Turkiga oo jab weyn gaarsiiyay Imaaraadka & Suudaan oo lagu kala baxay-Maxaa jira?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • Turkiga oo jab weyn gaarsiiyay Imaaraadka & Suudaan oo lagu kala baxay-Maxaa jira?

КОМЕНТАРІ • 24

  • @abubakarwassuga
    @abubakarwassuga 11 годин тому +3

    Allahu Akbar haddi laga adkadey imaradka Jenaral xammedeti daggallo waa ilah mahadiis

  • @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
    @AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 9 годин тому

    Mahadsanid barroow

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 7 годин тому

    Ina sheekh zaayed waa inkaar qabe nacalad iyo cadho alle haku dhacay waa wakiilka yuhuuda iyo maraykanka waa cadawga koowaad ee islaamka somalia Sudan libya yemen iyo meeshii lagu arkoba waa in arag lagu beegsado

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 9 годин тому

    IMAARAADKA ARABTA ILAAHEY MEEL XUN ALLAH KU RIDO WABA CADOWKA UKU XUN WAAYE ILAAHAYOW ADIGA AWOOD LEH IMAARAADKA DHUL. CIR MEEL WALIBA HOLOC KU FUR AAMIN

  • @AhmedSaid-u2j
    @AhmedSaid-u2j 9 годин тому

    Guul Guul

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 11 годин тому +1

    Waa soodhawaynaynaa waana kufaraxsanahay, alle anagana naga soogaar, waa cadaw,e

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 10 годин тому +1

    Waa qeer sudaan inay nabad hesho

  • @cismaanguure927
    @cismaanguure927 11 годин тому

    Cumar albashiir wuxuu taageerijiray alqaacidda isaga oo siiyey xafiisyo ay ka maleegaan dhibaataynta umadda islaamka ,

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 9 годин тому

    Dhiig farabadan ayuu daadiyeye walee xisaab way sugaysaa ilaahay hortiisa

  • @XhuseinMoha
    @XhuseinMoha 11 годин тому

    Digaal sukeeye ma ahan e waa digaal militari.
    Koox aad u yar dalka ka.eheen qeeb fiican ayaa malayiin dad ah halis ku ah shacabka ayaa nolasha ku qabankaro dhinacyada qaska wado. Sanadkaan iyo digaal. Layaab waaye...

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 10 годин тому

    Deegaankiisa rasmiga waa waqooyiga jaad.

  • @ZayidAli-g3g
    @ZayidAli-g3g 12 годин тому

    Janaraal burhani so kidacifka ahaa maaha israaiil aqoonsadey dacmu sariicba kafi8can

  • @MohamedHassan-c1f
    @MohamedHassan-c1f 12 годин тому

    Imaraatku waa jajuus Rer galbedka ushaqeya iyo yahuuda qanaasirtaa wana Sheydaan cad

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 11 годин тому

    RSF waa USC oo kale xaga qarbudaada

  • @FarahHassan-gx6jy
    @FarahHassan-gx6jy 11 годин тому

    Waxaa hada ku suganyaha bosaso waxaana loo sii wadaa imaaraadka

  • @erdogan2030
    @erdogan2030 10 годин тому

    Turkiga aya caashar uu dhigay emirate ka

  • @zakariyahassan6272
    @zakariyahassan6272 5 годин тому

    Wadamo lix ah oo ey ka mid yihiin Somaliya iyo. Sudaan oo lagu tala galay in labaabiyo xoolahooda a xoog
    Lagu qaato dadkiisana ladhaxdhigo colaad.

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 11 годин тому

    Wixii imaarat taageeraaba wey jabaan waayo munaafiqiin asalkoodu yahay yuhuud ayaa xukuma

  • @CabdullahiXassan-q9r
    @CabdullahiXassan-q9r 4 години тому

    Dhibka geelka waa kaas waa dad iska madax adag

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 11 годин тому

    Afrika da bari dib in loo gumaysto weeyi. Şidaa say ku wanaagsan yihiin.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 10 годин тому

      Oromo IYO Amxaar waa kas inuu cadow yahay waba kae fahmeysaa laku fahmey qoraalkaadi is katir tir wadba ku fashil matay 😂😂😂

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 4 години тому

    Sxb ad iyo ad hajabaan imaraad.iyo yuhuudba waa qashin loo.soo diray.wadamada islaamka.kuwa.macdanta.iyo.dheemanka luulka iyo shidaalka waynootaha hadii annahay somalida xalaashaa oo an ahayn sida budland oo kale oo.kasoo.jeeda yuhuud.asalkoodu.yahay oo yiri falastiin halakeeno somaliya oo gasa yuhuudu.hadagaan bal eeg.waxas