Farxiya Fiska iyo Ilkacase Qays 2014 KABO HOO II KABO.webm

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 711

  • @AbdulahiBalil
    @AbdulahiBalil 8 місяців тому +164

    Waan ogahay 2024 inaad daawaneyso ee lile 👍iisaar sxp

  • @apdullahicarab2461
    @apdullahicarab2461 2 роки тому +112

    2024 hadaad meeshan timi waar bal farta taaag 🥰 Walee Legend baa tahay

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 7 місяців тому +71

    Yaa dhageysanaya heestan 2024 farta taag 😂

  • @guulwade503
    @guulwade503 8 місяців тому +25

    Heeestaan 2018kii ban barty Illya hadda wanjeclahy2024 hadii ad dawanyso lengen baatahy❤❤😂😂😂

    • @xasan6869
      @xasan6869 7 місяців тому

      😂

    • @yartanuura
      @yartanuura 5 місяців тому

      Anigaba xataa18kii ban helay way igu socota malabkii shinida ax hees❤

    • @NacimaMuxumed
      @NacimaMuxumed 3 місяці тому

      😂❤😊

  • @saeddayib6752
    @saeddayib6752 3 роки тому +157

    2021 yaa ila dhagesanyo ☺️ ilaa waqti dheer 😍 hada ani cml ad ku heesato heestan your legendary 👌

  • @sharmo5893
    @sharmo5893 4 роки тому +42

    WakhTi padaN waanU soo Wada qadanaY LakiN Imika Intaan kala FoGaanaY Waxaa laGa jooGa saddex Sano MarWalpa oon Heestan DhaGaysTo Waxaan soo XasuusTa IYada IYo WakhTiYadii Wacna Ee JacaYlkU LafdhaparTa u ahaa Imika Waa MarWo reer lEH ilahaYna waxaan ka parYaa InU MaalMo iska DaaYa IlaHaY HakU amansado WlshaYey ♥️♥️♥️

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 7 місяців тому +10

    Heestaan waa cajiib
    Legendkii ilkacase iyo
    Hoobaladii farxiye fiska
    Ayaa ku muusoodey
    Guuleysta ❤

  • @AaminaBile-i4i
    @AaminaBile-i4i 2 місяці тому +3

    2024 yaa dawanya🎉

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 5 років тому +209

    2019 yaaa ila dawan
    Alla heestan walky ayaa zaa id UjecLaa xasuuus🙄🙄🙄😢😭
    i miss you wlky qali zharma😘

  • @najmanuura7877
    @najmanuura7877 Рік тому +37

    I can't get tired of this song since 2014 I'm so in love with it 😭❤️

    • @IkramMualim-em8ie
      @IkramMualim-em8ie Рік тому +1

      After one day i,m lisining 🤪🤪

    • @laylaabdisalaan697
      @laylaabdisalaan697 9 місяців тому

      Halkee 2024 laga gaadhey abaayo😢😅

    • @aaishasayidali2521
      @aaishasayidali2521 7 місяців тому

      @@laylaabdisalaan697ew

    • @cabdirisaaqcismaan602
      @cabdirisaaqcismaan602 7 місяців тому +1

      I’m here for listening this song😭I’m 22years old

    • @wizzyamin655
      @wizzyamin655 7 місяців тому

      @@IkramMualim-em8ieupuohuphuopiphphphupuppuphuphupuphuhpuhuppuphupuphhpupuphuhpuhuphupuphuphphuphuphuupyupupupypyupypyupyupuupupuyppyupupyupupupyupyupyypupyupupyupyupyupuyupypupyupyupyuypupyupyupyupupupyuhpypphpyuphuphphuphupupupupyuyupyiypupyupuh3_😢😢😮

  • @iikarofficial9108
    @iikarofficial9108 Рік тому +15

    Waaaw comantigayga wuxu noqon donna l.a xasuuuuus hada waa 2023 waxan dawanaya anigo guriga jogo xaskayga uur ayay le dahay xoga wan isku dhacsanahy aniga iyo iyada l.a comantigan wiilka ama gabadha ii dhaln donto ayan tusi donna inta ka horeysa szb yal waxan isku ognahy dalkeeno nabad noqdo by by soomalay❤❤

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki 2 роки тому +116

    Its #may2022 lets see how many legends are listening to this master piece.
    Back to old days✌️🇸🇴🇹🇷

  • @caynaanmaxamed3735
    @caynaanmaxamed3735 4 роки тому +41

    Xasuus 2016 waxaa wada dhagysn jirnay heestan ex girlfriend
    Imika 2 caruura ayay leedahay macha allah allaha khayr ugu dhameeyo nolosha

    • @maxamedcabdi1119
      @maxamedcabdi1119 3 роки тому +1

      PpPp you

    • @qanirichman1263
      @qanirichman1263 3 роки тому +1

      Abti mcn Nolosha ayaaba sidaas iska ah
      Waxaad hashey calafkaagii Aad nolosha ka hamineysid

  • @qalbiuron5225
    @qalbiuron5225 2 роки тому +13

    Walashey aroosked inshallah heestaan iyo heestii wadad ku qul qul ayaan kadaridona labo koox ayaan ukale bixidona koox wilala iyo koox dumar heesah dadiska aad Bey umacaan yihin markii xafaldaha lugu daro 😂😂jah kabaxa allow cafimad dheer iyo cibado suban baan kuweydisaney 🥺🌹🙃

  • @sameerasheikh7240
    @sameerasheikh7240 4 роки тому +20

    Heestan Dareen gooni ah ledahy 😍😍😍🙄 2020

  • @anfacamaal9742
    @anfacamaal9742 2 роки тому +12

    Kurbada hainaga hadhee nafteena aankafinee allow kasbana aroos kukulanna raas qaboow alliw aamiiin🤩🤲😭 19/may/ 2022 mali qamis ah😰❤
    Waalidkyga ka har idhahy blse adunku ijeclyhy anna wan jeclhy mustqblna wan rabna💔😭 lkn one day wan rajynyna inn nolosha wadagno waana sabreyna inta nolosha kdhimn i.a waalidkygana waa noloshyda kama hor iman karo😰😰
    Iiso duceeya plz🙏😭

    • @naimaabdirahman1374
      @naimaabdirahman1374 2 роки тому +2

      Wlhi waa xanuun qofka jeceshahy marke walidka kula jecelen lkn walidka mel dhere waxa ka firiyaan hadow kher ku yahya alhaa ku sahlo abayo

    • @ciiltira10
      @ciiltira10 2 роки тому

      Insha allah

  • @Xareed-yq2sy
    @Xareed-yq2sy 3 роки тому +42

    2021 ayaan dhagaysana anigo Addis Ababa jooga biri Qadar Doxa yaan safar u ahay I.a cawa heestan aya laabta iigu jirta oo dhagaysana habiin axad ah
    Fadlan like ha igala bakhiilin iitabo👍🙏

  • @khadriinamohamedibrahim4729
    @khadriinamohamedibrahim4729 3 роки тому +7

    Naftena an kafine allow kasbana aroos ku kulana Raas qabow Mcn M.gcl Allow irume riyadeyda 🤲💞

  • @hamz233
    @hamz233 Рік тому +5

    Good old days May 2023 yaa dhagaysanaya xasuustii yarantii? legend baa tahee ismuuji. Fiska golden voice ❤️

  • @maariadaahir4816
    @maariadaahir4816 Рік тому +53

    2023 yaa ila dhageesanayo 😩😜

  • @faadimafaarah9812
    @faadimafaarah9812 5 років тому +74

    jun 2019 wixii firsanaa like iisaara👍👍👍

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran Рік тому +13

    Rajadu Kayd Bay Ii aheyd
    Haplaha wan ka jeclaa
    Xasustanu ka go'ayn
    Intaan kaligay Rogrogay
    Hapeenko Kala Bar ah tagy
    Hurdada Meqan Ka Kacay❤
    Hapeen Isniin Ah 29/May/2023 SacaduNa Thyy 11:05
    Bari Exam Galeyaa Chem io Maths 😊❤🎉

    • @sunarimk5931
      @sunarimk5931 10 місяців тому +2

      Did you pass in your exams ?

    • @Mohmett_Durran
      @Mohmett_Durran 10 місяців тому

      ⁠@@sunarimk5931Yes I Pass

  • @quennajran6325
    @quennajran6325 3 роки тому +123

    Ilkacase mrku naciimo jokar gursaday kadip inta dawaneyso😂

  • @abdidahir9365
    @abdidahir9365 3 роки тому +11

    heestan yaa dhageey sanooyo 2021 👍🏻👍🏼👍🏾👍🏿🇸🇴like isaar

  • @Abdullahiahmedxallane77
    @Abdullahiahmedxallane77 3 роки тому +10

    Walahaay xasuus hestaan waxaan ku xasuusta walaalkey weak kahor geriyooday oo layira Farhan. Ilaahey Swt walaal qalbigaygayga waliga ka go'mayside haku naxaristo walalayal idinkana igu duuceeya.

  • @adangouled5039
    @adangouled5039 3 роки тому +11

    One of my best song in selection qui regarde en 2021 💐❤️😘🌹🎶

  • @monakaif71
    @monakaif71 5 років тому +28

    ogos 2019 yaan ilaa daawanaaya😚😘

  • @shafienuur7471
    @shafienuur7471 4 роки тому +54

    ila 2020 hestan jecel weyn xambarsaneed Yaa igu raacsana
    Kaboo Huu ii kabw

  • @waterofficial251
    @waterofficial251 Рік тому +2

    Wlhi Waxan xasusuta 2015 ayaan heestas i darneed anigo Badiye U Socda Ku yaaL Dhahar waxan Ka baxayey gaLabtaaz sheerbi qofki Garanaya Garanaya❤ Hadda Waxan JogaaH XaMar

  • @malyuuncabdinaasir6261
    @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому +11

    Xasuus 11/6/2016/Malin sabti ah xili ramadaana ay maraysp 5/ilaa//6 cisho Goor barqa ayaan waxan raacay nooho garoowe usocota oo ay kabaxayso heestan anigu waxan ka baxsanayay xafadayada oo ku taal burco garhan hodan qaylo ayaamo ka hor ayaan ufadhiistay imtixaanka ,8natiijadi wali layma yeedhin lakin marabo inan dugsi sare galo waayo mahaysto dhaqaale aan iskaga bixiyo hooyo iyo aabo waa reer miyi waanay kalatageenba Marka mid aan ilmabti nahaa garoowe kashaqaysa way itidhi kaalay shaqo xaafada kuu haya shaqayso oo 100 dollar ana waxan go aansaday inan baxsado waan tagay garoowe Goor maqriba huteel ladhaho guure ayaan hortiisa ku dagay inabtidayba isoo doontay waxay Ii gaysay naag ladhaho Layla oo gurigeeda ku haysata meel yaro maqayada waxay tidhi Ii shaqee hayan idhi waxay igula balantsy lacag 70 dollar meesha ragba jooga waan soon aad ayaan uxishoonaya walaahi lkin danba igu kaliftay ugu danbay iskuulkaygina waan seegay shaqaalanimadiina wax kama faa iidin ilaa hada. Waan ku jira hadan waxan fadhiya meel dabaq dushiiya kaligay laydh macn kadhacayso Bada liido Ii muuqato muqdisho shingaani Saacadu 10/50Pmtaariikh11/2322

    • @abdallaahmed8104
      @abdallaahmed8104 Рік тому +3

      Taariikhdaadu waa mid cajiib ah walaal , burco garowe illaa muqdisho waayo aragnimo kugu filan waad qaadatay sidaan rajaynayo

    • @malyuuncabdinaasir6261
      @malyuuncabdinaasir6261 Рік тому +3

      Mahadsanid qof sharafle haa walaahi lkin weli hadafkaygi ma gaadhin tarikh kasto maray way Ii qoranty he's kasto qaramiyo aan dhagaysto waxa Ii sawirtan waqtiga bartay su xalku igu aha weli ma arag hees aan jacayl qof u qaaday udhagysto lkin wax yaabo kalo aan Soo Mary Ayan xasuusta mahadsanid quruxow Saad comankayga u akhriday

    • @cusmanabdulle
      @cusmanabdulle 8 місяців тому

      Cjaaib noloshaa sas iska abyo sorry wxn hubaa in aad farxad kunoolaan doonta burco garowe to muqdisho so you have massive experience. Guleyso wlshy ❤ muqdisho buulaxuubeey kuujogaa. So long 😪life kurajeynaa🎉😢❤

    • @afnannmohamud2921
      @afnannmohamud2921 Місяць тому

      Masha Allah lkn maxaa ka qaba karnaa warka badan maloo baahan heesta nabad aa kaaga dhageysano Mahadsanid.

    • @Malyuuncabdinasir
      @Malyuuncabdinasir Місяць тому

      kuma haysto hadad ku dhagysanayso lki maangaaba thy

  • @qadarqadar8482
    @qadarqadar8482 9 місяців тому +3

    2014 ilaa hada hestan waa jeclahay waa hestii igu horesay aan dhagesto hees somali i love this song💔😭

  • @Cadaa4
    @Cadaa4 9 років тому +65

    The best song in the world

  • @Garyaqan
    @Garyaqan 5 місяців тому +1

    Still wondering how years are running..2014 is still fresh in my mind while i was in the best relationship with Habsa..Calafka wuujira wlhi😢...Habsay weli wankujeclhy si walanimo ah...reerkaga iyo carurtada Allah hakubarakeyo Abayo..
    Qalbiga ixanunay runtii

    • @afnannmohamud2921
      @afnannmohamud2921 Місяць тому

      Wallalo gabadha waala qabaa ee iska daa no calaacal pls

  • @magool8581
    @magool8581 5 років тому +25

    Kun bay gabadh shawrisaa kow bay kalasoobaxdaa anaa kaligaa kujec💓💖

  • @queenmaria4882
    @queenmaria4882 3 роки тому +12

    Kalkacal labo kala heshaa 💋🌍nolashay isla kaashatee kalsoonina ila abuur kashiyo laabtana Isaar 🌍eshcalaa hees

  • @mowjaddo2002
    @mowjaddo2002 2 роки тому +4

    Ilkacase ft fiska
    Suldaan seerar ft kiin jama
    My favorite singers

  • @kaafiyalaki561
    @kaafiyalaki561 4 роки тому +12

    2020 inta ila dawanysaa like ❤

  • @ciiltira10
    @ciiltira10 2 роки тому +5

    16/10/2022 still listening. xusus 2019 mlmihii adkaaa😪😊

  • @nathankimathi478
    @nathankimathi478 5 місяців тому +1

    Me napenda faria fiska tena sana❤

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +83

    We are still listening 2022 Queen Fiska and king of Rap🇸🇴

  • @nashadfatah8290
    @nashadfatah8290 3 роки тому +13

    2021 inta dawanasa like Tu lacag maha hbbiYal😂

  • @edilali9404
    @edilali9404 5 років тому +30

    2019 wleee hees xasuus leh ayay ii thy

  • @AbdurahmanAdanHerei
    @AbdurahmanAdanHerei 4 місяці тому +3

    16 may 2024 yaa ila dhageysanaa hhh
    2014 ilaa hadda ku heystaaa

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 2 роки тому +15

    Kaboo hoo iikaboo 😂2022❤

  • @nadifoomar3772
    @nadifoomar3772 5 років тому +16

    2019 the best song ever

  • @ramisadan6494
    @ramisadan6494 5 років тому +24

    Am from kenya ijust love this song

  • @tamiradam4160
    @tamiradam4160 4 роки тому +10

    Love from sudan

  • @mohamedibrahimabdurahman857
    @mohamedibrahimabdurahman857 3 роки тому +7

    2021 intii dhgeysaneysa love dhac igu siyaa ilkacse vs fisk

  • @iros_li9356
    @iros_li9356 4 роки тому +18

    Amazing song Qeys and Fiska😍

  • @husseinabdirahmaan8017
    @husseinabdirahmaan8017 2 роки тому +5

    18/April/22 Hadaad soo boqato Like ii Saar.
    Boqorka Raabka King Qeys & Fiska👏

  • @jaamacjayte1936
    @jaamacjayte1936 6 місяців тому

    Heesta marka daqiiqadaha fiska lasoo gaaro waxay yeelanysaa laxan cusub music cusub iyo dhadhan cusub, heerka codadka nooca ugu sareeya farxiya.❤️

  • @mastaraadanofficial6087
    @mastaraadanofficial6087 2 роки тому +5

    Kurbadu xanaga hartee nafteena Aan kaa finee Aloow kasbsna Aroos ku kuluna Raasgabow🥰
    2023 marka la gaaro like 👍♥😍

  • @shihaabkhan133
    @shihaabkhan133 5 років тому +52

    yaaaa 2019 ilada banayo ha igaba qilin leka

  • @chelseafootballgame2501
    @chelseafootballgame2501 2 роки тому +21

    Amazing song still rocking in 2021 ❤️🤍💙 somali hanolato 🌹✌️🔥🔥

  • @abubakarmohammed9138
    @abubakarmohammed9138 3 роки тому +11

    One of my great 👍 song from my two amazing duos

  • @Mohamedismael50
    @Mohamedismael50 11 місяців тому +7

    2023/10/24 habeen arbaca ah 10:16 aniga oo jiifa sariirteyda ayaan dhegysanayaa heestan runtii waa hees qalbi taabad leh oo aan ku dareemo niyad wanaagsan iyo in la gaadhay waqtigii aan iskaabulanimada ka bixi lahaa.
    Hadaa dhamysty qormadan like dheh ❤😮🙏

  • @anfacahmedhassan9581
    @anfacahmedhassan9581 7 місяців тому

    Mi fv song 😢❤ xasuuus wlhi 2017 anigo hestan aqoonin eraydeeda qaar kamida ba gabar ka maqlay isla markiba wan xifdiyay wan ku celcelin jiray😅❤ lkn markaan waynaadey o tell yeshay baan kun jeer dhagaystay mana ka daali❤😢🎉
    Ila waqtigaas wilki an jeclaa ban wali jeclahay ilhy hana kulansiiyo kaygiyow❤jcylkaygi caruurnimo❤😢

  • @fahmomacalin-xt9pz
    @fahmomacalin-xt9pz Рік тому +2

    heesta heesaha Dunida ugu jeclahay magaceeygu waa sumayo cabdirisaaq taageeraha heesta kaboo

    • @hashimjele6790
      @hashimjele6790 Рік тому +1

      Salan sare fahmo macalin we love 💕 abaayo

  • @msm3682
    @msm3682 3 роки тому +5

    2021 yaa ila dawanaya

  • @linkazilikazi531
    @linkazilikazi531 3 місяці тому +1

    Kurbadu hainaga hadhee nafteenu aan kaafinee
    Allow kasbanaa aroos
    Ku kulanaa raas qaboow ❤

  • @zeinabismael625
    @zeinabismael625 5 років тому +31

    💕❤️ From DJIBOUTI 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯

  • @muniirm.h3271
    @muniirm.h3271 4 роки тому +26

    After Corona Yaa Dawanaya Like✌ Ila Kabo😂😂

  • @abdiwahid882
    @abdiwahid882 3 роки тому +11

    After 6 years watching big rapper ilkacase

  • @ahmeddaahir6792
    @ahmeddaahir6792 7 місяців тому +2

    still wa jeclhy hestan 2024 😢

  • @nawaalarashiid7189
    @nawaalarashiid7189 Місяць тому

    2020 ilaa hada waan iska jecelahey in walbaa wax fican aheyn music yaa rabii nuu dambi dhaaf 😢

  • @adamizko4571
    @adamizko4571 11 місяців тому +3

    It's the season for somali songs who's here for it 😂❤❤

  • @umuhaanibintisheikh1527
    @umuhaanibintisheikh1527 7 місяців тому +2

    ❤ nafteena aan kafinee

  • @usaamemuhamed5460
    @usaamemuhamed5460 2 роки тому +15

    still on fire 2022🙏👑

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 8 місяців тому +2

    This song the fast time listing 2016 after 8 years i came back 🎉🎉🎉

  • @ismahancabdi-k6n
    @ismahancabdi-k6n 7 місяців тому +12

    Ax.yaaa.heez❤..kaz.iyo.maan.bay.ahynd.inan.kalmadaha.mcn.qalbiga.kaa.ziiyo.ooo.

  • @Hamda123
    @Hamda123 7 місяців тому +1

    2024 jcyl aan u qbo sxbky u dhgesta wyo wa isla jclnhy hestn aad ku jclhy mcn❤❤

  • @sameerahajia4600
    @sameerahajia4600 5 років тому +17

    I love this song Qays and Fiska ❤️❤️ who’s watching 9/102019 wooow

  • @Maidaxasan123
    @Maidaxasan123 3 роки тому +4

    2021 ya so booqday 😳❤️

  • @hashimjele6790
    @hashimjele6790 Рік тому +3

    Maalin jimca ah taariqdana ay taxay taarii 25/11/2022 November yaa ila daawanaya heestaan xasuus ayeey ii taxay gawadh aan aad ujeclaa ayaa jirtay barikaas 2014ki cadoy iftin wllshey macaan nolol qurux badan iyo horumar wanaagsan ayaan kuurajeynayaa inshallah we love 💕 abaayo 🙏

    • @Hashim-t2f
      @Hashim-t2f 5 місяців тому

      Sidokle abowe nolol qurux badan ayaan kuu rajeynayaa adikana we love abowe❤

    • @Hashim-t2f
      @Hashim-t2f 5 місяців тому

      Waqti iyo waayo qurux badan waan soo wadha qaadanay umamaleynaayo inuu jiro nin naxariis iyo wanaag kuugu gaaro jaceyl iyo farxad badan waad iseesay abowe ❤❤ sharaf kunooloow wllkey mcn mustaqbal iyo nolol qurux badana waan kuurajeeye abowe ❤naagtii kuhisho ayaa nasiib leh runtii abowe

  • @moali6299
    @moali6299 2 місяці тому +1

    Since 10years ago who’s still here.❤

  • @nimcoahmed7969
    @nimcoahmed7969 5 років тому +16

    July 2019 wixi daawaday like zar

  • @SAXARDIIDCIIRAALE
    @SAXARDIIDCIIRAALE 5 місяців тому +1

    Yaa dawanaya 2024 mucashaq love ta ha ila dhafin🫲🫲

  • @sahrocisman60
    @sahrocisman60 4 роки тому +5

    Ilkacase
    Ilkacase.
    Ilkacase

  • @wlldhuu5449
    @wlldhuu5449 5 днів тому

    Haben arbaco ah oo sacado thy 840 BeRiTo aan leyhy sChOoL waliba FoRm four Allah ii fududeeyo heestan wan jecelahy runtii ❤❤

  • @face_king1
    @face_king1 2 роки тому +3

    2022 to 2016 yaila dawanaya legendery👊

  • @saabiriinsaid6840
    @saabiriinsaid6840 5 років тому +10

    MCN caadi ma ahn wllhi qeys iyo fiska jira oo joog

  • @therealmohamed5405
    @therealmohamed5405 3 роки тому +3

    Kabo fiskay kabo kabo malabki shinida fiska qofaan jeclahay 2021🤞🤞

  • @wllistiin1055
    @wllistiin1055 4 роки тому +3

    2021 yaadaa wanaayo ilkacase boqortoyo

  • @madinasalax5939
    @madinasalax5939 3 роки тому +6

    Yaa ila mida ah oo ay hasuus weyn kurebtey heestan 2017

  • @DeeqoDapshid
    @DeeqoDapshid 13 днів тому +1

    15/2/2024 bn dhageysan jiray wxna jcliysiYay 4gbdhod an Saxbiipo nAHay xsus❤️

  • @umaaryhonesty2374
    @umaaryhonesty2374 Рік тому +14

    Its 2022 December 29th let see how many Legends are listening to this master piece 🧩🔥🎷🎤

  • @cabdisalaan2087
    @cabdisalaan2087 2 роки тому +5

    Waaaw Xilgan dhageysan jiri kirishboy ayan ahay hadane darwal buuxo m.allah xasuus

  • @Muhidiin7
    @Muhidiin7 2 роки тому +4

    Fav song ever🇸🇴❤️

  • @AYUUBABDIRAHMAN-h1d
    @AYUUBABDIRAHMAN-h1d 2 місяці тому +1

    yaa iladaawanayo 2024❤

  • @MohamedIsmail-w7y
    @MohamedIsmail-w7y 5 місяців тому +1

    Sidii kaymaha dhulko
    Ku hooren karanadu
    Ubaxo kala noocyahan
    Eegmada kugusii hayaa
    Galgacal ku dawada.❤

  • @karaamatiktokofficialchenn5122
    @karaamatiktokofficialchenn5122 4 роки тому +7

    Inta dawatay 2014 please like isaar xasuus bay ii ahayd xilligaa

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +8

    Still 2021💖

  • @mahirqeys
    @mahirqeys 2 роки тому +6

    Soothing sound 😌........ king & queen

  • @khadijasamanmohamed6999
    @khadijasamanmohamed6999 Рік тому +1

    Intaan kaligeey rogrogay habben koo kalabaraa hurdada meeqaan kakacay❤

  • @mohamedabdirahman228
    @mohamedabdirahman228 Рік тому +1

    Heestan kaligay baa 1Million oo jeer dhagestay.

  • @somaliroyalfamily5028
    @somaliroyalfamily5028 4 роки тому +5

    Heestan 2014ki baan toos u tagaa markaan dhagaysto

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Рік тому +3

    2023 😊Naftaan kusoo godaan u kalay ku leyehee
    Heestaan wan JECELAHAY 😢😮❤😂

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +3

    Ya ila dhagysanaya 2023😩🙏🏻

  • @hmadaqaali7806
    @hmadaqaali7806 2 роки тому +2

    Haweenko kala bar taga hurdada meeqan ka kacaa adiga datra le ❣❣❣

  • @Lone-d5w
    @Lone-d5w 2 роки тому +5

    Still fresh 2022👍