aweysow sxp map-ka somaliya ee aad muqaalka ku xustay waa mid aflagaado iyo adyad ku ah madaxbanaanida dhulkeena khariidada dhulkeenu wa u ka weyn yahay
Sxb qaali bal qeybta 2 soo diyaari waa sheko kale waye Soomali wexee ku mah mahan madaxa hada meel u hesho mijmaha meela u dadayda bal qeebta 2 soo diyaari sxb waa tarikh dheer
Israel iyo Falastiin way wada leeyihiin dhulka, carabta iyo yuhuudu waligoodba way wada degi jireen dhulka falastiin ee ma aha inay yuhuudu kusoo duushay dhulka. Carabta talo ayaa seegtay ee waxay ahayd in xeerkii 181 ee UK ay aqbalaan oo 44% ay qaataan dhulka sidaasna ay ku noqdaan dawlad madaxbanaan oo Palestine ah.
Nabi laangaab ah waligeed hal mar ba laso saaray yuhuud nabiyada ugu badan baa kaso baxay marka xagey kaso baxqyeen ma yurub? Qeylo dhaan indho la aan ah naga daaya, waan ognahay waxa socda sax ma aha lkn dagaal hadu dhoco qof kasta wuxu heysto ayuu tuurayaa.
Guul iyo gobanimo ayaan u rajeynayaa walaalaha reer falastiin wa dad xaq u dirir ah ❤❤❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطین
Allow gar gaarkaga usoo Da daji Yaa rabi
Thanks Mr Aweys
Ilaahay ha ka qabto ❤❤
Alaah is one❤❤❤
Illahay baa awood iyo xeeladiba u sugnastay illaahow guulee islaamka dhamaan gaar ahaan falastiin Aamiin Aamiin
Islaamka Wuu Guuleysan l.a
Thanks
Keep going waan ku wataa❤❤❤
اللهم انصرهم إخواننا فلسطيني
يارب يارب يارب يارب يا الله ❤❤❤
Guulayso zxb aduunn IYO aakkhiroba waasiganay
Falasteen bilaa gurmad bilaa cadaalad bilaa ehel ayyanoqoty lkn illahay bay leeyihiin ilaahay bir aanjabin haydinka dhigo walaalaha geesiyaasha shahidiinta diinta DALKA dadkan IYO qaranimadooda IYO asalnimadooda ilaaliyay rabi haydinka dhiggo
Markasta waxaan is dhahaa murugada ihaysa darteed iskabadaa barha waxlagadhagaysto karka Allah ayaan kabaryaynaa inuu u aaro falatiin
Our channel❤
1881
Free palestin
aweysow sxp map-ka somaliya ee aad muqaalka ku xustay waa mid aflagaado iyo adyad ku ah madaxbanaanida dhulkeena khariidada dhulkeenu wa u ka weyn yahay
Sxb qaali bal qeybta 2 soo diyaari waa sheko kale waye
Soomali wexee ku mah mahan madaxa hada meel u hesho mijmaha meela u dadayda bal qeebta 2 soo diyaari sxb waa tarikh dheer
Dagaalkii 1948 kusoo xigsii ugaas
1948 kii iyo dagaalkii Yuhuudda iyo Carabta barnaamij kasoo diyaari macallimuu
Alle Wayne ayaan hysanaa alle ayaa ka adag cadowga israail 👿😡
Waligodba iney dhul helan wey ku tamayeen lkn lagama yabo iney helan cidi farteed
sxbbqaybtii labaad aaaway 😮
Israel iyo Falastiin way wada leeyihiin dhulka, carabta iyo yuhuudu waligoodba way wada degi jireen dhulka falastiin ee ma aha inay yuhuudu kusoo duushay dhulka. Carabta talo ayaa seegtay ee waxay ahayd in xeerkii 181 ee UK ay aqbalaan oo 44% ay qaataan dhulka sidaasna ay ku noqdaan dawlad madaxbanaan oo Palestine ah.
dhulka dad alle ku caasiyey wa ka xaraam in la hadaan
somalia aa😂😂