TRUMP OO CAAWA WAR NAXDIN LEH JEEDIYAY + FARANSIISKA OO FADEEXO DHEX FADHIYA + WARAR KALE
Вставка
- Опубліковано 8 лют 2025
- TRUMP OO CAAWA WAR NAXDIN LEH JEEDIYAY + FARANSIISKA OO FADEEXO DHEX FADHIYA + WARAR KALE
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
Laailaaha illallaah illaahow anagaa saan unaxnay rer Gaza illaahow ukaalmeeh iyo kuligeen saan muslim unahay Aamiin Aamiin
Mahadsant walaalkey mowlit haji walaakey qeer aha ku siiyo sidaat noola socodsiiso wararrka dunida aat baat u mahadsantahay ❤❤❤❤
Waanku xiranahy HBN guuuul insha allah
Allaha islaamka mideeyo
Masar iyo israaiil haka dhax qaraxdo inshaa allah
Xasbuna llaahi wanncima wakiil
Hoog iyo hallaah illaahay hakurido yuhuud iyo kuwatageeraba
Turam kheyr
Ba kama fileyn
Awooda Allah ba leh filistina
Waligod ma hungobeyso
Insha Allah
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Taram &netenyahu alle masiiba haku rido in reer qasa gaalo dhan oo shafka ugaraacan sabb waxa u ah dowladaha carbta iyo ku islamka reer Qasa alle hoojinmayo aduun iyo akhira
قال الله تعالى: والله يقضي بالحق والذين يدعون من دونه لايقضون بشيء إن الله هو السميع البصير *
قال الله تعالى: والله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لايعلمون *
Qasa ilaahayba duufaacaya way kuujaabayan israil iyo maraykan qasa wad kuujaabaysan ilaahayba qasa duufaacaya cadawga ilaahayba baabin jaaab wayn kuuridi insha alaah
Taramoow talada waa oo tabaadao oo tafanfoo oo tu xun kugu dhacday oo Islamku ku toogay..
Reer Falastiin Ilaahay gomadahoda ha sugo oo ha guuleeyo oo garabkooda ha galo oo guusha midigta ha ugu dhiibo. Amiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🇵🇸🇵🇸
Amiin yaa allaah
Dagaalku haduu bilaabmo yuhuudu waxay hore u gaysatay wax ka badan ma gaysan karto ❤❤❤
أن عدتم عدنا
Majiro wax layidhaa qawa niin calamiya wax la yidhaa haku shee kayn mawliid x cabdi
Illahayow Suudaan ka qabo munaafaqinta iyo imaaradka
Waxey qaadi karaan majirto inshaa Allah ma asxaan ayaa loo suubiyey markii hore
Wcs waaku sallaamay wallaakey mowlliid tabi ha ugargaarp wallahey isllaamka
ASC,
Walaalayaal, xayeeysiiskiinu waa badan yahaye fadlan yareeya . Hada waabad kadarteen. Idinka oo ah idaacada ugu fiican afka somaaliga
Cid Alaale Ciddii Diidan in Reer -
Qaza Nabad ku noodaan Allaah -
Cimriga ha usoo gaabiyo ! Waxay -
is moodeen in maraykan Dunida -
Xukumo! Ama Adagu leeyahay !!
Trump Cimriga haloo soo gaabsho
Aaaaaaammmmiiin yaa rabi
Waxan layahay umada somaliyed Hassan shekh sidan hakusameyan
Isha allah waa dhamaadkii yahuuda talada ilaahay ayaan sugeynaa waan sugi lahay yahuuda Marka laqarinaayo soow dhow diyaar garooba sida ucadaabi leheedeen
Wan ku xidhanahay wararka hbn
Maraykan waa benale ilaahayba kuubaabin taaraamm musibo wayn insha alaah
❤wcs ❤alahu akbar ❤
Ha jabeen kuwa khilaafka keenay
Sharci kama jira aduunka
IiLaahaybaa Kaxoog Badan done taramp
Trump waa dameer iska hadlay
Reer falastiin ilaahay ayeey leeyahay
Asc mowliid habeen wanaagsan
wallaahu akbar
✌✌✌
Lagu maqalyo si fiican
Truum waa israil wayn ilaahayba kuuqab musibo dag dag ah kuuguridi sharkagu adu kugudhici maraykan iyo israil waxay wadan ilaahow iyaaga kuuceli sharkoga ilaahow kuubaabi faashili cadawga insha alaah
Spo daa
Ilaahow qasa faalaastin dhulkoga xore aboda wayn ilaahow kuxore faalaastin ilaahow kaaqabo cadawga maraykan iyo israil ilaahow faashili musibo dag dag ah ilaahow kuurid cadawga maraykan iyo israil baaabi guuub cawa ilaahow qabo cadawga faashili insha alaah
Tramp wuu iska hadlaa
ABAALKIISAY MARIYIIN
Maraykan ilaahow qabo cadawga israil musibo dag dag ah ilaahow kuurid cawa taaraam iyo nataniyahu ilaahow sharkogo faashili cadawga ilaahow quuwadada wayn kuuqabo cawa insha alaah
Qof wadkii galay joog laguuma karoo.waa maraykanka iyo ideas'iil.
xalay warbaahinta xogogaalba sheegen in ukriana bishii ilaa 50000 kun askari lagagadilo waa every months
Intaba maaha ee wuxuu daawaday filinkii 7di oktoobar yuhuuda casharka loogu dhigay kaas oo bedelay moowqifkiisii nabad
hbn.faransa iyo.america iyo israil.xitaa UK waa,dameer,iiyo,labadiisa,daan
Maya
illahaya ha Jabiya Yuhuda nacalada ha ku dhacade Trupam illahaya ha ku tusu masibo degdeg inshallah gush waa walaalah reer Hamas
Ukrain waamasaakiin dulman dowlado isujeeda burburiyay guulaysta reer ukrain iyo reer falastiin
Ukraine 🇺🇦 😅
Even if you sentence him or not he will face Muslim judgement
Adeer gaal waa gaal sharci aduun wax layiraahdana majiraan
As
Kuligood wey ka muraara dilaaceen Laakiin Amow muraara dilaacu usii bataa ?
Affar jeer xadi u guleystey waa xay u egtaxay ini duqta town hall ka laafadhahenayo.waayo darwalkis naagti u gabay aya guleysatey.ceeb cathin waaye.
Makron isagaaba yuhuud ah kud ka guur qanjo u guur aduunka sharciyadii ay gacmahooda ku qorteen wey duntay aduunka sharci kama jiro
Gabadhu waxaa laga yaaba inay ka xaday sirtii uu ninkaas ahaa duqii Magaalada isticaali jiray oo ninkeedu u soo xaday ama wax bay ka sheegtay dadku aysan jeclaysan.
Waa ay dharaar ciyay Kan maray kanka xukumaya
Wexey illatahay innu istahiley wayo isaga maxa uu isugu dheejinaye kursiga
Alle dunida haka qabto trump waayo waa qof jaahil ah caqli xun kibir badan islaamka iyo muslimiintana aad u neceb
Mawliidaw reer galbeed waa naqaanaa waxay yihiin in aan cadaalad ka sugno inaga ayey ceeb inagu tahay waayo waa danbiilayaal taariikh madaw leh in laga xorooboona waajib tahay mar labaad sidii horay looga xoroobay ama afrikada galbeed isaga eryeen farasiiska
Arab iyo Trump aan Aragon taxa kala gaaro
waawarey Trump ma albabadii Maximo ayuu isku furayaa wah isaga u taalaa aan Aragon danmaciisa imo wuxuu damacsanyahay!
Asc
Trump waxa loo shiday video been
Xamaas waxay faraxumeyen gabdhihi iyo caruurti
Waxay ka dhaadhiciyen beenti ay sheegi jireen
Laakiin trump iyo netel yahuu ma oga inay umadan illahayna abuurtay awood aan illahay ahayna inaysan jirin
Allah ayaa wax dila waxna nooleeya kibirna allah unbay u banaan tahay
Meeshaad😂gaartan aan aragno
SOO QABASHADA NETANYAHU WAXAY KU IMAAN KARTAA OO KELI AH
MARKA MAREYKANKA LAGA ADKAADO AMA LAHELO AWOOD WEYN OO DIFAACDA REER FALASTIIN
WAAYO WAXAA LAYIRI
BUUR NOQO AMA BUUR KUTIIRSANOW
REER FALASTIIN WAXAA KUFILAN IN DALALKA ISLAAMKA AY ISLA HADA WAA INAY ERYAAN SAFAARADAHA MAREYKANKU KULEEYAHAY DALALKOODA BALSE INTAY UKALA DHUUMANAYAAN QANCINTA MAREYKANKA
Qasa ilaahow duufaac abodada wayn ilaahow tuus maraykan iyo israil cadawga ilaahow faashili maraykan israil musibo dag dag ah kuurid cawa insha alaah
Anigu mafahmin wereegyadan miyaney saxexin heshiis 42maalin ah
War Naga kala daa benta bismillah war ashahaado oo benta naga daa haday waxasi dhab yihiin dagalkuba siima uu socdene?
Ukraine iyo israel Maaha dadka dagaalamaya lkn waa reer galbeed iyo nato midkoodna wax maaha waa dhalanteed waayo waa laba tamar daran
Hadii Ukrain leedahay intaas ayan bur-burinay maxaad umaleyn kartaa wadankii dhulkiisa dhan laqab saday, waa fudeed Inta Ukrain sheegato keliya ku dhufo 100 🤣🤣🤣
Laguma maqlo
Maadaama ey diideen qaxinta qaze waa loo booteynaa hadey rabaan dagaalkey kicinayaan
Asc? Sxb xayeesiinmaha aad soo gelineysaan noo ogolaada inaanu skip dhehi karno maxaa yeeley waxey noqoneysaa inaad qasab nooga dhigeysaan
Yuhuuda waa ilmaha reer yurub iyo Mareykan iyagaana dhulkaa dajitey yuhuud si islamka loo dhibo
Side lo dortey haddii eysan tartanka ku jirin wa yab kale
Yukarin been ayay sheegtay dal iyo dad midna mahayso oo way baabaday
Sacuudiga waa cadowga islamka iyo carabta waxona ushaqeeya yahuuda iyo mareykanka balaayada 😂
Illaahow aadan kaamagan galnay dhibkay Gaza/Palestine iyo kuli Muslim ka illaahow illaahow illaahow hakusoo celin Gaza dagaal danbe
Waar mareykanka ayaa maamula france
Waa beenteed yukriin
Khasaaruhu magadhayo inta
Hadey israail marka kale ay dolmi kosamey su o mada ree falasti waxa dhsb ah in jabki midkadarn inlugeysan
Hadiba halahas burburiyen maxaba u haray
Dagaalku aynu aragno cida caano ka dhanta ee hala bilaabo
Maguulaysanayso
C'est pas vrai
Walafilayay markasta inturam kabixidono heshiska warega qaad waliba sidalarajaynayay marka wadahadalku furmo inukenidono xujoyin caqliga kafog cadaladna ahayn si marka xamas dido lobilabo dagalka isagoladaremay iskudayo dhinaca dadka qaza dhulkoda laguqadanayo wana sababta masar diyargarawga ubilawday si dadkas qasab xududeheda logasogudbin hadase waxasodhan kahor buiclamiyay soda waxadhayso israil xaqiqada asalka markalafirsho wa wakiil uadega maraykan
Markii horeba waa ogeen in gaalo is ogtahay, dagaal hadii uu bilaabmo dagaal falastiniyiinta waa dad nugul, in ay ogaadan meelaha xamas ka dagaalaman unbay rabeen ee ALLE ayaa kawayn oo garab u ah musliminta
👎 👎 👎 QAWAANIN CAALAMI AH XAGEE AYEY KA JIRTAA MAANTA
Maaha waxkale ee trumap wuxuu ka xanaaqay awooda xamaas mana qarsan in reer falastiin ay ka guuraan qasa iyo daanta galbeed iyo koonfureed markuu yiri masar iyo meelo kale in lagu kala daro dadkeeda sow ma cadayn inuu rabay dhulka falastiin in lagu wareejiyo israaiil
Yukrayn maxay dhisha ciidamada ruushka hita waxa ay lacdahay qalabka lagu ogado inay soo qaleen diyaarado hadgudub ku tilmamtay been daya dhex waa la idin fahme ruushka maraykan ka cabsaday idin ka Hal hitaa kama dili kartaane😂
sxb maxaad mar walba propogandhada reer galbeedka beenta baad u soo gudbiya dadka aan inta badan afafka shisheeye aqoon iyo waliba media reer galbeed ka ee beenta ah ee mudada dheer sheegayeen aan la dhegahsan lana akhriyin ma ukrianta baa baday ayaa ruushka ciidan inta leeg ka dishay beenta dadka ha u soo gudbin
C'est un fou
Yaa uga futo xun haddii uu dagaalka sii wado, ayaga lee oohinta bilaabay
Hishiiskii horaba been ahaa
Si fiican ayaa loo galay ninka ciraaqiga ee la dilay kaafirkaa weyn