Cabdi Tahliil Warsame - Walee dookheyga kan lyrics

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Follow us on Facebook:
    / rageediimusic
    Lyrics by: Maxamed Nuur Qasaaye
    Mahadcelin Gaar ah Abuukar Bosstown

КОМЕНТАРІ • 74

  • @Salahfarah1
    @Salahfarah1 3 роки тому +10

    Mid kamida hesaha aan ugu jeclahay🥰❤️
    Tahliil alla yarxamak codkada ayaan manta qalbiga dhawacan ku daween😪💔❤️

  • @husseinmohamedosman4420
    @husseinmohamedosman4420 3 роки тому +6

    Naaxiyada kabanka ayaa wax walpo kaga daran oo codkaa dahabka loo helay thanks rageedi🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @dalxajanuu8249
    @dalxajanuu8249 2 роки тому +2

    Illaahoow C/Tahliil qabriga u qabooji sidaad codkiisa ugu qaboojisay qalbiyo kalgacayl la dhaawacan, oo aakhiro jannooyinkaaga nagu kulansii asagoo sidaan u cod mac, aduunkaan waa isku arki weynee. C/Tahliil, mar la arag fankeena uu Illaaheey ku qurxiyay ayuu ahaay, dhiggiisna ayaantan lama arag, waxaanse rajaynaa inuu hadda xag Rabbi kasoo socdo. Illaahoow rumee. Aamiin.

  • @cabdiraxmaanmuxumed1638
    @cabdiraxmaanmuxumed1638 2 роки тому +7

    Walee taan doonayay
    Ilaahtiisakumadarine
    Daruuraha
    Hadaadtagtana
    Intaandaalo kaamahro

  • @youngdhegbour475
    @youngdhegbour475 3 роки тому +5

    cabdi tahliil warsame naxariis aan gudhayn allah haku siiyo
    ax wllhy way i beer qaaday heestani waana maalin iigu horeysay ee aan maqlo
    allah ya cisak zhp rageedii
    21/3/2021

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 3 роки тому +4

    Ashqaraar weeye heestani qoraalka uun inoo yara saxa.

  • @haboonhoodo2663
    @haboonhoodo2663 3 роки тому +17

    Walee taan doonayaay daruuraha hadaa tagtana intaan daalo kaama haro
    Eshcalaa hees cabdi tahliil Alle godka hakuu nuuro Rageedi mahadsanid 👍

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 2 роки тому +1

    Waah waah noo soo badi heesaha tahliil allaha u naxariisto cod dahabiga

  • @maryanali2606
    @maryanali2606 2 роки тому +2

    Alla heestaan saan u goobayay lama sheegi karo si kasta waan u raadshay❤❤

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 2 роки тому

    Abdi tahalil warsame wa Fananka fananinta ugu codka fasixsan erayada afkisa kaso baxayo hal ka mid ah ka qarsomi mayo God gifted voice mansha allah ilahow u naxariso 😪

  • @salahabdimohamed
    @salahabdimohamed 3 місяці тому

    Alle ha nariisto Mr cabdi one of the best singers

  • @liptomilgold8159
    @liptomilgold8159 3 роки тому +1

    Xasuustii waayowaayo , ruux loo dhiman jiray , thnks rageedi magac bilaash kuma baxo

  • @cadaawesiciid9815
    @cadaawesiciid9815 3 роки тому +2

    Ragedii waad mahad san tahay shug ran waan kaalasoo dahay igu qaado soo badi cabdi tahliil

  • @hudahussein7131
    @hudahussein7131 2 роки тому

    Abdi tahliil warsame cod dhuuban iyo luuq gooniya ayuu lahaa, eebbe haku raxmado.

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 3 роки тому +7

    Waleen! Walee ruux igu diroow
    Aniga I bohol dishoo
    Dadnimo kuuma aan dugsado
    😂😂😂👌👌👌

  • @fcguure8284
    @fcguure8284 3 роки тому +6

    Waa ereyadii abwaan jaamac abdi seed (jaamac DAAD) AUN HEESAHA ABDI TALIIL BADANKOODA ISAGAA LAHAA SIDA YAXYAX IYO XISHOOD, SIDA FARAS BULAALOO, DUMINMAAYO REERKAAN HORE UGU DADAALEE, JIIDALI, BIDHAANTII WACAYN, IYO qaar Kale

    • @engnuradin4228
      @engnuradin4228 3 роки тому

      Yaxyyax abwan dacar Aya laha wll

    • @youngdhegbour475
      @youngdhegbour475 3 роки тому

      @fcc guure waar xishood oo dadka beenta ka daa heesaa kala ah
      1 yaxyax waxa iska leh m.aadan dacar
      2 sida faras bulaaloo waxa iska isamail cagafe

    • @bisharjama8864
      @bisharjama8864 Рік тому

      maya walal sida faras bulaalo waxa iska leh ismail cagaf cagaf lkn riwayadi lagu so daray ayuu dacar lahaa

    • @Culimocumar101
      @Culimocumar101 4 місяці тому

      Sida bulaaloo xulaalo waxaa leh abwaan reer taleex ah cabdilaahi nuur jacbur. Waa arkay qaar iska sheegta oo ninkale siiya.

  • @eidomar5754
    @eidomar5754 3 роки тому +2

    Raggeedii heestii aan kuu soo diray maantaad soo galisay. Heesta Warda ee Cabdi Tahlii aan kuu soo diro

    • @bashirmxmd3250
      @bashirmxmd3250 3 роки тому

      Waxaad cabdi tahliil ka ahaysi u dir sxb si ay noo soo gaaraan

    • @eidomar5754
      @eidomar5754 3 роки тому

      @@Rageedii +254 721 505251 kaas baan kuugu soo dirayaa

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 роки тому +1

      waa isla meeshi mahadsanid sxb

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 3 роки тому +1

    Tolow kabanka Gacantii ustaad saalax Qaasim ukee

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 роки тому +5

    Cabdi Tahliil Warsame AHUN
    Mahadsanidiin Walalaha Qiimaha badan

  • @husseinbiif8483
    @husseinbiif8483 3 роки тому +1

    Boqorka cudka 2weye cabdi tahliil
    Alah haunaxaristee

  • @cabdulaahicali5089
    @cabdulaahicali5089 2 роки тому

    Ilaahoo kuu naxariiso waa iga gadan tahay runtii heestaan ish calaa fanaan

  • @gesiabdi7178
    @gesiabdi7178 3 роки тому +1

    thanks sxb heestii muqdisho e abdi tahliil sxb sogali please inshallah codsi

  • @abdirahmanhayaan123
    @abdirahmanhayaan123 3 роки тому

    Ilahay naxariistii jano ha kawarabsho cajiib abdi tahaliil heesihisii kama daalo

  • @khaalidcabdiraxmaan5982
    @khaalidcabdiraxmaan5982 3 роки тому

    Cod iyo badh fankii tahliil anaa soo noolaynaya

  • @mohamedshiine6957
    @mohamedshiine6957 2 роки тому

    walee taan doonayaay
    ilaah tii kuma darine (ilahey kuma darine maahan)

  • @abuukarbosstown1050
    @abuukarbosstown1050 3 роки тому +3

    Aadya aad masuul sare dhiblaawe howl karbaa tahay sxb macaane guuleyso💗🙏

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 2 роки тому +1

    Abdi tahlil AUN

  • @shiilalle
    @shiilalle 3 роки тому +2

    War caddaaday aun Cabdi tahliil

  • @jacfarhasan1955
    @jacfarhasan1955 3 роки тому +3

    Heesti ay ku jirtay deerada iyo cawsha weheshada iyo dumin maayo reerkan ee cabdi tahliil so gali hadaad haysid sxb

  • @diriyexasan8678
    @diriyexasan8678 2 роки тому

    Janada Alle haku geeyo

  • @mohamedabdallah3558
    @mohamedabdallah3558 3 роки тому

    Eesh calaa sawta alleylehe waxaana cod ladhahaa rabbiyow jannooyinkaaga k waraabi

  • @caanhaysteofficial8393
    @caanhaysteofficial8393 3 роки тому +1

    May 2021 inta dabady dhagaysanaysa
    Love ku camir

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 3 роки тому

    ستظل في قلوبنا للأبد ..... ربنا يرحمك ويغفرلك عبدي تهليل ورسمه

  • @Sargooyo
    @Sargooyo 3 роки тому

    Heestaan muddo ayay iga maqnayd oo aan raadinayey, mahadsanid saaxib raggeedi.

  • @gazudingutale482
    @gazudingutale482 3 роки тому +1

    Nasab kamila .waqtigu kuma ciilo .@rageedi

  • @shaafihanad9935
    @shaafihanad9935 2 роки тому

    Ilaa aan meel la dagoo dugsado mida aan jclahay dadaalkan wado ma gabo ✅🧕❤️

  • @HassanAhmed-ti3ef
    @HassanAhmed-ti3ef 2 роки тому

    Heestaba waxa dhadhan u yeelaya in Cabdi Tahliil qaaday
    Eebo ku jannee muxuu dhaxal nooga tagay

  • @maanyuproductions903
    @maanyuproductions903 3 роки тому +5

    Caleeeeeyk💯
    Golden voice✔

  • @samiiramunasar1634
    @samiiramunasar1634 2 роки тому

    Naftaa darsan iidhigtoo itiray Sanaa dawaa

  • @calijawiid9854
    @calijawiid9854 2 роки тому

    Waaw axsan hees

  • @bashiirmurzalapdirahman2571
    @bashiirmurzalapdirahman2571 2 роки тому

    Ilaa aan meel la dego
    Midaan doortoon jeclahay
    Dedaalkaan hayana ma dego

  • @abdirashidhassen1483
    @abdirashidhassen1483 3 роки тому

    Ninkan heestan qoray wax qaldan ayuu qoray fadlan qoraalka iska saxa kadib dib usoo galiya

  • @alool1569
    @alool1569 2 роки тому

    Walee jeel baa idiloo
    Ilaa meel aan la dego
    Dugsado mida aan jeclahay
    Dedaalkaan wado ma gabo

  • @cabdiqadiryuusufhamuji2954
    @cabdiqadiryuusufhamuji2954 3 роки тому +1

    hestaan hadad sogeli seen wada dadleeysaan waad mahad santihiin

  • @hassanabdikadir7051
    @hassanabdikadir7051 2 роки тому

    manta iigu horaysa heestan, tik tok ayaan kaso helay.

  • @QEYS-
    @QEYS- 3 роки тому +1

    Saxid =dabeylo la hadal ma ihi durbaan been aah layma tumin sidii doqon loo waraamay ku dayasho ku duul ma lihi

  • @wadaniqurboneceb3459
    @wadaniqurboneceb3459 3 роки тому

    Sixid::::::::Walee taan donayaay ilaah tii Kuma darine daruuraha hada tagtana intaan daalo kaama haro::::::RAGEEDI QALAD LAGU SAXAY HA NOOGA XANAQIN SXB SARE INTAA MUDNAANTA KU SIINEYNA BADAN MAHADSANID BRO 1000JEERI ANI REERO COMMENT MA AHI LKN LIKE SHARE TA KAAMA HAGRADO MANA ILAWO

  • @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
    @abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 3 роки тому +7

    Saxid:
    1: Dabayla lahadal ma ihi
    Durbaan beena layma tumin
    2: ilaa aan meel ladego dugsado mida aan jeclahay dadaalkan wado ma dago

    • @wadaniqurboneceb3459
      @wadaniqurboneceb3459 3 роки тому

      Mahadsanid lkn rageedi inow reero shaqo yahay laga yabaa intow noo qabtaa ka mahad saan aan ula shaqeyno anagana

    • @shaafihanad9935
      @shaafihanad9935 2 роки тому

      Daddalkan wado ma gabo

  • @abduqadiraxmedsharibabduqa1133
    @abduqadiraxmedsharibabduqa1133 3 роки тому +1

    Kabanka iyo luuqda seey isku raacaan aya cajaa,ib eh Aun boqorkii codka

  • @aminhussein578
    @aminhussein578 3 роки тому

    Aun cabdi tahlil

  • @xaalaysmedia
    @xaalaysmedia 2 роки тому +1

    Old is gold ✨💛👌

  • @Oroddheer
    @Oroddheer 2 роки тому

    Sixid
    1. 'Wallee taan doonayaay
    Ilaah tii kuma darine
    Daruuraha haddaa tagtana
    Intaan daalo kaama haro"
    2. "Dardaaran dabeebta iyo
    Digniinta waxaan u iri
    Naftaa darsi ii dhigtoo
    Itiri saanaa dawo ah
    3. "Dabaylo la hadal ma ihi
    Durbaan beena la iima tumin
    Sidii doqon loo waramay
    Ku dayasho ku duul ma ihi
    4. Ilaa aan meel la dego
    Dugsado mida aan jeclahay
    Dadaal ka aan wado ma gabo.
    Fadlan erayada iska saxa oo hab dhaca ku cabira oo waxba haka bedelinina, heestii dhammeyd macne bay soo baxday markii si aysa aheyn loo qoray.
    Mahadsanidi8n

  • @hazzan
    @hazzan 3 роки тому +1

    Talow yaa midhaha heesta lahaa waa midho qiimo leh

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 3 роки тому +1

      Abwaan jaamac cabdi seed jaamac daad

  • @gulleedgallaydh4723
    @gulleedgallaydh4723 3 роки тому

    best song

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media. 3 роки тому

    Lyrisch ka waad dadashay lkn xogoo ayaa khaladay Fahanka heesta awgiii tusale Aniga ii bohol dusoow ayad ka dhigtay aniga i bohol dishoo 🤷🏼‍♂️

  • @abdishukri5744
    @abdishukri5744 3 роки тому +1

    Qasaal tv

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 роки тому +1

      Masuul, mudane igarre iyo caruurtii ifraax bacmadowba iga gaarsii salaan gobeed. 😄

    • @abdishukri5744
      @abdishukri5744 3 роки тому +1

      Haye wllo qaali Qasaal tv

  • @moemahir3384
    @moemahir3384 3 роки тому +1

    Wadnaahaa i doobinaye
    Cidlaan meel laa daago dugsaado midaan jeclaahaay
    Dadaaal Kaan waado Ma daago
    Aax yaa heees😓😓

  • @diriyexasan8678
    @diriyexasan8678 2 роки тому

    Janada Alle haku geeyo