Qof jaahil marki qaladkiisa latuso maqaato ee mar marsiimo raadina tatuuga waa xaaraan ee iskadhaaf Buuga aad qortay faa iido malahan ee Dad Cilmi laga faa iido noo keen
ختي إذا بلغ أربعين سنة halkaas hadaad soo gaadhay maxaa ku fudeydiyay waxaa tahay oday hooyadaa hadey dhimatay mala socotaa mararka qaar waalidka in loo bandhogp dambiga ilmaha maku qanacsan tahay hooyadaa oo dhimatay in latusiyo khadaadkaaga
Ninka yidhi ha iga waydii Diinta waxba, why would you are give him the time not alone aad Noogu xayeysiineysaa Buugiisa. Khayr soo gudbi iyo wixii umada wax u soo kordhinaaya
Taatuugu الوشم xaraam weeye waa qalqigii Alle oo la badaly,Rsulkena SCW. wuxu yidhi ilahy ha nacalado qofkii sameysta iyo ka sameyo waa xadiithkii Rasulkena SCW.hadu ka toobad keeno wuu wnagsanyhy.ilahy ha naga hayo nacalada rabi.
Rscw wuu habaray qof ka mariyo iyo ka loo mariyo, dumar laga hadlaya markas nin tee jooga. bukhaari vol 7 Tattoo waa Xaram period Lkn wiil ku wuxuu dhahay su’aal Diin iyo siyasad ha I waydiin waa hadalki gaalada. Diin ha I waydiin shaki leedahay ma Muslim nimadisa laga shakiyey miyaa degaan ka uu joogo. Allah swtc ha ina soo hanuuniyo dhanaanten
Ilmahaagu muxuu sameyn karaa ileyn adigaa tusaale u ahe. Taatuugu qof welba oo muslim ahi wuu og yahay in uu xaaraan yahay. Ee caruutaada tusaale xun ha u noqon.
War ninkan lalabadis kama helin e hadalka jijiday tatu xalal iyo xaran waxi udaxeyo wa badil 40sano wa waqtigi ad toba keni lahed aya shabad samesatay subxanallah hadal bila macno ah
Kan qurbihii bu fikrad qaldan ka qatey oo uu modayaa wax wanaagsan ..ilhey hakuso hanuumiyo
QaniYusuf waxa uu ku sheegay Gagan
Waxaan layaabey markuu 40 gaarey ayuu taatuu ugu wanqaley
Very articulated individual. Waxaan aan u jeclahay dadka wax soo kordhiyo.
Qof jaahil marki qaladkiisa latuso maqaato ee mar marsiimo raadina tatuuga waa xaaraan ee iskadhaaf Buuga aad qortay faa iido malahan ee Dad Cilmi laga faa iido noo keen
ختي إذا بلغ أربعين سنة
halkaas hadaad soo gaadhay maxaa ku fudeydiyay
waxaa tahay oday
hooyadaa hadey dhimatay mala socotaa mararka qaar waalidka in loo bandhogp dambiga ilmaha
maku qanacsan tahay hooyadaa oo dhimatay in latusiyo khadaadkaaga
حتى اذا بلغ اشده وبلغ الاربعين ✍
Dadka qof ba si ayuu wax u arkaa taatuga ninkan wu kahelay wuna marsaday wuna og yahay wuxu yahay danbigiisa iidiinma quseeyo biyo qaboow caba.alaa kula xisabtamaya. 😂😂😂 aniga waxaan layabaa lakin qof madow oo taatu marsanayaa scm
Walaal inaan ku daawano ayaan rabnaa ee muusiga naga daa
Waryaaa ninkiii noolow mxa aragtay. Alle haku soo hanuuniyo
😅😅 refreshing minus the tatoo ofcourse. Very intelligent human being.
Tattoos ka waa waxaan diinteena ku wanaagsaneyn ee iskaga towbad keen oo ka tirtir jirkaaga waxaas. Mahadsanid
Saaqid hadii aad maqashid waa kan
adiga baanu ku ahrisanay buugaaga ma rabno akhrintiisa
War nio ninkan shakhsiyaddisa inama khusayso lkin waa nin wax badan oge intani ku ekaa
true
podcast oo music la saarayo maxaa waaye aniga waa dhageysan laha music ban ku nacay ee naga daaya music waana dambi
Big respect ❤Waa nin ixtiraam leh aqlaaq ay ka muuqato Maasha Allah
Buug hadaan rabo inaan qoro maiga caaeinaa misene dadka maka caawiyaaa?
Kittos
Buugaagu Faaiido Ma Yeelandoono Inta Tatuugaas Kuu Marsanyahay Adoo Islam Ah
Ninki ugu horeeyey aan arko baneysanaayow taatuuga 😂😂😂
Hada maxaa faaiidnay wax waliboo jirkaaga ka dhaqmeeyn waa xaaraan
Jacayl Waa dan
asc adoo nin weyn ah oo somali ah maxaad u shabahaysaa gaalada tattoo waa xaaran
Yaa
Qof hadi aan arko Dhahayo dintayda ha iweydin warkiisu waa Cadyahy
Lkn Hal su’al Hala waydiyo Ma ogolyahy in ilmihisa inay Marsadaan taatuuga??
Subxaanallaah walaal mat wixii haday yihiin wax caalaamad gaalo inaad qaadato waa Khaled qofka muslmkaa inuu gaalada isu ekeysiiyo ba banana walaal
Xaramka ama xajga waxaa jira rag daaduu gacmahooda ka buuxo oo dawafaya ilaahay baa danbi dhaafe ah
Kuwaas qaar ku dhashay diinta may ahay ee waa dad soo muslimay
Jirka kama go ayo saxiib waa uun ku dhimaneysaa maik tayson arag wejigiisa tuu ku dhigtay
Ninka yidhi ha iga waydii Diinta waxba, why would you are give him the time not alone aad Noogu xayeysiineysaa Buugiisa. Khayr soo gudbi iyo wixii umada wax u soo kordhinaaya
Taatuugu الوشم xaraam weeye waa qalqigii Alle oo la badaly,Rsulkena SCW. wuxu yidhi ilahy ha nacalado qofkii sameysta iyo ka sameyo waa xadiithkii Rasulkena SCW.hadu ka toobad keeno wuu wnagsanyhy.ilahy ha naga hayo nacalada rabi.
40 markuu ku barsaday wax aan micno weyn u sameynayn buu sameeyay dhalinyara nimada ayaa waxa iska maalayacniga ah lagu dhaca lkn afartankii baan wax aan macno laheyn sameeyay hadana waa nin cilmi leh hadana waxbaa si ah
6 aad X kalaas keeygii waaye laakiin Feysal ma xasuusto.
INAA LILLAAHU WA INAA ILAYHI RAAJICUUN
Jimcoology Waa habeenka lamasnaha isqaba ee soomaalida 😂😂
Anakoo taatuu xirnayn baa ilmaheena u baqayna oo wadnuhu na bugbug leeyahay. ee bal adigu sidee dareemee.
Waxay Aheyd inaad kawarareysato Book kaliya laakiin Arinkaa personal ah qofka inuu Tatoo leeyahay iyo inuu Bidaar leeyahay jirkiisa haku mashquulin Hadda Arintaa waxay saameyn ku yeelaneysaa Book kiisa waayo somalidu waa caadhifad waxay orandoonaan waxaa qoray nin ceynkaa ah
Wllky waxaan wax qarsan ma ahan waayo family kiisa qaar ayee ku kala go.een waana wax fcn in la waydiiyo sababta uu u marsaday asigo muslim ah
Totoo qoota ugu taala waa calaamada shaydanka u fiirso 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂mida kale tatoo waa calaamadaha shadaanka
Rscw wuu habaray qof ka mariyo iyo ka loo mariyo, dumar laga hadlaya markas nin tee jooga. bukhaari vol 7 Tattoo waa Xaram period Lkn wiil ku wuxuu dhahay su’aal Diin iyo siyasad ha I waydiin waa hadalki gaalada. Diin ha I waydiin shaki leedahay ma Muslim nimadisa laga shakiyey miyaa degaan ka uu joogo. Allah swtc ha ina soo hanuuniyo dhanaanten
Ilmahaagu muxuu sameyn karaa ileyn adigaa tusaale u ahe.
Taatuugu qof welba oo muslim ahi wuu og yahay in uu xaaraan yahay. Ee caruutaada tusaale xun ha u noqon.
Kuwii 20 jirka ku marsadey ayaa hadeer iska tirtiraaya asagana afartan jir buu ku marsadey cajiib!
Tatootuga waa xaaraan
Haacoo waa kanoo kale.
Aqliga allaah usoo celiyo ceemis malahan
Waan jeclahay ani lakiin waan ka cabsadaa in laygu cadaabo daaduuga
Mxd ku dooni wx qalqiga Alle badaly oo Rsulka SCW.diiday oo yidhi qofki sameysta washimka الوشم taatuuga ilahy ha nacalado,nacalad ilahy miyad dooneysa.
@@fatumaahmed4566 waxan iri marabo waa laygu cadaba sifiican u aqri waxan qoray
Kkkkk
Daduuga yaa😅
jaaahil doqon waraysanaaya walahi wa qosol labadan miid wa jaaahiil weyn miidna wa doqon somalida iyo podcast kala haysata wa podcast doqmeed
Soomaalaay idinku ma tihiin illaahay oo xisaabinaaya adoonkiisa ee dadka danbi ha ka rogan
Tatuu marsada xitaa ruuxkale dhiig logama shubo nefow
War ninkan lalabadis kama helin e hadalka jijiday tatu xalal iyo xaran waxi udaxeyo wa badil 40sano wa waqtigi ad toba keni lahed aya shabad samesatay subxanallah hadal bila macno ah
Balwaxa iga dhadhicinayaa daya wlhi nin kaan xld ma fiicna
Nin kaan maaha shaqsi xun waxa ugeysay arintaan fakar kale o ah inuu dood karabo wuuna tiraya saan filayo tattoo gaas
Very intelligent guy
Yahuu naga amus
Kkkk
Rabad
Cilmiga jamcaha salada iyo cibada ilahey
Qada dhiigey gashay saxiib lamana tirtiri karo taas ha isku daalin
Somaalidaan waa wada caadifiin. Ninku taatu madhabka iskuma waa fiqiin buu yiri. Mise. Imaamyadii bay ka aamin san yihiin sheekhda somaaliya.
Wax xaaran iyo xalaal ineyihiin lakalacadeeyn karin maxa kugukadeeday
Fatwo laguma suaaline
Xalaal iyo xaaraam waxaa udhexeeya متشابه
Adigoo Age kaa jooga nin rag ilaahay kaa dhigay maxad ku dooratay?????
Dhalinyarada ka fasahaadinin 😡😡😡
Tattoo is haram period
Na reer xaaji baale miyaa
Jaahil waye wlh
Something he's head
Kan waa xanuunsanyahay ilaahay ha caafiyo 😢
Shekh waa xaraan waa wax la durayo jirka oo dhiiga u gudbaya
Aqliga allaah usoo celiyo ceemis malahan