WEERAR DHIMASHO & DHAAWAC SABABAY OO KA DHACAY T@LAABIIB + X-UUTIYIINTA+ DIGNIINTA ERDOGAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 69

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  16 днів тому +10

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому +1

    Shacab faalaastin ilaahayba quuweyay guulwan siiyay masha alaah guuuul guuuul

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 16 днів тому +5

    WALEE XUUTI CIYAAR CIYAAR MAAHA WAA RAG ADAG

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 16 днів тому

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 16 днів тому

    walaalaha xuutiyiinta mujaahidiinta ah rabi ha guuleeyo waligoodba rabi ha dhigo kuwo matalaadoodu ay muslimiinta difaacdo oo rabi awoodiisa uu la garab istaago xuutiyiinta aamiin yaa rabi

  • @AbdirashidMoalim-k8q
    @AbdirashidMoalim-k8q 16 днів тому

    Waxaan aad ugu faraxsanahay adiga mowliid iyo caawiya yaashaaduba inaad tihiin dad bisil xaga warbaahinta iyo xaqiiqo raadintaba ilaahay ha idinku caawiyo shaqadiina aadka u fiican

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Alahu akbar ilaahow ada mahadle iyo quwad ilaahow cawi quwe faalaastin ilaahow guuul wayn siin mujaahidinta guuuul guuuul guuuul

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 16 днів тому +2

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @AbdourazakAh-y2x
    @AbdourazakAh-y2x 16 днів тому

    Je vous remercie infiniment mes frères journalistes de langue Somalie sur HBN et son chroniqueur Mr Mohamed Mahamoud Adeh.

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Habalyo iyo guuul wayn faalaastin ilaahayba siiyay guuul waxad kudhimaten sharaf iyo gobanimo guuuul waynle ilaahayba iniquweyay guuusha inisiyay masha alaah mujaahidinta sharaftale wad guuulaysaten dunka akhirana jaanatul fardasa ayad kuuwaraysan insha alaah

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 16 днів тому +1

    Yuhuud iyo maraykan Qasab bay kuqateen heshiisk waxay raadineyeen guul lkn waa gariwayeeen

  • @MushjariCeelbardaawi
    @MushjariCeelbardaawi 16 днів тому

    Waa guul fiican yahuud ha baqtiyaan waa fayris dadka muslimiinta ah loo soo diray

  • @AbdinasirAbdikarimIs
    @AbdinasirAbdikarimIs 16 днів тому

    Wllhay yaxya sariic iyo c/maalik Al xuuti iyo dhamaan mujaahidiinta xuutiyiinta ilaahaw barakee oo nasrigaaga sii

  • @AbdourazakAh-y2x
    @AbdourazakAh-y2x 16 днів тому

    Tarikha aya idiin xuse dontaa inchallah HBN iyo walaha kale af somliga nogusotabinayay wararka

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 16 днів тому

    Mohammed is back🎉🎉❤

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 16 днів тому

    Mahadsanid

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 16 днів тому +1

    Allha guuleeyo xamaas iyo xootiyiinta guul allha garsiiyo yaarbi

  • @AbdirahmanAlio-h5s
    @AbdirahmanAlio-h5s 16 днів тому

    Asc? Warka hbn waa war sax ah

  • @koonfurgalbeedmedia5067
    @koonfurgalbeedmedia5067 16 днів тому

    الله اكبر الله اكبر

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 16 днів тому +1

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda Allow ducaden aqabal adigaa awoodbadan Allow mareykan usiyaadi dabka kasocodo Allow adigaa awoodbadan Allow

  • @hassanmaxamud201
    @hassanmaxamud201 16 днів тому +1

    Aniga waxaan xiiseeyee wararka caalamka bogan ayaana ka helaa wararka ugu ruxurka fcn m.a

  • @AbdinasirAbdikarimIs
    @AbdinasirAbdikarimIs 16 днів тому

    Gasa iyo wllha muqaawamada iyo shacabka falastiin

  • @NuurArte
    @NuurArte 16 днів тому

    Asc wllahay mawliid&maxamedow haduudhintay wiilkaasi wuushahiiday haduunoolyahayna waarraganimo noloshiisu takale xuuti aansaarulaah waarrag islaamnimadoodu aydagtay dhammaan ummada islaamka allahasharfiiyo jiritaankooda iyo qarankoodaba runti matilmaamikaro sifadooda takale ordukaan waa manaafaq naafiq dabadhilif u.ah maraykan&yahuuda waankuxanuunsanay hadalkiisa beenta.ah

  • @CabdicarmoYaasiin
    @CabdicarmoYaasiin 16 днів тому

    Yuhuuda.allaha.baabiiyo.illaahoow.naga.aqbal.oo.naga.ajiib
    Maraykankana.allaha
    .baabiiyo.dabakana.waxaan.leehay.fuuf.fuuuf.illaahoow.olloli.dabkana

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Masha alaah ilaahow baabi israil cadawga jaab kuurid inshaalaah

  • @NabadoonAbdicali-p3t
    @NabadoonAbdicali-p3t 16 днів тому +1

    Guuul falastin

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 16 днів тому +1

    Guuul.guuuul.iyo.gumonimu.falastin

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 16 днів тому +1

    Sahnuuniyada israiil iyo marykanka dhulka allha lajaro masiibo ukeeno yaarbi

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 16 днів тому +1

    🎉🎉❤❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 16 днів тому +1

    Yuhuuda waa in la sii xanuunjiyaa way fiicantahay waayo waa duli aan balan lahayn

  • @KhadarCabdinasir-l9g
    @KhadarCabdinasir-l9g 16 днів тому

    Asc mahadsanidiin waxay ilathy inaad ugu fashilantay qasa xisaabaadkii ay isku darsatay way kudhacday wayna ku guulaysan waydey

  • @GesalehhassanareCali-rx6cc
    @GesalehhassanareCali-rx6cc 16 днів тому +2

    Heshiiska waxa kakeenay waa cadaadis kaga yimid xaga xamas iyo xaga allaah 😂😂😂😂iyo xuutiga& xisbulaah

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 16 днів тому

    Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 16 днів тому

    Asc ww waan idin wada salamay M&M habeen wanagsan

  • @garaadxaashi
    @garaadxaashi 16 днів тому

    ordugaan waala soo fahmayaa
    dhibaatada uu ku hayo Umada

  • @ashaomer4235
    @ashaomer4235 16 днів тому

    Golaysda falastine insha Allah 😢❤❤❤❤❤🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩

  • @AbdourazakAh-y2x
    @AbdourazakAh-y2x 16 днів тому

    Asc HBN aad iyo aad ayan idin kumahad neqena saanad iyo 4 bilod on wadajognay oo si hagar Lacan ah aad nola docod sinesay wararka walalehen ee dulmana.
    Adiga iyo halgama maxamed maxamud cade o run ahantii ah duwerigii somalida.

  • @AbdinasirAbdikarimIs
    @AbdinasirAbdikarimIs 16 днів тому

    Ninba abaalkiisa kaan ugu bedelidoono beerka ka ogsooni

  • @AbdinasirAbdikarimIs
    @AbdinasirAbdikarimIs 16 днів тому

    Ilaahow Cisee sharaftoodana u sooceli

  • @noorfalir9585
    @noorfalir9585 16 днів тому +1

    Israil dhulkaa Allah hakudarra insha Allah fallastiin guul

  • @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c
    @ADANSUMOALIYOMahamedsumoal-w1c 16 днів тому +1

    asc

  • @cadlatuuramale5054
    @cadlatuuramale5054 16 днів тому

    Hadaad dhimanayso dhareerka waa la,iska duwa
    Xisbulaah wey isdhiiben ayagoo dhul xor ah haysta oo wax walbo usoomaraan
    Halka xamaas oo 15 bil lagaraacahayay dhinacwalbana laga hareereyay ay diiden inay isdhiiban.
    Guusha laguu sheegayo waa inyar ood cagaha dhulka kuhayso.

  • @ibraahinmacalin6156
    @ibraahinmacalin6156 16 днів тому

    hadii xm ay heshiiska qaataan xuutugu ma joojinayaan xabada?????

  • @shamsudiinabdirahman2035
    @shamsudiinabdirahman2035 16 днів тому +1

    Asc Adeer nagadaa ninkaan hurdaysan
    Adigu noo waran

    • @ruushkarushka1453
      @ruushkarushka1453 16 днів тому +1

      😂😂😂 kaly adiga wararka akhri😂

    • @mohamedguleid5330
      @mohamedguleid5330 16 днів тому +1

      @@shamsudiinabdirahman2035 shiico oo qudha ayaa u hiilsay reer falastiin Gaza Sida xuutiga xisbulah Iran iyo shiicada ciraaq

    • @mohamedguleid5330
      @mohamedguleid5330 16 днів тому

      @@shamsudiinabdirahman2035carab qadar oo qudha oo xaga warbaahinta ka caawisay aljazeera

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Taalaabin ilaahow baabi guuub jaab kuurid israil cadaw guuldaro wayn aya kudhacday ilaahayba jaaabiyay israil kalayac jaahwarer guuldaro wayn insha alaah

  • @DaudHassan-t9p
    @DaudHassan-t9p 16 днів тому

    What are short words which can't be understand fully

  • @husseinhassen6662
    @husseinhassen6662 16 днів тому +1

    Erdogan muxuu ku sheekayn muxuu ka aabtay xasuuqii umada falastiin oo aan ka ahayn af

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 16 днів тому

    Urduqan kalaam buu hayaa lkn wax kale ma taro.

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Alahu akbar shacabka faalaasin xaquqdodi waa laagutuntay dhiga duumarka iyo carurta faalaastin ee laaxasuqayay calamku wudawanayay xadgudubka sharcidarada ah waxa kadabeyay xasuqas maraykanka iyo biritin aya laasaftay israil cadawga israil way kuujaabtay dagalkas iyo cadawguba ilaahayba jaabiyay oguubay cadawgi

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 16 днів тому

    Yaxye Sariic Geesi Allow Cadawga Ka ILALI Sariicow Waxaa Fiican in Aad u Fiirsado Godadka ey ku Cararaan Afka u Gale Nacalatullaah Yahuuda kibirtay Waa Qaatiliin Daalimiin ah

  • @bluecabletv1372
    @bluecabletv1372 16 днів тому

    Td9

  • @mahadyuusufismaaciil6302
    @mahadyuusufismaaciil6302 16 днів тому

    Xuutiga si dhaba ayay u taageerayan ordogaN af khaliya

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 16 днів тому

    Israil iyo cadawgi cawinayay ilaahayba baabiyay jaabkuriday yuhud gubo ilaahay idankis insha alaah

  • @medabdo9631
    @medabdo9631 16 днів тому

    Erdogaan waa khaayin.

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 16 днів тому

    A

  • @abdisamedmohamed-y4q
    @abdisamedmohamed-y4q 16 днів тому

    Wadmahad santihiin

  • @DaudHassan-t9p
    @DaudHassan-t9p 16 днів тому

    Xaquusqii Israel 🇮🇱 xagee lugu ilaawi muda 440 Malin xasuuq socdi qasaara ka dhasi miyaa la saalinkaraa

  • @mustafenuur9084
    @mustafenuur9084 16 днів тому

    Xuuti ragedii

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 днів тому

    Falastiinhanoolaato

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 днів тому

    Falasiin hanootosxb