Zaki tagero number one ku ahay waygii aad kaliga hooyo io abo io wiil iska dhigi jirtay ila hada sxp hormar wacan wllkey ahan ku hesta walhi ❤❤ 1m come soon io wax ka badan u qalantaa🎉
Somali ye y zaki waxuu kujura dadki ugahireyay oo so jaben riskigan Dana wuxuu isagilina inuu muqal idinsoduba marka waxan idin kacodsanaa wilkan walalken Inan uso garbaxno dad kadan bey ba million walagarsii yee asagana kutura hadee daxalka kalih oo lacag kadabaxeynin oo liskuleyahay waye pllz intaiguracsan like from Kenya farhiya specifically northern kenya
Sxb key lacagtaas maad side qaysatid hormar baad ku gaariye sxbkey zakiyow 1m kabadan aad ku gaari marka waaxada meel dheel dheel haku baxin waa talo walaalnimo hana ii fahmin qalad waxaan kuu rajaynayaa inay kuu rumowdo riyada aad leedahay 2m illaa iyo kabad sxb👍👍👍👍✊
Muqalka like Haka ilawin mahadsanid👏🏻❤️🤯
Hay
Cabsimaanoo😅
Niyo markan qursane masodegee abti 😂😂😮sh****
@@Zaki_somaali ok
Huunooy Hore Usoco From JigJiga
Wwww waxan cml ya sameen kra he saki Somali Wanku wataa wlkey mcn keep going lkn naftaada no ilaali😢❤
Nabigeena mohmed scw aanku wada salino❤
Scw scw scw scw scw scw
Scw😊
Scw
صلى الله عليه وسلم ❤❤
صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم صلا الله عليه ؤسلم
UA-camrka ugu halista badan shaki Somali 🔥🤴
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.
Kusaliya nabigeena mohamad scw ❤❤
Salallahu calayhi wasalam
Ku Saliya❤️Xabiibkeena Maxamed ❤️
Salalahu calayhi wasalim
Salalahu calayhi wasalim
❤️❤️❤️👍👍👍
Waa NaXsanaa Lkin Rabi Ayaa Kubadbaadiyay Wax Shar Ah Rabi Kumatuso Huunooy Zaki Somali🇸🇴🇸🇴🇸🇴
UA-camrka ugu halista badan shaki la'an
Walahi somaliyey Zaki 1m aan garsino he deserve it 😢Zaki 🎉halis aa tehe walahi abowe ❤❤😢love you ❤️🤴
Inta abeera u hiistey farta taaga😢😢
Siki soomaali walaal horay u soco intaa iyo in ka badan ayaad u qalantaa walaal macaan weligaa guuleyso horumar qurux badan ayaan kuu rajaynayaa❤❤
Lkn wanacebesay habaqin nigesinimada somaliya unahe 😢
Update iska dhig brother anagana garabkaga ❤❤❤
Team saki soomaali ❤
Fiiri wiilow naftada aad halista u horsedeysid jooni eedada Ban ehe naftada ilali wlhi wadnaha ixanujisey😭🙈
Dunida masoo marin ruux ka qayr badan nabigen maxamed scw scw scw ❤❤❤🎉🎉🎉😢
KEEP GOING PRO GARABKAAGAAN NAHAY FUULAYSO CHP✊️✊️
UA-camrka ugu shacatira❤❤❤
😂😂
Mxn uwayey wlala somaliyed oo youtube ka igu diragalisa oo youtube ka video yasha oo gu dambeyen iso dawada ilxey dartisa mxn uwayey😭
Naftydaaay gaclo kum saaraayeee aamus😢❤😂
Sxbzaki horay usoco wxn ku ahay tagera 1 runti wxn uqalanta 10m in kabdn keep going bro 💪
Zaki tagero number one ku ahay waygii aad kaliga hooyo io abo io wiil iska dhigi jirtay ila hada sxp hormar wacan wllkey ahan ku hesta walhi ❤❤ 1m come soon io wax ka badan u qalantaa🎉
Giisi
Geesi dhalay hanbakyo balse aboowe dambo hakulaaban bariis waacodsi walaal mcn walaahi waan kuubaqay
Zaki Somali ❤️❤️❤️guleysa walalkey ❤️❤️❤️
Masha Allaha 😂🎉naftadad ayd riski galisay 😅
Mashaallah keep going walal qali 🎉🎉❤
Whi waligey ma Arkin You tuber ka ugu halis ta bada ee Somalia zaki Somalia horay u soco intan iyo inka badan waan ka sugena zaki 🫡🫡
UA-cam ugu halisan 😂zaki
❤
Wll qali waad mhdsanthy maadama aad dadka kugu xiran qancineyso
Insha Allah come soon one million keep going sxb
Kusalii rasulkena scw ❤❤❤ like
One team zaki soomaali one like
ᴀsxᴀʙᴇʏ ᴄɪᴡᴀɴᴋᴀʏɢᴀ sᴏ ʙᴏǫᴅᴀ ᴘʟᴇᴀsᴇ.
Allah haku cafiyo risk youtuper
Zaki somalia halista keeep gooing bro❤
Waa NaXsanaa Lkin Rabi Ayaa Kubadbaadiyay Wax Shar Ah Rabi Kumatuso Huunooy❤️❣️
UA-cam ugu halista badan is ilaaaail abowe❤️👑
Somali ye y zaki waxuu kujura dadki ugahireyay oo so jaben riskigan Dana wuxuu isagilina inuu muqal idinsoduba marka waxan idin kacodsanaa wilkan walalken Inan uso garbaxno dad kadan bey ba million walagarsii yee asagana kutura hadee daxalka kalih oo lacag kadabaxeynin oo liskuleyahay waye pllz intaiguracsan like from Kenya farhiya specifically northern kenya
Insha allah
Alhamdulillah dheh inaa nabad qabto😢
Wallahi geesi waaye maa sha allah😂😂😂
Nin aqli badan aya tahay ❤
Wllh naftaada halis gelisay zakiyow zaaxibow❤
Sxb i aamin waxaan ka baqay markii lagu xirxirayay inaad diido oo aan ciil u dhinto hada waad sameysay guul iyo gobanimo
Ala zakiyaw abowe macan naftada no ilali wankujecelnahy ilahey hanoka ilaliyo gulleyso wll ❤
Saxiib waad naga nixisay intii naxada one like
Masha allha 🫶❤️💋💋💋
Masha Allah ❤❤❤❤
Sxb key lacagtaas maad side qaysatid hormar baad ku gaariye sxbkey zakiyow 1m kabadan aad ku gaari marka waaxada meel dheel dheel haku baxin waa talo walaalnimo hana ii fahmin qalad waxaan kuu rajaynayaa inay kuu rumowdo riyada aad leedahay 2m illaa iyo kabad sxb👍👍👍👍✊
Waw Masha Allh ❤❤
Aboowe naftada ilaali markale hasamey nin please 🙏 😢
Yutuubarka somalida ugu halista badan ugu shactirda badan ugna jaljiga badan uguna geesisan
Saki waan ku tagera wllk ❤
Masha Allah zaki somali goed job ❤🎉❤
Team saki soomli🎉🎉 like😊😊
WiilkaN yaR Si qalpiyaN ah U taageraa guuleyzo zakoww Ena ader from Garoowe🥰
Geesi kusoco abowe 😍😍💪👌
You tuberka ugu halista badan zaki domali keep going pro
Maska madow. Keep moving 🎉
Wlhi legend wey Zaki Somali AK maski madhow 😅🎉
Saxib libax baad tahay 🎉🎉
Walaahi halis ayaad gashay wll mshallaaaah guuulyso wll
Ljn saki somali waa adagtahy walhi m.a horoy usoco wallky guul guul mar waliba insha allah my barda🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉💥👌💪💯
Naftu waa qaali ee hooyadaa qalbigeege ilaali iska sug malin taada hadad dhimasho rabto
Libaax libaax dhaley kEEb Going ❤🎉
UA-camrska soomalida ugu halista badan zaki waa kaa haayaa wllka guleso❤
Wll waa codsi mardambe hasamaynin wadnaha ihuriaybee 😢
Walhi wiilkaan waa geesi❤❤❤😮
Halista 🎉🎉🎉
You tuberka ugu halista balance saki soomaali
Team zaki soomaali hori usoc da walaaliyay
You tuber uku halista bdn❤keep going bro 😂❤
Wn ku salamey saki 👋
Mya😂qeybtan halis ma ahn ee qeybta buuraha halis ah car so samey qebtas😂
Zxp Somaali cabsi laguma yaqaano kib gowin👏💪
Somaliyeey wiilkan 1m mxd uheysataan wiilka garab istaaga wad awoodane
UA-camrka ugu halista badan zaki somali 😊❤
Halisraadaa wadataaa ❤❤
M.a brother keep going brother lkn wax yalaxa gar naftadha halis galinayo xasaneynin plz😢 anaa ismodhe wlh 😢 naxthin marka horee laturayeee
Saki 1m kamin soon
Sxb kuulayso saki soo maali sxb guul❤
Masha allah caawa waad qurux badanty zakiyow qosolka ku qurxonty awal inad cadhaysanty lagu moda
Walhi waan wareeray anaa isu maleeyey laa xawla walaa quwata ilaa bilaah
Waligay ma tijaabiyeen waligay😂
Wlhi waa halis + funny lkn taxadarka badi wllkei guuleyso ❤
NAXDIN WEYNAAAAAaa Walhi calosha i Hurtay alxm hada so Badbaday😢😢🎉❤
A k A maska madaw wll is ilali oo asxapta wado markaad waxansamaynayso ❤❤❤❤
Wll zaki coming soon 1m❤❤
UA-camrka soomaalia ugu halista badan 😮🎉❤
UA-camrka ugu halista badan Zaki somali🎉👍
Yow bro lee kaso hartey😂
Walalkei hada manabad qabtaa😢❤🦁
You Tuberka ugu halista badan soomaalida waw
HALISTA❤❤❤❤❤❤
youtuber ugu halista bdn🎉❤
UA-camrka ugu halista badan
Geesinimod laiskama keeno ee waa lodhashaa ilove you wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
keep going saki somali Asxpta 1m gaadhsiya walalkeen saki lkn halistan oo kale iska dhaaf😢
UA-camrka ugu halista badan UA-camrska soomali🫡
UA-camr ugu halista bdn ❤😢
UA-camrka ugu halista badan Zaki Somali ❤😢 guleyso wll 1M coming soon iinashaallah 🎉🎉❤❤