Iiraan ma waxay rabaan inay aarsi nooga dhigaan !waxaan horey u bareejaynay israa'iil,maraykan iyo xulafadooda oo waxaa lagu balamay in la kala wareegsado !!Ar iiraana!!caqliyadanada ayeey rabaan inay ku baashaalaan! Laakiin waxaa la dhahay falaari gilgilasho kaagama go'do.
@@AliAmino-w5x waxaad u eg tahay jooderi bilaa raaxa! Naclada aad soo gantayna hadii agtayda boos looga waayo gurigaaga ayaad ka fiirin! Hadii kitaabka Ilaahay iyo sunada rasuulka ay aflagaado tahay kolba anigu khabriyada dad ku jira ee maytada ah ma tuugo ama ma ihi shiici af lagaadeeya hooyoyinka islaamka iyo asxaabta suubanaha! Laakiin reer qasa iiraan kaalmo ama difaac kama sugayaan! Ninka tiisa daryeela ayaa tu kale ku dara! Hadalkayga ayaan ku fasiraya! Iiraan dhiiqo ayeey lugaha kula jirtaa oo waxaa wadankeeda ka dhacay waxaan ka dhacin wadan xora oo caalamka ka tirsan gaalo iyo islaam! Waxaa caasimadooda la dhex dilay nin madax sare ahaa Allaha u naxariistee oo weliba iyaga marti u ahaa! Guriga la dejiyey oo si adag loo waardiheehaayey hadii dhamaantiis la dumin lahaa waxaa la dhihi lahaa diyaarado drona ayaa geystey ama gantaal laga soo tuuray markab!laakiin in hal qol kaliya la qarxiyo waa ceeb,ihaano weyn waxaana ku gadaaman shiki weyn! Iiraana habeen iyo maalin booto iyo hanjabaada buga ayeey wada taasi oo tusaale u ah inay dilka ismaaciil wax ka ogayd!marka sheekadan dagaal ayaa horey noo dhex maray israa'iil iyo xulafadeeda oo dhan ah iyo anaga oo waa iska dhicinay maxay rabaan inay na dhahaan waa aarsigii ismaaciil! Macnuhu waa sidaas qof yahay! Reer qasana dunnida reer galbeedka qaybo ka mida ayaa ku goobtay! dhamaan xukuumadaha daaquudka u adeega ee muslimiinta sheegtana way fiirsanayaan! Laakiin geesiyaasha reer qasa intii tamartooda way isdifaaceen israa'iilna way jabaysaa sida sunnada nolosha looga bartay! adigana agtaada iyo gurigaaga ka fiiri naclada aad soo gantay!!
afka alaha ka gooyo waxad ku heysan israaiil ba wax leh war dakada umu rashrash wa dakada falastin o gumeystaha xooga ku heysto ilahey ban idin ku dharshe qalbiga shacabka falastin ilaliya o kadaya gimeystaha sahnuniyada dhulka falastin ad ledihiin yahuuda leh yahuudu wax dhul ah o ay ledahey majirto????¿?????¿?????¿
Wacan oo wanaagsan mahadsanidiin guuleysta wllyaal ❤
Thank u Mohamed Kihara for ur analysis
Scw
Alahaukalmeeyo falastiin
Allah akbar guul hamaas iyo xutiyiinta iyo xisbulaah ❤❤❤guul Palestine 🇵🇸 yuhuuda Allaha ha jibiyo iyo xulafadoda
Hbn waa hormuudka wararka waad mahadsantihiin mr mawliid iyo mr mm cade
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️ please like ❤️
Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega ❤❤❤
Muslimiinta guul insha Alaah
Thanks😊
Asc h b n wad mahadsantihin
Ilaahay ha guuleeyp muslimiinta
ASC Wrx Wbr dhamaan inta dhageyseyso H B N
Asc ww waan idin wada salamay M&M subax wanagsan waad ku mahadsan tihiin wararka aad noo soo gudbisaan Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
WAA WARIYE
WARYAQAANA
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
Helmer Walks
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
Insha allah guul xamaas-xisbulla-xuuti
Wilkinson Track
Mowliid walaalkay aad baad ugu mahadsan tahay sidaad isugu howsho inaan helno warar sugan
Allaha u gargaaro falastiin .
Scw scw scw scw scw scw
❤😂🎉
Topp Waya Warkina e Horey u socda jaw
A
Yuhuuda khiyaamo lagama waayo
Wad ku mahadzn tahay sidaad noola.socodsiinaysid
N
Gusha waxa leh xamas iraan xusbulah ito xuuti hajabaan us uk idrael ibsha allh
Wararhufan oo xakhiikh kusaleysan
Iiraan ma waxay rabaan inay aarsi nooga dhigaan !waxaan horey u bareejaynay israa'iil,maraykan iyo xulafadooda oo waxaa lagu balamay in la kala wareegsado !!Ar iiraana!!caqliyadanada ayeey rabaan inay ku baashaalaan! Laakiin waxaa la dhahay falaari gilgilasho kaagama go'do.
Iiran ma adinka ayay idiin shaqeeyaan markaa leedihiin ma anagay na siraayaan nacalaa Wahaabi ku yaal Israel iska dhiciya ama aan iska wada dhicino oo midawno waxaa rabtiin in shiico kaliya dhamaato 😂😂 adeer nimanka haniya dilay waa taqaaniin ee ayaga iska dhiciya haniya kaliya miyaa idin xanuujiyay 50,000 oo ruux ayaa qasa lagu dilay wali adinkoo ka hadlaaya ma aragteen
@@AliAmino-w5x waxaad u eg tahay jooderi bilaa raaxa! Naclada aad soo gantayna hadii agtayda boos looga waayo gurigaaga ayaad ka fiirin! Hadii kitaabka Ilaahay iyo sunada rasuulka ay aflagaado tahay kolba anigu khabriyada dad ku jira ee maytada ah ma tuugo ama ma ihi shiici af lagaadeeya hooyoyinka islaamka iyo asxaabta suubanaha! Laakiin reer qasa iiraan kaalmo ama difaac kama sugayaan! Ninka tiisa daryeela ayaa tu kale ku dara! Hadalkayga ayaan ku fasiraya! Iiraan dhiiqo ayeey lugaha kula jirtaa oo waxaa wadankeeda ka dhacay waxaan ka dhacin wadan xora oo caalamka ka tirsan gaalo iyo islaam! Waxaa caasimadooda la dhex dilay nin madax sare ahaa Allaha u naxariistee oo weliba iyaga marti u ahaa! Guriga la dejiyey oo si adag loo waardiheehaayey hadii dhamaantiis la dumin lahaa waxaa la dhihi lahaa diyaarado drona ayaa geystey ama gantaal laga soo tuuray markab!laakiin in hal qol kaliya la qarxiyo waa ceeb,ihaano weyn waxaana ku gadaaman shiki weyn! Iiraana habeen iyo maalin booto iyo hanjabaada buga ayeey wada taasi oo tusaale u ah inay dilka ismaaciil wax ka ogayd!marka sheekadan dagaal ayaa horey noo dhex maray israa'iil iyo xulafadeeda oo dhan ah iyo anaga oo waa iska dhicinay maxay rabaan inay na dhahaan waa aarsigii ismaaciil! Macnuhu waa sidaas qof yahay! Reer qasana dunnida reer galbeedka qaybo ka mida ayaa ku goobtay! dhamaan xukuumadaha daaquudka u adeega ee muslimiinta sheegtana way fiirsanayaan! Laakiin geesiyaasha reer qasa intii tamartooda way isdifaaceen israa'iilna way jabaysaa sida sunnada nolosha looga bartay! adigana agtaada iyo gurigaaga ka fiiri naclada aad soo gantay!!
Reer galbeed yuhuud iyo adoonta carbeed waxay u heshiiyeen Iran lkn reer faaris waa dad tayo leh wayna ka dabaasheen waqti xaadirkana gaashaanbuur adag ayey heshay sida ruushka shiinaha turkey koreada woqooyi iwm