Nimcaan Hilaac Oo Ka Hadlay Heestiisa Cusub Ee Karaystay Bukaanadii

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 чер 2020
  • BARNAAMIJKA SAAKA IYO SUUGANTA
    WARYSIGA NIMCAAN HILAAC IYO FAADUMO RIYAAD
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 466

  • @shucaybabshir4776
    @shucaybabshir4776 4 роки тому +771

    IMISA QOF AYAA JECEL ALLAH IYO NABBI MUHAMMED(SCW)

  • @aminaabdi1889
    @aminaabdi1889 4 роки тому +34

    Faadumo riyaad waxaa kujecelahay waa wariye dagan una qalanta wariynimada mansha alalh hadalkeedu waa macquul gal 👸🥰❤️Niimcaankii hirgalay faanan aaan taageero✊🏻😍

  • @hanfisaleban3449
    @hanfisaleban3449 4 роки тому +171

    Nimcaan hilaac waa fananka ugu edabta wangsan fanaaninta bulshadana waaaala wada jecelyhy

    • @awoelmiali4993
      @awoelmiali4993 4 роки тому +1

      Talanti baad ledhaye meeel make upka lagu mariyo furo marhadad kan dhididsan adigu marsatay

    • @zekeriyebashiir5741
      @zekeriyebashiir5741 4 роки тому

      Waaaruntaaa Zxp

    • @ayaanmaxamed4320
      @ayaanmaxamed4320 4 роки тому

      Aad iyo aad wlhy nimcaan hilaac wan jeclahy wana taageera horay usoco wlkey

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому

      Waa runraa hilaac edab iyo cod intaba wuu isku darsadey.

    • @tutowcali5207
      @tutowcali5207 4 роки тому +1

      Nimacan nolaw

  • @suliemanabdiazizabdullahi1413
    @suliemanabdiazizabdullahi1413 4 роки тому +81

    Nimcaan Hilaac waa fanaan kaliya ee aan dhagaysto heesihiisa cod dahabiya💞

    • @sadiiqhassan2490
      @sadiiqhassan2490 4 роки тому +2

      Wlhi ninkaan xitaa codkiisa ku joogaa fanka fanaan dhaaf wiilkaas

  • @queen_azhwaaq9157
    @queen_azhwaaq9157 4 роки тому +48

    UA-camrada waxan ujeclahay wiil ahmed fj la dhaho fanaanintana nimcaan hilaac favt i ah lkn dadkalo badani wajiraan keep go.in❤😘🙏

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 роки тому +14

    Burqade waBiYaal xidhnaa jacayL xumi waa balee
    𝙇𝙚𝙜𝙚𝙣 𝙣𝙞𝙢𝙘𝙖𝙣 𝙝𝙞𝙡𝙖𝙖𝙘 😚🥀💎

  • @roodamaxamuud939
    @roodamaxamuud939 4 роки тому +39

    Maasha allah faduma wllo
    Waxaathy gabadh hormar iyo hami leh inta hormarka lajacel like ha iidaaraan

  • @yummyyummy8263
    @yummyyummy8263 4 роки тому +31

    Nimcaan hilaac qadiyaadisa iyo siyaasadiisa ani kuma tageero kaliyaa waxaan ku tageera oo an u jecelahy heesihisa dareenka xanbaarsan ee tabanayaa qof walba halka u ka liicsana 💪♥️💋

    • @cabdirisaaqcarab6371
      @cabdirisaaqcarab6371 4 роки тому +1

      Two tageero wlhi

    • @yummyyummy8263
      @yummyyummy8263 4 роки тому +2

      Farda Didiye qofna fikirkiisa kuma nici karno so maha aniga waxaan qabaa qofku isaga sidu doono iska dhigi karra wana runtaayo nimcaan akhlaaqda dabartaa qofkuna intu xishoonayo imaan bu qabaa

  • @shacnisharaf596
    @shacnisharaf596 4 роки тому +43

    Heesta ugu danbayso nimcan hilac wo wada wlhy xusus bay I gelisay jcyl mudo iga maqanan way iso dhowaysay nimcan ku amin sanhy fadumo ale hku sharfo wl

  • @sadiiqhassan2490
    @sadiiqhassan2490 4 роки тому +51

    Ninkaan wlhi aqoonta mashaa Allh markuu dhanka reerka ka hadalaayo cajiib markuu dhahayo hooyo iyo aabe baraha bullashada boodaya cajiib sow dadku isku garaadman

    • @ayaanmaxamed4320
      @ayaanmaxamed4320 4 роки тому +2

      Waa nin dhanka dhismaha qoyska wax badan ka og way yar tahy inta sidas ufakirta

    • @sadiiqhassan2490
      @sadiiqhassan2490 4 роки тому +1

      @@ayaanmaxamed4320 haa wlloh dadku isku garaad mahan

  • @abdiarinbaallaalejcyl3451
    @abdiarinbaallaalejcyl3451 4 роки тому +1

    F riyaad faro dheer farabadan oo inoo fadhay nimcaan wariyaha dhmayska tiran jaanis yadiisa ma daayaco kuna darso riyaad siyasada ma jcla iyo daadihinta wararka waayo waa qof qalbie sidaas darteed ayay hobi ugu tahay sualaha ay waydiinayso talenyiga waa ka badh wxd ku fcnty inaad ogaato kuna darso jcylku kama madhna balse qofkay jclaato ama oori u noqotaa waa qof nasiible 👏👑👑👑👑waad tagtee hore u soco sis.

  • @jagta1234
    @jagta1234 4 роки тому +10

    Mahadsanid faaduma riyaad🌹♥️
    Keep going

  • @munasamuel3054
    @munasamuel3054 4 роки тому +2

    My best fananka an ugu jacelahy boqorka codka💌all ino xfido🤲hilaci hirgalay👌

  • @shaafici-cirro2098
    @shaafici-cirro2098 4 роки тому +13

    Nimcaan Abdirahmaan Hassan Hillaac Dareenwade
    Guuleyso walaale☺😚

  • @intifaac2chanelintifaac2ch56
    @intifaac2chanelintifaac2ch56 4 роки тому +2

    Mnsha Allah
    Fadumo riyad shabad sharafleh alle hku xfdiyo

  • @updyrahmanalpha6241
    @updyrahmanalpha6241 4 роки тому +9

    Taahera nimcaaan hillac fananinta kugujclahy🇸🇴🇸🇴♥️

  • @mariamustapha693
    @mariamustapha693 4 роки тому +34

    Nimcaan Heesihiza mrka laga yimaado codkiisa caadiga ahba macan ah xata❤😂

  • @nafisafaarax9202
    @nafisafaarax9202 4 роки тому +9

    Waaw Inkastoo waqtiga yimid kala waday xirirkeenii ma dafiro wanaagii wali wan ogsoonahay noo soo boobsii

  • @sheekooyinkeena5658
    @sheekooyinkeena5658 4 роки тому +1

    Mahadsanid howla wanaagsan ayaad qabtay Wallaallo.

  • @yaxyebidhiidho9859
    @yaxyebidhiidho9859 4 роки тому +19

    MizkiinTaN FaaDumO riYaaD NaFtaYDaa izka JeceL wllHi keep going sister ❤️💭💚

  • @ciiltiresheikhdahir8062
    @ciiltiresheikhdahir8062 4 роки тому +2

    Mashaallah fatma barnamijka macan waye huuno

  • @awaxofficial1231
    @awaxofficial1231 4 роки тому +3

    Macha Allah Huno Fadaumo Riyad Hormar wacan

  • @teamwaayaab4602
    @teamwaayaab4602 4 роки тому +4

    Masha Allah nimcaan codkaaga macan sxb allaha ku barakeyo

  • @mustafearuu9351
    @mustafearuu9351 4 роки тому +3

    Faduma riyaad mancha Allah keep going

  • @lajecellajecelcadey4532
    @lajecellajecelcadey4532 4 роки тому +6

    Faadumoy apyo nimcan inan ad utagero much hilaac🙏❤🙏

  • @yesboss4488
    @yesboss4488 4 роки тому +2

    Mchllha gabdhan shaxshax iyo qurux fadumo riyaad❤

  • @gahahabahahah7272
    @gahahabahahah7272 4 роки тому +16

    Faadumo riyaad in the building

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 4 роки тому

    Subhanalaa walee qurbo faaido male lsma huran waa cawsjilal anagaa qurbe joognay iyo kabatan dhawr iyo kabatan sano faaidana male ilahay waxan baryaa inanuu idilin anigoon dhulkii hooyo u guurin.

  • @omarabdi4193
    @omarabdi4193 4 роки тому +2

    waa wariyah kliya ee aan taageero faadumo riyaad keep going my sister

  • @mudanehamse6527
    @mudanehamse6527 4 роки тому +76

    Jacaylkii Qabyoobay inta kubaratay Nimcaan Hilaac Like dhac kusii

    • @hanikamil4130
      @hanikamil4130 4 роки тому +1

      Aniga wlhi😁😂

    • @mudanehamse6527
      @mudanehamse6527 4 роки тому

      @@hanikamil4130 ❤🙏

    • @khathrauhmeth982
      @khathrauhmeth982 4 роки тому +2

      Kahor aqaanay

    • @jammamartilaaq7433
      @jammamartilaaq7433 4 роки тому +1

      Dabar Ayuu Kuso Baxay.

    • @farhanismail9609
      @farhanismail9609 4 роки тому +1

      Nimcaan Hilaac Marka La leeyahay Dhanka Barashadiisa Waa inta Uu Fanka Soo Galay.
      Heeskiisii U Horeeyayna Waa #Dabar iyo Heeso Barnaamijkaas Kuwada Jiray✍☝️

  • @sihaammire5104
    @sihaammire5104 4 роки тому +17

    anshax keen heeso badan true story ayuu qaaday plz faaduma noo keen abdirisaq anshax

    • @dauudfarax7115
      @dauudfarax7115 4 роки тому

      Legend gaa was qalma in Lso qabto
      My fvrt singers xariir iyo anshax

  • @iqromahamed3012
    @iqromahamed3012 4 роки тому +6

    Waa qofaa Aad U daageero nimcaan Hilaac

  • @cosobali4189
    @cosobali4189 4 роки тому +3

    Cadi maha fadumo horeya u soco

  • @mohamethadam7146
    @mohamethadam7146 4 роки тому +11

    Horey usocod plaadhan wll riyaad❤

  • @shukriyuusuf1532
    @shukriyuusuf1532 4 роки тому +2

    Manshallah nimcaan hilcaa waan tagara

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg 4 роки тому +3

    Kuxisay abayo welcome back 💏💓💓

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 4 роки тому

    Best somali singer akhlaaq wanaag xushmad wayni ka muuqato alha sharfo fanku uu xusi doona thank you faadumo rayaad

  • @wardasagal7639
    @wardasagal7639 4 роки тому +6

    Nimcaan hilaaac waaaa Qof wngsn noloshu kuma xumayso❤🤲

  • @ruqiyosahal8320
    @ruqiyosahal8320 4 роки тому +15

    Nolow nimcaan hirgalay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💐💐💯

  • @Jacob-bb3tl
    @Jacob-bb3tl 4 роки тому +16

    Internet fiican inaad kula hadashay ahayd walaashay qaaliyeey.

  • @user-eb3wd5rt8z
    @user-eb3wd5rt8z 4 роки тому

    Mansha allh wn ku dhartaa nimcaan noloshu kuma ciisho walalkay ❤️❤️

  • @fatumoahmed1910
    @fatumoahmed1910 4 роки тому +3

    Masha allah fadumo keep going

  • @karticinabide8769
    @karticinabide8769 4 роки тому

    Faadumo riyaad wllo gclisoy 😍 wlhi qozolkagaga ka hela ano qozol ihyen aya marka qososhid sii niyaada uqosla wlhi
    Farxaad kuwar wllo qli♡

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 4 роки тому +17

    WAXA HILMAMRAY HEESTA KIIN JAAMAC IYO ALTA SABABTO AH HAL MALYAN AYAY GAARTAY MRK FAADUMO WA HILMAMTAY AYAN FILAYA QURUXLEYDA

  • @farxiyonur697
    @farxiyonur697 4 роки тому +2

    Nimcaan Hilaac fanan an tagero jir ojog 🥰🥰🥰🥰

  • @axmedmohamedcali6624
    @axmedmohamedcali6624 4 роки тому

    Wllh pilllh hestii ugu horysy ayapa xaada i istagtay runtii Fananka kaliya aan aad u jacelhy wllH nolaw Nimcaane.
    WlLzhy faadumo riyaad mhdsnid wlloh hor mar wacn❤❤🔥💯🌍

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 4 роки тому

    Weriye aad Udegan Baad Tahay, Waan Jeclaan Lahaa Inaad Iga Wareysato Waayadii Horeetiyo Waqtigii aan soo Maray.. Heestii Maalmahanba Dadka Midba Dhan Ula Kacayay Ayaad Warkeedii Noosoo Gabagabeysay Mahadsanid In Bdn... Horumar Baan Kuu Rajeynayaa wll..

  • @hajjiabdilahi9443
    @hajjiabdilahi9443 4 роки тому +1

    Adunka qofba Qof ba Dokhisa Ah Aniga Inaanta fadumo Ah Markay Dhocadeysa Laydhex Qada Ala Qurxsan Fadhigan kagaH kacaa QN🙏🙏🥰

  • @naajiq7869
    @naajiq7869 4 роки тому

    Wow! This song is the only song
    That i listen it💯💯

  • @sacdiyoali9769
    @sacdiyoali9769 4 роки тому +1

    Waxan lawadagay arin saxibkey heysatay ayan lawadagay maras ayuu adaa ibad badiyay nolosheyda qeyb weyn ayuu ku leyahay fadumo wllhi aniga hestan aniga aad aysn ujeclahay madama aniga jacelkeyga uu qeyb katabatay marka aniga iyo nolosheyda aad ayan ugu mahad elineynaa nimcan thnk you wll

  • @ashahussein8897
    @ashahussein8897 4 роки тому

    Masha Allah nimcaan hilac waa fanan shidaan

  • @osmanibraahiim3174
    @osmanibraahiim3174 3 роки тому

    Nimcaan waa Qattar saana waa fanaan dhab ah waxaan leeyahay nimcaanoow adigaa u sitee Horay u soco

  • @nagiibhazard7371
    @nagiibhazard7371 4 роки тому

    Fanaan Nimcaan hilaac hakaa ahaado wllhi keep going bro
    Hilaaci hirgalay❤🙏

  • @imanabdillahi7902
    @imanabdillahi7902 4 роки тому +5

    Fadumo riyaad ilhy haku xafido wlo

  • @nimcoyuusuf7341
    @nimcoyuusuf7341 4 роки тому

    Fadumo riyaad hore u soco zizter

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 4 роки тому +1

    From hilaaca hirgalay dartiis ayaan asxabtada ogu mid noqday😍😍😍

  • @cabdiraxmaansaleebaan9732
    @cabdiraxmaansaleebaan9732 2 роки тому

    Nimcaan hilaac waa fananka keliya ee aan tageero keep going pro
    Faadumona wxan ku leyahy halka ka wad wll barnamijyadas

  • @filsangapo8393
    @filsangapo8393 4 роки тому

    Maasha Allah wlshk

  • @ifraaxgenyoabdisalan8710
    @ifraaxgenyoabdisalan8710 4 роки тому +2

    HoreY usocoh wlshei♥️🥰

  • @farhanabdiwarsame7735
    @farhanabdiwarsame7735 4 роки тому +2

    heeesta jacel waa dareen ama hesta qalbi inta ku baratay nimcan hilaac like saara

  • @aliabdidhegaweyne9080
    @aliabdidhegaweyne9080 4 роки тому

    Salaan sare my queen sister adiga iyo al fanaan nimcaan 👑❤✌✋✋

  • @hanadhousseinmohamed2465
    @hanadhousseinmohamed2465 4 роки тому

    Masha Allah wll nolow fanan wangsn bathy

  • @Dalays7740
    @Dalays7740 4 роки тому

    Fadima riyaad wll horey usoco weriye hiigsi fog leh ayaad thy waxaan rajaynayaa inaad ku soo casuntid suldaan seeraar

  • @koos1302
    @koos1302 4 роки тому +1

    Nimcaan fanan degan oo akhlaq leh 😍😍😍😍

  • @waayoaragtv7117
    @waayoaragtv7117 4 роки тому +3

    Abtigay nimcaan hilaac alle haku sharfo abti Mcn 🤩🤩

    • @abwaandhagasoolofficial4161
      @abwaandhagasoolofficial4161 4 роки тому +1

      Bqorow hduu abtigaa yahy lmbrkiisa iso qor hees baan udhiibiye

    • @sadiiqhassan2490
      @sadiiqhassan2490 4 роки тому

      Nimcaan Instagram kala xariir badana heesha calcalka jecel yahay hadaa lahadashi kusoo jawaabaan

  • @najaxcaynab6237
    @najaxcaynab6237 4 роки тому +4

    Keep going faadumo Riyad ❤

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo8946 4 роки тому +3

    Keep going sister

  • @ushtanushtan3481
    @ushtanushtan3481 4 роки тому

    masha alaha wllo fadumo riyaad

  • @cabdulaahimaxamedxasan7700
    @cabdulaahimaxamedxasan7700 4 роки тому +2

    Waaaaaw faadumo riyaad mashaa alh

  • @saedtom3839
    @saedtom3839 4 роки тому +11

    Wow that’s nice song nimcaan hilaac keep going 🙏🙏🙏thanks

  • @cabdirisaaqcarab6371
    @cabdirisaaqcarab6371 4 роки тому +3

    Alfanan nimcaan cabdiraxmaan xasan hilaac hilaci hirgalay legen brow hore usoco

  • @intisaarsaed2384
    @intisaarsaed2384 4 роки тому +4

    Fav singer hilaac 👑❤

  • @carabboss210
    @carabboss210 4 роки тому

    Quruxley bd tahay faadumo hadan ku heli laa wan iskakaa haysan laa mnsha ALLAAH

  • @aminahussein771
    @aminahussein771 4 роки тому +1

    manshaa Allah TabarakaaAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @user-yk5it9cr2r
    @user-yk5it9cr2r 3 місяці тому

    Al fanaan nimcaan hilaac pro guuleyso 😊

  • @Xamdaay
    @Xamdaay 4 роки тому +3

    Keep going riYaad❤

  • @mohamettaplouz3195
    @mohamettaplouz3195 4 роки тому +2

    Faadumo riyaad Wariye Nimo Lafteed🙏

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 4 роки тому

    Karaystay bukaanadii baraarugagoo ilbaxaY waxba isagey badalay ka baxaY noloshii adkeyd 🥺❤
    Favorite Fanaan nimcaan hilaac🥀❤

  • @faadumomaxamed3410
    @faadumomaxamed3410 4 роки тому

    Fadumo riyaad sami wllhi ani waxaan ka mid ahay dadka ey dheyday heesta wllky nimcaan Cabdiraxman Xasan hilaac allh haku sharfo

  • @istamquruxtar3326
    @istamquruxtar3326 4 роки тому +5

    Fadumu xbbti waa kutagaraa sister💋❤❤🙏

  • @umalkheyr2447
    @umalkheyr2447 4 роки тому +3

    Hore uzoco zizter faadumo riyaad❣😎

  • @exnewhargeysa162
    @exnewhargeysa162 4 роки тому +4

    Anaa uhoreYa asxbeY like ta iGu dhiriGaliYa

  • @akarboy5697
    @akarboy5697 4 роки тому

    Hilaac waa legend ka fananinta somalida

  • @abdikadirkhuburoh6566
    @abdikadirkhuburoh6566 4 роки тому +1

    Nimcaan waa Aabaha fanka dambe best fanaan

  • @haniilkacaz7573
    @haniilkacaz7573 4 роки тому

    Ax nimcaan hilaaC heestiisa aan aadka ujecelashY waa heesta mar Un waydan kala goI dharaar Qudha isman Odhan 💞💞🔥🔥💫♥️

  • @muhhamaddeeqdarajo7757
    @muhhamaddeeqdarajo7757 4 роки тому

    Axxxx idaa nooli kulanteen wlh kama seexdo habeenkaan dhageesto 😪😪😥😭😭 iyo jaceylkii qabyoobayo nasiib qadar baajiyow waa aadka aan u niyadjabsanaa aan dhageesan jiray ,, walaal waxaan kaa codsanaya nimcaan meel aan kala xiriira ma ii sheegi kartaa 🙏🙏 fariin ayaan u dhiiban lahaa ,,

  • @kyedgoumane3576
    @kyedgoumane3576 4 роки тому +3

    Wow wariye ficaane

  • @naimamukhtarbeauty3393
    @naimamukhtarbeauty3393 4 роки тому

    Manshlh nimcan hilac wa fanan somaliyed wadani ah

  • @abwaanxamsecishqi6635
    @abwaanxamsecishqi6635 4 роки тому

    Nimcan abdy rhm waa fanaan qaran waana fanaan aad loo jeceyl yhy for my life

  • @khadrakeyse2189
    @khadrakeyse2189 4 роки тому

    Mcha allllh❤💋

  • @maizaupdyrahman4846
    @maizaupdyrahman4846 4 роки тому +1

    Legent HiLaaC Keeb Going Tageero Lambsr one❤❤💋

  • @yousra52
    @yousra52 4 роки тому +1

    Nimcaan hilaac fanaanka fanaaniinta cod dahabiya allh no ka deysto❤❤💋💉

  • @yusufdagane9565
    @yusufdagane9565 4 роки тому +3

    Keep going saxip nimcan

  • @cabdulaahimaxamudmaxamud4772
    @cabdulaahimaxamudmaxamud4772 4 роки тому +2

    Keep going nimcaan

  • @Omer-EilmogeH27
    @Omer-EilmogeH27 4 роки тому +5

    Fadumo riyad💋❤👍

  • @munamahad874
    @munamahad874 4 роки тому

    Msha Msha fadumo riyad

  • @cabdicasiissheenno6324
    @cabdicasiissheenno6324 4 роки тому +3

    Faduumo talent ayaad leedahee heeso so qaad adna🤤

  • @naimaahmed365
    @naimaahmed365 4 роки тому

    Wll hore u soco

  • @muslimoducaysan6775
    @muslimoducaysan6775 4 роки тому

    Nimcaan hillaac fanaan jiitay❤

  • @ayaanzanlaki6345
    @ayaanzanlaki6345 4 роки тому

    Nimcaan HiLaac Fanaanka kaLiYa Ee Aan zi KHaaza U TaageeroH💔❤💯🙏🙏