Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Hayaay hayaay waa heestii sanawaadka aan daydayey wllhi Alla maadaysoow maantad uurka waxan ku hayey soo quftay.Maadaysaw zxp waxad noso gelisa haddad hayso hees tidhaaWaa jidkii siraadooJannadiyo cadaabtaanWali kala dhex joogaa
Wow heesshii hore bal eega aduunkani bal eega heesuu hore kuwani dnbe bal eega.woiw thanks
Waaaaaaw.Waa hees aan maqlo markii iigu horreysay.Cabdi Tahliil WarsameAllow u naxariiso
heestani miyaanay ahayn heestii ay hore uqaadeen Allah ha unaxariiste maxamed saleebaan tubeec iyo marwo maxamed.
Ereyadii Cabdillaahi Cabdi Shube
Cajiib! Tubeecba asiga ayaa ugu fiican. Allow u naxariiso labadoodaba
Ap
Haah
Labadooduba waa ashqaraar hase ahaatee Tahliil codkiisu waa fasiix. Rabboow labadooda iyo hobolladii kale ee hayaantay ku maamuus Firdowsa.
Heestan wa heesah ay fanaaniin badan qaado fanaaniikale ku ma qalay oo dumar iyo rag ba leh
Waa eriyade iyo midhihi Abwaan cabdi laahi cabdi shube
Cabdi Tahliil, allow u naxariiso
Allow idiin wada Naxariiso dhamaantiinba Heestaan waxaa horay u wada qaaday tubeec iyo marwo gaasira Cod ahaan Abditahlil Warsame ayaa ku soo baxaayo Heestaan allow kuu Naxariiso yaa Allah somaali Mohamed Abditahlil Warsame wa ay hagreyn
Heestan waxaa wada qaadi jirey maxamed saleebaan iyo Marwo maxamed
Allow kuu naxariiso ❤
ugaas bal Raadi heesti aun qalinle iyo hibo nuuro Ee muusood Oo Fasiix ah
Alaha unaxariisto
Heestii Aroor soo daa sxb
yaaaaa salaaan dhinackasta heestani way u shidantahay lkn waxaan ku aqaanay mahamed saleban iyo fanaanad aanan xasuusan baa la qaada mahadsanid maadeys sxb bari hore baa isugu keen danbaysay salaaaan sare
Allow Jannee Cabdi Tahili
Maxamed S Tubeec iyo Maandeeq baan ku bartay Hèestan.
03/03/2023 00:00 in Mogadishu, Waberi. 27/01/2023-06/02/2023 maalmo xasuus mudan; waqtigi isa seega aan sababtisa ka garan ilaa hdda.
ruuxii aamina asqoobaaye weeye e xarafka haka bixin
Bala eega eegaa
Hadaa comment akhris u soo gashay like👍 taabo
💖💖🥰🥰🥰😘😘
Hayaay hayaay waa heestii sanawaadka aan daydayey wllhi
Alla maadaysoow maantad uurka waxan ku hayey soo quftay.
Maadaysaw zxp waxad noso gelisa haddad hayso hees tidhaa
Waa jidkii siraadoo
Jannadiyo cadaabtaan
Wali kala dhex joogaa
Wow heesshii hore bal eega aduunkani bal eega heesuu hore kuwani dnbe bal eega.woiw thanks
Waaaaaaw.
Waa hees aan maqlo markii iigu horreysay.
Cabdi Tahliil Warsame
Allow u naxariiso
heestani miyaanay ahayn heestii ay hore uqaadeen Allah ha unaxariiste maxamed saleebaan tubeec iyo marwo maxamed.
Ereyadii Cabdillaahi Cabdi Shube
Cajiib! Tubeecba asiga ayaa ugu fiican. Allow u naxariiso labadoodaba
Ap
Haah
Labadooduba waa ashqaraar hase ahaatee Tahliil codkiisu waa fasiix. Rabboow labadooda iyo hobolladii kale ee hayaantay ku maamuus Firdowsa.
Heestan wa heesah ay fanaaniin badan qaado fanaaniikale ku ma qalay oo dumar iyo rag ba leh
Waa eriyade iyo midhihi Abwaan cabdi laahi cabdi shube
Cabdi Tahliil, allow u naxariiso
Allow idiin wada Naxariiso dhamaantiinba Heestaan waxaa horay u wada qaaday tubeec iyo marwo gaasira
Cod ahaan Abditahlil Warsame ayaa ku soo baxaayo Heestaan allow kuu Naxariiso yaa Allah somaali Mohamed Abditahlil Warsame wa ay hagreyn
Heestan waxaa wada qaadi jirey maxamed saleebaan iyo Marwo maxamed
Allow kuu naxariiso ❤
ugaas bal Raadi heesti aun qalinle iyo hibo nuuro Ee muusood Oo Fasiix ah
Alaha unaxariisto
Heestii Aroor soo daa sxb
yaaaaa salaaan dhinackasta heestani way u shidantahay lkn waxaan ku aqaanay mahamed saleban iyo fanaanad aanan xasuusan baa la qaada
mahadsanid maadeys sxb bari hore baa isugu keen danbaysay salaaaan sare