ASHA IYO SHAY QEEBTII UGUDARNEED IYO ASHO COODSATAY IN LOSODUCEEYO😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 вер 2024
  • Asha iyo Shay oo xalka beriigii dhexe maraya

КОМЕНТАРІ • 930

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 4 місяці тому +22

    Mansha allah abaaayo fariid baad tahay so cesho ninkaga shay waa nin fcn oo wanagsan daantada waado waan kugu racasanahay keeep going sister

    • @saidosman9860
      @saidosman9860 4 місяці тому

      Asc abaayo runtii qof aad u wanaagsan ayaaad tahay ninkaagana Allaha kuu wanaajiyo runtii wanaaga ayaad qalbigiisa kusoo daban kartaa lkn xumaan khayr kuma helaysid marka abaayo waligaa diintaada ku adkow ninkaagana wanaaji naftaadana ku kalsoonow

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 4 місяці тому +5

    Abaayo dadka xaasidka iska ilaahi ❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamud4792
    @munamohamud4792 4 місяці тому +2

    Masha allaah baarakallaah habo wax walbo oo kheyr kuu ah allaah ha ku siiyo uurka hakanaxin haduu yimaado alx dheh

  • @AaminaIbraahim-hw2jv
    @AaminaIbraahim-hw2jv 4 місяці тому

    Mash alh abayo Gabadh fiicantahay socesho ninkaga Farid tahy saasna kusoco mida kale ale ayaa og siduu khyrkugu jiro walashy mcn❤❤❤

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 4 місяці тому +3

    Whatever makes your situation better we are here for you mcto❤❤❤❤❤❤

  • @shamusharafpro4447
    @shamusharafpro4447 4 місяці тому

    Masha alha aqliga somali ayad kakentay abayo hadhageysanin hadalada dadka ❤❤❤❤❤

  • @deqaabdulahi3021
    @deqaabdulahi3021 4 місяці тому

    Asc abaayo laba rakco duko ee qeyrka Alle weydiiso gurigaaga haiska duminnin Alle hakuu barakeeyo

  • @SaabirinMohamett-vb4gy
    @SaabirinMohamett-vb4gy 4 місяці тому +13

    Hasameen abaayo naagna heysla.simin adoo saan uqurx badan alle talo saaro qofna habaryin hduu joogo arg haduu baxana arag❤

  • @maryamocabdiraxman
    @maryamocabdiraxman 4 місяці тому +11

    Lacala inu khayr ku yahay canicin wixi allaha ku siiyay uurka alloow kheyr iga dhig dheh❤❤❤

  • @fatumaali5834
    @fatumaali5834 4 місяці тому +2

    Waxas dan lamadhaho abayo hawaalanin wlhi nin iyo nag isqabo gurigaga hakenin sikale kusojido abayo anagana wakusoduceyneyna naag gurigaga hakenin please

  • @riyaaduljanna6521
    @riyaaduljanna6521 4 місяці тому +7

    Allaha ku waafajiyo sidiii kheyr ah, teeda kale hadalka laqwiga ah iska dhaaf uurka alle ayaa bixiyo dadbaan haysan ilaa india doctors u aado si ay ilmo u helaaan Alx dheh wixii alle kusiiyo allow kuwo caafimaad qabo iiga dhig ooo baari ah dheh, mid Shay aniga waxaan kugula talin lahaa inaadan naagtaas gurigaaga keenin waa bahdil meeshiii ugu dambaysay, laga yaabaa in dhibaato kaaga timaado naagtaas keenidaa guriga keensato naag lagula qabo hadana aaan muslim ahayn waaa xaasid iimaana malahan, Shay uwac kala hadal arimahaan wada fariista waqti wada qaata hadiii uuu rabo inuuu reerkiisa dhaqdo naagtaasna dhaqdo waa war fcn, naagtiisa iska dhaaf taada raaco haduuu dhaqan islaaam la imaado, hadiii uuu diido go,aanka adaa iska leh markaas, lkn naagtiisaan gurigayga keenaa wlhi kuguma jeclaanayo maalin walbana naag buuu gurigaaga keenaa adna sharafkaaga iyo qalbigaaga uma fiicna waad isla Hadley runtiii stressful baa noqonee markaa naagta aragto, adiga ninkaaga waa taqaan la sheekayso naag ogol in naag lala qabo ha iska dhigin ignore gareeey, ragu waa sida caruurta waxa bartay marwalbo wey rabaan, hadaa barto inaa naag guriga u keento maaalin walbo guriguuu naaag keeenaaa maxaa faaiday marka ilaaa adaa wadadaas isku furey, weyba fcn tahay adaa uur leedahay ku dheh ilmihii hore problems aad adiga maskaxdayda ku abuurtay bay u dhinteen, ilmahaaga ma nacday hadaa naag arko laga yaabeee sidiii kuwiii hore inay ilmuhu nooga dhintaaan ninkaan nin cadaan ah waaye usuuroo romantic ❤ ujil kaama tagayo lkn dagaal hasiin sasabo kuna qanci inuuu ilmahaan kula korsado ilmo aabo la,aan ah ma fcna nolashay ka dhacayaan waxyaabo badan oga sheekeey, teeda Asha cuudeey abyo xaajigaaga furihiisa baro si markuuu kaaga xanaaqo ama naag kale kaaga aado si aad ugu furato, ilahay hakuu sooo jeediyo naag kale alle kaama tuso reerkana allaha kuuu barakeeyo, suuratul baqara guriga ku shido suibixii ilaaa habeenkiii insha Allah guuleyso, lkn naagtaas guriga ha keenin plz 🙏 saamayn xun bay kugu yeelan kartaaa, meelahaa ka liidatay ogaanaysaa social ka caruurtay kugu dacweyn kartaaa marka yaaan ilmaha laga qaadan, Shay iyo ilmaha kala daran, uur marabo dambana afkkaaga ka ilaali, guuuleyso we love you ❤❤❤❤

    • @MunaAbdi-i6y
      @MunaAbdi-i6y 4 місяці тому

      Mashaaa alllah allah allah kakubarakeeyo wll Talo wanaagsan baadsiisay allah haku anfaco wll xagee kalasooxidhiidha talo baan ubaahnahay

    • @MunaAbdi-i6y
      @MunaAbdi-i6y 4 місяці тому +2

      Mashaaa alllah wll waa talo wanaagsan qof kii kujecel baa kulataliya wll talo baan ubaahanahay xagee kalasooxidhiidhaa ado mahadsanid

  • @hibosaed5716
    @hibosaed5716 4 місяці тому +22

    Waa go,aan wanagsan Aish soo cesho shy waa nin wngsn Awlada ha kula koriyo

  • @IbaroozAhmed
    @IbaroozAhmed 4 місяці тому +10

    Mashallah casha cud naag caqli badana tahay sifican waye carurtada ku korso nag ureysa ha uga tegin ninkaga ❤❤❤❤

  • @IqraSheikh-cu1lz
    @IqraSheikh-cu1lz 4 місяці тому +10

    Saliga nabiga scw badso❤

  • @ZamzamXaaji-o8n
    @ZamzamXaaji-o8n 4 місяці тому +24

    Abaayo waa fikrat fiican Asha abaayo sidii dantaata kujirto sameey waankuusoo duceey neeynaa ❤

  • @Marshallh12636
    @Marshallh12636 4 місяці тому +1

    Maxad wadoisugu fureysa sidikale ead usasaban karta Lakin nag iyo dhib haiskusojidin isaga na wuxusan hada fahansaneyn hauiftiminin isqurxi ojirkaga kashaqey sasodhan haiskubahdilin

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 4 місяці тому +16

    Walaley Horta sida khayrku kuugu alle gaku tuso aniga nin soomaaliyeed baa ii qaba alxamdhulilallah intaas iyo ka badan buu ii qabta muhiimadu waa is fahan ka wax la isku qabto wax macno ah maleh

    • @maryanahmed4477
      @maryanahmed4477 4 місяці тому +1

      Exactly muhimadha waisfahan aniga hata ninkeyga somali waye wlh wanin Fcn m.a

    • @faizaabdulla3604
      @faizaabdulla3604 4 місяці тому +1

      Asc nagtan casho ah hadalkeda fahma dad aqli leh ad tihiin waxanoo dhan ay shegeyso WA been fayus ayey radineysa bentanoo dhan ok

  • @malakaaay
    @malakaaay 4 місяці тому +1

    fariid baa tahay ❤ waana sax inaad dan taada raacato ❤✅ laakiin mid ogow Naagaha qaar baa markaa soo dhoweyso imaan yeelatoo asxaan u samayso moodaya inaad sireyso 😢😢ee saas yeel wanaag tus laakiin iska ilaali dhagarteeda ⚠️ laakiin hadii naagtu caruur dhasho oo ay gurigaaga ku dhasho is kaashadoo walaalooba oo ilmaha ay dhasho xaasid haku noqon oo haka masayrin 😢⚠️😂 ee daacad nimada iyo wanaaga aad noo sheegeyso kaga dhabee ooo is ilaali adigoo og in aduunkaan laga tagayoo aan la waarayn ⚠️‼️✌️👍

  • @halimodahir3118
    @halimodahir3118 4 місяці тому +25

    Dantadah ku ❤gaar Quruxey qalbigisah ilahay haa ku soo jeediyoh insha allah

  • @sahrosoomaali3213
    @sahrosoomaali3213 4 місяці тому +1

    naaga ha ogolaan xbbti laakin waxba ha waydiin hana waydiin labiso oo is dhis oo shaqayso waxa aad samaysay baa usababay inu tago ood maseertay raga hadi ladhaho naag baad aaday markasay isla talaka tagan oo raadsadan waxba ha isu liidin hadalo qurxoon oo wanagsan kudheh wuxu sameyey ha waydiin hana kuso qadin asaga so labanaya adigu ha calacalin ayada naagtisa iska bixi doonte

  • @samsamhassan8157
    @samsamhassan8157 4 місяці тому +5

    Abyo masha Allha Alle ha ku xiftiyo rerkana ha dumin reer waa gabdha Abyo qof wangsn tahy Alle haku so hanuniyo isku farxsanada waligiin abyo

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 4 місяці тому +1

    Alla shey matagay naag muraacay sorry wlhi beryahaan Matawan Asha nakareeb ninka naagta maxaa qaldan

  • @fashion20001
    @fashion20001 4 місяці тому +18

    Asho abayo talada kusinayo waxa waye plz nag hau ogolanin gurigada ine sogasho hadu rabo hagursado adi usug asaga kusolabanayo ducada badi uun i.a si wanagsan o wano kujirta wax ugu sheg adine isxakamey abayo radinta haka badin qofka tusi inu kuso xiiso naag hada kento e kudacweso kwrn ilmaha laga qato balayo kafog haso dhawesan sis Allah kuso celiyo shay alle maslaxo dhaxdina hadhigo

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 4 місяці тому +1

    Wah😂😂 naa ma waalatey nagaa u keenaaa naa ma mucjisaaa thy bisinkeee naa orod balaayo ku aragteee

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 4 місяці тому +6

    No Mather what ninkaaga family Waa # 1 wake up be . Smart and smart

  • @Salmaqaali-x7j
    @Salmaqaali-x7j 4 місяці тому +1

    Walaal gabdho Afrika joogo aan been meel kashaqeestaan Alaga tagaaa marka haniyad jabin

  • @yusramahamed3780
    @yusramahamed3780 4 місяці тому +1

    Abaayo dantaada firso laakin ninkaan walasixray shey saan caadi kima ahan raigeyga

  • @munaadam8568
    @munaadam8568 4 місяці тому +4

    Everything is mind game with this woman

  • @honeyfarah9534
    @honeyfarah9534 4 місяці тому +1

    Are you for real that's not good aid may Allah be with you

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 4 місяці тому +3

    Barakalaah Caaisha Walaahi fariid baatahay sidaa ninkaaga iyo caruurta u ilaasho mida kale hadii aad uur qaado waa nimco Alxamdulilalah dhe adiga oo uur leh ayaad wax baran kartaa mida kale Walaal quraan online ku barta dhamaantiin labada nuune mooye asalaamu Caleykum🖐❤

  • @SahraOsman1122-cq2me
    @SahraOsman1122-cq2me 4 місяці тому +1

    Wlhi waa fariid danteeda haku gaadho uurkana maanta danbu ku yahay ilaahay haku siiyo
    Ilaahay bari naagta xun ee galada ah in ilaahay ka bari in ilaahay ka qabto

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 4 місяці тому +5

    abayo sidi khayrle ilahay haku wafajiyo

  • @hanihassan5954
    @hanihassan5954 4 місяці тому +1

    Apyo sidaas hasameynin qaabkle kusoo cesho adiga isdaji jcyl tus daganaan ucalaacal xitaa lkn naagkle mya apyo plz hasameyn

  • @abdimusse9360
    @abdimusse9360 4 місяці тому +14

    Intadisledahay ninku yukudhaafin belocagahaga hakudoonan naagna gurigaga hakeenin wamustaxiil iyo waxan dhicikarin khayrka alehakuwafajiyo inshdllah

  • @zainababdullahi7564
    @zainababdullahi7564 4 місяці тому +1

    Asc caasho waxawalabo o ninikag kuheelasiid samee

  • @TsehayneshTesfaye-su2jh
    @TsehayneshTesfaye-su2jh 4 місяці тому +6

    MASHA ALLAH ABAYO❤❤❤❤

  • @aishachannel7098
    @aishachannel7098 4 місяці тому +2

    Dantaada Waxaa waye asagoo banaanka joogo ayuu kusameyni karaa waxkasta hasoo xareysanin Naag gaalo eh

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 4 місяці тому +3

    Wxa xaqiiq ah markaa naftaada jeclaato lee lagu jeclanaa allaha kuso jeediyo xaajigaaga abaayo❤❤❤❤

  • @Nuuriyobeautysalon6981
    @Nuuriyobeautysalon6981 4 місяці тому +1

    Abaayo waa figrad Fiican sasabo qaali waan kaheley figradaada masha allaah wixii qeerha allaaha kuwafajiyo

  • @HawoGure-b2b
    @HawoGure-b2b 4 місяці тому +3

    Hadii Somali man ahaan lahaa mar hore ayeey ceyriin la heed

    • @najmaomar8493
      @najmaomar8493 4 місяці тому +1

      Haa bcuz nin somali o ilmihiis wax barayo so wareejinayo qurac siinayo wa dhif hadu nin somali baxo maba dareemeesid sababto wuxu ku qabto maleh hooyo Lee sameyneysaa shaqadii aabaha iyo kii hooyada so hadu baxayo albaabka loosi furaa shub la dhaha😂😂

    • @Ashaandshay
      @Ashaandshay  4 місяці тому +1

      😂😂waxan dhihi lahaaba adiga iga hor dhehe🤣🤣

  • @nimo2040
    @nimo2040 4 місяці тому +1

    Dont talk shit about your husband's people 😮 be careful before u put yourself trouble 😮

  • @HamdaYusuf-f4j
    @HamdaYusuf-f4j 4 місяці тому +7

    Anigu waxan kugu kordhiinlaha naagta haa ogolan inaad guuriga kaanto lkn waxad sameen karta isaaga inad uu dabac sanato aad ku tidhahdo anigu wan kujecelahay ilahayna waxan kaga so baryeeya inu xagaga uuso jeediiyo oo naagta ilahay idiinka qabto adigaana ilahay qalbiga haaku qaboojiyo wllo ilahay haku saakhiro ilahay naagta haka kaxiiyo

  • @mariaawale9492
    @mariaawale9492 4 місяці тому +1

    Aisha Michigan xagee kadegentahy xbbti, waxan ahaa taagerahaga rer somalia hada michigan imaadey,

  • @hRada-qztkj
    @hRada-qztkj 4 місяці тому +8

    Please don’t do that

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 4 місяці тому +1

    ماشاءالله تبارك الله

  • @maryananshur5732
    @maryananshur5732 4 місяці тому +4

    Fariid baad tahay ee ninkaaga hayso
    Ilaahay arrimahaaga hakuu fududeeyo

  • @aminoabdi2137
    @aminoabdi2137 4 місяці тому +1

    Good job sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @safiyohassan2257
    @safiyohassan2257 4 місяці тому +1

    ❤❤❤❤ good job macaanto

  • @whome4851
    @whome4851 4 місяці тому +1

    Waanu ku arki meeshaad kudambeeysid , koleey caqli dumar ayaaa kugu jiro.

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 4 місяці тому

    illaahey ha isku xafido ninkaagan sasabo oo u dabacsanow. maya waa fiicantahay saas haddey mid cusub uu rabo. xagga islaamka kula dhaqan iyada naftigeeda u sheeg islaamka dacwo siiy. kheyr ka illaahay ha ku waafajiyo. TELL HIM THAT IN THE HEREAFTER MEN WILL BE TIED WITH GOLD CHAINS AND EARINGS ETC. SO DON'T MISS

  • @sagalahmedcade834
    @sagalahmedcade834 4 місяці тому +1

    Soo cesho huno

  • @IqroCabdullahi-hj2uw
    @IqroCabdullahi-hj2uw 4 місяці тому

    Casho wan kujeclahay fikirkada wow ila saxanyahay al baqro سورة البقر lazim aqriso guriga kadaro astaqfarta lazim una samir

  • @maryamocabdiraxman
    @maryamocabdiraxman 4 місяці тому +1

    Tan guriga aad naag kale keenayso kuguma raacsani mana fiicno maya abayo caruurtada naag kale hadhaxkeenin watalo muhiim ah

  • @sundus460
    @sundus460 4 місяці тому +2

    Beeentii oo cad 😊 Allah ka baq ❤

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 4 місяці тому

    Naagta haisku keenin lakin ninkaaga soojiido oo cubtada ukari intaad Awoodo oo caruurta qeyladooda ka Ilaali Wicitaanka badana ninka kadaa markuu kaa tago Afaarihiisa hawareeysanin markasta uu kuu yimaado udhoola cadee

  • @FarhiyaGele
    @FarhiyaGele 4 місяці тому

    Naagta ha isla soo dajinin naayaa ee ninkaaga saa ku soo ceshen lahayd falkeeda gal

  • @fadumoadam3100
    @fadumoadam3100 4 місяці тому +1

    Caashay beenta maad nagadaysit habayarey waan kudawanaye

  • @foosdjama8266
    @foosdjama8266 4 місяці тому

    Coz of laundry 🧺 you letting your house halal side chick 😮unbelievably be strong do your own thing dnt let your family your house side chick beyond madness

  • @ubaxmaalin562
    @ubaxmaalin562 4 місяці тому +1

    Soo ceesho ninkaga1🙏🙏🙏🙏

  • @imans3899
    @imans3899 4 місяці тому

    This is beyond weird, disgusting and humiliating. I would say iska aamus ciyaalkiisa ha korsado, naagtiisa gala Johore haduu rabo asagu waa nin weyn choicekiisa ha qaato, hadii uu soo laabanrabo iska baar cuduradiisa. Ninkaygan naag korka ku haysanaya ana hoos ban joogin waa humiliation waxas. Mida kale hooyo ayaad tahay tussale noocee ah ayaad hanlajaaga tusonsysaa marked ninkaagii naag usoo xeraysid? Abayo hadad dhimsnaysid dhareerka waa layska duwaa, ninkas haduu kaa tegus ilahay isku xir, ciyalkaaga korso ok dhexda u xiro, asaguna wixii uu kugu caawinayo ka ogolow, doormat ha noqon ilahbaa Lu gacan qabanayee, adiguna wanaag into ixtiraam naftaada Inyo asagaba u muuji.

  • @aminoosman8652
    @aminoosman8652 4 місяці тому

    Caisho.ninkaaga.sasabo.laakiin.naagta.ha.so.dhaweysanin.laakiin.ninkaaga.xaq.ayad.u.leedahay.in.aad.sasabado.dantaada.adigaa..yaqaano.wana
    Ku.fiican.yahay.ku.dadal.si.dii.aad.u.so.dhaweyso.abaayo.dad.warkiisana.ha.dhageysanin.

  • @fatumaissack-km3sx
    @fatumaissack-km3sx 4 місяці тому

    Abyo Allah kuso ciliyo ninka qalpigisa jeclkada Allah kabuxiyo abyo sida ayy danta kugu jirto sameya dadkan waa Somali hadalkoda iska daf plz

  • @liinabushara1889
    @liinabushara1889 4 місяці тому

    Walhi hadaa. Intas sameyso asagaa laad guriga ugu bixindoono intuu mar labaad kusoo jeclaado Ayuub Aad kuu kool kolom doonaa i aamin you kan do👍🫶🏼👊🏼👏👏

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 4 місяці тому

    Abaayo plz intakale samey lkn naag hasoxaresan plz allaah hakusociliyo ningada farxad waarto kurajenaa

  • @shamsoali2056
    @shamsoali2056 4 місяці тому

    Acuudo bilahi Naa maxaa isu bahdilaysaa Naag haduu wato banaanka hala aado. 🇺🇸 joogta wax baro fowl ADAA ku cawinaysaaye maxaa Naag gaal ah guriga kuu keenay oo hood ku seexinayo

  • @munaabdishakuurfarah-uv7hx
    @munaabdishakuurfarah-uv7hx 4 місяці тому

    Asc Wrx caisha ninkaga sasabo wasifican Allah hakusojediyo ee hal Arin ayan kugulatalinayaa ninkaga diidta islaamka meel ukubarto gee si uu sinada ugafogado maxayelay sinadu waxaraan wana wax xun

  • @shamisali4599
    @shamisali4599 4 місяці тому

    😂😂😂😂 cashoy prank soo gaba gabeey plz waxaa ninkaga adiga eheen nosoo gudbi plz wan dalnay adiga ninkaga sidaa nogu waday bentan tirada badane ugu yaran😂 marka nogu badal dhacdoyinka Amerika wadamada kale 😂

  • @XasanAhmed-og4qf
    @XasanAhmed-og4qf 4 місяці тому

    Caasha wallo magica xaajiga ka badal oo bixi magac Muslims ka fadlan.makaad waydiinaysey dhegaha waxa ugu jira in ayna diintu ogolayn wuu kula qaatay balse magacana biib ka bedel una bixi magac Muslim.

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 4 місяці тому

    Dantaada maqaar ey ayaa logu sexda ileyn maqar laguma sexan Karo ilmo ayaa heysata kuwo abahod jogo ayaa heysata, sasabo oo isku jilci wixii xal ku ah samee
    Quran shido nagahan balayo waye ha iska siideyn sasabo furitan kugu talin maayo ilmaha ku korso nin soomaaliyeed intas lagama helayo wixii uu Kaga tagey mar dambe iska ilaali , nag warkeeda ha dhageysan waa cadow qaarkod hadii aan telphon Kaga heyn laha waa ku so wici lahaa

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 4 місяці тому

    Maye abaayo samee waxiii aad islaadeyhy way ku anfacayaan mida kle xaley baan ku riyooday idinkooo heshiiiyey insha allha kheyr ayey noqondoontaaa sorry abaayo wixiii idnku dhex jira allha idnka saaro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shugrisaciid4463
    @shugrisaciid4463 4 місяці тому +1

    Watisabkaga iisoosheg talankusiinayaye qoraalka idhibaya cod ayaankuusodubayaa

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 4 місяці тому

    Mideeda kale waxaad samaynaysid cidna ha kala tashanin caqligaaga kaasho meel kaliga fadhiiso isla sheekayso go.aanka wuxuu ku soo gooyo ku dhaqaaq waxaan sidaa ku leeyahay bini.aadamku isku fikrad ma. Ahan wa kala fikrad ee ku wareerin ee fikradaada ku dhaqaaq

  • @Fadthiadeeqa-om8fz
    @Fadthiadeeqa-om8fz 4 місяці тому

    Wll ha guursado u ogolow oo meherkana la qabanqaabi lakin guriga haso dejisanin meel kale ha dego usheeg ninku hadu laba naagod leeyhy in uu midba habeen u hoyanayo marka kaas adigo sidadad naagta uga soo jidanlahyd same yacni shaxshax dheeri ah udug cunto shidan nadaafad dheeri ah romantic

  • @Funnyvedioschannel
    @Funnyvedioschannel 4 місяці тому

    Abyo Samey wax waliba oo wang ah ah aad ninkaaga kusoo ceshan karto lkn gurigaaaga naagta ha keenin waayo ma fiirin kartid ninkaaga oo naag kle usii xaroonaya lkn kalgaceyl iyo davacsabaan tusi ilaahey umuuraha iyo Saad jeceshahay hakuu sahlo❤

  • @faaaduma6876
    @faaaduma6876 4 місяці тому

    Please don't that. Naagta hadaad u ogalaatid ciyaalkiisa ayay kudiraysa. She'll take the attention away from them.

  • @zaynabahmed8042
    @zaynabahmed8042 4 місяці тому

    Wlley arinkaa ka fikir naaag gurigaaga hkeenin naaag iska fogee meeluhuu la aadayo hla aado wllhi naagi wey ku shirqooli kartaa hoy nafta yey ku dhaafine naag hso xareysn wx kastoo dhaca hkaa maqnaato illhy amuuuraha hkuu fududeeyo ninka hdu khyr ku yhy hkuso jeediyo

  • @Qaalikassim-cn6ey
    @Qaalikassim-cn6ey 4 місяці тому

    Mida kaleh sikastod ujeceshahey ninka 100%100 heysudhib ninka muji adkeysii

  • @hamdimohamed5842
    @hamdimohamed5842 4 місяці тому

    Naa heedhe ninka inaa soo dahacsati waa wax fcn inaa soo celiso oo dantaada aqoonsati lkn bahdil ha qaadanin sikale isasabo plz noo soo noqo dheh lkn naag iyo afaraheeda hagalin oo ninkaan naagtii kudili leheed hade kugu noqoto kwrn ilmaha iyo adi sun yee idin siinin isdhaafi hadee ku fikirto kawarn madamo ee gaalthy abyo kfrso abyo ninkada soo sasabo lkn nagan ku kenaa waa ceeb iyo aqlaaqxumo abyo

  • @hirresheikh1155
    @hirresheikh1155 4 місяці тому

    Abaayo ninkan hada waxas iskutustit hadow naag madaynayo tusi inat nag kale in lagulasimo diyaar uhen ilahay wixi qer hakuwafajiyo

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 4 місяці тому

    ASC wll asha waxaad jeceshay waa kula jecelnay ee sidii dani kugu jirto samee waa kugu tagerayna hadanu nahay dumarlan

  • @Qaalikassim-cn6ey
    @Qaalikassim-cn6ey 4 місяці тому

    Asc wllas shey waxan kudhihi lahaa isdaji ilaheyna ulabo ilmahagana dhibato ha isuga kenin nagna hakesanin gurigaa lkn ninka sadku socelin lahed samee❤❤❤❤❤

  • @hananmohumed6888
    @hananmohumed6888 4 місяці тому

    Mida kale waxaad usheegtaa in ninka muslimka ah aysan ubananayn in uu guriga ka cadhoodo lkn loo ogol yahay in uu qolka jiifka oga baxo oo guriga qayb ka mid ah seexdo taas wa loo ogol yahay

  • @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi
    @UmulkalsuumUmulkalsuum-bu6vi 4 місяці тому

    Naag kenso hadhihin lkn sirsiro xalada udaji ninka mida kale talefanka haku badin hadaa kagabsatid asaagaa kusoo radinaya abyo niyada qeyr usheg insha Allah ❤❤❤❤❤

  • @SimaanInacapad
    @SimaanInacapad 4 місяці тому

    Abayo mar walipa Dan tada fiirso dad war kisa iska dhaaf hada ilmo lagu dayacay dhip kale ka isku gaali waye dadkan gurigada ka duminayaa melna kuma geey nayan fikirkada kusoco abayo qalpigane allha ku qawojiyo

  • @shukrimohamed4291
    @shukrimohamed4291 4 місяці тому

    Abyo mida waa fikir wanaagsan laakiin adunka waxa waliba waye dhacan abyo hakeen gurigag lakiin waayo waxa walib wayee karustowan ee sikale ninka kusoo jiido waayo naagta waxa kasta ayey kugu sameen karta biran kama hadli kartin marka abyo waxan kidhihi lahaa kadigtono inaad naag guriga keento hadey rabto sun ayeey kusiin karta ama wax kale kugu sameen karta marka sikadaa naagta guriga keenayso ee waxad kudadash sidad ninka kuceshan lahad wax kasta hagug qadto naag nimada kasho aniga mida ayaan qabaa❤❤❤❤❤

  • @mohamudgelle9382
    @mohamudgelle9382 4 місяці тому

    Waa iga nisteexo 1 Adiga familegada waxa kuu gaar ah aniga haa nagala sheekeysanin
    2 waxaan aad duubeyso caruurtada inaay daawani doonaan ma ogtahy aabahooda aad jayneyso
    3 Adiga is qabasii shay waa nin fiican bil walbo adigo ooyneyso ayaa fadhida youtubka
    4 waxa layaabay shay wuu tukuda aniga qiyaamada lii soo istaajini haduu ninku i rabin salada wuu ka tagi lhaa suasha nin adiga miyuu ku caabudaa

  • @ramlaomar1701
    @ramlaomar1701 4 місяці тому

    abaayo casho inaad ku dartid naag ma xumo. lakiin waxaan kula talinaa nagta gurigaada ha kenin ha is liidin Gabar qurux badan ayaad tahay. wan qaracmey markaan ka maqley. wa markii ilmaha laga waregi lahaa casho sa ha ku fikirin si kale uso cesho pls

  • @zamzamahmed283
    @zamzamahmed283 4 місяці тому

    Abaayo Waa dantaada waan ogahay waanku dareemi karaa lkn naag hasoo xareysan please waad niyad jabeysaa Wllhi
    Waanku soo duceeya mar walbo
    In ilaahey riyadaada kuu rumeeyo 👸🏻

  • @AmaalMursal-er8xg
    @AmaalMursal-er8xg 4 місяці тому

    Naa maad walantay see naag gurigaga loogu qabi karaa waa yaabe naa ninka ka so dulqaad naagta sasabo jecel badan sii lkn nin naag yuu San dhulka kugu jiidin aakhiro na waxay leeday meela tago sidaa ha isku bahdiln ma adoonbaadu thy ninka wax walba hadadkku qabto hadana hadji la dhimanayo dhareerka layiska tiraa so sirsiro bari waxadku so ceshan karto samee lkn ha isku jiidin dhulka maskax dada yarta ha ku ciyaarin waxaaso duliya ado qaatay hadji laga tago wllhi wad is dhaaf kartaa maskaxdad waayi kartaa marka qof naftada ha u diln naag kaa xun oon xaarka iska dhaqin waligeed ha is barbar dhigin inta so sasabo una sheeg naa tu la tumanayo inu allhe ha sareeyo

  • @qadromuxudiin4951
    @qadromuxudiin4951 4 місяці тому

    Abayo kulama talin leheen inaa nagta guriga ukeento ninka uyeer fadhiista wada hadla oo dheh maxaad iga weysay Ani Ani wan ku jeclahay ninka sida dhabta ah kuu jecel wuu kula gareysanaa ee plz nag adag iska dhig inaa ubahantahay ha iska dhigin ignore garee asaa kuso laabanaayee

  • @nololkaaba7836
    @nololkaaba7836 4 місяці тому

    Abaayo wa kusaxan tahy xaqaada udagalan xiisa iyo damac wu dhamana soceli xaajigada sasabo mcnto nag kadal katimid reerkada ha udumin albaqro kudaro guriga

  • @tourisminyourcountry6208
    @tourisminyourcountry6208 4 місяці тому

    Wll ilaahey kacabso ninkaa owalba kuma qabin sharciga islaamkana nin gaal ah kuuma baneeynayo ee duurkada nin islaam ah karaadso
    Waxaan lagaabay naagaha somalida nimankii somalida hadeey diideen nimanka Islam kanahay wadeey kudiideen oo midwalbo gaaal usoo xareeysee ogoow sinaad kujirtaa ilmahana ku dhaldhalee

  • @anisahaaji9248
    @anisahaaji9248 4 місяці тому

    Naag guriga ha keenin caruurta bey kugu dacween karta intee waxkaa duubto lkn hada xamili karto inuu naag kula qabo ugu dulqaado banaanka haku qabo marku ku yimaado guriga soo dhawee

  • @ummuaad6266
    @ummuaad6266 4 місяці тому

    ASC ASHA ABAAYO QISADAADA OO KALE ANIGA IGU DHACDEY EE ABAAYO HA DHIHIN GABADHA AAD RABTID GURIGA SOO DEJI HA DHIHIN LAAKIIN WAXAA SAMEEYSAA OO UGA RAAYN KARTAA HADAL MCN IYO ADIGOO ISKA SHAQEYSID OO QURUX BADAN HAKU ARKO HANA DA A ORDIN MARKUU KUU YIMAADO KU DHEH KALIYA HI SEETAHEY MFCN TAHEY INTAA HA U DHAAFIN MAR KASTANA ADIGOO QURUX BADAN HAKU ARKO WALAAHI ASIGAA KUGU WAALAN DOONO MARKUU ARKO INAAD DANAYNAYNIN PLZ TELEFON KAGA IISOO DIR ANIGA KAAGA SHEEKEYN DOONO

  • @UmmuSucaad
    @UmmuSucaad 4 місяці тому

    Yaa aabe aan korsan sidee kaaga jecelyihin 😢
    Abayo ilmaha jacayl iya kalsoni sii walhi calooshaa I hurtay markaad tiri aabahooday iga jecelyihin

  • @roodasaeed8596
    @roodasaeed8596 4 місяці тому

    Dantaada maqaar ay baa loogu seexdaa, dantaada garo, already you were single mother, so don't be again single mother

  • @leylosebriye8730
    @leylosebriye8730 4 місяці тому

    Kn uurka habaarin shib kadheh hadii kale waaad jira doontaa ilaa 4bil kagaaree igu baro uur haka nixin alx dheh wax cafimaad qabo allle haku siiyo dantaada maqaar eeey loogu jiiftaa

  • @MohamudMohamed-bl4ov
    @MohamudMohamed-bl4ov 4 місяці тому

    Marka Ledahay inu mehersada ka dhadhicina😂na Muslim waye ma lahen meshas vaar😂ku jiro gabdhow

  • @sudesshaban3686
    @sudesshaban3686 4 місяці тому

    Abayo aniga waxan kugu talin lahaa in adan so dhawesan naag hada cadi ay kula tahay lakiin markay ku so gasho oo ninkii ad jecled qol lagasho shekada way badalmesa waxa walanayo waa adiga waxa hooyo la an ku dhaceso waa carurtada marka Mcnto ilmahaga unax ayan ku oron lahaaa ninka so jiido isaga oo bananka jogo gurigaga nadiifso adiga iska shaqee asaga is illowsii hadalka ha ka badin wicitanka ka daa si wanagsan ulahadal marku ku imado ama ku so waco lakiin balaayo ka dheer ha u yeran qali illahay ayaa quruxdas ku siyay nag wax ma ka qadeso isku kalsonow ❤❤

  • @Queen-official
    @Queen-official 4 місяці тому

    Naa caasho ciil igu dishay ninka nagta u gurina aaa gurina so dajina abyo tas wa bah dilaad runti isagana wxu u arka in adan ka marmin wxu dono kasameysana ani tas masameyn siyabo kle samey lkn tas kugu la ma taliyen adiga qiimo isku yeel hana radsan qofka u la daganyahy iskq hubi in ay nag tahy wn ku so duceyna lkn wax hadhow u dulqadan karin ha sameyn