coloobaye gumaysi diid muu ahayn. Siyaad Barre ayaa taariikh been abuura u sameeyey.
@@hah7064 idinkaa gaalo raac noqday wuuna idinku sugay
Hagoone habar yoonis dhaceen
Doqonkii Ogadeen ahaa Doolo laga qaad
Hagoogane waa 60 kuun oo geel habar Jeclo kaa dhacaay darwish iyo somalida Ethiopia iyo abdallha xassa 1920 kii
@@thejokhadaar adeer taariikhda
Been ha ka sheegin
Geelan hagoogane waxa laga dhacay
Ogadeen
Waxaana soo dhacay qolo huwan la.oran jirey oo iskugu jirey h.yoonis..dhulbahante,h.jeco
Ciidankaasna waxaa hogaaminayey
Xaaji waraabe nin la.oran jirey oo
Habaryoonis ah
Waana geelii uu abwaan qabaan bulxan
Gabeygiisa guba marinayey markuu
Cali dhuux lahaa
Hortaada waxa lagu maalayaa daahyaale
@@dhuuxiisnm4005
Lol adigha iyo inadeerka baa been shagiya Bal akhrii ( hagoone h .joonis dhaceen ) kulahaa maraka wa jawab la kadabka inaderka
@@mahamedaden7237 Doolo waa caro ogaden intay ku garaaceen ayey kaa kaxeeyeen maxaad ka badali kartaa laangaab.
Anigu wax ninkaa sayid ugu yerdhaya daarooooyee ma hayo
Issaq reerka Ugu geesisan waa sacad muuse ogaadeenka geela dhalmo badane ayay Kasoo dhaceen oo ahaa 40 kun halaad
Hhhh indho badan soo geeli sacad muuse ma ahayn? Geele soomaali kala qaado kii u badan buu ahaa. 100. 000 wuu ka badan.
@@mohamudabdi7380 indho badane wxa ka badna dhalma badane wakii abwanka cagdher ka gabyey oo ka gabyay
Geladdhacdey mee ogaden ilaa manta geladu arladu qadiladahaye alla maxa idor afaka uun kanolyahay
@@XIKMADAMAANTAina-Haji sacad muuse lo'leey bay ka dhigeen. Ma dhedig baa nin birta calaashada wax ilaashan karo. 🤣
@@mohamudabdi7380 indha badane
Waxa lagu soo Aaray geeli Aflanacay
Abwan Xayd aflow waa ka gabyay
sangub oo og ah na waa ka waramayaa
Ogaden isaaq wuu ciilay🤣
Waa barigii hagoogane isaaqu kaga dhacay ogadeen ee uu isaaqu ciil idin baday🤣🤣🤣🤣 1:57
@@bookhaxmed6583geelaa macal dhulbahanta dhacay engriisna wuu abaabulay marka 1vs1 yaa igu gaadha💪😂
Gobeysane