КОМЕНТАРІ •

  • @fartunibrahim9855
    @fartunibrahim9855 3 роки тому +108

    Boqorada codka madadaalada iyo waliba stage ka shaadiyo sharaf inta tagertaaaa liketa iska reeba❤🙏

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 3 роки тому +216

    Mar wa seedaha jirkeyga
    Mar waa sadrigiyo laabta
    Oo waa ruux igu samesan
    Mar waa saldhigii jacylka
    ❤❤❤❤❤
    Mar waa sumadi dareenka
    Mar waa sifaheyga Guusha
    Sirteyduna waa sirtiisa
    Saxib weyan idhowrta
    ❤❤❤❤❤
    Sadkii Kalgaylku wa kan
    Sadashu wey rumowdey
    Bishi malabkan siraadtey
    Oo wa sidii an filaayey
    Sanadku sanadkeygi wye
    💋💋💋💋💋
    Mar waa saxadeyda nolosha
    Mar waa seygan jecladey
    Oo waa sidayaasha dhiiga
    Mar waa saamigii nafteyda
    💋💋💋💋💋
    Mar waa sababtii wanaaga
    Mar waa sida dhaayaheyga
    Nuurkiyo aragtida isiiyoo
    Marwaan u ahadey suuban
    🌹🌹🌹🌹🌹
    Sadkii Kalgaylku wa kan
    Sadashu wey rumowdey
    Bishi malabkan siradtey
    O wa sidi an filayey
    Sanadku sanadkeygi wye
    🌹🌹🌹🌹🌹
    Sadkii Kalgacaylku wa kan
    Sadashu wey rumowdey
    Bishii malabkan siradtey
    Oo wa sidi an filayey
    Sanadku sanadkeygi wye
    ⚘⚘⚘⚘⚘
    ______💏❤❤💋💋🌹🌹⚘⚘
    Dunideyda khaaska Ah
    Jacylkagu ma ahan mid iga dhamanayo
    👫👸🤴

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 роки тому +146

    walee sanadka sanadkeygi waaye bishii lai guursaday bisheedi baa lagu jiraa aloow barakeey beedkena iyo dhamaan guryaha islaamka oo ubad qeeyr qabo na sii aniga iyo xaajigeyga iyo intii muslin ah boh

  • @bluenight3007
    @bluenight3007 3 роки тому +182

    Ayyy wlhi wn sugaye heestan♥️ inta ila midka saaka jifka ku dawaneysa is muujiya😂

  • @mumtazxasan2945
    @mumtazxasan2945 3 роки тому +20

    Ereyo iga gadan weyan inti heysta guur wanagsna alle ha u adkeyo intaan heysana alle wax kheyr qabo hana siiyo

  • @ahmedshaakir8342
    @ahmedshaakir8342 3 роки тому +41

    Hadan nu nahay single waanu dulaqaadanaynaa😁

  • @hodoayan2144
    @hodoayan2144 3 роки тому +16

    Shadiya inta jecel lega saraa😘

  • @fadomomahamed7556
    @fadomomahamed7556 3 роки тому +15

    The queen of stage la aan waanoo abaayo boqoroda masraxa alaha kudaayo 🥰❤❤❤❤❤💋

  • @ikraanaalamahadhexe7191
    @ikraanaalamahadhexe7191 3 роки тому +29

    Her voice 🔥🥺✨🤩 Ma Shaa Allah!
    Heesti of the year! Ka bax! 🤟🏾😂💃🏾

  • @drsifrah8081
    @drsifrah8081 3 роки тому +6

    Mar waa saxadeyda nolosha😘
    Mar waa seygaan jeclaadey❤
    Oo waa sidayaasha dhiigga🌡
    Mar waa saamigii nafteyda🥰
    Mar waa sababtii wanaaga🥰
    Mar waa sida dhaayaheyga🤩
    Nuurkiyo aragtida isiiyoo💖
    Marwaan u ahaadey suubban❤
    Seygeygi aan jeclaa ayan ugu talagalay caawa intaas💋
    Luv u my everything joker💋🌍❤

  • @saaficadey88
    @saaficadey88 3 роки тому +15

    Sanadkan sanadkeyga waye saxibka nolasha allow ii dhaaaf ❤💯🤴💉😭 waiting ugu jire heestan 🎓🎓yarabi malmaha igu so wajahan nabad igu dhamey waa gula bdan aaa sugaye 🤲🏻💯🎓🎓

  • @K_7m
    @K_7m 3 роки тому +33

    Shaadiyo iyo abdifitah sanadku wa sanadkiini❤🥰✌

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 3 роки тому +3

    Waaw waaw waaw maashaallaah hanbalyo hanbalyo lamaanahaygii shaadiya sharaf iyo seygeeda mr cabdifataax yare il iyo cawriba la' aada shaadiyo boqoradayda sanad ku sanadkaagi waaye xppti sharafeey cisi iyo karaamoo ku noolaada ❤💞💞💞💋💋🥰🥰🥰😉🥺🥺🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌟🌟🌟

  • @umalkhiermahmed4847
    @umalkhiermahmed4847 3 роки тому +5

    Marwa sumadi dareenka
    Marwa sifahyga guusha
    Sirtayduna wa sirtisa saxib weyan ih dhowrta abdirasak 💍❤️❤️❤️

  • @Najma-bc9bv
    @Najma-bc9bv 3 роки тому +3

    Wallahi way wali sanadkeyga shafiyo qali Allah Ayan kabarya yay sojxalal

  • @queencaddey720
    @queencaddey720 3 роки тому +13

    Waa runteed sanadku sanadkeeda weeye Shaadiya sharaf Beatfull couple 😘🥀💖🎤

  • @Ahmedismail-vc1kn
    @Ahmedismail-vc1kn 3 роки тому +10

    Waa hees waali eh wllhi shadiyo guuleyso habo ❤️😍😇

  • @abdikadar9326
    @abdikadar9326 3 роки тому +15

    Heestan Xaaaskayga Aan Jeclahay Ba Isoodirtay Wexeee Iigu Socotaaa Sidiii ineee Iyada Codkeeda mcnka Badan Iigu Qaadayso Weey Weey 😘

  • @simranabukarabdulkadir2388
    @simranabukarabdulkadir2388 Рік тому +2

    Oo waa sayigaan jcladay illahow isku keyna daa Aamin dhamanteyn

  • @arfiali9997
    @arfiali9997 3 роки тому +8

    Omg I was waiting for this song wlhii thnks bro.

  • @mohameddeeq9169
    @mohameddeeq9169 2 роки тому +1

    Hees Wey dafti hestan Wlhi queen 👑 of her own stage Shadiyo sharaf 🥰🥰🥰❤️

  • @xalimagobad4878
    @xalimagobad4878 3 роки тому +5

    Sanadku sanadkeygu weye👌 esh caLaa hees poqorada codka👸❤❤

  • @esmahan143
    @esmahan143 3 роки тому +90

    Oh finally🤗 shaadia sharaf queen of stage😘😘✌

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 3 роки тому +3

    Shey xaaraan ah oo alle weyne uusan raali ka aheyn rabiyoow irsaaqad ha noo galin

  • @ayoushcadey7724
    @ayoushcadey7724 3 роки тому +1

    Finally☺️ wxn sugaba shadia😍

  • @amritahaji5713
    @amritahaji5713 3 роки тому +1

    Shaadiyo gabar an taagero keep goin wlshy iskuwaara adiga iyo cabdifatax

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 3 роки тому +1

    Shaadiyo sharaf waa Boroqada Fanka iyo jacelka guul wacan adiga iyo xaajigaga cabdi fitax yare👉❤

  • @deeqa445
    @deeqa445 Рік тому +3

    Ala heestaan mantan qaadaya wlhi ax sanadku sandkayga wayn tariqduna aythy 15/11/2022 qof kanrabay bn helay runtii wlhi Alx yarabi 🥰🥰💞

    • @naaneey6476
      @naaneey6476 Рік тому

      Mashallaah ilahey isku kii bareakeeyaa!

  • @feisallion2520
    @feisallion2520 3 роки тому +2

    Shadia sharaaf waligaa jiir oo joog abaayo mcn Allah hakudowroo adiga iyo familkaaga

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 3 роки тому +6

    Waaw ❤️😘🥰 love song shaadiya iyo saygeeda anagan nagu dar waa hees dareen jacayl ah love love

  • @ahmetoismael4034
    @ahmetoismael4034 2 роки тому +1

    Ma doonayo Qof danbe oo igu idhaa waan ku jecelahay Mana donayo Qof Aan idhaa waaan ku Jecelahay Bas Hada waaan Bogsaday MAna rabo in Mar danbe indhahayigu ilmeeyan😭😭👏👏🙏🙏

  • @baafiyekhurbad5892
    @baafiyekhurbad5892 3 роки тому +1

    Shadiyo waa boqorada yaa igu raacsan

  • @amaliathatgirl9248
    @amaliathatgirl9248 2 роки тому +3

    Mashallah Shadiyo Abayoo, love you sis

  • @fdajnckds7790
    @fdajnckds7790 3 роки тому +1

    Waaaaw cabdifataax iyo shaadiyo sharaf sanadku sanadkiinii weeye

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 3 роки тому +2

    Mashallah shadiya wan wata hore usoco sister adi xajigada

  • @suadhussein1669
    @suadhussein1669 3 роки тому +1

    Waaw shadiyoe Iyo cabdifitax isku waare insha

  • @husseinmohamedali6548
    @husseinmohamedali6548 3 роки тому +2

    Shadaadiyo shraf poqorada codka Salan idin sodirayaa adiga iyo xajigaga Abfitah yare iyo wilkaan marna Abtiga marna Aabaha UA ahay Mohammedamin ........Barakalah idin leyahy

  • @akirtulzaturki8119
    @akirtulzaturki8119 3 роки тому +8

    Shaadiyo iyo Fitaax sanadku waa sanadkiina

  • @queensadish3887
    @queensadish3887 3 роки тому +8

    cdifitax shadiyo cidlo ha oga tagin nin waji maleh walee

  • @queenfarah1755
    @queenfarah1755 3 роки тому

    Maasha allh shaadiyo wa boqrada codka allw idin dhowr

  • @zuruwy1913
    @zuruwy1913 3 роки тому +2

    Qoftan wa tooshka muqdisho😊

  • @abdurrahmanahmedafrah8580
    @abdurrahmanahmedafrah8580 3 роки тому +2

    Shaadiye Sharaf Xidigta Xamar Shiday ❤️

  • @marwaatmo4019
    @marwaatmo4019 3 роки тому +6

    Naagta xamar xoraysatay wlhi naag adag bad tahay shadiyaay from burco

  • @hudadhawrsan6890
    @hudadhawrsan6890 3 роки тому +5

    Oooov ilaahow iso dawe jacaylakayga waan kala foogne 😭🙏

  • @ismahaanxuseen2093
    @ismahaanxuseen2093 3 роки тому +2

    M.a guuleysta i.a ❤👏

  • @adnajimcale8618
    @adnajimcale8618 3 роки тому +5

    Finally waa timid hesti samdku sandkeygu waye

  • @nastehoyousef
    @nastehoyousef 3 роки тому +2

    Wan noogay san heestan usugayay 😍😍😍😍😍

  • @Niciimaa
    @Niciimaa Рік тому +1

    Heestan yaa ila jecel😫❤️🥺

  • @abdirahmankulane1702
    @abdirahmankulane1702 3 роки тому +1

    ooo shadiya sharaf keep going sis

  • @deqalula2695
    @deqalula2695 3 роки тому

    Sanadkan waa sandakatha shadiyoy 👍👍👍👍 abshir alaaha kagadigoo abayooi

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 3 роки тому +1

    Walhie anigu wali sanadkygii ma hayo

  • @muunaabdi869
    @muunaabdi869 2 роки тому

    the way ay iskugu faraxsanyihin allaw hakala fogayn 😭❤️❤️❤️

  • @hanaabdinazir6678
    @hanaabdinazir6678 3 роки тому

    Heestan waa another level

  • @hibohassanahmed9842
    @hibohassanahmed9842 3 роки тому +9

    Shadiyo sharaf iyo Abdifatax💍💉 keep going🏃‍♂️ guys 🤞from Djibouti 🇩🇯❤🙏

  • @amiirabiin7054
    @amiirabiin7054 3 роки тому

    Sanadku waa sanadkiina🤩😍😘👍👍❤💘💓isha baxarka biyaha badda shadiyo abdifitah 👍

  • @sharmaakeilyaas1560
    @sharmaakeilyaas1560 2 роки тому

    Heestan way shidan tahay inkastoo iyadu isku qadayso balse way shidan tahy heestan
    Shamak bestiee✌️

  • @saynabbarkhdle7712
    @saynabbarkhdle7712 3 роки тому +6

    Inta shaadiya iyo abdifatah jecel ismuujiya 💕👑

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 3 роки тому +3

    Shadiya sharafta hirgashay 🖤🥰✌️

  • @baxsanbaxsan3324
    @baxsanbaxsan3324 3 роки тому +13

    Omg Sidan u sugayayy❤ tnx wllky abdi askari

    • @samirbenkidour3316
      @samirbenkidour3316 3 роки тому +1

      😘😘

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      @@samirbenkidour3316 Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll

  • @ilatijaabiwaxwaliba3224
    @ilatijaabiwaxwaliba3224 3 роки тому +2

    shaadiyo sharaf c fitaax ay caadi nooga gaday oo na cabsiiyay xaliimo shaadiyo faarax leyskuma haleeyo ilaahey shartiisa haku mootiyo waligey faarax ma aaminayo

    • @dagan1586
      @dagan1586 3 роки тому +1

      Gabdhan daacad ujeceshay lkn asaga waa naago kudheel illah shartiisa hadhaafiyo wan u cabsada maskiinta

  • @hamdiabdul4236
    @hamdiabdul4236 3 роки тому

    Eish Calaa sawt iyo howlo Shaadiya sharaf

  • @maryanabdiosman4860
    @maryanabdiosman4860 2 роки тому

    Shadiyo keep going 🙋🙋

  • @ayannaabdirahman3833
    @ayannaabdirahman3833 3 роки тому

    Cajiip WLLHI shaadiyo io seeygedaH✊😻

  • @meymalyrics5936
    @meymalyrics5936 3 роки тому +13

    Waxaan ahay gabadha kaliya ee sameesa somali music lyrics marka so boqo channel keyga hadi aad kahesho igu xirnaaw thanks all😭

  • @ishwaqahmed3994
    @ishwaqahmed3994 3 роки тому +2

    Boqorkaygii❤C❤ love yuo mcn❤

  • @aziyaismail8483
    @aziyaismail8483 3 роки тому +12

    Marwaa saxadeyda nolosha 💕

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

  • @hodhanabdiaziz358
    @hodhanabdiaziz358 3 роки тому +10

    I’ve been waiting for this song runtii thanks bro

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому +1

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

  • @wwevideos1473
    @wwevideos1473 3 роки тому +2

    Shaadiyo Sharaf miss 2021

  • @samsamahmed6104
    @samsamahmed6104 3 роки тому +1

    Waaaw jaceel waalan

  • @alinurissak7167
    @alinurissak7167 3 роки тому +1

    M.a🥰🥰🥰 keep it up 😍🥰

  • @sayyesmarkocadeey3673
    @sayyesmarkocadeey3673 3 роки тому

    We love you shadiyo sharaf Illaah haku xafido

  • @cazkarbulhan6304
    @cazkarbulhan6304 3 роки тому +8

    I am the one ❤❤

  • @zahrahappy945
    @zahrahappy945 3 роки тому +1

    Wada jira inty nolol jirto❤️🙏

  • @xaliimomclincabdulaahi7652
    @xaliimomclincabdulaahi7652 2 роки тому

    Marwa u ahaady suubn m.aa❤❤❤

  • @ifkacadey3274
    @ifkacadey3274 3 роки тому +2

    Lamanaha tageero axsan jeceyl
    Sanadku wa sanadkiiniii hees iyo bar

  • @hawosugule8503
    @hawosugule8503 3 роки тому +1

    Esh calaaa lamaneee an tagero🥰🥰🥰💔❣

  • @najmasaleeban1505
    @najmasaleeban1505 3 роки тому +1

    Sirtayidu waa sirtisa🖤🥺

  • @roodamohamed2551
    @roodamohamed2551 3 роки тому +10

    Mar wa sumadii darenka
    Mar wa sifaheyga guusha
    Sirteyduna wa sirtitsa
    Saxib weyaan idhowrta

  • @fayroozamohamed8866
    @fayroozamohamed8866 3 роки тому

    Mashaallh jecliyaa dadka is jecel allow nasii sanadkan qof ii jecel uu ii dhawrtaa allow noloshaa nin fican uu ila fahmayaa isii ameen yaa rabi ....allow adaa qadiree nolosha ii rumee 😘😘😘🥰🥰😍😍💏💏💏

  • @nimcabare5834
    @nimcabare5834 3 роки тому +1

    Illaahyow wada xaqaanamari 🤲🤲

  • @hibohassanabdi5753
    @hibohassanabdi5753 3 роки тому

    Cabar ayn sugaye thnks bro

  • @anisasalax624
    @anisasalax624 3 роки тому +1

    yes boqorada xamar nooloow il cadowkuma aragto insha allaah

  • @izabeela4338
    @izabeela4338 2 роки тому

    Allow noo sahal saxib marwalibo ina dhowr 🤲🤲🤲

  • @EhsanAyeeyokoris-eq2ki
    @EhsanAyeeyokoris-eq2ki 3 місяці тому +1

    Hees dareenkeda wadata🥹❤️💍

  • @amniabdisalam5167
    @amniabdisalam5167 3 роки тому +12

    Sanadku Sanadkoodi weeye Lamaanaheyga💑❤❤❤💪💫💯

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +3

    Oh ilove this song 🤴🏻🦋🍯

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 2 роки тому +1

    May alaah bless you both of you xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha heeskani thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work. Masha Allah. Loved 😍.

  • @ladanmahamuudomerhanfi7849
    @ladanmahamuudomerhanfi7849 3 роки тому +2

    Ha waro jaceylku❤️❤️❤️❤️👍

  • @faaisocali-je5ls
    @faaisocali-je5ls 18 днів тому +1

    Hestan anigo jecel i haayo dhageysanoya tarikhdu ay tahy 14/7/2024 sacaduna 13:54 Malin Axad ah💞😭😂

  • @nimcomaxamuud4077
    @nimcomaxamuud4077 3 роки тому +2

    Sanadku sanadkaygi weeyi❤❤❤❤❤❤✅

  • @engabdifatahsamirjama5604
    @engabdifatahsamirjama5604 3 роки тому +1

    Erayada abwaan cawl cag Good
    Laxanka lengand abdi heelo
    Quen shaadiya sharaf
    Music macalinka calanku babanayo mustafa ahmed karama

  • @crahmanmahamed2132
    @crahmanmahamed2132 3 роки тому +1

    lamanihi qarniga horay usocda
    nolada intay nolol jirto😘💯

  • @ahmedshaakir8342
    @ahmedshaakir8342 3 роки тому +2

    Firs ayaan ahay

    • @kabtancabays
      @kabtancabays 3 роки тому

      Wll qaaliya icaawi aduunkaan isku caawin karaa subscareb iisaar wll🥰

  • @saaqoqurxiye5189
    @saaqoqurxiye5189 3 роки тому +1

    Waa hees aad umacaan

  • @abshiroadanabdirahman7072
    @abshiroadanabdirahman7072 3 роки тому

    Soo duceya sandkeyga la sanahay

  • @ayaanahmed5117
    @ayaanahmed5117 3 роки тому +4

    Waaaw 👏👏👏👏👏👏👏

  • @ubaxismael7870
    @ubaxismael7870 3 роки тому

    Beatifull my famlly❤❤💋

  • @samsambarud4376
    @samsambarud4376 2 роки тому +6

    Ma sha Allah
    The most beautiful songs and tender of greatness and happiness in life. Wish all our men n women tend to know best of kheyr iyo kheyr.
    May Allah bless and protect you both n ur future be the great and best of what you wish in life n Akhira ✨
    Aameen Ya Rabbi

  • @cawomaxamed3085
    @cawomaxamed3085 3 роки тому +1

    Mach Allah allow isku daa ♥️walhi waxatihiin 🥰lamano lagu fano

  • @leikamoh8539
    @leikamoh8539 2 роки тому +8

    Am listening this early in the morning and am in love with it😉😍😍😍😍😍