Wasiirka dhalinyarada Maxamed Barre : Wareysi 2/2: Musuq maasuqa deeqaha dhalinyarada

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 33

  • @yasinhaji1806
    @yasinhaji1806 4 дні тому +5

    Waa nin dhalinyaro ah oo ay ka muuqato dadaal laakiin meel gudaafad ah ayuu wasaq ka aruurinayaa runtii waxaa kula talin lahaa inuunan ka cajisin oo meesha uu wasaqda ka xaaqo ama dhameeyo.
    Guuleeyso wasiir Maxamed Bare Maxamuud.

  • @waleysa
    @waleysa 6 днів тому +1

    Shaqo fcn aad qabty inta jogty wasiir guul insha alh

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 8 днів тому +2

    Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤
    ❤❤❤❤

  • @user-vn7wk7bv7f
    @user-vn7wk7bv7f 8 днів тому +3

    Maxamed bare sxb dadaalkaaga Maxumo from America

  • @khadarabdiomar.5788
    @khadarabdiomar.5788 7 днів тому +1

    M.a gadoomiye dhalinyare utaagan fahmaya bahidooda allh ku garab galo waxan duco ahey ma awoodo ❤🙏

  • @JJAbdi
    @JJAbdi День тому

    Dameerkaan oo kale haku casuumin hanoolato channel aan xushmad badan u haaynonwaaye dadkaa keeneysid kuwa wax laga faaidaayo keen

  • @aliontorow9645
    @aliontorow9645 7 днів тому +1

    Aad iyo Aad ayaan Runtii U bogaadinayaa Waziirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Qaranka. Guuleeyso Waziir.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 7 днів тому +1

    Mahadsanid wasiir allaha kugu garab galo fashilka nimankaas.

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 7 днів тому +1

    Good points ayuu ka hadlay Wasiirka.👍👍👍

  • @abdullahihassanahmed3477
    @abdullahihassanahmed3477 8 днів тому +3

    17:46. Wariye Ayaanle: marka wax waa dhaajinsay?😮
    Wasiir Maxamad: wax waa dhaaqin weynay.
    Wasiir saad u qiratay, ayaan kaag rajeynaa inaa wax kabadal ku sameysid hannaanka wasaaradda u shaqeyso. Kuwa dhalinyarada magacooda ka macaashay, waxaa nooga filan balantaa ka qaaday shacabka Soomaaliyeed ee la xisaabtanka ah iyo soo bandhigitaanka natiijada.

  • @aweisabdikarimshire2732
    @aweisabdikarimshire2732 8 днів тому +3

    Waa Wasiir dhalinyaro ah runtana kahadlay tuugada dhalinyarada magacooda lagu ku qaraabato

  • @fnw8688
    @fnw8688 7 днів тому

    Hanoolaato ❤

  • @abdallamohamed9845
    @abdallamohamed9845 2 дні тому

    Waa yaab

  • @XaldoonTv
    @XaldoonTv 7 днів тому +1

    Wareysigaan Wlhi Waxbadan ayaa iiga baxay, Wasiirka wuu ku mahadsanyahay Qaabka uu Howsha u wado.

  • @wellcomtozanzibarcoronafre4101
    @wellcomtozanzibarcoronafre4101 8 днів тому +2

    ❤INAFOLDUUR ❤

  • @LibanJimale-ep1qi
    @LibanJimale-ep1qi 6 днів тому +1

    Wasiir adigoo 23:33 mahadsan WAAJIBKAADA MA AHAN INAAD SHEEKO KA DHIGTO WAX QABADKII ADIGAA LAGAAGA FADHIYAA waqtiguna waa sii socdaa

  • @Doosame
    @Doosame 8 днів тому +1

    Inta su.aal laweeydiiyay iyo jawaabta uu bixiyay waa kaaf iyo kala dheeri

  • @tukemedia1248
    @tukemedia1248 7 днів тому +1

    Wasiir Maxamed Bare waxaad ku dhiiratay arrin aanan ku dhiiran karin Wasiiradii Adiga kaa horeeyey 33 sano. Waxaan hubaa in arrintaan aad ummada soomaaliyeed u bayaamisay ay kaaga imaan doonto dagaal adag oo kaaga yimaado dhanka dowladda federaalka oo laguu soo adeegsado.

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 7 днів тому +1

    Intaas ka badan sportska somalia uma afduubnaan karo shaqsiyaad calooshoda u shaqeystayal ah xamar fadhiyo. Wasiirka toosh ka ku ifiyey gangs taas magaca somaliya wax ku cuna.

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 8 днів тому +2

    Qofka la wareysanaayo waa inuu isa soo diyaariya oo xog dhameystiran keena waa maxay malaayiin waaye iyo lama xisaabin karo waa run musuq maasuq weyna ka jiro sports ka somaliya qeybahiisa kala duwan oo dhan iyo maamulkiisaba lkn waa in edeyn aqooned iyo xujo adag naloo sheega kiliya somalida maahan xitaa kuwa qaramada midooday isku sheega ayaa arkay meeshan beylahda ah ee munaafaqada badan ayaga inta ubadan qaata kana saxiixa kuwan habaarka qabo wax aysan qaadan inta yaroo loo soo dhiibana sii xada

  • @mahmoudshiddo644
    @mahmoudshiddo644 7 днів тому +1

    47:48 corruption ka hala dagaalo waa war fiican lkn qof kasta oo fiican kuma waaro xilka.

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 8 днів тому +1

    Yaab wallee ayanle maantey wuu ku gaaday 😮

  • @naajinaxariis
    @naajinaxariis 4 дні тому

    Anigaa dhalan yaro ah xagee lagala soo xariiraa maba ogi lamabar iyo lingba ka ma hayno

  • @abkowabullaahi3655
    @abkowabullaahi3655 8 днів тому +2

    Asc ayaanle iyo wasiirka ??? Wasiir adiga tariikh isporti maleedahay

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 8 днів тому

      Maya! Geedkaan beeraha Sida afkadheer looguqodo ayuu Sweden kusoobartey😂
      Aarkuwanaa! Qabuuro qotow aa balooni raba inuudheelo😂

  • @ajm13131
    @ajm13131 7 днів тому

    Ninkaa dhalinyarada ah waxaa ka muuqda wanaag iyo dareen somaliyeed waa hadii ay run ka tahay.

  • @bestmayraaled8077
    @bestmayraaled8077 8 днів тому +1

    Ayanle Salan Sare Gudomiye Waziirka Qurba Joog Miyaa???? Mase Holiday Ayuu Ku Jiraa??? Muxuu Sweden 🇸🇪 Kasoo Donay

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 8 днів тому +2

    Wasiirka waa Fashil kulahaa
    MUQDISHO BAS LAGA QORAA
    Iyo xogaa kale waxaan xilka halaga tuuro Soomaaliya waa musiibo

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy 8 днів тому

    Xilkaqadis udiyargaraw

    • @MMA-lk7ir
      @MMA-lk7ir 2 дні тому

      Adaa xil ka qaadaysid miyaa 😂😂😂

  • @laaskat6103
    @laaskat6103 8 днів тому +1

    Wasiirka Ciyaaruhu Isagaa Tuug Ah Wuxuu Cunay Lacagihii Garoonka Kaso Xarooday maalin Dhaweyd waxa Lo Haystay Lacagti Hotelko Kooxuhu Degen
    Sido Kale Wasiirku Wuxu Joojiyey UNFPA o Shaqalaha Ka caaawin Jirtay Musharahaadooda wasarada Isago waydiistay Mushaharkiisa In Laga Dhigo 15K Halka Marki Hore u aha 7k
    Aqoonti wasarada Ma Leh Wuxuu Dagaal La Galay labo Agaasime Guud wuxu Dagaal La Galay Xidhiidhkii
    Aqoona Ma Leh Luuqad Ma yaqaaan
    Tahriibintii u Dhalinyarada Tahribin Jiray Uganda Ha Iskaga Noqda Waxan Shaqadisa Mahee

    • @MMA-lk7ir
      @MMA-lk7ir 2 дні тому

      Waxaa cadeeysay inaa waxa aad sheegaysid adiga tahay waana isqarin wayday 😂😂😂
      Xaaraan aad cuntid waligeed ma soconayso taas ogaaw😂