wajib by c/kariim raas with lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 72

  • @dabiyobiyo9880
    @dabiyobiyo9880 2 роки тому +14

    Heestan hadaad tik tok kaso raacday waliba video Ninka buulka kaso baxayo Like ta👍 i saar De legend baan ahe

  • @strikerbaarigagunnerforeve3045
    @strikerbaarigagunnerforeve3045 5 років тому +6

    Wlhi Xasuus 2007 The First Time Ee Aan Qof Si Dhab U Jeclaado Waliba Heestii Nafta Qaali Weeyo Qiimaha Aduunka Qof Iney Jeclaatana Qaadirkaa U Uumay Al Fanaan Cabdikariin Raas

    • @hassanahmed898
      @hassanahmed898 4 роки тому +1

      Wakhtigaas ana doonbaan saarna tahriib ah,heeatana mobil yar oo aan sitay ayay iigu jiri jirtay habeenkiibaan wada dhagaysan jirnay xabad aan is jeclayn, talaaay aduunka yaa dib u celiya

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      @@hassanahmed898 😜😜😜

  • @nololwcn2658
    @nololwcn2658 6 років тому +16

    Wwwwwwwww heestan iyo heso kle oo uu leeyahay alfanaan raas xasuusbay ayy igaliyaan wlhi 2004 realy baby ayaan ahaa wlshy noogu waynayd ayaa dhagaysan jirtey realy waa xasuus iyo badh
    Alfanaan abdikareem raas nolow

    • @mohamedmuparick8573
      @mohamedmuparick8573 5 років тому +1

      milgo mahamoud 143 waxa i xasuusisay yarantii radio national 2004 xusuus wlhi 2019 waan dhagaysanayaa

    • @keysewarmahaye4418
      @keysewarmahaye4418 3 роки тому +1

      Axyaaa wll maad iga daysid walee xusuuuuuusteeeeda mailoobo intaan noolahay 2002

    • @dirgaxwanaf6605
      @dirgaxwanaf6605 Рік тому +1

      Isku mid baanahay walahay walashay baa dharka ku qadhan jirtey heestaan waqtiga aad sheegayso rikoor iyo cajalo badan baa u yaalay aduun

  • @Hamze_jn
    @Hamze_jn 2 роки тому +9

    2008 Xasuus anigo oo ku nool miga somali galbed oo xoola jir ah ayaan dhageeysan jiray ido ku duuban albunki gadudo carwo maanto oo tariiqda tahay 23 5 2022 anigo jooga Nairobi Kenya ayaan dib uu dhageystay

    • @hassanabdiartan393
      @hassanabdiartan393 2 роки тому +1

      waan kasimanahay heestaan nairobi baan kudhagaysanayaa cawa 26/5/22

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 2 роки тому +1

      Waqti dheer wlhi 😊😍🥲

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 2 роки тому

      Xasuuso weeyaan wlhi

    • @ismaaciilibrahim2175
      @ismaaciilibrahim2175 10 місяців тому

      Walhy 2007 ano ciyaala dhagaysan jiray anoo jooga tuulo yar manta oo taarikhtu tahay 4 /11/20 23 dib u dhagaystay anoo sarkaala

  • @worldtoday1331
    @worldtoday1331 3 роки тому +4

    2003 iyo xasuustaydii laascaanood. Walow heesta markii iigu horaysay aan maqlay 2002 iyo ceerigaabo.

  • @abdiwelihaji8237
    @abdiwelihaji8237 6 років тому +5

    Alla mxn heestaan wax bada raadiyay 2004_2005 yaan dhageysan jiray anoo yar #xasuus time

  • @abdirsaaqhassan1935
    @abdirsaaqhassan1935 6 років тому +9

    thanks for your uploading , hees aan ibdan raadinayay up to 2018

    • @ahmedadan2362
      @ahmedadan2362 5 років тому

      wlh kulimada ahay

    • @ahmedadan2362
      @ahmedadan2362 4 роки тому

      "Kalgaceyl qof uu galay
      Ayaan talaba gaarine
      Ha igu ruub galdeedee
      Soo waajiba maan garan."
      Back to 2000 iyo abdikarin ras.

  • @abdidheere7000
    @abdidheere7000 6 років тому +10

    heestani waxay isoo xasuusisay waayo waayo 2003 aniga iyo aderky aan aad u jeclaa alle hawnaxariistee ayaa wada dhegaysanjirnay waagaa oo markii danbe iskuul laygu daray deedna xabadyar oo qalbi xabxaba ayaan heestan udareeriyay iyana runbay mooday anna waan kadhaansaday wixii kadhacaa kadhacay hhhhhhhhhhh ciyaalnimo

    • @abdisamedsaleban3243
      @abdisamedsaleban3243 5 років тому

      Hhhhhhhhh inan baaan kuu dayay

    • @Ha_samaato
      @Ha_samaato 3 роки тому +3

      Waa Godob aad meel dhigatay Iyo wax aad u aayi doonto , ileen cuqubo meeshii Lagu galay gogol ku hurudaaye , nabsi ma dhaxo, wiilow xumaan aad gashay ayaad ku faanaysaa

    • @jamalmohamed8766
      @jamalmohamed8766 Рік тому +1

      Ala maxaad jaahil tahay show

  • @mawliidjr3449
    @mawliidjr3449 2 роки тому +4

    Anigu 2010 baa igu horaysay heestan
    Dhalin yaro naga waa waynayid baa dhagaysan jiray

  • @zadiiqcalih3785
    @zadiiqcalih3785 5 років тому +7

    Album ay ku Jirto Heestan iyo Heeso kale oo Caanjalad ku duubna aYaan Dhagaysan jiray 2002 Lkn Sifiicn umaan aqoon se wan Xasuusta reer cusub oo Aroos ahaa aYaa dhagaysan jiray markasay aroosadu kusoo celcelin jiray Xasuus tagtay

    • @Kurbo_gaming_x77
      @Kurbo_gaming_x77 2 роки тому

      Old is gold 🪙

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale Рік тому

      Legend hore hda xage ku noshahy

    • @sadiksi0261
      @sadiksi0261 11 місяців тому

      Hargeisa zhp 😂 wakhtiga caruurta sharma boy iskaayasoo gaadhsiyay 😂😂

  • @faysalcabdilaahi5307
    @faysalcabdilaahi5307 8 років тому +2

    alaylehe waa fanaan qaaliya

  • @yahyahusni3695
    @yahyahusni3695 4 роки тому +2

    Walaal soo gali hees ninkaan ulehyahay oo dheheesa hadii aanun gabar yahay cashaqaada imagalin

  • @hanniadam2547
    @hanniadam2547 2 роки тому +3

    Xasuus long time I remembered my ex💔💔💔

  • @bashirhassan6764
    @bashirhassan6764 8 місяців тому

    2006 anigoo dhigta dugsiga sare shiekh bashir Burco ayey iikeentay Inan aanu sheekaysan Jirnay album ladhaho guududo Carwo heestan kamid ahayd heesaha cejelada kujira aad baan u dhagaysan jiray inkastoo mid qurbaha kayimi gabadhii iga guursaday alla Ninkii xumaayeee……….

  • @liibaanliiburuuj
    @liibaanliiburuuj 4 роки тому +2

    Ila garo jecelka intan gacalo kuu qabo 💖

  • @wassupshidan9857
    @wassupshidan9857 8 років тому +4

    wow inaba caadi maaha 👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @mohameddek8154
    @mohameddek8154 5 років тому +3

    Albunka waxaa ladhahaa gaduudo carwo ninkii yaqaan aya yaqaan 2007 ayaa studio Nairobi kuyaaal oo ahaa kuwii ugu caansanaa shebowband 11 street aya kudhahey waxaa rabaa albunka gaduudo carwo maba jiro ayey idhaheen waa kuqosley waa ka tagey

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj 2 роки тому

      Sheegoband 11 street maxaan hortiisa shaah ku cabay

    • @WaayoArag.
      @WaayoArag. 9 місяців тому

      Sheegoband maxaan dhegaystay hee ay duubeen! Albumkaasi waxa uu ahaa album ay ka muuqato in Cabdirkariin jacayl dhab ah dhex dabbaalanayay.

  • @mahamedbukhari949
    @mahamedbukhari949 Рік тому

    Igu raac garaadkoo
    Hay gu raacin duunyee
    Soo waajib maad garan
    Qoraalka iska sax ama aaad u dhagayso

  • @alihassan-zr3jm
    @alihassan-zr3jm 3 роки тому +2

    qof kasto hees xasuus ku reebto aa jirta aniga tan baa meel iiga taala

  • @nabiilshaacib493
    @nabiilshaacib493 3 роки тому +2

    👍Great Song That Reminds Me Of My 4Mer Sweetheart

  • @profinneupane6883
    @profinneupane6883 6 років тому +5

    2000 baan daawan jidhay

    • @abdirahmandacaam799
      @abdirahmandacaam799 6 років тому

      Guled Mahamud
      Hhhhhhh 2000 ayuu soo baxay albumkan guduudo carwo xasuus

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 7 років тому +5

    wwwwwwww heestaaan 2005 ayaan dhageysan jiray

  • @ahmedadan2362
    @ahmedadan2362 4 роки тому

    Tan hees wey ka badantahay.

  • @apdiqadirhassan2473
    @apdiqadirhassan2473 5 років тому +1

    wwww wa hees aad u macan

  • @abukarhappy3000
    @abukarhappy3000 8 місяців тому

    Xasuus jaceylkeygiye raaxo iigu noolow

  • @updirahman5589
    @updirahman5589 3 роки тому

    Cabdibkariin raas fanaan codmacaan heesihiisa kama daalo

  • @abdishakurahmedsalaad6201
    @abdishakurahmedsalaad6201 Рік тому

    22/10/2022 hpeen axadii so glysoh

  • @malmahaaduun6469
    @malmahaaduun6469 9 місяців тому

    hestan albunki gaduudu carwo aya kamid ahay wa doqon magarato alla
    maxa waqtigas wayahu wacnaa ayamaha tagay dib miyay uso dhalan

  • @jannadalajaara402
    @jannadalajaara402 10 місяців тому

    Haygu reer galbeedobin

  • @youngskyper
    @youngskyper 11 років тому +2

    Super song

  • @cali0010
    @cali0010 6 років тому

    hees wanaagsan

  • @ismaciilaxmednuur6900
    @ismaciilaxmednuur6900 Рік тому

    Albumkan waxa ka mac mid aan 2015kii aan dhageysan jiray hadase meel kasta waan ka raadiyay Albumkaas ma arag wlhi

    • @Abwaan_Qarayare
      @Abwaan_Qarayare Рік тому

      Niyaw album kaa kale magicii aan kula raadiyee... Kan ay heestan ku jirtay waxaa la odhan jiray Album Guduudo oo aan filayo in la tumay horaantii 2000 waana heeso xul ah oo aan jnaba caadi ahayn, kolley heesta ugu caan-baxdayna waa heesta Dahab la moodyeey....

  • @samatarismail1718
    @samatarismail1718 4 роки тому +1

    Xusuus runti talow yaa sidaydoo kale albankii guduudo carwo studio kasoo duubtey 😂😂

  • @fatumasaid1918
    @fatumasaid1918 8 років тому

    axyaa hees

  • @TIKTOK4472
    @TIKTOK4472 Рік тому

    Gududo Carwo Album

  • @idriisabdikarimmaxamed6421
    @idriisabdikarimmaxamed6421 2 роки тому

    Kastumadayday madaxa ku dubatay hes wanagsana way tahay hèstu ninka so galiyo garo

  • @fatumasaid1918
    @fatumasaid1918 8 років тому

    waan ladhacay

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 3 роки тому

    Wwwwww aaaxxx

  • @asmacabdirashiid6175
    @asmacabdirashiid6175 4 роки тому

    What your name

  • @xuseenmoh9529
    @xuseenmoh9529 3 роки тому

    Igu.raacgaraadkuhayguraacingoonyee

  • @SomaliBoxing
    @SomaliBoxing 5 років тому

    Xasuus WAKHTI 🤦🏾‍♂️