Burburinta Daarusalaam ee Abgaal By Dahir Alasow

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024
  • Video from King Dahir Alasow
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 68

  • @libaanpuntlander6341
    @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

    Muqdisho waa caasimada umada somaliyeed cid kasto oo qurxineesa waa in la taageera si aan ula tartamno aduumaad ka kaleh caasimada hooda meesha jowhar ma ahan waa Muqdisho qof kasto oo somali ah baa dhisan kadha lama kala xigo

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 29 днів тому

    Daahiroow odaygii xasan sh waa cabaaday maanta ciida wuxuu yiri baraha bulshada idaaya

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 Місяць тому

    Odey HASSAN muxu leyahay Dahirow

  • @maryamfarahw9773
    @maryamfarahw9773 Місяць тому +1

    Wan runta 👍👍🤩🤩

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Місяць тому +1

    dahir.Alasow.waa geesi. Waruntaa ❤❤❤❤❤❤

    • @abdulqadirali5419
      @abdulqadirali5419 Місяць тому +1

      Dhulka adiga malihid sarta ayaad leedahay magaceyga inaad badashona magaarin

    • @gilillo5185
      @gilillo5185 Місяць тому +1

      Ceel Rati-weyne waa goof Abgaal, martida TikTokga ka aflagaadoota cashar ku filan was la siiyay.

    • @XaamudXaamud-mv4pt
      @XaamudXaamud-mv4pt Місяць тому

      Dhaahiroow mashalay baa saxsaneed masahada aankuxasuusiyee marka aad dhaheesay HORMUUD waxee boobaysaa dhulkii masaakiinta waxee xoog 90 boos uga qaadatay maxaamad cabdulaahi kawagaab waxee iskudirtay dad walaala ah ooisladaganaay isladhashay oolayiraahdo cabdule galmaax iyo bariise mataan si ee ula wareegto dhulka cabdule galmaax waana lawareegtay umada soomaaliyeed hantideedi beelawareegtay waana kugumaadee hadaa malabki iyo yaayadiihataa iida bee kaganacsaneeso umada waxba umareebin mamugaas baa sax saneed masa hada baa sax san tahay

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Caasimada umada somaliyeed cid kasto oo qurxineesa waanu taageereena si aan ula tartamno aduunka kaleh meesha tani ma ahan jowhar waa caasimada somaliya Muqdisho kala barta qof kasto oo somali ah baa dhisan kara lama kala xigo

  • @rahoroble3224
    @rahoroble3224 Місяць тому

    Cabtow

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    SOMALIA DOWLAD KAMA DANBEYN SIYAAD BARE

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih Місяць тому +2

    Macsileey dheer cad ayaa ku dhashay ma hooyadaa ayaa leh Rati Weeyne dhulka raga baa leh madaxaa lagaa jaraa macsileey dheer cad ayaa ku dhashay Dhul Galmaax Yoonis adiga oo saar u ahaay ka hadli kartit

    • @Maria28832
      @Maria28832 Місяць тому

      Warya ma hg madaxa ka jari mareykan ka adgaaney adiga nacas hawiyeh ah abgaale

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih Місяць тому +1

      @@Maria28832 cunug yar caano nuug ah ayaa tahay bahalkaan candhaha weeyn ah beenta oo idiin sheego ku seexdo hadal badan wax ma taro rag is yaqaano nahay faan lama rabee shalay sida ukala cararteeyn Somali oo dhan idiin jeeday America la dagaalnay caqli ibnu aadamka diidaayo hadaad wax isku heeysaan rag ayaa idin hor taagan iska dhici faanka social media iyo runta meesha taalo cid walbo waa ogtahay walaahi tutsi cml hadii la idin xasuuqo waayo Abgaal Cismaan kama dhalan laangaab adoomo iyaga ahaay aan soo xureeyay aniga horteeyda kama hadli karaan.

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Xamar waa caasimada dalka somaliya lama kala laho cid kasto oo somali ah baa xaq u leh in ay dhisato xamar ma waxaad mooday jowhar

  • @ustaadilyas
    @ustaadilyas Місяць тому

    ABGAAL XAAFADA DAARUSALAAM
    MITIR KUBO XITAA KUMA LAHA GOOFAFKOODII WAA SARIFTEEN
    TANU WAA DULMI EY XASAN
    SHIIKH IYO MADAALE LA OG YIHIIN
    BANAAN BAX BUUQ LEH BEERTA

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Wax goof abgaal la yidhahdo majidho wixii caasimada qurxinaya waanu taageereena si aan aduunka kaleh ula tartamno

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому +1

    SHACABKA DARA SALAAM HA ISKA DIFACAAN DAMERAHA

    • @AbaganaYabaroow-nf4qk
      @AbaganaYabaroow-nf4qk Місяць тому

      Dameerka fanjartiisa walee ma'araGtid futada yuusan fanjarta kaa Gelin.

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Місяць тому

      Wallee dameeruhu dilkii waa u xiiseen 😂😂
      Alximaru laa yasrariixo ilaa bicasa😂

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +2

      Muqdisho waa caasimada umada somaliyeed cid kasto oo qurxineesa waanu taageereena si aan aduunka ula tartamno wax goof abgaal layidhahdo majidho meeshu ma ahan jowhar ee waa caasimada somaliya Muqdisho qof kasto baa qurxin kadha oo somali ah

  • @yabbturb-b3
    @yabbturb-b3 Місяць тому

    Sax waa runt ❤❤

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    DAMERAHAAN GUBAYA HANTIDA WA AL SHABAAB WEXEY RABAAN BAAD WA TUUGO HA LEYSKA DHICIYO

  • @user-rp6zo7zi2h
    @user-rp6zo7zi2h Місяць тому

    Xarankaan afka uraayo umada ayuu isku diryaa

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому

    Habiqleeyso dabeesha geedah u ma luxdo in ay naashah cadho calasee cayaar siiso

  • @XaamudXaamud-mv4pt
    @XaamudXaamud-mv4pt Місяць тому

    ‏d

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z Місяць тому

    Waafoqmo looma gargaaro lamagarabsado

  • @seinabm4750
    @seinabm4750 Місяць тому

    War sideed ufakartaan waayo dhul laguu qurxiyay oo laguu dhisay ood lacag dhaafsiisatay sidee u gubtay DOQONOW.

  • @umutam-ew9qq
    @umutam-ew9qq Місяць тому

    dahir haba iska dhib badnaaade lkn qadiyada hg waa difaacana

  • @batulabilan983
    @batulabilan983 Місяць тому

    Adigu arintaan dowlada ayey u taal adigu maxaa ku dhex gelshay shaley adigaa aflagaadeynayey ina Jimcaale hadana waxaad iska dhigee Abgaal iaad ka xiktid niyahow xisho.

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

    Abgaal dameeraale waa KIBIRKAAS BIROGA!
    Waxa laga cel-celinaayo wa QIXII 1992, markii CALI NAFTO, XUSEEN X. BOOD, KADARE iyo Imaamka dhammaantood HAL DOON ku baxsadeen.
    Dhashii JANANKA waa diyaar, reer dameeeraaloow

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r Місяць тому

    Ninka rabto so dir candho dhasho dhulka yaa leh yaad ka boobteen waa maxay dhalan roga aad noola timideen magaca abkeen baa ah RATI WEYNE CIDA RABTO WEYDI MATAAN CABDULE AYA ISKA ADNA WAD OGTAHAY INEY DHACEEN AXMED NUUR JIMCALE TUGADISI BALSE DHULKENA BEEC MAAHA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ I LOVE RATI WEYNE MAGACA ABKEEY LA TIRI MAAYO DHULKAAS ASAA LAHAA DURIYADIISIINA LA DUUDSIIN MAAYO TUUGO ANAKAA ISKA CELINEYNO DOWLAD FARMAJE BAA IGU DHACDEENE SI UU ISKUGU DIRO DADKA BALSE XAQU WAA DILAACAA WALAL I DHACAYO WAXEYGA IGU DILAYANA WALAL MAHA ❤❤❤❤

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Horta hadaad abgaal tihiin kala barta Jowhar iyo xamar xamar qofkasto oo somali ah baa leh ileen waa caasimada somaliya waad ku qaldan tihiin inaad tidhahdaan unuka leh xamar qofkasto somali u dhashay baa xaq u leh magaca loo bixiyay waa magac wanaagsan meeshu adeer jowhar ma ahan waa Muqdisho caasimada umada somaliyeed

  • @yuusufcali9705
    @yuusufcali9705 Місяць тому +1

    Habargidir maxaa ka galay guriceel dhuusamareeb ma ahan ceel qooxlana ma ahan

    • @Alexialiiban1780
      @Alexialiiban1780 Місяць тому +1

      Xoog Banu ku jogna kalay inaga kexee candhooy😂😂

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Xamar waa caasimad somali oo dhan bay ka dhaxeesa cid kasto oo somali ah baa dhisaneeso wax lakala leeyahay majidho wax unuka leh la yidhahdo majidho

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 Місяць тому

    😐😐😐😐

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    DADKAN GUBAYA HANTIDA WA DAMEERO AQLI DAMEERA O CUNA HILIBKA DAMEERKA O CABA CANAHA DAMEERKA

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih Місяць тому

      Dameerka u tag hee hadaad awood leedahay madaxa la idinka wada jaraa macsileey dheer cad ayaa idin dhashay dhulkiina dhista Goofkaan rag baa leh

  • @mahadxusen9641
    @mahadxusen9641 Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @ciiseibrahim6888
    @ciiseibrahim6888 Місяць тому +5

    Hadii magac labedelikaro somalida America degtay ayaa magacyada meelaha ladejiyey bedeli lahayd degmada magaceedu Rati Weyne ninkii aan rabina wuu iska guurikaraa

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

      Yaa? Arreey XAA TIRI?
      Rati weeyne Mise waa Dameera-weeyne?
      Nabadeey.
      Maakaal iyo macsaro.
      Kabad iyo Liijaan.
      Jac, naq.

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr Місяць тому

      Fuck darsalam ratiweyne sax ah

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Bombay baa la odhan jidhay hada waa Mumbai cid kasto oo caasimada somaliya qurxineesa waanu taageereena si aan aduunka ula tartamno xamar qof kasto oo somali ah baa dhisan kara meeshu jowhar ma ahan waa Muqdisho caasimada umada somaliyeed kala baro

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

      @@libaanpuntlander6341
      Dhulkaas badankiisa DARU-SALAAM waxa ay ka gadatay Murusase, Abgaal waxaa wada waa KIBIR.
      Lkn, waxaa laga celcelinayaa QIXII 1992 markii CALI NAFTO (Qoryagaygii Cadaay), Xuseen X. Bood, Kadare iyo imaamka dhammaantood HAL DOON ku wada baxsadeen, markii JANANKA CISILEEY ka qudbeeyay.
      Nabadeey.
      Maakaal iyo Macsaro.
      Kabad iyo Liijaan.
      Xash-sha!
      Jac, naq.
      Wixii lagu dhalay ma dhaafi karaan!

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    YURUB DHULKA AN KA GATEY O KA DHISEY DABAQYO IYO GURYO BADAN O JID MARO WAXABA LEYGU SIIYEY BILAD SAN XAFADAS U QURXIEY

  • @AadamMaxamed-kd5ml
    @AadamMaxamed-kd5ml Місяць тому

    Shalay mataan cabdule ayaad taagrereeysaye.seey wax kaayihiin

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Muqdisho qabiil iska leh majidho waa caasimada umada somaliyeed cid kasto oo caasimada qurxineesa waanu taageereena si aan aduunka kaleh caasimadooda ula tartamno meeshu adeer jowhar ma ahan waa Muqdisho

  • @gilillo5185
    @gilillo5185 Місяць тому +3

    Waa goof Abgaal meeshana was ( Ceel Rati-weyne) wax daaraslaan la dhaho majiro

    • @bandhiga-tv-films
      @bandhiga-tv-films Місяць тому +1

      😂 cawaanyahay dameerlayda amus

    • @NuurAxmed-xv4vr
      @NuurAxmed-xv4vr Місяць тому

      Cell ratiweyna wan aqana

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Goof abgaal ma ahane waa goof somali oo idil ka dhaxeeso ileen waa caasimada umada somaliyeed cid kasto oo somali ah baa dhisan kara anigu waan taageer sanahay cidii caasimada qurxineesa si aan aduunka kaleh ula tartamno 👍🏼

  • @user-ic6em1nv5z
    @user-ic6em1nv5z Місяць тому

    Faahirpw.hg ilaahow awpodppda usoo celi dowonha gargaarsan hanau gargaaron

  • @abdialifarah4173
    @abdialifarah4173 Місяць тому +2

    Hormuud miyaan ahayn shirkad saamigeeda ugu sareeya ay leeyihiin laba axmed ma waad noo soo rartay waa hanti habargidir okay hadii laga tago axmed sucuudi duduble xaa kaa quseeya adiga sheekhaal iyo abgaal baad u simantahaye

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Місяць тому

    WA WAX LAGA XUMADO IN DAMEERO EY GUBAAN HANTI DAD LEYAHEY

  • @WarisAhmed-gk2rc
    @WarisAhmed-gk2rc Місяць тому

    Hawiy. foolxumo. Badan isma xuukume. Kareen. Aaway. Dowldii. Xamar kam tilin karto. Yeey. U talineysa 🤣🤣🤣🤣

  • @soowe166
    @soowe166 Місяць тому

    Dahir you are crazy brother can please stop talking about khabel please grow up man

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 Місяць тому

    Wa la xooge e lama gadan xog ba lagu qate sxb cadentana UA-cam ke ku jirta e ka bar

    • @Zurich527
      @Zurich527 Місяць тому +1

      Waa kibreene xabbad fabada ha laga galiyo

    • @libaanpuntlander6341
      @libaanpuntlander6341 Місяць тому +1

      Caasimada umada somaliyeed waa la qurxinayaa si aan aduunka kaleh ula tartamno xamar qof kasto oo somali ah baa dhisan kara lama kala xigo meeshu ma ahan jowhar ee waa Muqdisho

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Місяць тому

    Dahirow waxaad sheegaysid oo dhan. Waxaa iska leh.Ismacil D jabuuti

  • @LibanQabri-ol8it
    @LibanQabri-ol8it Місяць тому

    Hormuud milkiilaha 2aaddd waa AB ee ogsoonoow

  • @MohaAfrah
    @MohaAfrah Місяць тому

    Ahalu naar ayan ahay

  • @Abubakarqasin
    @Abubakarqasin Місяць тому

    Hormuud sowtaa shalay ku dhaganeed oo aad lafaha kala dagaalameysay

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 Місяць тому

    Niyow adi aqligaga maba shaqeyo miyana hormud dhugkas matan cabdule ka xooogen waliba toooos be u xogen 3 sano e ooyayen rerkas cidna wax uma qaban

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Місяць тому

    Habigleyso dofar alasow inu oyo syu taganyahy 😂😅

  • @abdullahiabdi1332
    @abdullahiabdi1332 Місяць тому

    Habar gidir waxey badbodaba xasan culusow loheley 😂