MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 8-AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2024
  • MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 8-AAD
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 800

  • @oubamaamalik4468
    @oubamaamalik4468 4 місяці тому +11

    MAShALLAH im abdimalik from OTTAWA i have five daughter we all watch and love this program and they learn more their somali language is good advantage and i really love it it makes us that we are real somali im proud of it keep the program run please i wish all the best one LOVE,,mashaallah

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed 5 місяців тому +624

    Qofki qoralkan arka ilahay ramadaanta cafimaad ha ku gaadhziyo🥺🤲🏼

  • @user-iy5zv1gm8e
    @user-iy5zv1gm8e 5 місяців тому +258

    Noloshu kolba waa nooc yaarabi nolosha inteeda wanaagsan igu beeeg. Qofkasta oo Muslim ahna hadafkiisa urumee😢😢😢

  • @kawsarcabdilaahi1989
    @kawsarcabdilaahi1989 5 місяців тому +44

    Qofkii qoralkan aqriya illahy ramadanta cafimad haku gadhsiyoh🤲♥️

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 5 місяців тому +104

    Kusali rasuulkeena scw❤❤❤❤❤

  • @XamdaCawil-fo7mg
    @XamdaCawil-fo7mg 5 місяців тому +119

    Isoo duuceya wllo in ilahy ii ruumeyo riyooyon badan oon leeyahay 40 qof ducadooda wa la Aqbala🤲🤲🤲

  • @mohamedahmedaydiid4963
    @mohamedahmedaydiid4963 5 місяців тому +195

    Ramadan 37 cishaa ka hadhay alle caafimad qab Ha inagu gaadhsiiyo ❤

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621 5 місяців тому +44

    🎉marxaba marxaba yaa Ramadan aan usii diyaar garawno walaalahayga aan jeclahay ee Soomaaliyeed

  • @suhaybmaxamed8875
    @suhaybmaxamed8875 5 місяців тому +32

    Wll cawa wa jimce ku saliya nabigena
    محمد صلي الله عليه وسلم❤

  • @user-yg9gm3dq9q
    @user-yg9gm3dq9q 5 місяців тому +18

    Ifkaan Gebo Geboobiyo Dadkaan Akhiro Samankaa Adigiyo Naftaadu Inta Badan Is Aamina Qofna Aayar Hoo Iyo Ha U Furin Albaabada Iridaha Kalsoonida Rabbigii Ku uumiyo Allahaaga Mooyee Qofna Udub Dhaxaad Iyo Yaanu Kuu Ileys Noqon 😢😢😢

  • @Naxariis_lugaleh
    @Naxariis_lugaleh 5 місяців тому +46

    Gabar haday sidhabah qof ujeclaato wa sidaa bal eeg inantan wxn o dhib aymarayso😢😢Wa mid ani iyo jacaylkaygi koowad ihaysatay sanad kahor mar qudha goaan kaqaatay wanakalatagne wan uxiise runti wanajeclahy lkn Alle wxn kabaryaya inan dib isuguso laaban abid dartiiisa ban qabiil dagaalo inagadhaxeeye utageersana 😢😢

    • @kalthoumabde1193
      @kalthoumabde1193 5 місяців тому +1

      Dhulbahante iyo isaaq miya😢😢

    • @samsamhusein
      @samsamhusein 5 місяців тому

      Ilaahay qalbiga hakaga reebo abayo qof bini aadam aan qiimahaga aqoon marna ha isku bahdilin qofku haduu kujelyhy waxwalbo wuukaga so taagi lahaa

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 5 місяців тому

      @@samsamhusein amiin abayo runtii ani maahen qof ujilcan asaga mise tusa inan jeclhy kaliya sbbta xanuun udareeme wa jaceylka o igucusbaa

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 5 місяців тому

      @@kalthoumabde1193 Haa abayo😭

    • @hiboclaahi9064
      @hiboclaahi9064 5 місяців тому +1

      Jacaylka dhibta Leh kii iga so maray ilaahay un baa oga 😢😢😢😢 alx ka nooli mantaba

  • @nimcocabdilahi7330
    @nimcocabdilahi7330 5 місяців тому +14

    Kusali rasuulkeena scw scw ❤❤❤❤❤

  • @user-pp5zs5xs9e
    @user-pp5zs5xs9e 4 місяці тому +7

    Horta Sacdadan Buuuuran War badanaa Saqajamadu😭😂😂

  • @HoodoMowliid-km6vy
    @HoodoMowliid-km6vy 5 місяців тому +13

    Ilaahay ramadaanta caafimd qab haynugu gadhisya

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 5 місяців тому +23

    Aabe fiican oo wax fahmaya waaye ❤

  • @DrsNaimaJamal
    @DrsNaimaJamal 5 місяців тому +8

    Kusali xabiinkeena صلوات الله وسلامه عليه ❤❤❤ allh khaatumada khayr ha inooku khatimo 😢

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 5 місяців тому +18

    allaha daayee yartu qiima badanaa sh allaah siyaad hodan waa naag ka roone way ku dhaafin intaad nooshahay

  • @suldaankaofficial7087
    @suldaankaofficial7087 5 місяців тому +120

    Ku saliya xbiibkeena suuban (NNKH) ha ahaate SCW SCW

  • @caydaruusapdi5220
    @caydaruusapdi5220 4 місяці тому +4

    Qof walpa wuxuu jecel yahay in uu haysto zaaxiib maxamed oo kale ah iyo wlal ziyaad oo kale ah iyo jacayl hodan oo kale ah ❤

    • @user-yh3lc3rf2h
      @user-yh3lc3rf2h 4 місяці тому

      Alxamdullilah anigu waan haystaa ilahay haidaayo

  • @Qayz232
    @Qayz232 5 місяців тому +10

    Waa raajiseen ee kaso dheereya waanka qanacanay WAKHTI USAMEEYA

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 5 місяців тому +14

    Ilaahay curadayda gabadh ha iiga dhigo ❤

    • @user-sl9sb7vk7f
      @user-sl9sb7vk7f 5 місяців тому

      Download application namaste namaste

  • @aaminacumar1715
    @aaminacumar1715 5 місяців тому +30

    Alx wuu soo dhacay film in badan baan sugayeyyy ❤🎉

  • @user-ko6hj4ky4d
    @user-ko6hj4ky4d 5 місяців тому +10

    Dadka kaliyee filimka u daawadaa waa hodon iyo siyaad❤😂

  • @zakariyeahmed2069
    @zakariyeahmed2069 5 місяців тому +12

    Kusaliya xabiibkeena scw🎉❤❤❤❤

  • @YasminMahad-km6mh
    @YasminMahad-km6mh 5 місяців тому +25

    Part 9 lasoo orda wad nagu kala jartene yaqe thanks

  • @user-ei8zm3hb9x
    @user-ei8zm3hb9x 5 місяців тому +25

    Caawa yaa iGa waCan aniGa waanba uSO horeyee😂❤️

  • @roobleqays9638
    @roobleqays9638 5 місяців тому +12

    Ku socda zxpkay guuleed iyo zxpky abwaan saleebaan khadar oo aan halkan aad uga salaamayo

  • @Mss_dahabo
    @Mss_dahabo 5 місяців тому +13

    Muraadkeena oo san Alle ha ina siiyo ❤

  • @user-xi4vc8de2r
    @user-xi4vc8de2r 5 місяців тому +15

    Okay masha Allah 9

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 місяців тому +14

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-gg8xm8hk8s
    @user-gg8xm8hk8s 5 місяців тому +22

    Plz daqiqda😢ha noo badiya dee waa idin jecel nahee

  • @aaminafaarax3452
    @aaminafaarax3452 5 місяців тому +11

    Xaqiiqoyin ku qarsoon dhaman familyDa somalida

  • @hallimoyusuf4010
    @hallimoyusuf4010 5 місяців тому +2

    Masha Allah si fiican ayaa loo sameeyay🥰👌👍

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 5 місяців тому +5

    alle ramadanta caafimaad haynagu gaadhsiiyo

  • @faridaxaajimaxamed2237
    @faridaxaajimaxamed2237 5 місяців тому +2

    Masha allha keep going ❤❤❤

  • @gouledabdiahmed5561
    @gouledabdiahmed5561 5 місяців тому +4

    magacaygu waa guuleed cabdi axmed waxaana ku xidhanahey xogmaal , hambalyo dhamaantiin

  • @kaariyemedia7031
    @kaariyemedia7031 5 місяців тому +5

    Kuwan Xaysiiska sameynayoow Filim.Cusub Haddii aad Soo wadaan Gabadhii nasteexo aheyd kusoo dara ❤

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 5 місяців тому +13

    Walashy wa qofka dunida ugu jeclahay inan walidka ku diro iska daye wan da dabola xata qaldkeda ilen waxa jira wllo isku cadow inkastu film yahay hdane wax un jiro ka hadlaya walashey wa saxibteyda dhabta ah❤

    • @hidaayomuxudiin1864
      @hidaayomuxudiin1864 5 місяців тому +2

      Wll allah haku daayo😥😥❤❤

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 5 місяців тому

      @@hidaayomuxudiin1864 adigana walsheyey allaha ku xifdiyo farxad igu nolaw wll❤🌷

    • @suhuurmuusecali9993
      @suhuurmuusecali9993 5 місяців тому

      Wlhi anba wa garabkayga way qarisa qaladkayga aana sido kle❤😢

    • @Xamdi_xilkas
      @Xamdi_xilkas 5 місяців тому

      @@suhuurmuusecali9993 maasha allah allaha idin barakeyo wlshey adunka wall lagu yahay waxa fcn in farxd iyo is kashi lagu nolado

  • @qureshaibrahim1752
    @qureshaibrahim1752 2 місяці тому

    Filimkan wan jecelahay inan dawado balse kalmada Abo aya qalbiga I xanujisa mar walba allllah haku naxariso Abo mcn 😢😢

  • @user-wh5vy5vw7e
    @user-wh5vy5vw7e 5 місяців тому +13

    Socoarara dee cawa anaba comment sogale🏃🤸😂

  • @nurtomumin5084
    @nurtomumin5084 5 місяців тому +7

    Waxaan ka si jaclaanla haa in week laba jeer ka dhigtaan aad ayaan oga helay ❤❤❤

  • @cumarsugeTV
    @cumarsugeTV 5 місяців тому +18

    Waayuhuu lama dhalan qofnee
    Wanaajii qalbigaaga oo
    Waayahaa adag iyo xiliguu
    Waynuhuu kuma hoojiyoo
    Walbahaar Allah kuma tusee...
    ...........

  • @safamaxamuud-vu9cd
    @safamaxamuud-vu9cd 5 місяців тому +5

    Waaw mahdsanidiin❤

  • @Nagiibshaafici
    @Nagiibshaafici 5 місяців тому +9

    plz wakh tiga film ka soo dheereya plz and plz

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 5 місяців тому +5

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤❤❤❤

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed809 5 місяців тому

    Waa indiin salaamay hore u socda waa wanaagsan tahiin garabkiina ilaah ha galo amin amin

  • @IsrahaybeIsrahaybe
    @IsrahaybeIsrahaybe 16 днів тому

    Maasha. Allah
    Wan ku aalamay

  • @HoodoSagal-ho7kd
    @HoodoSagal-ho7kd 5 місяців тому +8

    Hodan is not easy waan ku wataaa hodan ❤❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 5 місяців тому +1

    Keep going hogmal media ❤️❤️

  • @Shaqsi
    @Shaqsi 5 місяців тому +33

    Xilagaan lataagan yahay taxanaha ugu dramada ficaan waakan xiiso gaar ah ayuu wataa❤❤

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 4 місяці тому +2

    Ey siyaad dhabar jab baa ku dhacey 😢😢 riwaayada waa naxdin socota

  • @user-gz2qo6wc3c
    @user-gz2qo6wc3c 5 місяців тому +3

    Hibaaqeey inaar qaybtii kale Naga soodaaya haaye ❤

  • @caawiyeconsultant3515
    @caawiyeconsultant3515 5 місяців тому +1

    I loved this movies ❤❤❤

  • @Mss_wiriiri.
    @Mss_wiriiri. 5 місяців тому +1

    1 million come soon 😊

  • @user-bb4kg7zi2k
    @user-bb4kg7zi2k 5 місяців тому +1

    Masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdilaahisuge7254
    @cabdilaahisuge7254 4 місяці тому +1

    Another level hodan!!

  • @MuhiyedinSofe
    @MuhiyedinSofe 5 місяців тому +10

    Part 9 lasoo dhakhsada wll

  • @AnyaaleCabdinuur-gs6wp
    @AnyaaleCabdinuur-gs6wp 5 місяців тому +3

    Wariifad ilaahow yaa afka ku dhufta

  • @khaalidmaxamuud5341
    @khaalidmaxamuud5341 5 місяців тому +8

    Habeenka isniinta part 9 halooo diyaar garoobooo❤

  • @AbdifatahFarah-im7hv
    @AbdifatahFarah-im7hv 5 місяців тому +2

    Flimkan waa soconayaa mnsha Allah

  • @user-uj2qy3rm8r
    @user-uj2qy3rm8r 5 місяців тому +3

    Siyad iyo hodan waaa laba qof ooo aaad u qalbi wanaagsn markstana rajo wyn nolosha ka leh guuulaysta

  • @abdimuseabdimuse9893
    @abdimuseabdimuse9893 4 місяці тому +1

    Filimkani waa filim qiiro badan waalahi 😢 qalbi ayuu idhaqaajiyay .duruufaha iyo nolosha adag ee uu ka hadlayaaa waa kuwo qaarbadan bulshadeena hayista. Maanta

  • @Dhiiragalin
    @Dhiiragalin 5 місяців тому +1

    Waa musasal qurux badan 😊

  • @user-lc9gi5vl5o
    @user-lc9gi5vl5o 5 місяців тому +3

    Manta waa jimco igula zaliya Rasul Keena scw scw scw scw

  • @user-ic9kn9zq8d
    @user-ic9kn9zq8d 5 місяців тому +1

    Nice short film ❤️

  • @user-hb4dg9fc7y
    @user-hb4dg9fc7y 5 місяців тому +7

    Walee gabadha ka wayna mar baay tahay rufiyan anigah mid iga wayned walalhi wa dil jiray 😮😅 baa sarda

  • @user-ej8bd6tv3d
    @user-ej8bd6tv3d 5 місяців тому +7

    Waansugi laa let me watch waad ku mahadsantihiin dmn

  • @user-ml2dq9hu9w
    @user-ml2dq9hu9w 4 місяці тому +1

    Qalbigaa wax ku yaal dhawac ioo badan oo dad kale u gayseen wa

  • @user-rq3fo4ge7n
    @user-rq3fo4ge7n 4 місяці тому +1

    Alaa nolosha lamanoho mcanaaaaaaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @user-ey7ht4yj9r
    @user-ey7ht4yj9r 5 місяців тому +7

    Alla saaada iska dhax arkay xasisna

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 5 місяців тому +1

      Soomaaha 😂. Horta ma gabadhii Queen canab la dhahay Bay wax isku yihiin talow? Way isku eegyihihiin

  • @abdinuur7622
    @abdinuur7622 5 місяців тому +1

    Fikirida siyaad baa sax ah❤❤❤❤

  • @user-vt8ym1do8q
    @user-vt8ym1do8q 5 місяців тому +139

    Coment number 1 😅😅

    • @Marwaaxmed-bw2jh
      @Marwaaxmed-bw2jh 5 місяців тому +4

      Ana ka soo horeyay😂😂

    • @user-vt8ym1do8q
      @user-vt8ym1do8q 5 місяців тому

      @@Marwaaxmed-bw2jh mala hubaa😅

    • @TasniimFaysal
      @TasniimFaysal 5 місяців тому +3

      Haa

    • @CawaaleAxmed-bh4kl
      @CawaaleAxmed-bh4kl 4 місяці тому

      😢😢😢😢😢

    • @user-sx8ih7fk8j
      @user-sx8ih7fk8j 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤ I love you sister and sister love you sister love love you sister I love you sister love you so much love you sister love you love love you sister love you love love you sister love

  • @AyaanaHirat-hy5rc
    @AyaanaHirat-hy5rc 4 місяці тому +1

    Wow best flim 😢😢😢😢

  • @fartuunahmed-kf2xj
    @fartuunahmed-kf2xj 5 місяців тому +6

    Qoftan waa isku dirkii oo qof ah

  • @user-hy6cf8lg8q
    @user-hy6cf8lg8q 5 місяців тому +7

    Sacdiyo maxa kudaba dhigay hodan iyo afaraheeda abahiiba adiga kadaran hodan iyo siyaad guuleysta

  • @hibosouldan4593
    @hibosouldan4593 5 місяців тому +1

    Kkkkk wallahi markan aa Hadassah waan likeya😂😂😂

  • @user-xp2rp7jw5k
    @user-xp2rp7jw5k 4 місяці тому +1

    masha allah hormar wanaagsan dhabtii waxaa tihiin dhalan yar ku kal soon dalkooda iyo dadkooda waxa idin leyahay jira oo jooga

  • @sacdiyolucky1423
    @sacdiyolucky1423 5 місяців тому +4

    Hodan iyo Siyaad side ku midobi doonaan hodan abeheed ma dhiman doono tolow

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 4 місяці тому +1

    Labadan yare acter wlhi waa lba libaaxyo❤

  • @user-so6et5yn6t
    @user-so6et5yn6t 5 місяців тому +6

    Waan saaray lkn waa jacelay caloo xanuun leh

  • @fatoumaabdirahim9994
    @fatoumaabdirahim9994 4 місяці тому

    ALLAH IS One

  • @AbdisalamNasir-ud7gb
    @AbdisalamNasir-ud7gb 5 місяців тому +3

    Walalaha khayrka Jecelow Halkee kusoomaysan ramadan aniga Hargaisa insha,allah adigana?❤

  • @user-sf1ny8fs3d
    @user-sf1ny8fs3d 5 місяців тому +2

    Intaa jabuuti ka dawanaysa ❤

  • @bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl
    @bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl 4 місяці тому +2

    Ma Aqannn sababta Ay iLinteydu uqubaneyso balse Filmkan waa xaqiiiq😭

  • @HabibaSheikh-kw3hi
    @HabibaSheikh-kw3hi 5 місяців тому +1

    Thanks 😊

  • @asmafaysal7345
    @asmafaysal7345 5 місяців тому +6

    Hibaaq af dheer aabhaa dhikarka u sheego ma adaaa qadsiyayy

    • @hodanqaali4919
      @hodanqaali4919 5 місяців тому

      Marku idhi kininki ikeen aytiri mxa aabo kugu dhcy ayan daacad u idhi afdheer adaa qaadsiye wax kaguro anigiba isku qoslay😂 😂😂😂

  • @sundusisse3074
    @sundusisse3074 5 місяців тому

    40qof ducadooda waa la aqbalaa muraad baan leyahy inuu alleh iwaafajiyo isooduceyah dar illahy ❤

  • @ilaarag4758
    @ilaarag4758 4 місяці тому +1

    Waaw hodan dahabkana anigaa leh maanta laga bilaabana waxba ma kala qaadanayno ❤❤❤❤❤

  • @sucaadcadnaan9022
    @sucaadcadnaan9022 5 місяців тому +4

    Waad la so daahdeen😢❤

  • @HappyCamera-bc5tp
    @HappyCamera-bc5tp 5 місяців тому +2

    Thanks for your team xogmal midiya😂😊

  • @user-qt1mq6rt2n
    @user-qt1mq6rt2n 5 місяців тому +2

    ❤❤❤❤waa idin taageeraa

  • @ilwaad-ip3nw
    @ilwaad-ip3nw 5 місяців тому +7

    Inaader la soo dhakasada waad la raagtaan filinke😂

  • @user-js9uk3db1y
    @user-js9uk3db1y 5 місяців тому

    Thanks abaabolaha filinka

  • @GoroyodhabeDhabe-ji3bc
    @GoroyodhabeDhabe-ji3bc 5 місяців тому +2

    Waxaan raadiyay ama aan daawaday musalsal badadan lkn kan waa ka duwan yahay oo wacyi umad badan aad ay ula kulmeen buu ka turjumayaa waana filayaa inay is badal la imaan doonaan

  • @SurprisedBakedCustard-cq3dk
    @SurprisedBakedCustard-cq3dk 5 місяців тому +3

    Scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤

  • @safaxuseen-fk7tn
    @safaxuseen-fk7tn 5 місяців тому +5

    Wallaahi ciil ayaa iga qabtay sacda waxan is lahaa moobilka maka dhex boodaa waaban ilaaway inuu wuxu film ahaa lkn af dheeraa😂😂

  • @user-wo9pb9xx1k
    @user-wo9pb9xx1k 5 місяців тому +3

    Keepingwll❤

  • @user-fo5gk1of8s
    @user-fo5gk1of8s 5 місяців тому

    Waaw wan kehelay aad ❤❤❤❤

  • @user-pq5pt9xf8d
    @user-pq5pt9xf8d 5 місяців тому

    Masha alah

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 23 дні тому

    مشاءالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤