XILDHIBAAN KASHIFAY LACAGTA LAGU IIBSADAY DHULKA QABUURAHA ISKOOL BULIISIYA & SABABTA CULUMADA LOO….

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 вер 2024
  • KALA SOCO YUSUF ABDI SHIRE, WARAR, BARNAAMIJYO, VLOG, MUSIC, MADADAALO & WAXYAABO KALE.
    / yusuf.shire22
    -------------------------------------------------
    | Facebook | / yusufabdishire22
    | Instagram | / yuusuf.shire
    | Snap-chat | @Yuushire
    | Email : info@raadproduction.com
    | Mobel : +254790100052.
    #WararkaMaanta #WararkaSoomaaliya #WararkaCaalamka #Soomaaliya #Somalia #XogtaShiineMedia #KalsantvMainOffice #DalJireTv100 #safiirkaislaamka #Darwiish391 #GaylanMedia #nadaarashow #HBNOnlineTV #DalsanTV #UniversalTv #MMTV @HoryaalTV #SBC #BRITSOMALITV #XasuuqaQaza #DagaalkaFalastiin #Yuhuud #Somalia #Puntland #jubbaland

КОМЕНТАРІ • 123

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 місяці тому +10

    Sheedaan cali wajiis baa la dhehaa sheekh maaha

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 2 місяці тому +6

    Maxay waxba ka xisheenmaayaan ilaahay dalka ha ka qabto aamin aamin aamin

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 2 місяці тому +3

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay caliwajiis waa tuug waa shaytaan mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 2 місяці тому +3

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏 Xildhiibanka waa ruun tata 👍✅ Somalida waxay ku nodhaneesa 1991 hasbiyaallah hasbiyaallah Allahu akbar 🙏 Allaha badbadiiyo somaliyed Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🕊☪🕊

  • @user-hm4ek7in6m
    @user-hm4ek7in6m 2 місяці тому +2

    Cali wajiis Rabbigay ha duleeyo

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 2 місяці тому +6

    Guuleyso Xildhibaan Cabdi Barre Jibriil

  • @fatmaomarabow7457
    @fatmaomarabow7457 2 місяці тому +4

    Ma sha allah xildhibaanka waa qof wax aragti badan leh

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 місяці тому +2

    Ex xildhiban waa halyey wadani ah

  • @user-xg6dk6is1t
    @user-xg6dk6is1t 2 місяці тому +4

    Aad iyo aad xildhibaan hore siyaasi ruug cadaa waa biyo kamadhibcaan warjiisu

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 місяці тому +2

    Dowlad majirto ee hala badbaadiyo sida ugu dhaqsiyaha badan

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 2 місяці тому +2

    Waa heshiin waynay !!
    Waxa keen isgu harey waa lafahii meedkeen waan kala guraneynaa !!
    Ma 4.5 ma ku qeybsaneyno !!!!.

  • @rashiidayuub6408
    @rashiidayuub6408 2 місяці тому +1

    Waa koox aan kadhicin Alshabaab.

  • @user-hm4ek7in6m
    @user-hm4ek7in6m 2 місяці тому +1

    Cali wajiis waxaan leenahay: من يهن يسهل الهوان عليه *** وما لجرح في الميت إيلام

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +5

    Dawladdii hore haday soo saartay lacag kama qaadan lafana ma’cashuurin. Kuwani waxay isugu dareen qufid iyo lacag ganacsi ah bay isugu dareen.

  • @kaissasgaas695
    @kaissasgaas695 2 місяці тому +1

    Xamar billa siyaad barre ma qaadan xabaashana ma soo fagin xabaalihii ayàa guryo shaqaalihii dawladdii kacaanka looga dhisay

  • @husseinwardere9735
    @husseinwardere9735 2 місяці тому +1

    Xassan dhiiqo oo Ayax oo bad iyo beriba xaraashey hadana Qabuurihii ka baxsan Wayeen iyo kuba Qabyaalada ku daba yaacaya Waa In dalka Somaliya laga badbaadiyaa

  • @axmedyusuf6259
    @axmedyusuf6259 2 місяці тому +1

    Xidhiban thank you wxbadan ayaa iftiimisey

  • @user-vl7rt7dc1v
    @user-vl7rt7dc1v 2 місяці тому

    SUBXAANAALLAH wadaada ma ahan wa shiyaadiin

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 2 місяці тому +1

    Adeer warkaaga laguma duuli karo. Adeer cadeyn ma u heysaa waxaas oo dhan . Saaxib god baa ku sugaayo oo qiyaamadaada u nax. jizakalah

  • @user-yl3qc5bl3u
    @user-yl3qc5bl3u 2 місяці тому +1

    Asc waalahi aniga ayeeydey oo 90 jiireh ayaa kudugan waxana laguudugaay 2000 hadana qabrigi magaranaayo wale waa musiibo

  • @NorIbrahim-pc7ys
    @NorIbrahim-pc7ys 2 місяці тому +1

    Shiikh Bashir salaad si weyn diinta uma yaqaan Wali ma arag isagoo hal xadiisa soo daliishanaya lama hayo magaca shiikh buu wataa laakiin diin badan ma yaqaan waa nin ah ganacsade ah oo waliba bakhaaro waaweyn ku leh Bakaaraha waxaas baa maanta dalka wadaado u ah.waa nasiib daro

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 2 місяці тому

    Qaraar gubasho aa ka roon

  • @yasminahmed6195
    @yasminahmed6195 2 місяці тому +1

    Maxaad faarmajo mucaarid ugu ahaayad haadad waxfahan santana 😮😮😮

    • @abdinasirmohamed2238
      @abdinasirmohamed2238 2 місяці тому

      Xasanaa khaldan macnaheedu ma farmaajo ayaa saxsanaa.
      Kaasna wax buu khalday kana wax buu khaldayaa.
      Cid khalad laga qaadanaayaan majirto

  • @anabmohammed2746
    @anabmohammed2746 2 місяці тому

    Ninkaan bisons aan sixikarin muxuu saxaa

  • @user-hm4ek7in6m
    @user-hm4ek7in6m 2 місяці тому

    Cali wajiis waxaan maqlay inuu ahaa safiirkii maxamed faarax caydiid u fadhiyay Liibiya

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 2 місяці тому

    Madaxweyne Xasan Adeerkii baa hadlay oo yiri 'Soomaaliyeey ninkaan wadanka ha laga qabto boorsada wata. Ninkan wadanka waa xaraashayaa haddii aan laga gaarin'.

  • @user-hm4ek7in6m
    @user-hm4ek7in6m 2 місяці тому

    Culamaau suu'

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 2 місяці тому

    .kkk.cali.wajiis.ugu.dar.itooboyaan.kii.xamar.qabsaday.jaajuus.ushaqeya.ayuu.ahaa

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +1

    Yuusufoow waadiga leh maxaa kujaban Dawladu haday meel usamaynayso? Jawaabtu waxay tahay ma’usamaysay meel lagu aaso ileen waad ujeedaa indhahana waad kuhaysay waxa socda’e?

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Ninkaan dowladii hore ee mudane Xasan Sheekh Mohamud wuu ceytami jirey waliba si gaar ah ayuu
    Madaxweynaha ucaayi jirey ninkaan raadiya oo meel iska saara
    Haysku muuqanina idinkee

    • @AbdiQafar-tx2uj
      @AbdiQafar-tx2uj 2 місяці тому

      Rayigiisa ayuu kahadlay. Maxaa la isaga qabanaa MD Xasan ayuu lasoo shaqeeyay waxuu arkay ayuu kawaramay maxaa la isaga qabanaaya. حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 2 місяці тому

    Cali wajiis waxaad mooddaa inuu San ddiinta aqoon ulahayn Madaama uu raali ka yahay qaladaadka ddowlad kushega 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому +1

    Shaydaan Cali wajiis 😂.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 місяці тому

    Is Somalia waiting for a lasting solution and a meaningful government system in Somalia and a solution to the widespread problem? I believe that the current leadership of Villa Somalia has failed in the responsibility he was sworn to, and it is not a secret. The current management of Villa Somalia is acting as a *Co operative Companies

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому

    ilahay idin dulay in shah Allah waa moryan ilahay cansar kagah dhig xasan moryan iyo villa family in shah Allah waxad kah wadid xamar iyo qaburah Ali jis iyo kuwah lah midah waa moryan shalay qabil bay ku tagerayen matanah qaburoh qotan nacladih idin ku dhacday

  • @user-ef6rb1bw7j
    @user-ef6rb1bw7j 2 місяці тому

    Shalay waa qaylinaysay Montana qaaylinaysa

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 2 місяці тому

    Waa YEEY Diihaal Qabeen ah kuwani

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 місяці тому

    Somali waa kala tagtay ,nin la arkaa waxa uu haystaa oo xukumaa meeshiisii,Meesha kaliya ee Canshuur laga aruursho waa muqdisho oo dadka dagan kaliya laga qaado magaca dawlada ay ku celcelinayaan nimamka daarood ,Gareewe ayay haystaan cida ay wax ka siiyaan ee somalida ay sheegayaan ah lama arko iyo cid ay kala tashadaan ,
    Daarood hadeer cid wax wadale ma jirto ,maalinta canshuurta dagmo walbo dawladu maamusho ee Amarkeedu ka shaqeeyo ha la gaaro,
    inta ka horayso inaa dagaanka aydaan lahayn inaa ka somalinimo beena uga waran taan la idinka yeelimaayo ,garoowe,caabud waaq,garbo haaray ,cid idinla maamushaa ma jirto Meesha la gadayo iyo xabaalaha la fagayo waa muqdisho maalinka wax la wada yeesho xataa waxaa ka hadli kara dadka dawlad goboleedka banaadir
    Daarood wali waa riyoonaysaan ee hurdada ka kaca, dhul baa la gaday ,beera la fagay ,jardiino ayaa la jaray adi miyaa lahaa waa timi waana lagaa kaxeeyay

  • @user-ou4rc4li6u
    @user-ou4rc4li6u 2 місяці тому

    🙏♥️🙏♥️🙏

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446
    @axmedmuusebmwwaasuge8446 2 місяці тому

    Kashinath halagu shubo qabuurihii gblk banaadir oo dhan iyo meesha lagu wareysanaaya fashkan waa qabuuro ciil qabe dhagar qabe ugus ah

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 місяці тому

    Xildhimaan maahane waa fidnawade xishoodkii katagay oo beenaale ah

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 місяці тому

    Somali waa kala tagtay ,nin la arkaa waxa uu haystaa oo xukumaa,Meesha kaliya ee Canshuur laga aruursho waa muqdisho oo dadka dagan kaliya laga qaado magaca dawlada ay ku celcelinayaan nimamka daarood ,Gareewe ayay haystaan cida ay wax ka siiyaan ee somalida ay sheegayaan ah lama arko ,Daarood hadeer cid wax wadale ma jirto ,maalinta canshuurta dagmo walbo dawladu maamusho ee Amarkeedu ka shaqeeyo ha la gaaro,
    inta ka horayso inaa dagaanka aydaan lahayn inaa ka somalinimo beena uga waran taan la idinka yeelimaayo ,garoowe,caabud waaq,garbo haaray ,cid idinla maamushaa ma jirto meesha la gadayo iyo xabaalaha la fagayo waa muqdisho maalinka wax la wada yeesho xataa waxaa ka hadli kara dadka dawlad goboleedka banaadir daarood wali waa riyoonaysaan ee hurdada ka kaca, dhul baa la gaday ,beera la fagay ,jardiino ayaa la jaray adi miyaa lahaa waa timi waana lagaa kaxeeyay

  • @user-eo9dj6dt9y
    @user-eo9dj6dt9y 2 місяці тому

    TAASI DHULBOOB MAAHEE WAA QABUURA BOOB HHHHH

  • @abdurahmanjama1645
    @abdurahmanjama1645 2 місяці тому

    Qabuurahaan maxay kaga duwan yihiin kuwii If iyo aakhiro, kuwii Ina Ibraahim Cigaal uu Hayadaha ka iibshey?

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 2 місяці тому

    True leader thanks xildibaan

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 місяці тому

    Odaygaan maskaxda ayuu ka xanunsanyahay waa nin siyaasada ku fashilmay kuwa daawanaayo iyo kuwa wareysanaayo way kala daranyihiin

  • @a-staardaahir35
    @a-staardaahir35 2 місяці тому

    Ninkaan in uu dhimanayo oo kaligiis qabriga la gelinayo ma oga miyaa? Subxanallah cirdiga dadka yaa u baneeyey !!!

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 2 місяці тому

    Masayrka jooji maraxow xasan igaar kaa Qoorjar wayn uu dhalaye yaan qoorta gus lagaaga tumin stupit

  • @user-bn6jr3zt5h
    @user-bn6jr3zt5h 2 місяці тому

    Somaaliya muqdishow , wax waxaa ka socdah aan weli caalamka lagu arag, dowlad dhexe kama jirtoh muqdishow,shacabka waxaas fiirsanaayah, wadaniyiin ma ah,ee waa qabiiliis tayaal, waxaas bey dugsanayaan in laga tuuroh bey aheyd dhamaan laga ceyrshoh xafiisyada, dowlad la aan baa dhaantah, indhoh xumadaan ,boobka iyoh xaalufka ay ku hayaan umadii somaaliyeed.

  • @mahamoudsheikh8938
    @mahamoudsheikh8938 2 місяці тому

    Farmaajo oo dowladnimo rabey sowtaad mucaaradi jirtey

  • @user-ky9rc8gx4z
    @user-ky9rc8gx4z 2 місяці тому

    Dabddaamiskii dawwladddduuu ma kka kaaaaftoontAY

  • @user-tt2rm8nw7g
    @user-tt2rm8nw7g 2 місяці тому

    Asaga maa la weydiiyo qabka uu xildhiban ku noqday laa luush tuug qaran ayaa tahay xildhiban ma tihid

  • @wardahbawazir2445
    @wardahbawazir2445 2 місяці тому

    Wareye intesan qabuuraha dhulkii dowlada ayaa lwada daganyahay horta dhuka dowlada kakici. Oo waxkuqabo qabuuraha ha aadene. Wax walba wuu sameeye. Wax kaca wey waayeen. dhulkii dowlada wuu wa da banaan yahay wax kale ma ahee waa umada kici si kale kuma. Kacayaan wax badan ayaa soo socda

  • @ubahguled5047
    @ubahguled5047 2 місяці тому

    Xamar buu xaraashanayaa aniga yuu hawiye iigu imaan puntland iyo SSC

  • @abdisamedahmed925
    @abdisamedahmed925 2 місяці тому

    Runtaa isdaba dhacayso ilaahy damul xaraash hana dhaafiyo

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 2 місяці тому +1

    Walee daarood waa gob dawlad yaqaana xiligii farmaajo lagu kacay dadkii riday ee ugu mucaaradka xumaa daarood bay ahaayeen bal car aynu aragno qofkan dugaaga ah ee culusow hawiye banaanka u soo baxaya oo oronaya dalka halaga badbaadiyo hassan shiekh wuxuu ku sifoobay tuugo,qabyaalad, munaafaqnimo, qabiilaysi, been, iyo isagoo weliba u shaqaynaya dawlado kale hawiyoow soomali kamaydaan xishoon ee qofkan dalkii xaraashay qabiil haku taageerina wakaa manta xabaalihii muqdisho faganaye

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 2 місяці тому

    Siyaasiyo xaalqado yayidhi ninkani waa siyaasi

  • @user-hm4ek7in6m
    @user-hm4ek7in6m 2 місяці тому

    Cali wajiis diintu waxay u tahay War biyood ay Caruurtu ku dabaashaan :mar way ku dabaashaan marna way ka cabaan marna way ku kaadiyaan

  • @theonlyman1405
    @theonlyman1405 2 місяці тому

    Aad iyo ad thanks you xildhibaan ruunta Aya tabatay caawa viva xildhibaan guulayso awowe 🫡🫡🫡

  • @hersijeego7451
    @hersijeego7451 2 місяці тому

    Xildhibaane, good on you.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 місяці тому

    Ninkani wuxuu kamid ahaa kuwii Xasan u’olalaynayey ee Farmaajo ku’kacsanaa. Laakiin waa hadal yaqaan shactiroole ah. Anigu markaan arko waa jeclahay inaan dhegaysto.

  • @ifraaxmaxamedCabdale
    @ifraaxmaxamedCabdale 2 місяці тому

    Tuug tuug dhalay oo qabiilesta ah.

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 2 місяці тому

    Siyaasiga somali ee maanta 99.9% ha aamimin waxay u badan yihiin calmaaniyiin meeshuu dantiisa ka waayo ka soo horjeesta hadui dantiisa helo oo dadka wadanka heysta ay wax u tuuraana waa aamusaa xasan waxaa doortay dhuuni qaate miiran iyadoo rag hogaamiye u qalma oo diinta wax fahmaya ay joogeen

  • @Feysaldheere16
    @Feysaldheere16 2 місяці тому

    Xasan xaraash kulahaa 😂😂😂

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 2 місяці тому +1

    Inagumeedkaan wuxuu ka mid ahaa dadkii xasan u olaleenaayay farmajana ku dhaganaa xil markuu waayay muu xasan noo caynayaa war soco adiga iyo xasan shiikh isma dhaantaan adaa ka daran oo ina adeerkiis loo soo adeegdaday baga xasan shiikh waa idinku sugay ka xaab xaabi

  • @bby6
    @bby6 2 місяці тому

    War kan wariye ma aha maskiinkan waxba makala oga

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 2 місяці тому

    Siyaad bare Soowtii uu cagaf cagaf mariyay qabuurihii General Daaud
    If iyo Aaqiro kacaankiina ugu magac daray xamar bila

  • @MamaFoos-tu1kj
    @MamaFoos-tu1kj 2 місяці тому +1

    Asc walaal qabriga waa marxuum gurigiisa runta ah malaga guurinkaro .
    Waagii Siyaad Barre dadkaa lagu aasi jiray dowladdaa u ogolaatay micnaha ayagaa leh diinta siday qabto, qofkii gadaal ka imaado dego waa Dembi.

  • @abdifatahkhalif7025
    @abdifatahkhalif7025 2 місяці тому

    Walee adi naftada faiido malihid xiligii farmajo ayaan ku ogaa

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 2 місяці тому

    Dadka culamada caaynaayo dembi weyn baad ku jirtaan

  • @yasiinm-us7lh
    @yasiinm-us7lh 2 місяці тому

    Xildhiban maistahilo siyasinamaahan farmajo soonoqomayo axmaqanyaaamusiya

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 місяці тому

    Su,aashi wariyuhu waydiyay wa ka leexday bari aya 100k lay kenay wa ka diday Tusaale ayu u leexday 😂😂😂😂

  • @AhmedTakir
    @AhmedTakir 2 місяці тому

    Kkkķk

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 місяці тому

    Walee inuusan been sheegin runtuu ka hadlay cali sheeydaan ilaah baa la xisaabtamaayo

  • @sacidy7294
    @sacidy7294 2 місяці тому

    War diinta ama Barta ama cali wajiis u hogaan sanaada

  • @user-rj3fw9fp3d
    @user-rj3fw9fp3d 2 місяці тому

    Kani waa badow geel jira ah oo halmar jaanis helay hadda ka hor waxaa uu ka hanjabi jiray in xassan shiikh uu UN ka ka dacwayndoono sanadkii 2012 kii

  • @wardahbawazir2445
    @wardahbawazir2445 2 місяці тому

    ninkii rag ahaan jirey xasan ayaa dhufaaney waa wadalabeb doolarka uu ama wadanka ka dhaco ama uu soo tuugsado ayuu ku rashweeyaa xasan asagaa dareemaya inuu naaqis yahay wxuu tusayaa inuu wada gadan karo

  • @user-zp3bg4lm7l
    @user-zp3bg4lm7l 2 місяці тому

    Doqonow xamar meel aan qofo ku duugnayn ma jirto nin afqabiil ku hadlaya weye dani aad

  • @mustafabdi3763
    @mustafabdi3763 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariandhore2184
    @mariandhore2184 2 місяці тому

    Dalxoreeye

  • @ceelkaomar
    @ceelkaomar 2 місяці тому

    Tuug waaye kan qabiiliisye ah

  • @wardahbawazir2445
    @wardahbawazir2445 2 місяці тому

    maalin dhow ayuu habargidir wax ka sheegey baraha bulshada ku soo dhex tuurey wiil yar oo ciida uu wax ka sheey ayaa. wareysanayey wuu gariirayey anugu wax idinka sheegi n sheekhnimadu ma inuu been sheegay ma inuu ibiuaadam ka baqaa hagusoobaxaan inta kalana wey sooraacayaan

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 місяці тому

    70jir sidi camal 7jir u caaydame wa ila foolxumo ....gormaay umaadu fahmi shaadh siyaasi yaap xatta hadi ad dhaliili si nin weyn u dhaalill wariyuhu magacyo aan somaali ahaan ha u so qado laga yaapa ino iska caaya😂😂😂😂

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed4227 2 місяці тому

    Ninkaan muxuu dimbaabey.kkkkk

  • @AffectionateEagleRay-ks9dn
    @AffectionateEagleRay-ks9dn 2 місяці тому

    Soomaaliyey ninkan waa nin an Soomaaliya usoosoconin ee yuu idiin fitneynin xamarna noloshiisa inta kadhiman ma imaankaro ninkas dhaqankas gaalada ayuu qaatey intuu Soomaaliya iman lahaa inuu kirishtan noqda ayan idin hayaa garabgiisa bidix kafiiriya shaabada gaalada nacaladbaa kutaalee

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 2 місяці тому

    Gurguurt wa khof allh ka furty diin malah wa mushrik

  • @Bagagac
    @Bagagac 2 місяці тому

    Somaliya waxey ubaaxan tahay hogamiye cadaalad ah kana fiyow qabyaalada iyo tuuganimo ee uma baahana qof laso doortay ay usii dhertahay qabyaalad iyo musuq masuq

  • @user-vl7rt7dc1v
    @user-vl7rt7dc1v 2 місяці тому

    Diin muslin iyo didn't gaalo ma oggola in qubuurta la faagyo

  • @nasronura
    @nasronura 2 місяці тому

    Anna waxen iri xasan aboor

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 місяці тому

    Cabdi Bare Jibriil waa siyaasi xariig ah dantiisa ayuu raadinayaa ,dawladii Farmaajo saasuu u dhaliilaayey markaa Cabdi Barre waxaan ku leeyahay baaba jiib noom taani

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 2 місяці тому

    Waxaan ka codsanayaa shacabka somaliyeed in ay isu Soo baxaan oo xabaalaha gadoomiyaan weeyan 3000k qof ayaa ku filan oo square ka qabta walllhi dawlada u Soo dhawaaan kartaa ma jirto askarta meesha joogtana loo sheego in ay meesha ka tagaaan .

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 2 місяці тому

    Thank you xildhibaane

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 2 місяці тому

    Yur geyso gedo

  • @xasanafrax3401
    @xasanafrax3401 2 місяці тому

    Beenloow.ayaa.tahay.daalim.ayaa tahay canshuurtii.wadanka.ayaad.cuntay.mailoowday.guryihii.if.iyoaaqiro,guryihii.lagadhisay.qabyaa.ladiiste.ayaa.tahay.xishoo

  • @SowdaMuqtaar
    @SowdaMuqtaar 2 місяці тому

    Oo adaa wax diidaya been badanaa

  • @user-zp3bg4lm7l
    @user-zp3bg4lm7l 2 місяці тому

    Wariye qofkaad wareysanaysid wanaad wareysanaysid raadi mesha awka Soo jeedo ninkaan waa dameer kala gaynaya somaalida adaa diidaya lacag kkkkkkkkkkk

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 місяці тому

    ASC none. of you are clean Somali people, get back to drawing table and change your system of Goerning, what's happening in meannasota 40 mlll ion dollars meant for poor pole.

  • @yahyehusein8944
    @yahyehusein8944 2 місяці тому

    Runtiisa waaye xildhibaanka

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 2 місяці тому

    Cabdi adiga Puntland ku ekaw oo nimankaas reer xamar ka ah , maxaa kaa galay Xamar iyo Gobolka Banaadir

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 місяці тому

    kolay soomaali koonfur waxa ka socdaa wax sahlan maaha oo waataa qabuurihii lacag laga samaysayo bal se kani waa sii bahdilaye waa ninkane ma kab iyo laxbaa ma daaroodbaa ninkan😅😅😅

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou 2 місяці тому

    Adigaa tuug ah munaafaq waxaa tahay laba afle stupid tan iyo farMajo caay iyo aflagaado ayuu la taaganyahay