Abdirahman Abdi Shakur You are the future president of @Somalia and why I have said that it's because of your political views is totally the correct One ever in Somalia to be seen. Come One Man vs One Vote next most of the minority groups are fully prepared to give you political backup. SOMAALI AHAAN Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Waxaad tahay madaxweynaha mustaqbalka ee Soomaaliya, sababta aan u idhi waa aragtidaada siyaasadeed oo ah midda saxda ah ee abid Soomaaliya ka jirta in lagu arko. Kaalay hal nin vs hal cod marka xigta badi kooxaha laga tirada badan yahay waxay si buuxda ugu diyaar koox koox inay ku siiyaan taageero siyaasadeed.
Very much articulated. Well done, both Dr. Abdi-nur and Juha. Doodaha noocan ah ee ka fog caadifada iyo nin jeclaysiga waa wax loo baahan yahay oo ka gadmi kara bulshada Soomaaliyeed.
Wllo horta aduun wax kama gelin a wuxu mamulo wa somalia dastuur kuna wa wax umad ku heshiiso umada ku heshiisan lagumamulo marka dastuur lo dhamyn Somaliland iyo puntland ka maqanthy hadi la ansixiyo inta ansixisay bu ushaqayn mamuladan kle danahoda maha oo kla jarka dalka bu xasan shiiq ka shaqeyay markas manta maha manti siyad bare o kle nin walba cudud wa leyhy siyasadna power mahan ee wa maskax marka xamar iyo labada mamul ee ansixiyay haka shaqeyo puntland iyo Somaliland garkoday ahan somalia xuf har bay noqon wa su xasan ku wado dalka@@ambiyaxasan6082
Munaafiqiin aan Allaah ka cabsanin adduun uruursina ku jira shacab cid dan ka leh lama arko ee danahooda ayay u xiiqayaan. Ilaahay umadda Soomaaliyeed ha ka soo gaaro dhinacna ha noo dhaafiyo.
AMIIN Walaahi si sax u taabatey waa wada munaafiqiin mid walbo qoladiisa iyo jufadiisa hoose ku owr kacsanaayo oo tooda u cad hadaana mashruucyo lop fasaxin neh dhahaayo hadaana cuneyn waa ciideynaa. Waxee tusaale been ah u soo qaatan wadamo hor marey oo ka gudbey gaajo iyo macluul oo u diir dhaxey dad kooda 12 suldaan ee Malaysia 🇲🇾 uu sheegayo. ANIGAA soo arkey oo waxaa wadankaas ganacsiga ugu xooga badan heysta China 🇨🇳 oo loo yaqaan Chinese Malaysia 🇲🇾 qabiilka Malay waa iska masaakiin. Somalia 🇸🇴 neh waxaa qabsan doonto Kenya 🇰🇪 iyo Ethiopia 🇪🇹 oo iga qor hadeena odayaashan marba wadan dalxiis u aadaya oo cashuurta wadanka ee hooyada yaanyada iibiso iyo wiilka yar ee bajaajlaha laga qaado hotels caalami ku degen caruurtooda dibada u jirta aan wax laga qaban oo is badal dhab ah uu wadanka ka bilaaban sidee Bangladesh 🇧🇩 sameyeen oo kale hadii kale 2084 Somalia 🇸🇴 waa lagu diimi doonaa dal la dhihi jirey wcs
Dal noocee aa nahay horta dunida markii dooda eey qabtaan luqadahooda ayey ku hadlaan xitaa gidaarada waxey ku xardhaan Luqadahooda, luqadaha in la barto wa wax aad u wngsn lkn markey timaado doodaha in la isaga hor imaado waxa fcn In luqadaada hooyo aad ku hadasho oo aad iska ilaalisaa luuqadaha kale
Dastuur hawiye puntland ka shaqayn mayo kii siyaad bare ka shaqayn waayey halagu kala tago somaliya ijiid aan ku jiide waaa dhamaatey iyo xamar qaraxland dad xanuusan baa dagan
XASANOOW WASIIRKA OOWQAAFRA AYAAD KU FIICNEYD EE DASTUUR SHAQO KUMA LIHID 2 BADAAN AFKA QALAAD EE AAD SOO BIWSATEY SUAASHII LAGU WRYDIIYEY INS CABDISHAKUUR SIYAASADA WAA HALKA NIN OO FAHMI KARA INTIINA KALE WAA NACSMLAYAAL DASTUURKZ AAD WADO XAMAR MADHAAFEYSO
ccsh warsame bal colompiya ha aado haduuba u dhashay waaba ninriyoohaayo kana hadleyn halkow joogoiyo ciduu u joogo aanan ogeyn waxba yaanan lagu daaline bal hala geeyo drka daweya cilmi nafsiga fadlan❤
Kan dfs kasocdaa ugu dood garoocsan maahan nin qodob ama hab doodeed quruxsan soo bandhigaya wasiir juxa iyo mabdishakuur waa laba aftahan aad u dooday
Shimbirayohow heesa hees wanaagsan heesa halkan soo fadhiista kaalaya agtaydaa Aniga waxay illa tahay Waxa Aad ka sheekay naysaan in ay wax Aan maraba idiin shaqaynayn Reer Italia Soomaalia hadaad tihiin Ama iskala gurgura Oo is qayb qaybiya idinkoo ximinaaya Dal iyo Dad idinka Da'weyn Ama wax ku yeela is leh Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu idiin sheegaynaa In Tariikhda Dal ka iyo Dad Ka Jamhuuriyadda Somaliland Aduunku yaqaano sidoo kale na Somaliland iyo Italia Soomalia Aduunku ukala yaqaano laba Dal Oo kala duwan kala tariikh ah kala Xuduudo ah kala calan ah kala lacag ah kala Dastuur ah markaa Ama Dastuurka fake ga ah u codaystay Oo ansaxsada Ama ha ansax sanina waa mid idinka idiin taal taasi 😂😂😂
OK Taa waa kugu rayigaagee ka dhaaro in qoraalkaas ee daacad ka tahey oo Ina Shakuur ku taageern qabiil HG nimo oo Hassan Dalxureeyo aad ku wiiqeyso madama uu qabiilkaaga ka soo jeedin, kuma caynaayo waxa kaliye ku leeyahey qabiilkii ku qaadey kuma dhigo 😅
Hawiye kamuu hadlin ee dowlad somaliyeed ayuu ka hadlayaa waxad aaminsan tahay hawiye in laga hadlayo shalay farmaajo ayaa joogay juxa ina cabdishakur isku si ayay u hadlayeen maantayna waa sidii oo kale oo waliba xasan ayaa shalay la socday ma Dib u xasuuso ereygii ahaa farmaajo waa mareexaan in madaxweyne somaliyeed qabiil dusha laga saaro bal maalintaas ka waran waa adiga doodan ka dhigaya inuu juxa hawiye diidan yahay
Xilibaan Abdirahman abdi Shakur yaa hadal wanagsan ku hadlay maka dhabaa sidu u hadlayo Allah aya og /lkn waxanu leyahay fakarkeyga Xilibanka hala tijaabiyo xilka ugu sareeyo dalka ha lodhiibo siyasiyinta kale huray u aragnay bal abdirahman abdi shakurow malinka xilka ugu sareeya qabata alle calaf kugu daro waqtigaa ayaanu sheekesan waxa uqabata umada somali insha allah
C.cabdi Shakur madaxa qanin yada 27:17
C Cabdi Shakur 15 cod 😂dowlad kasto muxu u macarada😳😳😳
Wiggle 1 16th9@@iskufilan1223
@@iskufilan1223muhiimadu tiro maahan ee waa tayo kalsoonidana waa inaadan aheyn daba dhaqe waxii kula xun waa inaad sheegi karto waxba kuuma tareyso yaa i xiga haduu kabo qaad yahey xasan buu u qaadi lahaa ,xornimada la sheego waa inaad qalbiga xor ka tahey baniaadamka markaad wax la qeybsaneyso ,ALLE baa la caabudaa kaliya marka xoroow kaligaaba ahoow.
@@iskufilan1223000000a00A00A000A
Pdaio9ooopooyp0iwko9olo9oopo88@@iskufilan1223
This man Abdishakur is a genius. He never gets angry and shows his bad temper. He gives examples and he is really elequent! I support you bro.
really i like his ideologies but somali is far behind to understand that.
@@fanfarusysuaashaydu waa xor ma yahay
JUXA maataa iguu horeysa inaan dhageeysto, fikirka Puntland waa iga dhaadhiciyey. Diidmo iyo munaafaqiin aan umaleyn jiray. Walaahi waa dad waxa qaldan iyo wadadda saxada ah kusocda. Puntland is the only check and balance left… Waa taageerayaa hada kabacadi!
CCC WAA SOMALI ASSET. Thank you sir!!
Juxa iyo puntland maraba hawiye iyo darood kaligood talis ah dooni mayaan halagu kla tago meesha ama dadku diinta luuqada calanka iyo passport ha wadaagan waana sax
Sida dhabta ah Puntland waa Degaanka ama State ka qura ee waddankan aragti ka leh. Aniga Puntland waa Aaminsanahay anigoo reer Hiraan ah.❤
@@Keenadiid. keenediid ma reer hiiraan la baxaan 🤣war majeerteenoow goorma munafaqada beenta iiyo qabyaalada ska dhaafi doontaan
@@dal-xoreeye1030 keenodiid waa magac qofkasta la bixi karo lkn asalkiisu waa puntland king magaciisii
Boowe waad mahadsantahay dhammaanteen waanu ognahay inuusan jirin qof soomaaliyeed oo aan Rabin ama kasoo horjeedo inaynu Dawladnimo buuxdo helno aynu asaageen gaarno dhibtu se'waxay ka jidhaa ismaba fahmayno waayo dastuur baynu dhiganay isaga waxii kasoo horjeeda waa waajib inay maamulku kasoo horjeedsano federal system one men one vote 🗳 aynu wax ku doorano caasimadu xamar tahay maamulladu ay qoondo layaqaan leeyihiin maamulladu awood siman leeyihiin wax aynu wada yeelano waxna aynu kala yeelano si'aynu uga badbaadno hadii aynu markale burburno inay bal ugu yaraan wax inoogu badbaadaan awood maamulka dawladnimo mashaariicda hormareed dhammaantood aan caasimadda lagu koobin waa intaas tabashada puntland waana qodob dastuuriya
Abdirahmab A.Shakuur, waxuu ka haddlayaa sidii dalkeenu unuqon lahaa wadan Sharci kudhisan, waxuuna hadalkiisu kufadhiyaa daliil cilmiyeysan, Taarikh hore iyo Khibrad wadama kale. Salute to the organizers For hosting this discussion.
waa siyaasiga kaliya afkaar soo bandhigo oo taagersanhy
C c shakur @waa nin wax badan dersay,ujeedkiisu waa cad yahay,dowlad wadaag iyo dastuurkoo la ixtiraamo.sxb guuleyso.
Wasiirka wuu saxan yahay waayoo Ragga kale waaa jid iyo jaha diiid sheekadoda waaa hanoo qasnaaato ma idiinka yeeleeyno
Wasiirka hawiye😂 dee xamar ha u dastuureeyo😂😂😂
Abdirahman Abdishakur Geesi Runsheg in la Isla xisabtan dhab ah lasameyona Raba INSHA. ALLAH Subax saka in u Noqdo madaxweynaha xiga Noqdo
WAA DASTUUR GACAN KURIMIS AH JUBALLAAN HADII LAWAAYEY GEDO OO AH QEYB KA MIDA JUBALLAAN BAA FARTAAG INTA LACAG LOO DHIIBEY BUU LEEYSHAY DOORASHO QIF IYO CID AH WAA INEY GEDO KA DHACDO PUNYLLAAN HADII LAWAAYO KHAATUMO OO AAN LA AQOONSAN BAA LAGA SAMEY NAYAA TAAS DOORASHO MSLA DHIHI KARAA WAA MAYA XALAAL MAAHA ZOW UMA FIICNA INUU BANAADIR KRLIYA QOF IYO COD KA SSMETSTO HADUU KA MAARMEY SIDEE XALAAL KU NOQON LSHAYD
Wasiir juxa doodiisa ayaa cajiib ahayd iyo sidu u koobay burburka somaliya iyo fikirka u qabo
juxa cabdulahi Yusuf iyo puntland buu noo faniyay dowladihii Kaleena wuu aflagadeeyay aad baad uga heshay sooma aha
@@FartunKmiyaad ka xuntahay mooryaanyahay? Runta miyeey ku xanuujinaysaa??
Juxa waxaba masheegin 😂
@@XayaatAbdi324 mar walba waa la idiin talinaa waxba ha ooyina cid idiin joojineeyso malahan 😂😂😂
@@II-vd4ih mooryaan baa tahay caqliga futada buu kaga jidha xooloyahow adoonka ah aanan talin jidhin ilaa loo taliyo muyaan orod qaraxyada iska kala yadhi oo ciidamada afrikaanka ku xukuma uu hogaansan nacala sinjiga aabaha mooryaanka tahay ku yaal.
Wasiir Xasan Masha ALLAH! ❤❤❤❤
Viva abdi farah juxa ❤ good educator weeye xaqa dawlada puntland 20 jirkaagii baad duur u gashy maantana madaxwaynaha jamuuriyada democratic puntland baad noqoneysaa❤❤❤
Qabiilki ku qaaday kuma dhigo😢
@@musaibnnuseir8313 la kla rag ama comment ka ooy ama qiiro japanese ku jir meeshaan ninkasta dantiisu raacdey
@@Mirhan777 adigo dani Ethiopia uu laa iibsan rabo mxad kahadli?
@@abdallamohamed5794 itoobiya so tan xamar kugu maamusha maahan mxaa deni afka kuu surey xaar yhw
@@abdallamohamed5794 itoobiya waa puntland intaas aamin aniga kula hdlayaa baa pubtlander itoobiyan ah
Abdishakur isn't an easy politician thanks for struggling somali United
Urursabool unity😂😂😂 no more somaliya
Cabdishakuur noolow soomaalida mustaqkeeda runta baad sheegtay
Wasiir juxa guuuuuuul iyo gobonimo siifeecaan bad u hadadhaye
Doodahan calmal waa wax loo baahan yahay dooladnimada hormarkana lagudhiso❤❤
Wasiir xasan macalim allaaha ku sharfo
Abdirahman Abdi Shakur You are the future president of @Somalia and why I have said that it's because of your political views is totally the correct One ever in Somalia to be seen.
Come One Man vs One Vote next most of the minority groups are fully prepared to give you political backup.
SOMAALI AHAAN
Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Waxaad tahay madaxweynaha mustaqbalka ee Soomaaliya, sababta aan u idhi waa aragtidaada siyaasadeed oo ah midda saxda ah ee abid Soomaaliya ka jirta in lagu arko. Kaalay hal nin vs hal cod marka xigta badi kooxaha laga tirada badan yahay waxay si buuxda ugu diyaar koox koox inay ku siiyaan taageero siyaasadeed.
Abdirahman abdishakur wa actahan m.a
Almiino Somalia In lagu Heshiiyo oo lasoo Doorto Maxkamad Dastuuri ah oo Madaxbanaan iney Yeelato oo heshiisna lagu wada yahay Sida Aduunka U Dhaqmo❤❤ ❤
Riyoon, in la seexdo ka horeeysa
Wasiirka walahi ilbaxnimo iuo aqiyaarnimo ayaa ka muuqato m.a qof cuqdad ama xanaaaq deg deg qabo maahan happy ayuu iska yahay aragtida kala duwan ayuu soo dhaweenaa.
Hassan macalin mahadsanid Guud dowlad dadka si rabnaaaaa❤️❤️❤️❤️👏😭
Abdirahman waa abqari cilmi ilaahey udhiibay masha allah
Juxa ma aaney aheyn raga in la dhex keeno marka jísiyad Soomaaliyeed laga hadlayo asagu waa u reer iyo ajaanib la magan galo.
Juxa 1665km o bad ah iyo 1065km o dhul ah buu matalaaa 😂o xor ah tuugo yhy
@@Mirhan777 Qaran iyo jinsiyad soomaaliyeedba waa u iib Juxa caqliyada cudureysan ee qabiileysan ee uu aaminsan yahay iyo inta la qabtaaba
Macaliminta iyo Ardeyda Sida Leysku Famo Dadow Wey Adagtahay Macaliminta HalloDhiibo Hogaanka Xalkalle Ma Arko
masha alh cabdi raxamn cabdi shakur cod kar isha alah sanad kan adiga ayan kudora nenan guuuuuuuul
Siyaasiyintan gacantooda ilahoow naga bixi uma dhamin cidka maqana majirto
Siyaasi Aqoon yahan Abdirixmaan Abdishakuur
Very much articulated. Well done, both Dr. Abdi-nur and Juha. Doodaha noocan ah ee ka fog caadifada iyo nin jeclaysiga waa wax loo baahan yahay oo ka gadmi kara bulshada Soomaaliyeed.
Wasiirka tastuurka somalia guul iyo gobanimo. Hadalkiisa waaxaqiiq waadhab waarun
Dastuurka hawiye😂😂😂 qaraxland
Hawiye Asago Qaxaaya Loo Bahan Yahay Oo La Gacan hoorsada Dowlada U Madaxada Ka Yahay
@@ambiyaxasan6082 yaaa kuu baahan ada qarax iyo condom shabab la noole yaase ku gacan hoorsada ada tuugsi iyo bahdil la noole
@@ambiyaxasan6082 wxaa la yiri ninkaa kab ka tolonysid kabtisa la eega 2024 baad mayd qabrigoodii faganysaa gaajo darteed
@@Mirhan777 horta fiiri nin dowladisa aad gacata u hoorsaneyso ayaad ledahay waa bahan yahay qabuura fagida adeerka siyad bara nooga horeyay oo faagay qabuurihi siinay oo dhistay magacna ula baxay layira if iyo aqiiro
MASHA ALLAH WASIIRKA DASTUURKA
Dhalinyaro dadkan lulayo xildhiban oo naga wada mas,uul ah waa Tuugo ee ururadii cashar ha ka qatan laxibran ma jiro
Fadlan keen tuulada su aan uga shaqayno oo u keenness wax la wada rabo. Waa in loo Vote la sameeyo.
Wasiir Xasan Macalin waxaan Masuul Qaranak Soomaaliyeed Ku Hagaya Dhameystira Dasturka😊
Abdirahman Abdishakur Warsame ❤
Hadaan fiiriyey siday wax usocdaan oo somalinimo laga shaqaynayn oo wada tashi la rabin waxaan aamisanahay in la kala tago wax dhaama ma jiraan marka
Illaahey hacadaabo madhihikaraa kuwii dowlad kusheegaan qabiilada gobolada federal ka nooga dhigay. Illaahow mid siyaad barre oo kale ah oo xoog kuqabsada dalka oo umadana ugargaara noosoo dir Yaa Allaah.
Riyo wanaagsan 😂😂😂😂 qaatil baad thy dad xoolohood iyo dhiiigooda u oomsn
Wasiir ku sheegu Jaceylkiisa ayuu nooga sheekeynayaa isagoo isku dayaya in uu afkaarta Xassan Gurguurte naga dhaadhicinaya
Afkaarta Madaxwyne Xasan Sheikh Aduunkey Ka Dhaadhacaday Ma Idinkey Idindahe
Wllo horta aduun wax kama gelin a wuxu mamulo wa somalia dastuur kuna wa wax umad ku heshiiso umada ku heshiisan lagumamulo marka dastuur lo dhamyn Somaliland iyo puntland ka maqanthy hadi la ansixiyo inta ansixisay bu ushaqayn mamuladan kle danahoda maha oo kla jarka dalka bu xasan shiiq ka shaqeyay markas manta maha manti siyad bare o kle nin walba cudud wa leyhy siyasadna power mahan ee wa maskax marka xamar iyo labada mamul ee ansixiyay haka shaqeyo puntland iyo Somaliland garkoday ahan somalia xuf har bay noqon wa su xasan ku wado dalka@@ambiyaxasan6082
@@ambiyaxasan6082xaarweyne, xasan sheekh bisad kama dhaadhicin karo iska daa soomaali iyo calaamka.
@@ambiyaxasan6082 aduunku waayo masagawaay baad moodey aduunka iyo caki gaaf
Cabdiraxmaan Cabdishakuur baa maanta dad wax u sheegaya waa ninkii Badda iyo Beriga Soomaaliya kenya u saxiixay waa ninkii dhihi jirey aniga ayaa marti lay yahay waa ninkii dhihi jirey waxaan la hadlayaa oo keliya Qoor Qoor, Cumar finish, Cali Guudlaawe
Mansha allah wasiirka ❤❤❤❤❤❤❤
Munaafiqiin aan Allaah ka cabsanin adduun uruursina ku jira shacab cid dan ka leh lama arko ee danahooda ayay u xiiqayaan. Ilaahay umadda Soomaaliyeed ha ka soo gaaro dhinacna ha noo dhaafiyo.
AMIIN Walaahi si sax u taabatey waa wada munaafiqiin mid walbo qoladiisa iyo jufadiisa hoose ku owr kacsanaayo oo tooda u cad hadaana mashruucyo lop fasaxin neh dhahaayo hadaana cuneyn waa ciideynaa. Waxee tusaale been ah u soo qaatan wadamo hor marey oo ka gudbey gaajo iyo macluul oo u diir dhaxey dad kooda 12 suldaan ee Malaysia 🇲🇾 uu sheegayo. ANIGAA soo arkey oo waxaa wadankaas ganacsiga ugu xooga badan heysta China 🇨🇳 oo loo yaqaan Chinese Malaysia
🇲🇾 qabiilka Malay waa iska masaakiin. Somalia 🇸🇴 neh waxaa qabsan doonto Kenya 🇰🇪 iyo
Ethiopia 🇪🇹 oo iga qor hadeena odayaashan marba wadan dalxiis u aadaya oo cashuurta wadanka ee hooyada yaanyada iibiso iyo wiilka yar ee bajaajlaha laga qaado hotels caalami ku degen caruurtooda dibada u jirta aan wax laga qaban oo is badal dhab ah uu wadanka ka bilaaban sidee Bangladesh 🇧🇩 sameyeen oo kale hadii kale 2084 Somalia 🇸🇴 waa lagu diimi doonaa dal la dhihi jirey wcs
Wasiirnimoy Xaal QAADO, Somaaliya MEEL Fiican ayey maree, Bangiyaa Dhisan.
Lkn Weli kama HADALIN, Baahiya Jira iyo Cadalad Darada Baahsan.
Allow Sahal Amuuraha,
Waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤
waxan rabnaa inaan gacmaheena kucodeno wanso aragnay doorasho dadban
sax waye warkada mudane guuleeso guul iyo goobanimo
Dal noocee aa nahay horta dunida markii dooda eey qabtaan luqadahooda ayey ku hadlaan xitaa gidaarada waxey ku xardhaan Luqadahooda, luqadaha in la barto wa wax aad u wngsn lkn markey timaado doodaha in la isaga hor imaado waxa fcn In luqadaada hooyo aad ku hadasho oo aad iska ilaalisaa luuqadaha kale
Dastuur hawiye puntland ka shaqayn mayo kii siyaad bare ka shaqayn waayey halagu kala tago somaliya ijiid aan ku jiide waaa dhamaatey iyo xamar qaraxland dad xanuusan baa dagan
@@Mirhan777 HORTA ADIGA CUQDAD HAWIYA KU HEYSA EE BAL ISKU DAY INAAD ISKA DAWYSO DASTUURKAN WAA DASTUUR DOWLADED MAHA MID QABIIL LEHAHAY
Wazeerka nin adag waaye oo rag ah kuwaan kuwa xasan u ogeylinin in uu guuleysto talo naga qaado ama waan kaa foodeynanaa waaye laakin loo joojin maayo
Aamiin 😅
Maansha alaah af duub ma jiro
wax sharxid cilmiyeysan xildhibaan Abdirahman ugu imaaw
cabdarxman cabdi,shakur runta ayuu shekay
Waa kooxo burcad. Midkasto meeshiisa ayuu dhuuqi.qaranimadii dowladnimadii, meeshaas ayeey ku dhimatay.
XASANOOW WASIIRKA OOWQAAFRA AYAAD KU FIICNEYD EE DASTUUR SHAQO KUMA LIHID 2 BADAAN AFKA QALAAD EE AAD SOO BIWSATEY SUAASHII LAGU WRYDIIYEY INS CABDISHAKUUR SIYAASADA WAA HALKA NIN OO FAHMI KARA INTIINA KALE WAA NACSMLAYAAL DASTUURKZ AAD WADO XAMAR MADHAAFEYSO
ccsh warsame bal colompiya ha aado haduuba u dhashay waaba ninriyoohaayo kana hadleyn halkow joogoiyo ciduu u joogo aanan ogeyn waxba yaanan lagu daaline bal hala geeyo drka daweya cilmi nafsiga fadlan❤
Somaliland guuuuuuuul
Kan dfs kasocdaa ugu dood garoocsan maahan nin qodob ama hab doodeed quruxsan soo bandhigaya wasiir juxa iyo mabdishakuur waa laba aftahan aad u dooday
Tasturka wa hirgala isha alah
Shimbirayohow heesa hees wanaagsan heesa halkan soo fadhiista kaalaya agtaydaa
Aniga waxay illa tahay Waxa Aad ka sheekay naysaan in ay wax Aan maraba idiin shaqaynayn Reer Italia Soomaalia hadaad tihiin Ama iskala gurgura Oo is qayb qaybiya idinkoo ximinaaya Dal iyo Dad idinka Da'weyn Ama wax ku yeela is leh Jamhuuriyadda Somaliland waxaanu idiin sheegaynaa In Tariikhda Dal ka iyo Dad Ka Jamhuuriyadda Somaliland Aduunku yaqaano sidoo kale na Somaliland iyo Italia Soomalia Aduunku ukala yaqaano laba Dal Oo kala duwan kala tariikh ah kala Xuduudo ah kala calan ah kala lacag ah kala Dastuur ah markaa Ama Dastuurka fake ga ah u codaystay Oo ansaxsada Ama ha ansax sanina waa mid idinka idiin taal taasi 😂😂😂
Xasan Sheikh markii xilka lagu wareejinayey waxbaa lagu wareejiyey faylal iyo hawlo socda, waxaan eegaynaa oo sugaynaa Xasan Sheikh waxa uu wareejiyo marka xilku ka dhamaado
Abdi shakuur waa nin runta ku dhiirada, oo leh Astaan hogaamiye.
Wasiirka waxaan weydiihaa ilaaa intaas aad sosheegtay å😊🎉 48:04 xxx
cc shakuur wale waa bir
Looma dhama waa shaqo siyaasi habsana.
Waa dood WADAAG kulul
Wasiirka dhamaantiin waa ninka ugu xigmada fiican
Isma badlo cabdirixmaan cabdi shákuur guulayso
Runtii wasiir xasan mo.alin waa aqoonyahan haddana aftahan meel fiican ayuu marinyay labada nin ee kala ah cc shukuur iyo juxa ruuntiina muwaadinimadu halwaddo ayaa loomaraa farta ayuuna ku tilmaamay waliba si cilmiyeeysan
Vive Hassen Hamaz
Wasiir Xassan dhulkaa lala dhacayaa ee ha dul yeesho
Ninka Dowlada magaceeda ku hadlaya aad ayuu u indho adagyahay, Baarlamaan xaaraan ah ayuu xalaaleynayaa. Doorasho xil kororsi ah cidii idinka yeesha xukuma !.
In pudlanda tagto ayaa wangaasa n
Wasiir ku sheeg su aashii waa ka baxday oo weerar iyo waxaan meesha joogin ayaa soo gelisay duf allaha ku badee
Plnd way saxantahay inay albaabadeeda xirato waa sax
Wasiirrow beenta dhaaf tii shalay iyo dowladda maanta waxba isma dhaamaan balse tanaa boob badan
Maxaay ansixiyeen wax hal nin wataaye jecela juxo hadalku yidhi Ayaa dhaba puntland fadeeraal ayeey u soo dadashaye taa ayeena Amisantahaye dhul weeyne hogaamisa labada badood doomaali ku faanto puntland waa saxntihiin koofur waa maxa cuna
Adeer baarlamaaamka waa danabeeysanyahay mana dhicin ineey ku kala qaaybsanyihiin dastuurka oo xasan sh aa ku dhexjiray
Cabdi raxmaan cabdi shakoor cidow ka dhashay ee habar gidir ayaa la qaxshaaa ayaa la dilaa ayaa la ficlaa asaguna waa daneyste sideey habar gidir gidir ugo hiilisay uguma hiilin cabdi raxman cabdi shakoor booskaagii waa gabtay
Somalia 🇸🇴 Alle ayaa u maqan. qabiil ayaa la kala jirtaan qof rabo in la isku imaado ayaa wanaagsan qabiilkana laga baxo.
Balaayo ku somalidy😂 alle hanaga qabto hawiye iyo wixii raacsan
Meesha waa xagee
Aamiin
Juxaa waa nin aaminsan Soomaaliya in la sii kala jarjaro (confederal) & inaan cunaqabataynta hubka laga qaadin. Ka wareeysta danta Soomaaliya marka!
guuleyso hassen
Meshan dacad nimo kama jirta wazirka walaso qaldhi lkn kalsoni ayu kufadhiiya wazir guleysa
Waa tuugo waxa xukamta sheeganaya ee somalida ah waa qabiil alaah ha idinka qabto umada
Juxa markuu hadlaayo waxaa mooda inuu cadaw somaliyeed hadlaayo
Deee hawiye waa cadowga puntland
@@Mirhan777juxa miyaa hawiye 😂
😂😂😂😂😂
@@MaxamadAxmadqaasim orod somaliga baro horta
@@Mirhan777 ninka aad jawaabtay wax uu soo qoray waxaad mesha gu qortay is barbar dhig laxyahaye
Malinkas ayey roonayd qabiil qabiil qabiil ayaad tihiin ha Kala tagto intad idinku joogtan
Guuleyso Hassen scheih
Dawladnimada iyo danaha maamul goboleed yaa muhiimsan hadaan maamulkeena waxa uurabo lasameeynin waan ka go nay miyaa sharci nooga dhigeeysan
Maamulka muhiimsan xamar iyo hawiye waxba ngama galin
Asc noo weydii xasanmeeday fawladdu mee xansuuqii sool sow dawladdu isma hortaagin
We need madaxweyne Xassan Sheq Dalxoreeye is the best president
Hadal badana oo hanyaraa!
Adiga ina cabdi Shakur ah maxaad u dhahday waxaan dhameystiraa dastuurka markii ad musharaxa aheyd
Madaxweeynaha mustaqbalka sln sare
Vive waa runta guul somalie
Cabdiraxmaan cabdishakuur buu wadanku ubaahan yahay waayo waa nin ka fikir duwan dhamaan raga xilka doonaya xasan isagu boob iyo baloodho ayuu ku mashquulay allaha dhaafiyo koonfurta somalia
OK Taa waa kugu rayigaagee ka dhaaro in qoraalkaas ee daacad ka tahey oo Ina Shakuur ku taageern qabiil HG nimo oo Hassan Dalxureeyo aad ku wiiqeyso madama uu qabiilkaaga ka soo jeedin, kuma caynaayo waxa kaliye ku leeyahey qabiilkii ku qaadey kuma dhigo 😅
waa kugu raacsanhy waa nin wax aqriyo taariikhda aduunka ka war haayo.
Soomaaliya ma haysato siyaasiyiin xambaarsan aragti ummadeed ee waxaa haysta kooxo budhcad ah.
Juxo iyo c/cabdishakuur ma Dood ayad ku jirta?aan laheyn faiaad la,an.hurdada ka kaca dowlada cagaha ha qabsanina wa in ay socota aya la raba.
Kani. Coqdad hawiyaa ku jirtay somalia waaa kala tageene waa ku goodinaa ma is weydiiya dalkiisa dowlada maka talisaaa😅😅😅
Hawiye kamuu hadlin ee dowlad somaliyeed ayuu ka hadlayaa waxad aaminsan tahay hawiye in laga hadlayo shalay farmaajo ayaa joogay juxa ina cabdishakur isku si ayay u hadlayeen maantayna waa sidii oo kale oo waliba xasan ayaa shalay la socday ma
Dib u xasuuso ereygii ahaa farmaajo waa mareexaan in madaxweyne somaliyeed qabiil dusha laga saaro bal maalintaas ka waran waa adiga doodan ka dhigaya inuu juxa hawiye diidan yahay
war dadka doodaayo juxa madax dooro ugu soo darteen aqoon lagama faiidaayo
Oooy deee juxa dhilo hawiye o condom alshabab lgu waso lma hdlo
Abdirahman Abdishakur Lacagtii Abaaraha oo Aduunka ka Soo qaaday meel ku sheeg?
Xilibaan Abdirahman abdi Shakur yaa hadal wanagsan ku hadlay maka dhabaa sidu u hadlayo Allah aya og /lkn waxanu leyahay fakarkeyga Xilibanka hala tijaabiyo xilka ugu sareeyo dalka ha lodhiibo siyasiyinta kale huray u aragnay bal abdirahman abdi shakurow malinka xilka ugu sareeya qabata alle calaf kugu daro waqtigaa ayaanu sheekesan waxa uqabata umada somali insha allah
Hhhhhh somaliya o la kla googoyo ka sokeysa in ccsh xil qabto
Abadan! Walahi ban mooryaan danbe aaminayn!
@@musaibnnuseir8313 hal mar ku qaado xilka ha qabto😁😁😁😁
@@Mirhan777 hal mar ku qaado xilka ha qabto😁😁😁😁soomali mida anigu ma arko now
@@cumarxuseenchannel4732 keenodiid adoontiisi xukumi mayso halagu kala tago meesha adoon wax ma xukumo