SACUUDIGA O MADFAC KALE KUSOO RIDAY YAHUUDA IYO QADAR O Loo hanjabay+ Xamaas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 58

  • @QuruxdaQoyska2
    @QuruxdaQoyska2  16 годин тому +5

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/j1lgrq

  • @QaamiisHiloow
    @QaamiisHiloow 14 годин тому +2

    maashaa allaah maashaa allaah guul guul guul haamidooba islaamka

  • @AbdishikorGoat
    @AbdishikorGoat 15 годин тому +1

    🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽Asc. SOMAALIYEEY FALASTIIN WAA WALAALADEEN WAA MUSLIMIIN WAXAA JIRA SOMALI TIRADOODU YARTAHAY OO GAALOOWEY OOLEH FALASTIIN BAA SOMALI CAYNEYSA ILAA AY DHAHEEN YUHUUDAA NA XIGTA ILAA AY CAAYEEN NABI MAXAMED SCW
    //////////
    FALASTIIN WAA WALAALADEN RAGA UGU WAAWEYN SIDA HANIYA IYO QAALID MUSHCAD WAXEY DHAHEEN SOMAALIDU WAA XAAFADUL QURAAN QALBIGEENEY KU JIRAAN GEERIDII WIILKII SHEEKH SUUFI QADAR
    ❤️❤️❤️🙏🏽🙏🏽

  • @WaliWalicabdi
    @WaliWalicabdi 5 годин тому

    M.a❤ alle muslimiinta.ha mideeya😢😢😢😢

  • @MakoCawaaleMILATARIYO
    @MakoCawaaleMILATARIYO 14 годин тому

    shantasomaliyeed walaahi bilaahi tolaahi waa awooda geeska africa waana la arki dhawaan iyadoo geeska africa maamulaysa insha allah aamiinta igu dara dadka somaliyeedow

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 14 годин тому

    Masha allah allahu akbar allow ay ka dhabeyaan sucuudiga igo qadar iyo masar urdun jordan umada islaamka

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 13 годин тому

    Walalkeey Yuhudda waa laga wada horyimid,Warki hore ee sacudiga Maanta ayaa Gollaha sare ee shurada ayaa Natinyahu maanta Quusiyay.

  • @afkaxaaji7551
    @afkaxaaji7551 15 годин тому +2

    Falastin guula allaha siyo illahowo aamin aamin aami❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @M.J-l8p
      @M.J-l8p 6 годин тому

      Nacas tahay Somalia ma tihiid

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 15 годин тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasra9836
    @nasra9836 11 годин тому +1

    3 qof eey ka cabaadaayaan Boqolaalka Reer Qasa Caruur iyo Waayeelba ee Baahi iyo Xabad eey Isugu dareen iyo kuwa eey Xabsiyada ka soo daayeen bilana eey ku hayeen oo waliba jirdil iyo Gaajeen eey isugu dareen, Kuwaas Yaa la weeydiin, Aqli xumada Koofiyar waa taas,Mahadsanidiin.

  • @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz
    @KhairiaabdillahidabarAbd-wq1cz 2 години тому

    Sallahu cala Nabiyuna Mohamed Scw

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 14 годин тому

    Waa been Sacudiga iyo yahuuda waa is ovyihiin . Social Media has ayaa ka qeel qeelinaa si aa. Islaam ka aan isga gado ee Yahuudee adinkaa idinla jiraa ayuu yiri😢😢😢

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv Годину тому

    Saw saw ❤❤alahu akbar alahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ubah-tb5wl
    @ubah-tb5wl 12 годин тому

    😅😅😅😅😅😅😅"somalia loowaday sudia ay soo laabatay" lol u funny.

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 11 годин тому

    Khadar waa dowlad xoog leh ciidanka turkiga ayaa difaac u jooga jawaabta waxaa laga rabaa turkiga

  • @nasramohamed4972
    @nasramohamed4972 12 годин тому

    Manager Waxah Daaweeyah waligay ma Maqal 😂

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 13 годин тому

    Guul islaamka ❤❤❤

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 11 годин тому +2

    Scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin7172 14 годин тому

    Abdillahi good man .

  • @FaaisaMahuraan
    @FaaisaMahuraan 15 годин тому

    Buntland waxay Tiri Noo Keena Shacabka Falastiin iyadoo Ka Rajaynaysa Maraykanku inuu lacag Yar ku Siiyo Ayay U Dooratay Shacabka Falastiin Ee Muslimiinta Ah in Dhulkooda lagasoo Raro Oo israaiil Qaadato ❤

    • @Caaqilka1
      @Caaqilka1 14 годин тому

      Sidaas maahee waa walaalnimo iyo inaanu hore uqaabilnay qaxootigii yaman
      Jeebkernana kasooryayn jirney
      Iyadoo culimadu aruurinayeen sooryadooda iyo degaamayntooda
      Waana gobanimo ilaahay bixiyo
      Oo puntland hibo uleedahay

    • @HirsiFarah-h4k
      @HirsiFarah-h4k 14 годин тому

      Yaahuu cuqdad puntland fuck of

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 14 годин тому

      Maxa kugu wata in aad ku hadashid danbiyada kabaai'irka daniga wa layiri iyo lacag yar lasiin beentaas aad ku hadli iska ilaali danbiga aad xaqiiq heyn anagana hana danbajin wbt

  • @LuulKhalif-c9g
    @LuulKhalif-c9g 15 годин тому

    Soomaalidaan haday ahaa lahaayeen falastiin look ale iimaanka ay leeyihiin maasha alaah falastiin guul

  • @M.J-l8p
    @M.J-l8p 6 годин тому

    Somalia walaya ba nahay falastiin dad xuun waye maxa lii GEEY falastiin 100%70 wagaal anaka iyo gabdhaha somalia wanala cay fiiriyo daad keena no bahaan haka hadalno iyo doladeena🇸🇴👑

  • @Sofiaismailibrahim
    @Sofiaismailibrahim 3 години тому

    Allah❤❤❤❤❤❤

  • @Khalidxazan-z2s
    @Khalidxazan-z2s 13 годин тому

    Israil wax jira maaha waana wakhtigii lababiin lahaa insha allah

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 14 годин тому

    Sacuudiga haduu kadhabeeya waanu garab istaagi doonaa cidii sacuudi soo weerara waa lagu jihaadi doonaa

  • @KIFAAX666
    @KIFAAX666 12 годин тому

    YUHUUDA HALA RARO THAN FALASTIIN HALA DEJIYO.

  • @abdullaosmanabbi9707
    @abdullaosmanabbi9707 13 годин тому

    Xayeysiis Dheer

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 13 годин тому

    Waxey rabaan iney duqeyn ta al jaziira xalaaleystaan, qadar ayeyna ku tuhun san yihiin iney xaga.amaanz u janjeerto

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 14 годин тому

    Mais nous.. on es Somalie.: oublie la religion.. je suis fR je suis.. t’inquiète j’ai.. tout ce qu’il faut dieu merci.: tu voudrais me vendre quoi.. je suis fR 😢Israël vivras ..

  • @Xasan77766
    @Xasan77766 54 хвилини тому

    Carabtu iyadaa was khaatumo ah anigu horaan unacay markii ay falastiin ku eegteen xuluufada reer galbeedka in iyagana lagu xejin doono waan ogayn weliba wadan wadan loo garaaci doono

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 12 годин тому

    Masar sucuudiga ayey koobiyeynaysaa nafmalee

  • @caligadhle4022
    @caligadhle4022 6 годин тому

    Salalahu calayhi wasalam

  • @fawziaalisalad64
    @fawziaalisalad64 13 годин тому

    Walee wadankeena baan u baqsanahay markaan daawado TV ga,s/land iyo P/land markasta nabada wey ka soo horjeedaan markii ayaaha wadanka la rabo in la wada tashado oo waxey diidayaan lama yaqaano qabiil keligii dowlad ma noqon karto sidaa awgeed waa in ay maskaxda ka shaqeeyaan!!

  • @HirsiFarah-h4k
    @HirsiFarah-h4k 14 годин тому

    Cabdullahi sacdiyo kkkk

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 4 години тому

    Mareykan hadhaco

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 6 годин тому

    Love 🇸🇴🇸🇴👮👮👮💖💯👌🧕🏻🤲🤲💯🧕🏻🤳🤳🤳

  • @moeabukar1762
    @moeabukar1762 13 годин тому

    Palestinians ka fiiri manoqonayaan illa ay arabta farii noqdan taas ayaa dhab ah sababto ah muslinka iskuma doobno

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 15 годин тому

    Iyagaa carabta maanta hadlayoo dhanba? Iyagaa yuhuuda meesha ukeenay yuhuuda-- xalkuba markii hore saas yuu. Ahaa-- water waa dal yaroo Aan waxba kama Tarikarinba Arintaas falastiiiiiin sababtuna markii horeba maso galin yuhuuda dalka reer falastiiiiiin iyaga keenay?Urdun+masar++ sacuudi iyagaa keenay dhulka reer falastiin yuhuuda? ((( Iyagoo ingiriis kula heshiiyey burburintii dawladii Turkigoo OTHAMAAN EMPIRE oy Carab iyo ingiriis oy burburiyeyn---???? Waa in carabi dhulkii reer falastiin dib uso Celshaan ilayn iyagaa bixiyeyn

  • @mohaqani1041
    @mohaqani1041 15 годин тому

    Sucudiga asagaa halkaas is dhigay oo shidalkisa dollar ku gada muu joojiyo doolarka daa halagu duulee

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 10 годин тому

    Weyjabene sidaas ciyarta makudhamatay mise dagaal marekanka uu horkacayo ayaa sosocda hadana walakala dhunmandona mise iran iyo turgiga ayaa dhihidona fartat taqaninqora iskena siiya

  • @abdillahiyusuf9153
    @abdillahiyusuf9153 8 годин тому

    Sacdiyo maxay shaqo ku baraysaa

  • @HassanAli-q1g6r
    @HassanAli-q1g6r 13 годин тому

    Waa been An xad la hayan wig Wax walba daweeynay

  • @MohamedSharif-bn3rr
    @MohamedSharif-bn3rr 14 годин тому

    Sacuudiga waa diyaar in yahuud la heshiiso. Sacuudiga mar hore ayaa la qabtay. UA-camrow waxaan kuu maleynayey aqponyahan, laakin waxa tahay xaar ka buuxe oo jaahil ah.

  • @AymanAbdullah-e4r
    @AymanAbdullah-e4r 4 години тому

    NacalatuLahaa calalyahuud

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 14 годин тому

    Ils sont rien .. zéro et toi Somalie.. ne raconte pas n’importe quoi.. Isaac et Israël 🇮🇱 sera là demain chez toi

  • @Ahlamsharif8984
    @Ahlamsharif8984 14 годин тому

    Waa been Sacudiga iyo yahuuda waa is ovyihiin . Social Media ha ayaa ka qeel qeelinaa si aa. Islaam ka aan isga gado ee Yahuudee adinkaa idinla jiraa ayuu yiri😢😢😢

  • @sarahgawdan2215
    @sarahgawdan2215 14 годин тому

    Ils sont rien .. zéro et toi Somalie.. ne raconte pas n’importe quoi.. Isaac et Israël 🇮🇱 sera là demain chez toi