Waxan is lee yahay dadka reer falastiin ayagoon cidna u gurman inta ay yahudu duqeymo iyo gaajo ku disho ayagu guusha aakhiro ayeyba heleen ilaahay idankii Inta soo hartey ilahay unbaa gurmad ugu maqan ma jirto sidan is lee yahay dowlado muslim ah oo u gurman doonan lkn hadaba gargaarka ilaahay ayey halkan ku soo gaareen
Xiligii London dhibka ku jirtay Mareyka ayaa caawiyay hada kuwa dhibka haaya ee Yuhuuda ayuu caawiyaa Gaza ayaa meesha keli ku noqotay kuwa carab iyo muslim sheegtana wey ku fiirsanaayaan
Waxan u arkaa in Qaza amma dadka reer falastiin waayeen wixii ay mudnaayeen yuhuud kaligood baa ku filan lkn dowlado kale baa barbar or daaya yaguna waa kali, ilaahay how gargaaro
Somaliland ayaa ka bad badisay germany inuu qabsado london madama ay xidhiidh fiican lahayeen waana laga xusa ingiriiska askartii kagaga dhimatay somaliland
axa u arkaa in islaamka laqabsaday waa hore qayb murtadiin ahna hogaan looga shigay halgankuna wwu socda hala adkaysto diintana halu dhaganaado guushu way shawdahay
Qaza way heli doonta gargaar iga yimaada dhanka illahay oo dhaw 😢🇯🇴🤲
Adlof hab ahaadee gaal xune laakiin yuhuudda waa dhameeyey million boqolaal buu kadila naasigaas
Ustad Aarka muqalka aad iyo aad ujecnahy Allah ku sharfo
Ilaahay baa nasri dagdaga u soodiri, malaa’ igtaa xoojin wayjibi cadawgii ilaahay,guushuna waa dowdahay Insh Allah
Jasakale sxb qali 😢😢😢
Sxp maasha allha taalant iyo cod buu alle weyene kusiiyey alx dheh
You’re the one. Guulayso saxiib.
Ilaahey ha u gargaaro falastiin Madax Muslin ah oo sharaf leh ma jirtee,Shacabka Muslimiin waa Diyaar laakiinse waxa waxaa horjoogo Madaxdooda oo Munaafiqiin ah
Masha Allah
Reer falastiin way guulaysan doonan
Mashallah waa aragti wanaagsan mahadsanid
Inshlahu tacaala gurmadka ilahy baa umiin inshlahu tacaala ilaahy baa uhiilin
Ilaahawuhiili.qasa&falastiinoodhan.allaahuakbar!!
Itaal Media ❤
Marba haddii aad aminsantahay allah marnaba mawayaysid karab cawimaad kusiya . Gasa waa magaalo xur ah
saaas waaa bro tnks balantenu waa 1m
Hagaamiye waxan kugu salaamey salaamta islaamka waxan dhagestey taariikhada dagaalkii labaad ee iglan angiriiska ee dhagaha carbeed weyxiranyihiin ee sidee loofuraa
Wa saxafi aqli badan
Guuleyso walal
Gargaaarka ilahay ayaa u iman doona insha Allah
Gaalo wey jabtay Lakin munafiqiin ceeb ayaa ku dhacday Caro alle wey galayaan
Isha allaah qaza weyguule sanesaa
Awaysoow waxa layidhi doqoni isha walaal keedbay qabtaa Qaahira ayaa ugu dhowoo waad aragtaa laakiin anagay noo soo bu ay saa
Waa runta sxb waxaa maqan kaalintii islaamka
Waligoid macaawinaayaan walaalkey carab ayaga Ayaa cadow likiiga digay
England baa gubanaysa maxaa iiga gidhiisha.waan ku raaxaystay jabkoda
Qaza waxay ka helidoontaa mid ka wayn waxaad sheegayso gaalo ah ALLAAH baa la jira
Insha allaha allaha aya oo gargaaya Gaza qofna oo ma bahana
❤Our channel
London wexey heshay gurmadka xulafadeeda Washington iyo Moscow xilligaan gaza waxa ay tabeysaa dowrkii Ankara Qahira Riyaad Tehran iwm
Hitleer laacib ayuu ahaa sifiican ayuu ugalay
Illaahow ugargaar falestiin
Ingiriiska so tulo maha bowe, ilahbankamegangalay shartisa 🇸🇴 1
Ilahay..farsh..kharqaba.hawdiro
Ok
Illahow awood kale oo bur burisa u keen
Gaza Alla la jira lkn walal ma haysato😢😢😢😢😢😢
Gaza will be free 😢😢
Free madhaho muslimku wll ee jihaadbuu cadawgisa isaga dhiciyaa loogana cabsadaa
@@AhmedeeyWaayey haa lkn wll dulinimadeena
Bal eeg
Maraykanku wuxuu yuhuuda siinayaa kumanaan hub ah
Muslimintuna way daawanayaan
Waligay dulinimo ka wayn maan arag
@@maxamedxariir575 xaqiiq yar oo xanuun ahbaa kushegayaa maanta qafkii dhaho gaaladan waa iska celeynaa waxaa laleyahay argagixisaa tahay dadka dad kuugu dhaw ayaana kugu bilabaya dagaalka islamkii saxda ahaybaa ceeb laga dhigay
@@AhmedeeyWaayey haa walahi
Waa runtaasi
Waxa kasii daran Dalalka reerka galbeedku markaa waxay kusoo celceliyaan waan in la ilaaliya xuquuqda dumarka
Tolow dumarka falastiin dad maahan miyaa
Cadaaladoodu wataas wll
Lkn insha waxan rajaynaya inay sharafkii Muslimiintu soo laabto
Gaalada sidar loo dulayndoono
Insha Allah
gasa waxaay suugesa gurmadka aaleeh
9:09 okey
9:09
River to the sea Palestine wil be free 🇵🇸🇵🇸🇵🇸
From the river to the sea Palestine 🇵🇸 will be free
Gasa ama reer falastiin ilaah ayaa umaqan majirto cid alle aan ka ahayn oo aysugayaan allaha ugargaaro
❤❤❤
Walal iskumadhawa (qaza/London/)sababtoo ah dadka lagudilay landon kama badnayn 30 000 oo 1 sano ayaa intaa lagudilay lkn qasa. Bil iyo maalmo Waxaa ladilay 27.000 iyo 61.000 oo dhawaca qiyaastii 100.000 qof dhawac iyo dhimasho 3 bilood oo kaliya ayaa intaas lagudilay waxaas waa gumaad 😑😑 marka ha isla bar bar dhigin please
❤ ❤ ❤
Ilahey ba nasri ukeeni donaa I.a
markale in saas looduqeeyo ayaan rabilahaa ingariiska iyo mareykankaba waa cadowga islaamka dowladaha islaamkuna waa ay baqayaan tabar badana malahan
Waxan is lee yahay dadka reer falastiin ayagoon cidna u gurman inta ay yahudu duqeymo iyo gaajo ku disho ayagu guusha aakhiro ayeyba heleen ilaahay idankii
Inta soo hartey ilahay unbaa gurmad ugu maqan ma jirto sidan is lee yahay dowlado muslim ah oo u gurman doonan lkn hadaba gargaarka ilaahay ayey halkan ku soo gaareen
Waa taariikh cajiiba
London looma yareesan wlhi
Hhhhh
Itaal media waad mahadsantahay waa runtaa reer Qasa way dhabar adaygeen, lkn waxaa dayacay carab iyo islaamka, lkn ilaahay ayeey leeyihiin
Qaza waxey u baahantahay hitller kaas uunbaa yahuuda meel saari oo cadaabay ،
Caqliyada aad la hadleyso waa cuquul damiirkoodi xili hore dhibtay
Waxay ahayd in faransiiska iyo ingiriiska lagaarsiiyo jab kii ugu foolxumaa taariikhda
Waa rntaa sxb.
Dorki Musliminta aya ka maqan mesha 😂😢😅
Warun
Dommage
Plestine garkii muslimita wey weysay plse Alle aya lajiro i.a wa guleysnayan
Kii ugu waynaa baa hada soo socda oo kana sun badan kana dhimasho badan dhulkana uu burburi doono waxa dulsaarana ay basbreli doonaan
Hargeisa miyaan sidan oo kale ka dhicin 1988. 😢 oo Somaliya aanay Diyaaraddo iyo dabaabado ku garaacin.
Wad ku mahad santahy bro
London, qaza iyo Hargeisa magaalooyin diiday inay is dhiiban
Waa run charges waxay diidey inay is dhiibto
Mogadishu iyaduna waxay diiday inay isu dhiibto Ethiopia
Sxb xageen umaraa jahadka
Lambada magdalena Qazo daran waayo malaha diyarado isaga difaacaan
Xiligii London dhibka ku jirtay Mareyka ayaa caawiyay hada kuwa dhibka haaya ee Yuhuuda ayuu caawiyaa Gaza ayaa meesha keli ku noqotay kuwa carab iyo muslim sheegtana wey ku fiirsanaayaan
Pplastiin alle aya ugar manaayo mardhoow
Waxan u arkaa in Qaza amma dadka reer falastiin waayeen wixii ay mudnaayeen yuhuud kaligood baa ku filan lkn dowlado kale baa barbar or daaya yaguna waa kali, ilaahay how gargaaro
Waxaan u arka geebis ku yimi muslimiintii
Iyo lexe jaclo ay ka qabaan aduunyad
Guudaradaasi soomay gaadh falasima hadii ay ku wad dooli lahaayeen
Somaliland ayaa ka bad badisay germany inuu qabsado london madama ay xidhiidh fiican lahayeen waana laga xusa ingiriiska askartii kagaga dhimatay somaliland
qaza lama barbar dhigo karo nijaasta london
❤😂👍👍🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦😅🇸🇩🇦🇪🇦🇪
Sxb soobadi warbixintaa
Hitler cml allow noo soo dadaji Somalia waa udhamaatye😢
Ilaa ha U so gor man doono
Carabtu waafulayyo
muqdisho iyo London tii muqdoshaa darnayd waayo 350k oo dad ah baa ki dhimntay
Sax inta aad sheegtay way tawaysaa lkn ma ugurman karaan islaamka oo dhan sawabtoo wxy ka bakhayaan reer galbeed!; lkn hdn tayda ka hadlo soomaaliya kaliya way ku filantahay yahuuda ee xadadka sidee looga gudbi karaa ? Tan kale masar hdy iyada cabsatay anaga ayaa galaynee xadka kaliya haku dhawaakhdo inay furtay car waakaasaaye soomaaliya wxy smyso waa la arki doonaaye
Somalia 🇸🇴 ku dar 😂😂😂sxb maalin alle keno 😂qarax 🥸ku jirnaa
Tahraan dalalka muslimka kareeb kuwaas way is ogyihiin Tahraan waa yahuuda cusub ee Baraga dhexe😂
axa u arkaa in islaamka laqabsaday waa hore qayb murtadiin ahna hogaan looga shigay halgankuna wwu socda hala adkaysto diintana halu dhaganaado guushu way shawdahay
Alla maxaan hitler jaclaaa 😂❤ walgy