GURIGA AAN UGURI RABNO IYO QAABKA UGU NOLNAHAY WADANKAN😱👈❤

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 276

  • @QAYSANDRAHMA
    @QAYSANDRAHMA 2 роки тому +11

    Cabdullahiyow wadanka waad iga gadey, dowlada Egypt wa iney xeysiinta iska bixiyaan video gan. MashAllah tabarakallah, ilahey meel kheyr qabta ha idin dejiyo, Walashey Maryan Ruun igu salaan. I know walud aya tihiin waad ogtihiin lakiin Markaad safar la aadeesiin ilmaha yaryar car sit Ku xirta safe ma ahan.

  • @geeleali4513
    @geeleali4513 2 роки тому +29

    wadaniikana maalgashada intaad wadan kale ku fanaysaan horumarkiisa keena nooga bahan insha alaah

    • @hana8824
      @hana8824 2 роки тому +2

      Wadankeena meel qurxoon hadaa kasamayso dadbaa fadwo kasoosaaraya 😂😂😂

    • @samaarabintuomar9663
      @samaarabintuomar9663 2 роки тому +2

      Adigu maad dhistid intad qofkale amray sid

    • @sadiyogulled5663
      @sadiyogulled5663 2 роки тому +3

      Abaayo wadankeena cabsi baa jirta xataa hadaad baadiye dagto Kuma amaan heleysid.

    • @abdikanikhalif1031
      @abdikanikhalif1031 2 роки тому +1

      Su aashu waxaay tahay horta wadan ma leenahay?
      Iska hubi saaxiib

    • @Baconisgoodd
      @Baconisgoodd 2 роки тому

      @@abdikanikhalif1031 hahah good question!!!!

  • @dhucdhucofficiall9158
    @dhucdhucofficiall9158 2 роки тому +16

    Masha allah abayo maryaney aniga gabdhahayga waxa la dhahaa Nawaal . Nadiiro. Nacimo .. nasteexo msha allah barakalllaahuma kuwayga iyo kuwaagaba barakallaah

  • @hanefa283
    @hanefa283 2 роки тому +2

    Sc soomaali meelwalba waalagu daneystaa soomali wadan ausan dhisin maleh sidii fiican ALLAH NOOQORO

  • @afrahap4406
    @afrahap4406 2 роки тому +7

    Ilaahay haidiin barkeeyo
    Guri khayir qaba Alleh haidka dhigo
    Ameen Ameen yaa rabbi

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому +2

    Maasha allaah waxaanu tagnay 2012 aniga iyo caruurtaydu Cairo for holiday waxaan degney rihab city madiinatina waan soo aragnay

  • @umusafa9915
    @umusafa9915 2 роки тому +2

    mansha allah turki jognaa wlhi ciqaamo sames nagu wareriyen oo hade doonan ku diidayan ama qoyska qaarna eey siinayan qaarne ee u didayan masara dhanto wlhi

  • @khadraafyar8750
    @khadraafyar8750 2 роки тому +1

    Masha allah wll wadankasta oo islam ah waa wadankaagii waxa ugu weyn ee la ilaashafaa waa diinta

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +8

    Illahay dambigaga hadhafo plz 😢 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @safiaabdi2672
    @safiaabdi2672 2 роки тому +5

    Masha Allah, Allah haa idhiin barakeeyo guriga cusub my family an jeclahay❤❤❤

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 роки тому +1

    mashaalah ilaahay haydin barakeeyo waxaan idinku jeclahay sidaad ilmaha ugu xijaabteen waligiin dointiina ku dhaganaada caruurtana xijaabka iyo dointa ku afkeeya

  • @zuzuali1507
    @zuzuali1507 2 роки тому

    Masha Allah tabarakalaah guriy khayr wallo cabdilaahi iyo Maryam from hargsa

  • @mohamudabdirahman622
    @mohamudabdirahman622 2 роки тому

    Maansha allaah dumashi maryan iyo walalkey Abdullahi m Hussein allaha idin xifdiyo waxaan wax barasho masar ah iigasoo war bixiya insha allah

  • @Muuseaxmed-l1n
    @Muuseaxmed-l1n 9 місяців тому

    Maashaalah ale awlaadan ha idiin barakeeyo

  • @fadumgedi220
    @fadumgedi220 2 роки тому

    Masha allaha masar waan jeclahaye in aan mar uun imaado

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 2 роки тому

    Allaha idiin barakeeyo hooygoina cusub anigana dhulkaas masar waligey niyada ayaan ku haayay (umu dunyaa)
    Allaha ii kaso aniga &xaajigeyga&ilmaheyga yaa allah hada meshaan joogno allaha nagu badbaadiyo amiin idinkana allaha idin badbaadiyo

  • @aishaxaji8847
    @aishaxaji8847 2 роки тому

    maryan abyo maamo waano mxa isku tihin aad kugu egthy wlh masha allh

  • @Sabaax123
    @Sabaax123 2 роки тому +1

    Maasha allah familka quruxda badn
    Ma qaahiraa dagantihiin

  • @farxiyocigale3138
    @farxiyocigale3138 2 роки тому +1

    Asc waxaan heestaa caruur agoon ah masar ayaan rabaa in aan dago maadaama ay waxvarashadooda igu atkaatay lacag dhiibistooda marka meeqaa lacag logo soo guuri karaa qoyska

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 2 роки тому

    Walalahey waa mahadsanayahin, qaahira in aanu imaano waa jclenahy noo badiya video iyo more galada

  • @Fatima-hy2zz
    @Fatima-hy2zz 2 роки тому +1

    masha alaha maryan abaayo waan Idin salaamey adiga iyo Cabdulaahi abaayo waxaan Rabaa in aan Masar soo guuro waxan Jogaa Somalia horey waxan kasoo goorey Wadanka sucuudiga abaayo wadankii Ayaa ciyaalka iila Gabsan LA ee abaayo waxaan kaa warey Sanaa sidi looga soobixi lahaa masar main laguusoo Diraa fiisa Misa in dariiga Kala Ayaa jirta abaayo iiga soo jawaab gee alaha kusiiyo abaayo nabar kaaga wadsaabka iisoogor is aankuula soo xariiro abaayo laali nogo goraalka waan kuuku dherey yay samixiinii Ramadan kariim iiga soojawaab abaayo adigoo rali ah mahad sanid

    • @Life-with-malika
      @Life-with-malika 2 роки тому

      Asc abyo aniga hore ujogi jiray 1sano mogahay marka visa waxbarasho, dalxiis intas ugu fudud siba wax brshada inlaguso xareyo kdib visaha kenya kaqadaneysa ama mugdisho abyo wa sas qof masar jogo udireysa shahado dugsi sare wxbrsho kuso xreynaya ama visa siyaaxi/dakxiis

  • @sahroali2647
    @sahroali2647 2 роки тому +1

    Masha allh wlhi masar waligey waan jeclaa xataa anigon guursan waana rajaynaa inaan Malin uun tago

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 2 роки тому

    Masha’Allah
    Alha idiin Barakeeyo
    Walaaloow Meesha dhaqan Celinta
    Waan ubaahanahay See ku helaa
    Macluumaadkeeda . Please

  • @FatxiMaxamed-pf1qi
    @FatxiMaxamed-pf1qi 3 місяці тому

    Walalshy mcn waxnrawa in an imado masr anina familkyga abayo mcn ilahydartis wnkubarya isodir was abkaga minfadlan waigacodsi

  • @somaliworldtiktok2548
    @somaliworldtiktok2548 2 роки тому +11

    Cabdulahi waxnku rajaynaya inaad gadhi ibsato insha Allah

  • @narkpod
    @narkpod 2 роки тому

    qiimaha ina ogano sugeney maxe tahy secret ka shegesid😅 bal hada nagada bagey 3qol wa imisa kirada? Thanks

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 2 роки тому +2

    Masha alaah wey qurux badantahay xafada

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 2 роки тому +9

    Asc maryan guriga dhulka dag sababtoo ah caruur yaryar ayaad heysataa cimaarada dheer ma fiicno aniga guriga dhulka ah ayaan daganahey beela waaye ilma koris waaye nasiib wacan thanks🥰

    • @umuabdimalik4961
      @umuabdimalik4961 2 роки тому

      Wall masar miya jogtaa aniga rer turkiga ahy iga warn nolosha masar

    • @ficanfilsan7583
      @ficanfilsan7583 2 роки тому +1

      @@umuabdimalik4961 abayo maya waxan joogaa canada laakin nolosha masar waa raqis turkiga markii loo fiirsho thanks

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 роки тому +1

    Mashallah tabarakalaah aad iyo aad ayaan uga helay backyard ciyaalkana guriga hoose ayaa seve u ah 💯

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 роки тому +1

    Waa sax marhore oo aadtimaadid lakiin waykugilgilaysaa hadaa waxyar adkeysato waa ku najaxeysaa masha allaah

  • @nimconalkaahmed2612
    @nimconalkaahmed2612 2 роки тому +1

    M.a wan ini jeclhy qoskayga io ilmhayga farxad ku.nolada ku nabad gala guriga cusub ❤❤❤❤❤

  • @umunuseyba9871
    @umunuseyba9871 2 роки тому

    Masha allah waxaa joogtaan wadan aad uquruxbadan anagana allah noo kaso

  • @miskiin2272
    @miskiin2272 6 місяців тому

    Walsall Abdullahi sidee xiriirkaaga ku heli karaa in aann cod ahaan kuula hadlo can jeclaan lahaa

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 роки тому

    Ijaarka guryaha waa imisa???

  • @amizzhaali4189
    @amizzhaali4189 2 роки тому +1

    M.sha allah guul lamane isjecl iskuwaaraa

  • @raahmoomar650
    @raahmoomar650 2 роки тому

    Woooow madinati miyaa marki aan masar kaso baxayey ayey dhismo ku sucden mashalh wa magalo calami ah

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Gurigiinu badanaa walaashay sowma guuri marhoe

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 роки тому

    Walaalayaal ha amaanina wadan shisheeye hanageynina ilmihiina wadan shisheeye ee geeya dalkiinii hooyo amaan malaha dal shisheeye anagaa kunool waqti dheer qiimo maleh wadan shisheeye 😮

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 2 роки тому

    Mashallah markaan holidhay u imaaneeyno adinkaa naga masuula guriga ojaarkiisa inshallah

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 роки тому +1

    Asc Mardhow lee soo guurteen hadane guurid kalaa Caruurta schoolada laga bad badalo ma fiicno

  • @halimasadia2358
    @halimasadia2358 2 роки тому

    Mash'Allah family aan tageero alle ha idin xafido masar wa wadan Islama an jeclahy runti

  • @saacidkbb2635
    @saacidkbb2635 2 роки тому

    Masha allah ilaahay hanixafido🙏🙏🙏🙏

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 2 роки тому

    Maasha Allah maasha Allah

  • @beerluula2390
    @beerluula2390 2 роки тому +2

    Muhiimada waa lcgta lagu kiraynayo. Mxaa oga qarinaysaan dadka intaanba waa soo duubteen. Somali iyo xaasidnimo

  • @Gorillakingdomvr
    @Gorillakingdomvr 2 роки тому

    Wcs mansh Allha lakin waxay biila car seat miise waa cadii wadanka

  • @aa-mc1vv
    @aa-mc1vv 2 роки тому

    Walalo qimaamah guryaha kuwa ugo hoosaya iyo kuwa ugo sareeya bal kaso waran

  • @shamisali9959
    @shamisali9959 2 роки тому +2

    Wlhi Ani somalia hal sano aaa moganahay meel somalia ka fiican majirto iga tag hal mar hada somaliyo u laabto qurba danbe layguma ogo nacalaa kutaale Zambia aa jooga yurub xitaa marabi wlhi xamar cadey le isheeg

    • @mariaabdi9037
      @mariaabdi9037 2 роки тому

      Somalia waa wadankeni hooyo qofna wadankisa meelna kuma dorsaden hadana anuu qabyalad bn ku nacay iyo dad walala ah oo wxay isku haystan iyo wxy iskgu dilayAn an lagaranayn

  • @naimagulled2829
    @naimagulled2829 2 роки тому

    Masha allaah caadi mahan xaafada

  • @amelsaeed9705
    @amelsaeed9705 2 роки тому

    Mashallah kan aya quruxbadan ciyaalkana taxadka ayaa I u fiican

  • @haalaabdihalim3852
    @haalaabdihalim3852 2 роки тому

    Cabdalla video ga dhamadka ayaa uga ciyaartay msrkaa tiri qiimasha ma sheegaayi saas sax maahan walal

  • @aragsanmohamed4162
    @aragsanmohamed4162 2 роки тому

    Waan usoo guurayaa insha allah maryaneey kenya ayaan joogaa hada

  • @sumeyamuhammad4112
    @sumeyamuhammad4112 2 роки тому

    Masha Allah walalahay alah haidin barakeyo

  • @adnomohamed4385
    @adnomohamed4385 2 роки тому

    Meeqo waye qurux badna masha allah wallahi ama uso guura kirada meeqo waye

  • @haniali229
    @haniali229 2 роки тому

    Masar waxan donaya wiilasheyda in ay wax igu bartaan curadkeyga wa 5sano jir sanadka dambe insha allaah keensanaa sidoo diinta igu barto

  • @hibocali1266
    @hibocali1266 2 роки тому

    Mansha alah tabarakalah ad eyey u qurux badantahy xafadan

  • @hagarka1
    @hagarka1 2 роки тому

    Guriga waa imisa ??

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 роки тому +5

    Anigaa masar jecel kenya ayandaganahay insha allah wan imandonaa mahadsanidiin

  • @YoungShakur1989
    @YoungShakur1989 2 роки тому

    Wadankan waa xagee?

  • @fadumoomar1959
    @fadumoomar1959 2 роки тому

    Asc maashas allaah walalahay illaahay guri barakoleh ha idiinka dhigo

  • @farhiyabilan1003
    @farhiyabilan1003 2 роки тому

    Masha allah

  • @xasancali3525
    @xasancali3525 2 роки тому

    Masha allah family 👪 qurux badan teelki xaajiga niga daawanaya Keega waiga damay

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 роки тому

    Manshallah 😍 masar jadid 🥰🙏👍

  • @fathimoha433
    @fathimoha433 2 роки тому

    Balakoonka waaba halise lln waa guri qurxoon masha allah

  • @Abtidon277
    @Abtidon277 2 роки тому

    Intee ka soo gurdeen

    • @Abtidon277
      @Abtidon277 2 роки тому

      Xafada October ka soo waran

  • @suhuurcali2938
    @suhuurcali2938 2 роки тому

    Masha Allah tabarkallah family qurux badan alle haydin xifdiyo waxan modijiray inaad kiiniya joogtaan

  • @Najuumfantastic
    @Najuumfantastic 2 роки тому

    MashaAllaah

  • @samiamohamed2944
    @samiamohamed2944 2 роки тому +1

    Masha allah ❤❤

  • @umusumayawabare3697
    @umusumayawabare3697 2 роки тому +2

    Aniga gurow wan jaclahay hooyo naima xagay kudan baysay walahi wan uxisay

    • @umuabdimalik4961
      @umuabdimalik4961 2 роки тому +1

      Wlh qof isku mid nhy adiga ka arky gurid wan jeclhy waxaba rapaa wadan to wadan ina u guuro hada turkiga deganhy masar wa usoguuri insha alh

    • @umusumayawabare3697
      @umusumayawabare3697 2 роки тому

      @@umuabdimalik4961 ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdirashidmohamed4217
    @abdirashidmohamed4217 2 роки тому

    Allaha idin barakeyo Abdullah iyo marwa Guriga Masha allah

  • @mariamabdourahman5592
    @mariamabdourahman5592 2 роки тому

    Asc
    Haye kirada noosheeg cabdullahi warka na sii

  • @hindakanadid8150
    @hindakanadid8150 Рік тому

    Asc maryaneey walashay waxan ubahan wattsap gaga si and sualogaga waydiiyo masar

  • @فاطمهالعبسي-غ7ع
    @فاطمهالعبسي-غ7ع 2 роки тому

    Masha alaah cadi mahan

  • @safiyoawoow7947
    @safiyoawoow7947 2 роки тому +1

    Mansha Allah allaha nibarakeyo

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 роки тому +1

    Maasha allaha 😍 ♥ ❤ 💖 ✨ ⭐🌙🤲🤲🤲🤲❤❤❤😍😍😍

  • @shukribule6877
    @shukribule6877 2 роки тому +1

    Maasha Allah beautiful family ❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🏼

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 2 роки тому +1

    noloshaada social media maad ka deysid war hooy is daba qabo oo musiibada social media joog ka joog

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 роки тому

    Mashaa allaah

  • @Faay371
    @Faay371 2 роки тому

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️💖💖💖💖💖💖💖💖💖

  • @gogoup3203
    @gogoup3203 2 роки тому +1

    *GIRIIGA* sidan ku imid ban idin so dubaya please *66K* i dhaafiya caawa••

  • @hifaraxsanofficial733
    @hifaraxsanofficial733 2 роки тому +3

    Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂

  • @nimcohaybe9627
    @nimcohaybe9627 2 роки тому

    Guriga ugujabani waa imisa wll .waxad kaloo iishegtaa shaqada lagahelo qaahiro

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 2 роки тому +2

    Guurguurow idindily ee xamar cadey usogura .Ramadan karim

  • @maryanmuse3478
    @maryanmuse3478 2 роки тому

    Masha allh allh idin xafido famil qurux badan abayo imisa caruura aad lee dahay xayaati❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍

  • @maryamahmed9476
    @maryamahmed9476 2 роки тому

    Wlo ad ban ugu nahany xage lambarkiina ka helaa

  • @shushusharaf9018
    @shushusharaf9018 2 роки тому

    Abayo maryan gedi badanida maxad u gur guray gediga waa dhib miran

  • @muhsanjama842
    @muhsanjama842 2 роки тому

    Bisnka maryan matulaad uguurtay waxay saxari Camal meshu baburku marayaa shaqada xajiga ka feker 🥰🥰

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 2 роки тому

    6 October unhcrtii kawaran shan sanno ku noolaa nasr city Asher iyo faysalia

  • @nasrafarah9136
    @nasrafarah9136 2 роки тому

    Illaahay wadankeena. Nabad. Ha nooga dhigo. Soomaali. Waa guurow. Ma dage

  • @filsanahmed1569
    @filsanahmed1569 2 роки тому +2

    90 Somalia yee guurow Lee ma lagu jiraa
    Hada dhaw ayaaba so guurteene maxa jiro ina adeer yaal

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 роки тому

    Ilaahay haidiin barakeeyo guriga cusub

  • @missjano8249
    @missjano8249 2 роки тому

    Lagacta noso sheg walal abdulahi

  • @qadroali2268
    @qadroali2268 2 роки тому +1

    Insha allaah

  • @ummu.amiira8890
    @ummu.amiira8890 2 роки тому

    maasha alaah gabadheyda yey ku magactahy Nabiila

  • @munocali5531
    @munocali5531 2 роки тому

    Guriga waaa wasakh miiran

  • @fhdg5549
    @fhdg5549 2 роки тому

    ilaaheey ha idiin barakeeya gurigiina

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 2 роки тому

    Mardhaw ayaa so guurten guurow degow le maku jireysin walaley

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 2 роки тому

    Maxad uga guureysan Guriga aad degen tihiin hada . Wuu Qurux badan Yahey.?

  • @hodanibrahim5308
    @hodanibrahim5308 2 роки тому +2

    Guriga dambe ayaa ila qurxoon kaas daga mzha allh yaa igu raacsan 🥰

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 роки тому

    Masha Allah tabarikalha

  • @fardowsaismail8316
    @fardowsaismail8316 2 роки тому

    Mashalllah ilhaye hadin barkeyo