Jaziirada Juula ee Gobolka Jubbada-Hoose Soomaaliya. Juula Baajuni Islands.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • Jaziirada Juula ee Gobolka Jubbada-Hoose Soomaaliya. Juula Baajuni Islands.

КОМЕНТАРІ • 187

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 3 місяці тому +60

    waligey isms lahyn dhulkan quruxda badan bay soomaali leedahay masha Allah, from Hargeisa

    • @mmm-ww8jp
      @mmm-ww8jp 3 місяці тому +2

      Weey ka buuxaan jubbaland laakin badan AS baa heesato

    • @NunelalaDada
      @NunelalaDada 3 місяці тому +5

      ❤ wll waad kumahadsan tahay falcelintadah halkaan anigah ayaa kudhashay oo nah kusokoray walibah kalumeysigah barxadah eey dumanku yalaan ayaa ayaan kubartay wll wax kaleh hadad ugu bahantahay nah waan kacawinkaraa wll alshabab baa heysato beey kuleyihin lkn waxaa wax kajiro malahan waxaa mamulkah hadah jogo waa jubaland 🎉

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 2 місяці тому

      Nune walaal guryaha maad sida baajunta Lamu u dhisataan? Meesha wey sii quruxbadnaanaysaa. Farsamada qadiimiga waa in la soo celiyaa.

    • @mohamedabdilahi417
      @mohamedabdilahi417 2 місяці тому

      @@NunelalaDada aad iyo aad BAA u mahadsantahay wllo waxaan jeclahay In ay barwaaqadaas xoriyadd loogu imaado ilaahay inna siiyo oo aynu ku kulano halkaas insha Allah

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 2 місяці тому

      Ax allow somali noo hagaaji❤❤​@@mmm-ww8jp

  • @faisalsamow3565
    @faisalsamow3565 4 місяці тому +49

    Dadka xalaal Quutada ah waa dadkaan,, waa dad mudan in lagu daydo, Allah xifdiyo inshalaah..

  • @AhmedAkOfficial1
    @AhmedAkOfficial1 4 місяці тому +33

    Dalkeena Nimcaa Taala lakiin Ilaahay wuu inaga Qariyay Allow Dalkeena Noo Barakee

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 3 місяці тому +2

      Wallaalo waxaad shahdaa
      SUBXAANA LAAHU WATACAALA CAMAA YUSHRIKUUN OO AH
      ILAAHAY AYAA XUMAAN KANASAHAN KOR AHAYE WAXA LAGU SHEEGAY ALAH WUUKA KOREEYAA
      WALLO ALE CAAMIYE AAN WAX ARKIN O NIMCDA U ALE SIIYAY AAN ARKEYNIN MANIHI
      ALE KITAAB MUNASAL AH OLAGU SDHAQMU NOSO SAARAY ANAGA ISKA INDHO TIRNAY
      O CALFAN WAYNAY NIMCADA DALKENA INAGA IS XASADNAY OQAADANAY CAMAL SHAYDAAN
      EE ALE NAGAMUU QARININ WAAYO HADU ALE NAGA QARIN LAHAA
      DHULKABA LAGAMA SOO SAAREENE
      SAXAARO QALALAN LAYN DAJIN LAHAA EE SAA UFAHAN ALE SWT
      WUU NOO NICMEEYAY ALX ALX ALX DHEH

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому +1

      Sheydaan baa kaa qariyey.

  • @queenisma633
    @queenisma633 2 місяці тому +11

    Thanks bro adeerkey jaylan bakari 20 Sano aan arkin ayaan manta arkay ninka warbixinta ku sinayo waa adeerkey abahey la dhashay waan ilmeyaay wlhi ilove you adeer jeylan bakari ❤❤

    • @SadamsalimOmar
      @SadamsalimOmar 26 днів тому

      Asc magaceyga waa Sadam Salim Omar Mohamed Abdalla Bakari Mshambo ee waxaan ahay qof baajun ah marka wahan ahay kusoo korey meel gol ah marka wahan jeclahay inan dedkey inan barto sida dartii walashey waxaan qoralka kadatemey inaat kamit tahay reer Abdalla bakari sida dartii xadii aat arakto qoralkeyga ilasoo xariir si aan dedkeyga aan ubarto xadana waxaan kunolahay wadanka Kenya🇰🇪 gaar ahaan xarada ifo

    • @ShariifmaxamedShariif-bo7rw
      @ShariifmaxamedShariif-bo7rw 10 днів тому

  • @Nafaqo_Channel
    @Nafaqo_Channel 3 місяці тому +20

    illaahoow nabada u siyaadi walaalaheen koonfurta , anigoo Somalilander ah waxaan ku faraxsanahay barwaaqada dhulkaas , islaamnimo , soomaalinimo , Farxad ku waara

    • @mahadawilhossein9220
      @mahadawilhossein9220 3 місяці тому +3

      Soo dalxiis taga dibna u fiiriya waxa la idinku akhriyay in ay aheen wax 100/ run ah

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 2 місяці тому

      Thnxs 😊

    • @LoulaAbdi12
      @LoulaAbdi12 2 місяці тому

      Waa mahadsantahay

  • @shugriabshir
    @shugriabshir 28 днів тому +3

    waligeu isman laheyn dhul sidaa u qurxon ba somali lee dahay masha alaha ilahey dhul wan siye mee dada kedi😭😭😭😭😭😭

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 3 місяці тому +9

    Siyaad barre wadani inuu ahaa ka warama jasiiradan dhan dadkii deganaa ayuu raray si ay soomaaliga u bartaan Hargaysana dadkeeda ayay raraysaa si ay xabashi u noqdaan

    • @Waryaa1234
      @Waryaa1234 2 місяці тому

      Dad kaa tashtay, waqtiga ha ku lumin. Danteena aan ka raacno, nin ka aa amaaneyso hooyooyin badan ayuu gablan ka dhigay ama asaay cad u saaray. Hooyadaa iyo gabadhaha kula dhashay/ama adiga xitaa ma ku jirin kuwaas aa u maleynayaa, sax?

    • @AhmedMohammed-k8n
      @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому +2

      ​@@Waryaa1234😂😂😂😂
      Markii qofi multi kuhadlo mangaabku Maala yacni ayuu uhadlaa War Hargeysa cidna kama xigtid hadiiba aad dhiig muslim kugu jiro tashi aad kahadlee man arag walalkiis diidow Cid kuwanaajinaayso kale jaliil kuuma beerin harka qofkii qalad kugula hadlo qalad ugu jawab lkn madaxda iyo shacabka aan kala saarno siyaasi dal iyo dadba maleh

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 3 місяці тому +5

    Waaw dalkayga inta quruxdabadan ee aan la ina tusin ❤❤❤❤❤

  • @shantagees9425
    @shantagees9425 3 місяці тому +13

    Vloggaan shan mar baan dawaday dareenkayga wax an ku cabiro ma aqaan, IFIYE walaal waa mahadsantahay inaad quruxda dalkeena ad noo soo bandhigto. Waxan aad uga murugooday in meel saa u quruxbadan oo badan dalkeena ku yaalaan from Bari region ilaa Baladweyne iyo Jowhar, Baydhabo iyo luuq Ganaane ilaa Borame, dalkeenu waa hodan laakiin cid u hiilisa oo dar dar galisa in meel walkba dowlad xooggan ay gaarto ma jirto, Bal tuuladaa siday ahaan lahayd ka waran hadii nabad lagu gaario iyo dowlad dhista aynu samayn lahayn, Wadooyin qurxoon iyo adeeg bulsho iyo resorts loo dalxiiso baan yeelan lahayn oo dhaliyaradu ay xusuus iyo tariikh macaan kusoo qaataan hadana cidna maba oga inay jirto saaad!

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Місяць тому +1

    Somalia is beautiful manshallah

  • @Xasbunalahwanimcawakiilan
    @Xasbunalahwanimcawakiilan 3 місяці тому +6

    Lahjada baajuunta waa sida afmayga waa lahjad soomaali cidwalba waxey leedihiin lahjad ugooniya❤😂😂😂❤

  • @AbdullahiAbdullahi-r5u
    @AbdullahiAbdullahi-r5u 3 місяці тому +6

    Waa degan dalxiiska Ku qurux badan Masha Allah rabiyow dalka iyo dadka nawad inooga yeel

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 3 місяці тому +6

    I remember when said bare said, waxa isku dul nool dal qani ah iyo dad faqiiir ah, wlhi i have never about julla Island, waxan Uu bahanahay in quruxda dalka lasoo bandhigo laguna baraarugo Dalxiska iyo ahmiyadiisa,
    Many thanks to these gentleman for showing us this incredible island,
    Keep up the good work guys
    Alllah haiidin barakeeyo ♥️ 🇸🇴

    • @XudayfiCabdiwaxid
      @XudayfiCabdiwaxid 2 місяці тому

      Wlha waa run dhulku waa qani laakin dadkii ayaa la isku dira

  • @Shuhuura
    @Shuhuura 3 місяці тому +7

    Masha Allah dhulkeena Nimcaa fadhidaa ee haan ilaashano oo dhibaatada haan iska dhaafno. 🇸🇴🌿🌿🌿💚

  • @DADAahmed-iz4xw
    @DADAahmed-iz4xw 3 місяці тому +9

    my home jubbada hoose wan uxisay❤❤

    • @notyourtypicalfarah7194
      @notyourtypicalfarah7194 3 місяці тому +2

      It's beautiful place. Mashallah you guys are lucky.

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому

      Come and build it​@@notyourtypicalfarah7194

  • @somkaplan1563
    @somkaplan1563 4 місяці тому +7

    What a place I love your videos.

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +5

    To all Somali people special bahjunn family come back to yr country 🇸🇴 and build yr nation
    Like u did mumpasa and UK

  • @CIISECABDULLE-f6h
    @CIISECABDULLE-f6h 13 днів тому +1

    Maashaa allah ❤❤❤

  • @Rahmah-Mercy
    @Rahmah-Mercy 3 місяці тому +11

    degaan qurux badan oo maalgelin u baahan soomaali badan oo qurbojoog ah ama gudojoog ah waa u dalxiis tagi lahayeen....vloger koow sabab ay ciidan kuula socdaan ay kuu ilaalinayaan aan garan waayay? july maaha waa juula jabaay ama juula baajuuni.

  • @jaamacdagaale5145
    @jaamacdagaale5145 3 місяці тому +3

    Qurux miiran waaye maasha Allah

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 4 місяці тому +6

    Very beautiful vlog heesta magaced iga maqan

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 3 місяці тому +1

    Waligay isma lahayn dhul jaziirad ah oo sidan u qurux badan oo soomaaliya ay leedahay

  • @aduuniyoakhiro6649
    @aduuniyoakhiro6649 3 місяці тому +3

    hormar wcn ku rajeynaa sxb waxaa kaso raacay 1.86k subscribe insha allah hadii Aaan noolahay adna nooshahy waxaa arki donaa adoo 100k udabaal degeyso ilaa 1m insha allh guleyso sxb talented tahay wllhi sida muqaalka top waaye guul sxb

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 3 місяці тому +2

    Juula is a beautiful island 🏝❤❤

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 3 місяці тому

    Beautiful Somalia. Thanks a lot for showing us the beauty of our country.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mumadabdi2107
    @mumadabdi2107 3 місяці тому +2

    😮😊❤🎉❤🎉❤🎉❤ OMG jaziirad cajaabia ayeyno lenahay be😮

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 3 місяці тому +5

    Waa dal dadakii laha eey waasheen😢😢😢😢😢😢😢

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 2 місяці тому +1

      Wll shisheyaha aya ka danbeya qazatan ethiopia aya isticmasha magic

    • @ahmedabubakar22
      @ahmedabubakar22 Місяць тому

      Warya wa edebdaranatahy stupid ba tahay ma adiga waalay

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 3 місяці тому +1

    Maasha allah dadkaan ayaa Nimco. Ku nool yihiin dhib iyo buuq iyo amaandaro magaalee taalaa

  • @wolfpubgyt7513
    @wolfpubgyt7513 2 місяці тому +2

    Soomaali alaw israaci

  • @abshachannel2185
    @abshachannel2185 4 дні тому

    Masha Allah 🎉

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 місяці тому +10

    Let we create for them Jula fund development to save guard their islam, environment, health, education, jobs................. What do you think daawadayaal?

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +1

      Yes build yr country 🇸🇴 investment yr country
      Jubbaland 🇸🇴😊dhiista
      Justice come 🫴 but make jobs yr people

    • @mohamudosmanmohamed
      @mohamudosmanmohamed 3 місяці тому

      It's a good idea actually.

  • @HassanBirmad
    @HassanBirmad 3 місяці тому

    Maansha Allah jasiiradda masaajidkeedu qurux badanaa farshaxanka dhismayaasha Islaamiga ahi Waa ka horumarsan yahay tayo ahaan iyo qurux ahaanba dhisamayaasha kala duwan ee caalamka

  • @WafaacabdallesaalaxAxmed
    @WafaacabdallesaalaxAxmed 24 дні тому

    Ma.allah

  • @laabtakasoco3723
    @laabtakasoco3723 Місяць тому +1

    Dhul qurux badan lkn ilahay I ku beeray somali dawakhsan

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 місяці тому +4

    Masha allah

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 місяці тому +2

    Masha allaah qurux madanaa❤

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 2 місяці тому

    Somalia show dhul saaid u qrx badan aya ku yaala Mashallah

  • @AbdullahiShuute
    @AbdullahiShuute 6 днів тому

    Dad illaaheey siiyay nimco aduun iyo mid aaqiro laakiin aan fahansaneen illaahoow na garadsii nicmadaada oo naga dhig kuwii ku shukriyo nicmooyinkaan aan la koobikarin ee aad nagu manaaysatay

  • @AliAhmed-zf5uh
    @AliAhmed-zf5uh 3 місяці тому

    Beautiful. i know that place

  • @FarassVlogger90
    @FarassVlogger90 3 місяці тому

    Waa Muqaal Qurux Badan MashaAllah Amazing

  • @Walkingnomad.
    @Walkingnomad. 3 місяці тому +3

    Somalia wa dal wayn o gobolkasta qurux gaara leyay dadkaan wa nadif degen o xalal quteyala sida ka muqata

  • @ImanIbrahim-ml8og
    @ImanIbrahim-ml8og 3 місяці тому +2

    Masha Allah qurux badanaa

  • @ShariifmaxamedShariif-bo7rw
    @ShariifmaxamedShariif-bo7rw 10 днів тому

    Masha alaah waadhulkena

  • @maxamedug47
    @maxamedug47 11 днів тому

    Sxp madhawo so duub 🙏🙏

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 3 місяці тому +4

    ANIGU KISMAAYAN KU KORAY BAAJUUN WAAN AQAANA WAA DAD ISLAAM AH
    OXOOGODA MAALA
    AQLI BADAN LEH OAN KU MILMIN WAALIDA AY SAMEY NAYAAN SOMALIDAN IIMAANKA LA.A

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Maasha'Allaah ALLE ha u siyaadiyo.

  • @abdiqadirhussen6575
    @abdiqadirhussen6575 4 місяці тому +3

    Sxb waxaa samesa 2 mokorofon isticmal

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 3 місяці тому

    Masha Allah barakumu Allah jamiican. ❤❤❤❤

  • @yaqubofficel212
    @yaqubofficel212 4 місяці тому +6

    Wallahi dalka nimco taala war aan isku doob naano

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 місяці тому +7

    Fara dheer halagu ilaaliyo dhulkan eeyo waaye

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +2

      Com and build yr country 🇸🇴
      Doqonow fara Dheer waaalka

    • @TalaaboDheer
      @TalaaboDheer 3 місяці тому

      Maxaa ka wada walaal?

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 7 днів тому

    Waa shaqo aad u wanaagsan

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 3 місяці тому

    mansha allah wa jasiirad qurxan❤

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 місяці тому

    Masha Allha ❤❤❤❤❤ SOMALIA

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim6380 3 місяці тому +2

    War soomaliyahoow aad adeysiin jasiirooyinka oo aad waresaneysiin odayaasha masaakiinta ahaa oo aan taarikhdooda kaseynin ka daaya

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 3 місяці тому

    Waa meel aad u fiican .

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 місяці тому

    Maasha Allaah qurux ilaahoo nabad nooga dhig wadankeena.

  • @AbdulaahiabdikarimAdam
    @AbdulaahiabdikarimAdam 3 місяці тому +3

    REER JULA😊

  • @beautyofislam8253
    @beautyofislam8253 2 місяці тому

    Masha Allah.

  • @ahmedmaow7974
    @ahmedmaow7974 4 місяці тому +3

    Noosoo badi muuqaalka adoo mahadsan

  • @Qamarabdullahi-w5o
    @Qamarabdullahi-w5o 3 місяці тому

    masha allah ❤❤❤❤

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 3 місяці тому

    Masha allah quruxda soomalia

  • @sahruujamktr3987
    @sahruujamktr3987 3 місяці тому +1

    Masha Allah dhulkaan qurxoon ,baa Somaali Allah ku irzaaqay, ilaah madax cadaald fasha oo wadanka hormarisa hanoo keeno....
    Turkey iyo kenya inay dhisanayaan meshaan mey maal gashtaan, nabadeeda iyo caafimaad wanageeda laga shaqreyo

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 3 місяці тому

    Mashaa Allaah❤

  • @warfaa_soysoy
    @warfaa_soysoy 3 місяці тому +1

    Soomaaliyeey aan Cawaanimada iska deyno oo dalkeena quruxda badan nabad iyo horumar u horseedno😢
    Jaziiradan oo kale million dollars baa asbuuc walba kasoo xaroon lahaa dalxiiska iyo ganacsiga

  • @Abdinasir-tq8ge
    @Abdinasir-tq8ge 22 дні тому

    m.a ❤❤❤❤

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 3 місяці тому +4

    dhulkeena walaahi waa meel barwaaqo ah aloow noo namadee ,hadda anigu waligay koonfurta soomaaliya maan arag dagaalna maan arag hada dhibaatada koonfurta ka dhacdaa saamayn ayay inagu wada leedahay

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 3 місяці тому

    Markan yaraa Juula jawaay ayaan maqli jiray ma iyadii baa oo magaceeda lasoo gaabiyey sxb thanks

  • @AhmedMohammed-k8n
    @AhmedMohammed-k8n 2 місяці тому +1

    Kenya dheefeey naga qadataa waxay naga siisaa kiilo 2 doolar halka niinca jaadka 2 dolar ama haldolar kawarama oo isbarbardhiga

  • @aliismail7620
    @aliismail7620 3 місяці тому +1

    Baajuuni tolow Soomaali , siyaasad iyo dhaqaale ahaan xidhiidh lama laha miyaaa?

  • @kherowbisharhassan7055
    @kherowbisharhassan7055 3 місяці тому

    MashaAllah 💞

  • @suziy154
    @suziy154 3 місяці тому

    Nice ❤❤

  • @Ramla-st2xr
    @Ramla-st2xr 3 місяці тому +1

    Juula iyo jawaay

  • @falatoking1761
    @falatoking1761 3 місяці тому +4

    Dal aan Dad lahayn

  • @binabeidsalim6380
    @binabeidsalim6380 3 місяці тому +2

    Masaakinta aad weydineyaiin taarikhda ayay gaabinayaan
    Odeyga wuxuu ku leeyahay waa jasiirad qadiim ah oo la soo degey ina kabadan 416
    War masaakinta wareysi taarikheed ka daaya

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 3 місяці тому

    WAXAA LA YIRAA JUULA JAWAAY XILIGII SIYAAD BARE AYAAN MAQLI JIREY IYADOO LA GEEYO CIYAALKA DERBIYA JIIFKAA BAA LAGU SOO DHAQAN CELIN JIREY

  • @buraale134
    @buraale134 2 місяці тому

    Mashallah

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 3 місяці тому

    Wlhi NoloshayDa İsma LahayN DhuLkaN Baa SomaLia KU YaaLa 💯🔥

  • @moogemaxamuud1963
    @moogemaxamuud1963 3 місяці тому +1

    Waxaaasaa lainaga qariyay

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 місяці тому

    Juula iyo jawaay waxay kujirta saarki careys ciise 😍😍😍

  • @HaredaBare-pi5kk
    @HaredaBare-pi5kk 3 місяці тому

    Wa an guso kory ❤️❤️❤️❤️

  • @AbdulHirsi-nq9gl
    @AbdulHirsi-nq9gl 3 місяці тому

    Masha Allah wax fcn ayaa so fudbisaa lkn ka ilaali cidanka kula😂socdo ka fogee shashada please 🙏

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 3 місяці тому

    Wow😢🎉❤

  • @Xmq30
    @Xmq30 2 місяці тому

    Music name

  • @moh4127
    @moh4127 3 місяці тому +3

    Somalideena geel raacatada ah baa dhulka fasaadisay,bal eeg meeshani say u cagaarantahay ee u quruxbadatahay.
    Waan hubaa dhulkan hadii hawiye, isaaq ,darood tegi lahaayeen uu saxare isu rogilahaa umad shufto ah baanu nahay oo aduunka lagu soo khalday😅

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      😂😂😂😂 walaahi was run umad wada shufto ah oo meeshii ay tagaanba cagaarku durbaba madoow noqonayo ayaanu nahay. 😂😂😂 xasbiyallaahu Wanimcal Wakiil. ALLE ha ina wada hanuuniyo.

  • @2plus2equals59
    @2plus2equals59 3 місяці тому +2

    Dadkaan waa inay afsomali ku hadlaan hadii kale ka saara dhulka

    • @MoIntertains-hk1ix
      @MoIntertains-hk1ix 3 місяці тому

      Adiga noo biloow oo ka saar cunsurigii ku dhalay wasee!!

    • @abdifatah-Yare
      @abdifatah-Yare 2 місяці тому

      ​@@MoIntertains-hk1ix
      Dadku Waa Soomaali lkn luuqad u gaar ah ayay leeyihin, soomaliya luuqado badan baa looga hadlaa Sida, siiba xeebahaas sida Baraawe iyo marka, iyo jasiiradahan waxa dadka lagu khalday sheeko tidhaahda soomalida hal luuqad ayay Ku hadashaa.

  • @abdinasirmohamed7345
    @abdinasirmohamed7345 3 місяці тому +1

    waxan maqli jiray somalia dad majogo lkn dal nimco taaalo ayay haystaa

  • @DeerowIbrahim-wr4dc
    @DeerowIbrahim-wr4dc 4 місяці тому +4

    Meel qori afyare yaalo amaankeda mala isku haleen karo somali meel kasto amaan ma,ahan allow dalkeena amaan inoga dhig

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +1

      Norway iyo keenya askarta qoryo waa wataan😅
      Orod ibaqtii USA wasaaq Dhow

  • @superfun1819
    @superfun1819 3 місяці тому +3

    Jubbaland waa mamuul runtii dagaan intaa kamaqan waay imaan
    Reer bahjunn family dhulkiina imadaa please
    Afsomali iyo luqada bahjunn somali hawada baraato
    Kenya 12 luqaad loga hadla
    Somalia
    3 luqaad waye
    Tansaaniya
    30 luqadood.
    Somali stop investment foreign country 🇸🇴

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Maalgalin nuucee ah ayaanu galin karaa? Bal soo ogiow walala

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +2

      ​@@niyaaladem
      Diaspora Somaliyed aa Imaan idinku hoteel iyo hospital Lee sameeya
      Qof kasto somali amaa afsomali ku hadla
      Keena.
      Insha Allaah markii Alshabaab khawaarij rabbi naga saaro
      Oogada nin one man one la noqon
      Xataa diaspora only need safe mooye hotell uma baahna
      Hospital school hala dhiiso
      Dhiigu waa xaraan
      Dadka Muqdisho ku oordaya Gobolada dhiisaa.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      @@superfun1819. Kuma fahmin walaal. Dadka Muqdisha waxaybu aadayaan anihuba ma garan. Se, waan kula qabaa in dalka la dhisto oo la maalgalsho. Meeshaan quruxda badan ma alsheydaan baa jooga?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому +1

      Soomaaliya waa hal luuqad walaal. Afka Soomaaliga unbaa loiga hadlaa dalka.

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 3 місяці тому +1

    Umadeena yaa marakib ku soo rara Alaska ku daadiya marka laga reebo xalaal quudatadaan oo kale. Bali fiiriya Nicmooyinka Illaahay nadii. Biyo iyo beer kaluun iyo xoolo.😢😢😢😢

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 3 місяці тому +1

    Waa ceeb qof aan afsomali ku hadlayn inaad Vedio ka so duubto odaygii hadlaayah waa nin fiican laakin wiil yara wuxu ku hadlaayey sawaaxil

    • @shantagees9425
      @shantagees9425 3 місяці тому +2

      oo maxaa ceeb ka dhigay walaal haday meesha uga hadlaan luuqadaas, dalkeena iyo dadkeenuba way kala duwan yihiin oo qofka Somali luqadda kaliya kuma nmoqdo, deegaanna waa ku noqdaa.

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +1

      Wad edeb daran thy

    • @superfun1819
      @superfun1819 3 місяці тому +1

      ​@@shantagees9425😅 aqoon la,aa.n heesa afmay iyo maxa tiri af bahjunn waye

    • @SNUFFED2ROLLs
      @SNUFFED2ROLLs 3 місяці тому +1

      cunsurim-namda daf af bajuun ma'aha af may iyo maxatiri toona qasab mahan inaad dadka daqamada fashistaha ula timado

  • @AishaAli-p5v
    @AishaAli-p5v 4 місяці тому +4

    This is somalia

  • @DucoAxmed
    @DucoAxmed 3 місяці тому

    Juula jaway waxaan tegey qaxii

  • @najiibyare4483
    @najiibyare4483 3 місяці тому +2

    Plz dhirtaas axmed madoowe halaga ilaalsho😭

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 3 місяці тому

      Why axmed modoobe nin xun maba ahane

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 3 місяці тому

      Waad xanunsantahaay ahmed madobe maqabil baad kadhax araagtaay alshaab ayaba jogtaye

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 місяці тому

    Saciid Barqash Saa Umafoga ..laakin Shuyuukh Badan Baa Kuduugan.

  • @AbuMohammad-ti6fi
    @AbuMohammad-ti6fi 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 3 місяці тому

    Gobolkeyga jubada hoose

  • @LihleNukani
    @LihleNukani 3 місяці тому

    Waxaan kudhashay biriga jasiiradan wana degankeyga alx waxaa bajuun iyo majeerten madhawa jasiirada

  • @queenisma633
    @queenisma633 2 місяці тому

    Waligey isma dhihin adeerkey jeylan ayaad UA-cam ka arki tonda waan u xisay jula wlhi illahow nafta haiga qadin anigon jula tagin

  • @AbasMohamud-k2t
    @AbasMohamud-k2t 3 місяці тому

    Waa adon ogaadan hassto

  • @bashiiromar
    @bashiiromar 3 місяці тому

    Maanta iigu horeeyso aan maqlo jazeerada July waliba anigoo ku dhashay jubada hoose kaalay gobolka jubada hoose jazeerad badnaa
    July .kooyaame.kudaa iyo kuwa kle oo badan

  • @WarsanDhunkaal
    @WarsanDhunkaal 3 місяці тому

    Dadkaan Waa In lacaawiyaa OO waxloo aruuriyaa Si Looguhelo , Biyo Ceel iyo Masjid iyo Ispital, iyo kaalin Koronto. Waa In Dabaruc loosameeyaa. Shirkadaha iyo Dadka Shacabka . Waa Haddii Aan Nahay Umadda Somalida ku abtirsato . Inaan Iska Dhaafno Qabiilka iyo Quraafaadka Aan Iskuhaysano . Waa Inaan Ilaashanaa Dhulkeena.