NINKII BEEY IGA DHACDAY😈 NAAGTAAN SOODHAWEESTAY😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #ayaangobdoon #qisooyinka #somaalida #

КОМЕНТАРІ • 191

  • @yukinasan3431
    @yukinasan3431 Рік тому +14

    Ayaney manta naag nol iska dhiga seithy xppti ayaney indho ukuney😂❤😊

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 Рік тому +2

    Ayaany ani xiligii shukansiga kujira markii ugu horeysay e mobeel ley gaday ayan kubartay sanad iyo badh ayan ku aqana wlhi wax badan kabartay ilahay hano ka xafido dhiri galiso notahay dad badan igu dhahay gabadhan maxey kugu akhrisay San ku jeclahy UA-cam hadan sogalo waxa kale kama dawado qiso hadadan sogalin kuwii hore ku ceshtaa 1m hadan kaligey ku gadhsin karo wan kugadhsin lahaa sida bunkad iqabata mansh all abaayo Allah haku xafido ❤❤❤❤

  • @najmoclaahiimaan3324
    @najmoclaahiimaan3324 Рік тому +4

    Xpptti ayaanay qisda cabsida ah lasoo dhaqso wan jeclahay

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 Рік тому +7

    Ayaaney xabibti illaah shar iyo sheydanba ha ka haayo adkartada aqriso xabibti waa ronta dhucas waa iso marey aniga shib dhahayo lkn tariqa u dhigwy aniga heru dhahu garey dan igama lihid miya hada is qiimeyso aalagu qiimeyna allaha ku xafido xabibti ❤❤❤❤

  • @asturanmohammedxusein6389
    @asturanmohammedxusein6389 Рік тому +3

    😂😂😂ayaaneey wlhi waad igah qosliseh maantah shukran waan arkeh nimanka noocaan aad kashekeyneso qli dumar ❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +6

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @umfuad4641
    @umfuad4641 Рік тому +6

    Hhhhhh ayaaney sheekada intaan dhageysan baan baqay wax iga fulisan in uu jiro uma maleynayo 😂😂😂😂😂

  • @RaaqiyoHussein-np6sd
    @RaaqiyoHussein-np6sd Рік тому +8

    Ayaanay adiga iyo asxaaptaada inta iisoo duceyso dhan wllhi aad ayaan niigu mahad celinaah ❤ilaahay kasakoow ducadiinah waa lii aqbalay oo walaalkeyga maanta wuu ila joogaa adiga waxaan iidinku duceynaah qalbiyadii nh wixii kujiro in ilaahay nii aqbalo wixii qeer ah nii waafujiyo wixii shar ah nah gees niiga marsiiyo wllhi aad iyo aad niigu mahad celinayaa😢😢💯🤍❤️

    • @raxmiishchenal
      @raxmiishchenal Рік тому +1

      Alx abyo😢

    • @nihanabdi4541
      @nihanabdi4541 Рік тому +1

      Aamin abyo adigna sidokle

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +1

      Alx llh rabi ayay mahadaas usugnaatay waan kula qeebsanaynaa farxada xbbt

    • @RaaqiyoHussein-np6sd
      @RaaqiyoHussein-np6sd Рік тому

      @@ayaangobdoon3254 alx mahsanid ayaanay ilaahay kasakoow adaa sabaan u ahaa in asxaaptaada arkaan iina duceyaan mahsanid🥹🫂🥰

    • @RaaqiyoHussein-np6sd
      @RaaqiyoHussein-np6sd Рік тому

      @@Xamdimaxamad-bh1qm amiin yarabi🥹🤲

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Рік тому +5

    Ninkeyga liiga dhacay aaa yasir allah😂

  • @XayaatMaxamed-x2m
    @XayaatMaxamed-x2m 11 місяців тому +1

    ilahow iku arsaq owlad bari ah Insha Allah waqti dhawow 😢 yarbi 🤲

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Рік тому +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 Рік тому +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @aminacabdi8937
    @aminacabdi8937 Рік тому +5

    Masha Allah ❤❤😊

  • @ikraanabdirashid5806
    @ikraanabdirashid5806 Рік тому +4

    Mashallha abyo beautiful story ❤

  • @nihanabdi4541
    @nihanabdi4541 Рік тому +2

    I'm the first 1 , ayaan wan ku salaamy queen 👸 ♥️

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 Рік тому +1

    Walalashaya ayaan cod ween waa ku salaamaya ayaaneey naaguhu walahi wax is kuma quurana anigaay igu dhacaday walahi in nin aan lasheekeesan jiray inaay walaashaya shukaasatay walibaa ayadoo og inaa ani ninkaan xiriir leenahay dumarka qaar xaasida jiraa

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 Рік тому +4

    Ayaaneey ee xeey aheyd Fulaynimo kuugama barane Gabarteey😅👏

  • @kamalali79
    @kamalali79 Рік тому +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 Рік тому

    Garoob nabiga mohamed saw aya udhuceyey.asha aleysalam aya gabaar eexhet.

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 Рік тому +6

    ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤

  • @sumayomohamedsanaag4160
    @sumayomohamedsanaag4160 11 місяців тому +2

    Ayaaneey ani inaa qof la hadlo ma jecli wlhi wx kalaba ka aaminsnhy tii gabarta ku dhacday ameey igu dhacda lee hdan saas ku sameyo faraxa mustaqbalka😂😂😂lkn adaa ii joogo don't wary 😊❤

  • @ismahanahmed9030
    @ismahanahmed9030 Рік тому +2

    Nayaa like saar ha ii indho weenanin kkkk ayaneey anoo indho ween like saaray kjkk

  • @NuurtoshiiqXuseen
    @NuurtoshiiqXuseen Рік тому +2

    Aamiin yarabi ilahey hakuxafido abaayo ❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 Рік тому +1

    Cabsida waaye Ayaaney

  • @MahadoAbdourahman-i5y
    @MahadoAbdourahman-i5y Рік тому

    Wlhi wa run walashey ayaaney ilaahey hakodayo aqlika iyo qalbika safika allah il xun koma toso

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Рік тому

    Wcs walaashey igu qaaliya ayaan cadeey aadbaan kuu salaamay inbadan

  • @luulsacdi1858
    @luulsacdi1858 Рік тому +1

    Masha Allah ayaaney abaayo wan arkay ninka noocaasa mahadsanid❤

  • @Najminaa
    @Najminaa Рік тому +4

    Manta waa jimco aan ku saliga xabibkeena SCW SCW SCW❤ SCW

  • @malyuunmaanka586
    @malyuunmaanka586 Рік тому +1

    Alla ayanay anaa arkay wlhi siduu iskaga maqan yahy Hal maru so laba kadibna wn ku xaqa lkn adaa dhirigalin ka helay ❤

  • @naimay4570
    @naimay4570 11 місяців тому +1

    Ar Ayaaan !!😂😂 runtada ku jeclahay 🤍ilaahay haku barakeeyo adi iyo family kaga 🙏🏼 gabarta kali ah ee youtub ka followgareya tahay wlh hore u soco soon 1 million in sha'Allah 🎉🎉

  • @AishaMahad-o9j
    @AishaMahad-o9j 3 місяці тому +1

    Wlahi ani ano shoko cabsiya dhagesan acabsada maxawayeye😢😢😢😢😢

  • @munaAyaan
    @munaAyaan Рік тому +1

    Alla xppti qisas chanel soo galee waa uxiisey cabsi cabsiye

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 Рік тому +2

    Nayaa ayaan jimce wngsn

  • @maryanissa2071
    @maryanissa2071 Рік тому +2

    Ayaan abaayo😍❤️

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 11 місяців тому +1

    Mansha allah aqliga allaha kusiyadsho abayo mcn ❤

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Рік тому

    Mash allah wa sida anigu iskuma wali jirin wlhi xajigayigana waxan isla so maranayii ilahayii ba ogo

  • @Amuuna40
    @Amuuna40 Рік тому +5

    M.a maano cadeey hadaa kugoobaaye qurucda kugu karsanaa 😅❤😊

  • @FilsanCabdiraxmaan
    @FilsanCabdiraxmaan Рік тому +3

    3:38 alla ayaaneyy waxaan la yaabey ciwaanka qisada ninka Marka la dhacayo alaab miyaa 😂😂😂😂walaahi qisadaani waa funny 😁 😂 😀 😄 😆

  • @HayadCali-h9k
    @HayadCali-h9k Рік тому +1

    Wcs wbr hbo qliyey
    Jumca Mubarak nabad iyo cafimad ayan niso rajaynaya adiyo familkagaba anaguna sido kle

  • @yaasmiinalimohammedyaasmii8294

    Ayaan wan ku salaamey❤

  • @IftuuAbduushakur
    @IftuuAbduushakur Рік тому +2

    السلام عليكم ورحمه الله وبركاته اياني انا بحبك❤ انا فروم اتيوبيا🇪🇹🇪🇹🇪🇹❤

  • @kaafiyocismaan5337
    @kaafiyocismaan5337 Рік тому +3

    Wcs m.a abayo hanbalyo 🎉🎉❤❤ 200 coming soon 🎉🎉🎉🎉

  • @mulaaxita8747
    @mulaaxita8747 Рік тому

    Mnshallh ayaansan wanagsan sida hoyadeed big saln

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Рік тому +1

    Wku salaamay wllshy mcn

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 Рік тому +2

    Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saaabo9825
    @saaabo9825 10 місяців тому

    Waa arkay habo ayaneey wanna iska dayay lkiin waan xanusaday😢

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 Рік тому +6

    Saka aniga uhoreyo subxa wanagsan ayaan qurux Masha Allaah

  • @user-jw6ty1pw7w
    @user-jw6ty1pw7w Рік тому +1

    Asc ala Ayan wa arkay nin nocasa wan arkay wlhi wa sida shegto af dabolan wa dahab

  • @nurtoismacil
    @nurtoismacil Рік тому

    Ayaney wan ku xisay wlhi abyo😢❤

  • @فتحيهمحمد-ط3ش
    @فتحيهمحمد-ط3ش Рік тому

    Masha alah

  • @Najminaa
    @Najminaa Рік тому +7

    Shekada ciwaankeda funny ah 👸Ayaney🌹quruxey😘

  • @HiboAhmett-b4s
    @HiboAhmett-b4s Рік тому

    Haa wll way jiraan raga noocaas ah intaad awlaad aad u dhasho ay tagaan

  • @raxmadeheeyewarsame4297
    @raxmadeheeyewarsame4297 Рік тому

    Haa ayaaneey Wlahi waa arkay nin inta iska dhigo inuusan la aantaa noolaanba karayn markaad aamintana halmar meel uu ka baxayba aadan arkay

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 Рік тому +2

    Ayaaneey karti io dhirinaaan kasiii qadaa talooyin kaaaga before sidan ahaaa io after isku mid maihi wllhi
    Wxan aminsanhy dhiiiri galiso agteyda khaaali ku ah iñan heysto
    Wllhi wali xiriir masameyn waayo walibo iskuma dayin wxaana heystaa talooyin aaad ubadan aaan adi kaa faiiiday wllhi maanta wxan aminsanhy dad bdn oo xiriir leh inaaa anoo xirir wali samyn aaan wax bdn ka ogahay
    Illhay nama kaa qaaado qofta kaliya aan ku tashto qof walpo sidaa kugu faaaano qof walpo waxay dhahdaa qoftaan aaad ku walatay yay kuu tahay
    Love you mcney ❤❤❤❤❤

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 Рік тому +3

    iga aamus ayaaney
    Wan cabsaday 😭

  • @Xaawo6405
    @Xaawo6405 Рік тому +3

    Alla ayaan funny waye😅😇

  • @hooyo994
    @hooyo994 Рік тому

    Masha Allah Ayaan

  • @umumuxamedamiin2000
    @umumuxamedamiin2000 Рік тому +2

    ما شاء الله 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤😢😢😢😢

  • @daherneima7475
    @daherneima7475 Рік тому +1

    Walhi wa ruta

  • @farxiyomaxamuud6830
    @farxiyomaxamuud6830 Рік тому +1

    M.a❤❤❤

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw Рік тому

    Ayaneey fulisanidaa wlley

  • @kifaaxahmed9910
    @kifaaxahmed9910 Рік тому

    ayaney malin wngsan jimco wngsan abyo thnkz adiga awalkgg alle gudi kare shugran nolo aan oghy hadn xasusto aan cil cuna ii gogo aya iga sartay alle ku barakey xbbti

  • @Najminaa
    @Najminaa Рік тому +1

    Ayaney abyo hada habeen miyeey idinthy

  • @naraacadeey552
    @naraacadeey552 Рік тому +1

    Waan arkay abyo kuwo badan ayaan arkay markey ila hadlaan neh waan la hadlaa markey iga aamusaan neh waan ka aamusaa

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 Рік тому +1

    haaah.wlll🎉

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 Рік тому

    Walahi ayaaneey saxiib wanaagsan baatahay

  • @nastehaibrahim3706
    @nastehaibrahim3706 Рік тому +2

    Abaayoy anay qiso igu dhacday inaad ila qaystan rabaa xagee kala soo xiriira😢

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  Рік тому +1

      Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgramkayga ayaan gobdoon igala soo xiriir

  • @nadiifoabdullahi3266
    @nadiifoabdullahi3266 Рік тому

    Asalaamu caleykum qli dumar allaha ku amaansado
    Waxanse layaabey Ruuxa garoobada wax kasheegi miyeyna ogeyn iney yihiin kuwo duceysan go aankodu adagyahey yaabaye aniguye gor isku hiilin doonaa

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 2 дні тому

    Anigaaba iga cabsiisey

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq Рік тому +1

    Alle haku xiftiyo abayo

  • @UmuAsia-v4n
    @UmuAsia-v4n Рік тому +1

    Abaayo mcn sheekadaas nosoo galii cabsida ah

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk Рік тому +1

    Asc ayaan walhi qali markasta oo aad nin daba oorod wad qiima beelsa anig walhi markan aarko iinu iisbala jiro wan aamusa ❤❤❤❤

  • @user-co9ms7rt7q
    @user-co9ms7rt7q Рік тому

    Waa arke ayaaney lkn alle kasukoow adaa usababa caqligaa u.adeegsade cashiraq udhigay 😂xppti kawaran sanadki horo ahaa aqliyan u adegsade

  • @UbaxDheemaN-pl1hd
    @UbaxDheemaN-pl1hd Рік тому

    Ayaaney aniga xta wa çabsnaa

  • @Queen-official
    @Queen-official Рік тому

    wey adagtahy wlhi in la adkeysto ani ma jecli manta dhan qofka ina raadiyo ano uxiisayo hadana waxa isdhaha isaga lee ha kula soo hadlo waxba ha la hadlin lkn xoga camur daremee 😢

  • @kaafiyocismaan5337
    @kaafiyocismaan5337 Рік тому +1

    Ayaaney 🥺Xaa araktay

  • @maryanmohamed319
    @maryanmohamed319 Рік тому +5

    ما شاء الله ❤❤❤

    • @seasea6258
      @seasea6258 Рік тому

      k((k(((kkk((km(kkkk((((kkkkkkk((k(kkkkkkk(

    • @seasea6258
      @seasea6258 Рік тому

      k((k(((kkk((km(kkkk((((kkkkkkk((k(kkkkkkk(k

    • @seasea6258
      @seasea6258 Рік тому

      kkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(kkklkkkkkkk(kkkk(kklkkklkkkkklkkk(kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(kkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkllkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk(kkklkkkkkkklkkkkkkkkkkkk(kkkk(kkkkkkkkkk(kkkkk(kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkkklkkkklkkkklkkkk❤

  • @qadraqali3934
    @qadraqali3934 Рік тому

    Ayaan abaayo wankusalamey adigaiyo asxaabta kuxiran janaalka ayaney waxiysomarey nin aad u jcldey Lakin wlh waxn xasusta in aanfirin jirey
    Whtappka inuu onlenyahay iyo inkale markan arko onleenkisa waxndhihiy jirey isadkee asagabo wukujeda inaad onlen tahay kulamasohadlin maxdkalahadliy isadkee marmar waxdhiciy jirey inaa sosarto istatiska muxadaro wufirin wanarkiy inuufiriyey anigane wanuaamisiy jirey malmokadib wanbahilmaamey wlh isagune farah igaqadey wayo nin sadoolashekesaneysey kuamusey maxdkalahadliy ooqimobelkugu dhiciy hada waxnahay gabar baratey nocyada nimanka allh igasahlo midkanolasha iskufahmiy laheen ❤❤❤❤ abayo allh hakuxifdiyo adin&aaqir

  • @faayaden392
    @faayaden392 10 місяців тому

    Alla ayaaneey Maxaa isku dooq nahay nin anaa la ciyaaro walaahi meeshuu asiga shabaqa ilarabay aankusoo ridaa

  • @mohameddahir2149
    @mohameddahir2149 Рік тому

    Ayan goobdoon naaga waaxh kaa xiin bathan maalaxaa.lakini maxha dabeeyo.

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 Рік тому +1

    Asc ayaaney maxaa kugu dhacay xbbt qisada miyaa cabsiya

  • @Nimcohabi-r4d
    @Nimcohabi-r4d Рік тому

    Wlhy ayaaneey beenta mahaa ninkan lasocday saan uwada soconay ayaa hal mar la wayay ana go.aan wxn ku gaaray inan afarihiisa ka baxo oo aan wacin hada isagii baa iso radiya

  • @kowtherabdullahi827
    @kowtherabdullahi827 11 місяців тому

    Habo 😂😂 xsuus igelisay wllh qisadeyda xsuustay in,a wn kula soo wdagaa mrkn mashquulka ka baxo

  • @foosmacalin1389
    @foosmacalin1389 Рік тому +1

    ❤❤🎉🎉🎉

  • @MmmD-gn5tq
    @MmmD-gn5tq Рік тому

    Haa in badan rag nocasa wan arkay

  • @RayaanHonasti
    @RayaanHonasti Рік тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂 indho weyn yaaaaaaalo yaaaaan nimanka la iska dhicin😊

    • @Najminaa
      @Najminaa Рік тому +1

      😂😂😂😂😂😂😅

    • @Umumahamed1
      @Umumahamed1 Рік тому +1

      😂😂😂😂😂 waba lcg ama dunyo hhh

    • @RayaanHonasti
      @RayaanHonasti Рік тому

      @@Umumahamed1 😂😂😂😂😂😂

  • @XamdiTuush
    @XamdiTuush Рік тому +1

    Wcs ayaan abyo mcn❤❤❤❤❤

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 Рік тому +1

    Garoob waa Naag didey gumeysi wna duceysan
    Kso gudub gbary ninba hdu naag kula simo o kaa raaco adna danahaga ka raaco amuba shar kaga yimada tan gabdhnimada ku faanysana meshay gaadho fiiri

  • @faayaden392
    @faayaden392 10 місяців тому

    Nin lama dhecee asaa rabo wasaqa ani mamaseero lkn aniga tuf iyo tahliiloow igayahay nin maagow igu ag arkay damcay

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen Рік тому +1

    Wcs abyo ayan ❤❤

  • @NajmaAbdi-uc7zb
    @NajmaAbdi-uc7zb Рік тому

    Alaaa ayaney Nin nocas lee Moye ninkale maba arrko😢

  • @fooseeyfaraxsan2858
    @fooseeyfaraxsan2858 Рік тому +1

    Wallee inaan arkay ayaaneey😊😅

  • @farhasaid5284
    @farhasaid5284 Рік тому

    ❤💯

  • @xasanamina4285
    @xasanamina4285 Рік тому +1

    Habo Ayaaney wiilka ay habluhu garacayan bl wr nga sii sida faarax lo galay 😂

  • @nimcoqulub4250
    @nimcoqulub4250 Рік тому +1

    Ayaaney❤

  • @SharmakeSacid
    @SharmakeSacid 11 місяців тому

    Waan arkay

  • @Masnamunira2356
    @Masnamunira2356 Рік тому +1

    Ayaaney, Muuqaalkan ma shaly baad duubtay , mise Kala waqti baynu nahy

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +2

    M.a waa runtaa😂😂😂😂😂😊

  • @ManaalAbdiMahamuud66
    @ManaalAbdiMahamuud66 Рік тому +2

    Alla ayaaaneey farinta kusoo hor qoray inta dambo markaan garay gabdho shukansi barad ani maiga aaminee waligey inaan sameeyo xitaa kuma fikirin
    I.a markaan 20 ka gaaaro sameynaaa 😂😂😂😂 ceeeb bey ila tahay anoo 20 gaaaarin inaaa xiriiir sameeeyo😂😂 ani buuuufis yurup igu jiro illahow school ka mar lee ka dhamey iga aheyd alx dadka sanadkan
    Examka dowlada galayy ku jiray 😂😂😅

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 Рік тому

    ayaaney xly iisoodhacdey sheekadaas markaas ayaan dhahy pose markle dhgysanaa berito cbsi cbsidii😂😂