MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 34 AAD

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @husseinmahamed5762
    @husseinmahamed5762 15 днів тому +92

    Wow hodan waa gabadh positive ah oo aad uu qalbi wanaagsan
    siyaad hodan darti inuu aabehed iska cafiyo inta jecel like saara 👍👍

    • @MAMAHalima-bu8mt
      @MAMAHalima-bu8mt 14 днів тому +2

      Wan jacelanlahay waayo hodan iney murugoto ma rabo wane dacad wlhi wa inuu hodan abahed ku cafiyo

    • @marianibrahim2995
      @marianibrahim2995 13 днів тому +1

      hodan waxeedi waa doqanimo aabaheed in saa loola dhaqmo in ey ogalaato ma aheyn

    • @husseinmahamed5762
      @husseinmahamed5762 13 днів тому

      @@marianibrahim2995 haa la yaabin jecel waali ah ayaa haya 😂😂

  • @MubarakAbdi-fv9sl
    @MubarakAbdi-fv9sl 15 днів тому +652

    Inta 2da daqiiiqo uhoreeya orod isku dhaafisa like saar😂

  • @user-nw5fx7ey6g
    @user-nw5fx7ey6g 15 днів тому +158

    Alle ha u naxariisto aduun iyo aakhiroba qofka love iisaara❤🎉

  • @user-ko6hj4ky4d
    @user-ko6hj4ky4d 15 днів тому +330

    Alle hodon gaabo ha u naxaristo u duceya somaliyey😢😢

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 15 днів тому +304

    Inta ka xun siduu siyaad ula hadlay x xusen like isku muujiya

    • @Jamiilo21
      @Jamiilo21 15 днів тому +3

      Lkn Asba saas cml bu ula hadli jiray iyo si ka xun

    • @izaxaqmohamud7839
      @izaxaqmohamud7839 15 днів тому +1

      Xumaan xumaan laguma gudi wllo 😊​@@Jamiilo21

    • @MAMAHalima-bu8mt
      @MAMAHalima-bu8mt 14 днів тому +3

      Qalad qalad laguma saxo tan kale xaaji xuseen labo marbe wa walid marne adeer marne hodan aabahed siyaad waji kale ayaa ka muuqda inkasto hayey qof laso ciilay hadane hodan aabahed wa inuu ku ixtiramaa

    • @Aamira736
      @Aamira736 14 днів тому

      Xaji xuseen in uu sidaa ula hadlo ilama qurux badna waayo waalid buu uyahay

    • @yaasiinhassan2127
      @yaasiinhassan2127 День тому

      @@Aamira736 gadaal ayuu wax ka hagaajinayaa

  • @RahmaMahamed-dv3sr
    @RahmaMahamed-dv3sr 14 днів тому +37

    FARIIN KU DIRECTERKA
    . Filankan waxa dawaada caruur yar yar oo la socda saamayntiisana waxay keeni karta ku fikirka aarsiga ama ixtiraam darada waalid fadlan halka ha lagu noqdo intii ila fikirana ha iso raacdo
    Like

  • @AaminaCabdi-nl3if
    @AaminaCabdi-nl3if 15 днів тому +183

    Ilaahayow walaalaheen falastiin badbaadi😭😭😭😭🤲🤲🥺 dhibka alow Ka fayd 35000kun ooruux oo falastiin Ka dhimatay🥺🥺🥺🥹

  • @MapzuttKhadar
    @MapzuttKhadar 15 днів тому +101

    Qofkii ugu dambeyey ban ahaye cidi ma iga dambaysa love😅❤️

  • @Mohamedjeesto
    @Mohamedjeesto 15 днів тому +146

    Wllalahayga somaliyeed ee muslimka ah qof kasta qoralkayga arka rajo wngzn ayaa rabigay ka filanaya ducadina igu kalmeya nacabka bade inan kagulaysto ❤❤❤❤❤

  • @NimcoCabdi-rv6ud
    @NimcoCabdi-rv6ud 15 днів тому +289

    Qofka 27 ahay qofkii iga danbeeyay like ha oi saaaro wllyaal illahay baan idinku dhaarshee❤❤😢😢

  • @user-vj1td3iu4m
    @user-vj1td3iu4m 15 днів тому +219

    Wll ku salia xabibkena muxamad scw ❤

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 15 днів тому +109

    Illhya ha u naxariisto oo janada haka waraabiyo wlaashena hodan gaabo io cidii kale dhimtay ba amiin yarab😊

  • @user-md8uh1eo5q
    @user-md8uh1eo5q 15 днів тому +32

    Allh hawnaxariisto walasheen hodan qabriga allh hawnaxariisto aamiin aamiin yaarabi😢😢😢😢

  • @Kassim_ibnu_mayow
    @Kassim_ibnu_mayow 15 днів тому +93

    Kusali Nabiga Scw ❤😢

  • @faisoganey6956
    @faisoganey6956 15 днів тому +66

    bisinkow 3o daqiiqo 15k veiws musasal laga wada helay ilove reer somalnd

  • @SumayaDahir-ww1dx
    @SumayaDahir-ww1dx 15 днів тому +66

    Alx ilaheyba mahad le caafimaad naguh gadhsiyey xalqadaha 1/ 34 aad hadaad soogadhney alx dhe🤲🥰

  • @amirah3889
    @amirah3889 15 днів тому +53

    Nin gabadh maalinkeey garabkiisa noqoto go'aana ay ku qaadato marxalad kasta inay la wajahdo cid ka guuleysan karta malahan faaidooyinka filmka ayay kamid tahay❤

  • @Lifesytle-hb2cu
    @Lifesytle-hb2cu 15 днів тому +71

    Allah hoygeda jano hakayelo😢Hodan Allah haunaxaristo😢😭

  • @inaabdirashid4992
    @inaabdirashid4992 15 днів тому +79

    Cawa waa jimce aan ka salino nabiga scw scw

  • @IsraJadiid
    @IsraJadiid 15 днів тому +45

    Awyuunu kuwadaa saliino nabigeena muxamed salalahu calyhii wasaliim siyaad Noloshaa kuu raxaayzo waa wakhtiigee 🫶

    • @nuraaden1689
      @nuraaden1689 14 днів тому

      Sallalahu caleyhi wasalam ❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 15 днів тому +29

    Inta sideyda marba qofka dulman kanaxa beer jileec darteed marki hore siyaad iminkana xaji xuseen🥺

  • @user-vf1te5kl1u
    @user-vf1te5kl1u 15 днів тому +22

    Wa habeen jimco ah dhamantinba aynu ku wada salino scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @khaalidfarxaan5326
    @khaalidfarxaan5326 15 днів тому +17

    Cawa wa jimce aan kuwada salino saliga nabiga salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤

  • @elyahyelaaskawi1814
    @elyahyelaaskawi1814 15 днів тому +75

    Filimka inta si fican ula socota farta Taaga😂👆😊

  • @nawaalaragsan4701
    @nawaalaragsan4701 15 днів тому +43

    Siyaad waa sodogaa ee unaxariiso inantiisa ayaa halkaa ku soo gaadhsiisaye

  • @Axmedmawlidclaahi-fm3gc
    @Axmedmawlidclaahi-fm3gc 15 днів тому +26

    Cawa waa jimce aan kuwada salino nabiga scw scw❤❤❤❤❤

  • @AdeEca402
    @AdeEca402 15 днів тому +22

    Tageraha gulaystasha ziyad io Qoyskoda lovta hyla dhafina 🙂❤️🖐🏽

  • @mawsim5444
    @mawsim5444 15 днів тому +40

    Nala wadaag magalada aad ku dawanayso iyo cida kula dawanaysa anigu hargaysan ku dawanaya gaar ahan xafadaha calamada singal ban ku dawanaya illahow waad i aragtaa😢😢

  • @M.Xiddigyoutube
    @M.Xiddigyoutube 15 днів тому +36

    siyaad iyo hodan inta jecel inuu guurkodu run nqodo like saara❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 15 днів тому +39

    Wllhi flimkan saameyn weyn buu qalbigeyga ku yeeshay😢

  • @user-oh4jn7bi2s
    @user-oh4jn7bi2s 15 днів тому +27

    Walayaal aynu uducayna walshen hodan waa jimcee 😢😢

  • @SurprisedBoardGames-pz7oo
    @SurprisedBoardGames-pz7oo 15 днів тому +36

    Maxamed wuxuu rabaa in uu xaaji xuseen guuleysty wuu isbedel sidii siyaad isku qabten hada siyaad lama jiro yaa ila arkayy😊😊

    • @maryanahmed6700
      @maryanahmed6700 15 днів тому

      Anaa kula arkay wllh qayaana ayuu sowadaa waxaamba kacabsanayaa inuu warqadaha xado

    • @AmaalDagan-yv1tx
      @AmaalDagan-yv1tx 15 днів тому +1

      ​@@maryanahmed6700 Ani sey Ila tahay mahamed wuu saxanyahay wax khiyano ah maso wado siyad xoga naxaris ha mujiyo husein waa hodan abahed gushisana hodan ba ka danbaysay mrka hodan darted ha u tanasuLo

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 14 днів тому

      Yes aniguba sas aminsanahy ​@AmaalDagan-yv1tx

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 14 днів тому +4

    ku saliya xabiibkena Muxamad scw scw❤❤❤❤

  • @laascaanood571
    @laascaanood571 15 днів тому +9

    Mahad ibraahim yuusif director cajiiba weeyaan wlhi❤❤❤

  • @barkad2943
    @barkad2943 15 днів тому +41

    Qofkii labaad ayan ahay like ta 😂🎉

  • @user-hc9xi5ov8l
    @user-hc9xi5ov8l 15 днів тому +52

    Siyaad doqon bu noqday😢 filmkiba marax

    • @user-qm8bp3dh6p
      @user-qm8bp3dh6p 15 днів тому

      Haa wllhi marki hore waa sugi weyni jire lkn hada mabo kala jecli

    • @kunawibra1431
      @kunawibra1431 15 днів тому +4

      San siyad ulajiray hada wanba nacay sidu odayga uladhaqmayo

    • @mounahersi9142
      @mounahersi9142 15 днів тому +5

      Hodan caamam buur baa abayhed sida uu dishay
      Dogoon waayay taas

    • @Fatma_zaharat
      @Fatma_zaharat 14 днів тому +1

      Haa wllhy Abehed oo intaas so lekeysiyay ayay dafirtay

    • @CrisaaqMaxamuud-uv3bw
      @CrisaaqMaxamuud-uv3bw 13 днів тому

      🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤😮😮😮❤❤😂😂😂 19:03

  • @warsamekamil5393
    @warsamekamil5393 15 днів тому +17

    Imika wixii ka danbeeyo Sacda 😂 ayaan lajiraa isoo raaca 😂

  • @maryamacabdi3499
    @maryamacabdi3499 15 днів тому +26

    Mnta 20 qof iga zoo horeeyay😂waad is dhacdeen reer commenti

  • @PrincessNajah
    @PrincessNajah 15 днів тому +29

    Inta hodan iyo siyaad rabta inay is guursadaan Like😂🫶🏻❤

  • @IlwaathahmethIlwaath3
    @IlwaathahmethIlwaath3 15 днів тому +6

    😢cawa wa habeen jimce ah aan u ducyno wlsheen hodan alow u naxriiso😢😭😭🤲🤲🤲

  • @Craxmaanmahdi-tq6vh
    @Craxmaanmahdi-tq6vh 15 днів тому +10

    Caawa laga bilaabo anigu siyaad uma qaadin hodan waayo siyaad abaalka ay ugashayba ma oga marna waad mahadsantahay ma uu odhanba

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 15 днів тому +7

    4:30 Hodan jiliinkeeda waa top 10/10👍waan ka helay mar walibo realty ayaad modaa jilinkeeda

  • @Maxamedcabdulahi-sz2up
    @Maxamedcabdulahi-sz2up 15 днів тому +15

    Isoo duceeya inuu alle ubad baariya ina siiyo wllyall😢

  • @MohamedAmin-ix8wb
    @MohamedAmin-ix8wb 15 днів тому +6

    Siyaad hodan xafafooda way kanaxay saye kadaa sidan aad ugalayso oo in yar oo naxariisa umuuji wlhy hodan wayka xishonaysa in ay ku tidhaahdo saanka daa siyaad xafadayada😢😢😢😢😢

  • @FahatAbdikaadir-hi6lp
    @FahatAbdikaadir-hi6lp 15 днів тому +11

    First comment❤

  • @ZihaamAbdulahi-vo7uu
    @ZihaamAbdulahi-vo7uu 15 днів тому +10

    Horta hodan iyo sacada hoyadod medayy😊

  • @xafsoxasanhry-pe4rw
    @xafsoxasanhry-pe4rw 15 днів тому +12

    Team xogmaal musalsalkan dartis 1m m.a 🎉🎉

  • @abdiwasacmahamed9650
    @abdiwasacmahamed9650 15 днів тому +7

    Siyad wuu qalbiwanagsan yhy m.a❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 14 днів тому +4

    inta sii ogayd inay Sacda qabanayaan hadhowna uu Siyaad soo furanayo liketa 😂🤗

  • @RuweydoAbdullaahimohammett
    @RuweydoAbdullaahimohammett 15 днів тому +18

    Mohamadowww wajigaaga waji qiyaano soo wado buuu iila egyahe😎

    • @sanuush
      @sanuush 15 днів тому

      Mohamed waraqaduhu qadaya odeyguna u geyn😂

  • @CanabDaahir-dz7pw
    @CanabDaahir-dz7pw 15 днів тому +20

    Qofkii 3 yes😅

  • @bilaninacabdi7278
    @bilaninacabdi7278 15 днів тому +17

    Qofkii 1 It's me 🎉🎉🎉🎉

  • @KhaalidCabdiibraahim
    @KhaalidCabdiibraahim 15 днів тому +11

    Team calaf iyo caasha kumeee😅😅😅

  • @AxmedFarxaan-rz3vl
    @AxmedFarxaan-rz3vl 15 днів тому +4

    Armaa siyaad. Udhitaa shir qoolo. Sacdi. Iyo nimaka la heshiisa waan sadlinya

  • @saynababdi4858
    @saynababdi4858 15 днів тому +7

    Wlhy waa musalsal aanka caajasin❤❤

  • @user-gl2uv1xp1y
    @user-gl2uv1xp1y 15 днів тому +16

    Ziyaad lcgtiibaa ugu darysa halaqabto😂

  • @user-xc1rl4nb9g
    @user-xc1rl4nb9g 15 днів тому +23

    Walalayal. Hooyo dey baa igaxanuun san igusoduceeya. 40 qof ducadooda waala aqbalaaye😢🤲🤲🤲🤲

  • @user-ls4qf7hf3n
    @user-ls4qf7hf3n 15 днів тому +3

    Mawliid aaway waan u xiisee yaaa ilaqaba❤

  • @user-kc7fc8qb5r
    @user-kc7fc8qb5r 15 днів тому +4

    صل الله عليه وسلم ❤

  • @user-pe8jz8fw6b
    @user-pe8jz8fw6b 15 днів тому +8

    Intaa jeceL filinkaa salamaa dhambtin❤

  • @HousseinRoble-oo6yh
    @HousseinRoble-oo6yh 15 днів тому +7

    filinku inquiries dhamaanaayo inta ilafahantay like dhak kusii

  • @UbahLuula
    @UbahLuula 15 днів тому +1

    Alla saaxibka wngsni waa kiii wayga wngsn kugu hago
    Maxamed waa saaxib fcn Mashaa'Allah

  • @AbdirahmanWarsame-jr9qv
    @AbdirahmanWarsame-jr9qv 15 днів тому +1

    Keep on shinig Somaliya I like u❤

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 15 днів тому +3

    Ilaahoow muraadkyga isugu kay aadi iirumee o hyga kalatuurin ducadiinu muhiim bay iithy team rer jaajaale iyo teamkisa idin jeclhy

  • @maryanruun5180
    @maryanruun5180 15 днів тому +9

    Yaiga soo horeeyy

  • @user-ti1yp7er3h
    @user-ti1yp7er3h 15 днів тому +8

    Hodan wxey noqoty Dharigii labada dhinac ka gubty😩

  • @drmariamosman55
    @drmariamosman55 15 днів тому +10

    Hodan waxee ueg tahay gabar 2reer meel iskugu keeni doonta farxad iyo damashada lagu wada nolan doono

  • @Jannooy7
    @Jannooy7 15 днів тому +5

    Team siyaad jab weyn ba uso socdo paa ley dhahay oo hodan aya isbadali doonto lkn cwa xaqiiqsadeyy😳😳

  • @NimcoDarajo
    @NimcoDarajo 15 днів тому +4

    Siyàadoow hodan wanaaga kuu samaysay ku ilow xaaji xuseen ku ilow hodan kaxumaaday 😢😢😢

  • @user-io6br5rz1b
    @user-io6br5rz1b 15 днів тому +10

    Ziyad si kasto OO loo xumeeyo maaha inu adeer ka wayn sida ila hadlo😢

  • @drhd1043
    @drhd1043 15 днів тому +5

    Caawa ana usoo horeeyay like igu tageer noh😢

  • @axmedcali2295
    @axmedcali2295 15 днів тому +7

    Waan ku booday reer jaajaale fifa xaaji xuseen

  • @QabuulMaxamed-po3tg
    @QabuulMaxamed-po3tg 15 днів тому +7

    Sawirka xagga hore saran safa iyo sabiriin wxa ku wacnaa mrka sayaad iyo xaji xusen albaab horta ganyahy kaasbaa ku ficnaa wllhi

  • @hamsedhagjar6831
    @hamsedhagjar6831 9 днів тому

    Wllhy hodan waa libaxad gabdhan. Aad Ayan u ga helay❤ love you mcnto❤

  • @jeabdillahiabdi3091
    @jeabdillahiabdi3091 15 днів тому +1

    hodan iyo siyad itixanba ubiloday qofgi iguracsan lik sar ❤❤❤❤

  • @ayaanahmed8737
    @ayaanahmed8737 15 днів тому +6

    Maxamed nin meel dheer wax ka eega Allaw na sii nin garasha dheer 😂

  • @bushramaxamud7575
    @bushramaxamud7575 15 днів тому +6

    First ❤

  • @finnadguunje2141
    @finnadguunje2141 15 днів тому +1

    Xuseen iyo Sacda waa ka dhigeen.

  • @user-im5qw1cf7n
    @user-im5qw1cf7n 15 днів тому +2

    HAAAA GUESSI SAHAL GOOD JOB ADERO HOUSSEIN WAYAA BOSS SAHAL NO SODOWDA KAA HICHII WAYAa SAHAL houhihorrey iskadaffe has rountaa HOYO SAHAL INNA JaisJailoow GUESSI RAAG SAHAL KEEP GOING LONG LIFE AMINE ALLAH ALLAH ALLAH AKBAAR SCW SCW SCW SCW

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 15 днів тому +6

    Filmka wuusii nah beelaya in ay 30ku Soo gabagabeeyaan ayaa fcneyd😢

  • @HamthaJoseph
    @HamthaJoseph 15 днів тому +3

    Caawa wa jimco illahy dartii igu duceeya inu illahy jana fardawsa ka warabiyo abahy😥

  • @nazmaahmed8938
    @nazmaahmed8938 13 днів тому +1

    Mohamed wuu saxan yhy siyaad maahan inuu ilaawo qofku inuu hodon aabeheed yhy 😊

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 13 днів тому

    W0w siyaad I love the way you say waxaad tahiin 2da qof oo nolasheeda macno u yeelyo 🎉

  • @Zaara367
    @Zaara367 14 днів тому +3

    Dadkii love ka dawarsan jiraybaan hooyadood ahaye like❤

  • @user-lj9pd9hk8j
    @user-lj9pd9hk8j 15 днів тому +7

    Ale hakinaxariisto hodan 😢😢😢

  • @ruunhaaji7137
    @ruunhaaji7137 15 днів тому +11

    Tv Xogmal best🎉
    Astan gumeysi 😢

  • @FarduusMuuse-ti7zd
    @FarduusMuuse-ti7zd 15 днів тому +11

    Siyaad sow nigii ku arkay meeheradaa ilma qayre ee sinay😂😂

  • @The_sikeman0
    @The_sikeman0 15 днів тому +4

    Mansha Allah hodan guuleesta

  • @user-rl6wo5zz6s
    @user-rl6wo5zz6s 14 днів тому

    MAHAMED WALHI WAA LAJAN. OO. WAA. WAX. GARAAD. KEEP going 💪 ✨️ 👌 MAAME😮😮😮

  • @ilhaanf663
    @ilhaanf663 15 днів тому +12

    3:10 Maxamed waa runtiis. Hodan dhariga labada dhinac ka qiiqaayo bey noqotay

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 15 днів тому +6

    Safa xanuunki intu ka aaday horta mise xaraabo by ka ahyd😂😂

  • @Iglaan
    @Iglaan 15 днів тому +7

    w͟a͟l͟l͟a͟l͟ w͟a͟a͟n͟ x͟a͟n͟u͟u͟n͟s͟a͟n͟ e͟e͟ d͟u͟c͟o͟ i͟i͟g͟u͟ k͟l͟m͟e͟😢

  • @timacaddechannel6602
    @timacaddechannel6602 14 днів тому

    Team Siyaad aarsiga waa ceeb intaas nooga ekeeya Sodogeen Xaaji Xuseen waa cafinay ❤😂

  • @user-xj6uj1vh6u
    @user-xj6uj1vh6u 15 днів тому +2

    mawliid quraxlaw❤😊

  • @AmadQiso
    @AmadQiso 15 днів тому +3

    IlAhey ha unxariisto hodan😥

  • @user-vz5nq4mw9v
    @user-vz5nq4mw9v 15 днів тому +5

    Maxamed waa caqliyge oo qof caadi maha

  • @cabdixakiinali6249
    @cabdixakiinali6249 13 днів тому +1

    Filimku xaguu usocdo cidii fahantay dumaroow handidan malaha meel kale..ayy ujahaysatay keep going 😂😂😂😂😊

  • @ikramabdi2332
    @ikramabdi2332 15 днів тому +4

    Wow cw dhaqso la so dayay❤

  • @user-be4dx5op6m
    @user-be4dx5op6m 15 днів тому +4

    Filimkaan Yaa ila jecel ❤❤

  • @user-gx3wp8ib8k
    @user-gx3wp8ib8k 15 днів тому +3

    Mansha allh❤❤🎉