QUEEN FISKA FEAT KING KHALID 2018 BALANTEENI HEES CUSUB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 жов 2017
  • HEES SHIDAN FISKA IYO KHALID MUSIC BY CUJERI CAJAMI.

КОМЕНТАРІ • 848

  • @axsanismael706
    @axsanismael706 6 років тому +469

    Reer woqooyi hadaynu nahay waa inaynu fahanaa banaadiriga walaalehen weeyi qalad ha fahmina Viva isku jir r.woqooyi iyo reer koonfureed 2diinuba liketa

    • @aisha665
      @aisha665 6 років тому +6

      wa runtaa walashey,somaali wax iskaga dhaw ma jiraan aduunka,waxan joogaa mareykanka, state walbo waxu leeyahay acsin u gooni ah waana dad laisku kenkenay.marka anagane gobolada iyo deegaanada wax yar o acsin kala duwan wey leyihiin wax weyne maaha. anigu waxan aminsanahay waxa dal iyo umad qurxiyo o xasarad u yeelo iney tahay isku qaska.anigu waxan ahay gabar rer muqdisho ah ku dhalatay kuso barbaartay on sonaaliya goboladeeda kala duwan arag.marka hadaan nahay rer xamar waxan dadka gobolada uGu fiicanahay waxa waaye wa casimada dadko dhan aya ka heleyaaa of baraneysa kala duwanaashaha yar an lenahay.masha allah I am brought to be rer muqdusho,wana jecel nahay somaada ges ka goshala is barto o hala is dhex galo ilbaxnimadaa ku jirto.ma fiicna iney rer aderka ama reer abtigaa deris kula ahaadaan .

    • @saiddalmar6015
      @saiddalmar6015 6 років тому +1

      yaqshid shibis
      haddi macal school bilaash ah lagu dhigayo luuqada banaadariga ma barteen sababto ah meel ima gaadhsiinayso

    • @abdisalanjama1190
      @abdisalanjama1190 6 років тому +1

      Axsan Ismael wxaan ka fahmay Basar iyo Soo Bood 🤗🤗🤗

    • @axlaammohamed9411
      @axlaammohamed9411 6 років тому +1

      Sas waye

    • @queenladan1609
      @queenladan1609 6 років тому +4

      Axsan Ismael hadal qiimo leh ♡♡♡ Like Ika qabso

  • @henzshaz4182
    @henzshaz4182 2 роки тому +8

    He is king and she is Queen of somali music both legends, i learned about them over 15 years ago and i am not somali, been to wedding and meet ling khalid man he can sing very nice at live weddings just moves everyone

  • @UmadanewsTv
    @UmadanewsTv 6 років тому +5

    Heestaan waxaa horey ugu luuqeeyayay Allaha u naxariistee Axmed Shariif Killer iyo Maryan Naasir Cali, waxeyna ku jirtay Ruwaayadii caanka eheed Cadaabtii Caashaqa ee uu sameeyay allaha u naxariiste Dr. RAAFI

  • @maymuunnuur4339
    @maymuunnuur4339 2 роки тому +8

    Qofkii 2022 dhagaysanya legend waaye 👏

  • @abdirahmanjiimi9825
    @abdirahmanjiimi9825 6 років тому +64

    Wllee nagtan wan jeclahy 😆😆😆😆 darteed like igu siya

  • @faysalqaan9909
    @faysalqaan9909 6 років тому +35

    Fiska. Boqorada 5ta somaliyed waxan amin sanahy meyshey tagto iney kaso hesi karto wa gabar afgaban cidna m atagto cokedana Hana shegin tagero buxdo ku haya sobax tageraha fiska isma qarin kartin

  • @namiishabdulahi4931
    @namiishabdulahi4931 6 років тому +6

    King khalid fanan nagu qly welcome back aya ku leyh
    Boqorada codka fiska hees mcn iga dheh 😍😍💗💖👌👌👌👏

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 років тому +5

    King khaalid wxu kamid yahay fanaaninta marku fankii xumaday ka gabsaday legend .......

    • @jibriilsiciidjabro3320
      @jibriilsiciidjabro3320 5 років тому +1

      haa zxp wuxuu ahaa ragii rapka iyo heesaha cadiga qaadi jiry 2004 waa bariguu dunida haystay waliba heesta nagma aroos aanay ka daaraanin muu ahayn aroos waa legend wayn

  • @eidfantasticibrahim1126
    @eidfantasticibrahim1126 5 років тому +1

    Inaa ku baal marinaa ballankeenna ahee ayuu dhahay King Khalid dhammaan waan fahmay hadana reer waqooyi ayaan ahay marka soomaaliyeey lahjad iyo luuqad halakala saaro

  • @faizohassan9666
    @faizohassan9666 6 років тому +47

    wllhi wan ku xizey kiin khalid 😍 2015 igu dambeysi waleh waa hes banadiri like igu qabo hidi aad Somali dhalad tahy plz like 😍😍😍

  • @MsQeyliye
    @MsQeyliye 6 років тому +2

    waa naagta ugu quruxda badan dhaman dadka heesa ee somaliyeed aniga aragtitayda

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 років тому +8

    ☺☺War ninkan hestii najma ku xasuustaa xiligan dugsi quranka dhameeyay king khalid nin iga weyn kasii weyne😂🤣

  • @triple2801
    @triple2801 6 років тому +6

    Heestan Abwaanka sameeyay waa Banaadiri best song in the year 🤘✌

  • @xanafmohamed2409
    @xanafmohamed2409 6 років тому +4

    Wixii daarood ismaacilla like ii saara

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 6 років тому +121

    Farhiya dawadey isticmasho
    Haa radsadaan nagahuu❤❤☝👊
    Wlhi weyba soo yartyu fiskaa❤😍❤
    Best song king khalid welcme bck
    Iyo boqoradaa codka iyo qurxda fiska❤

    • @hilwacadey7532
      @hilwacadey7532 6 років тому +7

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkk adiga naagta hadii aad aragtay anne ninka uunban arkay high styl

    • @ninkadhiigaushubasomalilan6991
      @ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 років тому +4

      Ibraahim Shakul Yare wll king khalid waxu cabo soo ogaada ragaaw waabu sii da'yaraanoyaa waaba yaabe ma biir bila dambibaaa buu cabaa....???😁😁😁😁😁😁😁kkkkkkkkk

    • @waacawoillahay3231
      @waacawoillahay3231 6 років тому +2

      hhhhhh Waad tilmam tay dumarkii 😂😂😂

    • @hormarwacantube8636
      @hormarwacantube8636 6 років тому +3

      Ibraahim Shakul Yare
      Saas maa dhahday Shakul Yare😂

    • @whitephoenixofthecrown8523
      @whitephoenixofthecrown8523 6 років тому +3

      Ibraahim Shakul Yare Waa 1- cuntada 2-Make upka iyo 3- istirtirka

  • @kokokoko-qp5fx
    @kokokoko-qp5fx 3 роки тому +1

    Reer waqooyi ha idinku tagnato
    Konfur Iyo intii ku dhaqantay le fahmi karaan😂😂
    💖💖💖💖💖💖Ciyaal xmar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @guzelneha4987
    @guzelneha4987 6 років тому +2

    Waa u buskoobay an waa u buskoobe is biirsigeyne iyo inaan bahawne bilanow balantii lahey maba qanin amaizing song

  • @nimcohariiza1776
    @nimcohariiza1776 6 років тому

    Farxiya wey waxkalesantahey wlhi
    Xeylaqdaa mala isheegoo 😍😍😍
    Nice song baqoroda codka and king qalid

  • @munajama7082
    @munajama7082 6 років тому +32

    King Khalid waan waayey waleeee yaa igu raacsan in la waayey fanankan

    • @keyfmacalin1537
      @keyfmacalin1537 6 років тому

      Muna Moh'ud ani ayaaa kugu racsan
      Aroos muu ku maqnaaaa tallow

    • @samiirkennedy8419
      @samiirkennedy8419 6 років тому

      Aniga kugu raacssn wuu wad jecelyaho marki england qadka lagaga joojiyey ayu nairobi usoo qad donty

    • @samiirkennedy8419
      @samiirkennedy8419 6 років тому

      Aniga kugu raacssn wuu wad jecelyaho marki england qadka lagaga joojiyey ayu nairobi usoo qad donty

  • @abdullahialimohamed8586
    @abdullahialimohamed8586 6 років тому +1

    walahi quruux heesta macaan ninkii ila argaay like isaaraa

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 5 місяців тому

    Heesahuba show waa adoo banadiriga dhagaysta waa wada muxibo ❤laba legend king Khalid and fiska si wacan bay ugu farayaraysteen hestan

  • @maxamedkheyre924
    @maxamedkheyre924 6 років тому +2

    Fiska iyadoo 90 jir xitaa madaayi kari waa suga lee
    Amazing song
    King and my qofteyda 🔝🎤💯👈

  • @mahadledigaaye4938
    @mahadledigaaye4938 6 років тому +2

    Abayo xidig nimada weli Adhaa uwadha Hablaha Somaliyeed......wid the Golden Voice by our choices 😃🇩🇪

  • @abdullahabdulhaji1166
    @abdullahabdulhaji1166 6 років тому +3

    One of my favorite song in 2018 so far King and Queen

  • @roobleosman3503
    @roobleosman3503 6 років тому

    queen always is queen and the king well done iyo ragii vediowgaan duubey thnks alot

  • @asaldhaladgbrogaden481
    @asaldhaladgbrogaden481 6 років тому +1

    Woow m.a wllhy king Khalid iyo fiska waad kenten hesta❤❤💙 king khld wu qurux badnaaday m.a

  • @thejuju1973
    @thejuju1973 6 років тому +7

    Boqorada👑codka fiska💯🎤
    King khalid welcome back

  • @ahmedfatouma8869
    @ahmedfatouma8869 6 років тому +1

    wooow anu reer jabuti yan ahay hadana wan fahmaa af banadiriga isku dhaya inaad u firtasan kalmadahaa wax walba firsashaday ku xidhan yihin

  • @liverpoolfan5369
    @liverpoolfan5369 6 років тому +1

    si fiican ya loo fahmayaa wlhi
    ka yidhaaha ma fahmaya sii daa dheh

  • @leabantwin7480
    @leabantwin7480 6 років тому +1

    waligay maan arag hees banaafiriya mansha allah wayshidantahayba san moodayay maynoqon

  • @queenanuu
    @queenanuu 6 років тому +2

    Ninka la waayey king khalid welcome back nyc song

  • @calimahad78
    @calimahad78 6 років тому +2

    Farxiya fiska waa inaanta ugu talent ka badan dumarka somalida Ee heesa. Viva fiska !!!!

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 років тому

    Axsan ismeal thanks walaal isku mid aa nahay reer waqooyi iyo reer koofur dad wado dhashay ayaa nahay walaal qaali

  • @MaczuLofficiaL
    @MaczuLofficiaL 6 років тому +5

    Legend brother King khaliid iyo Big sister Queen Fiska wakabaxsateen👏✔

  • @simranqurux5605
    @simranqurux5605 6 років тому +6

    Fiska 😍😍😍Queen of somali singers 😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @mulkikoolkooliso4574
    @mulkikoolkooliso4574 6 років тому

    Waa ubislaadee an waa ubislaadee bad baa dadaadee baasku mayaa bee runee ku ma beeyla haayee bisteey waayee uu tagan yahy king khalid yahoo fiskaay utartiibi bal 😂
    King iyo Queen 😍 korkaa iisaaran tihiin

  • @qalanjoaxmed1204
    @qalanjoaxmed1204 6 років тому +1

    Caadi Mhan Hestan 😍Welcome Back King Khalid Fiska Hablaha adaa ugu shidan

  • @imveryhappy3134
    @imveryhappy3134 6 років тому +3

    Yaa boramaawi like me 👍 kusii
    An turiyo inta rer borama iyo itna jecelba

  • @sahriinahassan1391
    @sahriinahassan1391 6 років тому

    Waa ubuskooday an waa u buskoodee isbiirsigaanyee iyo inaan bahoownee bilanoow balantiin laheenee ma baaqaninee axsan ereyo nooloaada boqorada fiska iyo king khalid❤

  • @suadaabdikadirahmed1374
    @suadaabdikadirahmed1374 6 років тому

    Fiska waa fanaaniinta boqorodooda like iigu qabta inta iga danbeyso fiska waan Kusalaamayaa ina adeer

  • @xhakalaka3549
    @xhakalaka3549 6 років тому +3

    Wxn ahy fiska ninkeedi hore markaan arkay damacaa igu dhashay wxn rabaa mar kle inaan la midoobo inti igu taageersan inaan lamidoobo markale fiska like ha ii saaraan si aan u arko inaad igu taageereysaan 😅😅😅

  • @bilecabdul
    @bilecabdul 6 років тому

    Calleyk calleyk kingsharif kingkhalid and Queen fiska xasuustii Axmed sharif killer iyo maryan nasir cali Old school abti Cidan aqoon Like Hasarto Si ay ubarato banadiriga .... !!!!

  • @qaliyeyabdinor948
    @qaliyeyabdinor948 6 років тому

    fatuma osman my abayo macn fiska ninkeda ayey jeceshahy dacdna ey u tahy waa qof jacelka iyo nolsha waxey tahy fahansan masha allah cadima tihid fiska nolow inaa aboy

  • @midnimadasoomaali-weynwaam9264
    @midnimadasoomaali-weynwaam9264 6 років тому +1

    Isoo buub,iisoobuubeey baalal la'aaneey boggaa isaareey,adaa baashaaliskaa beerta ujoogaayeey.Inaan kubaalmarinaa balankeenna ehee, habaqaniee barni adaa bidixdaa joogee axsan hees waadkabaxsateen waa hees kalakacsan

  • @khadralucky1008
    @khadralucky1008 6 років тому

    fiska iyo king khaliid heesta way shidantahay inkasto anaan fahmin banadiriga viiiva fiska😻😻💃💃💃👍👍❤❤

  • @leeboy9316
    @leeboy9316 6 років тому

    Waa Shidanyahay Clipkan Zxb
    ( Waqalka Shaqalka) Shaqo Wacan Bro 🎬🎥

  • @fadxiyepupwizzo1976
    @fadxiyepupwizzo1976 6 років тому

    Ma fahmin waxay ku heesyan lkn i like fiska and king khalid laba fanaan oo culus king alla yacisak bro hore usoco swag iga dhe adu ma waynatid miya bro be hapy whetw ever u are

  • @khadarcabdi8680
    @khadarcabdi8680 6 років тому

    Heestaan waan fahmayaa waxyar inkastoon reeer waqooyi ahay bal inta fiska ay qaadayso ii macneeya

  • @mucaaddhaashane144
    @mucaaddhaashane144 6 років тому

    farxiya iyo nimca daren way sii yaraanayaan uun siday wax u jiraan
    waxba kamaan fahmin heesta balse videoga wa top

  • @munomohamud2281
    @munomohamud2281 6 років тому

    Walle heesihii hore muuqaal ha loo soo sameysto yaa ka dhacday dad baa u maleyn doono hees cusub 😉

  • @nadaarajs8129
    @nadaarajs8129 6 років тому +11

    Wan idinka poodey ee iga soo hagaajiya afka laap and leep

  • @Ayubsagaalka9
    @Ayubsagaalka9 6 років тому

    Quen fiska waxkale waa waa sii yaraneysaa boqorada fanka love it

  • @tasliimtahliil2883
    @tasliimtahliil2883 6 років тому +1

    Intaa maqnaa hees lasoo qaaday mii Fiska io King khalid 😍😍😍

  • @umufathiabdullahi4880
    @umufathiabdullahi4880 6 років тому

    Wooow caadi maaha best song bilanow balantii lahayne ma baaqanine

  • @mohamedsaed8626
    @mohamedsaed8626 6 років тому +1

    Hees iga dhe king Khalid fanaan iyo boqorada quruxda fiska

  • @liilfei3928
    @liilfei3928 6 років тому

    😍😍😍😍welcome back king Khalid io fiska labadoba wa poqrysha codka😍😍😍😍

  • @nice2abc715
    @nice2abc715 6 років тому

    waayeel is haley dheh .. allaylehe wacdaraa ka dhacay meeshaa iyada ah!

  • @cadeyare3004
    @cadeyare3004 6 років тому +16

    Fiska wax nool iga dheh inta iga heshay like iguqabta

  • @sadikabdulwali523
    @sadikabdulwali523 6 років тому +10

    Fisak suuf aa si noqoneysaa Masha allaah 😏

  • @issamah4873
    @issamah4873 6 років тому

    king khaled wa lagend jecel qof walba ana ku arkay hargeisa iyo nairopi london wa nin naxaris badan mashlh nolow adna uxishod badan wa suu

  • @omarahmedmohamed6416
    @omarahmedmohamed6416 6 років тому +2

    Woooow
    Ish calaa heys
    Queen fiska & king qalid

  • @minaahassan4127
    @minaahassan4127 6 років тому +1

    Wawareey waxbaa ka dhacay 😱❤️

  • @mohakaran587
    @mohakaran587 6 років тому +2

    wow best song inaba caadi king and queen welcome back 👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @samiirkennedy8419
    @samiirkennedy8419 6 років тому

    Hadan isku dayo isoo buub baalal la.ane
    Igu soo bood weeyan oo labtada i gali af maymay maxa laga fahmi dee sidan reer waqooyi iyo reer konfured isku fahmi mayan ee an kla raali ahano inta igu racdy micnhaa like igu qabta

  • @jiniyashagaming8909
    @jiniyashagaming8909 6 років тому +1

    i am sujuu and i love somalia song ###queen fiska
    nipe like ya freee uki soma my cmmt

  • @kaltuunmaxamed7137
    @kaltuunmaxamed7137 6 років тому

    Waaaaw axyaa cod farxiya wale wa fanaanad cod iyo quruxba leh king khalid oso rogaal celiyay baryaha maban arkin so dhawoow

  • @honeylovelly1825
    @honeylovelly1825 6 років тому

    Habaqine bari aniga bidixdada jooge like ila soo biiba baalo la.aan

  • @iqra_billanahmed7717
    @iqra_billanahmed7717 6 років тому

    Video ka qurxoon wali ma daawan wlh abdirahman somali well done

  • @saraabdifara9090
    @saraabdifara9090 6 років тому

    Waaaw nice I love it

  • @Lookme1111
    @Lookme1111 6 років тому +1

    wooow best song our queen farhiya fiska and king too khalid really i like this song

  • @sahriinahassan1391
    @sahriinahassan1391 6 років тому

    Barasho waa halkoo bariyee basarna waa boqol maalinee isiii banaadiriga jecliyaa ciyaal xamar lee fahmaayaan alaabtaan❤

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 6 років тому +1

    wwwww Wle kuwan ciyaal xamar dhalad ah waaye King khalid ❤and fiska😘

  • @somaliaandjiboutionelove9958
    @somaliaandjiboutionelove9958 6 років тому +1

    ma jirto hees Somali ah oon fahmi waaye seynab cige heestii safar hadii an ka reebo tasaa I dhibtay war yaa yaqaano heestaas waa iga badisaa hadad taqaanid runtii

  • @AbdulYusuf9
    @AbdulYusuf9 6 років тому +2

    Queen fiska wa ku taganhy sharafey 🔥❤

  • @jaabircariif9695
    @jaabircariif9695 6 років тому

    Alla fiska GU,waliba waa ay soo yartahy maa sha allaah quruxdaada gabadh heyso ma jirto

  • @sumakitchen3627
    @sumakitchen3627 6 років тому +4

    Iiso buub isoo buub balal laan 😀 adaa bashaliska beerta u jogaaye 😂 waa shidantihiin king and queen

  • @saarah4543
    @saarah4543 6 років тому +132

    Fiska boqorad fanka wlaalayalow liketa waxey tarto an arko we itusa ba😂😂😂😂

  • @somalishidan5577
    @somalishidan5577 6 років тому

    2bo aan kala dhicin rog cadaagii king jghalid soo rogaal celi
    heesta hadaa kahashay like dhab ku dheh nh
    isoo buub baaalo la aan boga isaaaar

  • @haniisse
    @haniisse 6 років тому +1

    mansha allah fiska lagama hadli karo quruxdeeda alloow il ka hay king khalidna caadi maaha waa ku fara yareesten camerada musiga kuli ma kala dhacaan horey u socda

  • @queennajma5663
    @queennajma5663 6 років тому

    Fiska &king khaalid wax iska hees eh wlh

  • @abdulahixasan2362
    @abdulahixasan2362 6 років тому

    barasha waa halkoo bariyee basarna waa boqol maalineey isoo buub balala an buga isaareey fiska cod macaan

  • @wiilkashidan420
    @wiilkashidan420 6 років тому +23

    The king is back fisks is amazing 😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hooyoanaakujecel4914
    @hooyoanaakujecel4914 6 років тому

    Adaa baashaaliskaa beerta ujoogaayee😀😀😀😀😀😀😀😀😀 caadi Maaha fiska fanaanad jirta iinoollow boqoradda codka 😍😍😍😍😍

  • @yussufyuyu5084
    @yussufyuyu5084 6 років тому

    Kkkk adàa bashaliska beerta ujoga islanta ma waxay isu maleysay waagi ay hee like ta halaisaro

  • @xafsaxuuralceyn9894
    @xafsaxuuralceyn9894 6 років тому

    Waa U Biskooday An Waa U Biskoodee iSbiirsigeyne iyo iNaaN Bahownee Bilanow BalanTiii Lahenee Ma Baaqaninee Esh Callaa EraYo King Khalid & fiska

  • @samiiraxirey1596
    @samiiraxirey1596 6 років тому +3

    Waaaaaw Mansha Allaah nice noolada inbadan 💋💋💋💋💋💋❤❤❤😍😍😍👍👍👍👍👏👏👏👏👏

  • @samiraabdirahman8451
    @samiraabdirahman8451 6 років тому

    Wow nice song farxiya fiska iyo king khalid😍😍😍👈

  • @jamilaadam5477
    @jamilaadam5477 6 років тому

    Xabad kamaan fahmin heesta lakiin waan ka helay waayo labada fanaan ee heesta qadaya ayaan jecelahay
    💚💭❤👈💋

  • @najuabdul9780
    @najuabdul9780 6 років тому

    The queen is back😘

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 6 років тому

    Queen taasha khiin khaalid ayeey calfan weeyday quruxloowgaan laakin labo wiil oo qurux badan ayeey udhadhay

  • @macowcade9985
    @macowcade9985 6 років тому +5

    Adaa baashaaliskaaga berta u joogaa kulahaa aan is wxeysano oo cad waaye be

  • @durdurmuhudinali4837
    @durdurmuhudinali4837 6 років тому +5

    Isoobub iiso buube Baala la aan iisobuub 😂😂😂 axsn Viv fiska 😍😍😘

    • @tusbaxle_gaming2041
      @tusbaxle_gaming2041 6 років тому +1

      Ahmed Muhudin ali anaa balo arkey saan xay kawalax thy

  • @zeerajama986
    @zeerajama986 6 років тому

    King khalid inteeh isku qarisay waa lagu xiisay welcome back dear bro🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @husseinadan1740
    @husseinadan1740 5 років тому +2

    Waaaw Labo kaladaran aya is heshay viva farhia iyo qaalid

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 6 років тому

    King khalid king farhiya waad naga tuntern guulaysta fanaaniintayada afka hooyo somali iyo maymayba

  • @cabdiqadarcali1782
    @cabdiqadarcali1782 6 років тому

    Queen nd king is back 🖒👌👍

  • @hamdiahmed8583
    @hamdiahmed8583 6 років тому

    waaaw fiska iyo king qalid caadi ma aha wlhi heest an alle yaa cisag viva fiska

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 6 років тому

    I. Am From sanaag I don't understand any words
    But music and voice beautiful

  • @mohashaam1534
    @mohashaam1534 6 років тому

    😍😍😍😍😍😍isoo buub bala laaneee....boga isaree❤️❤️❤️

  • @abdulaziz732able
    @abdulaziz732able 2 роки тому

    Badda minee baxdo oo buratoo baaxad mooyo balarisee ☺️ ninkii basar lahaa boodee💪intii fahantaa fahantay!🦻