Masar🇪🇬 Sababtan usoo guuray & kirada guriga adigaa yaabi doona

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 93

  • @yousufabdi74
    @yousufabdi74 6 місяців тому +7

    Maanta oo ay ramadaan 1 tahay 2024 ayaan muuqaalkan daawanayaa, maashaa allah walaashay haddii aanad af somali ku hadlayn sudaniyad ayaan ku moodi lahaa, war fiican ayaad nala wadaagtay

    • @InaAhmedolmm
      @InaAhmedolmm 6 місяців тому

      Isla bishii aya soo booqday

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 місяці тому

    Allahu ma amiin
    Mahadsanid wll

  • @farhiyaali2314
    @farhiyaali2314 3 місяці тому

    Habo xafada aad u dilan ayan daganahay madinatul nasar lanbarkada ii oo Qor guri ayan ku dhibatesanahay

  • @I.F.J
    @I.F.J 2 роки тому +7

    Masha Allah 🌺 Gabar fcn ba tahy wll illahey gabdhaha hanoo hagaajiyo Wax kaste Diinta iyo ALLE ka cabsiga ka muhiimsa Masha Allah 🌺🥰 ALLE haku xiftiyo wlzhey 🌺 insha Allah Maser waa soo dagi hadii ALLE Nolol nagu gadhsiiyo wakhtiga rabno Aaaamiiin aaaamiiin 🤲🤲🤲

    • @shamsahassan957
      @shamsahassan957 2 роки тому

      Asc jawahir 6 oktober jaamacada miyey udhawdahay al ashar

  • @تلاواتتسعدقلبك-خ7ل
    @تلاواتتسعدقلبك-خ7ل 2 роки тому +4

    Addunka iska saasa Allah hakuxafido wllshey jawahir isoduce aboyo Safar ahey beri

  • @farhiyohassan303
    @farhiyohassan303 6 місяців тому +1

    aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin❤❤❤

  • @hagarka1
    @hagarka1 2 роки тому +4

    Masha Allah abaayo intee kaala soo xariiri kara. Ilaaheey qayr haku siiye

  • @sharifahmed7346
    @sharifahmed7346 Рік тому +3

    MashaALLAH

  • @xaragoshow3878
    @xaragoshow3878 Рік тому +1

    Asc jawahir wan kusalaamay xagge lagala soo xiriiraa

  • @mohamedabdala5475
    @mohamedabdala5475 9 місяців тому +1

    Pasapor ka masar mala qadan kara wll

  • @nasracaynab411
    @nasracaynab411 2 роки тому +5

    Maasha allaah
    Jawaahir xabibti waxaan jeclaadey sida aad xaqiiqada ugu nooshay
    Allaha ku barakeeyo walal

  • @umusalmaan5572
    @umusalmaan5572 2 роки тому +3

    Mashaa Allah aamiin yaa rabal caalamiin qaali hadaan kugu soo biiray waan ku faraxsanahay

  • @farhiyaibrahim552
    @farhiyaibrahim552 7 місяців тому

    Abayo telkaga ii sii inan ku wareystaan rabaa

  • @cawilabokor2431
    @cawilabokor2431 2 роки тому +4

    Alhamdulliah qof Allah Ku xidhan ayaad thy wlshy Allah mar walba ha Ka farxiyey🤲🤲

  • @hasunamohamud3409
    @hasunamohamud3409 Рік тому +1

    Asc abaayo ma heli karaa guri dad dagan aan la dago because aniga kaligey aan ahay shoqo ma qaadan karo abaayo ii soo dir number kaada waxaan jeclahay in aan kula soo xiriiro

  • @queenaisha8930
    @queenaisha8930 2 роки тому +2

    Oo jihaazka ma ninka iyo naagta wada bixiyaan ?🤔🤭

  • @nasrafarah4782
    @nasrafarah4782 Рік тому +1

    Asc Wll qali labarkaga❤isosheg❤pls inan❤usoguran❤rabaye

  • @fardowsokhadarfardowsokhad9885
    @fardowsokhadarfardowsokhad9885 2 роки тому +2

    اللهم امين يا رب العالمين جميعا 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @memeshmed9279
    @memeshmed9279 2 роки тому +2

    Soo dhawoow jawaahireey 💕
    Guri 5 qola imisa lagu kireesta city oktober

  • @loveisbeautiful6494
    @loveisbeautiful6494 2 роки тому +3

    Aamiin xabibti adna sido kale wax walbo oo qeer leh allaha ku waafajiyo mar dhow 100k in sha allah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 2 роки тому +2

    Asc SCW SCW SCW Amiin Allha kuxfdo

  • @macaanichannel6740
    @macaanichannel6740 2 роки тому +6

    Jawaahir waan ku tabay Gabar aan jeclahay Allah haku Sharfo Sister 🕋❤❤❤❤❤🎁

  • @taxiorebro3649
    @taxiorebro3649 Рік тому +2

    Asc walaasheey waxaan deganahay Canada waxaan rabaa in aan u soo guuro Masar ee taleefoonka ii soo qor aan kula soo xiriire mahadsanid

    • @daralla3272
      @daralla3272 Рік тому

      Haldoor travel and visa waxay kudududeen dontaa visaha Dalka mudo kooban iyo qimo macquul aah

  • @sharifahmed7346
    @sharifahmed7346 Рік тому +2

    Amiin akid waa xaqiiq aad ayad u mahadsantahay Jawahiir

  • @umuqaali8031
    @umuqaali8031 2 роки тому +3

    Maasha allah xabiibti Qaali allah idiin barakeeyo nabad iyo caafimaad ku noolaada

  • @mariamjama9335
    @mariamjama9335 2 роки тому +2

    ماشاء الله اختي الكريمة ولله كلامك صحيح ربنا يفرج عنك

  • @MHAJI100
    @MHAJI100 2 роки тому +3

    Masha allah waa sugeynay guriga cusub mahadsanid

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 2 роки тому +3

    Aameen illahay caafimad ka ha inoo siyadiyo taajirnimo waa caafimad

  • @saciidocumar5848
    @saciidocumar5848 2 роки тому +2

    Masha allah abayo ilah dartiis ayan kujecelahay wax kudhiba alle kuma tuso farxad kunolow

  • @Abshiromaxamud-yw6ge
    @Abshiromaxamud-yw6ge Рік тому +1

    abayo hal qol meqa waye

  • @rukiyamohammed2025
    @rukiyamohammed2025 2 роки тому +3

    Aameen ya Alaha

  • @ApdirahmaanAadam
    @ApdirahmaanAadam Рік тому +2

    Thank you information ❤

  • @deqowabdullahi6001
    @deqowabdullahi6001 2 роки тому +1

    Manshaallah manshaallah manshaallah manshaallah manshaallah🙏🙏🙏🙏🙋🙋🙋🙋

  • @SaidSaid-bo4oh
    @SaidSaid-bo4oh 7 місяців тому

    اللهم امين يارب العالمين اسال العظيم ان يرزقنا وياك و المسلمين من أبواب رزقه و ان يكفينا بي حلاله عن حرامه انه على ذاك قدير

  • @Freepalestine30041
    @Freepalestine30041 Рік тому +1

    Aamiiiiiin Aamiiiiiin Aamiiiiiin yaarabii

  • @dahaboisse7895
    @dahaboisse7895 Рік тому +1

    Amiin alpi shukran daar illaah ankujclhy alpi

  • @tahliltahlil3128
    @tahliltahlil3128 2 роки тому +1

    Jawahir aniga su aal aan kaawaydiiyay maser iigama aada jawabin

  • @ubaxubax1799
    @ubaxubax1799 Рік тому +1

    M.a macaanto allaha kubarakeeyo allaha nookaadhoowdho

  • @mfool2904
    @mfool2904 2 роки тому +1

    wcs ibaneeya hadan so dhacayi jawahir wan ku salamayi

  • @munodacar6355
    @munodacar6355 Рік тому +1

    Mnsh alla abaayo mcnto ❤

  • @madiinocabdiladiif7218
    @madiinocabdiladiif7218 2 роки тому +1

    Jawahire hadan masar imado gurigada migusodha weyn lahed

  • @fartunahmed7135
    @fartunahmed7135 2 роки тому +2

    Manshalah tabaraka lanbarkaga abayo

  • @aaminaxandulle7558
    @aaminaxandulle7558 2 роки тому +1

    Jawaahir waan ku saalmay waxaan ahay taageerayaashaada masarna waaniyeysany haduu eebe iiqoroisha allaa

  • @caamirroobleofficial9097
    @caamirroobleofficial9097 2 роки тому +1

    Jawaahirey waan isla soo jabtay share out ii samey

  • @fadumomaxamed678
    @fadumomaxamed678 2 роки тому +1

    اللهم امين يارب العالمين

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 2 роки тому +1

    Jawaahir 6 qol wa meeqo kirada

  • @hamdiali5929
    @hamdiali5929 2 роки тому +1

    Masha Allah a

  • @fadumohaji9595
    @fadumohaji9595 2 роки тому +2

    Asc abaaayo xageen kalsoo xiriiraa waxan rabaa in aan usoo gooro masar hada wxn daganahay US garahaan Minnesota waxan rabaa waxyaalo qaas ah in aan kuwaydiiyo shukran xabiibti jwb

  • @zahrahassan523
    @zahrahassan523 2 роки тому +2

    Masha alaah information 😊

  • @siyaadoshow1433
    @siyaadoshow1433 Рік тому +1

    Wcs 👌🆗️m.g

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin jzk qayeer

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli 6 місяців тому

    Saalaam sis.

  • @alelaalealelaale-fk7br
    @alelaalealelaale-fk7br Рік тому

    asc walaaley waxaan ku nolahay ohada aan sogaaray somaaliya waxaan ubaahanahay in aad iga

  • @hodanyusuf2966
    @hodanyusuf2966 2 роки тому +1

    Asc wall jawaahir wall waxan ku waydinaya side aan ku imankara masar waxan raba inan imaado sido kale qoxotiga igawaran wall mala qaada iminka kadhka qoxotga intu kaa maqnanay pls iso jawaab

  • @Mercury_fish
    @Mercury_fish 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 роки тому +1

    Masha allaa xabiibati 🥰🥰🥰🌹🌹🌹

  • @dramalalisahbih5490
    @dramalalisahbih5490 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @waayahaonlineacademy
    @waayahaonlineacademy 9 місяців тому

    m.a jawaahir walashen soo dhowow

  • @marianmohammed67
    @marianmohammed67 2 роки тому +1

    Mashallah waa fiican tahay

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 Рік тому +1

    🥰🥰🥰🥰🤲🤲🤲

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 роки тому +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

    • @bilanhaji4470
      @bilanhaji4470 2 роки тому

      Salallaahu calayhi wasallam 🥰♥❤

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 2 роки тому +1

    Mahadsanid abaayo intee kala soo xirira cawind ayaan ubahanahay, in aan masar uso guro

    • @daralla3272
      @daralla3272 Рік тому

      Haldoor travel and visa waxay kacawinaysaa Vissaha Dalka masar qimo macquul aah

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 2 роки тому

    Jawahir anigu waan kudawada wall isher gare waacodsi labad kun inan gadh asxbatada igu sher gare❤❤❤

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 Рік тому

    Asc sis ManshaAlaah meshaa waan jeclaan lahaa in aan soo dago lakin waxa badan ka mar hayo waxan kaliyaan maqlaa waa qali sharcigaa aad buu u adagyahay dad dagal badan weye qeelo badan English badan Kuma hadlan maxaa ka jiraa? Waa Mel tarafig badan

  • @eemanhapi7254
    @eemanhapi7254 Рік тому

    Intee lagala soxariira jawahir

  • @Walasha25
    @Walasha25 Рік тому

    Wll masar ban usoo guuri rabaa bisha so socoto

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 роки тому

    Assalamu caleykum waraxmatullahi wabarakaatuhu wakusalamay jawahirey quruxey amin ducadan mcnka badan

  • @marwasafasafa7860
    @marwasafasafa7860 2 роки тому +1

    Masha allaah

  • @soumeyasoumeya4046
    @soumeyasoumeya4046 Рік тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲Amineeeeeeee

  • @maryanapdi7123
    @maryanapdi7123 2 роки тому

    M.a apyo horay usoco

  • @Osmankuluu8
    @Osmankuluu8 2 роки тому

    M.a walaashey

  • @samraaasamraa2489
    @samraaasamraa2489 2 роки тому

    ❤❤❤❤

  • @hibaqhashi8584
    @hibaqhashi8584 2 роки тому

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @degmohassan7902
    @degmohassan7902 2 роки тому

    ❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @sofiaa1635
    @sofiaa1635 2 роки тому +1

    Masha alaah Allaah Aamiin

  • @munahussain1949
    @munahussain1949 2 роки тому +1

    Masha Allah Abyo Allah haku xaaafido

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 2 роки тому +1

    Mashaa Allaah Aamiin Aamiin ilaahay Haku Barakeeyo noloshaada

  • @fadumamohamed7727
    @fadumamohamed7727 2 роки тому

    Allhuma Amiin

  • @samraaasamraa2489
    @samraaasamraa2489 2 роки тому +1

    ارسلي رقمك اختي