- 53
- 739 415
DAL IFIYE
United States
Приєднався 11 тра 2023
Ku soo dhawaada Kanaalka DAL IFIYE. Halkan waxaan kugula wadaagi doonaa Muuqaalo iyo Warbixino ku saabsan Taariikhda, Bilicda, Horumarka iyo Wax-soosaarka Dalka.
Nagala soo xiriir
WhatsApp +252619726666
Email: ifiyedigitalpro@gmail.com
Nagala soo xiriir
WhatsApp +252619726666
Email: ifiyedigitalpro@gmail.com
Maxaan ku soo arkay Harada Lake Naivasha ee Kenya.
Maxaan ku soo arkay Harad Naivasha ee Kenya.
Переглядів: 274
Відео
Xeebta Xamar-weyne ee lagu qalajiyo Libaax Badeedka.
Переглядів 1,5 тис.19 годин тому
Xeebta Xamar-weyne ee lagu qalajiyo Libaax Badeedka.
SOCDAALKAYGII BOOSAASO ILAA RAAS CASEYR.
Переглядів 9 тис.День тому
Socdaalkaygii Boosaaso ilaa Raas-caseyr. Safar dhul barasho iyo dad barasho.
GOD BARUURO: Waxaan booqday halkii uu daganaa Daarood.
Переглядів 34 тис.Місяць тому
GOD BARUURO: Waxaan booqday halkii uu daganaa Daarood.
Warshada kalluunka Bareedo Puntland.
Переглядів 33 тис.2 місяці тому
Warshada kalluunka Bareedo Puntland.
Ku dalxiis Jaziiradaha Madhawa iyo Juula.
Переглядів 6 тис.2 місяці тому
Ku dalxiis Jaziiradaha Madhawa iyo Juula. Warbixintii geedka yaaqa. Nin geedo tiriyey oo yaaq ka tegay waxba ma tirinin. I GEEDKA YAAQA ua-cam.com/video/8l6yUFImWhs/v-deo.html
Khuuriga iyo warshadii kalluunka ee Kudhaa.
Переглядів 9 тис.2 місяці тому
Khuuriga iyo warshadii kalluunka ee Kudhaa.
XAGEY KU TAALAA MINAARADA RAAS-CASEYR?.
Переглядів 78 тис.2 місяці тому
XAGEY KU TAALAA MINAARADA RAAS-CASEYR?.
Magaalao Xeebeedka Xaabbo, Puntland, Soomaaliya.
Переглядів 27 тис.3 місяці тому
Magaalao Xeebeedka Xaabbo, Puntland, Soomaaliya.
Beeraha ugu baaxada weyn Soomaaliya. Afgooye Shabeelaha-Hoose.
Переглядів 20 тис.3 місяці тому
Beeraha ugu baaxada weyn Soomaaliya. Afgooye Shabeelaha-Hoose.
Jaziirada madhawa dadkii daganaa maxaa loo raray 1975-tii?
Переглядів 10 тис.3 місяці тому
Jaziirada madhawa dadkii daganaa maxaa loo raray 1975-tii?
Bandhiga Dalxiiska Soomaaliya 2024 ayaan ku soo bandhigay Jaziiradaha dalxiiska ku wanaagsan.
Переглядів 1,1 тис.4 місяці тому
Bandhiga Dalxiiska Soomaaliya 2024 ayaan ku soo bandhigay Jaziiradaha dalxiiska ku wanaagsan.
TAARIIKHDA MAGAALADA RAAS-KAAMBOONI, JUBADA-HOOSE, SOOMAALIYA.
Переглядів 130 тис.4 місяці тому
TAARIIKHDA MAGAALADA RAAS-KAAMBOONI, JUBADA-HOOSE, SOOMAALIYA.
Jaziirada Soomaaliya ugu quruxda badan.
Переглядів 23 тис.5 місяців тому
Jaziirada Soomaaliya ugu quruxda badan.
DADKA REER AFMADOW MAXAY DOONAYAAN INAY QABSADAAN?
Переглядів 1,8 тис.5 місяців тому
DADKA REER AFMADOW MAXAY DOONAYAAN INAY QABSADAAN?
XERO AGOON: Xarunta dhalinta kacaanka ee Lafoole. Shabeelaha Hoose, Soomaaliya.
Переглядів 4,2 тис.5 місяців тому
XERO AGOON: Xarunta dhalinta kacaanka ee Lafoole. Shabeelaha Hoose, Soomaaliya.
Taariikhda Degmo qadiimi ah oo dhisan in ka badan hal qarni.
Переглядів 3,7 тис.5 місяців тому
Taariikhda Degmo qadiimi ah oo dhisan in ka badan hal qarni.
Maxaad ka taqaanaa ciyaar dhaqameedka DIISOWGA ee laga ciyaaro koonfurta soomaaliya?
Переглядів 8275 місяців тому
Maxaad ka taqaanaa ciyaar dhaqameedka DIISOWGA ee laga ciyaaro koonfurta soomaaliya?
Maalgashiga fursadaha ganacsi ee Degmada Dhoobley.
Переглядів 2,1 тис.5 місяців тому
Maalgashiga fursadaha ganacsi ee Degmada Dhoobley.
ISXIL-QAANKA SHACABKA DEGMADA DHOOBLEY MAXAA LAGA BARAN KARAA?
Переглядів 3,7 тис.5 місяців тому
ISXIL-QAANKA SHACABKA DEGMADA DHOOBLEY MAXAA LAGA BARAN KARAA?
Keydkii Haamaha Shidaalka kismaayo.
Переглядів 6 тис.6 місяців тому
Keydkii Haamaha Shidaalka kismaayo.
Jaziirada Abeesada ama isola serpenti | Goobta uu ka soo jeedo magaca Kismaayo.
Переглядів 9 тис.6 місяців тому
Jaziirada Abeesada ama isola serpenti | Goobta uu ka soo jeedo magaca Kismaayo.
Sheekada Naaquude Xuseen cadow oo laba mar ay Doon kula qalabintay Badweynta hindiya.
Переглядів 1,5 тис.6 місяців тому
Sheekada Naaquude Xuseen cadow oo laba mar ay Doon kula qalabintay Badweynta hindiya.
Nin geedo tiriyey oo yaaq ka tegay waxba ma tirinin. I GEEDKA YAAQA
Переглядів 9 тис.6 місяців тому
Nin geedo tiriyey oo yaaq ka tegay waxba ma tirinin. I GEEDKA YAAQA
NEW-KISMAAYO Xaafad loo diyaariyey dadka ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga dalalka Kenya iyo Jabuut
Переглядів 13 тис.7 місяців тому
NEW-KISMAAYO Xaafad loo diyaariyey dadka ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga dalalka Kenya iyo Jabuut
Jaziirada Juula ee Gobolka Jubbada-Hoose Soomaaliya. Juula Baajuni Islands.
Переглядів 139 тис.7 місяців тому
Jaziirada Juula ee Gobolka Jubbada-Hoose Soomaaliya. Juula Baajuni Islands.
Quruxda Khuuriga ama Far-Badeedka Buur-gaabo ee Gobolka Jubada-Hoose.
Переглядів 64 тис.7 місяців тому
Quruxda Khuuriga ama Far-Badeedka Buur-gaabo ee Gobolka Jubada-Hoose.
Safarkii aan ku tagay Kudhaa, Jubbada Hoose Soomaaliya. My trip to Kudhaa in the Lower Jubba Somalia
Переглядів 23 тис.7 місяців тому
Safarkii aan ku tagay Kudhaa, Jubbada Hoose Soomaaliya. My trip to Kudhaa in the Lower Jubba Somalia
Anasoow markuu is yidhi Anigaa is mooday 😂😂
Anasoow waan ku raaci lahaaye😊 Meelo quruxbadan ayaa ii muuqdee Mashquulka waan ka yara dhuuman lahaa
Jasiirsda,soomali❤❤❤❤
Kamarada qofka kuu hya waa badaw waayo namuu tusin markaad view point ga johatay xaga kaa hoseeya maanu arag
Xaqiiq spmali waa dad aad uliita
Soogalooti waxaa ah kuwa dhagax buur ka yimid
Buntiland waa qani
Maaashaalaah
Kkkkkkkkk
intaan noola weli ma dawanin video, Aay kujiraan geedo kukor baxday badd, Meel aan Soomaaliya, kaahaynna kuma arkiin. is very beautiful.
Waa Dal Dadkiisu ay Dayaceen , Bal Badaas Weyn Arka Iyo Kheeraadka Ceegaagan, Dadyow Kalaa Iska Gurta, CID Ilaaliso Maleh, Annagiina Qabyaalad Iyo Siyaasad Mala Awaal ah Baanu Iskuhaysanaa!
Masha Allah
Ilma adheerayaaloow majeerteenow go'a oo dowlad noqda dhul quruxsan oo resorts kufiican baad dagtaane. Puntland republic
Anaa bajuun ah..i wey dii . Wax ka macaan maleh. Libaaxa caloo shiisa kaluunka caloo shiisa. Salii diisa caagag inta lagu shibo. La qa mii ri yo. Ayaa doon Yaha lama riya subaga. Libaaxa bada inta la shii lo basal iyo bas baas ayaa la cuna. Bada ugu dheer afrika ayaa nu hay sana. Somalida qaar kood na waxaan hilib ahayn macu naan..kaluunka iyo qubada bad sada. Iska daa ya hilib ka geela. Hilib ka loda cuna
Boqortoyadii Ajuraan Jaxiiradahan ka arming jirtay- Siyad barqash Ma Somali baa marku imaafay ma Asigaa ku aas aasay dekad kusameeyey Dhulweliba dadkiisa dhisto ajnabi wuu buriyaa!!!
Ino so badi xamar 🇭🇹🌆
Masha allaah muqdisho xamar cadeey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mafahmin Dheh hhhhhh
Sxp kumahadsanid muqalo wax leh inosobandhigta marwalba
One love brother ❤❤❤❤❤
Weli nooma dhalan dowlad dadkeeda iyo dalkeeda wax qababkiisa u soo jeeda . Abiye ayaa tusaale idiinku filan dalkiisa horay umar baaxadle ayaa ka socda . Dowladii somalia xamar ayeey ku soo aruurtay wax qabadkeedii wuxuu noqday dhulkii danta guud oo la xaraasho iyo waali doorasho qof iyo cod aan suurta gal ahayn.
Hooyada was iyo godka ku hawiye iyo beenta nagala taag hawiye
allaw awwoowgay iyoayeydaba janafardowsa gee iyaga intii umada nebi muxamada scw
Mj waar barta af soomaaliga
Thank you.
off topic: 4:54 taarigada carabi iyo somali bay ku qoranatahay.. waxan la yaabay maxay Somalidu mid gobol iyo mid qaranba plate number gaarigu carabi iyo Somali ugu qoranyahay? yaa carab oo ah oo u baahan inay carabi wax ku akhriyaan? mise hadaadan carabi wax ku suntan muslim ma tihid bay ka dhigan tahay?
Orad naacda iyo jaahilnimada nagala tag nio maxaa yaa kuyiri carabiga diinba laga dhexradina carabigu waa luqada labadad ee somalidu taqano mideda kale somaligu waa latin carabiguna waa ka so horjeeda inta badana laba luqadood ayaa lagu qoraa mid local ah iyo mid international ma english baad mesha ka dhexbaraysa anaga second laguage kenu waa carabiga
@ 😂😂😂😂 Carabiga waa luuqada labaad aaa? Ma qulwale baad carabi u taqaan
@@shantagees9425 waa luqadii ilaah quraanka kusoo dajiyay waana luqada labad ee awoowa yaasheen yaqaaneen ma english beey yaqaaneen mise talyaani? afsomaligaa 30% af carabi ah
marka muhiimada diimeed ee luuqada carabiga laga sootago, waxaad ogaa taa dastuuur ahaan carabigu waa luuqada 2aad ee rasmiga ah ee wadanku leeyahay ee sida rasmiga looga isticmaalo wadanka. dastuurka qodobkiisa 2aad ayey ku taala, midka qaranka iyo kan dowlad goboleedada. marka xasaasiyad haka qaadin luuqada carabiga ee documentska dowlada lagu qoro.
Sxb ad iyo ad sida ad ubaartay xogta.iyo.asalka meesha darood.ka.soo.jeedo waad ku mahad santahay .wayna.cadaatay inaysan asal somali ahayn .oo.ka yimaadeen yamen.oo ka.soo jeedaan.ree.jabartiga.yamen.eylaha ka.ah
Waad mahadsantahay DAL IFIYE waa barnaamij aad u qurxoon.
Somalia🇸🇴🇸🇴❤️
Shaqo aad u qurux badan anas Iyo xog aan aad ugu baahnayn
Great job abowo.
Waa meel na tuseysa qasaaraha wadankena heysta 🫤
Awoowe janada fardowsa allaha ugu bishaareeyo amiin
Ajnabi ayuu ahaa dhulka somalia 🇸🇴 yimi fakad denbi soo galay ayuu ahaa soomaalida uduceeya ayaysiin kudaray hhhhhhhh
Hala dhiiri geliyo somaliyeey chanalka wu uqalmaa boqolal kun waxaynu dhiiri gelinaa kuwo aan macno lahayn kanse waa baro dalkaaga waana muhiim
Shaqo fiican hore usoco mahadsanid
🇸🇴🇸🇴♥️♥️
Masha allaah wad ku mahad santhy ❤❤❤❤❤bro
Mombasa ayaa kaga horeysay.wax kale keen
Aa d ayay qurux badantahay
Amazin
Khuuri maxaa laga wadaa Neh
Magacaasi waa AfSoomaaligii hore ee qadiimiga ahaa. Ee hakusirmina. Wana kiisii maayo. Ufiirso markaynu dhahno kii hebel ahaa waxaas siin maayo. Hadase wuxu ubedelmeey sida aaynu ugudhawaqaano hadeer. Bajuuntana waxakeenay Burtuqiski iyo Saciid barqash iyo Talyaanigii. Dhulkeena dadyoow baakusoo gurmay. Wana sababta laynoo laynaayo. Maxaad uweydii weysey bajuun kahor magacii looyaqaaney ee Soomaaliga, Ahaa noosheeg? 😢
Awooowe alloow kuu naxariiso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
🎉❤😮maasha allah dhalinyarada howshaan noso gudbisay way mahadsanyihin horey usocdo walalayaal xaqiiqdi waxad qabateen shaqo ficn
Sheekadaan waxaan u arkaa ineetahay wax been abuur ah, Awoowe daarood goormuu noqday qof kle. bareedo io hogagaas waxaa dagi jiray beelaha hada looyaqaano beelaha laga dirada badan'yahy ee YIBRAHA xili hada laga joogo 1800 ilaa io 2600 sano ka hor io jaziiradaha suqadara io raas kaamboni io raas caseer lkn waa wax laqariyo sheekeeyinkaas io wax la'daboolo ee cidina sifiican waxba uga ogeen, lkn ayeeyo doombiro inee ahyd reerkaas waa wax iska cad io awoowe daarood shaki ma iiga jiro arrinkaas lkn cidii shaki uga jiro sidiican wax ha u soobaaro io waliba qabiilada somalida intooda badan ee waliba qabiilada waaweeyn ah intooda badan waa reerkaas, lkn waxaan la yaabaa nin waalidkiisii dhalay u yaqaana reeraha laga tirada-badan'yahy. Waa wax lala yaabo runtii.
Masha allaah
Allaahu AkbaR ☝️❤️❣️ Scw Scw Scw💕💕💕
Rabi Janadii Kugee Awoow Daarood Sheikh Ismaaciil Jabarti Aamiiiiiiin Yaarabi💔💔💔💔
Alle Ha’Unaxariisto Awoowgey Daarood Sheikh Ismaaciil Jabart & Ayeeydey Doonbiro Direed Aamiiiiiiiiiiiiiin Yaaraxiim 💔💔💔🥲