Ugbad Aragsan oo cadaysay weli inay jeceshahay Qamar Suugaani ~ Reaction

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Ugbad Aragsan oo cadaysay weli inay jeceshahay Qamar Suugaani ~ Reaction
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 860

  • @ShiineCulay
    @ShiineCulay  3 роки тому +361

    Suldaankii waa soo laabtay, maalinkasta muuqaalo xiiso leh iga suga, Insha Allaah 🥰.

    • @abdieid7309
      @abdieid7309 3 роки тому +8

      From hargaysa
      Shine culay tageero buxda

    • @mohamedhared8003
      @mohamedhared8003 3 роки тому +3

      Part1 iyo part2 aaway heestii ilkacase waan kaa sugoyaaa sxp

    • @umuadna8872
      @umuadna8872 3 роки тому +3

      Shiinow dhiiqo ayad lugaha ka jirta gbdhad dhexda haysatid iska joji hada walid uthay iyo hada Dana kale ledahyba isku badnaw ninyahaw

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 3 роки тому +1

      Heesaha ilkacase qabiilka kaso hadal🤚😄

    • @sulsidiiqsuljama5666
      @sulsidiiqsuljama5666 3 роки тому

      Shiine Suldanku dadka wu isku wadaaye ma kala wado.

  • @king...3695
    @king...3695 3 роки тому +22

    Wll ku sali nabiga scw

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 3 роки тому +51

    🤣😂😂😂walahi waaa iga qoslisaa shine lengend tahay🥰

  • @misspamba1
    @misspamba1 3 роки тому +18

    Alxamdulila Ugbad waxan ugu tagey 🇩🇯 walahi she is so beautiful and has a beautiful 😍 husband. Runta rabi baa jecel ee she is so happy Walahi

  • @sabriindaadir8518
    @sabriindaadir8518 3 роки тому +46

    Ani marhoraa arke ine qamar sugaani wali kasamriin 😂😂

  • @HAJJiHAMSE
    @HAJJiHAMSE 3 роки тому +16

    Wlhi anigaygani wxn aaminsanahy in ugbaad iyo qamar aanay niyada ka kla tagin lkn calaf kalla diry
    lkn shiinoow inanta la saa,ir🥰💯🍀✌️

  • @haliimarayz3379
    @haliimarayz3379 3 роки тому +5

    Qamar io Shaydan ba Dagdaga ada yiri hees ahantina ugbaad ba so sartay🤩

  • @wlalkamindhoofficial2483
    @wlalkamindhoofficial2483 3 роки тому +9

    First comment Team shiine ismuujiya💥✍

  • @jasiiramedia6307
    @jasiiramedia6307 3 роки тому +4

    Fadlan Hadii uu dhiig somalinimo kugu jiro fadlan waxa aan ka codsanyaa in aad chanalkyga so boqato mhsnid❣❣❣

  • @nurahamud264
    @nurahamud264 3 роки тому +3

    Waa runtaa shiinow nimcada waa la qarsadaa ilahy na waa lo mahd ciliYA mahdsanid shiine

  • @ridhimaray6190
    @ridhimaray6190 3 роки тому +6

    Abti xabiibi
    Welcome back🤣🤣😅

  • @muunamohamed6359
    @muunamohamed6359 3 роки тому +10

    Shinow Afkaaaga cano lagu qabay Runtaad dilaacisaaa Wlhi❤

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 роки тому +5

    Reer hargaysa waan ku salaamaynaa

  • @Tatum1988
    @Tatum1988 3 роки тому +4

    Nacalaa sheydaan kuyaal adeer gacaliye horey u soco👍

  • @hoodomuhumed7340
    @hoodomuhumed7340 3 роки тому +16

    Runtii oo qofa shiine culay keep going bro

  • @maxamedsomali7897
    @maxamedsomali7897 3 роки тому +20

    HABAAR QABE WAX DADAN UUN BAAD DAHA KA QADA😂😂

  • @deeqsalaxleyofficial8542
    @deeqsalaxleyofficial8542 3 роки тому +5

    Waa runtaa shiinaw way Jeceshey
    Qamar suugaani
    Balse waxay niyey sataa Qamar suugaani Ninkeeda waxay u haysataa inuu Qamar suugaani wali Qabo

  • @Murti_kaab-official_3376
    @Murti_kaab-official_3376 3 роки тому +6

    kkk Waa reaction buuqiisa wata kani 🤣😅👍🤗

  • @xamseqalbad4261
    @xamseqalbad4261 3 роки тому +17

    Keep going legend shiine culay

    • @faisaljaama9310
      @faisaljaama9310 3 роки тому

      Uqubay ayeey gabadha dhahday lkn ma aysan ku dhihin u qabay

  • @mohamedabdilahi5611
    @mohamedabdilahi5611 3 роки тому +15

    Our LegenD keep GoinnG

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 2 роки тому +3

    Wan ku salaamey Shiinow, walaal Ugbaad aragsan aniga ayaa ku idhi heestan ii qaad oo marka tarjumeysey nin aan kala tagney oo doonaayey inu igu soo noqdo marka walaalow meel baad kaga dhacdey Ugbaad eh xaal si oo ka fiirso intaanad wax falaqeyn kkkk

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 роки тому +4

    Kolay khyr madan lamadan sonoqonine alah hakusoo hanuuniyo

  • @ardiahmed5387
    @ardiahmed5387 3 роки тому +13

    SHIINE CULAY LEGEND REACTION KIISA JECLAHAY🖤🖤🖤🖤

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 3 роки тому +17

    😂😂😂😂miss u reactionkaagi Shiine culay🥰🤴come back libaaah

  • @Alideeq27
    @Alideeq27 3 роки тому +20

    Shiine culay keep going sxb

  • @ubaxabdiazizi5468
    @ubaxabdiazizi5468 3 роки тому +8

    qamar sugaani iyo xaaskisa way farxsanyihiin wayna isku qurux badanyihiin ee ka hadh gabadheey

    • @hadrahadraibrahim4356
      @hadrahadraibrahim4356 3 роки тому

      Hiil Xumidaa adi dad iyagu isi soo qabi jiray haku dhex waalan huuno

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 3 роки тому +17

    Waa sax walhi walala masha allah 😍😍😍😍❤❤❤❤❤❤👍💯💯

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 3 роки тому +20

    Runtii OO qofa shiine culay Legend❤👑✊

  • @mascudabukar2120
    @mascudabukar2120 3 роки тому +6

    Adiga naag inaa qabto sheegtaa naagtada makuu ogashahay inaa manaal isla socotaan abtigii kuqaate kumadhigo😄

  • @Maxamedqalbi49
    @Maxamedqalbi49 2 роки тому

    Kkkkkk sxb mcn shine manta wad iga qosrisay sxb gulban kurajaynaya labarkagana wan rabilaha wll barasho wacan

  • @hafsaabdiqani3217
    @hafsaabdiqani3217 3 роки тому +1

    Ugbaad aragsan wllzhyeey horey usoco

  • @omarismaeladen449
    @omarismaeladen449 3 роки тому +9

    Shine culay te le meilleur youtubeur frère te drôle mon frère 😂😂😂😂

  • @ZahraZahanchannel
    @ZahraZahanchannel 3 роки тому +6

    TikTok iyo jahawarerkiisa ka soo laabo 🔥

  • @habonelmiismael8322
    @habonelmiismael8322 3 роки тому +1

    Shiine culey waxan arka inad ku dhago hadlaysid #Hodan online inta ila aragta like sara

  • @hebakhassan7968
    @hebakhassan7968 3 роки тому +14

    Absolutely you right shiine👑👍👍👍

  • @osmanhayat797
    @osmanhayat797 3 роки тому

    Waa runteed... qamar sugani uu dag dagaa... watii maahmahdu ahayd Qamar iyo shaydanba dagdagaa 😂😂😂

  • @mohammedshakaar8410
    @mohammedshakaar8410 3 роки тому +10

    Ugbaad Maanta Dhiiqay Cagaha Kula Jirtaa🤣

  • @cimransead8108
    @cimransead8108 3 роки тому +2

    Second coment ahy😁liketa hayla dhaafin adigaagan akhrinaya 😂

  • @safiyoabdi1902
    @safiyoabdi1902 3 роки тому +8

    Sax inye.jecesha ha weycadahay😃😄😀🙂👌👏💝👏👏👏💔

  • @abdirahmanhussein421
    @abdirahmanhussein421 3 роки тому +11

    War adigana CK maxa ku daba dhigay😂😂😂 odayga la saar an maqli jiray😁😁😁

    • @somcana
      @somcana 3 роки тому +2

      Tiisaa kadaran

  • @ibtisaamsalah3213
    @ibtisaamsalah3213 3 роки тому +1

    Omg weligeey comment ma bixin lknse tan reaction waaliya Weeye my pro horey usoco

  • @abdikariimmohamed7309
    @abdikariimmohamed7309 3 роки тому +8

    Welcome back shiine

  • @mankayare2379
    @mankayare2379 3 роки тому +11

    Shiine heesta cusub ee Sharma raection kasoo bixi recor kale nh wee dhigtay💪💪

  • @abdikafiabdiwahid5661
    @abdikafiabdiwahid5661 2 роки тому

    Sxp jawabti qamarsugane

  • @fadumamohamed7
    @fadumamohamed7 3 роки тому

    Masha Allah yarta runta u sheeg shiine run sheeg waa ceeb sheeg okey 👍👍👍👍👍👍

  • @yaaskacadde8500
    @yaaskacadde8500 3 роки тому +10

    Nio wlh shiinow reaction kaga wali waye hadaa sii wado Ck iyo darisle waa loo baqaa wlh

  • @hodonelmi3627
    @hodonelmi3627 3 роки тому +22

    Shiine is back🔥🔥🔥

  • @Edbashir
    @Edbashir 3 роки тому +30

    Welcome back 😂 🙏🏼 ayaantaan Maqaaxida wey dansaneed

  • @siciidcabdi5757
    @siciidcabdi5757 3 роки тому +7

    Qamar wlhi xalay ayaan arkay islaantiisi ayaa casho u iibinaysay 🤣🤣

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому +2

      Istaaqfurullah nasiim uk bay tagtay wll all most 2bil bay maqantahay

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 3 роки тому +2

      Nin visa loo gadayo muxuu casho yar kaga meereysan🤣🤣🤣🤣

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому

      @@abdilahiyouseph2642 🤣🤣🤣🤣🙌

    • @abdilahiyouseph2642
      @abdilahiyouseph2642 3 роки тому

      @@soumeya806🤣🤣 Anigana tu visa iladaba socota ilaahay ha iisakhiro

    • @soumeya806
      @soumeya806 3 роки тому

      @@abdilahiyouseph2642 aamiin bi-idnillaah 😊🤲🤲🤲

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 3 роки тому +2

    Kkkkkkkkkkk wlhi Shiine culay runtan ku Jeclahay maxa laga cawryaa eed haysataa waa lay cawryay alla beerka😂😂😂😂😂😂😂

    • @nusaybaabdullahinuska5967
      @nusaybaabdullahinuska5967 3 роки тому

      Umadeena maaha shiine 😂😂😂😂😂dad buu ku dhega hdliin uu

    • @iphone-kz2ws
      @iphone-kz2ws 3 роки тому

      batuulo k nabar xaqdaro 😅😅😅😅

    • @siradsead4811
      @siradsead4811 3 роки тому

      Welcome back

    • @mohaamiin311
      @mohaamiin311 3 роки тому

      Siilkaga ka adkow dhila tahye🤮

    • @khadraciise2044
      @khadraciise2044 3 роки тому

      @@mohaamiin311 kan hooyada inad aragtay ban u malayn qaniisyahaw la dubeeyo

  • @bilanhussein2782
    @bilanhussein2782 3 роки тому +4

    🤣🤣🤣🤣wad iga qoslisay Wlhi Shiine 😂😂😂😂

  • @rooblechanal6749
    @rooblechanal6749 3 роки тому +20

    ShiinE👑🔐

  • @nimcoabdi6863
    @nimcoabdi6863 3 роки тому +2

    🤣🤣🤣🤣🤣waa runtii shiine wlhi waa funy 🤣🤣

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 3 роки тому +7

    KKKKK shine is back

  • @nusaybasaee7369
    @nusaybasaee7369 3 роки тому +2

    Shiine Culayoow saababta aad heeskan ugu dhegsan tahay waxaan u arkaa inay adiga toos kuugu socoto sababtoo ah adigoo reer leh xaasna kuu joogto baad baashaal ku jirtaa oo aad naago kale jawi la qaadanysaa. 😑 Shiinow qoyskaaga maamulo qudha taad wadaagteen qanciyoo jacayl sii.

  • @xasanciise8677
    @xasanciise8677 3 роки тому +1

    Walaahi runba u sheegtey

  • @malaaki2017
    @malaaki2017 3 роки тому

    Shiine nahaab inanta nabad gali uur bey ledahay niyada haka walacine ugbaad farxadeda qofki rabow you toupee ga gurey barwaaqo kasoo dawo like 👍 na ha ila dhafin thanks wll

  • @rubaabbaasto799
    @rubaabbaasto799 3 роки тому +3

    Shiinow Waan Kuu Xiisnay Welcome Back Suldan

  • @ubaxwoowismaaciil7999
    @ubaxwoowismaaciil7999 3 роки тому +10

    Shiino culay is back 😅❤

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 3 роки тому +8

    Cajaaib 👏

  • @mohamudahmed1749
    @mohamudahmed1749 3 роки тому +1

    RASUULKU CSW wuxuu dhahay JANADA inuu galo daaye Urteeda Mahelo Qofka Namiimka Ah ee Dadka isku dira
    Shiinow Wll qoysaska islamka hadumin AKHIRAA BADAN OO DAMBAYSA✍

  • @abdifatahmohamed9149
    @abdifatahmohamed9149 3 роки тому +2

    Asc shiine bro gabdhahu ilbay leeyihiine iska ilaali fadlan waayo caafimaadkaaga waan jecelahay bro

  • @ayaanabdi1221
    @ayaanabdi1221 3 роки тому +2

    Shinoow waad ak dhigtay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nuuxqanciye4460
    @nuuxqanciye4460 3 роки тому +10

    Manal maxa naga leedahy shinow

  • @HamdiVlogs238
    @HamdiVlogs238 3 роки тому +4

    Legend is back

  • @hussienadenofficall6130
    @hussienadenofficall6130 3 роки тому +5

    Shiine is back waaa lagu xiisey wlhi

  • @faisomire3313
    @faisomire3313 3 роки тому +1

    Shiino culeya welcome to Back

  • @ashkar4145
    @ashkar4145 3 роки тому +13

    Suldaanku manal ayuu ku mashquulsanaa!

  • @diibmaxamedcumar8320
    @diibmaxamedcumar8320 3 роки тому +2

    Shiine colay wlhi waan kuu xiisay walaalkey jiroo joog

  • @ucoqabe568
    @ucoqabe568 3 роки тому

    Shiine culay inaa heesan ka soo kahadasho saakay baan is dhahay waaye shiine heestaan reer akshin uku soo bixi waayay 🙌 legend shiine culay 🙌🙌👌👌

  • @husseinba1343
    @husseinba1343 3 роки тому

    Legend shiine colay qaabka aad reaction u bixineyso waan ka helay dadka kale erayada ujeedadooda ma qeexaan

  • @fartunaamusane850
    @fartunaamusane850 Рік тому

    Ugbaad waa gabadh qalbi wanaagsan shalay iyo maanta mantay qurux badan tahay farxad badan tahay waa runteed!

  • @shirealpha5235
    @shirealpha5235 3 роки тому +6

    Inta Shiine u xiistay oo tabtay is muujiya.👆😂❤🤗

  • @choksenmohamed7109
    @choksenmohamed7109 3 роки тому +1

    Balo veiws raadis baa tahay

  • @asmamoussa3853
    @asmamoussa3853 3 роки тому +1

    Sowdiga odey weyna maxa keney inaad dawlad weyn magac iyo calan iyo sharaf ku fadhido inaad hadal qado reaction ku inu Mel walba Kula galin rer djibouti wxey yihin wa dad mel walba laga garanayo mamustuda iyo ficnidoda gabadhayeda ogbaad aragsan anaga leh kacmo furan ku so dhawow dalkagii labad🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @aaminajama1612
    @aaminajama1612 3 роки тому +6

    Xaqiqda ka hadashay shine legend👍

  • @hamdadoubad7907
    @hamdadoubad7907 3 роки тому

    Djibouti 🇩🇯 adunka laga yaqan miskiin yahow diaspora ah

  • @xamdiyarey7667
    @xamdiyarey7667 3 роки тому +1

    Only legends ayaa fahmi kara in taaj
    ogahay waxaad ka gubaneyso waa fashil kii kaa raacay ereyada been abuurka ahaay oo ay tiri dad aaa bariis igu raadsanaya meshas inaa kujirtay

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 3 роки тому

    Shiine Beer aad rabtaa shuu daqalak carab inaa tahayaa u sheegtay Soomaalida 😂😂😂😂😂💞💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @cabdifatah34official77
    @cabdifatah34official77 3 роки тому

    Shiinaw Qamar IYO ugbaad shaw ayay khamiista wada qabanayaan 😅😂😂been maaha walahi

  • @zaydomar4233
    @zaydomar4233 3 роки тому

    Qamar sugani maydka ma wazo marka tan mayd waye ee qamar sugani ha ku so dhisin 🔥🔥

  • @utumaheelada2068
    @utumaheelada2068 3 роки тому +1

    Isma dhamaane naga daa shiine
    Manuu ahayn kii lahaa
    Xubigaan waraabin jiray qofbaan helay ii xifdiya

  • @Mama-je3es
    @Mama-je3es 3 роки тому +1

    Like dhac inta sugaysay reaction kaa shine culey🤣🤣

  • @faraxcabdi2422
    @faraxcabdi2422 2 роки тому +1

    Masha

  • @Dhacdooyinka7013
    @Dhacdooyinka7013 3 роки тому +13

    Shiine culey legend

  • @CIILTIRE_3C
    @CIILTIRE_3C 3 роки тому +19

    #Qamar_Sugaani# ❤🌼❤

  • @salmaosman4238
    @salmaosman4238 3 роки тому +2

    War shaydaan yahow umada haysku dirin mida kale fanaanad waaye gabadha waxay rabtay qaadaysaa bahdilka waa lagugu fahmay haday jeceshahay kama tagteen ninkalana kama raacdeen eee illaahay kabaq

  • @eidmohamed316
    @eidmohamed316 3 роки тому +4

    Kkkkkkkkk Reacion maahe waa ku cadayn

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 3 роки тому +2

    Heesta Sharma Boy Iyo K'nan Reaction Kasoo Bixi Shiinoow. 😍😍😍😍

  • @amiircabdiaskar3650
    @amiircabdiaskar3650 2 роки тому

    Qamar iyo shaydaanbaa dagdaga🤣😂😂

  • @safwaanhassan4610
    @safwaanhassan4610 3 роки тому +2

    Shiine culey Runtii oo qofaH❤😂

  • @maxamedsiciid9106
    @maxamedsiciid9106 3 роки тому

    Shiiine balayo looo bahan yahay baaa tahay waa ku wataaa saaas marmar runta ugu sheeeg

  • @queenasmaa2921
    @queenasmaa2921 3 роки тому +2

    Ar shiina wax qaris majiro 😂😂

  • @maxamedcabdi7834
    @maxamedcabdi7834 3 роки тому +1

    Team shiine taaj like isaara

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому +1

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕🎀🎀🎀🎀🎀

  • @qaaliaxmednuur3731
    @qaaliaxmednuur3731 3 роки тому

    Shiine adeer runtu waa lama huraan harta wata koobad tanlabad gabadha heesaha aysoo qaado maqado qamar ee waxay uqaada taageraheda magaciisana kuma jiraan heesaha ay qaaday gabadhu ee qamarna uma bahna maney jcle kada gabadha ninka furay oo adkadaba wadid intaas ban ku dhihilaha adeer🙏🙏

  • @zakariegardam2517
    @zakariegardam2517 3 роки тому +5

    Shiiine culooow Dabka halkaaa ka wad Adigaa ku Guban doonee🤣🤣

  • @ridwaanoscarofficial8970
    @ridwaanoscarofficial8970 3 роки тому +2

    Inanta kaleexo xeerka raga kuma jirto waxasiye 🙏

  • @naruraobsie8763
    @naruraobsie8763 3 роки тому +8

    Shinow sidan reaction ka weyn ma qamar indho aya taj xoogaa so dhigay 😀😀

  • @abdiqays3765
    @abdiqays3765 3 роки тому +7

    Af ku xoogle waa ku wataa.