Dr. Yonis oo kawarbinxinaayo FURSADAHA Waxbarasho ee dalka MASAR | Muuqaal MUHIIM AH

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • Wareysi gaar ah oo aan layeeshay Dr. Abdulkadir Osman Abdishakur oo dalka MASAR ku bartay darajada sare ee caafimaadka WADNAHA (Cardiology).
    Muuqaalkaan waxaa kahelidoontaa, jawaabo uu raadinaayey qof walba oo doonaayo inuu wax kabarto dalka MASAR.
    Waxaad igala soo xiriirikartaa;
    Facebook: Dr. Adnan Abdallah
    Instagram: Dr. Adnan Abdallah

КОМЕНТАРІ • 62

  • @mohammeddahir8728
    @mohammeddahir8728 Рік тому +7

    masha ALLAAH Dr adnan wa barnaamij aad muhiim ugu ah Bahda Cafimaadka gaar ahan dhaqtiirta u diyaar garoobayo ina diyaariyaan POSTGRADUATES🤝 oo aan aniga kamid ahay😊
    Dr Yonis mahad balaaran korkaga ha ahaato adigana😍

  • @user-vr8hh2ur9f
    @user-vr8hh2ur9f 9 місяців тому +1

    ❤ Ma sha Allah, Dr. Adnan, deeqaha waxbarsho mawduuc sidan ugu saabsan nala soo wadaag. Mahadsanid. ❤

  • @abdulahiabdimohameddirie2830
    @abdulahiabdimohameddirie2830 Рік тому +3

    masha allah Dr Yoonis runtii ku dayasho ayuu mudanyahay waa nin
    hardworker ah , Guul ayaan u rajeyneynaa .
    Adigana mhdsanid dr👏🤍

  • @Humbleman7
    @Humbleman7 Рік тому +1

    جزاه الله دكتور يونس
    وأيضا جزاك الله دكتور عدنان

  • @mohamedabdullahi2656
    @mohamedabdullahi2656 Рік тому +2

    Shukran doctors ❤❤
    information in aad hesho waliba si briefly ah waa arin qariib ah marka waan idin kaga mahadcelinayaa sida aad bulshada wax ugu iftiimiseen.

  • @Shacni.
    @Shacni. Рік тому +2

    MASHAALLAH Doctors waadku mahadsantihin khibrada iyo muqalka quruxda badan ee aad nala wadaagten.

  • @wadalbari412
    @wadalbari412 Рік тому +2

    Dr abdulkadir Waxaan ahyn isku jaamacad dalka 🇸🇩 sudan gobolka qadaarif hambaylo iyo horumar baan u rajayn drka🎊🎊

  • @hamdaahmed5720
    @hamdaahmed5720 Рік тому +5

    MashAllah, congratulations 🎊 Dr yonis thank you Dr Adnan

  • @habibamohmud1605
    @habibamohmud1605 Рік тому

    Masha allaah Dr Yonis iyo Dr Adnan illaahy cilmigina hanoga dhigo mid dhamaa ummadena anfaca idinka cilmiga Allah ha idin siyaadiyo yaa RABBI

  • @cabdishakuurgaas3592
    @cabdishakuurgaas3592 Рік тому

    Waa barnaamij qiimo badan waad mahadsantihiin Dr Yonis ( interventional cardiologist) iyo Dr adna Alle ha idin barakeeyo

  • @nijaj9157
    @nijaj9157 5 місяців тому

    Allahumma barik

  • @drahmed410
    @drahmed410 Рік тому +1

    shukran dr yonis
    waxaa kale faraxd i ah in Dr toxow iyo Dr maxamed cabdullahi ay lecturer iso noqden

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Рік тому +1

      Great 💯

    • @hanisweet3351
      @hanisweet3351 Рік тому

      @@DrAdnanAbdallah adoo rali ah wllo waxa jecelahay inan medicine barto waliba dalka masar halke ka helo informtion buux mise halke laga xaresta adoo rali ah

  • @hassanabdihashi5816
    @hassanabdihashi5816 Рік тому

    Dr Yonis thanks for your kindly explanation.

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Рік тому +1

    Great Doctors🥼🩺
    Masha Allah, Thankzzz

  • @ibrahin2250
    @ibrahin2250 Рік тому

    Masha allh dr yoonis wx bdna kafa’iday wa nin so halgamy wax bdn runti cilmigisa allha ubarakeyo aadna wu umahdsanyhy

  • @moqeys881
    @moqeys881 Рік тому

    i enjoyed how he explained everything.
    Thank you dr yonis and dr adnan

  • @fatimajimale5729
    @fatimajimale5729 Рік тому

    Masha allah✨️🥰
    Waad mahadsantihiin dhaqaatiirtena

  • @tomjohn2606
    @tomjohn2606 4 місяці тому

    Never outshine your master is non-negotiable.

  • @MohamedHassan-se5ne
    @MohamedHassan-se5ne Рік тому

    Mahadsanid Allaha Idin Barakeyo Cilmiga

  • @fatmaabdirahman9872
    @fatmaabdirahman9872 Рік тому

    M.a Doctors keep going after 2yrs 🇪🇬in.a

  • @zmzmcardp
    @zmzmcardp Рік тому +1

    Well done Doctors.

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Рік тому

      🙏🏽

    • @user-ln6ww3ib6o
      @user-ln6ww3ib6o 2 місяці тому

      ​@@DrAdnanAbdallahAscw

    • @user-ln6ww3ib6o
      @user-ln6ww3ib6o 2 місяці тому

      wll qoraal hadaan kuu soo qoro, oo aan kula soo xiriiro ma qaasbaa oo kaligaa ayaa arksysid, waxaan rabay in arimo caafimaad ahaan aan kaa waraysato.

  • @xaawoibrahim344
    @xaawoibrahim344 Рік тому +2

    M.a aad iyo aad ayd umhdsnty dr

  • @hij3728
    @hij3728 Рік тому

    Mashallah dr yonis

  • @drmustafmohidin4640
    @drmustafmohidin4640 Рік тому

    mahadsanidiin doctors

  • @abdurahmanalimohamed7011
    @abdurahmanalimohamed7011 Рік тому

    Masha allh qofkasta oo si adag uso halgama wala jeclaada lakin dadka ma oga jabka uso maray,
    Doctre kwrn qofka bilabiya medicn msar ,
    Luuqada carabi mia mise english ,

  • @Mohamednur678
    @Mohamednur678 Рік тому

    M.a Dr Adnan iyo Dr yunis wlh hore Ka qiyasay Dr yunis inuu labada school shegay mid ka soo baxay iyo inuu Ree Sudan yahay.

  • @naciimoneyruuz9429
    @naciimoneyruuz9429 Рік тому +1

    Dr wxaa iga caawisaa nursing baan bartaa wxaa iisheegtaa kulyadaha aan ka diyaarinkaro master mise lama helaba

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 4 місяці тому

    Dr. waa sidee ingineerinka masar
    Baajka Qiimahiisa

  • @QueenTahaani-gu5bs
    @QueenTahaani-gu5bs Рік тому +2

    Instagramka maxa kugu qoran wll xoga ayn kaga bahnaa

  • @durka400
    @durka400 Рік тому +1

    Msha allh dr vidio ookle noo soo badi yacni doctors noogu yeedh kolba

  • @miimi173
    @miimi173 Рік тому +1

    Dr waxa ina infahansiiso master iyo zamala master wan fahmy plz zamala sharaxad iga sii mahdsanid

  • @abdullahiabdirahmanomardrf9776

    Mashallah, great fruitful podcast, dr adnan wakumahadsanatahy inaa podcast qiima leh dr yonis oo khabiir ah aad nosogudbisid.

  • @sabiriinmohamed8300
    @sabiriinmohamed8300 Рік тому

    Masha allah Dr adnan and Dr yonis thank 😊

  • @abdiazizahmedali9797
    @abdiazizahmedali9797 Рік тому

    Mhsndiin Doctors

  • @ibrahimabdullahi7268
    @ibrahimabdullahi7268 Рік тому

    Thanks for you sharing this wonderful information dr Adnan.
    Plz could u help to me ,the address like phone or Facebook for dr Yonis .
    Thanks indeed

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Рік тому

      U welcome Ibrahim.
      Cafwan, Maii fasaxin in aan halkaan soo dhigo.

  • @leilamahamed8083
    @leilamahamed8083 Рік тому

    i would like to congratulate dr yonis for ur achievements but i need u dr to come back to somalia instead of going to another country,you have help ur people suffering from heart diseases in here 😢👏👍❤️

  • @yahyeabdulahi9112
    @yahyeabdulahi9112 Рік тому +1

    Codkisa wa gaaban yahay

    • @DrAdnanAbdallah
      @DrAdnanAbdallah  Рік тому +1

      Mararka xigta waan hagaajineynaa qaladkaas insha Allah.