Aaah waa gabay runtii xaadkayga kiciyay oo runta ka hadlay Africa waa la dulleystaa oo Europe ayaa sidee doonto ka yeelato lkn waa su'aal ee aaway soyasiyinta waddaniyinta ah ee ka naxa dalkoda Shit.
waa gabay wadani ah xaqiiqdii abwaanadan waxa ay ka hadashay dhibta africa ka dhacday sida gumeestuhu ugu tuntay iyo manta africa xalada ay ku jirto iyo sida ay isku daba qabanladahay waana xaqiiqo taas faadumo axmed africa waa abwanad somali oo runta ka hadashay qiimeeya oo miisama hadaa wadaniyiin tihiin.
macha allah midhaha waxa tiriyay abwaankii waynaa ilahay ha u naxariistee ibrahim gadhle waxana la tiriyay xoriyadii djibouti
maasha alaah waa abwaanad runta ka dhawaajisay runtii waan calool gadoomay kamana dhargo dhageysigeeda noolaw aakhirana janada ilaaha hakuugu deeqo
masha allah great mom waa gabay qiiro badan djbouti waa meesha suugaanta iyo dhaqanka lagu keydiyo
waxaa gabaygan tiriyay ilaahay ha u naxariistee Ibrahim Gadhle oo ahaa abwaan weyn oo caan ahaa fanaanadani way qaadaysaa uun lkn waxaa tiriyay Ibraahim Gadhle
RIP waa gabey aad u qiiro galiyey
masha allah
Aaah waa gabay runtii xaadkayga kiciyay oo runta ka hadlay Africa waa la dulleystaa oo Europe ayaa sidee doonto ka yeelato lkn waa su'aal ee aaway soyasiyinta waddaniyinta ah ee ka naxa dalkoda Shit.
Maashallah
waa gabay wadani ah xaqiiqdii abwaanadan waxa ay ka hadashay dhibta africa ka dhacday sida gumeestuhu ugu tuntay iyo manta africa xalada ay ku jirto iyo sida ay isku daba qabanladahay waana xaqiiqo taas faadumo axmed africa waa abwanad somali oo runta ka hadashay qiimeeya oo miisama hadaa wadaniyiin tihiin.
Gabay Ka Qiiro Badan Ma Maqal Hooyadan Ilaahay Ha Daayo Haddi Nooshahay Cimrigeeda Ha Dheereyo.....
alle ha u naxariisto ibraahim gadhle abwaankii sameeyay, laakiin gabadha tirinaysaa way nooshahay illaahay cimriga ha u baarakeeyo
Waaaaw
waa gabay qiiro badan lkn hadalo laqwi ah ayaa ku jira
gabay qiiro leh.
Nimcaan c.raxmaan haaa sxb laqwibaa kujira sida ,Umadaada eeboow maxaa loogu kala eexday,
afrikadan eeboow maxaa laga abuuraayy, ))) intaasiba waa danbiya , waayo illaahay cidna umakala eexdo Umadiisu waa iskumid,lamana yidhaa illaahoow maxaad dadkaa u abuurtay