Dahir Alasow oo wiilka Qalbidhagax siiyay gabadh uu dhalay Halgamaa Barkhadle

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Dahir Alasow oo wiilka Qalbidhagax siiyay gabadh uu dhalay Halgamaa Barkhadle

КОМЕНТАРІ • 209

  • @sucaadmacalincilmi5731
    @sucaadmacalincilmi5731 4 роки тому +7

    Allaa yaa sharaf gabadha lagu sharafay daahir calasow guul samiira iyo xaajigedana ubad qeyr qaba allaha kala siiyo

  • @faisaofficial9833
    @faisaofficial9833 4 роки тому +4

    masha allah cadowgina hajabo mesha kabuxa qoralbey ku dagalamayan habalyo aroos wacan alle haka dhigo ❤❤❤❤❤❤💞

  • @taakuleeyeofficial3314
    @taakuleeyeofficial3314 4 роки тому +5

    Ma shaa allaaha waxaan marka kobaad umahad celinayaa walalkay dahir calasow iyo dhamaan cid walbo oo kalina ku la.heed aroskeyga masuul daahir calasow waad mahad san tahay

  • @xpressexpress552
    @xpressexpress552 4 роки тому +4

    Allaha barakeeyo familkas iyo inta dhisan sidookale intaan kow ka ahay Allaah xanoosahlo wax qeer qabo Inshaa Allaah Aaamiin Aaamiin Aaamiin

  • @xasanmaxamed5987
    @xasanmaxamed5987 4 роки тому +9

    Dhaahir calasow waligeey manta ku taageray wa tariikh ee meel ku qoro bro thnks eepow

  • @idilmohamud1424
    @idilmohamud1424 4 роки тому +16

    Daahir Allosow marna wan ku tageersanhy marna wan ku mucaaradaaye horay u soco hada waa xiligii tagerada

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 4 роки тому +2

      Waa iga qoslisey. Kkkkkk

    • @hassanmahamud9658
      @hassanmahamud9658 4 роки тому +1

      Idil Mohamud taageera la’aantisa armey kuu fiican tatahay indhihiisa inbadan wanaaga ma arkaan

    • @idilmohamud1424
      @idilmohamud1424 4 роки тому

      @@hassanmahamud9658 ma saas baa wallkey ok

  • @aminajafar1987
    @aminajafar1987 4 роки тому +1

    Mansha-allaah""Xididnimo wanagsan-👍👍 Daahir Calasoow- hada laga bilaabo"" wax ka bedel"" Dad caygii iyo BILAA MACNE""XAD GUDUBKII"" MASUUL" baad noqotay"Gabadh tol laga soo doono""mansha Allah"waa ku farxay wlhy"""WELL DONE

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 4 роки тому

      Oo adiga miyaa layska kaa kaxaystay., ana waxan ugu necbay kuwa islaam in ay yihiin ilaaway

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 роки тому

      @@MOHAMED-zc6bg Kkkķkkk

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 роки тому

      @@MOHAMED-zc6bg mooryaan-yahoow-jawaabtaas-meesha-mataal""""""wax mayaqqan-waa adigoo"kale""topic'qofku Comentiga'ka bixiyo"fahan'then"jawaabtada'ka dhiibo""qof'baa loo jawaabaa-ayaa'kugu qafilane""jaahil"magudbe""ayaad'ku cadahay%👎👎👎

  • @cadamiahmed4845
    @cadamiahmed4845 4 роки тому +2

    Qof suxul baruur ah baa ku soo aaday masha allah

  • @waayaarag9695
    @waayaarag9695 4 роки тому +4

    Masha alah meher aad u qurux badan ‏سنة الله ورسوله

  • @fartunsalaadmaxmud1014
    @fartunsalaadmaxmud1014 4 роки тому +3

    Mashallah hamblyo hamblyo walalahey allah idiin ka dhiigo ku we isku waaro ubad qeer qabo eebo ha idiin siiyo

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому +9

    War Daahir Waa Nabad Doon
    Masha Allaah
    Ogadeen Wa H Gidir
    H gidirna Waa Ogaadeen
    Sacad Saciid Reer ayeyo
    Gob gabar Laga guursado
    Dhe
    Galmudug
    Ha Guuleysato

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 4 роки тому +4

    Maansha allaah wax lagufarxo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo

  • @aliflagofficial9283
    @aliflagofficial9283 4 роки тому +4

    Maha allah lamaanaha xishoodkii iyo dhaqankii somali lagu yaqaney ayaa ka muuqda

  • @farhiomudei2829
    @farhiomudei2829 4 роки тому +2

    Daahir calasoow oday dhaqameed baad noqotay hambalyo hambalyo wiilka iyo gabadha ubad qeyr qaba Allaha siiyo iskuna waara

  • @nabadnolol5118
    @nabadnolol5118 4 роки тому +3

    Masha allah hampalyo hampalyo allaha isku kiin barakeyo

  • @farduwsmohamad629
    @farduwsmohamad629 4 роки тому +3

    Hambalyo daahir calasow guul waad istaahishaa in aad ka odayeyso arooska ina qalbidhagax iyo marwada Kaduna inahalgan ah inkasta oo aanan aqoon u lahayn gabadha ilaahay ha iskuguleeyo guushii qalbi dhagax gaadhay oo kale iyo midna mid ah

  • @foziyacawil4774
    @foziyacawil4774 4 роки тому +3

    Maasha alaah ilahay haysku barakeeyo dhaliyarada is guursatay

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 4 роки тому +4

    Ubad qayr qaba allow kala sii aamina

  • @mouhyadinmed7877
    @mouhyadinmed7877 4 роки тому +3

    Machallah hambalyo hambalyo wacan

  • @aminaguleid4543
    @aminaguleid4543 4 роки тому +15

    Sacad waa ogaadeen ayaan maqli jirey weligey ilaa waba run hambalyo reerka cusub

    • @mumtazmohamed6986
      @mumtazmohamed6986 4 роки тому +1

      Amina Guled walaalo Somali oo dhan ayaa walaalo ah wxnse Ku shegaya sacad waa habar gidir blse ma aha Ogaden

    • @khadradawoa2750
      @khadradawoa2750 4 роки тому

      Amina Guleid kkkkkk anaa kula maqli jiray hambalyo

    • @cadecade2747
      @cadecade2747 4 роки тому

      Anigu waxaan maqli jiry makahiil waaa waladaan gargarte hawiye marka aan arkay fool adeeygooda dagaal hawiye waba yihiin

    • @aminajafar1987
      @aminajafar1987 4 роки тому

      Amina Guleed Baaye Xaqiirnimada jooji""Reer baa""unkamay""maxaad la timi ""isku xishood""Say Hambalyo""Ceeb""Qabiil Cay👎👎""waa iga Talo!. I'm putlander

    • @TheBeastMan-nt4mv
      @TheBeastMan-nt4mv 4 роки тому

      Guurku qabiil malahan ee Haku mashquulin dadkaan Isjeclaaday.

  • @xanancabdilahi6992
    @xanancabdilahi6992 4 роки тому +4

    Woow daahir alasow abaawne 🇸🇴

  • @mumtazmohamed6986
    @mumtazmohamed6986 4 роки тому +1

    Allow isku barakey qoyskaas cusub amin

  • @binticali2421
    @binticali2421 4 роки тому +2

    Maasha allaah qurux baa ku dhamaatay

  • @umuharithali930
    @umuharithali930 4 роки тому +3

    Mesha dalkiiba ama waqurbo dad badan majoogaan seywax ujiraan Allaha isubarakeeyo

  • @mohamedsahal2285
    @mohamedsahal2285 4 роки тому +1

    masha allh daahir alasow......hore usoco .......wll

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 3 роки тому

    Ascww,,
    Ninkii hadlaayaba ha iska Hadley reer kayna allaha barakeeyo. Mabruuk, nuur calaa nuur, isku khayra oo isku baraara, wiil iyo caano, gabar iyo Cano, jacayl San gurin oo aan gaagixin.

  • @abdirahmanviva9539
    @abdirahmanviva9539 4 роки тому +3

    Marka hore hambalyo hambalyo hambalyo reerkàa soomaaliyeed ee is nikaax saday
    Marka labaad O'Day calasow si wacan baad inanta u bixisay

  • @sowhat7997
    @sowhat7997 4 роки тому +12

    Inima aqaanii lakinn waayni Hambalyeynaya Hambalyo Hambalyo

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 4 роки тому

      waaba intaas reer is guursaday waa loo hambalyeeya uun ama waa layska aamusa thnks

    • @muayidyare2032
      @muayidyare2032 3 роки тому

      Waad mahadsan tahay bro

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 роки тому

    Maanshaa allaah gabar asturan waaye masarkeeda xiran

  • @abdiqadirosman2211
    @abdiqadirosman2211 4 роки тому +2

    M.a ilaahay qeyr haka yeelo

  • @hibaaqabdifitah8396
    @hibaaqabdifitah8396 4 роки тому +32

    Gabadhi qiimo isku yeesho waa iska sidaan gabarey naftaada sharaf walidkaa qiimey tolkaada halakaa so doonto

    • @hibaaqabdifitah8396
      @hibaaqabdifitah8396 4 роки тому +2

      @Saida Hagi ani waxas madhihin

    • @hibaaqabdifitah8396
      @hibaaqabdifitah8396 4 роки тому

      @Saida Hagi we dhacdaa abayo

    • @hyassin4276
      @hyassin4276 4 роки тому

      kkkk year 2020 dont 4 get

    • @amiinali4692
      @amiinali4692 4 роки тому +1

      gabdhaha hanagu dirin lacag aa qarabadeda siino ma hesaneee aa iska masafesaneee yaqeee

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 4 роки тому

      Hibaaq Abdifitah imanka Allah ka qado adigo iyo tolka sheegeeyso kkkk

  • @kamilabdi6635
    @kamilabdi6635 3 роки тому +1

    Sacad waa jareeer

  • @mahamudhuisen2299
    @mahamudhuisen2299 4 роки тому +4

    Allaha isku barakeeyo

  • @makoahmed7175
    @makoahmed7175 4 роки тому +5

    Asalamu alaykum horta waxan ku gu salaamaya salanta islaamka hoyoow Dheeqa cabdullahai maxa loo nacay gabadha daahir cali saw gabadhu dahalay hadii lasiiyay inankuu dhalay qalbi dhgax maxa ku jaban waa laba lamaano Somali ah meshay doonaan ba ha ku dhasheen ee anigu waxaan kulee yahay waad ku khaldan tahay hadalka kaa soo baxay anoonn caytamayn ee Allaha isku barakeeyo oo hambalyo anigu commantigan waxaan ksoo qoray magaalada Seattle washington halaha awlaad khayr qaba hasiiyo Allahuma aaamiiin ☝👏 🌷🌺🌹اللهم بارك لهم اللهم یعطیهم اولاد الصالحین اللهم یعطیهم عمرا طویلا اللهم یرظ علیهم اللهم امین ☝👏 💜💚💙💋

  • @abdisalaancaabi7810
    @abdisalaancaabi7810 4 роки тому +2

    Hambalyo gabdha aan adeerkanuahay iyo willka aan aderka u ahay

  • @zakariyemudey9323
    @zakariyemudey9323 4 роки тому +9

    waan sugi la ahy wlhi in midkeeyga sidaan loo qaban qaabiyo wlhi👌👌👌👌

  • @abdirahmanmohamadhasan2163
    @abdirahmanmohamadhasan2163 4 роки тому +1

    dhahir calasow gabadhan masadhalay mase wariwayad

  • @daahirjaamac5298
    @daahirjaamac5298 4 роки тому +9

    Koleyba waxaa wanaagsan Qofku inuu Marka hore yahay Qof u eg inuu yahay nadiif
    Nin farta dadku ku fiiq fiiqaan ayaa asagaa dad kula hadlaayey Degmada Hobyo Damcan shir Beeleed sida lagu yaqaanno Soomaali Maryooleey wuxuu yiri war ha is oranina waa Cabdi Qaybdiid, Maxaa dadka xun idinka soo hormariyey Haddii ay noqon laheyd odey dhaqameed, Siyaasiin IWM ayuu yiri Cabdi Qaybdiid
    Intaas ka dib
    Gabadha iyo WIILKA Soomaaliyeed
    Allaha isku barakeeyo, caruur Allaha siiyo, Anfaca iyaga, dadkooda iyo Dalkoodaba
    Waxaan leeyahay caruurtaas imaan doonta Insha Allah, Allaha ka BADBAADIYO HABDHAQANKA DAAHIR CALASOOW!

    • @cabdiyareecabdiyaree3371
      @cabdiyareecabdiyaree3371 4 роки тому +1

      Nikaxa wakilka aya lagu mehrinaya mase quf maqan yab badana kulaha ma iga aqbashahy kulaha wan ka aqbalay

  • @Raho339
    @Raho339 4 роки тому

    Maansha Allaah tabaarakalaah ilahayow iskukhayr aaaaaaaaaaamiin yaa Allaah

  • @abdelkadermumen4242
    @abdelkadermumen4242 4 роки тому +3

    Mshallaah

  • @qadijocali3391
    @qadijocali3391 4 роки тому

    Mabruuk 1000 Mabruuk mashaa allaah

  • @munaaden9549
    @munaaden9549 4 роки тому +9

    Waa Aduunyo godoon daahir alasow oo oday iska dhigaya

    • @sssss-rc5ey
      @sssss-rc5ey 4 роки тому

      Kkkkkkk 🤣 waayo Muna aden

    • @amiinaabdulahi1543
      @amiinaabdulahi1543 4 роки тому

      Maxaa 😳😳😳😳

    • @munaaden9549
      @munaaden9549 4 роки тому

      alla nagu filan Waxaan arkaa mar walba isagoo dad caayaya markaa waa cajiib dadka oday ka dhigtay

  • @atakar26
    @atakar26 4 роки тому

    Baarakalaah ilaah Ha isku barakeeyo ameen amiin

  • @xasilisoabdi6819
    @xasilisoabdi6819 4 роки тому +4

    dahir calasaw shimee sheikh noqotay

    • @kafiyaabtidoon4043
      @kafiyaabtidoon4043 4 роки тому +2

      Gabadha inuu dhalay baanmodayay ba😂

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 4 роки тому +1

      @@kafiyaabtidoon4043. Aniguba aidaan baan moodayey.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 4 роки тому

    Hambalyo.qeyr.alaha.isku.wariyo.aniga.ilmaheygii.ajnebi.iyo.diin.kale.ey.galen.dhaqankena.somalia.lama.garo.

  • @rahmaabdi2183
    @rahmaabdi2183 4 роки тому

    Màasha allah alif mabruukûm

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 4 роки тому +1

    Masha alllh hambalyo huunayaal ❤❤🥰🥰😘😘😍😍🥰🥰❤❤❤❤🥰🥰😘😘🥰🥰❤❤❤❤

  • @abdulfatahahmed4331
    @abdulfatahahmed4331 3 роки тому

    Manshalle

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 роки тому

    Wiiilka miskiiiin Bu Uegyahay,,,,,Dhubana,,,,Xeraw,,,,ba, ,Lamoda,,,,,Gabadho,,,,,,Wa,,,,barooooor

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 4 роки тому +2

    Waa habargidir is guursaneyso
    Maxa ogaden mesha kenay.

  • @mawlidrashid4057
    @mawlidrashid4057 4 роки тому

    Ilaahay ha isku kiin barakeeeyo walaalayaal

  • @dadkadalkadanta5592
    @dadkadalkadanta5592 4 роки тому

    Masha Allaah habalyo habalyo 💝💝💝💝💝💝💝💘💘💘💘🥰🥰🥰❣❣❣❣❤❤❤❤💗💗💗💗💗💗💘💘💘💘💯💯💯💯💯💯💐💐💐✅

  • @asiyo8864
    @asiyo8864 4 роки тому +2

    Dahir Wax dumin bes baan ku naqaaney ee waa ikow dahir oo dad isu dhisayaa

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 роки тому

    Yaa Dahir calsow ma wuxuu dhaley gabar la guursan karo wiil yar buu u eg yahay hambalayo Daahir calasow.

  • @maandeeq9614
    @maandeeq9614 4 роки тому

    Habalyo ana iradi nin fican👈❤❤❤❤❤

  • @rahmaabdi2183
    @rahmaabdi2183 4 роки тому

    Dàahir Calasow dadkaaga horaad udeegdee allow kudaa

  • @nawaalali2553
    @nawaalali2553 4 роки тому +3

    hhhh daahir calasow gabar mabixi yaqaan

  • @hidesidechanel
    @hidesidechanel 4 роки тому +2

    Abgaal iyadaa odhanaysa isuna sacabinaysa

  • @naciimasheikh5208
    @naciimasheikh5208 4 роки тому +1

    Quraan mxey ugu furi waayen

  • @AhmedMohamed-qh4je
    @AhmedMohamed-qh4je 4 роки тому +4

    Daaahir gacmaha jeebka ka bixi

  • @mwanzo0011
    @mwanzo0011 4 роки тому +4

    Qofta swrka kamuuqato dib waalanaa kuxiran m,a

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому

      Kk libaan
      Qurbaha mayooneska
      Dibka soo Saara

    • @quruxdumar8451
      @quruxdumar8451 4 роки тому

      @@MohamedAhmed-mu3cw kkkkkkkkk

    • @MohamedAhmed-mu3cw
      @MohamedAhmed-mu3cw 4 роки тому +1

      Qurux dumar
      Sis sax Mahoo
      Gym
      Ma Aadaan kolkaad
      Nimco iska noqotaan

    • @quruxdumar8451
      @quruxdumar8451 4 роки тому

      @@MohamedAhmed-mu3cw sas no ficn nimcada inta sidi africnta wada murqo naqan lahen kkkkkk

  • @umamiin5202
    @umamiin5202 4 роки тому

    Mashaallah

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 роки тому +2

    Oo daahir calasow yaa reeraha ka aamusin mar dhow buu cay ladaba fariisanayaa alow sahal

  • @anababdihafif1973
    @anababdihafif1973 4 роки тому +1

    Ilahaw isku barakee

  • @lulmohamed181
    @lulmohamed181 4 роки тому

    Hambalyo hambalyo

  • @ijoadan2061
    @ijoadan2061 4 роки тому

    Waamaxay sacabku miyaan meesha gabadh lagu bixinayn?

  • @musemmadsase9645
    @musemmadsase9645 4 роки тому

    Daahir istaqaalada uu reer ku dhisay yaa siiyey😁 hambalyo

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 роки тому +1

    Warr,,,,,,rerkanaga,,,,,Ogadeeen,,,,,Jijileeec,,,,Iyo,,,,Gabadh,,,Gacanta,,,Laqabsado,,,,Mayaqanan,,,,Dhanto,,,,Iyi,,,,Digleeen,,,,,Ushida

    • @najmaahmed6487
      @najmaahmed6487 4 роки тому

      Naxariistuba amay iyaga kudanbaysaa iyo romantiga

    • @salmamoha9091
      @salmamoha9091 4 роки тому

      Najma Ahmed I agree with you naima 👍👍

  • @saadaqmaanka9882
    @saadaqmaanka9882 4 роки тому +1

    6 kun oo Eauro

  • @fadumohassan9859
    @fadumohassan9859 4 роки тому +4

    Ha

  • @muwahibaahmed4929
    @muwahibaahmed4929 4 роки тому +2

    masha alha

  • @aishahussein4229
    @aishahussein4229 4 роки тому +3

    Hg iyo ogaden maxa lesaga shegay beryahan tolow ya kala celiy jiray awal 😂😂😂😂

  • @musesudi7652
    @musesudi7652 4 роки тому

    Inta wax ka sheegaysa dadkan is guursaday waa Calancasti oo careysan.

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 4 роки тому

    Dahir calsow meel uu joogo kheyr ma imaado isku waara

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 4 роки тому +1

    Cameraystaha wax dhintay 😹😹

  • @asadking1251
    @asadking1251 4 роки тому +7

    Xabada Caadi maha allah u barakeeyo
    mUrqo Miiran weeye
    GYM Girls KasoCta malaha😁😁😁

  • @anababdihafif1973
    @anababdihafif1973 4 роки тому +1

    Yahuu Kan yaa walayada udhiibtay

  • @mustafexuseen2105
    @mustafexuseen2105 3 роки тому

    waar kani waa qalbi dhagax gabadha maxaa laga siiyay anigay igu fiicnayd daahir calasow

  • @jamadjanno
    @jamadjanno 4 роки тому +2

    Daahir calasow maxaa waaye jaabka uu kacmah kula jiro ceeb waa

    • @KhanYunis7
      @KhanYunis7 4 роки тому

      Aar sxb ma iLa aragtay wllhi markaan sidaas indhaha ugu dhuftay ayaan ka booday
      Nin dhan oo rag hortaagan oo gabadh dhan ka wakiiL ah sidee jeebka faraha uLa geLayaa

  • @faizamusa4580
    @faizamusa4580 4 роки тому +1

    Cajiib kkkkkkkkkk okay

  • @mulkijabuuti1621
    @mulkijabuuti1621 4 роки тому

    wlhi daahir baalahuu kaa rifaa hadaa gabdhuu kusiiye kaa soo sheegato ma qoslo daahir kkkkkkkkk

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 роки тому

    Maxaaaa Si,,,,,,Ka,,,,,Ahhhh,,,,,Dadko,,,,,Gabdhaha,,,,,,Malxusyada,,,,,Ahhhh,, ,,, Waxbaaaa,,,,,Si,,,,Ka,,,,,Ahhhh,, ,,mesho,,,,Cidlaysanaaa

  • @mubasharabdulkadir996
    @mubasharabdulkadir996 4 роки тому +1

    Meherku af somaali laguma akhrin karo miyaa ileen qofka waxa ladhahayo waa inuu fahmee

  • @kamilabdi6635
    @kamilabdi6635 3 роки тому

    Dahir jareerta ma bixisa

  • @wabari1chennel646
    @wabari1chennel646 4 роки тому +2

    Sidan miyaa wax lobaxsha lona donta mmmm moyan

  • @alinasir5859
    @alinasir5859 4 роки тому +2

    Wax noo sheega maxay tahay nin baa naag la siiyay

  • @hassanarab4242
    @hassanarab4242 4 роки тому

    Sheekhwaxnwherinaaya aqoontiisa wayliidataa

  • @RamloRamlo-kw4wf
    @RamloRamlo-kw4wf 4 роки тому +3

    War abdi daahir gabadha mada dhalay noosheg abti mcne

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 4 роки тому

    mauslim aa yahuu. ufffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffffff

  • @omerahmed7384
    @omerahmed7384 4 роки тому

    She not happy it ain’t right dahir reconsider

  • @kamilabdi6635
    @kamilabdi6635 3 роки тому

    Dahir calasow ma muslim ba

  • @abdiaziizshabeel8767
    @abdiaziizshabeel8767 4 роки тому +1

    Mayaqano isada lobixiy0

  • @rowdokhalif893
    @rowdokhalif893 4 роки тому +3

    Dahir calasow omanta oday aha owax bixinayo kkkkkk kalaiska arag

  • @zulekhabeauty3627
    @zulekhabeauty3627 4 роки тому

    Am sorry.. qoraalka iska saxa wiilkan waa muhyidiin Mohammed abdi kamas magac miiskiin kamahan qalbi dhagax abti un buu yahay..why abahiii loo qariyaa sorry to read that😋

  • @aasiyamohamed8088
    @aasiyamohamed8088 4 роки тому

    aqas gabadha calasow bixinayo ma cid bixisa la wayay

  • @ahmedhassanburaalle8889
    @ahmedhassanburaalle8889 4 роки тому

    Lakin ma wiilka ina qalbi dhagax ah miyaa

  • @adamahmed973
    @adamahmed973 4 роки тому

    Horta reerka cusub hambalyo, lkn Daahir Calasow in reer islaam ah oo cusub lagu bineeyo waa khalad. waayo meesha khayr iyo awlaad siciid ah iyo qoys muslim ah oo soomaaliya oo waara baa laga rabaa, Daahirna inta aan ognahay kama uusan dhex bixin caydii iyo ceebayntii dadka.

  • @ibrahimjimalebarrow2974
    @ibrahimjimalebarrow2974 4 роки тому +3

    15 kun euro ugu baxday maskiin qasaaray 6 kun euro Maher ah 4 kun cunto ah 5 kun alabta jiifka ah 3 wiil iyo 2 gabar hadey dhasho qasaaro ma ahan

    • @faadumoaxmed8481
      @faadumoaxmed8481 4 роки тому +3

      Ibrahim jimale Barrow
      Xisaab xil Ma leh hadaan la xumeyn
      Xoolo raggeed feerana xisaabsan farana ka tirsan waad xisaabtantay lakiin meesha guri muslim ayaa ka dhidmay waxaas oo lacag ah ka qiimo badan

    • @aishahussein4229
      @aishahussein4229 4 роки тому +1

      Adigu baqil nimo badanida qara meher kaliy 10000 kuno dolar u bixiyo

  • @yaxyeyoonis1340
    @yaxyeyoonis1340 4 роки тому +2

    ogaadeen iyo isruxitaana maxaa kala haysta aga cagdheer

  • @ahmedstango1981
    @ahmedstango1981 4 роки тому +1

    Daahir duli