SHAADIYO SHARAF - KUAMA ARAG - HEES SHIDAN XASUUSTII DEEQA AHMED 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 205

  • @Waawenka1
    @Waawenka1 4 роки тому +63

    Shadiya sharaf iyo saygeda alle ha isu daayo inta amiin leh igu sharfa allah hadin sharfeee 😍

  • @amirhonest4238
    @amirhonest4238 4 роки тому +136

    Allaha qatuma wanagsan nagu ofsado . Ameen 🤲 ya Allah

  • @abdullahiahmedisse
    @abdullahiahmedisse 4 роки тому +94

    Shaadiyo ayantan heeso shidan bay soo saaraysa waw keep going abaayo

    • @ahmedomer3730
      @ahmedomer3730 4 роки тому +1

      Qamar sugaanow zxp heestaadi dhaawaca ku haleelay hadaan dhayi waayo sida ugu dhakhsaha badan usoo Saar zxp iyadoo lyrics ah intaa Ka codsanay brother

    • @samahirdaahirmaxamad7282
      @samahirdaahirmaxamad7282 4 роки тому +1

      Heso hore uun sow maaha qamar waxey soo saarty

  • @abdirahmanofficial5065
    @abdirahmanofficial5065 4 роки тому +12

    mashaa allah shaadiyo.sharaf codkaaga alle haku barakeeyo inta qoraalkeyga aqrisay likta ha iga baqiilina🙏

  • @ramlacabdi4852
    @ramlacabdi4852 4 роки тому +120

    Inta ila aragtey shaadiya Shrf markey marwo noqotey iney niikadi iska deysey like

  • @nasraebraahim6424
    @nasraebraahim6424 4 роки тому +111

    Heestani intay million gaadhayso intee sugaysa 👇👇

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +42

    War team shadhiyo intee qabteen like ta igu qabta team qali ladan tartan kula jiraaye 😂😂😂

  • @abdinasirmohamed4931
    @abdinasirmohamed4931 4 роки тому +51

    Inta community aqris u soo gashey like isaar 👊👊👊👊🔥

  • @fadumoosman6192
    @fadumoosman6192 4 роки тому +8

    Masha Allah wiilkaan shaadiyo baan ku bartey wallahi ma aqoonin Allah haisku barakeeyo family da lkn naag nin waa Soo saartaa hada odaga shaadiyo can buu noqdey Masha Allah,

  • @facaiskaceli4742
    @facaiskaceli4742 4 роки тому +10

    Inta ila aragata inuu dhahaya cawo waad qurux badan tahaya like isarah

  • @jasiimaahmed4953
    @jasiimaahmed4953 4 роки тому +11

    Shaadiyo malmahan heesaha caadi maahan marwo

  • @hamdicawil7919
    @hamdicawil7919 4 роки тому +4

    Wlh waa kufrxaay lamaane shadiyaa abdiftx🌏😍💗💗🌍🌎isku waraaa abid

  • @naimoumarnaimoumar9912
    @naimoumarnaimoumar9912 4 роки тому +5

    Shadiyadayda wn kuwata ale haydin xifdiyo adiga iyo xajigagaba❤

  • @qumandarajo9353
    @qumandarajo9353 4 роки тому +9

    ayy shadiyo wa ku wata malmahan C fitah shadiyo wa no kala kicisay walle💞😍❤🤘👌

  • @queenfarxiya950
    @queenfarxiya950 3 роки тому +3

    Live long life together my caples ❤️ ❤️❤️may Allah bless you more inshaallah ❤️❤️🤲🤲

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 4 роки тому +7

    Aad iyo aad shaadiyo sharaf nice 👍 song nice 👍 voice queen 👑 gudoomiye Cabdi Fitaax talaali ku fiicnayd HEESTAAN sax aad iyo aad beautiful guys long life good enjoying aad iyo aad

  • @falishassan8195
    @falishassan8195 4 роки тому +6

    Masha Allah waliga nawat kuwadha noladha my lovely brother and sister big love idin ku ahahy

  • @abukarofficial6472
    @abukarofficial6472 4 роки тому +3

    *👌Runta*
    *ayaa ah in qofwaliba ku dhawici dono adiga keliya waa in aad kala garataa qofka u qalma iyo kan aan u qalmin🙁*
    Jaceylka ha kuro💓💓💓

  • @malihanadofficialchanel397
    @malihanadofficialchanel397 4 роки тому +33

    Shaadiyo beryahan fanaanad degen noqotay way joojisey ciyarihii hoose😂😂😂😂😂😂

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 4 роки тому +4

    IIDLE waa Ay waalan hala qaadina....... Good love family 👪

  • @maxamedwardi8099
    @maxamedwardi8099 4 роки тому +4

    Allow khaatimada khayr nogu khatin🤲🤲🤲🤲

  • @usaamemaxamuud8772
    @usaamemaxamuud8772 4 роки тому +4

    Masha allah hore usocda lamaanaha qarniga shaadiyo iyo abfifitax

  • @cedricksalaad3426
    @cedricksalaad3426 4 роки тому +5

    Shaadiyo sharaf besT Fananad ❤🔥

  • @aishayussuf8840
    @aishayussuf8840 4 роки тому +5

    Ish calaaa hees iyo cod manshllah lamanaha qarniga👌

  • @najmanur6885
    @najmanur6885 3 роки тому

    Waaw inaadertey is toosi please

  • @hayatabdi9205
    @hayatabdi9205 4 роки тому +11

    The most happiest, cutest, and lovely couple my favorite as well,
    Ever endless happiness insha Allah .💕❤️🔥🔥✨ salute🙋

  • @ayanalihassan6408
    @ayanalihassan6408 4 роки тому +1

    Wawa Best lamaane Abdi fitah iyo shadiya sharaf

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 4 роки тому +1

    Maashalaah.shadiyo.iyo.cabdifataxa.iskuwaara

  • @y2jthediscoboy872
    @y2jthediscoboy872 4 роки тому +31

    Mar tala eey kugu wareeri Aya jirto Ooo dhan aan uqaado garan weydo . Midaas ayaa iheysato please isoduceya ilahey inuu kheerka I waafajiyo .

    • @hafsadahir1707
      @hafsadahir1707 4 роки тому +2

      Duceeyso oo Allah Bari. Ogoowna dhageesiga heesaha marka Arin ka mururgeyso way kugu sii badiya an!

    • @umuabdullaahi4103
      @umuabdullaahi4103 4 роки тому +1

      Walal Allah baryadiisa badi salaadana kaasho insha'Allah way fududaan si khayr leh

    • @anisomohamed3161
      @anisomohamed3161 4 роки тому

      Allaha kadulqaado wll murugada iyo dhibka quranka aqriso kheyr inshlh

    • @jaamacabdi489
      @jaamacabdi489 4 роки тому

      Allah
      Bari rabiga mulkiga iyo maamulkaba iska leh xalku waa kaas

    • @halimoomar7529
      @halimoomar7529 4 роки тому

      Wll Istiqaareeyso.Arigku Waa kuu hagagaya inshaallah.

  • @mishtiibretion2830
    @mishtiibretion2830 4 роки тому +72

    Car hada gesitahay fur inta
    Ilaahidartiis subscribe igusar walal

  • @abdikariimcawil9904
    @abdikariimcawil9904 4 роки тому +7

    Dabadii ay luxi jirtay shadiyo markii abdifitax guursady ayaa u dambeysay

  • @goldenboy8627
    @goldenboy8627 4 роки тому +15

    Best couples in the world ❤🙏✌🎧👏

  • @hodancanshurmaxamedsuldank1053
    @hodancanshurmaxamedsuldank1053 4 роки тому +1

    M.sha.allh.walasheen shadiya horay usuco qaalideena

  • @muniirali1392
    @muniirali1392 4 роки тому +2

    laamanaha qarniga alle haidin dhowro shadiya and abdifatah cadow alle haidin ka ilaaliyo

  • @ayuuphabib912
    @ayuuphabib912 4 роки тому +5

    Shaaadiyo Apdullahi Apukar🔥❤

  • @xafsoxubi1003
    @xafsoxubi1003 4 роки тому +2

    M a nin rag ah igadeh markistaa xaskisaa wu garab taganahay sas kusoco A F

  • @nasramayowali448
    @nasramayowali448 4 роки тому +1

    Maxan ku jclhy shadiyo sharaf 🥰❤💋

  • @maaweelochannel6434
    @maaweelochannel6434 4 роки тому +58

    Waa walaalkiin soomaaliyeed hadii qoraalkeygaan idin soo gaaro fadlan subscribe iisaara sidoo kale like igu sharfa allaha idin sharfee🙌❤👏😍👌. Mahadsanidiin

  • @awalemohamedelmi54
    @awalemohamedelmi54 4 роки тому +2

    Deeqa ahmed cawale deeqa heegan allah yarhamah fanaanad qaran❤️❤️🔥🔥

  • @abdullahiibrahim1555
    @abdullahiibrahim1555 4 роки тому

    I like how Abdifatah is dancing,,, shadiyo sharaf u r so waaaw luv u

  • @samsamomar6937
    @samsamomar6937 Рік тому +1

    Heestan wanjecelahay

  • @zuuzuu4072
    @zuuzuu4072 4 роки тому +1

    Ani cabdi gitah ma aqonin wlhi shaadiyo ku barty cabdigitah nolosha idinma xumeso 💉🥀🌹

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 4 роки тому +2

    Mash allah masha allah beautiful song. Keep going my favorite singer.

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 3 роки тому

    Abdifatah iyo Shadiyo sharaf Isku waara ❤️❤️❤️

  • @foos7330
    @foos7330 4 роки тому +2

    Asc asxaabta maasha alah jaceyl daacad ilaahey ha idiin barakeyo 💕👌🙋‍♀️

  • @fabrigasdufff9295
    @fabrigasdufff9295 3 роки тому

    Hesixii Deeqa Ahmed 2003 wayo iyo waqti tageey

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 роки тому +4

    Qofta heestii waba kala kiciisee see cml war like ta ii taabto

  • @najmanur6885
    @najmanur6885 3 роки тому

    Mccn shadiiyo fadlan dhulka dhan ha fiirin hana is goodin garbahana ha isku keeniin is toosi iana adeer

  • @safiyoxuseen8678
    @safiyoxuseen8678 4 роки тому +2

    Boqoradii cabdifitaax 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @miskishvlogs8219
    @miskishvlogs8219 4 роки тому +6

    ManshaAllah love this couples. ❤❣❣❣❣

  • @sacdia-xabeb
    @sacdia-xabeb 4 роки тому +16

    Waxan kamid ahay doctorska da'dayar ee hada so koray subscribe ii saraa dhirigalin ayey ii tahee Alle haidin sharfo aduun iyo akhirobo inta commentkeygaa aqrineyso 🙏

  • @sadaibrahimahmed3510
    @sadaibrahimahmed3510 4 роки тому +2

    Mansha allaah hore u soco shaadiyo

  • @tocakitty1726
    @tocakitty1726 4 роки тому +4

    Mansh Allah hunno 😍😘😘😘❤️👌

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 4 роки тому +1

    Heesta deeqa ahmad maleh iska saxa waaxaa hore u qaaday heestan ubax daahir ubax fahmo

    • @ufakirsiqurxooon6937
      @ufakirsiqurxooon6937 4 роки тому +2

      Ubax fahmo markas fanka kuma jirin heeestan soo baxeysay sorry wrong history heysaaa

  • @khadijaahmed2226
    @khadijaahmed2226 4 роки тому +6

    Riya wlbo marbey rumowda mitkan dunida kala so xushay rabi hana mideyo

  • @farxiyocabdulahi3287
    @farxiyocabdulahi3287 4 роки тому

    Wwww masha alaah afkaga caano iyo malab lagu qabay

  • @aazisshire7541
    @aazisshire7541 4 роки тому +1

    Meesheedii dhigty 😉😉😉

  • @jamilanoor8638
    @jamilanoor8638 3 роки тому

    Manshallaah farxad kuwara ❣️❣️

  • @najuubby216
    @najuubby216 4 роки тому +1

    keep going mashaallah nice so funny whiiiìiiii shadiyo sharaf

  • @ahmexgeele5548
    @ahmexgeele5548 4 роки тому +4

    Shaadiya she is soo funny 😄

  • @rahayfarah5388
    @rahayfarah5388 4 роки тому

    M.a walashey mcn nolal fcn kunolada weligin

  • @najmamahamod8552
    @najmamahamod8552 4 роки тому +1

    Mashallah illahaw ala idin cayumin

  • @fahimafaarah4412
    @fahimafaarah4412 4 роки тому +4

    Djibouti heesti Kaltoun bacado

  • @safiyosalemamaxamed3657
    @safiyosalemamaxamed3657 4 роки тому +1

    Ma shalaha shadiyo hees mac soosarti

  • @Maria_farah
    @Maria_farah 4 роки тому +1

    Wiilasha Somali way ku qurxon yihiin sute ke emay ku labistan wa image sidi dulufka u la iste❤

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 роки тому +1

    Arin maxaan ka yeelnaa adaa og sidaad ka yeeli addunyo sabar lagu dhaqaa taasan kugu biirin

  • @abdirahmanmohahanshi5770
    @abdirahmanmohahanshi5770 4 роки тому +1

    Www mzha alalah inaba caadi maaha

  • @queennaciima143
    @queennaciima143 4 роки тому +11

    wllheyga qaligaa waxaa niiga codsanaya inaa subscribe isartaan wa codsi wax yar aya iga dhiman igu cawiya

  • @hamdaabdi2631
    @hamdaabdi2631 4 роки тому +1

    Mnsha alllllah ish calaaaa sowat

  • @Khadarmali
    @Khadarmali 4 роки тому

    Xasuustii fanaanadii shamso

  • @iniidmediachannel2660
    @iniidmediachannel2660 4 роки тому

    Plz igu soo darso adigoo mahadsan wll

  • @samiramohamed4459
    @samiramohamed4459 4 роки тому +3

    Best Couples ❤️❣️ iskuwara waligna big love 💓

  • @malyuuncumar3124
    @malyuuncumar3124 4 роки тому +1

    Mash Allah wll

  • @ilovesomali7412
    @ilovesomali7412 4 роки тому

    Shaadiyo sharaf ilaasho ninkaaga

  • @munomoha7656
    @munomoha7656 4 роки тому

    Axsan hees 👌👌😍😍

  • @shacban19
    @shacban19 4 роки тому +1

    M.a shadiyo sharaf isku waara

  • @abdirashidhared5186
    @abdirashidhared5186 4 роки тому +2

    Thanks so much for

  • @ardoolow2482
    @ardoolow2482 4 роки тому +1

    Mansha Allah lamana qurux badan

  • @alfanaanboqorcaaqil5218
    @alfanaanboqorcaaqil5218 4 роки тому

    Waaw shadiyo sharaf

  • @subeela1438
    @subeela1438 4 роки тому +3

    Naag ba nin is dhaafisa waa dhab

  • @layloibraahin715
    @layloibraahin715 4 роки тому +4

    0:17 xasan laki bidaaar live u jedaa 😂😂

  • @nasirhussein1485
    @nasirhussein1485 4 роки тому

    waadkabahsate dumashi ......lughata rer kenyata wahan dahna uko sawa

  • @hibocabdullaahiofficial8935
    @hibocabdullaahiofficial8935 4 роки тому

    Wwwwwww ishcala cood

  • @c.casiisgureey8752
    @c.casiisgureey8752 4 роки тому +1

    Waa xsuus heestaaan

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra1884 4 роки тому +3

    Mdr shadiyo wlhi hesta waad bahdishay

  • @maxameddagaal6772
    @maxameddagaal6772 4 роки тому +1

    Lamaane shidane iga dheh

  • @boskoolotuuoloyare5018
    @boskoolotuuoloyare5018 4 роки тому

    Saas waye ifka adiga oo nool kaa oodi maye arin maxaan kayeelna

  • @fatximaxamuud8024
    @fatximaxamuud8024 4 роки тому

    Noolada walaalahey

  • @cabdiqanimuuse4137
    @cabdiqanimuuse4137 4 роки тому +1

    Wax kale

  • @amran57
    @amran57 4 роки тому +1

    Shaadiyo sharaf ❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋

  • @naimaabdilahi4900
    @naimaabdilahi4900 3 роки тому

    Masha Allah

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 роки тому +7

    @3:18
    Siduu c fitaax u fiirinayo markay jaasayso
    Yaa wax ila arkay

    • @khadanhaashi3315
      @khadanhaashi3315 4 роки тому

      Iney ciyaareheedii hore bilawdo ayuu ka ilaalinayaa si ayna isku ilaabin kkkkkkkkkkk

    • @saamqurux2062
      @saamqurux2062 4 роки тому

      @@khadanhaashi3315 ma adaa og

  • @queennajma5663
    @queennajma5663 4 роки тому +1

    My fv couple ❤️❤️

  • @badrixalfo1396
    @badrixalfo1396 4 роки тому

    Abaayo waa kurabaa

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 4 роки тому

    Eesh calaa hees

  • @abdirisaqbbr319
    @abdirisaqbbr319 4 роки тому

    Heesta waye shidantahye

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 роки тому

    Sharaf cabdifataax yare

  • @prunofernandez4650
    @prunofernandez4650 4 роки тому +1

    wow fv couple lov dem

    • @aniisaaragsan9153
      @aniisaaragsan9153 4 роки тому

      Maxa abdifatax shadiyo gadashed il kuur ku firinosa be 3:18

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 роки тому

    Shidiya caato ilaaha uhagargaaray

  • @mohamedadhan2455
    @mohamedadhan2455 4 роки тому

    Ma rule model shadiyo