FARXIYA FISKA 2017 (QUEEN FISKA) SIDEED JIR OFFICIAL WAQAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 вер 2024
  • 8JIR EREYADII KHALID GARABSARE EXCLUSIVE LAXANKII DAA'UUD XANFAR MUUSIGII SIDI CALI WIINKEY DIRECTED BY WAQAL

КОМЕНТАРІ • 905

  • @kafiyayasiin7986
    @kafiyayasiin7986 3 роки тому +96

    Yaa wali heestan dhagaysta sida anigo kle🙄 2021

  • @sadaqcade4590
    @sadaqcade4590 7 років тому +113

    Walahi waxaa inta u imaday😂
    1. comments aqri.
    2. shacabka inaa like siiyo 😂😂😂

  • @cidhbokulaaaye8894
    @cidhbokulaaaye8894 7 років тому +108

    reer somaliland tageero weyn ayey kuu hayaan fiska waxadtey nasab siyaasada ka dhawrsan codkaaguna waa the best noolaw queen👍❤

    • @somalcade2924
      @somalcade2924 4 роки тому +4

      INTAN DHIHI LAHA EE WANAGA WAD DHAHDAY ADO MATALAYA BULSHO WEYNTA SOMALILAND FISKA WAA GABDH NAGU QALIYA

    • @jamalabdilahi5011
      @jamalabdilahi5011 2 роки тому

      Plp00 ĺĺlpl0pllp0

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +94

    abiidka haa soo noqon yaroow wad ii dhiibteee kķkkķkkk 👌👌👌
    quruuxley farxyda ina fiska nolow😍
    waqal studio wadkabaxtyy pro ❤

    • @cabdallayare6978
      @cabdallayare6978 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare bjj

    • @cabdallayare6978
      @cabdallayare6978 7 років тому +1

      b bub

    • @ismailhussein9348
      @ismailhussein9348 7 років тому +4

      Ibraahim Shakul Yare kkkkkkkk iga yaabsatay runtii hadana wa ku Kan 😂😂😂😂😂😂😂😂✌✌✌✌✌✌✌

    • @ayanqali8883
      @ayanqali8883 7 років тому +2

      Ibraahim Shakul Yare
      💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💜💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓💛💛💛💛💛💛💛💛💝💝💝💝💝💝💝💝💝💟💟💟💟💟💟👌😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘my boqortoyo an kufano salan gobed

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 років тому +3

      Ayan Qali
      my mlpzaan anku vano💖💖🙏
      seee ii taahay alpiiiihh

  • @emraky8971
    @emraky8971 7 років тому +115

    Hadad fiska tageersantahay💋💋💋❤️😍❤like Isaac dee💋

  • @xasaadinaskar2033
    @xasaadinaskar2033 7 років тому +262

    wlih naagtan waa fariid anigu gabdhaha fariid waan jecelahay ilahay amirkii qofkii igu tookha like waan idin fahami kolay

  • @ibrahimahmed9338
    @ibrahimahmed9338 7 років тому +201

    Bismillah mesha Wawa la dhax jifa Plz Cawa igu horeyse lik isara an arke plz

  • @bashirali5651
    @bashirali5651 6 років тому +16

    Naagtan cod iyo quruxba way leedahay
    Number one walaahi

  • @fariixaxaaji7403
    @fariixaxaaji7403 7 років тому +80

    gabdhaha murusade ayaa uqurxoon fanaaniinta kabayare iyo fiska😍😍 aaway dadki foolxumada nagu xama jiray like iisaara bal😅

    • @belamydean3073
      @belamydean3073 5 років тому +4

      fariixa xaaji akhas somalina waligood qabyaalad madayaan 🤦🏽‍♂️🙄🙄

    • @darwishboy5255
      @darwishboy5255 4 роки тому +1

      Fanan qabiil malahan. Waa qaran dadka ku haayo farxiyo waa murursade waxan idiin sheegaya. Fanan qabiil malahan waa fananad somaliyed

    • @farxiyoluulofficiall697
      @farxiyoluulofficiall697 4 роки тому +1

      fariixa xaaji 😂😂😂

    • @johnmaier1550
      @johnmaier1550 4 роки тому +1

      Adon qabil kas ayA u naca balayo ma waar badan

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому +1

      fariixa xaaji Warey waa mushaaakaal hawiy xaqiiq mahaaa ogow tas dayar kkkkkkkk

  • @akramyare6667
    @akramyare6667 7 років тому +55

    queen of the stage and most beautiful lady whu sing if you agree 👍 like

  • @hamzafarah8686
    @hamzafarah8686 7 років тому +295

    wooooooooooow aar fiska way shidnaatay wlahi waxayba noqotay nac nac inan yar ayayba sii noqonaysaa sanadba sanadka ka dambeeyee fiska 2017 haday sidan tahay waa cajiib hadaad igu raacsantahay liketa haila dhaafin ilaahay baan kugu daarshee hadaad ilaahay jeceshahy dar ilaahay like ta ii sii

    • @ayaanabdinor1602
      @ayaanabdinor1602 7 років тому +8

      Hamza Farah wll hadaa ilhey jeceshahay ha dhihin illhey waa kii Na uumay shariik ha galin walaal

    • @rayanabdi1390
      @rayanabdi1390 7 років тому +1

      Hamza Farah kkkkkk like ta tugsi may noqotay maxa no dharine wan ku saraynaye

    • @umalkairabdi8702
      @umalkairabdi8702 7 років тому

      Hamza Farah ku naax liketa dadka illahay ha ku xujaynine

    • @yartajecelqofkijrcrkahmed3124
      @yartajecelqofkijrcrkahmed3124 7 років тому +1

      Hamza Farah kkkkkkk kal iyo laab wlhi liketa kaqalisana dhankaga

    • @kaahakiinahmed5463
      @kaahakiinahmed5463 7 років тому

      Hamza Farah kkkkkkkkkkkkkkkkk cirka wlh

  • @abdisalanahmed126
    @abdisalanahmed126 7 років тому +20

    fiska boqorada codka boqorada quruxda ma caadbaa kaasaran inay tahay unalow cadawgaaga qurxdii hablaha waan Ku isdaage abayo

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 7 років тому +38

    Waa maxay sawaxan kani like teyda hala ila soo gaaro 😩😩😩😩

  • @MunaMW
    @MunaMW 7 років тому +31

    Queen fiska inaan ku tageero kama dalo wlh intaa ila jacel fiska like isara

  • @hanisomali8971
    @hanisomali8971 6 років тому +29

    Sixin tuu kaleetiyo xantu subag ma noqote ileen xoor saareentiyo xunba suurta weeyaan iska soco soco ha yuusine abidka haso noqon soodimaha soo xiro ha iskeen seejo calafkuye🤗🤗🤗

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 років тому +1

      Wll qof fahan taad tahay hadaan kusii jilciyo bartaas xanta waxaa la yidhaahdaa subaga marka la sameenayo ee uu kululaado xoor xaga sare soo mara oo marka dhiisha laga shubana ku hadha dhiisha oo ur kale yeesha ayaa la yidhaahdaa hablaha ama dumarka oo kaliya ayaa la siiya iyagoo farta ku murdiya... heestaan xikmad badan ayaa ku jirya

    • @user-ms7gt6je4e
      @user-ms7gt6je4e 5 років тому +7

      @@alihassa2295
      sidaa arinku mahan wll xanto waxaa layidhaa subaga digsiga ama welka lagu shiilo salkiisa waxa kudhaga ee ma ahan dhiisha

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 5 років тому +1

      @@user-ms7gt6je4e wll thanks kkkk laakiin isku si uun baan u sheegnay aniga iyo adiguba..maan odhan dhiisha ee si fiican u akhriso

    • @captainsanto5572
      @captainsanto5572 5 років тому +1

      🤣🤣🤣waar meesha mxa kadhacay,
      ma abwaanadii so sameeyey heestad heydeen wxan sideed ufhanteen

    • @falismohamed9781
      @falismohamed9781 4 роки тому

      Kkkkk

  • @fahmocadey873
    @fahmocadey873 7 років тому +33

    fiska wankugu hestaa wlhi mcnto qofka iga tambeya like ha idhaho 😂😂😂

  • @abdifatah1939
    @abdifatah1939 7 років тому +623

    Like saar haddii aad Farhiya fiska u aqoonsantahay boqoradda codka .....

    • @ayoubmoha1736
      @ayoubmoha1736 7 років тому +2

      SC Ali negativeka soomaliya u tahy eebow

    • @farxiyoshire6875
      @farxiyoshire6875 7 років тому +8

      waaaw Farxiyo fiska boqorada codka iney tahayy caad ma saarnee jir jooog madax Sara. tahayy hunoy msha alh

    • @abdifatah1939
      @abdifatah1939 7 років тому +5

      SC Ali Maya zxb niyada uma dhisaayi qoftaan cod waa haysaa waxaa soo raaca Y.geenyo

    • @nazirboker455
      @nazirboker455 7 років тому +5

      Farmaajo Ii geeya UA-cam channel samayso like ii saara meesha Haa la soo taagnaane yaahuuu

    • @hashi1ali927
      @hashi1ali927 7 років тому

      k8236773

  • @Chadmali
    @Chadmali 2 роки тому +4

    Farxiya axmed cadaawe magoogasha qarnigan ax waa la qiirodey Quruxdeeda 😭😭 allow calaf iigu dar mar uun😫🥺😭😭😭❤

  • @wasodoontowaasaayewalashii4060
    @wasodoontowaasaayewalashii4060 5 років тому +30

    Seeraha calmadow surad ogadeediyo ilaamaa. Sanag bari sow kuguma mashayan
    Dhulkaygii quruxda lahaa
    Alow nabad igu gay
    Dhul green barwaqo
    Ah wuxii reer sanaaga halka soo gala

  • @qaalihussen2452
    @qaalihussen2452 7 років тому +23

    I come from ceelbacaad I like somali song👍

    • @jaamacdeersugaal9347
      @jaamacdeersugaal9347 6 років тому

      Salùugaagu badaana masideed jirbaatahay maxaan kuu sasabayaa

  • @aneesaneil3785
    @aneesaneil3785 6 років тому +14

    Wow 😯 I love this woman 2018/05 still watching 🤣😁

  • @BULQAASSTUDIO2009
    @BULQAASSTUDIO2009 7 років тому +39

    Waaaw Fiska iyo WaqalStudio hees iyo Muuqaal shidan. Hore u socda.

  • @abdirahmanmohamed5576
    @abdirahmanmohamed5576 7 років тому +4

    Yaasalaam heestan waxaa sameeyey sxbkay khaalid GARABSARE oo aani isla ahayn reer laasqoray/ceerigaabo .welldone sxb

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 роки тому

      Magaca Garabsare bn ku gartay inuu reer Maakhir yahay 😂

  • @yasminiman1128
    @yasminiman1128 7 років тому +96

    ma 8.jir baad tahay huno maxan.ku sasabaya👌

    • @abdirashid4906
      @abdirashid4906 7 років тому +9

      yasmin iman maya yakheey kkkkk 20 tan jir aqligiisa qabaan ahy ee waa kuu kasayaa sasabaadaan ka helaa noo marwalba I sasab noo lol
      shabkax kkkkkk

    • @MRKAHIE
      @MRKAHIE 7 років тому +5

      gabadheyda ayay ka waaa saan filaayo

    • @isramuxumed7960
      @isramuxumed7960 7 років тому

      Asif Kahie

  • @caliinaahmed7194
    @caliinaahmed7194 7 років тому +14

    awoowe ma 8 jir baathy maxaan ku sasabayaa dulufoow👊👊🤣🤣🤣

  • @adenunknown3088
    @adenunknown3088 7 років тому +43

    dadkan hees kasta wey kaaga hooreynayaan maa youtube bay buusta dhex dhiigteen hoortaa sidani sii maahe

    • @bacaadmediauk4399
      @bacaadmediauk4399 6 років тому

      aden unknown 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @bacaadmediauk4399
      @bacaadmediauk4399 6 років тому +1

      aden unknown Ma Adaa Saas Yiri Mise Aniga 🤣🤣😂😂😂 Hortaa Yaabey

  • @mowliidshabeel4306
    @mowliidshabeel4306 5 років тому +47

    I am from dhulbahante I liked somali songs

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 Рік тому +1

    Iska soco soco ha yuusine abidka haso noqon sodimaha so xiro hayskeen seejo calafkuye 2017 iyo xasus qli ah weeye waanbjecla in aa dhagaysto

  • @magicmemo70
    @magicmemo70 7 років тому +8

    Subnaallah..Iyado meel xun taagan naafta hade ka baxado, yaa uu muslim ah. ilahay haa so hanuuniyo. 🤔

  • @GALOOL.
    @GALOOL. 2 роки тому +2

    Laxankii Daa uud xanfar Baa iibaxayah

  • @fariidaacooking4506
    @fariidaacooking4506 7 років тому +8

    Queen fiska dhiiga galayan heesaheeda 😘😍❤❤

  • @xidigtawartanabada3145
    @xidigtawartanabada3145 7 років тому +3

    Wa maxay sawaxankani salowgadu badana ma 8jir batahay huno maxan ku sasawaya omg like sar inti muqalkan quruxda badan ka heshe iyo codkan

  • @sharmaakemuhumed1059
    @sharmaakemuhumed1059 7 років тому +262

    Viva fiska inta tageerta like dhaha

  • @hiiraanboy4465
    @hiiraanboy4465 7 років тому +1

    Waa maxay sawaxankan salawgaadu Badana ma 80 jir baa tahy maxaan kuu sasabaya really I like Resulwasare Kheyre ina adertis Songs 💃💃💃💃💃

  • @prince-fr7nm
    @prince-fr7nm 7 років тому +67

    timaha dheerdheer wey ku quruxbdan tahay fiska
    adna like ta igu qurxi 😍😍😍

    • @haronhotak2513
      @haronhotak2513 7 років тому +1

      sammar mohamed timiha suuqa bey yaalin abayo adi ma waysay

    • @prince-fr7nm
      @prince-fr7nm 7 років тому

      Siciid Moha Waa ogohay lkn Waa lagu kala qurux badanyahay fiska aa u sidito

    • @haronhotak2513
      @haronhotak2513 7 років тому +2

      sammar mohamed sxb xiro wad ku qurux badnanysa fb ga so dhig like ugu horaysana wa aniga fb gaagana igu taabo

    • @maryamomar5888
      @maryamomar5888 6 років тому

      Siciid Moha war xishoo wa mxay gbrda waxa ku dira kalineso

  • @mohamedalitumbo8900
    @mohamedalitumbo8900 11 місяців тому +1

    ❤ my true love goes to this lady ❤️ but I believed my winning days will come one day. Not only the voice but also the real hearts is there

  • @SuperManaxo
    @SuperManaxo 7 років тому +61

    Haye heestii mey vidoe ka dhigtay iga daa fiska like ii sara waba arka karbashka fiska

    • @abdirashid4906
      @abdirashid4906 7 років тому

      Cumar Yare yaakhey ba ku saray like e meel haa kuu biuu xiso
      dhabkax

    • @abdirashid4906
      @abdirashid4906 7 років тому

      shabkax

    • @abdirashid4906
      @abdirashid4906 7 років тому +2

      shabkax

    • @abdirashid4906
      @abdirashid4906 7 років тому +5

      Cumar Yare cumar like jeclidaa yaakhey kkk waba kaa yaabee

  • @muniirmaanka5073
    @muniirmaanka5073 7 років тому +2

    waryaaa ma 8sideed jir baa tahay like ha i saaren hhhh waqal abti kamerada wax yar nalka ka yaree hd nadiif ah kuma aha ama wey kugu daashay lkn nice directed iyo production waad tahay kup it up waqal

  • @queeenamira7707
    @queeenamira7707 3 роки тому +6

    Gabar ceel buur😘😘

  • @samantarxafuni9082
    @samantarxafuni9082 5 років тому +1

    FARXIYO FISKA WEY DOOBA DILAACSTY fananda keliya taagero abad kaa hasoo noqon cod qurux dhiranaanta fanka

  • @degansidiiayeeyded8919
    @degansidiiayeeyded8919 7 років тому +4

    Second veiw maxan kusasabaya ma sided jir batahy farxiya fiska boqarada codka

  • @mohamoudbuuhoodlaawi1243
    @mohamoudbuuhoodlaawi1243 2 роки тому +2

    fiska Danbiga anaa kugu kordhiyey waayo heesahaga Mooyee Heeso kale ma Dhagaysto❤

    • @fartuunmaxamed9800
      @fartuunmaxamed9800 2 роки тому

      😅😅😅😅 waanu laqeybsanay dambiga ilaahow naga cafi🤲🤲😭

  • @somalipirate8577
    @somalipirate8577 6 років тому +6

    Qurux & Cod wa Looga hadhay Queen Fiska ❤️

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 Рік тому +1

    Asc farxiya waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song ❤ nice music 🎵🎶 wow ❤ you are legend thanks farxiya best yusuf jama UK Birmingham

  • @fadumojama7290
    @fadumojama7290 7 років тому +5

    My home calmadoow sanaag wacadale Waa la heshay fiska 😍😍😍

  • @GoobeVideoProduction
    @GoobeVideoProduction 7 років тому +23

    Beautiful and nice job bro. Congrats!!!

  • @ladyjama544
    @ladyjama544 7 років тому +5

    We love you Fiska. Balan Hargeisa iyo Burco in Alan kugu casuumo

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 7 років тому +13

    her majesty farxiya above all.
    god bless you my sister

  • @mohamedamiin2316
    @mohamedamiin2316 7 років тому +5

    huuno ma sideed jir baa tahay Maxaan kuu sasabaya Bashiir hanuuniye weydi fiska

  • @user-ns4gz1pz2z
    @user-ns4gz1pz2z 8 місяців тому

    Ma 8 jir baa thy waryaa !!
    Horta maxaan kuu sasabayaa 😂❤ Fiska du bleibst immer noch unsere Konigen 😢❤

  • @quruhduumaar227
    @quruhduumaar227 7 років тому +15

    wlalayal like ta maxay taraysa ma I shegi kartin wa yabanaxay dad kodhaan ba radinayay

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 7 років тому +1

    walaal waan ku tagara waxaad tahay qof aan ku xadgudbin umada inta ku hadasha afaka somaliyeed amaba aan hees lagu xidgudbo dadka aan marnaba qaadin mashalaa walaalo noolow

  • @abdullahiboodhari7433
    @abdullahiboodhari7433 7 років тому +3

    wad qurux badan tahay fiska mashallahi Alla haa kuu siyaadiyo 😘😘😘😍😍

  • @nasroyar9970
    @nasroyar9970 7 років тому +2

    Best girl I like it your song

  • @futboll__7477
    @futboll__7477 7 років тому +6

    i'm frm abgaal i like murursade songs and hargo

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 7 років тому +2

    Farxiya fiska boqorada codka shaxshaxda waa lagaga bartay huuno ❤

  • @asmafate2519
    @asmafate2519 7 років тому +10

    beautiful😍❤

  • @dhiiboodhalaalbeautysalon8817
    @dhiiboodhalaalbeautysalon8817 5 років тому +3

    Woooow waa maxay sawaxankani saluugaagu badana ma sideed jirbaad tahay maxaan kaa sasabaya amarka illay waan jecelahy farxiya fiska waa wax nool go forward am proud of u❤❤❤👏👏👏👏

  • @kalthumkhalif3914
    @kalthumkhalif3914 7 років тому +11

    Mash Allah I love somalia song 👌❤❤🚶

  • @mohaaabdiaziz9826
    @mohaaabdiaziz9826 2 роки тому +1

    Farhiyo big Love waxn dagesanaya anigo walashey sagal an marti uhaay gurigeeda

  • @fullafulla4102
    @fullafulla4102 7 років тому +6

    waa ku xiiisney fiska
    laakin aad aa isku bedeshey

  • @khaliilkb3927
    @khaliilkb3927 7 років тому +1

    Seeeraha Cal maDow 😍😍😍😍😍
    Dhulkygiii weeeYeeee nooooloW 8 jiR baN Aheee

  • @sacdiyawaberi986
    @sacdiyawaberi986 7 років тому +9

    Aww Fiska Ad Ayaa U
    JeclahaY Runtii Balse
    Dadkiii Like IiSaarA ku
    Waasheyn See Wax U Jiraa l0l

  • @mohamedamiiin2493
    @mohamedamiiin2493 7 років тому +1

    cajiiib ahaaa heestaaaan wey i gashay runtii boqorda codka iga dheh fiska

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +3

    Ilove this song
    Farhia fiska

  • @rarajiboo
    @rarajiboo 3 роки тому +1

    😂😂😂 ...iska soco ha yuusine...
    Soohdimaha soo xidho
    Ha iskeen seejo calafkuye !

  • @futboll__7477
    @futboll__7477 7 років тому +59

    i'm from abgaal cismaan i lke murursade songs 2❤❤❤💋

    • @guledpuntlandsomalia3575
      @guledpuntlandsomalia3575 6 років тому +1

      saciid diyeeshe hhhhhhhh
      Am from majeerteen I like murursade songs women

    • @mariajama3019
      @mariajama3019 6 років тому +3

      saciid diyeeshe ina Hooyo qabiil ka daa heesta 😂 😂 😂 😂

    • @amallove2408
      @amallove2408 6 років тому +1

      Kkkkk heestina ma qabiil baay noqtay wah

    • @jqueenjqueen5954
      @jqueenjqueen5954 6 років тому

      saciid diyeeshe Kkkkkk Wad iga Qoslisey Me too

    • @layloadam5571
      @layloadam5571 6 років тому +1

      Grow the fuck up and stop qabiil nacasyow

  • @ApronGirl123
    @ApronGirl123 6 років тому

    love this song! but why is there a Venus razor commercial playing behind her

  • @nuradinahmedfcp9363
    @nuradinahmedfcp9363 7 років тому +8

    farxiYa fiska boqoraDa codka ✌

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 років тому +1

    Ilaahay ka baqo ku dhaha cidi ay is yaqaanan ama gaadhsiin karaysaa

  • @7up797
    @7up797 7 років тому +6

    Queen voice 👑😍

  • @falisgacal5289
    @falisgacal5289 2 роки тому

    Edadey mcn farhia Ahmed adawe fiska qurux iyo cod an Marna liicin ugu imaaw ii nolow Edo Mcn🥰🥰🥰

  • @AhmedSahal1
    @AhmedSahal1 5 років тому +4

    Sanaag 😎👊❤ 2019...like

  • @ifrahmahamud2472
    @ifrahmahamud2472 6 років тому

    Farxiya fiska waa fanaanad aan ad u jeclahay ilaahey isha jinka iyo kan insi ha dhowro adiga iyo ibadkaaga waxaa ahay taageerahada yasalaaam noolow caafimaad iyo farxad ku noolow I love u sweet sis big hug

  • @FANKAFILMS
    @FANKAFILMS 7 років тому +66

    saxariir aduunyiyo
    surmi adiga oo qaba
    ee diihaal ku saanyaday
    saw kaama sama bixin
    seeraha calmadoodiyo
    surad baalaheediyo
    ilamaa sanaag bari
    saw kuuma maasheyn
    waa maxay sawaxankani
    saluugaagu badanaa
    ma sideed jirbaa tahay
    huuno maxaan kuu sasabayaa.
    erayadaa abwaankii alifay abwaan waa dhafay
    xasan ganeey ka cusub waye ma istiri.

  • @CabdiraxmaanIsmaciil-hz1eu
    @CabdiraxmaanIsmaciil-hz1eu Рік тому

    Allow dharaaro kudaa waa,ayaamo dunidiye aakhira ilaahay janadii firdawsiyo meel wacan kugee aamiin

  • @muniitahussien2586
    @muniitahussien2586 7 років тому +4

    kkkkkkkkkkk fiska nolow heestani wale waa jirtaa mar hadaay ku jirto sanaag 👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏💗💝💞💜💚💔💖✌✌✌

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 5 років тому

    ASC farxiya fiska waan ku salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks farxiya best yusuf jama UK Birmingham

  • @dualeahmed7674
    @dualeahmed7674 7 років тому +12

    quen of Girls fiska cadey i love it stylka caaadi mahan aqiyaarey yaa ilaqabo fiska codkeda inuu uekyahay codkii magol alle yaraxma like sar hadaa qabto

  • @yartaqarkasareeuweyneeisku1029
    @yartaqarkasareeuweyneeisku1029 7 років тому +2

    salugagu badana
    ma sideed jiir ba tahay 🙋nice song 👌💗

  • @JundiMedia
    @JundiMedia 7 років тому +11

    4K Clip I Love it

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 7 років тому

    Faxiya fis ka woo you really amazing I ha ve a hus band look a 8 years old

  • @salmanmohamed5780
    @salmanmohamed5780 7 років тому +3

    caadi Maahan Hees tani fiska Noolow Hnno❤

  • @roodamaxamed4240
    @roodamaxamed4240 3 роки тому

    Boqorad codka 2021 lahYah💞🥀iska soco hayusine sodimah soxiro ha iskensejo calfkuye

  • @JundiMedia
    @JundiMedia 7 років тому +12

    Waqal Prodesign My Brother Full respect

  • @abdirisakjama9294
    @abdirisakjama9294 6 років тому +2

    she is great singer young women in the earth Somalia

  • @marianjama5366
    @marianjama5366 7 років тому +25

    Farxiya fiska somalian atarisho👌👌

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 6 років тому

    Woo this song is very nice kali garaged iyo daoud xanfar by bad man in uk there is lot of single mother because of bad man

  • @amaaniamaaniyeey9112
    @amaaniamaaniyeey9112 7 років тому +9

    Nagaheedi fiska nolow
    Wa maxay sawaxankani
    Salugagu badana badana
    Ma sideed jirbad thy
    Waarya mxn ku sasabaya 😂😂😂😂 goood de fiska

  • @abdulaziz.tallosame9249
    @abdulaziz.tallosame9249 7 років тому +1

    fiska caadi maaha
    channelkan kala soco somali music lyrics qurxoon.

  • @sahabiyaa
    @sahabiyaa 7 років тому +7

    Fiiska has #1 voice! She looks more pretty without or less makeup on!

  • @awoam9497
    @awoam9497 5 років тому

    Maye sagaal ban ahay😂♥️Fiskaaay love kugu ahay xbbt alle kuma qado😍

  • @OneState_277
    @OneState_277 7 років тому +4

    boqoradii fanka waa soo labatay best muqaal

  • @shantawar101
    @shantawar101 7 років тому

    wooow buuraha calmadow iyo sanaag barii puntland state ayaad heds u qaday nooloow hadana somalia state sanaag state of somalia u qaday hees cood musik iyo daganasho leeh wooow viva

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan1783 6 років тому +3

    2018/9/15 Inta taGerta FarxiYa Fizka like

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому

    waa maxay
    sawaxankani
    salawgaadaa
    badanaa ma 8jir
    baa tahay maxan
    kuu sasabayaa●●
    eshcala Erayo
    Queen fiska💔

  • @moosadaaq2504
    @moosadaaq2504 7 років тому +4

    Boqorada codka Fiska ❤😍😍

  • @faaruuqdabaq3883
    @faaruuqdabaq3883 4 роки тому +2

    Seeraha Calmadow iyo Surad ogadeediyo Snaaaag Dhul warsnagli ❤️❤️❤️🥺💁🏼‍♂️

    • @aminosalah7292
      @aminosalah7292 2 роки тому +1

      😀😀😀darwiish waa walakay lkn sanag barii waxaa deegaa walaa yaaqana warsangali saldanad facweeyn

  • @kaahakiinahmed5463
    @kaahakiinahmed5463 7 років тому +6

    woow boqorada codka ma sideed jir baa tahay maxaa ku sasabayaaa ishcalaa hees wlh like iisaara hadaa igu raacdeen kkkkkkkkkkkkkkkkk waa sheekada UA-cam ugu imaadaye​😂😂😂

  • @mohamedzaki3608
    @mohamedzaki3608 7 років тому +1

    my queen Fiska Love bn ku ahay 🎶🎶🎶🎵🎵😍😍😍😍😍