UGU DAMBEYN HODAN ONLINE O XAQIIQDA BANAANKA KEENTAY NINKII HORE IYO KAN 😱

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 236

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  3 місяці тому +19

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 місяці тому +38

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @NuurashCumar
    @NuurashCumar 3 місяці тому +11

    marxuunka iyo intii muslim ah ee dhimatyba alle ha unaxariisto kitaabkoodana midigta alle haka siiyo marti lajecelyahyna alle haka yeelo aaamiin aaamiin yaarabi

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 3 місяці тому +35

    Rasuulkeena csw scw nnkh

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 3 місяці тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-ii7oj5wn7j
      @user-ii7oj5wn7j 3 місяці тому

      اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله

    • @zamzamhassanfarah1508
      @zamzamhassanfarah1508 3 місяці тому

      Waa dhowr sano ka hor viodeokan 😮

  • @allaaamin1146
    @allaaamin1146 3 місяці тому +24

    Gabadhaan waay murugootay anaa marqaati ka ahaa anigana aad ayaan ugu xirnaa qisooyinka aay soo deyn jirtay

  • @shukrixusein9537
    @shukrixusein9537 3 місяці тому +8

    Asc walaalo iska samir danbigaaga ayay kadhaqayaan allaha u naxariisto janatul fardowsa allaha geeyo amiin ❤❤❤❤

  • @AhmedIsmail-me9dm
    @AhmedIsmail-me9dm 3 місяці тому +19

    Soomaalidu way eedeen baraha bulshada WAYO Caalamka INTA BADAN WAXA lasoo galiyaa horumarka Aadamuhu sameeyeen ALLE ha sahlo

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 місяці тому +7

    Habo Soomaali Waa La Inorgareeya Ha U Soo Jawaabin. Hana Isku Daalinin. Go Head Habo. Waad ku Daaleysaa. Waa ummad Wax u Dhiman Yihiin.

  • @SheedshNuur
    @SheedshNuur 3 місяці тому +6

    Masha allaah hodaney gobaa tahy hori usoco kuwa liita warkooda dheg ha.udhigin

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra611 3 місяці тому +15

    Very true .Allah hakugarabgalo. Hadanaynin ee kasoco

  • @naimabarre7088
    @naimabarre7088 3 місяці тому +6

    HODANEY ABAYO BENI ADAMNLAMA QANCINKARO EE KEEP GOING SISTER ❤❤

  • @user-sn4ps7tm2p
    @user-sn4ps7tm2p 3 місяці тому +5

    Hodon Wa Gabar qiimo badan o waliba aqli badan allaha daystee ❤❤

  • @HussainMohammed-fu1mt
    @HussainMohammed-fu1mt 2 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto abshir.adigana ciiyaalkaga haku caafiyo iyo.adigaba aamin

  • @balqeysa7209
    @balqeysa7209 2 місяці тому +1

    It is Allah Who creates you and takes your souls at death; and of you there are some who are sent back to a feeble age, so that they know nothing after having known (much); for Allah is All-Knowing, All-Powerful.” (Qur’an, 16:70)

  • @saidaabdi5588
    @saidaabdi5588 3 місяці тому +4

    Aniga dareemay rabi ayaantaan uguma soo celiyo qofkii soomaraa ug dhibka qof kula nool inuuu kaa dhito

  • @Neima1000
    @Neima1000 3 місяці тому +2

    Mashaallah hodaney dhaag ha udhigin horey usoco ❤❤❤

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому +2

    Good speech 🎤 my beautiful 😊

  • @ZahraJama-sc8td
    @ZahraJama-sc8td 2 місяці тому

    Abshir Allah unaxariisto , welcome Ibrahim. You have most beautiful names .you have Allah, you no longer an alone .

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 3 місяці тому +9

    War soomaaalida dhib badanaa yaaa alaaah guur qeer qbo alaha kuusahlo soomaaliyey alaaah kacabsada dulamka joojiya

    • @user-bf1vw3eq2x
      @user-bf1vw3eq2x 3 місяці тому

      Miyay kala tageen wll ninkii danbe Allaw cawil khayr qabA

    • @nastedave9842
      @nastedave9842 3 місяці тому

      Oo Ibrahimkii aaway

  • @ifoonghauri4046
    @ifoonghauri4046 3 місяці тому +21

    Sorry walaalo Qalbiga Allah kuu qaboojiyo ee yaree Saaxiibtinimo Dumar.

  • @HalimaAbdi-gf8em
    @HalimaAbdi-gf8em 3 місяці тому +2

    Very sorry sister , I feel you’re pain wallahi

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 3 місяці тому +4

    Asw maxaad uga jawaabaysa binaadan ciida dhargisa .

  • @abdullahiibrahim2674
    @abdullahiibrahim2674 3 місяці тому +2

    Subhanallaah sister hodan sida dad badan kuu soo qoreen waa muhiim oo ah...naag ama naago saaxiib hala noqonin kafogoow way sharbadan yihiin qaar badan.waxaan ogahay gabdho badan oo kafogaadey xiriirka dumarland waa badbaadeen dhankasta...kuwii isdabayaacana dumarland waa khasaareen dhankasta really???ee fikradahaas please qaado

  • @HalimaAbdi-gf8em
    @HalimaAbdi-gf8em 3 місяці тому

    Sorry walalo hodhan , keep going my lovely sister , don’t worry about people Tolk , love you walashey macaan , wlh I don’t know you but inshallah one day I will see you .

  • @aminadaud7256
    @aminadaud7256 3 місяці тому +4

    Mashaa Allaah tabkalaah

  • @leylaahmed2641
    @leylaahmed2641 Місяць тому

    Saxiiiiix abyo waa xaasid quuro waa ayaa hya iska dhaaf ❤❤❤❤❤

  • @fatmakiin
    @fatmakiin 3 місяці тому +1

    War hedhe dadka ku dhagan gabadhaan miyeedan arkin xanuunka geerida 😢😢😢 subxanallah abyo allha uraxmado zowjkaagii kuwii janada ku kulmo allha idinka dhigo

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 3 місяці тому +2

    Aamiin Aamiin yaarabii. Aamiin aamiin

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 2 місяці тому +1

    Walaahi waa runteed geerida ninkaaga xanuunkeeda gabar soo martey un baa og oo dareemi karta ilaaheey gabadhaan cadowga ha ka qabto

  • @zeinabismael177
    @zeinabismael177 2 місяці тому

    الله يرحمه زوجك ويغفر له ويسكنه فسيح جناته و يجعل قبره روضة من رياض الجنة
    أمين يارب العالمين 🤲🤲🤲

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 місяці тому

    Hodaney kuwaan allaha soo hanuuniyo umadaan oceania
    Waa ku dhunsan yihiin Soomaalidu ❤❤❤❤❤❤

  • @habiboanshur9989
    @habiboanshur9989 3 місяці тому +5

    😢gabadhan ma deysin ilahey Hani qabte maxaa kuheysatan

  • @bisharobeautycosmetics8588
    @bisharobeautycosmetics8588 2 місяці тому

    Hothan wax ceeb ah malehid walaal ilmahada abohoodnah ilaahaay ha unaxariisto

  • @ubaxabdullahi5314
    @ubaxabdullahi5314 3 місяці тому +1

    subxan llaah illahy ha u naxariisto janadiisa haku irsaqo lakin dadka qaar xishod daranaa walahi way dhiben gabadhan hodaney guuleyso waliga ciso iyo Sharaf ku noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @khadrasiciid4044
      @khadrasiciid4044 3 місяці тому

      ma ninkii danbaa ka dhintay Allah ha u naxariisto😢

  • @anisoyareychannel12
    @anisoyareychannel12 3 місяці тому +5

    Asxabta qaaliga please isoo booqda routino sameeyaa❤❤

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 2 місяці тому

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❣️

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 2 місяці тому

    Manshallh allahkubarakeyo abayo mcnto

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому

    My beautiful we love you.😊 .Ignore the literacy people 😊

  • @asmasucuda8601
    @asmasucuda8601 3 місяці тому +3

    Amiin

  • @habonemohamed7480
    @habonemohamed7480 2 місяці тому +1

    Aniga waxan kudhehilaha hamaqlin dhadka hadalkuda

  • @faizahassan3824
    @faizahassan3824 3 місяці тому

    Allaahuma Aamiin don’t mind them those people who have bad altitude just focus your life

  • @SahraCali-gk4pc
    @SahraCali-gk4pc 3 місяці тому +3

    Marxuunkaas baabuur kumadhiman miyaa dadka maxaa kaqaldam ilaahay ha unaxariisto yaarabi adigane qalbiga alaha kuu qaboojiyo ❤

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 3 місяці тому +1

    Hadaneey qoyan dumarka ilmaha wsli dhali kara weeye ; ee ha is caayin; erayda khaladka iska dhaaf; raga somali iyo dumarka somali waa dadkaaga; hawshaada wadi dadkaan waxba ha u jawaabin qof kasta wuxuu yagay buu yahay hadaad dad ingriiska ku didhay dee maanta nalama aadan hadasheen; ilahay kaliya raali gali; ilahay ha u naxariisto

  • @mohamedqoje8335
    @mohamedqoje8335 3 місяці тому

    Asc ninka iyo naagtiisa ilaaheey ma waxuu idinka risaaqay dadka ceebahooda iyo is kul dirkooda iyo umadu inay iska caaydo
    Alle waxaan idinka baryayayaa intii balaayo aad soo bandhigteen oo aruurtay allaha bulshada horteeda idinku fadeexeeyo allahuma aamiin

  • @iqroMohamed-sj9vj
    @iqroMohamed-sj9vj 2 місяці тому

    Scw

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 днів тому

    ilaahay Ha ku xiftiyo

  • @mohamedleila4675
    @mohamedleila4675 3 місяці тому

    Qaali waqtiga hayskaga lumin inaad somali war ku qancisid waayo waa dad intooda badan iska hadla ee noloshaada wado❤

  • @user-mh9ek9gv7l
    @user-mh9ek9gv7l 3 місяці тому +1

    Hodanay dadkan ha u soo jawaabin mardanbe bariiskaa kaa galoo shaqo KALE ma yaqaanane qof sharaf leh baad tahay qali dadkan haw joojin

  • @user-zh3kn8mn1y
    @user-zh3kn8mn1y 3 місяці тому +1

    Videogan mar hore ayey dhubtey hodan Online ee wax cusub maxa 😮😮😮

    • @sawda9566
      @sawda9566 2 місяці тому

      Ha saw maha 😊

  • @Xaawaluul124
    @Xaawaluul124 3 місяці тому

    alxm ani waligey hodan comment xun uma qorin waligeyna uma qori dono insha allah dambi qof kale maxa dusha isarey somaliyey gabadhan aman iska siya 😢😢

  • @AmaalAli-xp9eb
    @AmaalAli-xp9eb 3 місяці тому

    Wllo Alle haku karaameyo Awladana Alle hakuu Safiyo dadka waxaa kugulakacayna ogoow inay kuu shaqeeyen waxba haysku mash quulin❤

  • @amalmuhudin4059
    @amalmuhudin4059 3 місяці тому

    Sorry wlh abayo illaah hakaaqabto inta kudhibeeso wlh waxaa ku ogaankaro qof sidaada camal ah abayo sabar qoyan iyo qumayaba wax makaaqaadeeso illaah ayaa kulajiro macaanto❤❤❤❤❤❤❤

  • @asadsuriasad165
    @asadsuriasad165 2 місяці тому

    Ilahay hawnaxariisto walalkeen somaliyed

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 місяці тому +1

    Maxaa kuugu kelifay in aad dhardhigato markuu dhintay sayigaaga aniga taas Ayaan rabaa in.leyga dhaadhiciyo please

    • @SabiGulaid
      @SabiGulaid 3 місяці тому

      Walal adiga maxa ka galy rabigeed baa ka xisabinya

  • @sadiadhore8403
    @sadiadhore8403 3 місяці тому +2

    Waa Fadhinaa

  • @zeitunadan
    @zeitunadan 3 місяці тому

    Sorry, abayo. May Allah Almighty grant him jannatul firdous Aamiin yaraabi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 11 днів тому

    Aamiin AAmiin

  • @samiraamira-xo4wg
    @samiraamira-xo4wg 3 місяці тому

    ABAAL BADAN " ABAAL BADH AH' ABAAL BADH IYO DHEERAAD AH' NINBA KIISA KAAN UGU BEDELI' BEERKA KA' OGSOONI DHEH "" HODONEEY SOMAALIDU WEXEY U BADANYIHIIN DAD JAAHILIIN AH OO WAX MA' GARATO AHE" DANTAADA KA RRAACO ILAAHAYNA HAKULA JIRO I.A 🤲🤲🤲🤲

  • @kingcayfo7470
    @kingcayfo7470 3 місяці тому +1

    Aaamiin aaamiiin yaarabi

  • @habonemohamed7480
    @habonemohamed7480 2 місяці тому +1

    Ewaran qalii

  • @MohamedAhmed-rt3tg
    @MohamedAhmed-rt3tg 2 місяці тому

    hodaney geeridu waa xaqee waxaan la xanuunsadey oon la ilmeeyey ereyga cidley igu heshey,samir

  • @sharifanoor3367
    @sharifanoor3367 Місяць тому

    Magac iyo Museveni Maalin
    Bey baxaan

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 місяці тому

    Well said

  • @nimconux4601
    @nimconux4601 3 місяці тому

    Alleh haw naxariisto jano ha ka Warabiyo

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 3 місяці тому +3

    Hodaney adkaarta akhriso iska saamax

    • @sahramohamed7113
      @sahramohamed7113 3 місяці тому

      Dumarku waa shayaadiin xaasad alle hoosgal

  • @makoahmed7381
    @makoahmed7381 3 місяці тому +3

    Walee hoden wa gabadh diinta garanaysa oo madrasatul falaax oo kutaala madrasatu falaax magaalada Dir Dhabe oon an igu ka soo qalin jabiyay very good speech hoden on line don’t give up the good work you should shoud be happy and laugh one stupid lady said whay are you laughing?she should be happy she is not going to be crying you are jealous xaasidiinta umba kaaxun walee qoyanta waadgubtay Alhamdulillah I am soo happy for you that you speak today very good speech the Somali people women and men are judgmental they are an educated my beautiful hoden I am very happy aad iyo aad baan ugu farxay runtaad ka hadashay Allah ha kaa qabto qoyanta iyo nimay naagyada 🤣🤣🤣 kuu soo gala midiyaha waad ku wanaajisay i hop waxaan rajaynaya inay akhristaan comentigayga cabdula edo hoden iigu sheeg inay life igusoo dartit telephoonkayga way haysata Settle Washington weeyaan

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 3 місяці тому +2

    Hada kahor waxa tiri nin danbe San u guursan doono ma aqaan. Anigaaba kaa cabsaday barigaas wa ku jeclaaa kkkk

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 3 місяці тому +17

    Waste of time 😢

    • @MrRedwaann
      @MrRedwaann 2 дні тому

      I couldn't agree more wallah, what a waste of time.

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 3 місяці тому +3

    Hodaney waano hadad rabtid kabah reseau sociau youtub nolochadou gaar aa kuu ahatoo adiga koskaga iss herey illahay hadad takhanifd waa waano khof kuu jecel maha ku wereriyey waa akhiro zaman mahad isku macneen iska amouss

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 3 місяці тому

    Walee aaqiro dad warba u yaalo qof walba afkiisa haka warqabo😢😢😢

  • @munaahmed372
    @munaahmed372 2 місяці тому

    Asc
    war gabadha iska dasya maxaad ka rabtaan

  • @habonemohamed7480
    @habonemohamed7480 2 місяці тому +1

    Hi

  • @zeinabhirsi6071
    @zeinabhirsi6071 3 місяці тому +1

    Allahuma-Amen🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾😊

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 3 місяці тому

    Asc Hodaney magac iyo masiibo mar bey baxaan❤❤❤

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 2 місяці тому

    Allah haa uu naxariistii niinkas lkn hodaaneey waqtiigas gabadh astuuran ayad ahayd xijaabkada xidhan hada lkn fudeed badan bilowday iyo dhar xafiif ah waa sababtaas waxaa keenaaya inaad laa tiirsaado dad iyaagu dadka ceebaaha oo sameeyaa siidii hore kunoqo astuurnaan yeelo

  • @Mana-fg7lv
    @Mana-fg7lv 3 місяці тому

    Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam Sallaallahu caleyhi wasalam

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w 3 місяці тому

    Maya laaakiin quraxeey aduun lamajoogaaayo nikaaagaba dhintay abaayo xijaaabka hakatagin alaha ku xafideee

  • @qadanmuuse9361
    @qadanmuuse9361 3 місяці тому +1

    Aamiin aamiin 🤲🤲🤲

  • @asadsuriasad165
    @asadsuriasad165 2 місяці тому

    Alle qalbi ga hakuu qaboojiyo

  • @user-dv6ex6ix9u
    @user-dv6ex6ix9u 3 місяці тому

    Hodoney horay u soco❤❤❤❤❤❤

  • @umu-maalika
    @umu-maalika 3 місяці тому

    Hodan aamaan noo siyaa walalayaal waayo waa qof qaali ah qalbi fcn

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 2 місяці тому

    Allahkabaqa Gabadha daaya please

  • @ubaxaxmed8257
    @ubaxaxmed8257 2 місяці тому

    Waligay gabadhan waxkama sheegin inaan lamurugoodo mooyee😢

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 3 місяці тому

    Quruxeey horta ninkeedii bay dishay,way guursaty ,way laraysatay intaaaba waaa lagaaga gardaran yahay been abuurka iyo in qofka la nabsado,lkn waad isqaawisay been ha sheegin dharkiina waa dhigatay ee is barqsbo oo is astur

  • @laaaramadrid8930
    @laaaramadrid8930 3 місяці тому +1

    Soo digiii dadka kawaanin jiray oo oran jirtay ha isqaawanina hadans isqaaawiya baad leedahy

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 3 місяці тому

    Soomaaliyeey dunida wax badan aya ka socda oo nolosha ibn aadanka quseeya. Idinkuna sheeko dumar micno lahayn ayad nagu wareeriseen.

  • @ifrahmukhtar5951
    @ifrahmukhtar5951 2 місяці тому

    Diraca maxaad uxiran waysay markii marxumka noolaa waadiga markuu afar bilkadib isqaawiyaye awalna nalahaa halays asturo diinta ma marxuumka halaa ood uxijaabneed???

    • @marwokhalid1402
      @marwokhalid1402 2 місяці тому

      Adiga diracega iyo dambigega ma wax laga weydiya intad qof biniadama ku mashgulesid adu naftada ka adkow

  • @AmranSulub-si6cm
    @AmranSulub-si6cm 2 місяці тому

    Waankulay dareenay abaayo

  • @sabahabdi8966
    @sabahabdi8966 3 місяці тому

    Ma6a hodanay dadku waxay layaabeen sida fudud eed hal mar isu bedeshay ceebse malihid abaayo

  • @weriyekeyd9567
    @weriyekeyd9567 3 місяці тому

    Amen alle hawnaxariisto

  • @qaliahmed6962
    @qaliahmed6962 2 місяці тому

    Hodaney ha is qaawin is astur

  • @haania2495
    @haania2495 3 місяці тому

    Gabadhaaan waxay jeceshay in laga sheekeeyo oo la wad wado subhannal

  • @Umumaxamad1
    @Umumaxamad1 3 місяці тому +1

    Dirac hadii la xirto gurigaa lagu xirtaa ee adigana qof xijaaban baa lagaaga bartay marka taas ayaa ku ceebowday

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 3 місяці тому

    Hodan abaayo ani waxaan kudhihilahaa kabax social media ama yaree

  • @LolyOpppy-it5qs
    @LolyOpppy-it5qs 3 місяці тому

    Sorry xppti Alle Qalbiga haku Qaboojiyo

  • @user-nw8xs3ql1q
    @user-nw8xs3ql1q 2 місяці тому

    Sorry 😢😢😢😢😢

  • @daimanlul4480
    @daimanlul4480 3 місяці тому

    AMIN.YA..RABI

  • @janira7480
    @janira7480 3 місяці тому +1

    Wa marhore hadalkan inteysan 😂gursan 😂😂

  • @BLOXKETCHUM
    @BLOXKETCHUM 2 місяці тому

    Ilaahay naartiisa. Dadku dhib badanaa???

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 3 місяці тому

    Gabadha illahay khery ha waafajiyo blse maadaama khery lagu bartay oo aay ahyd gabar xijaabaan oo aad loo jeclaa oon baa hal mar lagu baraarugay gabadhii oo dirac qabto markii hore hadee qaawani lagu baraan laha cidna kama hadasheen