Daawo Cctv oo Dubtay Ninkii Dilay Gabdhaha,Aabaha Gabdhihii Lagu Xasuuusay oo Gacan ka Jabay,Sababta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 83

  • @maryanhaji1053
    @maryanhaji1053 Годину тому +13

    Dilaaga Qabiil loomatirinkaro waa Somaali Marxumiintana Qabiil lomayeelikaro wexey ahaayen Somaali hadana waa marxumiin ALLAH ha u naxariisto Bidhaan Guuleyso Adigana ❤❤❤❤❤

  • @IfraaxShaafi
    @IfraaxShaafi 45 хвилин тому +2

    AAMIIN YAA RABI

  • @amalali450
    @amalali450 52 хвилини тому +2

    Allaha u naxariisto amiin amiin

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v 3 години тому +14

    Allahayow cadowga soo qabo yaa Rabul caalamiin 😢😢😢😢😢

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v 3 години тому +8

    Allahayow qalbiga u qabooji yaa Rabul caalamiin😢😢😢😢😢

  • @mohamedhussein8590
    @mohamedhussein8590 43 хвилини тому +1

    Allah ha u naxariista.

  • @NadiifoXasan-r1x
    @NadiifoXasan-r1x 2 години тому +7

    Waa famil qadar alle qabsatay allow laabta uqabooji

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v Годину тому +2

    Gabdhaha Marxuuminta ah AHUN Aamiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Годину тому +5

    Illaahow soo Qabo cadowga

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 Годину тому +3

    Amin Amin 😢😮😢

  • @isninoali9533
    @isninoali9533 Годину тому +1

    Walaal Allaah unaxariisto walaalaheen dhamaantood somaliyeed Alloow sooqabo dhamaantood

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Годину тому +1

    ALLE ha u naxariisto

  • @aalaa2023
    @aalaa2023 Годину тому +2

    Wa mujrim qabiil malaha sidu yelay gabdhaha halayeelo

  • @HabibaMohamed-tl2rr
    @HabibaMohamed-tl2rr Годину тому +3

    Allah u Naxariso amiiin yaa Allah 😢😢😢

  • @abdirashidali6946
    @abdirashidali6946 29 хвилин тому

    Aad ayaan ugu faraxsanahay sida hubaasha ah ee aad runta xooga u saartay sxb ku soco waan ku taageerna social media beenta ayaa ku badan

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому +3

    Iyagane ilahey aaqiro janada ha geeyo wa shahiideen wllahi .xaraankas ilaheey hasoo qabto arxanlaabe

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 2 години тому +4

    Mola ampe subra baba wa familia iliyo adhirika pia waislamu wote,amiin🤲 Tungoje upelelezi uishe kutoka Dci,tuache fitina na mambo ya kuharibu amani pliz.

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 Годину тому +1

    subxan llaah illahow soo qabo

  • @deeqa1745
    @deeqa1745 2 години тому +2

    Yaa Alaah ilaahow unaxariiso yaa rabi

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 2 години тому +2

    Qurbaha ninka xadaa waa la xeraa la waraysanaa asiga iyo minyarada waayo arimaha dilka la xiraa Reerkaa laga bilaabaa inta badane ayaguu noqdaa😢😢

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 2 години тому +1

    Ilaahey Samir iyo iimaan hakasiiyo xaaskiisii iyo gabadhiisii ilaaheyna ha u boogadhayo

  • @dibjir.m
    @dibjir.m Годину тому +2

    Somali dhaqan xumadoda ninka falkas sameyey dad ba uso qaramidona !

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 20 хвилин тому

    Nagta kale uu Qabo Ha furo iyadaa Ka Danbeyso Mamada USA u socotay la dhahay 10k iyada dhibtey la dhahay nagta Hashim&mida la qabtey wey is wada ogyihiin alow Cadalad sii💔💔😢😢🙏🙏

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Годину тому +1

    Dhamaanten waanu u Tacsiyeenenaa wiilkas somaliyed oo gabadhiisa iyo xaaskisa iyo gabadha qaraabada la eheed dhibaatada soogartay Allaha Qalbiga uqaboojiyo

  • @SaharaAden-k4v
    @SaharaAden-k4v 3 години тому +4

    Wa waalid wan dareemi karaa waxey na dadka kale daremeynin ayu dareemayaa😢😢😢😢😢

    • @SagalMohaned
      @SagalMohaned 2 години тому

      Ilma Rajo kanoqday xaaskisu waayay gabadhisi curad waayay
      Doofaarti layiri weyka.dambeysayna jeel usocotaa xabsi drain allaahu akbar
      KASOO DAAWO RUUMI CHANEL IYO AYAAN GOBDOON CHANEL naagta minyaradaa ka dambeysay laleeyahay

  • @rahmaqu
    @rahmaqu 2 години тому +1

    Ya Allah ☝️

  • @User-gfhjdskla
    @User-gfhjdskla Годину тому +2

    Samir iyo Iiman Allah hakasiiyo.

  • @fitimamohamadnor
    @fitimamohamadnor 2 години тому +1

    Ilaahaw rabiyaw qalbiga u qabooji yaa rabi🤲🏻🤲🏻

  • @snw9257
    @snw9257 2 години тому +2

    Waa qaatil qofki difaacan waa lamid

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 2 години тому +2

    Wll, ninkan si dumarkale uga badbaadaan maa wajigiisa la soo dhaweeyo

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому +1

    Odaygaas ilahey qalbiga ha u qaboojiyo wllahi wa xanuun

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 2 години тому +4

    Marka ninka wajigisa manalatuso sifican camero halagadiyo

  • @_22260
    @_22260 Годину тому +1

    😢😢😢 walaahay allaa ooyaya oo aan mj wadaaga maxaa moodaa nin kii qabey iyo waaradkii kale😢😢😢

  • @musdalifaahmed
    @musdalifaahmed 2 години тому +1

    ❤❤❤❤

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 2 години тому +1

    Ninkan lug iyi gacan ayu kajabe allah cafiyo qalbiga allah hauqabojiyo

  • @AxmedMaxamed-i1j
    @AxmedMaxamed-i1j 2 години тому +1

    😭😭😭

  • @AyaanyuusufMuuse-wt8eg
    @AyaanyuusufMuuse-wt8eg 47 хвилин тому

    Alow so muji cadowgii sas sameyey yarabiii 😢😢

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e Годину тому

    Ilahay haaa Soo gabto inshallah

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 години тому +2

    Masiibo Allaha ku Rido 😈😈

  • @ShukriSharif-lm5hk
    @ShukriSharif-lm5hk 58 хвилин тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdiraxmanHussein-y8o
    @AbdiraxmanHussein-y8o 2 години тому +1

    sax wll been ma doneyno runta uun noo soo tabi ugaas thank you

  • @basraabdi5491
    @basraabdi5491 Годину тому +1

    sax sax sax

  • @soumayaabdourahman4822
    @soumayaabdourahman4822 2 години тому +2

    Waa ogaden dhararka aya laaga gaarta balayo kuu cuntay

  • @MaxabubuJii
    @MaxabubuJii 2 години тому +1

    Hada ninkan labadhis xaas saas ayu kuwaaye. Midna dilaa ayey noqote wuuna furey midna wey ka dhimate

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 2 години тому +1

    😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔💔xasbuna Allah wa nicma wakiil Allah unaxariisto dhamaantoda janada fardows Allah Ka waraabiyo sabar iyo iiman Allah Ka siiyo ehelkoda 😮😮😮dilaayasha qabiil ama lagu qarinoya sumcada qabiil lo qarina dambiile 😢😢😢😢 Ahmed Rashid 💔💔💔💔💔 geesigii lagu hurdi jirey somali abaal maleh we ilowen dambiile ka dhigtey dowlad kenya Ahmed Rashid 💔💔💔😭😭💔 halyey Geesi aheed hiil u ah somalida naftoda yu maalkoda difaaci jirtey la aanta dadka sidan lo ugaarsanaya lagu darsadey dadka somali islii maalkoda naftoda wa ilaalin jirtey adiga lagu hurdi jirey manta saan ma dhacden hda jogi laheed

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 2 години тому +1

    Lkncsxb aad baa u dambaysiin war maanta ahaa aad caawaso daynaysiin❤❤❤❤❤❤😂

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad9173 2 години тому +3

    Ninkani haashim waxa uu ueegyahay kii jigjiga xaaskisa kudulay ee googotay

    • @_22260
      @_22260 Годину тому +1

      Waa asagii walaal magaciisa buu badaley

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 58 хвилин тому

      Miyuu baxsaday micnaha jigjiga miyuu katahay asoon laqsban

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 57 хвилин тому

      Jigjiga miyuu kacararay asoon laqaban😢

  • @KhalidWarsame-i3t
    @KhalidWarsame-i3t Годину тому +1

    Wasax

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 2 години тому +1

    Markii loo sheegay ayuu dhacey gacanta ka jabey new York ayuu ka yid

  • @snw9257
    @snw9257 2 години тому +2

    Illahay ha unaxaristo dhamaan gabdhahas Somaliyeed.Aabaha iyo dhamaan ehelada samir iyo iiman Allah ka siiyo 😢😢😢😢😢

  • @AbdullahiHalane-z4k
    @AbdullahiHalane-z4k 3 години тому +2

    Aamiin

  • @Ubahdahir1229
    @Ubahdahir1229 Годину тому

    Aabaha waa ka shakiyey gacanta maxaa ka heley

  • @HubiHassan-z2t
    @HubiHassan-z2t 2 години тому +1

    Nimanka somaliyeed waa nimanka caalamka uxun dugsi malaha gabdhaha somaliyeed waa udaranyihiin uma roona waa afduuban intey dhahan xaflad ayaan kugeynaa baaburka soraac casho iyo dalxiis kugeeynaa kadib guri geysanayaan kufsi iyo dhac iskugu daraayan xitaa ajaanibta ayey u afduuban oo kufsato nin ajaanib ah gabar ay isku dhiig yihiin maso afduubayo oo qofkale oo ajaanib ah uma geynaayo Somali lee lagahelaa war gabdhaha unaxariista

    • @aliisse3397
      @aliisse3397 Годину тому +1

      War dunida dhan baa dumarka dila
      Qurbaha waxaa ka dhaca inta badan.
      Niman qooyskii dhan dila
      Soomaalida waa dadka ugu yar oo qooysaskooda dila

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 47 хвилин тому

    Balaayo dalbo weyn! He has jelly legs!

  • @امحماده-ر7ق
    @امحماده-ر7ق 3 години тому +1

    Haashimku waa meeqo qof asagu yaabnay🤔🤔🤔

  • @IBRAAHIM-z8w
    @IBRAAHIM-z8w 2 години тому +1

    adigu waxaan layaabanahay soomaali siday udhaqan guurtay anigu kaasookale nin uma aqaan dameer dadka midabkiisale ilay idankii sida ugu dhaqsabadan ha usooqabto

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg Годину тому

    lkn aabaha gacanta waxa ka jebiyay maba maqline' ilaahay waxaannu ka' baryeynaa in gacan ku dhiigalahaas si deg deg ah' uu gacanta sharciga u soo gesho' i.a waana in loo qisaaso siduu marxuumiinta u dilay halla dareensiiyo dhibkii iyo xanuunkii ay mareen'

  • @rahaabdullahi9796
    @rahaabdullahi9796 Годину тому

    Allah haunaxaristo😢😢

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 2 години тому +1

    Maxaa Aabaha loo xidhi waayay ama loo daba gali waayay samething wax baa qaldan.

    • @NadiifoXasan-r1x
      @NadiifoXasan-r1x 2 години тому +4

      Oo asoo dhiban miyaa laxirayaa

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 години тому +1

      Maxuu galabsadayo lagu xidhayaa? Subxaanallaah. Xattaa hadey Run tahay in naagta Minyaradda ay shirqooshay oo lacagtii lagu dilay gabdhaha ay bixisay. Minyaradda ayey taasi utaala iyada ayaa laga jarayaa aakhiro iyo aduunba.

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 2 години тому +2

      Mxu dhibay abaha . danbi u lahen miya lo xidhaya

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 56 хвилин тому

      ​@@hassansaid5472waxadhintay soo xaskiisa iyo gabadhiisa maaha

  • @amalidiris9641
    @amalidiris9641 2 години тому

    isagu inta xaaskisa iyo gabadha u dhalay la wayay xalku ku maqna...habenki markay xaasku tiri waxan tagaya dakhtarka ama la wayay maxu uga war hayn wayay isagaba farba ku godan amu radku leyahay isadan u isu qarinayo iyo dhawacisu shaki bu igaliyay aniga,dadka dilalka gaysta badiya waxa laga hela dhawac kaso kaso gadha inta qofka udilaya rafanayo..

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 години тому +2

      Ninkan dabaduu ka yimid wuuba maqnaa intay mojariga yaaleen buu yimaadey

    • @afnaanmohamed9765
      @afnaanmohamed9765 2 години тому +2

      Sokor buu qabaa markii loo sheegay arinka naxdinta leh ayuu istaaga ka dhacay wllo

  • @God-p5x
    @God-p5x Годину тому

    Waldilayadhe.qoyane

  • @AHMEDADAN-h5v
    @AHMEDADAN-h5v Годину тому

    Subscribed Bidhaan Media

  • @FaadumoAbdinuur-o3o
    @FaadumoAbdinuur-o3o Годину тому

    😢

  • @ElmiyaGabow
    @ElmiyaGabow 2 години тому

    😭😭😭😭😭

  • @FaadumoAbdinuur-o3o
    @FaadumoAbdinuur-o3o Годину тому

    😢