Heesta Nimcaan Hilaac iyo Reactionkii Shiine Culay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 чер 2020
  • Heesta Nimcaan Hilaac iyo Reactionkii Shiine Culay.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,9 тис.

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  4 роки тому +938

    Dadka leh Heesta Somaliland buu u qaaday maxaa ka khaldan, Somaliland soo maaha meeshii uu ku soo barbaaray oo ku soo caanbaxay 😡 Somaliland iyo Soomaaliya xagee u kala wadaan, qofkii Muqdisho amaana waa qof Hargeysa amaanay, qofkii Hargeysa caaya waa qof Muqdisho caayey.

    • @champions5606
      @champions5606 4 роки тому +13

      Xolow ninkaas mxa ka rabta

    • @fahmimohamed92
      @fahmimohamed92 4 роки тому +3

      Waa cunsuriyiin.

    • @senotorcirr0599
      @senotorcirr0599 4 роки тому +5

      Sas waYeH shiine culoYow somalia waa mid qura

    • @elmarwaanfellani7042
      @elmarwaanfellani7042 4 роки тому +15

      Shiiinow adigu maxaa kaa qaldan??
      Ninku ma isagaa ku dhahay heesta Somalia uqaaday o Somalia ayn ka wadaa mesha aanka raystay.
      Heesta sidaa ufahantay inay thay ma ada xaqiijin karo?!!!
      Waxadan hubin bd manta dhan reaction ka bixnee o isku xiijinee!!

    • @inventoralimahad8874
      @inventoralimahad8874 4 роки тому +9

      Soomaalia iyo soomaaliland waa isku cid marka lajoogo dhanka afsoomaaliga haba ku kala duwanaadeen dhanka qadiyadee

  • @nasteehomohamed2592
    @nasteehomohamed2592 4 роки тому +473

    Adigoo cafimad qabo hadii aad dawaneyso allha ku siyadiyo ee like isaar👍

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul9717 4 роки тому +132

    Ninyow shinow wax fahamka ayaa kugu yar wlhi meshaad kaxadleyso maahan# team Nimcaan

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 4 роки тому

      Rer baadiye Waye Shiine

    • @mustafexuseen2105
      @mustafexuseen2105 4 роки тому

      J

    • @hannaleyfstel9512
      @hannaleyfstel9512 4 роки тому

      Somaliyeeiy maxaa idinka qalidan jeclikaga ooka maqan bukaan kamaqan somaha hada lakiin frxad iyo damaashad qof kiiy uujeclaa lanool noomashuuq👫👫👫💏💏

  • @abuubakarabuubakar2322
    @abuubakarabuubakar2322 4 роки тому +352

    Inuu reaction qaldan bixiyey inta ila aragtay like iizaar
    Heestu waxay kusocotaa jacayl
    Ee kada isbar bardhiga lapada wadan

  • @maxamadsheekh1519
    @maxamadsheekh1519 4 роки тому +83

    Shinow qof lagu dhago iyo qofkalaa kala jira #nimcaan waa boqor somaliyeed mahyn inaa afarihiisa gasho ninkaan hada dhalinta somaliyeed nahy wan aminsanhy e kabax afarihiisa fartuun balbalar iyo siyasadadi ku laabo🤔😩😠😡

  • @shrmaabdi8076
    @shrmaabdi8076 4 роки тому +363

    adiga comentigayga aqrinaya wlh aqon kuma lihi lkn like ha ila dhaafin 💋

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 4 роки тому +112

    Haduu somaliya neceb yahy calanka gacanta ugu jiro uguma jiri laheen taasa jawab kuugu filn💖🇸🇴💖

    • @abdidubow9707
      @abdidubow9707 4 роки тому

      Right

    • @ubahmohamed1319
      @ubahmohamed1319 4 роки тому

      Shiini xaarka afkag ka joji ninkasi waa fanan ma uga dhici kartid sharaftis heestan waa hore lo dhibey xamar waagas tagey haduu jigjigo teya ban heestan lo dhibey waa runo hadii meel lagu dhibi jirey hadu tagey meel xor

  • @digirey69
    @digirey69 4 роки тому +17

    Waxwalbà Oo Macaan Waxaa Ka Macaan Hadalka Alle Hadaad Igu Ráacsantahay Like ta igu Qabó 👍👍👍👍

  • @ibrahimalta141
    @ibrahimalta141 4 роки тому +65

    Hal tallo uun baan anigu shiinow kugu darsan.
    Hees baad tiri reaction baan ka bixin sax! Lkn hada waxaad reaction ka bixineysaa qofka noloshiisa gaarka ah taasna reaction lama dhaho ee waa selftarget.
    Videos kaaga badanka waan arkey qofkaad badanka tag ku sameysaa ood noloshiisa gaarka wax ka sheegtaa kaasna reaction maaha! Ee hadaa reaction bixineysid ku ekow heesta iyo erayadeeda fal-celinta(reaction)ka saxda ah waa kaa.

    • @ahmednuur3770
      @ahmednuur3770 4 роки тому +1

      U jeedkiisu waa views walaal,

    • @hassanmahadmadey4807
      @hassanmahadmadey4807 4 роки тому +2

      Ninkaan manta reaction maaha wixiisa lkn waa personal attack nimcaan ayuu lacag kusoo qatay inuu sharaftiisa hoos u dhigo lkn magaca iyo sharafta waxaa siisyay ilahay cidna kama qadi karto shirt tageraha wan kala labtay shine culay down

    • @theosantana7750
      @theosantana7750 4 роки тому

      Waa nef... views raadis waye. Nimcaan should Yellow Mark this video so that afweyne shouldnt be paid... this is Personal.

    • @nabiilyare9250
      @nabiilyare9250 4 роки тому

      Heesta erayadeda WA dhab Marka tasaa sawabtay in uu qofke ku dhacday qisada shaaciya ( walahu aclam)

    • @HassanAhmed-og3yc
      @HassanAhmed-og3yc 4 роки тому

      Wad talo fican lkn nikan shiine gabadha darood miyuu ku haysataa

  • @DacwaMedia24
    @DacwaMedia24 4 роки тому +24

    Allah caafimaadka haku siiyaadiyo ee LIKE saar.
    💔💖💖💔

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 4 роки тому +37

    Heesta saas maaha.
    Heesta waa labo qof oo is jeclaa oo waayuhu kala xireen mgrty walaal .
    Nimcaan hilaac Top Fanaan 🌺👍✅✅✅🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏅🏅🏅🏅🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
    Afka kadaa Fanaanka afka gaaban.
    Ka raytay bukaanada : waa jacayl
    Maadama xaaskaaga ka maqantahay
    Baraarugay ilbaxay : awal jacaylkiisa ka maqnayd lkiin ha jacaylkiisa helay firfircooni sii dareemayaa la daa beenta.
    Walaal mgrty .
    Weeye marka walaal
    Intii igu raacday like iiraac
    Follow with me !

  • @abdiladifabdirashid307
    @abdiladifabdirashid307 4 роки тому +10

    Shiine culay shp was fudodataY ee wax hubso dalkii buu caayi war nacas nimada dadka kala tag heestii waa heees jacayl ah nin wayn bad tahe plz is daboqabo wllo🙏nimcaan hilaac hirgalaY weyaN♥️

  • @usaamaxasanmaxamuud3398
    @usaamaxasanmaxamuud3398 4 роки тому +15

    inTa ka XuN in Fanaankeena SaaS Loo GalO Like Ta igu Taageer👍shiinow Fanaanka side kadaa

  • @abdirizakali7940
    @abdirizakali7940 4 роки тому +23

    Asc asxbta inta waalid kooda jecel Allah u xafido ee ( like ) ii saara

  • @bahjashahmed662
    @bahjashahmed662 4 роки тому +5

    Nimcaan inta ka xun waxa le yahay cagta hosteed
    Nimcan hilaac Keep going🇸🇴❤

  • @sayidally1515
    @sayidally1515 4 роки тому +6

    si xun wax u fahme sixroole ka daran si qaldan ayaa wax u fahamty shiinow😃# Team hilaac music LOVE dhac iigu siiy💪

  • @mckulmie2453
    @mckulmie2453 4 роки тому +101

    Shiine Culay, waa nin funny ah yaqan sida loo soo jiita dawadayashiisa, wana nin Qani ka ah: Af-Somaliga oo aad iyo aad u yaqaan, luqadda Somaliga.
    hadad igu racsantahay Like dhac kusii iyo love.

    • @ShiineCulay
      @ShiineCulay  4 роки тому +26

      War anigii baaba yaabay sidaad ii amaantay oo Like dhac kuugu siiyey 😂.

    • @diyaaro68
      @diyaaro68 4 роки тому +3

      Allaa yacisak shiine culay

    • @mckulmie2453
      @mckulmie2453 4 роки тому +1

      @@ShiineCulay Wallahi Shinow inanan been ku sheegeyn, muqaalkasta oo kadaa Asxabteyda dhan waa u qeybiyaa, Waxasa iga daran inaan nahay 3 nin oo Si wali ah ula dhacsan, qaab tabintaada, Jiliinka, Iyo luqadda Qaniga ah ee aad adeegsaneysid.
      marka Biibitayaalka ayeeynu ugu shaxeysanaa Shiine waa ninka Social.media ugu Fican, yaqana Sababta oo usoo galay mesha, kana adeega kara qofkow rabo asoon sumcadiisa iyo tan qofkaba ilaalinaa.
      mahadsanid sxb

    • @honahmettkhazbaaye5021
      @honahmettkhazbaaye5021 4 роки тому

      War ninki wa wersengeli wuxu kazo jeeda gobolka afsomaliga dhabta ah lagaga hadlo inadeero horo usoco

    • @liiliijiyeliiliijiye8551
      @liiliijiyeliiliijiye8551 4 роки тому

      Hhhhhhhhhhh waa Aftahan ninka

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 4 роки тому +33

    Cawale Aadan ba markuu Canada tagay. Wakii soo qadey waxii ihelaan layaabey 😂😂😂😂

  • @sundusindho2557
    @sundusindho2557 4 роки тому +25

    Shaaqo ceeb maah hno
    Heestuna waa jacal ee somaliya kamuhadlin hee xasidnimada jooji meeshu tagay ayaad ka xuntahaye xaasid weeye wlhy ninkan

  • @salmanelsomal7479
    @salmanelsomal7479 4 роки тому +8

    Always think Positive about your Muslim Brother.الله اكبر

  • @kaptanashraf2904
    @kaptanashraf2904 4 роки тому +67

    Heesta waxaa laga wadaa ama loqaadaya. Jeceylkiisa horee ay kala yaceyn e wadan lagama Hadlaayo Shiinow See camal 🤣😁

  • @sultanwadani6451
    @sultanwadani6451 4 роки тому +30

    Walahi shiine reaction uu ku fiican yahay 😂😂😂😂 ck been walahi shiinow war qosolkaa iga dhameeysay

  • @abdifikirey4946
    @abdifikirey4946 4 роки тому +10

    Nin xun ma ihi lkn waxaan hubaa adigoo aamusan inaad commentiga aqrineysid.

  • @umaxmed2401
    @umaxmed2401 4 роки тому +2

    Nimcan afkaga caano lagu qabey waa hees mcn allaha dhowro nimcan hilaac 💋💋💋💋💖💖💖💖💖💖💖💋💋💋💋💋

  • @casarduulofficial8484
    @casarduulofficial8484 4 роки тому +66

    Allah dartiis baan kuu jeclahay ee adna ii Jeclaw sido kale allah dartiis baan kuu jeclahay ee allah dartiis #SUBSCRIBE igu saar #mahadsanidin

    • @nacimoabdiali7943
      @nacimoabdiali7943 4 роки тому

      Wan kuu saaray wllo

    • @diyaaro68
      @diyaaro68 4 роки тому +1

      Casar Duul.. isar wll wankusaree thanks

    • @saidhoygajacaylka6588
      @saidhoygajacaylka6588 4 роки тому

      Sxb qaali subscribe ii saar adoo raali ah waanan kaaga mahad celinayaa dhamaantiin

    • @somalilegend8676
      @somalilegend8676 3 роки тому

      Sxb Subscribe waa kuu saarey adna ii saar .

  • @zaakirapdi9254
    @zaakirapdi9254 4 роки тому +49

    War Shiinoow Reactionka Nagaso Badi DirisLe iyo Ck Oo Intaa Sida dhoociLaha FiciLTamaya Na WaaLaye Ciyaalka Maga fadhiisi😂😂

    • @kalaayofficial4921
      @kalaayofficial4921 4 роки тому

      Isaar subscrab

    • @nimcohodan2350
      @nimcohodan2350 4 роки тому +3

      Labanin oo waawayn oo sida dhoocilaa ficiltamaaya wlhi been kamaad sheegin horta mid ck la yidhaahdaa waa faaruqba

    • @abdiraxmanii1316
      @abdiraxmanii1316 4 роки тому +1

      Waa dad iska waalayo dadkaaas

  • @ahmedbarre6712
    @ahmedbarre6712 4 роки тому +6

    Heesta abwan baa sameyay nimcan waa kuluqeyay un kamana maqlin anay iga turjumaysa,fananku iyo abwankuna umaday uhadlan waa dhacda inay marmar iyagu iska hadlan,marka shinow nimcan shaqa abuur iyo janisa kaga cayshtukusiyo hakufogan.

  • @farhiaaddedadeed1836
    @farhiaaddedadeed1836 4 роки тому +4

    When you are new to a country it’s had to fall in love right away when I came to America it took me four years to be ok with me I think this guys is a Somali Fanan so a lot of ppl want to invite him for lunch and photo and he trust ppl trust is Allah first and follow prophet Mohammed scw suna I believe human being are waist of time he will lean the hard way

  • @ibrahimabdirahman4654
    @ibrahimabdirahman4654 4 роки тому +11

    Shiine wlh laguguma heysto reactionka ciyaalka waxoda dacwaye sxb wakugu tashana shiine 🤘🏽ßattle of Mogadishu 🤣😂👑✊🏼🔥💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿👊🏿

  • @ismojeki9975
    @ismojeki9975 4 роки тому +41

    Shiine sxb libax somaliyeyd baataahay kahaadal fouad yousouf ali waa reer Djibouti adigo qalad ifahmin waa codsi

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 роки тому +10

    Africa inee hawo adagtay waa la ogyahee nagadaaya inaga joognaba shegeyno🤣🤣😂😂

  • @sadaamofficial5232
    @sadaamofficial5232 4 роки тому +1

    Shiinow inkasta o an ka xumahy inad nimcan eax xun ka shegto balse hadana nin an ad ujeclahy ayad adbathy e keepgoing bro my first and only one favourite youtuber 👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 4 роки тому +49

    Ciyaal baa reaction nagu waalay anigu shiine culay baa iga qosliya Kal iyo laab wan wata gar iyo gardaraba😂🙏🙏

  • @fahadcade5531
    @fahadcade5531 4 роки тому +47

    Intii reaction shiine culay sugaysay like dhac🤣

  • @muniramohamed9787
    @muniramohamed9787 4 роки тому +2

    True Iam born and raised in America 🇺🇸and I still don’t feel like home nothing better then homeland

    • @Idriz63
      @Idriz63 4 роки тому

      you are right walaal ❤️

  • @asalqurux499
    @asalqurux499 4 роки тому +2

    Shiino ka dhamow nimcaan hilaac
    Nimcaan wa boqorka fananinda ma ahan in aad afkada kuso tagto
    Heesta abwaan aya sameyey waxa ey ku socoto nimcan in u aqon aya laka yaba marka ma ahan in aad u gafto aniga ahan wan ka xumahy sida qaldan aad u fasirtey hesta 😭👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊👊
    Nimcaan hilaac keep going my fannkeyna ❤💖

  • @mohaimaniman2796
    @mohaimaniman2796 4 роки тому +18

    War shiine ma tobakaada cuntaa laailaaha ilaaah muxamed naxriis iyo nabadgalyo 😂😂😂😂 show ninku waxuu lafwaynyahay ee ilèen tubaakada buu cunaa🤪🤪🤪 please like hala dhafin halla halla

    • @nimcohodan2350
      @nimcohodan2350 4 роки тому +1

      Dib u macnee waxa aad qortay walal wa danbi macnaheedu waa ilaah majiro ee dhamaystir oo kadhig ilaah majiro xaqlagucaabudaa ilaahay mooyee

    • @husseinhuffane7169
      @husseinhuffane7169 4 роки тому

      Shinaw

    • @mohaimaniman2796
      @mohaimaniman2796 4 роки тому

      @@nimcohodan2350 abyo thanks walhi qof cilmi badn ayatahay

  • @axmedxaajiibraahim1450
    @axmedxaajiibraahim1450 4 роки тому +15

    Heesta saas ma ah sheene iskafeere sxb👍🏻👍🏻

  • @abdijama7564
    @abdijama7564 4 роки тому +1

    Shiine culay walaal taagerayaashaadaan ka mid ahay waxan ahay Somaali Djibouti ka soo jeeda walaal maanta dadka baraha bulshada caanka ka ah waxan uga baahan nahay hiil walaal ninka layidhaa Fuad Youssouf Ali oo askaei labaala ahaa waad aragteen dowladayadu siday u gashay bilaahi caleek walaal intaan la dilin ninkaas waxan iniga codsanaynaa inaad xoriyadiisii codsataan in loo soo celiyo shidhka malax baa kawada gashay jiir iyo cayayaankii cunay daraadiis dawooyinkuu qaadanayay waa loo diiday walaal ilaahay dartii ugu hadal iniga way ini dhagaystaan madaxdu thank you .

  • @onejaanis6198
    @onejaanis6198 4 роки тому +1

    Shinow tani we ka hos baxday fananka rali gali wll🙏 qofki igu racsan likte👍

  • @zubairabdiaziz7136
    @zubairabdiaziz7136 4 роки тому +20

    Heesta micnaheeda saas ma aha shiinooow

  • @munajama8885
    @munajama8885 4 роки тому +19

    shiine culay baryahan suuq xumaad baa kugu dhacay reaction iyo nin iyo naagtii baad ka dhamaan la,dahay😂

    • @ikhtmm
      @ikhtmm 4 роки тому

      suuqa wuu kasiibaxayaa. wuxuu isku badalay qiimo daro iyo nacnac

  • @halyeydhaladah5831
    @halyeydhaladah5831 4 роки тому +6

    Waryaa nimcaan hilaac afkaaga ka leexi, doqonyahow. 98% somalis love hilaaca.

  • @sidkacali8324
    @sidkacali8324 4 роки тому +1

    shiine clay wll afkaga Cano geela lagu qabay 😃😃 waa layskukaqab saaday Mawarsangali badtahay👍👍👍

  • @fadumoali5330
    @fadumoali5330 4 роки тому +31

    Shiiiiine waa waalatay ayaaamahan🤔🤔🤔 bal suldaan seeraar afka halagelin

    • @qalinle1231
      @qalinle1231 4 роки тому

      Doqon waaye

    • @beeldaajesaadik2782
      @beeldaajesaadik2782 4 роки тому

      suldaan seeraar waa seedigii kuma gefi karo anaa dilaya wllhi 🤣

    • @saadocabdi2285
      @saadocabdi2285 4 роки тому

      Suldaan seeraar marna waa ilmaadeer marna waa seedigii kuma dhaco marka

    • @DARWIISHBOY-vl4eo
      @DARWIISHBOY-vl4eo 4 роки тому

      Kkk

    • @amuunabdi2632
      @amuunabdi2632 4 роки тому

      Suldaaan muxuu ku falaYaaa haplihiyo ogaadeenku waaa hooska galabeed🤣🤣

  • @zakariyabinhusseinboy2337
    @zakariyabinhusseinboy2337 4 роки тому +6

    3 hurs 21k m.allah keep going Shinow 🤣🤣✋✋❤❤

  • @cambeiyociyaaraha4568
    @cambeiyociyaaraha4568 4 роки тому +1

    Shiinow haku foGaaN nimcaaN waa wiiL aad u dhip yar oo gacan iyo af gaabaNe markaaNa waY LagashaY haLkaase yeynaan ku LaapaN wana ku saLaamaya wllky shiine🙏

  • @munasarjaye
    @munasarjaye 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac boqorka codka guul wacan kuu rajeeynaaaaa

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 роки тому +47

    Oo *Shiine Culey* ma Takhsiin Buu Saartaa 😂
    War Niyow Reactionka Hit Baa Ku Tahay
    Siyaasada Gabigiiba iska Daa

    • @aden.a5495
      @aden.a5495 4 роки тому +2

      Asalamu aleikun waxaan ahay wiil reer jabuuti ah.. dhamaan reer somaliya waan idin jecelnahay. See jabuuti wiilka sargaalka Fouad Youssouf Ali oo maanta nolol iyo geeri u dhaxeeya war ha laga adlo.. jabuuti dulmi baa ka jira.. illahay ni xafidee war walalyaal oo walalyaal noo hiiliya somaaliyeey.

    • @5honey367
      @5honey367 4 роки тому

      @@aden.a5495 waa ka war hayna sxb EE bahda UA-cam leyda kaso hadla dhee

    • @kalaayofficial4921
      @kalaayofficial4921 4 роки тому

      @@aden.a5495 isaar subscrab

    • @kalaayofficial4921
      @kalaayofficial4921 4 роки тому

      @@5honey367 isaar subscrab

    • @5honey367
      @5honey367 4 роки тому

      @@kalaayofficial4921 wan ku saray sxb

  • @cabdalezello77
    @cabdalezello77 4 роки тому +38

    35 minutes iyo 5.7k team shini culay naga cilmi badan like iga dabageeya

  • @zamstudio141
    @zamstudio141 4 роки тому

    Maansha Allah dareenkiisuu helay meel uu ku muujiyo rag ciil cadaab ka dooray ciilkii iyo xabiskii la soo mariyey ayay heestu cabiraysaa ee daa ha neefsadee.👏👏👏👏👏

  • @engapdirahman6079
    @engapdirahman6079 4 роки тому +2

    Adigu intaad Europe dhex fadhiisatay ayaad Leedahay somalia 🇸🇴 wanaagsan

  • @honahmettkhazbaaye5021
    @honahmettkhazbaaye5021 4 роки тому +35

    Shiinow heesta reaction keeda Ku noqon walal fananka umada haku dirine hestan waxa sameyay maxamed galaydh o ah abwaan jeceel dilay isagana heesta wa loso dhiibay Cawzane iyo buraan wa Ku zalamyaan

  • @fayydamas9519
    @fayydamas9519 4 роки тому +26

    Shine culay ilahay nagama qado ❤️❤️😂😂😂😂 jiicliya

  • @khadrakawsar4801
    @khadrakawsar4801 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac wa fanaan ixtiraam inaga mudan waayo wa nin Somalinimadu ku wayn tahay
    Horay usoco aya ku le yhy gudomiye💘💋

  • @ismoapdi8400
    @ismoapdi8400 4 роки тому +3

    Shiine culay nin degdega Muzan ahyN zppTo aH Hdlka ado izka Fogeen kra Ma JeclaYn Inad Futada dhigTo apwanka Zamyey wa apwan Jacyl diley Kdipna Wa jacyl Hestani
    #Team-Nimcaaan🙏

  • @Seki-Saed21
    @Seki-Saed21 4 роки тому +10

    Suldaan seeraar 275 reactionkiisa yaa sugaya😂😂

  • @cabdiwahaabcali2932
    @cabdiwahaabcali2932 4 роки тому +12

    Heesta inti fahantay like saar🔥

  • @abubakertezmoofficiall7631
    @abubakertezmoofficiall7631 4 роки тому +6

    Shinow reaction kan mahee waku xumayn
    Wiilka cayda kadaa hadiilasoo xanbarey raxuu kutagy adoo tahribay cd waxba kma shegine tageran kunahy wiilka noga qalee hesta positive ka eeg

  • @nasiibbile1916
    @nasiibbile1916 4 роки тому +11

    Reaction qofka ha cayine heesta micney

  • @farxiyoaxmed4543
    @farxiyoaxmed4543 4 роки тому +8

    Isa sax duqa
    Fanaankan Heesta waa loo dhiibay
    Heestuna Waa hees jacayl.

  • @zaadiktube9241
    @zaadiktube9241 4 роки тому +17

    🤣🤣 naacala shaydan ka kuyale buuriga wax iga sii inaderow🤗

  • @abdiahmedadan9644
    @abdiahmedadan9644 3 роки тому +1

    inta guusha nimcan jaceyl like ii sara

  • @naciimomire7504
    @naciimomire7504 4 роки тому

    Heesta abwaan baa so smeeyey oo macnaheda yaqaan somali maryolay nimcaan haku mashquulina

  • @tycmc4613
    @tycmc4613 4 роки тому +15

    suldan Serar reaction 275

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +8

    *Shiine Culay Tambuu miyuu saartay😂😂*

  • @abdulkadirabdullahi7104
    @abdulkadirabdullahi7104 4 роки тому

    Nimcaan hilac fanaan wanagsan buu ahaa lakiin malinkii uu heystaa so qaadey baan layaabey la reystey bukaanada bukanadaadi waa dadka somaliyeed miyaa hadii adkeydna waa Somalia waan ka xumahay shiine culayow

  • @hanadmuha3249
    @hanadmuha3249 4 роки тому

    Odey shiine culay tartiib nimcan hilaac waa faanan somaliyed dalkiiisana jecel heestan kuma socto Somalia iyo maryakan ee waa hees jcel rectionka yuuusan meel khaldan kula galin apti aaad baan ku salaamayaa✋

  • @abdirka1081
    @abdirka1081 4 роки тому +9

    Oday reaction ka maanta waad kugalgalaty ee kunoqo heesta

  • @aden.a5495
    @aden.a5495 4 роки тому +5

    War shiine Culay runta u sheeg dadka caalamka oo jabuuti dulmiga ka jira u sheeg

  • @abdirage9130
    @abdirage9130 4 роки тому

    Shiine culay saas waye nin yahow warka raga nimada leh aya kugu taagera wlhi keep going bro inta kale oo youtube leh is qab qabsi iyo waxan jirin ayeey ka hadlaan ee nasoo badi waxa jira oo runta ah

  • @suhaybbadals.k3383
    @suhaybbadals.k3383 4 роки тому +1

    Sxp shiinoow wllahi ninku wax fiicanbuu ka hadlay ee ha qabsanine HANBALYO udir oo BOGAADI WLLAHI ANAA BARI DHAW SOO WADEE LIKE dhac iigu sii

  • @Hansan12
    @Hansan12 4 роки тому +14

    Tani reaction maaha waa cay iyo shaqsiyad qof inaa gaarto.

  • @somalimusicmixlyrics1189
    @somalimusicmixlyrics1189 4 роки тому +4

    Shino nimcaan waxaaga reaction ma'ahn ee ninka nolashiisa qaaska hagalin duluf yahow

  • @fatxiyafarah5714
    @fatxiyafarah5714 4 роки тому

    Shiinow abti nimcaan horumarkaad u quudhi ladahay ee heesta waa jacayle indhaha ha ka ridin

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 роки тому

    Waaaaaaw wa ruunta waye shiino hore u soco ku leyahay wlky

  • @updishakouromar8515
    @updishakouromar8515 4 роки тому +5

    War dadkii waa wada cabanayaan 😂
    Yaaa ila arkay dadkii mid xaasle ah
    Io mid iskabulo ah waa uwada saranfahy
    Like 👍 handad ila arktay 😂😂😂😂

  • @captainmastana1691
    @captainmastana1691 4 роки тому +6

    Shineculey 😂😂
    Reactionka so baadhi nacala sheytan kuyelaa
    😂😂😂

  • @amaalqalisaleeban1692
    @amaalqalisaleeban1692 4 роки тому

    Shiine culay waan ku salaamay karkarinta waa loo baahan yahay anigaba wey iga deyiweyday u jeedo heesta iska qaadin

  • @ridwansaleban6328
    @ridwansaleban6328 4 роки тому +1

    Weligaybaanan Subscrice kuu dhahayn.

  • @abdicaluuq4577
    @abdicaluuq4577 4 роки тому +6

    Shiine cwa waa ka wareertay
    Heesta nimcan xaajiyadiisa ayuu u qaaday marka soomaliya ma islaantii nimcanaa

  • @ismailyare5569
    @ismailyare5569 4 роки тому +10

    Shiina culay cimaamata wee kaa dhacday heesta ma aadan fahmin

  • @user-ng9fx2lr5s
    @user-ng9fx2lr5s 4 роки тому

    Shiinow barnaamij walbo wan kugu taageeri jiray lkn Nimcaan haku ceeboowin brother waa legend Soomaliyeed sharaf nagu leh heestana kamuu hadlayo noloshiisa ee wuxuu uqaaday bulshada soomaliyeed ee uu mar waliba dareenkooda uu kuhadlo kadag brother Nimcaan waa fanaan buuxa

  • @khaalidabdikaafi4312
    @khaalidabdikaafi4312 4 роки тому +1

    Si khaldan aya u fasirtay heesta fananka meel ha ugu dhicin

  • @kamalabdi1619
    @kamalabdi1619 4 роки тому +6

    Waa horaa like iyo subscribe kusiyay 😂😂 shiine waalanow

  • @somaliupdate4188
    @somaliupdate4188 4 роки тому +6

    Shiine waa waayo arag wllhi hadu nimcaan hillaac cawday bal kwrn dhalinyarada baaga mundada ku ah somalia

  • @farhiyahassanhassan826
    @farhiyahassanhassan826 4 роки тому +4

    Shiiinu culuy nin adag geesi geesi dhalay ♥️wuxu dirisl iyo ck ka cabsadeen ayuuu bananka so dhigay 😘😘😘😘🥰nimcaan heestaan wuu ku qaldanyahay heestan inuu so qaado markuuu ohio tagay mareeekanka yacni

  • @nirasmindfulliving4260
    @nirasmindfulliving4260 4 роки тому

    Don’t be a hater, Nimcaan Hilaac is one of the best Somali fanaan. Please have some respect for him

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 роки тому +13

    Shiine culey
    Heestaas hada nhy Shacabka Somaliyed af lagado u Aragnaa

    • @ubahsuleyman5365
      @ubahsuleyman5365 4 роки тому

      Somaliland iyo Boorame baa loo qqaday ...... bahdilkiii gurigii hooyadiis oo xabad looga saarey

  • @daacadyare321
    @daacadyare321 4 роки тому +10

    Wlhi beentaa maaha nimcaanka ay ukala kacsaneed haduuba kasheeganaayo dhalinyarada kle oo hadana baaga muudada ah oo comontigaaga hawl kadhigtay ayaga na maxaa udanbeeenaayo bal alow amuuraha sahal ayey bahasha maree

  • @abdorahmenmohamedabdorahme8643
    @abdorahmenmohamedabdorahme8643 4 роки тому

    Wa nio kani ma maraan hanaga caayin fanaanka hoyadaa wase baL farakhan adaa soomali diida hoyadaa waryaa nimcaan abrahmen waa nasabkayaga 😍😍

  • @ilyascabdi7475
    @ilyascabdi7475 3 роки тому

    Bodawnimo Tii uGu Dambaysay Ayaad Ku JirTaa Fananka Faraha NooGa Qaad Nio
    Nimcaan hilaac Lagend inTa iGu Raacsan Love saara 🙏

  • @contactwaaaw9401
    @contactwaaaw9401 4 роки тому +21

    First comment shiinow😂😂😂❤🙏
    My fans cawa 100 Like i gaarsiita

  • @ajaj6201
    @ajaj6201 4 роки тому +5

    Waxana reaction lagaa dhaha next level wlhi kudhagitan iyo karbaash team shiine culay reaction kuhaysta where u at kulaha awal wiilku Ma xero danyer bu kujiray 😂😂🙅🏽‍♂️🙅🏽‍♂️

  • @kobeychannel3628
    @kobeychannel3628 4 роки тому

    waaa malintaa uhureysii ooo an cmmt kabihiyoo this channel sxb haiska horkeynin fananintaa iyu shacabkaa

  • @wadsoodhacay1768
    @wadsoodhacay1768 4 роки тому

    very good analysis

  • @adoonkiialletv8070
    @adoonkiialletv8070 4 роки тому +16

    Shiine culay howshaada wado legend .kulahaa sidii uu xerodanyeer uu ku jirey😂😂😂

  • @abdiqanijama6448
    @abdiqanijama6448 4 роки тому +19

    0:01 hhhh inta qososhay like iisaara shiine culay hadal iyo kaftan udaa

  • @abdinaser5746
    @abdinaser5746 4 роки тому +1

    Shiinoow horta waad ku fashilmatay Reactionkan Ninka odaga ahna waad ku talax tagday
    Nimcaan waa Super star 🌟
    Heestana waa hees jacel ah boogta uu ka hadlana waa inuu ka boqsaday kala foganshihii xaaskiisa iyo caruurutiisa mrka shiinoow manatay kaama yeelin

  • @umaxmed2401
    @umaxmed2401 4 роки тому

    Heesta waxay ka turjumeysaa jeceyl maahan marekan iyo waxa aad ka hadleyso shiino jaceylii hore ayuu ka reystey mid ka fican buu helay 🌺🌺🌺🌺💖💖💖💖💖💖