Thanks so much Waaberi Media, mowduucani wuxuu halis ku yahay caafimaadka qofka daawanaya , ogna in xaaladìi caalamka carabtu ay ku dambeysey , Cun,Cab khatarana halkaaga ku sug.
Marka aad leedahay waxay udhaxaysaa Syria Lebanon iyo Israel waa khalad waxaad dhahdaa dhulka ay xooga ay kuhaysato gumeystaha Israel. Ha u aqoonsan dal yahuuda
Dadka Muslim ka ah nimcooyinkooda ilaaheey ku maneestay weey iska la yaceen kuli waxooda kuma manaafacaan waxaa tusaale kuugu filan dadka Somalida ah ee aan ka dhalanay dhulkaas barwaaqada ah kama faaiideestaan waxeeynu kuli door bidnay qaxooti Iyo qax in yar oo tuugo ah ayaa looga soo hayaamay ogsoonoow hadii adan ka faaiideesan dadba kaa faaiideesanayo nolosha waxaan ku dhameesaneeynaa waxbaa lala wareegay Iyo waxba lala cararay
Carabta ragg in ay iska dhiciyaan waxay ka doorteen in ay RONALDO buumaha ka badalaan, oo Maalaa yacni ay dhaqaalohooda ku bixiyaan, madaxa ha looga kaleetiyo 😂
Ciidamada islaamka hub in cadowgooda ay ka qabsadaan ayay u tababaranyihiin haddaba siday uga qabsadeen ciidankii bishaar AL Asad oo kale ayayna u qabsanayaan hubka cadowkasta oo islaamka gardaraysta ogaada ,
Abdirahman Lph 4 yearki u danbeyay videoyadad qiimaha badanba ku xidhna ila an jeclaystay inan saado kle xog baahiye dhex ah noqdo 🙏 Ana youtube baan kuso biire bal hala iga war hayo asxaabey 🙏
@MohamedHashi10 Ama Somali Xun Aan Noqdo Ama Somali Wanaagsan Ha Noqdo Lkn Ogo In Raga Hisbulah Isku .aga Caabay Yiin Rag Shiico Ah Daaha Gadaashiisana Ay Natanyaho Kula Qax Weeyaan Sas Oy Tayna Ragaasi Waxay Kaa Jecelyiin Yuhuuda Iyo Ethiopia 🇪🇹 ka. Dhibka Sidiisaba Ma Sii Waaro Somalina Dhalinyaro Ayay Leeday Adeer Ka Saaraysa Dhibka Ay Ku Joraan
Great israel way kaga dhabeenayaan israiil ilaa hal qof kasoo hadhayo Shaxduse waxay utaal Turki iyo israiil ileen carab wataa iska cunaysa cunada mac-macaanka ah ee At the end point dagaalka islaamku xoreenayo Ardu-shaam waa hirgali doona inshlalah
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
SCW❤
🕌Hadal Afkaga kaso Baxa waxa ugu wanagsan saliga Nebi mohammed)(ﷺ)❤
Sxb cabdiraxman cumar waa ku salamay nin wax badan laga faa'iido ayaa tahay guuleyso sxb 😊❤
Kusali xabiibkeena mahamed scw❤❤❤❤❤❤❤
Thanks so much Waaberi Media, mowduucani wuxuu halis ku yahay caafimaadka qofka daawanaya , ogna in xaaladìi caalamka carabtu ay ku dambeysey , Cun,Cab khatarana halkaaga ku sug.
Allaah ha mideeyo muslimiinta
Igu la saliya nabiga scw
Buurtii lagu sheegay in Dahab laga heli doono hoosteeda ee Muslim iyo Gaal isku dagaali doonaan ayeey u ektahay aakhirkii. Wallahu aclam.
Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda
I am your sister from Gaza 🇵🇸 I ask you to pray for, us 💔💔...❤
Waa ku wata sxp❤😊
Ok
Ku Sali Xabiikeena Suuban SCW ❤
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
Nagala soco challengs
Israiil hada wey faraxsantahay lakin waxaa sugaya waqtiyo adag
Waakusalamay sxb malinwanaagsan
Merci pour l'information
Free falstiin ❤😢😢❤❤
Marka aad leedahay waxay udhaxaysaa Syria Lebanon iyo Israel waa khalad waxaad dhahdaa dhulka ay xooga ay kuhaysato gumeystaha Israel. Ha u aqoonsan dal yahuuda
Abdirahman Waaberi; waa ninka ay hal-hayska u tahay inuu dhaho Gumaystaha Israel. Ha u qaban haddii uu hal mar gafo.
@abwaanduulaaye7095 aad iyo aad
Wlhi markad dhahday mudo ayey kutamayen oo hada gacanta ayey ugashay yahuuda 😢😢wxd moda in sakiin la igu saray allow madaxa arab iyo inta racsan gaalo duleey oo so dedeji
Aqoonyahy abdi raxmaan cumar
Syria Palestine Iraq waa wadamo isku xiran waxaana kaimaanaya akhiri zamqnka
Ninka keliya an youtube ka daawado❤🎉 warkiisna an ubogo
Isreal wey na gumeysatay wllh
Wadamada carabta haday xulufo sameysan lahaayeen iyo sababta ay usameysan waayen iyo haday sameystan waxa dhacaya intaas muuqal kasoo samee sxb haday macquul tahay.❤
Nintiisi dayacan tahay aya tukala ka hadlaya carab maxa lagu gara
Somalidaba sii kala tagaysa oo dhulkii xorta ah itoobiya gorgortan kula jira
Dalalka carabta hadii ay xulafo samaystaan, Caalaamkaba iyagaa hogaamin lahaa, laakiin Caqligoodu wuxu dhaafi waayay BUUMAHA RONALDO, Dhaqaalohooda iyo cilmigoodiiba waxay galiyeen say RONALDO kastuumadiisa u daawan lahaayeen 😂
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay
War heedhe Awoowe, ma laysku haystaa mise dhulku waa dhulkii Shaam ee Muslimiinta oo aay Isaaiil xoog iyo Boob ku Dhacday ?
Isku haysi maxy tareee mrba hdii ay xoog ku hysto
M.a first person 😅
Somali ahan anaga israel waxa ino ah itoobiya iyo kenya oo lakala dhayrenaya ila dhul xor ah lagula gorgortamaya
ASC
Kaso hadal saxaraha kagoay Moroco pls
Asc waabari
Dadka Muslim ka ah nimcooyinkooda ilaaheey ku maneestay weey iska la yaceen kuli waxooda kuma manaafacaan waxaa tusaale kuugu filan dadka Somalida ah ee aan ka dhalanay dhulkaas barwaaqada ah kama faaiideestaan waxeeynu kuli door bidnay qaxooti Iyo qax in yar oo tuugo ah ayaa looga soo hayaamay ogsoonoow hadii adan ka faaiideesan dadba kaa faaiideesanayo nolosha waxaan ku dhameesaneeynaa waxbaa lala wareegay Iyo waxba lala cararay
Arabta Israel iney isga dhiciyan moyane hadii kle sida rer falastiin 😢oo kle bey uu xasuqeysaa 😮runtii marba wadan bey dulmineysaa yuhuuda 😬
Carabta ragg in ay iska dhiciyaan waxay ka doorteen in ay RONALDO buumaha ka badalaan, oo Maalaa yacni ay dhaqaalohooda ku bixiyaan, madaxa ha looga kaleetiyo 😂
@@Cabdiraxman..Gaalkacyo sowmahan 😂😂🥰👍
Yuhuud hadhamaato
Ciidamada islaamka hub in cadowgooda ay ka qabsadaan ayay u tababaranyihiin haddaba siday uga qabsadeen ciidankii bishaar AL Asad oo kale ayayna u qabsanayaan hubka cadowkasta oo islaamka gardaraysta ogaada ,
Abdirahman Lph 4 yearki u danbeyay videoyadad qiimaha badanba ku xidhna ila an jeclaystay inan saado kle xog baahiye dhex ah noqdo 🙏
Ana youtube baan kuso biire bal hala iga war hayo asxaabey 🙏
Oo dhexeeya suuriya iyo Israel Mahan in la dhaho waxaa sax ah in ladho oo u dhexeeya suuriya falastiin ta lahasto
Waa jabkii islaamka ee yuhuuda lagasaaro
Israiil waxaa ka go.an inay Ka wareegto dhamaan wadamada carabta
Wa sida itopiya qarniyal ugu taamaysay zaylac allow maxa yahuud madow iyo cadankoda dhulalkena daba dhikay
Lkn israel waxay samaysay wa wax so dadajinaya bur burkeda inta laga saraya ayay sugayan liska argigixisada xukumada cusub allow musliminta guulee mel walbay jogan insha allah farxada oohin aya uga dambeyn
Zxb arinbaa ihayste😢
Syria may ka dagalanto xukunka cusub
Waba sida ey rabto Israel
Aaway ciidankii qaramada midoobey oo meesha joogey
Zhp waaqicaadka dalka Somalia ka dhaca & tarikhdisii kasoo hadal
*Waligiin ma aragteen hal hogaamiye oo Suni ah manta jooga kaas oo ku baaqaya in muslimku midoobo* ?
Ilaah baa idinku dhaarshee daacad iyo qalbi sami haynu u hadalno hadaad maqasheyna nala wadaa copy linkiga
israel ayadaa Sabab U Noqon Karta Burburkeeda !
Kaalay.burburi.yaan.lagu.dilin
@AbdaleAbdilahi-j3jwosoo dhow yahay ader iska sug wodhamaday dulmiga muslimin waxa bilabmay casrigii jihadka adnh hadan ku arko qoortan kajara duliyow
way bur buraysaa insha allah@AbdaleAbdilahi-j3j
@AbdaleAbdilahi-j3joo yaa dilaya, war ba adaa hayee 😳❓
Hisbulah Iyo Israel 🇮🇱 Hayku Baaba Aan Labadooduba Waa Cadowkeenee
halke Cadawgada kunoqdeen ayaku carab waye adna somali xuno Dhan Itoobiyan kahaysato dhana Kenyan ka Haysato ba tahaye
@MohamedHashi10 Ama Somali Xun Aan Noqdo Ama Somali Wanaagsan Ha Noqdo Lkn Ogo In Raga Hisbulah Isku .aga Caabay Yiin Rag Shiico Ah Daaha Gadaashiisana Ay Natanyaho Kula Qax Weeyaan
Sas Oy Tayna Ragaasi Waxay Kaa Jecelyiin Yuhuuda Iyo Ethiopia 🇪🇹 ka.
Dhibka Sidiisaba Ma Sii Waaro Somalina Dhalinyaro Ayay Leeday Adeer Ka Saaraysa Dhibka Ay Ku Joraan
Qof fecan ayathay horousoco sxb
Halkani waa waaberi media 😂
Great israel way kaga dhabeenayaan israiil ilaa hal qof kasoo hadhayo
Shaxduse waxay utaal Turki iyo israiil ileen carab wataa iska cunaysa cunada mac-macaanka ah ee
At the end point dagaalka islaamku xoreenayo Ardu-shaam waa hirgali doona inshlalah
Dal Walbo Dowladiisa laburburiyo san Ba Udanbaynayso Bal wakaasa Ragii Bishaar al Asad riday Talo Iyo tabar Ay Isreal iskaga Kiciyan hakenaan