M.a dhamaad qurux iyo farxad badan waye runti m.a gabadhad salma abayo rerkaaga Allah haku barakeeyo ayaan ku lenahay isku waara farxadna ku dhameysta inta cimrigiina ka dhiman insha Allah
Ayaaneey waan ku jecelahay ilaahay haku xafido happily marriage na waaku jirtaayee. In badan baan kugu xidhanahay laakiim hawsha ayaan kugu qabsadaayee comment iyo like labadaba igamaad helin 😂😂😂taleefanka waan shidaa lee meel baan iska saaraa weelka qooshka guriga hawsha dhanba hal vedio baan kaga soo baxaa 😂😂😂😂 I love you walaalo
Wcs ayaney qurux samiday ana u horeya❤❤❤❤❤ allaha ku barakeyo abayo isoduceya 3bari ban qalanahay xanun ban darema hadanan ku dawan ima aha wlhi 4bari o folanayay kuma dawan lkn halmar ban wada dawaday wixi idhafay o ad so dhigtay labadada chanel ❤❤
asc wan idin salamay waa malinti kowaad ee aan comantiga so galay codsi ayaa wataa ayaney codsigaasina waa duco madma asxaaptada ahy wxa raba ina igu ducayso in muraadkyga alle isiiyo madama hapen jimce ah so galyso ❤ 40 qof xataa haday i awoodo😢
Alla qisada waxa ku jira cibro wax laqarsho dhibta bey leyihin gabdho gur qarsoniya haba yelina gabadhan bal kawarn hadey gur qarson kayeli laheyd balaya ka dhici laheyd somahan
Qudbo siro dhinkeeda leedahy oo waxaasa ugu daran qof aadan guursan karin ba ki dhuuman karo salamaat. Xata hooyinka wa qalad ini qariso ninki guursaty wa ini familka iyo caruurted bartaa marwalba adeer bu u noqonaa, iyadana caruurtiisa eedo bay u noqone
Ayaaney abayo ama ka war heysa hamdi home decor ayado qalin kala gala dhahda igu war dambeysay mana aqaan qofkalon ka wareysto adi ayada iyo farxiya tawakal waxaa tihiin dhiiri galiyaasheyda Allaha noo kiin daayo
Soodaawo qisadaan hadaadan daawan qiso jacayl aad ucajiib badan ua-cam.com/video/_YYa_5zmFx8/v-deo.htmlsi=P0ma4I7d7oU1Nvrk
❤❤❤❤
Xbbt ayanay hadan ka so dagay dee qeebta 2aad xiiseheeda i hayo
Waan soodaa wadey lasoodhagso qeebta labaad❤
Wcs
M.a dhamaad qurux iyo farxad badan waye runti m.a gabadhad salma abayo rerkaaga Allah haku barakeeyo ayaan ku lenahay isku waara farxadna ku dhameysta inta cimrigiina ka dhiman insha Allah
Soo duceeya muraad ban leeyahee in ilaahay i fududeeyo❤😊
Masha allah tabaraka allah tan aa imareyso naag nool ilahey rerkada ha u barakeyo sa u dhadhanjisey😂😂 ayaba ka qosley ayaaney
Mashaa Allah walasheyn waa gawar nool Allaah ha xifdhiyo Allaah ha u barakeeyo reerkeedha Insha Allah mahadsanid ayaaney
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
Wooow mash alle ayaanay qisoo dhin dhin ah shukran xabibti ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a nolsheda allah ha usiydiyo inti heysan allah ha siyo 🤲🤲🤲🤲
Msha Allah waa qiso aad uqurux bdn ❤
Masha alh ani hada dawaday abyo
Wa qiso cajib ah adna sad u dhajisaan ku qoslay ❤❤❤❤
gabar ducaysan bay aheed mashaallah iyaduna qiimo ay iskuyeeshy
Asc ayaan cadey allh ku xifdiyo m.a gabdhasn nolosheda allh u barkeyo
السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا
Masha Allah tabarakallah Illahay haw barakeeyo nolosheeda iyo family keeda isha bani aadamkana haka nabad galiyo
Ayaaney xbbti waa qiso mar cibro aha mar na waa xanuun hooyodada niinki qabey kusigtey inuu ku giirsado balse xata wax jira hablho waalkoodood aney aqoon halasheekeysteyn wallidood kataxadira raga guursateyn waa hooyoyinka sigleka aha siaaney taasi udhicin markale waxeyn kaqadaneyna qiimahaad iskuyeesheed uunbad taalye gabdho dad nool iska dhiga waxbdan arkey ayaaney guura qudbsirka hablo ku dhaceyn kaga sheekeyen iskjira inaad nin qudbasir isku siiyo xaata diintee waa xaaran nabigeena maxaemd Scw❤ waxu yiri gabdhna walilaan mamersanto inkasto gabdha hooyeed aey ayed ehelkiisun ogeyne alle haubarakeeyo wallosha reerkeeda reerki raga alle haidnka dhigo
MashaAllah. Allahuma Baarik. You look gorgeous Ayaan Quruxleey.😊
Odaygii maloshegay ino ader uahay gabadha
Masha Allah duca walid dheldhel mahan
Mamadaa kudaac daacsatay waa loosheegay
@@ayaangobdoon3254alla jecliya jabkaas abalkisa waaye
illaha mid da.adeda ugubadalay
Alla kusharfo ayanay 🥰🥰🥰
@@ayaangobdoon3254alla jecliya jabkaas abalkisa waaye
illaha mid da.adeda ugubadalay
Alla kusharfo ayanay 🥰🥰🥰
Alle ha is ku barakeeyo
Maashaa allah waa qiso wax ku qaadasho ah waawao iyo dhacdo isugu jirta.
Wllhi wali mafirin video waan ku jeclahay abaayo mcn Bdn ❤❤❤❤🎉
Masha Allah ❤ waa qiso cajib ah
Mash Allah Allah ku Berkeyo rerka
🫣🫣🥺cawa wa wadno xanun bisinka hadeyba gur qarsodi ah ka ogolanin alhamdulilah ar gabdhow hooyadina hadey garoob tahay mago nimanka shukusaneysan iska hubiya asxan sawirkisa xida tusa hooyadina inta guur isla garin
Mansh laha
Wwwwwww❤ m.a apyo allh haku barakeyo nolashada ayaan indhaweney wan kusalamat 😊mcto 🥰
allah ayaan taaso kale kabaryey nimcada ilhy adna abaayo allah hakusiyaadiyo farxadada
Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon
I love you abayo ayaan❤
Ayan 2:30 ki habenimo ilaa casrki adan kudhagysnyey bishi 9d ayn kujira ilahy inu ilmo cfmd qabo iyo farxd iyo cimridherer nasiyo iguso duce dadkna igusheg plss wa ubahanhy duco badn culeyska inu farxd degdega rabi igubadalo iyo fool fudud o sodhakhsto aan daahin Alhuma Amen
Masha Allaah ayaan siqurx badan ayey Ku dhamaatay qisadi Salma Allaah haku barakeyo nolashada Salama waxatahay gabadheyda yar samided isku magac Masha Allaah mahad sanid ayaan qaali❤
M.a alahakuxifdiyo
Lkn Ayaaneey waxaad naga ilawday inay hooyadi ninkii usheegtay inay dhashay gabadhuu rabay iyo inkale
Mahadsanid
Manshalah ayaaney hooyadii ninkii qodbsrta ma la hadashay
ayan qalbi saafi wan ku salamay
Masha Allah❤❤❤❤❤
Wcs ayan quruxey m.a
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallah shukrn
Wan dhownahay hbtii alpii ayaan gobdoona
ayan salama Caleykum maasha Allah ❤❤❤❤❤
Ayaaneey waan ku jecelahay ilaahay haku xafido happily marriage na waaku jirtaayee. In badan baan kugu xidhanahay laakiim hawsha ayaan kugu qabsadaayee comment iyo like labadaba igamaad helin 😂😂😂taleefanka waan shidaa lee meel baan iska saaraa weelka qooshka guriga hawsha dhanba hal vedio baan kaga soo baxaa 😂😂😂😂 I love you walaalo
Intii hore waa naxsanaa inay meel xun ku dambeenaysaa umaleeyey lkn alx dhamaad qurux badan ❤
Alla waaan is dha haaaye ader ked buuku noqdey 😊😊
Wcs my dear abaayo ayaan cadeey maasha allaah aadbaan kuu salaamay inbadan allaha kubarakeeyo
Wcs Abaayao mcn ayaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashallah Mashallah Mashallah abayo 👍 👏 ❤️ 😍 💖
M.a Allah Ku barakeyo abyo ❤
Waa salaamy qurxy
Wcs ayaney qurux samiday ana u horeya❤❤❤❤❤ allaha ku barakeyo abayo isoduceya 3bari ban qalanahay xanun ban darema hadanan ku dawan ima aha wlhi 4bari o folanayay kuma dawan lkn halmar ban wada dawaday wixi idhafay o ad so dhigtay labadada chanel ❤❤
Abayo allha kucaafiyo
Ilaahey haku afiyo 😢😢❤❤
Alle ha ku cafiyo
Alaha kucaafiyo sis
Allah kucafiyo
اللهم❤صل وسلم❤ علي نبينا❤ محمد❤ صلي الله❤ عليه❤ وسلم❤
Mash allah❤🎉🎉
asc wan idin salamay waa malinti kowaad ee aan comantiga so galay codsi ayaa wataa ayaney codsigaasina waa duco madma asxaaptada ahy wxa raba ina igu ducayso in muraadkyga alle isiiyo madama hapen jimce ah so galyso ❤ 40 qof xataa haday i awoodo😢
Was baye waan ku sugaynay
Masha Aallha ❤ Wlalshey mcn 🌸👸🥀❤
Alla qisada waxa ku jira cibro wax laqarsho dhibta bey leyihin gabdho gur qarsoniya haba yelina gabadhan bal kawarn hadey gur qarson kayeli laheyd balaya ka dhici laheyd somahan
Qudbo siro dhinkeeda leedahy oo waxaasa ugu daran qof aadan guursan karin ba ki dhuuman karo salamaat. Xata hooyinka wa qalad ini qariso ninki guursaty wa ini familka iyo caruurted bartaa marwalba adeer bu u noqonaa, iyadana caruurtiisa eedo bay u noqone
Asc
Wcs wllshy Mcney Iam first
Mahadsanid abaayo qaali runti waa qiso cibro kusugantahy🥺
❤❤❤❤❤ayaaney shukran waanla soo dhaqsatay cwa❤❤❤
Ayaaney marka ku bartay wax badan ayaan ka faidey thankz..❤👸🔥
Sida aan usugaayey lee❤❤❤
Wc ww mahdsanid xbbti 👸 wankusalmy san kuilaalinay lee 🤓 cafimdka iyo fax faxda alle haku ziyadsho quruxey ❤️😘
Soo dhacdeyeey😂
Wcs abyo ❤
Wcs xbbtiii❤
Ayann gabdonn ❤
Wcs xbbti ayaan hore usoco Anaa uhoreyo cwa
M.a
Wcs abyo ayan seithy
Wooow ani maa uhoreeyo hada ayaaneey😂😅 wllhi qisadan cajiib waaye❤❤
Ayaanay waan bah kutag waaye beeh😢
Ma
Thanks Mcnto
Wllshay aan jecla farxad ban agtaada kadarema wlhi
Mashaalaah ❤❤
Wcs
M.a mel xayato leh aye nogu so idlatay
Wcs amiiradenaaaaaaaayyyyyyy❤❤❤❤❤❤😂😂❤❤❤❤❤😊
Ayaaney abayo ama ka war heysa hamdi home decor ayado qalin kala gala dhahda igu war dambeysay mana aqaan qofkalon ka wareysto adi ayada iyo farxiya tawakal waxaa tihiin dhiiri galiyaasheyda Allaha noo kiin daayo
أم عمران سلامَ يالغالية ❤
Assalam aleykum ayanney gudbhasirta gabdaha lagugursatha waa qalaat. Dintayatha na babaneynin. Maxhaa gurka looqarstha timirlaf ayakujirta. Mohamed o garissa degan.
Ku saliya NNK SCW SCW
Wcs abayo❤❤
Wcz wll ❤❤
Ayaaneey sxb waxaa ku waydiiyaya maamadii maa wacday ninkii oo ma ka aarsatay mise way iska daayesay taa isoo kala sheeg xabbtii waa warjecelahee hhh
Asc ayanay ninkii halkee kudambeyey hooyadeed maka aarsatay ninkii se way iska shaftay kas ban uciil sanahay 😅
❤❤❤
Ninki itookudanbeeyo
Ayaaney sheekada waba ila qosol 😂😂
Ayano qiso Ayn ku hysa halkee ayd kla xidhidha Wllshy
Fcbook pejkayga ayaan gobdoon ama instgramkayga ayaan gobdoon
Hey wllshy
Ayaaneey maamada ninka mau sheegtay ineey gabadheeda eheeday Waxa u rabay inuu guursado maxuuse dhahay?
Ayaaney ninkii ma ogadey
Haaa
Salma mamaded ninki mey ka arsatay?
B a Bal ka wrn hdey khudbo sirada ka yeli lahed Ilahy wx kaste oo xarantinimeyo xikmad uu ka le yhy
Assalam aleykum ayanney gudbhasirta gabdaha lagugursatha waa qalaat. Dintayatha na babaneynin. Maxhaa gurka looqarstha timirlaf ayakujirta. Mohamed o garissa degan.
❤❤❤❤❤
Masha Allah ♥️
Masha allah ❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allaha ❤❤❤