ANIGOO FAQIIR AH AYAAN BILAABAY INAAN DAHAB ARUURSADO MAANTANA NINKAYGA WAAN KA HANTI BADANAHAY JAH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • #ayaangobdoon #wararkiiugudambeeyey #somaalida #warbaahintanoloshaislaamkatv #

КОМЕНТАРІ • 138

  • @HamdaFarhan-tt3vo
    @HamdaFarhan-tt3vo 5 годин тому +5

    Ayaaney wali ma guursan oo inan baan ahay lkn taladaada wanagsan waan qaatay m.a alle ha ku barakeeyo ukhtiyal qaliyaa❤❤

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 годину тому +8

    Runtii dhaqaalaha lacagta inan kaydiyo waxaa iidhama dahab Masha Allah illahay ha ii barakeeyo intaan haysana Allaha siiyo

  • @maankadeeqa3046
    @maankadeeqa3046 18 годин тому +8

    Allxamdullh biiil nusboos aa hada ka gaday kabadan aa rajeenaa 2sano soosocoto insha allh

  • @ZeynabAbdirahman-w5s
    @ZeynabAbdirahman-w5s 10 годин тому +3

    Ayaan qalbi wanagey dhiiri galinta noosoo badi qeyr allaha kusiiye ❤🫂

  • @ShafeecoRuweyda
    @ShafeecoRuweyda 6 годин тому +2

    Mnsha alaah wllo ayaan gobdoon talo wanaagsan baad nasiisee kuwi garta alle hanagayeelo mahadsanid ❤

  • @cabdinaasiraxmedcalimuriid5471
    @cabdinaasiraxmedcalimuriid5471 21 годину тому +5

    Mashalah ayansodabi

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 21 годину тому +3

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @caishomaxamd1561
    @caishomaxamd1561 4 години тому +2

    Ayaney aniga dhul an kabixiyay 7 kun labo sano ka hor mantan waxa kadiday 22 kun dollar alxamdulilaah

  • @Laki2017
    @Laki2017 21 годину тому +7

    Aniga usa jogaa hadaan 100 dollar helo dahab ayaan kuradiyaa aduunka dahab iyo ayuuto ogu jeclahay Walaahi

    • @RoodaXuseen-np5fo
      @RoodaXuseen-np5fo 21 годину тому +2

      Kkk mansha alh wll Ani saamahiihi wan siiqadaaa😢😢

  • @miimisahal2304
    @miimisahal2304 20 годин тому +4

    Intaan shaqaynayay oon tabarta hayay talada mahayn hadana hooyo guri joog ah oo taladii mooye aan tabarti hayn baan ahay. Marxaladii dhalinyarannimada gabdhaha marayow fursada kafaaidaysta

  • @FaadumoCabdi-l1i
    @FaadumoCabdi-l1i 11 годин тому +2

    Masha Allah

  • @hooyasharaf
    @hooyasharaf 19 годин тому +2

    Masha Allah Ayaaney dhiragalinta noso badi iyo dhaqalaha

  • @SahdiyaSahdiya-eo2st
    @SahdiyaSahdiya-eo2st 17 годин тому +2

    Ani dahanka maadaneeyo 500 dollar ayan kushaqeeya hal xabo xitah gadanin wlhi balse hda kadib waan galina dahab mahadsanid yaqay ayaney ada baa ino dhirigalisayu❤ ☺️

  • @ابال-ن8م
    @ابال-ن8م 2 години тому +1

    Insha allah madsanit wali rer dhaqo ma garin marki garo insha allah hada sacuudi joga hooyo ushaqeya ijar dhibo allh na sacido

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 21 годину тому +7

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @user-hafsa23
    @user-hafsa23 6 хвилин тому +1

    Ayaaneey abaaayo hadaa ka hor Mar aan qaxooti noqotay oo abahayn Guri no awoodi wayay hooyadeen ayaa dahakeedi boos noogo gaday gurina noogu dhistay❤

  • @sawayoali9907
    @sawayoali9907 16 годин тому +1

    Masha Allah thanks for your advice not very body will tell you the truth jazakallahu kheyr walashey

  • @HD-zy9jj
    @HD-zy9jj 14 годин тому +2

    Ayaneey aniga waxan reer leyahay 2 sano hada ya kii 3 ibilawdee alx fadiga arooskeygi dahyada aroskeygii iyo lawadeydi roog aya iyala alx inkasto bill mustakafi helin alx umushan ayaan kisto lacag ayan kahele qarawada wexa an hada hesta 6gran alx arooskeygi fasges hita laimaxirrin alx I.a waxan kuraja weynahay ina yesho bosaas ducada nugugawaa inu xajiga igacan furnado ❤🥰

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 7 годин тому +4

    Ayaaney hada ani washaqeeyaa soud sudan 🇸🇩 aa jogaa 250 aa ku shaqeeya familyka 150 aa udira 100 waa rebta illa tali sidee dahab u gishtaa xbbti wlhi wku fikirayay ayanta❤

    • @ayaangobdoon3254
      @ayaangobdoon3254  7 годин тому +4

      Abaayo markay ugu yartahay 50$bil walba meel dhig ama ayuuto gal 10bil waa 5boqol dolar sad kugado saas waaye taladayda

    • @salmomaxamedsanaag6220
      @salmomaxamedsanaag6220 6 годин тому

      @@ayaangobdoon3254 m.a waigu ogtahy abaayo adaa umahadsanthy ayan teyda la aanta abaaar

  • @maymuunabdi4009
    @maymuunabdi4009 5 годин тому +4

    Ayaney dadkad kahadleyso anaa number one ueh😂lcg hdaa arko maba heyn karo mel dhig mrkaa is dhoho wxban arki daqiqad kadib wn so gadi😂jalaato io dhuqdhuuq aynba kudhameyaa dabecadas inan iska badalo ayn isku dayaaa dhirigalinyada awged

  • @falishassan528
    @falishassan528 21 годину тому +1

    Ayaanay wlhi waxaa umalaysa inaa aniga iga hadlayso Masha Allah ❤❤❤❤

  • @JamadBashiir
    @JamadBashiir 20 годин тому +2

    Mash alllh ayaan thanks abyo

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 11 годин тому +2

    Masha allah❤❤❤❤❤❤❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin 19 годин тому +1

    MashaAllah. Allahuma Baarik. Waa gabar caqli badan.

  • @AyaanAxmed-d6r
    @AyaanAxmed-d6r 8 годин тому +1

    Masha Allah ❤❤❤

  • @sabariinahmed9789
    @sabariinahmed9789 21 годину тому +1

    Wcs ayaney sethy waxanba modaa inaan habeenkii kugu tashto mrkan sarirta tago mid ka cusub aad hdda soo dhigty sarirta ayuu hbeenkii ku qoran yhy kuwa kle oo horey ii dhfyne howshan ku qabsadaa❤❤❤❤ ku jecliyaa❤❤❤

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 6 годин тому +1

    Mnsha allah ale ha I barakeyo anigoo li qaban oo gabar ah baa 35 garan heystaa aqligeygii baan ku gatay hoyo iyo Abe nah ima gadan shako tosan ma heysto lkn kheyr ale siyee wlladey abahey mcn I dhalay baa bil bil lacag shobin iso dira isla bishaa hadii ay I gon weydo garan mel ayaan dhigtaa sidan bisha kle ugu gar sado thnkis abayo ayaan dhiri galin tada wax mel dhigato nah malin bey ku an fici dontaa🙏

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 11 годин тому +1

    Wlhy marmarka qar kan kutalagay ayan ka imada anido leh malin kale ayad gadan bilooyin ka dib

  • @NajmoBotan
    @NajmoBotan 19 годин тому +1

    Masha allha Mahadsanid ❤❤

  • @NaheemaNaheema-pl3sd
    @NaheemaNaheema-pl3sd 21 годину тому +1

    Wad mahadsantahay Abaayo

  • @MaidaJamaad
    @MaidaJamaad 2 години тому +1

    Abayo wan ku salame commenti uma badni lkn malmahan waku waye imana soo dhaco chanalkaga wan kuso radiye mante ❤

  • @NajaxAwalexasan
    @NajaxAwalexasan 20 годин тому +1

    Thanks 😊

  • @nasraqaali7050
    @nasraqaali7050 8 годин тому +1

    Thank you for your advice dear

  • @إفراحجيل
    @إفراحجيل 18 годин тому +1

    Maanshallh nosibadi qaali ❤

  • @Muhiimey
    @Muhiimey 20 годин тому +1

    Ayaaney Wlhy waan kahelay qali nosoo badi

  • @Zeytunosman-hu1mq
    @Zeytunosman-hu1mq 5 годин тому +1

    Ayaney noso badhi qrxy hunguri ayba igale wiligy wx ma arursanin lkn manta kadib jofka kakacaa

  • @NuuraYusuf-ve7ns
    @NuuraYusuf-ve7ns 9 годин тому +1

    Waligay Dahab qortayda maa sudhiin lkin imka lacag ururiyay kus gadan bishan haday dhamatoh
    Adunka dahab ugu jacely lkin wakhtiga ilaa hadhay😢❤

    • @IfraaxKhadar-v4r
      @IfraaxKhadar-v4r 6 годин тому +1

      Wuu kuu wanaagsanaan doonaa inshaallah walaal

  • @AyaanAxmed-d6r
    @AyaanAxmed-d6r 8 годин тому +1

    Ayaan masha Allah ❤❤❤

  • @fardowsaabdi949
    @fardowsaabdi949 19 годин тому +1

    Mahadsanid abaayo thanks ❤

  • @xamdisaciid1747
    @xamdisaciid1747 20 годин тому +1

    Mahadsanid dhiira geliso❤ noo soo badi

  • @MaqsuudFaarah
    @MaqsuudFaarah 10 годин тому +1

    Ayaan sodabide❤❤waan kuholeha🎉🎉🎉😢😢warunta❤❤abaayo ❤nosobadi😊

  • @hafsanorelmi3994
    @hafsanorelmi3994 20 годин тому +1

    Ani kalaybo lacag meel dhig inta yar ixeran dahab kahesta lacag aruris we igu adagtahaay wlh lkn hada kadib wa ina fikiraa

  • @IfraaxKhadar-v4r
    @IfraaxKhadar-v4r 7 годин тому +1

    Mashaallah ayaan noosoo badi

  • @nimcomohamed2121
    @nimcomohamed2121 2 години тому +1

    Ayaanay abaayo somalia miyaa joogtaa aniga in aan imaado ayaan rabaa lkn waan ka baqaa ee ila tali ilhy qeer haku siiyeee❤

  • @MaryamoYuusuf-de4wv
    @MaryamoYuusuf-de4wv 21 годину тому +1

    Ina adrey bil waxba ogaan sadaa inaa meel wax dhigto lkn igama soo harto lkn waa xaal aduun

  • @SucdiCabdiCali-b1s
    @SucdiCabdiCali-b1s 21 годину тому +1

    Ani dahabka maadaneyo balse hada kadib ahana lacag helo waan gadanayaa i.a

  • @fadumoabdi5239
    @fadumoabdi5239 16 годин тому +3

    Ayaney dahabkii wuu qaliyobay ee maxaa sameyaah

  • @DekoDeko-o5y
    @DekoDeko-o5y 20 годин тому +1

    Waad mahad santahay

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 21 годину тому +1

    Waa sax ayaaney indho weyne wan ku salamay

  • @saitunosman2743
    @saitunosman2743 18 годин тому +1

    Ayaantan dahabki waaba qaaliyey aad ayuu u kacay

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 20 годин тому +1

    Ayaaney soo badi dhiirigalinta

  • @IlhanAbdi-k8z
    @IlhanAbdi-k8z 3 години тому +1

    Basaska wllhi waa faiido ayeeyaday boos ay iska gaday waxay ka bixisay wagaas 100 Dollar
    Hadana waxow maraaa 100 kun oo Dollar marka dhulka aad raqiis ka baxsatay baa bari qaaali ku gadeee

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 21 годину тому +1

    Ayaan soo badi dhiirigalinta ❤

  • @RoodaIshwaaq
    @RoodaIshwaaq 9 годин тому +1

    Weli maan guursan lkn caqli waan faaidey 2 sano ban lacg 100 ka yar ku shaqynyey hdii aan 10 bishi dhigan lhaa maanta wxby i geli lhed hda 2 bil shaqa ah bn wadaa inshlh 5 na ha ahaate wxbn ka dhigan shaqadi 2 daas sano alxm kuma qasaarin wx bdan ban debry lkn gugii ku kordhaba waa caqli

  • @BareYare-t4e
    @BareYare-t4e 20 годин тому +1

    Mahadsanid ayaaneey😊😊😊

  • @KHADIJAHASSAN-y6r
    @KHADIJAHASSAN-y6r 37 хвилин тому

    Mashllah ❤

  • @JawaahirJipriil
    @JawaahirJipriil 5 годин тому +1

    ❤❤❤❤waan ku jeclhy maamo❤❤❤❤

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 3 години тому +1

    Thank you abayo mcn

  • @NasroSheekhxasan-lb8jr
    @NasroSheekhxasan-lb8jr 10 годин тому +1

    Masha allah aniga xajigeyga wuxu ii gaday arooskeygii 50gram oo dahab ah lkn lacagtii waxan ku gatay dhul intaan dahab iyo baati gadi lahaa lacagtii arooska iga soo gashay dhan xitaa meherkeygii alx hadana waxaan qaataa biil aad u fiican wuuna iga maqanyehe rerkena la joogaa hada waxaan leeyehe dhulal badan waana dhisan doona idam alle

  • @MaryanBuule-tb2eb
    @MaryanBuule-tb2eb 4 години тому +1

    Ayaney sobadi

  • @asmaamohamedomar1227
    @asmaamohamedomar1227 21 годину тому +1

    Ayan qurux xbbt habeen wangsan jumca Mubarak ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 19 годин тому +1

    Dahabka waa xoolaha kaliye 100 sano kadib xitaa is badaleyn aniga karan xitaa maheesto lkn alxdulilaah lacag aan kugato wan heesta lkn hore mida uheestay oo hooyo isiisay woqalocday wan uceliyay mid weyn kuso gatay isla anige isocelisay ano leh hooyoy sacudi ayaan karaba igaso gat marke xajka tagto wan udirsana ayaaney mahadsanid

  • @najmaahmed4139
    @najmaahmed4139 2 години тому

    Masha allh ayan qlbi wangy alle haku xfido adiga io cruurta io seygaga noso badi dhragnta ❤❤❤

  • @user-gt4os4vx9k
    @user-gt4os4vx9k 20 годин тому +1

    Oo.wali.waan.jantay.malayska.sayn.miyaa

  • @user-ek6fo6pr4c
    @user-ek6fo6pr4c 2 години тому +1

    Sida dharagta looga faaiideysto anaa garan waayay ee IGA I dhaafo ha I Soo xasuusin

  • @sacdiyacabdi1664
    @sacdiyacabdi1664 9 годин тому +1

    Ayaan indho❤

  • @Deekajinow
    @Deekajinow 16 годин тому +1

    asc ayaane dhiiragelinta noso badi wll

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 4 години тому +2

    Masha Allah horey usoco abaayo ❤❤❤

  • @AyaanAxmed-d6r
    @AyaanAxmed-d6r 8 годин тому +1

    Ayaan abayo sobadi beelo

  • @AsmaClsalaam-f7e
    @AsmaClsalaam-f7e 11 годин тому +1

    Ayaan abaayo qaali Mahad sani

  • @muna607
    @muna607 18 годин тому +2

    Waad mahadsanthy Wlhi ayan aniga ano yar ley guursdo lacagta wan ku ciyaari jirey saan doono u isticmaali jirey lkn baryan danbe acli ayan yeeshayo wan yara dhaqaaleyaa dahab wan heysataa oo sodohdey ii keentey ayan dhawed waa hal garaam hal garaam sako maka baxdaa

    • @maankadeeqa3046
      @maankadeeqa3046 17 годин тому +2

      85 garaam haduu gaaray sako waa lagaa rabaa abayo aniga nuucaasaa ahaa biilka waa iskaga ciyaari jirayay maqayad iyo dhar aa biilkeeyga qabay

  • @axlaammaxamed2638
    @axlaammaxamed2638 28 хвилин тому

    ayaaney,ano gabar ah,shan kun dollar aruuriyey hambalyo iso dheh

  • @HabonDaher-b7t
    @HabonDaher-b7t 6 годин тому +1

    Asc hbbi ❤❤❤❤

  • @SeynabXuseen-wp5jh
    @SeynabXuseen-wp5jh 2 години тому +1

    Noo soo badi abayo

  • @RayaanHonasti-i6e
    @RayaanHonasti-i6e 21 годину тому +1

    Wsc rer ayaan salaàn sare jumca wanagsan ❤❤❤

  • @AyaanCabdullahi-lj2oq
    @AyaanCabdullahi-lj2oq 20 годин тому +1

    Mahadsanid Abayo ayan

  • @LadnaAhmed-t7b
    @LadnaAhmed-t7b 20 годин тому +1

    Wcs Ayaaney wll sobadi dhiri galinta❤

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 6 годин тому +1

    Masha Allah abaayo hanbalyo hanbalyo sax ❤❤❤

  • @AbuBackar-dx7ow
    @AbuBackar-dx7ow 20 годин тому +1

    abayo bil maqato ee wan Shaq eysta❤ ‏‪

  • @MunoXuseen
    @MunoXuseen 21 годину тому +1

    Wcs abyo ayanah xbbt❤❤❤

  • @SihaamCabdisamad-q7w
    @SihaamCabdisamad-q7w 17 годин тому +2

    Pleys ayaaneey qoralkeyga aqrioo dhameeyso anigoo kow iyo.toban jira banbilabay inaan xafado kashaqeeyo cafadaha inta anan bilabin eedadeey oo kashaqeeynjirtay inay bananyada dadka uxaqdo iyo meheradahana biyaha wasaqda kaqaadijirtay banlashaqeenjiray kadib xafado inaan ka shaqeeyo ibilabatay sidaan kusohar mariyayba toban iyo kowjirban kubilabay inaan xafad kashaqeeyo shaqadii waqtigeyga ugubadan aan joogay waxay aheed 217dii bishii udabbeysay ban afarmalin kagaray lagabilabo waqtigaas ilaa manta Maiga aaminee reerkiiban walilajoogaa sadex sano ayaaney lacagta aan shaqeeynayo leymadirijirin Batiga anxiranayo xataa inaan doqeeyga kamaxiran jirin ayaaneey qisadeyda hadii aan irado kasheekee qoraal kumasoo kobikaro muhimada aanusocdo waxaytahay intaasono ooaan shaqeeynayay eedadeey halmalin beyisheeg tay inaay dahab igaday indho aanleeyahay masarin kadibna waxaa icadatay inaay iganoqsatay manta sagaal iyo tobankii sano waxaa iga dhiman inta sandakan labada kun labatan iyo shan marka lagaaro waxanjiraa 19 sano waliwaan shaqeeyaa dhaga haygana wali dahab magalinin xataa isma aminsani doqeeyga ma aaminsani😭😭😭nafteeyda waxaan ka hormariyaa tan dadka igu hareereysan gabadhii an ushaqeen jiray somaliya wayka sootagtay waxaay usoo guurtay wadanka omaan🇴🇲ayaadaa isowa datay sand kan2024 bishii lixaad 16deedii ban imaday hada waxaan oogushaqeeyaa 150 dolar somaliya qasatan gorowe bankajognay markaas waxaan oogu shaqeen jiray 100 dolar culeysa markii aan somaliya jogay aan dareemayay Kaan manta anoojoga oman andareemayaa iga daran labada blood oo aan joga wali lacagteyda kareem kama gadan xataa markeey cadada igu dhacdo ayadaan oolweysta weydiistaa oo lacagtii walayga sugaa oo ima cuntameeyso hadii ay macquultahay ood aragtit qoraal keeyga inkas too uudheer yahay waxaan ka codsanaa muqalkan kanxiga inaad kusodartid laga yaba inaad waxiguso kordhisaan ama qofidiin ka midha ducadiisa ley aqbalo😭😭

    • @SihaamCabdisamad-q7w
      @SihaamCabdisamad-q7w 17 годин тому

      Waxaan dareemaya cawa nafis madama qisada nolasheeyda qeeb ka mida an kulawadaagay😊

    • @ridwaanahmad1217
      @ridwaanahmad1217 9 годин тому

      Duruufta iyo wayaha adag waxa laga dhaxlaa karti iyo howlkarmeed nimo wad sabarty waxan rajaynaya inad ka baxdidi idanka Alle abayo culayska Allah kaa qaado abyo

    • @SihaamCabdisamad-q7w
      @SihaamCabdisamad-q7w 5 годин тому

      @@ridwaanahmad1217 جاصاكلةحى ilahy hakuxafido adun iyo aqiraba

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 10 годин тому +1

    Dhiiri gelinta noso geli mararka qaar xabibiti hadaa awoodo🦋♥️

  • @xamadasharif-zg8lc
    @xamadasharif-zg8lc 4 години тому

    Hooyadey dhul ay 3kun$ ka bixisey Maanta 15kun$ ayu jooga 6sano ka hor ayey gadatey

  • @VirginiaDempsey-c3z
    @VirginiaDempsey-c3z 19 годин тому

    Rodriguez Mark Johnson Angela Miller Timothy

  • @KHADIJAHASSAN-y6r
    @KHADIJAHASSAN-y6r 37 хвилин тому

    Sobathi MCN

  • @basromahamed9517
    @basromahamed9517 3 години тому

    Huuno sobadi dhirigalinta

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 21 годину тому

    Ani maba hysto wxn dahab ku gatee alhe hy siiyo lkn alxm wan hela qutal darurigaa😂😂😂

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 18 годин тому

    Ayaan dahbka cusub garaamkii waa imisa

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 18 годин тому

    Asc abyo ka waran hadada ku noshahaya guri aad adigu ledahay biila kira ah bishii na 150$ hayasatida seed ku nolan kartaa somalia

  • @user-gt4os4vx9k
    @user-gt4os4vx9k 20 годин тому

    Lkn zakada halaga bixiyo dahabka haduu gaara intii laga.bixiyo.zakada

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 20 годин тому

    Cadara iyo dhara lacsga basa ku bixinaa

  • @HooyoMacan-y8u
    @HooyoMacan-y8u 20 годин тому

    Wa mxy calol xumadani darad un celiyay ila hada qomamo ihaysa😢😢😂

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 21 годину тому

    dahabku waa rsamaal

  • @FardowsoheydarNur-lu8qt
    @FardowsoheydarNur-lu8qt 20 годин тому

    Ayaaneey abyo dhiiri giliso ayaa ku fcnyahy maad isku dhaxwedid waa iga ra,i

  • @Awoqali-c1y
    @Awoqali-c1y 11 годин тому

    Waligey Ma iibsan cream lasowalaqay walee koombada wan ku urursada akx

  • @UgbaadAli-l7s
    @UgbaadAli-l7s 17 годин тому

    Oo sawirka adno maxaa meesha keenay yaab badanaa😂😂😂😂

  • @user-tw1cj7yl9j
    @user-tw1cj7yl9j 20 годин тому +1

    Naaa walaley dahabka ha iska sheg shegin yaan laguso radino laga dhicine meeshu waa xamare masar mahane

    • @SahdiyaSahdiya-eo2st
      @SahdiyaSahdiya-eo2st 17 годин тому

      😂😂😂😂yacni xafada ayan miye yaqanaan rugada 😂😂 waa yabe😂

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j 10 годин тому

      @@SahdiyaSahdiya-eo2st abayo xafada aad dagantahy in la ogaado qofka kuubahda wa wax aad ufudud

  • @AzmaCabdi-qi8ku
    @AzmaCabdi-qi8ku 7 годин тому

    Ayaneey gabadha tajirtay ma adnaa 😂😂😂😂😂

  • @ubahahmed9210
    @ubahahmed9210 4 години тому

    ayaanyey waad ku qasban tahay in aad fadhiga mara kaliso walba marka aad smalia joogto waayo boor saaid ah ayuu leyahy boorks ayaana wasqeynaaa

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 10 годин тому

    ❤❤