MUQDISHO YAA LEH & PROF YAXYE CAAMIR:-"Xildhibaanadii Dab-damiska tagay ee yiri Shacabka hadii...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • MUQDISHO YAA LEH & PROF YAXYE CAAMIR:-"Xildhibaanadii Dab-damiska tagay ee yiri Shacabka hadii la taabto dagaal ayaan galeynaa,maxaa loo soo xiri waayay? Wareysi Prof Yaxye Caamir.

КОМЕНТАРІ • 167

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 2 місяці тому +6

    Muqdisho cidda leh waxaad ka garan kartaan qofka xukuma maamulka idinku filan..marna yaa laysku dayin dadka deegaanka i la inkiro waa qatar

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 місяці тому +13

    Ummad prof. Keedu sidan yahay oo mangaabninadu herrkan gartay
    Sidee jaahilkedu noqon karaa?!

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 2 місяці тому +5

      Maxoow haleeyey wax runa ayuu kahadlay

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 2 місяці тому +1

      Baldayooy kusiga plastic ah ayuufadhiyaa😂 hadana waa ciyayaa Sida dameerka😊
      Belo! Dameer Dawlo noqon waa!

    • @user-kw4fr6zg1d
      @user-kw4fr6zg1d 2 місяці тому

      @@saybahmed1504 waxoow haleeyeey att barafosooroow xaal qaado

    • @user-de6lm4wn9c
      @user-de6lm4wn9c 2 місяці тому +2

      adigoo qax ku yimid maa rabtaa inuu dhul kuu sharciyeeyo? runta waa xanuun

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 2 місяці тому

      Xamar cidii loogu yimid ayadoo loo ogoleeyn Cayaarihii ayaa idinku mara kacay anniga ma aqaan waxaan iraahdo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 2 місяці тому +6

    ilahay haunaxariist jalle maxamed siyad

    • @MohamedAli-tu4so
      @MohamedAli-tu4so 2 місяці тому

      Cali Mahdi Alle unaxariisto

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 місяці тому

      @@MohamedAli-tu4so viva guul Ethiopia

    • @hassansomali4014
      @hassansomali4014 2 місяці тому +2

      SIYAAD BARRE waa ninkii wasaqeeyay Soomali oo dhan waxa uu ka danbeeyay in ay sidaan noqdaan oo qabiil un lagu doodo federaalna la jeclaado, Xamar ayaan ku dhAshay ku koray kuna ilma dhalay sida maanta dalku yahay waa raad uu uga tagay AF-WEYNE

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 місяці тому

      @@hassansomali4014 adoontii Xabashidu waa kuwii wasaqeeyay Soomali oo dhan waxa uu ka danbeeyay in ay sidaan noqdaan oo qabiil un lagu doodo federaalna la jeclaado,

    • @AbdiXafid-ur6he
      @AbdiXafid-ur6he 2 місяці тому

      ​@@hassansomali4014ma ahaan e waxa u sabab ah jabhadahi burburyay dowlada wyo marki ay burburte waxa ay ahed in ay dowlad disan oy isku tashadaaa kwrn

  • @saybahmed1504
    @saybahmed1504 2 місяці тому +2

    Professor Yaxye Big respect ❤️💯❤️❤️🇸🇴

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 місяці тому

    Well done Prof yaxye guuleyso mudane ❤❤❤

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому +4

    Ninkaan waanjeclahay goormaa iigudanbeeysay qofsaan reer magaal uh maasha allaah

    • @macalindaud-daruiman
      @macalindaud-daruiman 2 місяці тому

      Haa ninkaan si cilmiyeysan ayuu u hadlaa waliba waxaa muuqda xog ogaalnimo inuu u hadlaayo alle hanoo xifdiyo waa ragaan raga la rabo in loo magacaabo jego mise xafiis dawlaaeed

  • @aydorosduran808
    @aydorosduran808 2 місяці тому +1

    Yaxley is great man

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 2 місяці тому

    Aniga aabaheey Allaah ha u naxariistee waagii dowladii maxamed siyaad bare Allaah ha naxariistee deegaan uu u dhalin ayuu ka ahaa maareeye waayo aqoontiisa ayaa geeysay

  • @bravaboy441
    @bravaboy441 2 місяці тому +6

    Professor asagoo ka yimid Masagawaay iyo ceeldheer ku leeyahay xamar aan leeyahay

    • @FaGaare-Media1
      @FaGaare-Media1 2 місяці тому

      War iska hadal loma hadlo rabi kacabso

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +1

    Dadka qaarkiis wax badsi ayay Rabaan ee Illaah iimaanka ha u sugo Inshaa Allaah

  • @malaboa591
    @malaboa591 2 місяці тому +1

    Dadka xaqooda in la duudsiiyo la rabo iyo boob ayay Soomaalida la degi la’ dahay, horaa loo yiri derisnimo iyo xaq dhoowr Mudulood ugu imoow. Mudulood maanta waa soo heestay oo dadka ay soo degsadeen ineey abaal iyo xaqdhoowr laheeyn ayay arkeen

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 місяці тому

    Muqdisho Soomaali baa leh, haddiise cid ku yeelato xal ama xoog waa in la helaa caasimad aan cid gaar ah lahayn. (Aragti)

  • @user-mg8er6id5q
    @user-mg8er6id5q 2 місяці тому

    Yaxyoow waxaad uhadashay sidii 50 sano kahor loo dhaqmi jiray "goormaa laga tagay warkaas" Aduunyadii horey usocotay ee dib hanoocelin.

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 2 місяці тому

    Heerka FEDERALKU nagaarsiiyay weeyaan.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 місяці тому +1

    Ma aha in la xaqiro dadka xamar loogu imaaday waana ku saxa yhy profka.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Profesorka waa iga qosliyey,laamiga make up ka ,magac cusub waaye thanks Profesor

  • @NuurAxmed-xv4vr
    @NuurAxmed-xv4vr 2 місяці тому +1

    Abgaal leh

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 2 місяці тому +6

    Mogadishu hadii reer yeesho caasimada ummada soomaliyeed ma ahaan doonto.
    Meel cidlaa ma xaar xaaranaa soomaliyey is maqal ma jiraa

    • @MohamedAli-tu4so
      @MohamedAli-tu4so 2 місяці тому +1

      Muqdisho Muddulood ayaa leh hadaba guur sxb

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 2 місяці тому

      @@MohamedAli-tu4so Dadkaan runta ayaa dhibeyso marki ayaga deegaanadooda sheeganayaan waa happy marki mudulood uu sheegto deegaankiisa Caasimad waaye see reer u yeeshaa ayeey ku qeylinaayaan Before Caasimada Goofkaan Raggi ilaahay ku abuuray aaway marka waala idinka xishoodee idinlagama baqin Maxamed Runtaa u sheegtay wlh qofki Goofkeena noogu yimid hadaba ha guuro

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому +1

      @@MohamedAli-tu4so
      Adiga iyo mudulood iyo hoyadin malahan dhulli qabyaladeysan baad tahay iska Aamus Nacas

    • @user-zd2yy2ej7c
      @user-zd2yy2ej7c 2 місяці тому +1

      Pro waxyar i'amahi dhagahaga mataqanaa casimada 2bad ee somali waa hargeesa mataqanaa reerka leh isaaq ok casimada 3da ee somali waa kismayo yaleh wataqan ok garawe yaleh wataqan ok maxasusataa farmajo markodhahaye qof walbo tuladisa buu ulabanayaa

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 2 місяці тому

    Mogadisho waa caasimada dalka,cid gaar u lehi ma jirto, degaanada ku hareeraysan dabcan qabiil baa degen taasi ceebmaaha. laakiin caasimada cid gaar u lehi ma jirto ee wa magaalo madaxdii dalka waa loo siman yahay.

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 2 місяці тому +1

    Yaxye caamir prfs gessi Aan gamban ina aderkey

  • @83587
    @83587 2 місяці тому +5

    Muqdisho waa caasimad ay Soomaali leedahay waxaana leh qofkii degan.

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 2 місяці тому +1

      Xamar waa Degi kartaa laakiin ha sheegan

    • @83587
      @83587 2 місяці тому

      Maxan u sheegan waa yey xaq ban u leeyahaye oo canshuur ban bixiyaa adne wa bixisaa waana u simannahay inta ay caasimad tahay

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 2 місяці тому

      Canshuur waa dhiibi kartaa lahaansho warkeeda daay diiniyan iyo qaanuun magaalo aadan laheyn waa degay canshuurna waa dhiibaa makulahaan kartid goofleey marnaba lamid ma ahaan kartid . Taariiqda Xamar meel ay kadhacday oo kale majirto ​@83587

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому

      @@Ghedi1965
      Jaahil qabyaladeysan baad tahay muqdhisho waa caasimad umadda soamaliyeed adiga iyo mooriyanta sheeganiya malihidin fidnada jooji dhulli balwadeyste tahay

    • @Ghedi1965
      @Ghedi1965 2 місяці тому +1

      Qof wax isku og macaytamo ee hadaad xaniinyo leedahay ii sheeg meel aan kululano ee arag cida aan ahay

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 2 місяці тому

    Qori caaradiis buu professor ku noqday, jaamacadii soomaliyeed buu ku habsaday.

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 2 місяці тому +2

    Waa waalan yihiin laba dooda ba Muqdisha yaaleh ? Qofkii jecel ayaa leh

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 2 місяці тому +1

    Professor nuucaan u hadlaaya somalia laga helaa
    Hooyadaa yaa iska leh ku dhahay
    Hooyo ma alaabaa marka la yeelanaayo yaab wlh

  • @armaanofficial7001
    @armaanofficial7001 2 місяці тому

    Mudulood baa leh hg indhabadeeg ayey wadataa from duriyada

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 2 місяці тому +1

    Abgaal baa leh

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 місяці тому +7

    Muqdisho waxaa leh banaadiri iyo shaashi ama cadcad

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 місяці тому

      sax 👍

    • @hodanabdi580
      @hodanabdi580 2 місяці тому

      Banaaadir ma adaa siiyay?? Mudulood ayaad u quurin lkn Alx ilaahay anaguu nagu abuuray CIILAN

    • @mohamedshardi6198
      @mohamedshardi6198 2 місяці тому

      Goof miyaa xamar 😂

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 2 місяці тому +1

    Goofleey aan Abgaal ama Wadaan aheyn keena oo dhul laga qaatay?
    Marnaba idinka yeeli meyno Xamar Soomaali ayeey Ka dhaxeysaa

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 місяці тому +1

    Prof ii waydii xaq ma loogu leeyahay muwaadin canshuur bixiye in maalin walbo waraaqo aan canshuurt sharciga aheen la yiraah lacag ku bixya sida jid dhisyana ama faydhowar la suubina ama baraamijayo kale haddii aan iraah waa sharci daro in degamada la isaga kaa xirayo oo qareen io maxkamad midana laguu ogaleeyan. Wax caafimad io waxbarsho caruurten loo fidiyo daaye maalin walbo baadan wax sharci oo looga badbaadi karo ma jirta.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Muqdisho reer xamarka cad cad iyo abgaal iyo murarsade ayaa leh

  • @user-kw4fr6zg1d
    @user-kw4fr6zg1d 2 місяці тому +1

    Waa ceeb in barafasooor iyo waxan lays daba dhigo alla haydinka cafiyo mutaclumkiina ayaa noocaa jaahilkiinuna see yahay

  • @abdullabdhu3853
    @abdullabdhu3853 2 місяці тому

    Wuxuu yiti "nin kale iguma xukumi karo" Xasan Abshir Faarax Ayaa guddoomiye banadir kanoqday kanadifiyey Xaarkii Dameerihii Yaxye Caamir aabihiis 😆 Xasan Abshir maxaad ugu Oran Wayday, Aryaa habirtaa aa lawada leyahay? Profesor Yaxye Camirow

  • @ayanmahad1151
    @ayanmahad1151 2 місяці тому

    Xamar waxaa Banadiri iyo xamar daye Matan Abdulle oo caliyaale soo degay. Laakin nin ceeldherr. Afrata tuulo, ruun nirgood. Masajid Ali gaduud ka yimid waa ka dhow reer Afgooye. So Xamar Somali oo dhan ka dhaxeysaa ninba marow soo galay. Somali runta ma rabaan.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 2 місяці тому

    Muqdisho hawiye ayaa wada leh

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 2 місяці тому +1

    Canugana wariye isku shega ah laftiisa maalaso xiro isagaba dhinac kawado dad kicin iyo iskudirke marku siyasi walbo iyo qofku kenabo idacada weydiinayo Muqdisho yaale maalaso qabto ama lahadlaan wixi mesha kene wtf

  • @Zamzam-ez6tz
    @Zamzam-ez6tz 2 місяці тому +1

    Wuxuu sheegayaa waaruntiis

  • @user-ub4xo3hk2j
    @user-ub4xo3hk2j 2 місяці тому +1

    Professor jahir weeye . Xamar dadkaleh waa rer Xamar asli . Abgalka gawalada inuu ka imado ayuu guriyada disi jirey.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 2 місяці тому

      OK..REER XAMAR KA XATAA MA U OGOLID KAWARAN HEE

    • @yahye1436
      @yahye1436 2 місяці тому

      Abgaal miyaa gobol ka imaaday qali xumadaada fiire xamar meel kasta banaanka iyo godaha waa goof abgaal

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому

      Reer xamar iyo abgaal labadoda malahan ee bulshada somaliyeed baa iska leh

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 2 місяці тому

      DHUUSA MAREEB AB IY REER XAMAR MA KA NOQON KARAAN GOVERN NA TOORE

  • @AbdiAbdiadam
    @AbdiAbdiadam 2 місяці тому

    Nin maqyadley ahayoo mufo dubi jirey eyey leeyihiin professor

  • @user-ly1sb6vq4x
    @user-ly1sb6vq4x 2 місяці тому

    Ninkan Waxa ka Harey. Dadkii la yaqaney. Oo Rer beled ka ahaa Oo aqonta lahaa. Waxa Rajeynaaa ninkan Oo kale ila dhageysto. Laga faideysto. Waxa ka hadalayo. Quality control Sar la dhisayo Oo la firineynin. Waxa lagu dhisaayo Waxa ka Hadley. Jardinooyinka Oo la degay Oo dad dhisteen

  • @addeecabdihassan243
    @addeecabdihassan243 2 місяці тому +1

    Jaahilka ayaa ka Aqoon badan.

  • @faham6920
    @faham6920 2 місяці тому

    Xoghayihii cali mahdiy

  • @saf1090
    @saf1090 2 місяці тому

    Muqdisho waxaa leh mareexaan.

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 2 місяці тому +1

    Professor-nimo Xaal qaado

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 2 місяці тому

    Hadii aad deegaan kaada aqoon ku leheen kii kaa aqoon badan haduu maamulo ka noqdo waxba dhib malahan xaga maamulka waa niba aqoontiisa lahaasha hane ninkii guriku leh ayaa leh

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 2 місяці тому +1

    Prov. Xaalqaado kan oo kale ayaa magaas wata, walee waxa aad barey awalaba diin ma aheyn lakiin hadana kuma anfacin waayo in wax labarto kaliya qofka kuma filna, haduusan shaqsiyad laheyna maba anfacdo wax kasta oo uu soo barto

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Dawlada dhulkeeda waa in looga baxaa ,si dadwaynaha loogu shaqeeyo

  • @KhadijaKhalif-wh6lx
    @KhadijaKhalif-wh6lx 2 місяці тому

    AjurA.iyo.banaadira

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Alkuliiste ayaat wax weeydineey kan intuu jooga somaliya waay u dhamaatay qabyaaliste doonfaar ah

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Eeydii ku dhashY was kan waa qabyaaliste eey ah🎉🎉🎉🎉

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 місяці тому

    Dhibka haysta soomaalida waa ayadoon farqi u dhexeeyaa jirin qofka aqoon yahanka ah iyo qofka caadigaa waana tan keentay in nin aqoon yahani uu u hadlo sida ay u hadlayaan caruur yaryar ama dad aan wax garaneyn ee asaga ku cid ah. Ma laha awood uu ku xakameeyo qabyaaladii taasna profeysarka kuma gooni ah ee waa wax caam ah.

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p 2 місяці тому +1

    Ninkaan maxaa qabiilka daba dhigay. Jamacada qabiilka moow kasoo baxay. Ninwalba magaaladan xoogiisoow kujoogaa. Ayadoon dowldu jirin ayaa qad cagaaran jiray.

    • @saybahmed1504
      @saybahmed1504 2 місяці тому

      Adigu dantaada miyaad ka arki weyday

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому

      @@saybahmed1504
      U dhimo qabyalad qumaya yahay

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 2 місяці тому

    Professor yaxye ogolow dadka iska leh wa reer xamar, matihid endegenios

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 2 місяці тому

    Muqdisho waa musiiba ina sugeeysa.
    10ka sano soo socota Muqdisho meel lagu noolado ma sii ahaan doonta

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 2 місяці тому

      Afkaa Allaha ku naqo. Adiga 10 sano ka dib ma heesataa damaanad aadku gaarto. Insha allah wey gaaree Muqdisho 10 iska dhaafee 10 ba naan sano ka badan wey jiri doontaa.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 місяці тому

    Muqdishu, somalia ayaa iska leh, waayoo dhibkaan wuxuy nagu bilowday 1991kii, Abgal wuxuu ka faa'ideysan rabaa Dagaalkii Habar-gidir, waxaana ugu wacan Dowlad la'aanta & Dowlad jilicsan, ninkii xiri lahaa dalkan dulmiga wadana Dowlad dhagaha ku dhufato Allah inoo keeno, Xanar mar waa CAASIMAD marna waa Gobolka Banaadir oo ay ka diiwaan gashanaayeen Baraaw ilaa Aden yabaal, dhowr & labaatan qabilil oo kala duwan ayaana degenaa.
    Sidaa darteed, Dagaalada ayaa inoo keenay, xataa ABGAL waa tii Masaajidka ku fuulay GABSHIHII ASHARAAFTA, marka dulmiga Ilaahey hanaga qabto. Inshallah

  • @mohamedfarah1269
    @mohamedfarah1269 2 місяці тому

    Odaygan waa qaldanyahay caqligiisuna ma shaqenayo wuxuu is barbardhigayaa baladweyne iyo iyo beydhabo iyo casimada waa run baladweyne qabiil ayaa u badan beydhabana si lamid ah sidokle jowhar iyo adan yabaal qabiil ayaa u badan si lamid ah cadaado iyo ceel dheer lkn caasimada qabiil ma shegan karo waa caasimad somali ayaa wada maal gashatay nin walbana hantidiisa ayuu ku leeyahay hadii la dhaho hala qabiileeyo markaas tirakoob hala qaado abgaal intuu guri ku leeyahay iyo habargidir iyo murusade markaas ninkii uugu guryo iyo hanti iyo dad bato hala siiiyo ileen unukaa leh la deynwaa😂😂😂

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    OMG waxan kah xumahay in kan logu yeroh parfasor waxaan ralih galinayah parfasor walbah e ku nol Adunkah OMG xamar mah nocan bah ku nol hadah

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 2 місяці тому

    Xamar waa la Yaqanaa Cida iska Leh.taariikhda Waa Wax la Wada Ogsoon yahay. Laakiin Haddii Runta Laga Leexanaayo Waa Dhibaato

  • @user-xu9jk2og5c
    @user-xu9jk2og5c 2 місяці тому

    Unukaa leh

  • @shaairguled9274
    @shaairguled9274 2 місяці тому

    Muqdisho waacaasimad soomaaliya yaansharaftalagaqaadin

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 місяці тому

    WAX DARJIINOOYIN AH OO MAANTA XAMAR KU HARAY MA JIRAAN HIRTA.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Marino before 91kii jidad waa wayn ay lahayd

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed1840 2 місяці тому

    Dadkaan ciilku haayo ayaan ka yaabay bisinka xamar unukaa leh xanuun waaye miyaa😂😂

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t 2 місяці тому

    Muqdisho waa caasiamada soomaaliyed hadee qabiil noqotana waa meel qabiil cidii dhisato ama dagmo ha ahaato ama hasoo dagto baa wada leh sidaas bee ila qurxoontahay markaas sidii maamul goboleed oo kale waa inee helaan matalaad cidii doorasho kusoo baxdo oo baarlamaan yeelato cidii markaas kuguleesato kurisiga aya madax ka noqon karto laakin cidii qarash galisay ama hormarisay malihid lama oran karo yaa igu raacsan fakirkaaga saliim anigoo waliba reer xamar ah

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    cudur farmaajay qaban dadkan war farmaajo wadanka wuu dowladnimu kuso celiya ee runta sheegaa

  • @xiisodowaa845
    @xiisodowaa845 2 місяці тому

    Cadcadka yaa iskaleh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    ninka ninka wa qof aqooleh ee wasiirka halaga dhigo waayo wuxu sheegayo dowladu mataqaan xata oo ma fahansana laakin sida dhulka loo boobo wa yaqaanin

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 місяці тому

    Doodan wey fiicantahay runta aya so baxeysa beenta la wad wado way istaagee gurigeyga in aan aniga leeyahay cidii suaal ka qabto way qancee reer malaha gurigeyga anaa leh.

  • @user-jy4gm6vt3s
    @user-jy4gm6vt3s 2 місяці тому

    Muqdisho nukale marbaa la eeday ee halajogo gacantada goykarin waa la shumiyaa

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 2 місяці тому

    mogadishu yaa iskaleh

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому

      Somali baa iska leh

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 2 місяці тому

    YAXYOW ARBACA RUKUNA MAR DHOW QOLA DHISAN DOONTE MADAXDA QAARKOOD MABA YAQAANAANE MAXA UGU SHEEGEYSA .AR ADIGA YAXYOW WAXAAN DOWLADNIMO MAAD KA SUGEYSAA..OO DHULALKI DANTA GUUDBA AANAN OGEYN QIIMAHOODA.

  • @abdullqaadir8409
    @abdullqaadir8409 2 місяці тому

    Abgaal wo suuxsanaa hadda ayuu so kacay yaa naga qabaayo
    😂😂😂

  • @Mooiokk
    @Mooiokk 2 місяці тому

    Murusade ayaa leh xmaar

  • @Mooiokk
    @Mooiokk 2 місяці тому

    Gacsiga ugu weyn wa suqa bakaraha murusade Ayaan’s iska leh iyo goofaha ugu badan

  • @abdirahmanii
    @abdirahmanii 2 місяці тому

    waxaas ayaa prof sheeganaya caqli ahaan xiyaa ciyaal mooda hooyada abaha iska leh kulaha iyo muqdisho qabiilka leh waa taqaan somali kuwaas wax waydiisa

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 місяці тому

    Muqdisho ruux walba gurigiisa ayuu leeyahay sheekada micno la aanta ah dhaafa prof gurigeyga cid ila leh male

  • @Farhan-dd7mh
    @Farhan-dd7mh 2 місяці тому

    Markano kale waye wlh markan kashalaye inan Somali noqdo wtf qabiil iyo qurun 34 years meshan naso gaarsiiya dib ladonaya in loo cusbonesiiyo alla nabada macanaa qofki qurba joga ogan karo anigo H eh Ab ka eh hadane Weceylse cade kaso jedo waligey Muqdishan lehan madhihin hadane madhahayo Muqdisho wa caasimad Somaliyed qof walbo af somali ku hadlo somalina ah aya iskale ilahey umada xaqa isjecelka nabada iyo wanaga hatuso marki iftiin yaro nabada lahelabo balaayaa kadhax dhalato yarani nogar gaar🤲

    • @Jamac20
      @Jamac20 2 місяці тому

      Wallahi somali wax la sheegto ma ahan saxib waa dad uun qabyalad kaliya yaqaan wax kale aan aqoon. Umadaha kale caalimka mar hore ayey na dhaafen halka anagu aanu isku mashquulsanahay runta hadaan ku sheego somalia rajo malahan wadanka iska aad Nolol halkas ka samayso

  • @sallabdull3048
    @sallabdull3048 2 місяці тому

    SOOMAALI HADEEY U DIIDAY ABGAAL XAMAR,,SOO MA HABOONA IN LAYSLA LAHAASO DHUUSMAREEB,GROOWE,KISMAANYO..OO ABGAAL GUDOOMIYA LOOGA DHIGO

    • @83587
      @83587 2 місяці тому

      Dusamareeb deh guri kagado ama kireyso bal in laguudiido iyo meelaha kalabo, lkn muhiimadu waa nabad oo waxaa laga yaabaa odoo Kaaraan ku dhashay in ad mahmi weyso ama ganacsi ad kasameysan weyso oo Duusamareeb ama Garowe ad taajir ku noqoto marko wadanka waa lawada leeyahay

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 2 місяці тому

      Warkaas yaan lagaa maqlin dad ayaa dhimasho ka xigo hhhhhhhhh waxaaga kulalihi wexeeyga anaa leh ma jirtoo. Guri laga gato Muqdisho xil laguma helo dadkaan Xamar yaa leh ay uga dhegtay warkood waa weyn wajigood shimnlbir. Ku nooloow hada dhimato waalagugu duugi lkn gudeemiyaha gobolka iyo duqa magaalada haku royoonina intuu federaal jiro.

    • @sallabdull3048
      @sallabdull3048 2 місяці тому

      ADIGA WAXAA RABTAA INAAT MAAMULKA XAMAR KA MIT NOQOTIT,,ABGAAL WAXAA LEEDAHAY GANACSI IYO HAKU NOOLAADO KALIYA,,FIKIR KAAS MA WANAAGSAN YHY AMA

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 місяці тому

    Waxa iga su'aal ah muqdisho markii ay BURBURSANEYD maxaa loo arki waayey cid sheegata. Hada oy qurux badnaatay maa la sheeganaa. 😂😂😂

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 місяці тому

    Beertii afisyone aaway

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Profile kii dhalanta ay kudaynayeen oo jamacada ugu dhigayey unukaleh waa yaxye

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 2 місяці тому

    Someone please find a hawiya house that was built a 100 years ago in xamar just 1

    • @BellaBigDeal
      @BellaBigDeal 2 місяці тому

      My great grandfathers house in whardigley he is 92 years old today and his fathers house was there! Stop capping 🆎💯

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi5583 2 місяці тому

    HABAR GIDIR WAX WAN U OGOLEYN LKN MADAMA EY XOG IYO FARSAMO WAX NOGA RABTO MALAGA YABO WAX WEYN INEY NAGA HESHO AYADANA ISKU AQONSATAY MURUSADE IYO CAD CADKA WAX KA SINEYNA CADOWGA

  • @mohamudibrahim6558
    @mohamudibrahim6558 2 місяці тому

    Magaalo kale oo lays waydiinayo magaalo Hebla yaa leh ma jirto Muqdisho why hawiye goorma shaxda fahmayaan

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 2 місяці тому

    Somali madhawa Wlhi

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 місяці тому +4

    Waa yaab abgaal aaba goofkoodii lagu haystaa waa aqiro saman

  • @mohamudsamatar8993
    @mohamudsamatar8993 2 місяці тому

    Waa in dadka loo sameeyo dib u dajin,
    Waa in dawladu u dhistaa guryo ay dagaan

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 2 місяці тому

      War adiga ma waalantahay? Kuwaan waa tuug Masjidka kabaha dadka kaga xadooya😊
      Guri aykuudhisaan! Belo!

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Profile xaal qado waa moriyaaan tii bililiqestey hantidii dowlad da iyo dukumintigii xafiisyada ayuu ka iibsaday shisheeyaha sidaas buna aqoonyahan kunoqday dhaxalka tariikhda
    oo la iibsado buu kucaanbaxay

  • @Miidan5
    @Miidan5 2 місяці тому

    Ninkii booska ka gato oo muwaadin soomaliyeed ah. A iska leh

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 2 місяці тому

    Plz profasore aan wax yar ka faaiideysano 16 sano oo aqoon ah.

  • @bima9383
    @bima9383 2 місяці тому

    Ilahow ada ala umad aqonyahankeda yahay Yaxye madhawo

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 2 місяці тому

    Kan proffessor ma ahan jaahilka

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    wa runtis ninkan dowladu boob bay kuhaysa muqdisho

  • @fartunsufi6152
    @fartunsufi6152 2 місяці тому

    kuwii dagaalada soo galay ee guryihii dadka lahaa xooga ku dagan baadiyihii eyka yimideen ha ulaabtaan oo uu kamid yahay ninkaan barafasorow xaalqaado

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 2 місяці тому

    Kolay anigu malihi caasimad iima aha inta unukaale ka socoto

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 2 місяці тому

      Taada laguguma heestee tan dadka leh u dhaaf

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 2 місяці тому

    Muqdisho waxaa leh mariixaan

  • @abdikadirmohamed9169
    @abdikadirmohamed9169 2 місяці тому +2

    Xayawan noocasa professor la leeyahy nacdali dushada ha ahaato dhe

  • @FaGaare-Media1
    @FaGaare-Media1 2 місяці тому

    Hhh wada makeupka waxaa ka badbaaday wada janaraal daa'uud ee daljirka kaso bilaawato ilaaa dacda boondheer m.a hda sifcn aye u dhisantahy

  • @abdikafimahamed2321
    @abdikafimahamed2321 2 місяці тому

    Benaadir waxaa Asal u leh 3 qabiil, Shiikhaal , Abgaal iyo REER xamar.....hada magaaladii waa fidday oo waxay gaartay kaxda iyo jaziira. iyo Dayniile ..waxaa ku soo biiray 2 deegaan oo Shiikhaal ah sida jaziira iyo kaxda iyo dayniile oo murursade ah............intakale waa soomaali weyn....xamar allaha dhawro waa hooyadii ummada

    • @keykey2594
      @keykey2594 2 місяці тому

      Xamar hada habargidir ba leh. Kama hadlayno waagii hore. Xamar waxa maanta ugu guryo iyo dad badan habargidir marka iyaga hala siiyo gudomiyaha gobolka.

  • @user-fe6vb2mk1c
    @user-fe6vb2mk1c 2 місяці тому

    QABIIL ; CALAQ IYO XASHIISH BUU BROOFEESARNIMA KUQAATAY KKKK

  • @user-ml1sp7qx2r
    @user-ml1sp7qx2r 2 місяці тому

    War xamar yaaleh hg baa leh