Aabaha gabdhihi lagu dilay Nairobi oo kashifay sir culus lana hadlay Yusuf Hassan, familkisa caruur

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 86

  • @fadumoibrahim988
    @fadumoibrahim988 3 години тому +6

    Alleh haunaxariisto gabdhaha reerkana samir iyo iimaan alleh hasiiyo

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 4 години тому +11

    Yuusuf Xasan oo kale Ilaahay Soomaali ha ka beero waa nin dad mateli karo oo leh Raxmad iyo wanaagii lagu yiqiinay qofka Muslimka ah midaas oo at ka suushay dadka ku jira Parlamaanka Soomaaliya iyo kuwa doowlad goboleedyada.
    Khaailiintaasna Rabbi ha wada kashifo hana u naxariisto marxuumiintaas ehelkoodana Rabbigay naxariistiisa ha huwiyo waa geeri xanuun badan

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 2 години тому +5

    Mudane Yuusuf ALLAH haino xafido waxwenbu nohaya wa halyey ❤

  • @siradm
    @siradm Годину тому +2

    Ilaahay swt qalbiga ha u qaboojiyo, Ilaahayow samir sii oo maytida u naxariisso, waa ka xumahay waxa ku dhacay

  • @khaliifaaden
    @khaliifaaden 6 хвилин тому

    Allah swt ha unaxariisto gabdhaha ehelkana samir iyo iimaan alle ha kasiiyo .waa dhacdo murug iyo xanuun badan

  • @anabh5771
    @anabh5771 4 години тому +3

    😭😭😭😭yaa allah xaaskisa gabadhisa gabar kale waalid u yahay xanun weyna qalbiga alle ha u qabojiyo

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv 3 години тому +4

    Allah ha u naxaristo janatul firdows Allah haka warabiyo

  • @Fatima-r9l7f
    @Fatima-r9l7f 3 години тому +2

    Ilahey ha u naxariisto abahan iyo ehelki ay ka baxen samir iyo iman Ilahey haka siyo amin amin ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲😢😢

  • @nasraahmed1706
    @nasraahmed1706 4 години тому +13

    Illahay qalbiga hakuu qabooyo walal samir iyo iimaan allaha kusiiyo

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 3 години тому +3

    Samir 😭🤲🏼iyo iman walal dhaman qoyski iyo asaaxabtii umada somaliyed oo dhan murugta inta leeg wan kula daremaya illahay ha uu wada naxariisto shacabki Djibouti oo dhan aya kuso duceyey walal dhaqar qabaha hala so qabto isaga iyo wixi kaa wada shegeyey dilka hala wada dilo

  • @halalinvestment8639
    @halalinvestment8639 3 години тому +3

    😢😢😢samir iyo iman allah haidinka siyo allah haunaxaristo 😢

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 3 години тому +3

    Allah ha u naxaristo raxmatan wazican wllhen

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 12 хвилин тому

    Plz Hashim Hala soo qabto waa mujrin Dilaa ah naxariis lawaa xitaa Nagtii lala qabey hala soo qabto iyada ka danbeysay Hashim lacag siisay Ninka waa dilaa weyn ilahow cadalad sii rabiyow😢😢🙏Yusuf waa nin aad u fiican oo naxariis leh 🥺🥺🥺

  • @amiroabdaladif955
    @amiroabdaladif955 54 хвилини тому +1

    Amiin

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 3 години тому +2

    ilaahey qalbiga ha u qawojiyo ehel iyo waraabo masakintas Xaqdarada lagu diley neh ilaahey ha unaxariisto qabriga Allaha u waasiciyo Janatul fardos Allaha ka waraabiyo cadowga neh Allaha Soo wada qabto Ameen yarabi 🤲😭😭😭

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg7764 4 години тому +5

    Samir iyo iimaan Allah nagawada siiyo.
    Bring Ahmed Rashid back

  • @fartunmohamed-ee9pk
    @fartunmohamed-ee9pk 2 години тому +2

    Alha unaxaristo janatul firdosa allaha kawarabiyo

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Годину тому +1

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ilaahay hawnaxariisto Aamin yaa Rabi Ilaahay qakbiga haqaboojiyo😢😢😢😢😢

  • @xalimahanad4370
    @xalimahanad4370 4 години тому +4

    Ilahay samir ha ku siiyo walal

  • @feizul.feisal
    @feizul.feisal 3 години тому +1

    Allah ha unaxaristo 🤲🤲 Familiga qalbiga Allah ha uqabojiyo

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 4 години тому +4

    Marba haday soomali kusoo noqotay qabiilaa baa xalinayo kusoo biyo shubanee. War u daayada Dowlada sharciga Illaahayna ku fuliya.
    Nin qaatil ah ayaa ina adeer lagu qarinaa 😢😢😢😢

  • @hibosaid6244
    @hibosaid6244 4 години тому +2

    Allah u naxaristo.
    aabahana qalbiga allah u qaboojiyo aamiin aamiin

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 3 години тому +1

    Marxuumiintaas Allaha u wada naxariisto Kuligood. Eheladii ay ka geeryoodeen Samir iyo imaan Allaha ka siiyo.

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 4 години тому +2

    Aabaha mahadli karo allow qalbiga u qabooji badal khyr qabah ugu badal marxuumiinta u naxariiso ilaahow dulmilayaasha la soo qabtaah

  • @raxmocabdi-pi4fy
    @raxmocabdi-pi4fy 2 години тому +1

    Allah hawnaxaristo qabriga haw nuro aamin yaarabi 😢

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 2 години тому +1

    😢😢😢😢😢 sorry cabdi maxamed wllkey mcn waye fadumo maxameda ku tacsiyeysay bbaaa

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 години тому +1

    Xitaa xildhibaanka waa af qaldan dci waa soomaali kuye soomaali waa madax unoqdey dad doqomo ah

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 4 години тому +3

    ilaahow Aabahaas qalpiga u qabooji hadal lama rabeee africa meelkasta la xariira ninkaan faro kadhiga ninka meelkasta 😢

  • @saynabjirde198
    @saynabjirde198 3 години тому +2

    Murugo badanaa ilaahay qalbriga haw qaboojiyo😢

  • @CashaSiciid-oc1uh
    @CashaSiciid-oc1uh 4 години тому +2

    Alle haunaxristo gabdha wll lahen ilahey samir iyo iman hakasiyo ehelki iyo qarbadi

  • @rahmaqu
    @rahmaqu 5 годин тому +2

    Ya Allah samiri eyoemani Allah kaseya wllo 🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 3 години тому +1

    Aaaamiin yaa Allah ilaahow unaxariisto ilaahow qabriga uwaasici Ilaahow kitaab kooda midigta kasiii samir iyo imaan buuxa allha kasiiyo dhamaan ehelka iyo qarabada

  • @habibafarah127
    @habibafarah127 3 години тому +1

    Alaha u naxariisto aabaha iyo Eliana Samar iyo imaan kasii

  • @ayanahmed6245
    @ayanahmed6245 3 години тому +1

    Yarabi yaraxman qalbiga uqaboji una naxaristo gabdhaha xaqdarada lagugu dilay

  • @ummuisra6271
    @ummuisra6271 4 години тому +4

    ALLAHA unaxariisto

  • @mahamedqeys1352
    @mahamedqeys1352 3 години тому +1

    Ilahey ha u naxaristo Amin yaa raabi 😭 😭😭 ehelka iyo qarabada samir iyo iman sadiq ilahey haka siyo iyagane jano fardowso ale haka warabiyo Amin yaa raabi 😭

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 4 години тому +4

    Samir iyo Iimaan alle hakaasiyo wll laakiin dumar laisla guursado Dhibkaad buu leeyahy

    • @mahdiyamaxamuud4789
      @mahdiyamaxamuud4789 3 години тому +1

      walal ma xaqiiqbaa in xaaska lala qabey dhibka ka dambeysey

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 години тому +3

      @@mahdiyamaxamuud4789 sidaas baa loo badinayaaye dumarka badan halaiska ilaasho ragow samirna alle hakasiiyo

    • @Filsan406
      @Filsan406 3 години тому +1

      Ha walal Waa runta famil ayan nahay wilka

    • @abdirahman-b9l
      @abdirahman-b9l 3 години тому +1

      @@Filsan406 aad baan uga xumaaday wXaku dhacday reerkaa waa wax qornaa samir iyo Iimaan alle hakasiiyo

    • @KhadroAli-fz1jt
      @KhadroAli-fz1jt 3 години тому +2

      Intaqarsoonba kabadan ciil caro cuqdad iyo dad an is arkikarin bina adamku markay sida xayawaanka bahidoda iska dabagalan oo weliba qof adigookala aadkuraaxaysanayso ciilkiisa

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 2 години тому +1

    Aamin yaa rabbi illaahow 😢😢😢😢

  • @aminaibrahim2268
    @aminaibrahim2268 3 години тому +1

    Inaalilaahi wainaahilaahi raajucuun ilahyow u naxariisto aamin aamin yaa Allah 🤲 🤲🤲😪😪😪😪😭😭😭😭😭

  • @naimafaisal3128
    @naimafaisal3128 4 години тому +2

    Yaa allah qalbiga u qaboji 😢

  • @Ismailali-b6m
    @Ismailali-b6m 3 години тому +1

    Allow u naxariiso

  • @niamomohamud7041
    @niamomohamud7041 4 години тому +2

    Da'du waa number mahiim ma ahan ninkaan hala soo qabto war faataxada mara ninkaan in Allah soo qabto

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 3 години тому

    Qalbiga! Allaha u Qaboojiyo Bashiir 😈😈😈😭😭😭

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 4 години тому

    Ilaahaw unaxariiso🤲🏻🤲🏻

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 3 години тому

    Naxdin wuu arkay allah qaliniga haw qaboojiyo

  • @khatrahussein618
    @khatrahussein618 4 години тому +3

    Yuusuf xasan waa hayley daa cad ah Allah kuxifdiyo

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x 3 години тому

    Waa aabo aad umurugeysan allow laabta uqabooji

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 4 години тому

    Ilaahow qalbiga u qabooji miskiin badal khyr qabah ilaahow siih

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 4 години тому +2

    War soomaliyey.axames rashit.halaso.calityo

  • @ShukriBinumuhamed
    @ShukriBinumuhamed 4 години тому

    Ilahow qalbiga u qabooji familigas cadowgas ilahow soo qabo

  • @deeqocabdisalanwarsame6444
    @deeqocabdisalanwarsame6444 4 години тому

    Samir iyo iman insha Allah

  • @Shiine-p2i
    @Shiine-p2i 4 години тому

    Aameen ya rabi

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 2 години тому

    24 jir kasto gabdhaha mxay udilaan sid Alina waa 24 jir illaahow haqa so ifi

  • @HalimaRage-q6n
    @HalimaRage-q6n 3 години тому

    Aaamiin Aaamiin Aaamiin yaraabi

  • @HalimaAbdi-bo7gn
    @HalimaAbdi-bo7gn 2 години тому

    Allaha kucafiyo

  • @shamsoahmed5167
    @shamsoahmed5167 3 години тому

    Illaahow intii dhimatay u naxariiso ehelkodiina samir iyo iiman ku irsaaq lakiin somaliyeey inta aynu qabiil ku difacayno dambilaha iyo gacan ku dhiiglayaasha ogaada in aynaan nabad iyo naxriis illaahay aynaan helayn bal ninkaan wax dilay waxa la leeyahay inuu horay uu ugu soo dilay jig jiga xaskiisa iyo ilmo uu dhalay waliba jar jaray ka dibna xabsiga laga soo dayey marka wakaase in gacan ku dhiigle umada lagusoo dhex daayo sow sabab maanta uma niqon inuu hadana falkii uu horay ugu soo kacay maanta inuu ku dhiirado midkii mid kasii xun walkaahi waa ayaan daro somaali waligood wakhtiga iyo dhibaha soo mara waxba kama bartaan waa dad waligood qarni walba isku caqli ah saa waa kuwa 34 sano qabiil isku gumaadaya oo wadankodii ka dhigay xero dhiig

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 30 хвилин тому

    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭🤤🤲🤲🤲😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭🤲🤲🤲😭

  • @fartundahir4910
    @fartundahir4910 4 години тому

    Ilaahow lasoo qabtaah ilaahow gabdhahaas dhigooda soo ifi

  • @abdaleabdi790
    @abdaleabdi790 3 години тому

    Nimkasi xaskiisa ayuu horay jigjiga ugu dilay xaskiisa dhagar qabe ayuu ahaa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 5 годин тому

    Sagal
    Waaa runtaaa
    Cagdheer waa dad aad u dhaqan xun xagga dumarka.Xataa Liyuu Policeka dhulkaasi aadbay u laayaaan Haweenka.
    Dad xaarasn cunayaal ah qabyaaladda aad ugu fogaaday.

  • @rahmaqu
    @rahmaqu 5 годин тому

    Ya Allah ☝️

  • @muniitaaxmed7533
    @muniitaaxmed7533 2 години тому

    Idacad kenyo firsaday waxwalba so deysay somalida wax ma hayan

  • @HamdiMohammed-q3w
    @HamdiMohammed-q3w Годину тому

    ITUU QOFDILEY HADII LASIIDAAYO MAXAA LAGA SUGAAYEY INUU DAD QALNOQDALEE WAAYE

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 4 години тому

    Aamiinaamiin🤲🤲

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 4 години тому

    👍👍👍👍👍

  • @Aasaa971
    @Aasaa971 4 години тому

    Please trensle kiswohilh

  • @IfrahQaali
    @IfrahQaali 4 години тому

    😢suxalelah sory

  • @HafsaHafs-h7m
    @HafsaHafs-h7m 3 години тому

    The husband also got an accident ?

  • @halimojibril7917
    @halimojibril7917 4 години тому

    😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ifkmo
    @ifkmo 4 години тому +1

    They need to investigate what happened to his hand and why he is covering his face?. They also need to collect DNA from her finger nails maybe that is why they cut her hand to destroy any evidence if she scratched her abducter And he is bushing a lot fake tears.

    • @nabadoon3735
      @nabadoon3735 3 години тому

      What are you talking about ,are you doubting the father of the or you just pretending or just commenting for showoff

    • @ifkmo
      @ifkmo 3 години тому

      There is no show off here. Every one is inosine until is proven otherwise. If anything happed to a wife or husband. The other spouse should be questioned.

  • @AbdiGuled-qd4vi
    @AbdiGuled-qd4vi 2 години тому

    Iyagana hala gogoyo eyda

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 годин тому +2

    YAA ALLAAH SOO KASHIF HADAY MINYARO KADAMBEYSAY AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN AAAAAAAAMIIIIIN
    YAA ALLAAH SAMIRKA SII IYO IIMAAN FAMILKEDA WARIS IYO 2DEDA GABDHOOD

  • @SagalMohaned
    @SagalMohaned 5 годин тому +2

    Illaahay ayaad been usheegteen HASHIM 45 KAM YARA aalcoleystaha musiibo allaah ku rido
    Waa Caadada Cagdheer in ay gacan ku dhiigle dadka kusoo dhex daayaan xaqa WARIS allaah soo ifiyo Aaamiiiin

    • @niamomohamud7041
      @niamomohamud7041 4 години тому +2

      wll ninku isagaa ID da'da ku qortay wlley mcny qabiil dhan hal shaqsi ha u jaafayn meelkasta dadka xun waa joogaan

    • @amataallah2026
      @amataallah2026 4 години тому +2

      Somalida dhan ba daalimka qariso walal ee ma aragtid miya xil banka an harsan sh shible ma aragtid miya iyo dhaman dadka qabiilka magacawday ah ma ahi ogadeen anigu lkn qalad wye in waxkasta la qabiileyo runti

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 4 години тому

      Somali jahil lagma wye qabil la marysanyah