- 4
- 765 907
Maxamed Xassan
Приєднався 18 тра 2016
Sayid Maxamed VS Xusseen Dhiqle
Gabay sayidku kula hadlay Xusseen Dhiqle oo ahaa xoghayahiisii.
Переглядів: 27 809
Відео
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
Переглядів 383 тис.8 років тому
8 gabay soo sayidku u tiriyay beeshuu kasoo jeeday iyo 2 uu arimo kale kaga hadlay.
Sayid Maxamed VS Reer Bari
Переглядів 339 тис.8 років тому
Gabaygii: Ma duqaynay reer bari waxuu doonayuu helaye.
Allow kuu Naxariiso Sayid maxamed Cabdulle xassan wiil hoog buu ahaa wadaniyaduna ku weyn tahay Naxariisti Janno allaha kawarabsho
Allah ha unaxristo SAYID MACAMED CABDULLE XASSAN
allaha unaxariisto sayid maxamed❤❤❤
❤❤❤ illahaye janatul fardous haka wariyo ❤❤❤
Sayidka Ogaadeen wuxuu ka yidhi….. -Wax mataree Ogaadeen mindhaa kuma walaaleysto. -Waxba hadaaney ii hadhin mindhaa kuguma soo weecdo. -Waji badane waagii baryaba wax isku iidaamee. -Ninkii malabka weelka ugu shubay dacar waraabsiiyeen. -Wah wah leeye sheekada markuu wadar u sheegaayo. -Wiriiryeeya waran aan waxba tarin waabta ka adeegee. -Waddan Uma dhintee meel cidlaa waligii laafyoodee.
Wixii gaalada iyo gumeysiga daba dhilif u ah hala dhameeyo
Waxaan diin sax ah ahayn ayuu la imaaday markaa sidaa darteed ayay somali uka weecdeen
Been weynaa ninki 🤣🤣🤣 maaweelo! Dhulbanate cawaan ah buu harti kahorgeeyey. Lafo maroodi
Inan soo gaadho ayay ficnan lahayd maxaan qof badan xasuuqi lahaa ❤
Gabay ciil
Qofka daawanayah 2024😮 isoo raac
Haye 2024 bishii 11
Saydkaa gaadmo ku helay warsnagali oo hurdaa .. sii kale ugu maa adkaaan ciil waayna.
😮
Allah muxuu cabqari ahaa, DAROOD waa laandheere gob ah. Reer sharaf iyo qiima gaar ku leh halgankii Gobonimo doonka Somalia, waxyaabaha cajiibka waxaa ah sida marka ay hogaan hayaan SOMALI ugu yeelato sharaf iyo bulsha-weynta aduunka. Oo macneheedu yahay, SOMALI waxay ugu qiima badan markay dalka hogaaminayaan…I don’t know why that’s the case…?
You are speak in nonsense
Iidoor weligood ma gaalo ayey kabaha u qaadi jireen
Iidoor wagaashiyo kufriga wacad allaa u yaal Waa niman walaala ah tan iyo waaga aakhiro😂 Sayidkaa yiri
Ilaahay ha u naxariisto
Reerkayaga maalin buu 11000 ka dilay sidaa ay tahayna Soomaali isagaan ugu jeclacay alla ha xafido waan ku faanaa
😂😂
Allehayoow ina cabdulle xasan ku abaal mari wuxuu geystey muxuu ummad madhiyey ama maskaxda ka wareershey 😢😢😢😢😢😢
Gaalo uu laayay mooyee islaam waxba ma yeelin. Soo sheeg oo nala wadaag hebel iyo hebel ayuu xaqdaro ku dilay na dheh.
Halyey buu ahaa
Goood
Sababay sababay dhulbahantaa sababay
Allahayow kunaxarisa Awowgeyaga❤
Sayidka dagaalo adag ayuu Nala galay hadaan Reer Cabdille nahay
Allha ku naxrusto dheh aamin ❤😢😢❤
Sayidku mucjisuu ahaa
Awaw tuurtur ilaahay ha ku naxariisto 😢
Kkkk
Haddan kugu hanqaro mowjadad ku fahan doontaye
Salidka annagaa jebinay, waxa uu ahaa khawaarij khaniis ah oo tuug ah
Mar hadaan wadaad aayad diin ila ekeyneynin Ama aan la i odhan kareyn tani ahaan meyso 😂😂😂😂😂
Alle haw naxariisto
Allow saydkeena unaxariiso jannadana kawaraabi aamiin yaa rabi from ogaadein 🇬🇲👑
mujaahid
AUN sayid maxamed cabdulle xasan 🤲
Waxaa xusid mudan in qabaa,ilada somalidu ilaa sayidkii iyo maantay ay isku si lugaha uqabtaan cidkasta oo umada ukacda ama halgan ugasha ,
Sayid Abdul Hassan ilahi haku naxaristo
Unka dirigleniyiyo waxaan ahy dulinka
Anoo ogaden maxamed supeer ree isaaq ah ayaan sayid maxamed cabdile xasan raacsanah Lkn dhibkaa wakhtigaa keenay😭
duud yaalka cumar ugaas duunka kuma hayne, mar unbay dubada malingur duubka soo rogiye, bal dayaay danaaniga marbay deefxda soo jabine.
Dhuuxiiii reer ugaas Dhashiii raage ugaas
Allow Naxariistii jano kawaraabi sayid mxad cabdile xasan 🦁🦁🦁☝️2022.6.5. Wakhtigu isogadhey ☺️☺️long time
m.a allah alow yaa daluunkiyo dunida kasosaaro midkale amiinta ubadiya
Waa Duni 9 Tolomoge Sananka Tageene 😂😂😂🙏🏾❤️. Allow naxariis janno ku sii ☪️.
Ninyahow mxuu kawadaaa mafahmin
Hadaad ugu dhaanto iii sheeg ugaas
Allhu akbar
Maxaa khuraafaat layska xafiday oo ninkii tiriyey la aqoon Wadaadkan lagu hafrayaa. Faraska Dhoodi fardaa daraawiish ayuun buu ka mid ahaa , hadii kii gabaygiisa ku sheegaba la yidhaa hdo waa ina Carro waa aqoon daro. Hada gabay DH ah isagoo maraya oo leh waa waagii Cabaas la dili doono ee Gundagooye dhacay. taariikha ahaan waa la yaqaan xiligaas ay Daraawiishi dageen dhulkaas. Waxay dhulkaas u carareen bishii Nov 1899. Waxay daganaayeen mudo ku dhow 2 sanadood oo waxay soo laabteen 1901dii bishii April u dhici doono dagaalkii Afbakayle ama Sacmala. Isagoo jooga 1900 ayuu hadana isku qaaday gabay Jidbaale ku jirto oo la qiyaasi karo in la tiriyey 6 sanadood ka dib , dhulka laga tiriyeyna ahaa Illig. Markaasuu gabaygu weliba qasanyay oo ma Ogaadeen baa lo tiriyey?? Ma Isaaq baa lo tiriyey?? ilay Ogaadeen Afbakayle kama dagaalamine , Afbakayle iyo Fardhidin ilaa dagaalkii Eergo ama Beerrdhiga Isaaq sooc ah oo edab daro lagu doontay 1899-1901, una badan Isaaqa galbeed ayaa ciidanku ahaa oo meel kaste caga mariyey oo reerii daraawiish ku daba dhuumanyey isaaqna wax yeelay 2daas sandood si fiican intay uga aarsadeen ayay weliba xoolii oo idil na ka xayuubiyeen . ninkii dumarka iyo caruur ta laa yey oo dhulbahnate ahaana waxay ku dileen ceeldhaab agteeda oo wuxu ahaa cilmi naaleeye. Jidbaale Ogaadeen kama dagaalamin , waxa kaliya ee ogaadeen u ka sheegay waa inay Amxaarada raaceen taasna xaq bay u lahaayeen oo waa lagu kibray, hub l'aana waa lagu guumaystay.: Waxad ku garanaysaa inaanu tirinba wiilka ina Carro oo weligiiba malcaamad Af Carabi ku jiray kuna dhex dhashay Qoob Fardood * Buhoodle iyo bali sacmadeeqa iyo khuraafaadkaasi waa gacan ku rimis dhulbahnate samystay oo isku xuqa ninkan. Qoob Fardood ayuu ku dhashay weligii xir buu ahaa sida aabihii , ka dibna Berbera ayaa la geeyey isagoo kuray ah 1880s-1896 ayuu daganaa Berbera, walaashii ayaa lagu qabay meesha , oo waxa qabay ninka Ducaale Liibaan oo tarjumaan ka ahaa boostada ama karaani ka ahaa. Edadii waxa qabay Diiriye Magan isna saabka Ingiriiska ee dalkaba xukuma tarjumaan u ah ilaa waagii 1884 marku Walsh Berbera daganaa. Macalinkiisa Berbera ee axmediyada wuxu ahaa sheekh Ismaaciil isxaaq oo caan ah weligiina ahaa madaxa Axmeediya faraceeda Rashiidiya halku Sheekh Aadanka Dariiqada sheekh ahaa madaxa Axmediyada faraca Darandaawiya. Waa halkay ku soo wada koreen Berbera ninka ina Shixiri oo sheegay ilaa kuraynimadii inay is yaqaaneen ilaa waagii dagaalada , waa xili ku dhow 15 sanadood. sidu waraysiyadiisa badan ku sheegay Ina shixiri , mar 1904tii maxbuus Talyaaniga u ahaa Ingiriikana waraysteen. markii 2aad waxa weeye 1909kii Berbera waxana waraystay ninka Wingate. 1899kii ina Cabdulle Xasan wuxu ahaa 31 jir maalintu dhintayna ilaa 52 ayuu ahaa 10 ka 1856 ayay ku sheegaan oo taas iska samaystay Aw Jaamac oo 40 jir ka dhigtay waagu bilaabay hawsha jihaad ku sheega , 40 ku waa d'adii risaalada nabiga , aw jaamacna ogaan ayuu sidaas u sameeyey sidaas awgeedna 1856 ayuu dhalashadii ka dhigay marku 40 ka jiray. Taasi markay la xumaatay oo xisaabo kale shaqayn waayeena dhalashadiisa wuxu ka dhigay 1864 , 10 ayay yareeyeen, laakiin xaqiiqadu waxa weeye wuxu dhashay 1868kii oo daraawiishtii laka baxsatay xarunta oo 100 ka badan laga warystay sidaas bay ku qiyaaseen 1868. Weligii Ina Cabdulle Xasan kaydka noloshiisa , hadaladiisii, ficiladiisii, reerkiisa , qoyskiisa , inamadiisa , bil kaste wuxu sameeyey ama daraawiishi samaysay kumaan bog oo qoran weligii laguma sheegin nin gabayb yaqaan. gabayadii ugu horeeyey ee soomaali laga qoro waayadaas dagaalada waxa ugu horeeyey Kirk , oo ahaa sarkaal la dagaalama daraawiishta , gabayadii colkiisa somali waa wada qoray iyo sheekooyin.... 1907 ayuu buuga soo saaray, ina cabdulle xasan baa gabya lama hayo 1914kii ayaa hadana la qoray gabayo daraawiish iyo dadkii la dagaalamayay waxay tiriyeen, Cali Jaamac waa ku jira inu gabayaa ahaa , ina cabdulle xasan gabayaa laguma sheegin Ninka Ismaaciil Mire oo iska ahaa biig askari ah gebigiisaba Ingiriisku wuxu ka qoray 10 eri oon korka ka hayaba: Ismail Mira born 1878, Ali Gheri , a solider and a bard. intaas baa laga qoray Ismaaciil mire inu gabayana ay ku jurto..bard waa gabyaa... hadaba ninkii 1 sadar laga qorayna gabaygiisa waa la sheegay ninkii kumaan bog laga qorayna weligii gabay lagum sheegin. ilaa maalintu dhimanayay ina cabdulle xasan gabay laguma sheegin , gabaygii ugu horeeyey ee la yidhi wuu tiriyay waxa ka mid ahaa gabaygii cali jaamac haabiil qudhiisa u tiriyay ee Maxamed Waal. Gabayga canjeel " awal maanso" waa qornatay cidii tirisay wuxu aha anin habar awal ah. gabayda Xirsi Gardaro loo tiriyey xirsow waa naaqusnimo oo aw jaamac u afduubay xirsi isaaq aan jirinba iyo gabayga xirsigii candhada dheer lahaa caaqa inankiisa , gabayga walee caliyo caafimaad kuma joogtid cidhifikii buhoodle , casaawiir ama miinanle , heer inay leeyihiin , afbakayle iyo gudban waxaas oon dhan waxa tiriyey ninkii Colwad Seed. gabayda dardaaraan markii la iriyey maab noolayn ba wadaadku waxaana lagu sheegaa inu tiriyey ninka Buraale Seexde iyo gabayada 1- somali waa midaan shido 2- daboolane 3-Hawo badane rer Mahad miyaan hooyadii kudunin gabayga Faadumo Qarad waxa tiriyey nin mareexaan ah Nimanyahow gadhweyn gaalo hayga raacina geel hadaad rabtaana guryahyga kaalaya gabdhaa Ararasame iyo hartaan idinku geedaami waa gabay nin harti.. wixii Harti ba ay ku jirto Ee ubax cadaydii Hartiga oofta kaga joojay. wa ala mid nin harti ah weeye ninka tiriyey Harti nimaan aqoon ba ayidhaa hadalka qaarkiiye.. waa niman waa niman.... Gabayada ay ku jiraan magacyadiisu/naanays/diini ama isaga ka hadlaya na ku dar. darwiishkii, mahdigii, astaadkii, ikhwaankii, awgii, ina carro, 1- Hinsi iyo Habaar SWaaq ninkii huray Astaadkaa leh 2- 1918kii waxaynu haynaa war cad oo sheegaya inaanu ina cabdulle xasan weligii gabyin , gabaydana ay tirin joreen dadkiisu sidu sheegay Siciid Cawaale oo laga waraystay gabayda soomaali 1918kii , wuxu yidhi cali jaamac haabiil waxa u soo jawaabi jiray xirta wadaadka. gabayada waxa ka mid ahaa u tiriyey siciid cawaale.. gabayda daraawiishta: 1- tebiya oo sheega 2- jidka adari loo maro 3- hurale cali jaamac iyo 3 kale oon haatan xasuusan soomaaliduna aqoon oo k mid ahaa gabaydii daraawiishta e lumay, Berbera 1896 ayuu Ducaale walaashii u dhisay wiilka oo hada diinii si fiican u bartay oo dariiqadii Rashiidiya/Saalaxiya gabayda qaar baa lagu qasbay uduc aan ku jirin asal ahaan sida Halac dheere qamaan oo wada tilmaamayaa reerka ogaadeen inta u gabayda ee majeerteen/harti cagta marin karta. gabayda dinta ku lidka ah ee cayda fawaaxishka ah aan wadaad irin karin. sida gabayga Dhiimo Ciise oo u qabay dhagaxana lagu dilay gabayga sinada ah ninka tirinata ee leh: haday wasamada u guuxaysaa gacaladeediiye haday sidii goodir dhalay godilka xiistaaye haduu guskii kula jiraa Garacii Looyaane sidee ayuu garac ugu sheegi karaa abtigii Looyaan ayeydiina dhilo ugu sheegi karaa? gabayga shukaansiga ah ee Cagwadaadley oo walaashi ah oo nin la haasaawaya oo gabay jacayl ah tirinaya ayey leeyiin waa isaga , ma isaga walaashi rabay? Gabayada qaar baad jawaabta ka garanaysaa inaanu tirin ina cabdulle xasan, sida gabayga shuunkii harti. shanladii wadaadkii shagax ma siiseen dhe?? yuu la hdlayaa saw ma aha kuwii soo tiriyey gabayga oo ahaa colka ba grti. gabayga Adaa Koofilow jiitayoo dunida joogayn. kun daliil baanu u haynaa ee been fakaay runi ma gaadho.
Ilaahow gafken iyo geriden hakulminin hadana af muslim afgalo midood afka ilaha siya ninba af ilaahoow kuugu nabiyow ninba af kugu amaan maskax isdila aba isfahma isfahmka qali isyaryaren wax lagu aburay waxad aburatay figrad aad ledAhay mid lagula leyahay tee laga danbeya oo lagugu aaminaa
Aamin yaa alaah kuligen jaza kumu laahu khayran
Sayidka allh ha unaxariisto 😢💔🤲
Woow
Ok ale haw naxarisato sayid maxamad