MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD � XALQADDA 13 AAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 лют 2024
  • Subscribe Our Channel
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,1 тис.

  • @nimcoosman419
    @nimcoosman419 3 місяці тому +429

    Siyaad iyo hodan inta iLa wadata liketa❤

  • @user-xe9rp9fj8d
    @user-xe9rp9fj8d 3 місяці тому +228

    Team siyaad family is muujiya❤🎉

  • @user-vt8ym1do8q
    @user-vt8ym1do8q 3 місяці тому +246

    Ilahiyow salaada noo fududee aamiin dhaha walayaal laga yaaba in ilahi ducada inaga aqbalee🤲🤲 🥰❤️

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed2106 3 місяці тому +40

    Siyaad caadi ma ahan wlhi best actor, isagoo qoslaya ma arkeysid, jilliin waa dhameeyay wiilkaa, hodanna sidoo waa qof dadnimo loo dhameeyay Maashaa'Allaah.

  • @SleepyCake-bc8wq
    @SleepyCake-bc8wq 3 місяці тому +276

    aan ku salino xabiibkeenii muxamed scw scw scw❤

  • @user-fk1wk1xo8b
    @user-fk1wk1xo8b 3 місяці тому +128

    markii saabiriin lasoo wcy inta u malysy inuu takziilihii soowcy gacnta taaga 🖐️😂😂😂😂

  • @Rukia275
    @Rukia275 3 місяці тому +143

    SubxanaAllah Illahow inta noolahay dad sida hodan Aabahed iyo walaashed okale ha ila kulansiin, haday jiraana umada ka dhax saar, waayo jiliinka wuxu madala dhacdo run o umada haysata😢😢

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i 3 місяці тому +228

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

  • @HaniMubaarak
    @HaniMubaarak 3 місяці тому +175

    Nabiga ku Sali scw ❤

  • @mariaali5775
    @mariaali5775 3 місяці тому +75

    Musalsalka daqiiqadihiisa aad ayey u yaryihin pls dheereeya ugu yaraan 30min kadhiga❤

    • @ilhaanfaysal1905
      @ilhaanfaysal1905 3 місяці тому +2

      ADNA DHEEREYA AUAAD LEDAHY AFARTII CISHABA MARBAYSOODAYNAYAAN

    • @mariaali5775
      @mariaali5775 3 місяці тому +1

      ​@@ilhaanfaysal1905 iyago afarti cishaba mar sodeynayey hadey 20mint kaso dhigan sow marax maha marka

  • @Munazar122
    @Munazar122 3 місяці тому +100

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @safaoog8689
    @safaoog8689 3 місяці тому +22

    Film qof qalbi jilicsan ma daawan karo 😢wllhi waan ooyey anooo og inuuuu yhy film lkn waa true history

  • @Ladnainacumar
    @Ladnainacumar 3 місяці тому +208

    Ana ugu horeeya 😂😂😂😂 like saar ha iso firine❤😊

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 3 місяці тому +89

    Illaahow baqayl wax ha nogu darin iyo Bani'Adam baahidena haku xerin. Waa qaso xanuun badan.
    Dadka istus tuus wax ku dhiiba waa nagu badan yihiin iyo rer hebeel.
    Illaah ba baahi tire ah.
    Inti dhiban ama xanuunsan dhibta allow kasar inti xanuunsan cafimad taam ah si.
    Dalkena iyo dadkena nabaad waarta allow kayeel.
    Mashaallah teamka filmka so saray
    Mahadsanidin.

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 3 місяці тому +29

    Xuseen nabsi qabsado siyaad hoos imaada ban sugayna i.a

  • @user-qy8ij5yo6n
    @user-qy8ij5yo6n 3 місяці тому +32

    Hodan kaalinteeda way is muujisay❤❤😢

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2q 3 місяці тому +62

    Uhoree baan lahaaye sawta la iga horeey waan idan salaamayaa

  • @user-ux8ei1ml7n
    @user-ux8ei1ml7n 3 місяці тому +115

    نبينا محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @maryamaali5397
    @maryamaali5397 3 місяці тому +47

    Walaayaal muraada leeyhy isoo duceeyaa adinko mahadsan 😊♥️ ❤️

    • @ayaanhamudguleed8955
      @ayaanhamudguleed8955 3 місяці тому +1

      ilahay Haku sahlo muraadkaga wll

    • @xamdixaaji3134
      @xamdixaaji3134 3 місяці тому +1

      ilaahay hakuu sahlo walaalo Haddii khayr kuugu jiro, Haddii kalena waxkaaga khayr badan ilaahay hakuugu beddelo.

    • @maryamaali5397
      @maryamaali5397 3 місяці тому

      @@xamdixaaji3134 aaamin abyo mcnto

    • @maryamaali5397
      @maryamaali5397 3 місяці тому

      @@ayaanhamudguleed8955 aamiin abyo mcn

    • @ilhaanabdullah5047
      @ilhaanabdullah5047 3 місяці тому

      Ilhy haku sahlo i.a muraadkada🤲🥺

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 3 місяці тому +7

    Ilmihii walakiis buu dayacay qabiilna waa difaacayaa somali dhamaan caqligoodu wakaa

  • @necbiyanacaypka7391
    @necbiyanacaypka7391 3 місяці тому +8

    Allahu akbar aan ku salino nabigeena muhamed scw scw

  • @umalkhairyousuf5540
    @umalkhairyousuf5540 3 місяці тому +23

    Ilhayaw i tus xuseen iyo sacda oo ziyad cagihiisa hoos jooga 😢😢

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 3 місяці тому +17

    Aad baan idiin salaamaya wllayaal team siyaad family and only hodan ❤ iisoo duceeya wllayaal wn yara xanunsanaya 😢

  • @user-sg8sk2bt7z
    @user-sg8sk2bt7z 3 місяці тому +46

    ❤❤❤❤ ku Sali xababkena mohamed s c w s c w

  • @FaadumoBaraf-wy4zp
    @FaadumoBaraf-wy4zp 3 місяці тому +6

    Run ahaantii waa musasal qiso dhab ah xambaarsan waa marki kowaad een ka daawada Halkan awal jarjar unbaan arki jiray. LAMA qiyaasi karo micnaha uu xambaaraan yahy Filimkani waa xanuun miiran Wxaan Rajaynayaa aakhirka in siyaad Lawada hoos imaan doono sida Dunida ka dhacday madaama filimku Dunida ka turnamayo
    Mahadsanid team xogmaal waan ku xirnaan Donaa Qaybaha Dame ee Lasoo dheereya insha allah ♥️ 🙏

  • @user-iv6ku7oc2o
    @user-iv6ku7oc2o 3 місяці тому +24

    Hodan is.not easy

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 3 місяці тому +20

    Ayadoon run ahayn ayaanba naxdin run ah dareemayaa sida adeerku wiilka ula dhaqmayo illaahow ruux saas xaasid hauga dhigin haday jiraana xataa magaalo hanala dajin

  • @user-bj1sx4dv9f
    @user-bj1sx4dv9f 3 місяці тому +11

    nabi mohamad dartiisa like iigu saara🥰🥰😍😍

  • @fatimanor1273
    @fatimanor1273 3 місяці тому +41

    Odigaan xusen ah iyo midan uudhalay igasoo boodeen hush guuleysta siyaad adiga iyo hodan

    • @masbalali7820
      @masbalali7820 3 місяці тому

      😂taas😂in waxan kabaqi in Ay hargeyso mareiwayso

    • @mohabdalla8651
      @mohabdalla8651 3 місяці тому

      ​@@masbalali7820wlhi daacadaa uqoslay hargeisa inay mari wayso anaaba horta ka.baqay siday u dhaqmeeso 😂😂😂😂

    • @amiiromqxamed3679
      @amiiromqxamed3679 3 місяці тому

      ​@@mohabdalla8651😂😂😂 alla idinkaa

    • @amiiromqxamed3679
      @amiiromqxamed3679 3 місяці тому

      ​@@mohabdalla8651😂😂😂 alla idinkaa

    • @princesskajal9595
      @princesskajal9595 3 місяці тому

      Aniga xitaa😂😂

  • @jaaizaandthehthnow8000
    @jaaizaandthehthnow8000 3 місяці тому +3

    WAA NISALAME BAHDA MUSASALKA ILMADA QARSONID WAXAA NIKA CODSA MUSASALKA TAQIQOYINKA NODHIRISAN MAHAD SANID ❤

  • @user-ni9lw2xv7x
    @user-ni9lw2xv7x 3 місяці тому +14

    Inta jiifka ku dawaneysa waan idin salamey❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 3 місяці тому +16

    Hodan waa 100 dhaan see ugu dagaalantay reerka

  • @khaalidmaxamuud5341
    @khaalidmaxamuud5341 3 місяці тому +42

    Ku saliya xabiibkeeni n.n.k.h❤

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 3 місяці тому +20

    Inan meel sare idhin Gaarsino on idhin taagernad rabtan saana wad noo galaysan dee walalayal naga xishooda o daqiiqadaha noo kordiya ilen wuxu wa musalsale ugu yaran 30 daqiiqo kadiga

    • @Hayat_14e
      @Hayat_14e 3 місяці тому

      Usheeg wllo video ga dhan waa 20 mint saddex jeeerna xayaysiin bay kuso tuuran iyo wax maalayacni ah

    • @khadaralxariiri9231
      @khadaralxariiri9231 3 місяці тому

      Musalsaladana ma dhameetaan o dhexday kaga hadhaan

  • @IlhaanKhaalid
    @IlhaanKhaalid 2 місяці тому +3

    Xuseeen iyo gabdhiisa baa waan is ku nacay team siyaaad😂❤

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw 22 години тому +1

    19 daqiiqo oo xayaysiin ku jirto hadana odaygaan okiyala wayna.ah o share u fadhiya inaga qabta ❤❤❤❤❤❤

  • @mariaxlaam
    @mariaxlaam 3 місяці тому +22

    Qofkii ugu horeyay oo comment soo qora😂❤

  • @naciimacabdi7363
    @naciimacabdi7363 3 місяці тому +7

    Filmkab sacda iyo aabahed nacay bila naxriis waaye 😮😊

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 3 місяці тому +1

    Waraa kuwiinaa ruwaayada daqiiqadaheeda soo badiya wah and thanks.

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 3 місяці тому +2

    I seem addicted to this musalsal .

  • @user-it8lk4ro9z
    @user-it8lk4ro9z 3 місяці тому +21

    Cid iga horesa malahan ❤❤

  • @user-ot6dd9zs9t
    @user-ot6dd9zs9t 3 місяці тому +31

    M.a team xogamaal media was mahadsantihiin keep going San Odin sugaayay wan Daley wllhi musalsalkaan aad buu iigu soda noosoo basdiya wll meel fiicana kudhameeye

  • @Sirad47
    @Sirad47 25 днів тому

    Filimkan wuxuu metelayaa sida soomaalidu isu dulmiyaan. bahahuna way ka sii xagjiraan markay is colaadsadaan. Ilaahayoow noo naxariiso.

  • @user-yx6ht2ns9k
    @user-yx6ht2ns9k 3 місяці тому +2

    Walaal saw Diinkii laha habeenka khamiista ayaan soo dhigayna Ama habeenka Axada Ayaad tirahdeen ee meyay xalqadii 14 tobnaad

  • @user-bj1sx4dv9f
    @user-bj1sx4dv9f 3 місяці тому +17

    soo wada 😍😍

  • @user-gk6ho4us9o
    @user-gk6ho4us9o 3 місяці тому +4

    Woooooow wad mahadsantihin dhaman team ka🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mahmudhajir3217
    @mahmudhajir3217 3 місяці тому +2

    I can’t wait next episode.
    runtii waa filimkii uhoreeyay ee indhahayga ay ilmo katimaado waxaana dareemikara uun qof agoon soomaray iyo nolal adag 😢 😭

  • @user-ei7qg7cp9l
    @user-ei7qg7cp9l 3 місяці тому +2

    Wow ❤ that is fantastic film❤❤

  • @hoodoayan1944
    @hoodoayan1944 3 місяці тому +19

    Manta wad nagu raaajiseen ee bal noqo dadaala❤

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 3 місяці тому +3

    Xalqadan waan ka helay ❤❤ hodan iyo siyaad waan wataa wllhi ❤❤

  • @abdihamiidmahamed1924
    @abdihamiidmahamed1924 3 місяці тому +2

    Waxay filinka wada mushkiladoo war waxa kadaaya sidan deeh ilaahayba dadka nasri ayuu ufuraaye😢

    • @AxmedMaxamuud-fd8yn
      @AxmedMaxamuud-fd8yn Місяць тому

      dhulkeena waxaas wax kadaran baa ka jira waxna kama ogin oo daraan kaga jirna 😢

  • @user-on6yi2gv8i
    @user-on6yi2gv8i 3 місяці тому +2

    Odaygan wba nacay Malin kast like Shre woowda kuhayo😂

  • @Inayusuf8
    @Inayusuf8 3 місяці тому +5

    Safa yar❤❤❤ maasha allah xafidullah haboo

  • @nimcomahamed8549
    @nimcomahamed8549 3 місяці тому +3

    Mahadsanid wll ❤❤❤❤❤

  • @Khalid-alawad
    @Khalid-alawad 3 місяці тому

    Mashallah ❤
    I really like it mashallah

  • @hoodoilkacaz8228
    @hoodoilkacaz8228 3 місяці тому +1

    Filinka soo dadajiya xogmal thanks you ❤🙏

  • @Coday25
    @Coday25 3 місяці тому +18

    Flim wuu dhaafay magac kale ubixiya

  • @Diri-ml7lk
    @Diri-ml7lk 3 місяці тому +6

    Aar hothan taayar sidy wx u eegto ma ila aragteen wa dhamac iyo indho jacayl wlhi oo wada socda❤

    • @Hoodo20Abdi
      @Hoodo20Abdi 3 місяці тому

      Ilba dha waca ka so garay😊

  • @KalsoonidaNafta10
    @KalsoonidaNafta10 3 місяці тому +2

    Film walba oo la sameeyo waxaa jira wax kalifaya in la sameeyo Haa walaahi aniga in kastoo aanan dhihi karin qisooyunkaan waay i saamaynayaan hadana waxaan ka dhex arkaa %75 xaalado aan soo maray walin taagan family ahaan asxaabey isoo duceeya in Aabahay iyo aderkay bogooda rebe burcad isku mariyo😢😢😢😢

    • @KalsoonidaNafta10
      @KalsoonidaNafta10 3 місяці тому

      Filmikaan markaan daawanayo daqiiqad walba dareen gooniya 😢
      Laga jeekaynayo eaxaan goobjoog u ahay. 😢😢😢😢

  • @nimohirad1699
    @nimohirad1699 3 місяці тому +1

    Noo Soo badiya filmka waa labo kalmad naga daaya thanks

  • @crashidclahi-jd3yg
    @crashidclahi-jd3yg 3 місяці тому +12

    La soo dhaqsada qeybta xigta❤❤

  • @user-nj1hf5wp5l
    @user-nj1hf5wp5l 3 місяці тому +138

    Wow 1🎉🎉🎉

  • @user-bj6zu4vf1o
    @user-bj6zu4vf1o 3 місяці тому +6

    First one 1⃣

  • @user-cw5vt5fd4i
    @user-cw5vt5fd4i 3 місяці тому +1

    Best filin walhi ❤ xogmal ader biiaar iyo asxabtada shqo adag ayaad no heysan Somali weyn hadii aan nahay waad ku mahad San tihin xaqdii Maha aad hada jogtan meel ka sareyso Ayaan idin rajeyha insha alha ❤❤❤❤

  • @simanmoha7366
    @simanmoha7366 3 місяці тому +5

    Hodan howl fiican beey qabatay masha allah❤

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 3 місяці тому +8

    Adeerkaan Xaasid sanaa Lacagtii qaliinka Xitaa Waaka cishan rabaa

    • @istaahilsiciid7484
      @istaahilsiciid7484 3 місяці тому

      Dadka isku fikir ma ahan😭bakhayl allah wax inookuma daro😢

  • @MickelJohn-gu4yz
    @MickelJohn-gu4yz 3 місяці тому +3

    Zxp wad nagu badha jaraten ee sogaliy14😢

  • @khaliddhobaleofficel4471
    @khaliddhobaleofficel4471 3 місяці тому +17

    Walahi filin ku wuu sii macanaday

  • @sundus_mukhtar
    @sundus_mukhtar 3 місяці тому +3

    First 😊✨️

  • @user-bd3ze5py3d
    @user-bd3ze5py3d 3 місяці тому +12

    Sir iyo caad mee❤❤❤

  • @ishafilms9730
    @ishafilms9730 3 місяці тому

    This film deserves more views very interesting

  • @nafiisaAyaanle-ch9dg
    @nafiisaAyaanle-ch9dg 3 місяці тому +1

    thanks Dhamaan Asxaapta Xogmaal media & Hawl wadeenadeedba 🎉❤

  • @MohamedAbdullahi11
    @MohamedAbdullahi11 3 місяці тому +4

    Wow 👌

  • @faizojamac7961
    @faizojamac7961 3 місяці тому +5

    Masha allaah

  • @user-ni3op2iy3u
    @user-ni3op2iy3u 3 місяці тому +2

    Walahi aade aade baa inii wataa lkn ramadaanta wada gaajo dareemi maaye❤❤

  • @Deekoabdukadir
    @Deekoabdukadir 3 місяці тому +1

    Can't wait really

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 3 місяці тому +4

    Nabiga ku sali scw ❤❤❤

  • @user-kp3ud8ul9p
    @user-kp3ud8ul9p 3 місяці тому +12

    Zxp xalqada 14soo dada jiya

  • @user-dj3fq2vl3x
    @user-dj3fq2vl3x 3 місяці тому +1

    Allah is one ❤❤❤

  • @abdikadirabdi6686
    @abdikadirabdi6686 3 місяці тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @user-es9hd1lc8h
    @user-es9hd1lc8h 3 місяці тому +11

    Ish waxa naga Soo badiya

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 3 місяці тому +3

    Wuu soo dhacay finally

  • @amalal-subayhi5118
    @amalal-subayhi5118 3 місяці тому

    The best Somali movie ever!!!!

  • @SucadoMuse
    @SucadoMuse 3 місяці тому +2

    First person❤

  • @Saaxille
    @Saaxille 3 місяці тому +7

    Inta Hodan Siyaad la jecl 👍🏻

  • @user-qz6ot2tv9o
    @user-qz6ot2tv9o 3 місяці тому +4

    First 👋

  • @Israa1045
    @Israa1045 3 місяці тому +2

    Siyaad.guuleyso

  • @ayaanlecali2002
    @ayaanlecali2002 3 місяці тому

    Allah is one ❤

  • @mahizey22
    @mahizey22 3 місяці тому +5

    Musalsalkeygi❤

  • @user-ec7cj4wn8t
    @user-ec7cj4wn8t 3 місяці тому +1

    Waaaaaaaaaaaaaw kanii musalayo laguma tilmami kaaro adabu umacan yahaay aniigu waan laa hayista❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂❤😂❤❤😂❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-te8fg4du9s
    @user-te8fg4du9s 3 місяці тому

    Waa musalsalkiigu xiisaha badnaa ee daawado❤

  • @zaamnews4717
    @zaamnews4717 3 місяці тому +9

    hadii aan film saadaliyo horta siyaad noloshan wuu kabaxayaa haba rafaadee aakhirka taajir ayuu noqon ,rag ka umuli mooye wax aan soo marin majiro.
    hadaba aakhirka filmka
    1. odayga hodan dhaley faqiir ayuu noqon macaana wuu ku dhici lacag uu dhakhtar ku tagana siyaad ayuu waydiin
    2: ama siyaad ayaa abaal laawe noqon marka uu lacagayso oo hodan oo la soo rafaadey ayuu garabkeeda ka bixi oo uu dayici
    3. gabadha kale ee hodan la dhalateyna waxa guursan doona odaygii dhintey ee jaajaale oo kale meel xuna way ku dambayn aakhirkna isaga ayaa dili doona waa hadii ay sida iminka wax u wado joojin waydo (QUMAYO)

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 3 місяці тому +3

    Filim wafilim tarikh leh mansha allah somalia filimanta layskama dawadee cilmi kalahara

  • @AhmedBidare
    @AhmedBidare 3 місяці тому

    So wada dee il et bein travails la pere de sada ❤❤❤

  • @user-tz2mf1md3w
    @user-tz2mf1md3w 3 місяці тому

    Thank you 😊 ❤

  • @saynabcisman7794
    @saynabcisman7794 3 місяці тому +5

    Waba lasodheraydene mashalah❤😢

  • @arfoonmoha9762
    @arfoonmoha9762 3 місяці тому +5

    Second❤

  • @nasroqaali-dt4ed
    @nasroqaali-dt4ed 3 місяці тому +2

    Dhocishan wejiga weyn leh waba iga hor imady ciil igu diloysa wlh😊

  • @CawoAhmeth
    @CawoAhmeth 3 місяці тому

    Thank you

  • @user-qq2yb4cq8k
    @user-qq2yb4cq8k 3 місяці тому +6

    First two