MALINTA WAXA IGA CALOLA XUMA BADA NEED MAJIRIN NOLASHEDI 🥹🥹🥹

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 116

  • @ruweydoabshir6700
    @ruweydoabshir6700 9 годин тому +9

    Adigaba kheyr allaha ku siiyo abaayo waaad I caawisay intaas ka badana waa iga mudantahay waxaana ku rajeynaa guul in ay kugu sodhamato waxkasto jeceshahay

  • @deqadalka9953
    @deqadalka9953 11 годин тому +22

    Hooyo hadee kuu heeso alxamdulilah dheh wlh waa hormaree Hooyo hadaa heesato alaha noo dhaafo Hooyo mcn ❤

  • @Mariyacalim
    @Mariyacalim 9 годин тому +6

    Waliga coda si ni ma wedisan asxpt abyo fartuun 😢😢😢piz iso ducey😢😢😢😢🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏😰

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 9 годин тому +4

    Hawlaha aad u tagtay Nairobi Alle hakuu fududeeyo oo ha barakeeyo, horumar wacan abayo, Aamiin Aamiin ya Rabb🫶💞

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 10 годин тому +4

    Alhamdullih dheh hooyo aaba haysataa oo ilmaha kuheyneyso😢😢😢😢

  • @farhiyoosman1626
    @farhiyoosman1626 36 хвилин тому

    Ilaahay meel fiican haku mariyo

  • @maqsuudchannel4888
    @maqsuudchannel4888 4 години тому +2

    Wlh fartuun madaxa ixanuunay saan kuula ooynaye ilahay ilmahaga iyo familkaga dib haidin mideeyo laba habeyn oo ispital aan kujiray ayaan ka walbaharaye ilmaheyga oo abohood iihayo xanuunka aan dareemaye ilahay unab og😢😢😢

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 8 годин тому +3

    Waaan oyay wllhi fartuunay

  • @JamiilaSaidHerse
    @JamiilaSaidHerse 8 годин тому +1

    Aamiin abaayo ilaahey waxaad jeceshahay oo aan macsi laheyn ha ku siiyo.❤

  • @theworld8562
    @theworld8562 10 годин тому +1

    Ala waa fuuray wllhi😭😭hooyo waa hooyo alaha noo daayo awlaada aamiin 🤲

  • @abdisalamselma
    @abdisalamselma Годину тому

    You make me cry huno😭😭

  • @hodanabdi2187
    @hodanabdi2187 55 хвилин тому

    Allah subxanuhu watacala haku fududeyo abayo Hooyo carurteda katageyso mafududo Allah macaki abayo

  • @salmacumar3315
    @salmacumar3315 11 годин тому +4

    Mansha allah abayo ciyaalkaga wad u sonoqo lnsha allah abayo alle ha ku fududeeyo hor markaga

  • @naema_jannah7539
    @naema_jannah7539 10 годин тому +2

    Adiga iyo dhamaantayaba alle hamiyadeena hayno rumeeyo allahuma aamin ❤

  • @AnabMahamud-b1h
    @AnabMahamud-b1h 8 годин тому +2

    Guuleyso abaayo qaali insha Allah

  • @لولوالعلي-ز5ز
    @لولوالعلي-ز5ز 8 годин тому +4

    Nabigeena aa kusalino salalaahu calay hi wasalam❤❤❤❤❤👍🏼👍🏼👍🏼

    • @Shugri-p2o
      @Shugri-p2o 5 годин тому

      Mashalla❤🎉🎉f

    • @Shugri-p2o
      @Shugri-p2o 5 годин тому

      😢😢😮😮kķkk

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 5 годин тому

      Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤

    • @raxmocabdi-pi4fy
      @raxmocabdi-pi4fy 5 годин тому

      ​@@Shugri-p2omaxad ku qoslaysa

  • @ImtiyaazOfficial
    @ImtiyaazOfficial 7 годин тому +1

    Tuuneu hadey hooyo kuu heyso waxba ha walwalin abyo❤

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed 4 години тому

    Ilaahay amuurahaaga hakuufududeeyo

  • @zamzammacalin5810
    @zamzammacalin5810 4 години тому

    Alle haku rumeyo xabibtii ❤❤

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 8 годин тому +3

    Sorry abaayo hooyo tahay waanku dareemikara 😢ilaaheey garab kaada hagalo welcome to Nairobi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 години тому +1

    Masha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @nutritionbabyandprotein3827
    @nutritionbabyandprotein3827 10 годин тому

    Xbbt wllhi waaa xanun Hooyo Waa Hooyo guuleyso gacalo❤❤❤ caruurta Allaha no daayo allahuma amiiin aaamiin aaaamiin🤲🤲🤲

  • @MohaNor-x6f
    @MohaNor-x6f 10 годин тому +7

    Abayo waligay comanti kumasoqorin lakiin caruurtadakale markay arkan vidioga kwrn xata ayaga calolxumo daremoyan 😢alah kuxfdo abyo😊😊

  • @DeeqoLuulofficial
    @DeeqoLuulofficial 6 годин тому

    Allah haku samageyo Abayo mcnto ❤

  • @Sahrabaashe-b4f
    @Sahrabaashe-b4f 8 годин тому +2

    Ax wll walahi ilin baa iga timi wll wan ku jeclay wll😢😢😢😢😢😢

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 8 годин тому +1

    You are right

  • @rifalalsharif2884
    @rifalalsharif2884 3 години тому

    Alacalosha ixanutay wllhi sanadkahor markan ciyalkayga kasoo tagayay saasan u ooyay ilaa hadoy sanad iga maqanyin markay hooyo mad imanayn yirahdan waa ooyaa ilahaw muradada noofududee awladana nooxafid meelwLay jognba sikhayrqabtana nugukulmi yaa rabi

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 годин тому +6

    Emotional 😭 tame

  • @KaltuunDegan
    @KaltuunDegan 7 годин тому

    Riyada alle haku ruumeeyo wll idam alle ❤❤❤

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 7 годин тому

    Abaayo waankusalamay. Horeusoco. Habalyo Adagayatahay❤❤❤

  • @MaxamedSiraad-p6p
    @MaxamedSiraad-p6p 5 годин тому

    Waad guulaysanysah fartuun

  • @Farxiya290
    @Farxiya290 5 годин тому +1

    Ilahey amarkis qof oyanayo maarkari 😢😢😢😢

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab 6 годин тому +1

    Mash allah quruxey horay usoco

  • @AsmaAbdullah-f9w
    @AsmaAbdullah-f9w 10 годин тому

    Maa sha Allah. Keep it up 👍

  • @Najma-z9l
    @Najma-z9l 10 годин тому

    Welcome to Nairobi fartun Happy❤❤

  • @HawoIbrahimMohamed
    @HawoIbrahimMohamed 5 годин тому +1

    Abaayo fartuuney cuweymir iyo cabiir iyo maxaa ugusootagtey abaayo wllhi ani xitaa caloosha iguxurtey markii ciyaalkaaga iyo sabiriin kusootagtey

  • @NajmoAbdulaahi-ix4ho
    @NajmoAbdulaahi-ix4ho 9 годин тому

    Guul wacan apayo 🎉insha allah

  • @MaryanRuun-m6y
    @MaryanRuun-m6y 10 годин тому

    Welcome to Kenya 🎉❤

  • @QamarAmir-l3m
    @QamarAmir-l3m 11 годин тому +2

    Mash Allah abayo macaan ❤🎉🥺🥺🫂

  • @moab_gaming1239
    @moab_gaming1239 6 годин тому

    Aamiin aamiin aamiin

  • @fartuunMaxamuud-lj5jo
    @fartuunMaxamuud-lj5jo 8 годин тому

    ❤❤❤❤m.a Hore usoco abyo waxd dhahdaa haday qer iitay alle ha iwaaa fajiyo haddii shar ii tahaynah qeer alle haiga dhigo ❤ labada dhinac wala fishaa fartuuneeeey😊😊😊❤

  • @saciidoahmed4727
    @saciidoahmed4727 11 годин тому +1

    Abaayo Ilaahey Kuu koriyo Hooyo Mcn ku hyso Waxba kama halaabayaan

  • @msszooya1919
    @msszooya1919 6 годин тому +1

    wlh maumalenayi ina halmar ka tagi karo anaga wen wa is adken karna. lkn iyaga how they feel ilahow cimri dher nasii oo owlada ku korsano

  • @FatumaAbdullahi-o7v
    @FatumaAbdullahi-o7v 3 години тому

    Amiin

  • @fadxaaadan109
    @fadxaaadan109 10 годин тому

    Alle haku barakeeyo wll

  • @SalmaXanshi
    @SalmaXanshi 11 годин тому

    Masha allaah abayo alle hakuxafiyo waxaa tahay hooyo kartile

  • @ayaanahmet1373
    @ayaanahmet1373 Годину тому

    Ciyaalkagii kale aaway wll

  • @BarwaqoOmer-d9s
    @BarwaqoOmer-d9s 7 годин тому

    Maasha allah ❤

  • @Ficanowabdulahi
    @Ficanowabdulahi 9 годин тому

    Welcome to kenya 🇰🇪 sodowow

  • @Dhoolnu
    @Dhoolnu 7 годин тому

    Allaha kuuxafido ❤

  • @umu-anas
    @umu-anas 2 години тому

    Fartuney wad iga ohisey 😢

  • @FathiaHassan-i1d
    @FathiaHassan-i1d 9 годин тому

    wax frxdle inshallh❤

  • @Marian-c6x
    @Marian-c6x 3 години тому

    Sorry. Abaayo. Wwaa kula dareemi karaa. , hooyo ilmaheeda oo baby yaal ah. Ka tageeyso,,, xitaa iyadoo hooyo mcn kuu heyso. ,,,,,, abaayo. Hooyo adag aaa tahay ,,, KEEP GOING forward

  • @Mariyacalim
    @Mariyacalim 9 годин тому +1

    Asc Asxpey wxn idan ka coda San muradyo badan an leyahy iso ducey piz coda si waye wllheyga piz😢😢😢😢😢🙏🙏🙏😰 aad u jeclahy wx walipo an jeclahy ine I rumowan sanada kan pizzz😢😢

  • @NuurtomacalinCabdulaahi
    @NuurtomacalinCabdulaahi 11 годин тому

    Masha allah abaayo❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 5 годин тому

    M❤sha"Allah 🎉🎉🎉

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 9 годин тому +2

    Alxamdulillah walashay fartun
    Hooyo adag oo karti leh ayaad tahay, Alle SWT hakuu xifdiyo hooyo Nadifo, caruurtada iyo ehelkaga wanagsan ee ku garab taagan markasta, guuleysta hore u socoda, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah❣️💖👸

  • @amiirakhadar6722
    @amiirakhadar6722 6 годин тому +1

    Hooyo😢😢😢😢😢

  • @aasiyamaxamed3834
    @aasiyamaxamed3834 10 годин тому

    Strong women ❤

  • @zamzamsimanofficial8297
    @zamzamsimanofficial8297 9 годин тому

    Adoo nabada soo Naqo Nasiib wacan lasoo Kulan Walaashey mcn 😢🥹❤️

  • @HodanDaahir-j6b
    @HodanDaahir-j6b 10 годин тому

    Msha allaah❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @meymunaali7850
    @meymunaali7850 8 годин тому

    I cried too

  • @FathiaHassan-i1d
    @FathiaHassan-i1d 9 годин тому

    امييين❤

  • @umuamalcabdilaahi8697
    @umuamalcabdilaahi8697 11 годин тому

    Sidaan kuu sugqyay 🎉❤

  • @ikraammaxamuud3139
    @ikraammaxamuud3139 10 годин тому

    Msha alh ana qiiroday fartuun

  • @amiirakhadar6722
    @amiirakhadar6722 6 годин тому

    Oyiinba iga dhamatay😊😊

  • @LuulOmar-r5r
    @LuulOmar-r5r 6 годин тому

    Wlh waaku dareemi karaa sry abayo qalbiga allah ku adkeyo

  • @XamdaCumar-l7g
    @XamdaCumar-l7g 9 годин тому

    Mascha allah❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @RahaHassan-n4b
    @RahaHassan-n4b 11 годин тому +1

    sorry my auntie Insha Allah the life Will they same time

  • @SafiyoLuul
    @SafiyoLuul 11 годин тому

    asc walashey is adkee❤

  • @malkiabintishurie6372
    @malkiabintishurie6372 6 годин тому

    Aniga hita wanoye😢

  • @hamdihassan864
    @hamdihassan864 11 годин тому

    Safar salamaa❤ aqwan

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 11 годин тому

    Safarsalama xabbti calosha nahurty

  • @Timamudasir11Timamudasir-nw2kw
    @Timamudasir11Timamudasir-nw2kw 3 години тому

    😭😭😭🤲🤲

  • @umumaahir9463
    @umumaahir9463 11 годин тому +1

    Tuuny anigaaba ooyee maxaa hee😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @hafsa652
    @hafsa652 11 годин тому

    Sister plz gynecologist adh adhe isosheg malaysia

  • @Dowlaaymaxmedcumar
    @Dowlaaymaxmedcumar 10 годин тому +1

    Safarka wu xanun bdn yahy

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 2 години тому

    Wakula daremay fartun

  • @ShukriDaahir-c7n
    @ShukriDaahir-c7n 7 годин тому

    Aniiga ooyay wallhi

  • @عليغالي-م2ي
    @عليغالي-م2ي 7 годин тому

    ❤❤❤❤

  • @HawoIbrahimMohamed
    @HawoIbrahimMohamed 5 годин тому

    😢😢😢😢

  • @XamidoMaxamed
    @XamidoMaxamed 6 годин тому

    😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @ا-م7د
    @ا-م7د 9 годин тому

    Ala anigaa ma nooli

  • @ShacbanNmouse-lp4vk
    @ShacbanNmouse-lp4vk 10 годин тому

    Walhi wan idinku daray idinko nabada rabbi hasu kin keno

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 11 годин тому +1

    Cumemir inoo kuu raaco waaye , markaa safartid waxaa uu baahan tahay mahram kuulo joogo , inaa kuu ducayo waaye Fartun,

    • @umuaxmed5402
      @umuaxmed5402 11 годин тому +2

      Saqirka muxurum miyu noqonkara

    • @NasroXasan-v3r
      @NasroXasan-v3r 10 годин тому +2

      😂😂😂😂😂 alla ba,ay war dadka qaarkod way iska nothin cuwemir maxramu kunoqona wa inu kuraca kute subxanalah

    • @YunNetwork1
      @YunNetwork1 10 годин тому +2

      🤔 maka fikirin mahramka ilmaha , waa fiiriye, inoo ilmanimada ka boxo waaye mahramka markaala safaro , fatwada uugu badan saas sheegooyo ,

    • @NasroXasan-v3r
      @NasroXasan-v3r 10 годин тому +3

      @@YunNetwork1 haa sasa sax aha inuu qaan garo waye markii horad kudag dagty dhib maleh

  • @SabariinCali-g2q
    @SabariinCali-g2q 6 годин тому

    Fartuun taageero ayaa ku ahay diyaarateena ayaa racday jah mandeq air hadda ogan lahay farii ayaa kugu sarilahay

  • @nasrafarahchannal
    @nasrafarahchannal 9 годин тому

    Ani xitaa waa nila ooyay sorry sister😢

  • @siciidoaxmed46
    @siciidoaxmed46 7 годин тому

    Aad baan uga qiiroday

  • @fatumadiriye59
    @fatumadiriye59 9 годин тому

    wan oye sonka maigafurmaa😢😢

  • @mohamedhassan1250
    @mohamedhassan1250 11 годин тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AsmaMohamed-f5o
    @AsmaMohamed-f5o 11 годин тому

    😭😭😭

  • @faisaadam8270
    @faisaadam8270 11 годин тому

    😢😢😢😢😢

  • @Cabdiwaliaqaye
    @Cabdiwaliaqaye 10 годин тому

    safar qeer qaba

  • @samsamaxmedxasan
    @samsamaxmedxasan 11 годин тому +1

    Imahagii kale mxaad noo tusi wayday

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 11 годин тому

    ❤❤❤😢

  • @myfowsy8079
    @myfowsy8079 8 годин тому

    Sorry mcnto❤

  • @Monicaa_ahmed
    @Monicaa_ahmed 8 годин тому +2

    Hablaha soomaliyed wax ka adagi majiran wllhi iska korso wllo ilahay kuwii ku anfaca hakaga dhigo berri markay wawaynadan bu odhan doona aabo amaa idin dhalay shit

  • @YunNetwork1
    @YunNetwork1 11 годин тому +2

    Dumar kasto waxaay uu baahan yihin inoo mahram la joogo markaay safaraan

  • @ShamsoAhmed-gk4yx
    @ShamsoAhmed-gk4yx 5 годин тому

    Wlhi waa ooye qof hooyadis iyo caruurtia katayoo baa fahmi kara calool xumaadan😢

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 8 годин тому

    beautiful abaya